heestan xasuus gara ayey igu leedahyna wlhi anoo soo tahriibya oo saxaraha liibiya maraaya ayaan asxaabteyda ku madadalin jirey mar walba markan dhageysto ilmo ayaa i qabatana waxn soo xasuusta nolosha an ku nooleyn iyo sida mar walba farxad iskaga baadhi jirney ilahaayaoow waa kugu mahad
Mohamed Nuur Giriig allah ya rahma,Boqol allah ya ciiseg yaqay heestan waa so nooleysey ciidi doontaba ha hadasho waa jiirta afka allah kuma qaabto il iyo ilaco allaha ka hayo mansha'allah.
Wlhi heestan xasuus aan la ilmeyo igu ledhy xafadeena waxaa ka socday kacan habeen alle keeno nin meydkiisa lagu soo toosi jiray ciyaal iyo odayaal xitaa lama deyn heen markaas dhagesan jiray hooyo nooma ogaleen inaan banaanka aadno😢😢🙏🙏
@natureenvironment66996 жыл бұрын
2018 hadaad wali dhageysaneyso like Saar 🙋🙋🙋
@abdiqani6022 жыл бұрын
Cod macaanaa masha allaaaaaaaah boqol
@mohamudAsamed5 жыл бұрын
2019 ilaa maalintii la soo galiyay waan daawadaa kamana xiisa gooyo Abdilahi boqol kuwataa sxb fanan jira
@mahamedsendhere11 жыл бұрын
best nice song waa heesta aan ugu jeclhay in aan dhegayso oo xaqiiqada ka hadasha
@samiramohamud18005 жыл бұрын
2020 yaaailadhagaysanaya
@adanahmed9174 жыл бұрын
Anaa kula dhageysanaya
@ubahabdullahi7674 жыл бұрын
Heestan Qof an jeclahy ku xasusta🥺❤️
@AhmedAhmed-du3qr2 жыл бұрын
Xaguu joogaa an shekada meshas kabilowno?
@qaalidhaji62882 жыл бұрын
War kaa aniga ayuu ahaaa
@abdelhadyyusuf25959 жыл бұрын
Gawsaha fartaydii anigoon is garanayn ayaan xubin ka goostee
Heestu way wacantahay balse maxaad Calanka inooga dheeshen/;// oo shantaa wura u siiseen...
@ckariimabukar53326 жыл бұрын
Madawenaha ugu horeeyay ee somaliya adan cade ma hilmaamtay
@lilboss54525 жыл бұрын
2019💥💥💥💥
@mohamedlionofking52304 жыл бұрын
How are you call hello to of king wahti my abbe
@xiisxarago125711 жыл бұрын
good song really
@noobatcallofduty20506 жыл бұрын
Xiis Xarago hhhhhhhhhhhm
@Yummysomalilander13 жыл бұрын
why are you listening to our song faqash it was made by isaaq man who else rest in peace adan cade down afweyne and faqash
@abdullaslla5624 жыл бұрын
So gocasho reenki iskumo gar dhigan aduun waayo bdna 😞👊🏿(L)
@djkarim201212 жыл бұрын
WAXAAN KA YAABAA DADKAAN ISKA DHAADHICIYEY WAXAAN JIRIN CALANKA CASAANKA IYO CAGAARKA AAD SHEEGTEY SDUUNKA MA LAGA YAQAANAA WAA MID GOOGLAHA KU QOR CALANKA SOOMAALIYA WAA KAN BULUUGA AH TAN XIGTA SIYAAD BARE ALLAH JANADII HA GEEYEE WUXUU AHAA NIN DOOLODNIMADA WAX KA YAQAANA GACAN BIR AYUUNA IDINKU HEEYN JIREY HADANA DOOWLAD WAA TII DHALATAA EE HADEEY INOO TAALAA BAL CALNKAAS IYO KAN BULUGA AHA KII RAAYO MASKAANIIN AYAD TIHIIN
@khadraahmed88785 жыл бұрын
War Somaliland ledahay Majirte heesta hanaga qasi
@bulcad44412 жыл бұрын
KAKAKAKAKA YAAAAAAB OO YAAAAAAAAAAAAAAAAB WALAHAY WANA LA YAABSANAHAY AFWEYNE SAWIRKIISA INTAAD KU DHAGAN TAHAY NAAR UU BAAD KU DHAGAN TAHAY KAKAKAKAKAKAKAKAK LAAKIN WAABA KHALAD INANA KA HADLO CALANAKAN BULUUGA AH KAYGA WAA CADAAN IYO CASAAN IYO CAGAAR IYO TAWXIIDKA
@duaalesomalilander54527 жыл бұрын
Qadadweyn heesta way nagaga ciyareen , xoolaa tihiine u daaya heesta Somaliland ayaa lehe
@abdirahmanabdullahi30357 жыл бұрын
A mujahid cuqdad TOPAZ laq Nacala idiin dhalee 😝😝😝
@idilacoof79436 жыл бұрын
Kkklkkk
@safiyahwarsame6184 жыл бұрын
Fuck u
@wtfmoments38867 жыл бұрын
4 waa la isku heestaa meeshu madaxweyne ka ahaa kkkkkkkk ?????????
@ubahfidow60227 жыл бұрын
DHIMBIL HAAJI 4 hadi lesku heesto 5 maxaa uga reebtay mise waa cida