wan ka gudonay salandoda quruxda Badan hoosha Aad no Haysan Allaha idinla garab galo waa idin jcl nhy❤❤❤❤
@abdulrazzaq18555 жыл бұрын
Ya jecel rasulka hoyo aabe dhamntod hada jeceshahay like isar wa mahadsanahay
@hannaahmed35905 жыл бұрын
Ku sali marka hore ma like doon uuumnbad thy csw csw csw csw
@fardowsoosmaanmashaalaah77285 жыл бұрын
Scw
@mahatissackmohamed41855 жыл бұрын
Subhaanalaah
@aminamaye40045 жыл бұрын
Waxad thy jahil waxba kama ogid axaadista Waa inaad dhehdaa ku saliya rasulka اللهم صلي وسلم عليه Maahin inaad tihid like, ma qiimaha nebi mohamed ayaa like ku raadineysaa
@nasteexoindho13045 жыл бұрын
Subxaanlh like ba loo washey kusali nebig scw scw scw scw scw i
@suudiofficialchannel5 жыл бұрын
Farax murtiile iyo fadumiina inta u xiistay like saar 😍😍
Waa yaab gabadh buu waxa ka qadaa tu kaluu sii naa waa romeo .fosiya ninay waxa ka qadi nin kalay ugayani .yaab kkkkkkm
@ciriqs24305 жыл бұрын
Hibaaq Daahir 🤪😂😂
@queenofthemoney40205 жыл бұрын
Kaaf iyo kaladheri Daartot Like taa isiiyaa Noh intaa ifahmeso
@hodanmacalin17865 жыл бұрын
Wilashena ilah nodaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@ninismood1235 жыл бұрын
Mama #faynuus❤️❤️ filmka dhanba mamo faynuus ku daawanayaa caadi mahan jaliinkeedab ku haystaa
@dr.mohamedgaalle97955 жыл бұрын
Scw
@samiyahusein82615 жыл бұрын
Waan ku faraxsanaha in romeo la khiyaameeyo👍👍👍👍👍
@qalbilula80205 жыл бұрын
Ani illhey amarkis feynuuz iyo tima weyna ku heysta inta ila midka ah liketa dhac ku siya ilma aderayalow
@edebsanofficiall4465 жыл бұрын
Wlhi qosol iguma hadhin tima wayne iyo faynuus maxa kala haysta
@umalkhyremohamed53085 жыл бұрын
Hibo Degan 😂😂😂🤣🤣🤣👉🏽👉🏽👉🏽😂😂😂🤣🤣🤣
@bilana70285 жыл бұрын
Riwaayadaha somalida hadal is duqeynaya ayaa ka buuxa. Fosiya waxay ku leedahay walaalkay ayaa guri ku soo dumey, hadana Romeo waxay ku tidhi hooyaday keligey ayay idhashay. Waali cas
@naimoosman96055 жыл бұрын
Bilan A kkkk waa runtaa waa wax aysan ufiirsan bay iska dhahan
@zunduzbarre64355 жыл бұрын
Biley isku aabo yihiin oo kala hooyo yihin kuu gurigu kuso dumay🤣
@sumadqaran5 жыл бұрын
Bilan A kkkk Walee waa kula arkay🤣🤣
@iskufilancadey34285 жыл бұрын
Wwww wamarki ugu horeysay qofkii kobad noqdo
@ceinashali52935 жыл бұрын
I love hoyo feynus Allah haku dayo mama❤️❤️❤️💯
@nabiilasahra5845 жыл бұрын
I love Feynuus Sheikh Dahir🤗🤗
@faizamohammad76215 жыл бұрын
Faynusna meel xunlee socotaa😂😂😂😂
@yaxyeblack60625 жыл бұрын
One love dhaman jilayaaasha kaaf iyo kala dheeri 💯❤
@nawalniina73115 жыл бұрын
Mel walboh iga horaysa wllo 👏🤗
@yaxyeblack60625 жыл бұрын
@@nawalniina7311 🤣🤣 love an kugu ahay noh 💯❤
@nawalniina73115 жыл бұрын
@@yaxyeblack6062 🙄🙄🤔🤔
@juliemalik19405 жыл бұрын
