Wlhi heestan xasuus aan la ilmeyo igu ledhy xafadeena waxaa ka socday kacan habeen alle keeno nin meydkiisa lagu soo toosi jiray ciyaal iyo odayaal xitaa lama deyn heen markaas dhagesan jiray hooyo nooma ogaleen inaan banaanka aadno😢😢🙏🙏
@kaatimaabdullahi74434 жыл бұрын
AFAR QOOBLE MEEL OONA KASOO NOQONEYN MAA LAGU SOO OGAADO WAA LASAMEEN KARAA
@maxamedcabdirashiid7184 жыл бұрын
🖕🖕🖕🖕🖕🖕
@cabdinasir56002 жыл бұрын
3/9 ow sinjigagaaga kaso jeeda heer aqableey markii dagal ladhaho na gadaal is mariya murusade dheexo waad ku fakateen balse mar dambe hiil idin naqan maa oo idinka gadaal aad naga toogateen
So gocasho reenki iskumo gar dhigan aduun waayo bdna 😞👊🏿(L)
@worldtoday13314 жыл бұрын
Heesta horta yaa loo qaaday ma taqaaanaan, Aden Abdulle Osman( Adan- Ade) ayay u qaaday, dawladii kacaanka shaqo kuma lahayn heestan. Ciyaalka hada dhashay ee aan fanka waxba ka ogaynoow
@MohammedMohammed-eh8dy4 жыл бұрын
Masha alah alaha idin xafido
@Digis-gh1bq4 жыл бұрын
watan hada socoto nuceda cml
@xeroshiinochannel81894 жыл бұрын
2020 hadad firsanayso like
@halimaali87684 жыл бұрын
Asc Masha allahi alow idiin xiifdi. Reer Tolkey 🤲🏿💖💕💜
@mukhtarawad38634 жыл бұрын
DhalinyaroowDalkiina Cadawga Difaaca
@mukhtarawad38634 жыл бұрын
Soomaaliya Midnimo
@khaliifmahamoutt70374 жыл бұрын
Muruqiina maalo dhuLka midho ku beero..... Macdanta dahabka moojiya wanaaga.. Yaa u sheega inaan wali waxba hayn... 🤣🤣🤣
@mohamedlionofking52304 жыл бұрын
hees qali iyo waliba qalbiga aya ku tala xasuusu qeer kabacadii waxan kawara helaya inaan waxa jecelahay waliba qof aan iga