@@yaxyeblack6062 mala huwa yahye Maxa dhacay bae anigana maad inacday
@yaxyeblack60625 жыл бұрын
@@juliemalik1940 balbalarka adi ma lagu hilmani kareee qalpiga an ka jeclhy Dhaman dumarka one love 💯❤
@bashkaofficial7205 жыл бұрын
xalashiiisa xumeeye xakaara udanbeeyo romeo
@cafifaabdalle15715 жыл бұрын
Riwyda ilhan xrka ku jooga m.a 😍
@hamzeaydiid96875 жыл бұрын
Dhamaan jilayaasha iyo Director ka wayn Abubakar Mahdi waad mahadsan tihii hakaa kawada runtii Abubakar Mahdi kaalin umada somaliyeed ka banaanayd ayaaad buuxisay hore usoco guulayso zhp
@mariamaosman99155 жыл бұрын
Saan usugayay waan daalay wlhi 💋💋💋❤❤❤❤👍👍👍mahadsanid abukar mahdi
@Xildhibanada3905 жыл бұрын
Romeo atoore aan cadi ehen wlh wa iska jeclhy ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👌👌👌👌👌👌
@rihannaruhii14215 жыл бұрын
😭😥ilahaan qeyb weyney filmka kaqadatey
@nimonor55205 жыл бұрын
Dr Qotqot Wajiranyehe Tolow Ruwyda Malajojinaa Mskinkas Timawene Allah Cfyoo🤲🤲 Uduceya
@raqad46425 жыл бұрын
Fadumiino faarax murtiile iyo nastexo indho kuso dar please abukar mahdi siday more u kululaato
@nabilhoussein50835 жыл бұрын
God ha qodin hadaad qodiidna ha dheer ayn ku dhici dontana ma oogid romeo hakugu taaqnato
@aragsanaragsanmohamed70855 жыл бұрын
bisinka yutupka miyaa jiiftiin wnba yaabeee Somali mohamed fadumiini & farax murtiile inta tageerta like dhac igu sii wali Ma dalban like inta iga danbeysa oo ayagoo shaqo Ku jira dawaaneysa
@mohamedlafole78595 жыл бұрын
Waxaan u qiray reer uk iyo universal TV movie igu qoreyay oo somali wada midka ugu shidan aan lagari karin i like it the best movie ever
@asaldhaladadnaloveasaldhal59045 жыл бұрын
Romeo xaqii ilhaam baa ka soo baxay ilhaan iyo fosiya,waa kaaf iyo kala dheeri waye waleee
@naymaaabdi38325 жыл бұрын
Roomiyo wnacay wlh run run umodaya rawayada 😢😢😢😢😢
@mariamm43985 жыл бұрын
The first and the last🤗🤗
@iamnuuriy34415 жыл бұрын
naagta foesiya la idhaa inta kayaabtay siday wax u jilayaso✔🏳
@niggazchangelikealaw89795 жыл бұрын
Foowsiyo ma cayishay mise anigaa ookiyaalaha soo iloobay 👓 shaf iyo back ee deesatay 😍😘
Qeybtii igu dhanaaneed alla hakala goynina naga soo dhaqsiiya
@aishakeyf8345 жыл бұрын
Mama feynuus caadi ma.ahan 😂😂
@safiyadirsche37825 жыл бұрын
😆😆😆Romiyow yaa kuu dhamaynin adiga iyo saxiibka lacagta 😇🤗🤗
@ashwaaqmohamed64865 жыл бұрын
Abu kar mahdi adigoo raali ah ruwaayadaan waan ka helnay isbuucii lama xalqo noo so gali inta igu raacsan
@empiresaara99275 жыл бұрын
23:01 tudiinu kamaa tudaan 😥😥
@anishaa1sahal4035 жыл бұрын
Fosiyo qabdaro ayaa ku tahy jemiska ee is ka dhaf wayo shac ayaad sois tageysaa lakin markii dharbax shada aad jileysay waxey ehed inaa dhulka ku dhacdo ii Sara inta igu tager San like