I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 186

  Рет қаралды 266,773

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi

Пікірлер: 680
@husseinwiilkaalicade9484
@husseinwiilkaalicade9484 Жыл бұрын
Illahow inta xanuunsan caafi inta dulman dulmi ka dulqad inta hanunsan allahow usiyaadi inta baadiyeesan allow soo hadiyee aninga iyo inta Like saartana walidiintooda inta nool iyo inta dhimatay unaxariiso illahow janadada nagu kulmi Nabi Maxamad Scw Wll Amiin sooqor Likena Saar
@husseinwiilkaalicade9484
@husseinwiilkaalicade9484 Жыл бұрын
Scw
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 Жыл бұрын
Scw AAAMIN
@najmamohamed2329
@najmamohamed2329 Жыл бұрын
Scw scw Amin
@xasandaaud2924
@xasandaaud2924 Жыл бұрын
Scw aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@cadecajib5290
@cadecajib5290 Жыл бұрын
Scw ❤❤ amiiin amiiin amiiin yaa rabii
@hanidheyman2461
@hanidheyman2461 Жыл бұрын
Dadka dawanayo waxa idinka codsnaya inad iso duceysan inan ur heelo wa bil ramadane 40qof ducado wa la qabalaye plzz si niyad Ah igu duceya walala yala qery AllH hadin siiye wlalheyga 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@zundaappeofficial3849
@zundaappeofficial3849 Жыл бұрын
Alle halusiyo wall ❤awlad bariya ❤
@sacdiyoqurux3292
@sacdiyoqurux3292 Жыл бұрын
Abayo ilahay ubad qeer qabo alaha ku siiyo adiga iyo intii Muslima oo dhan in Sha alaah
@najaxabdihamanbidhanqurux1560
@najaxabdihamanbidhanqurux1560 Жыл бұрын
Alle haku siiyo owlaad bariya
@axmedkabtan2812
@axmedkabtan2812 Жыл бұрын
Incha allah huno alleh souhana watacala ubad qayr qaba haku siyo wa 10ki dhex aya galaynaye binilah adiga iyo kuwa kula midkaba incha Allah
@nuurabdihafid4723
@nuurabdihafid4723 Жыл бұрын
Halaguu duceeyo, Horta malugu qabaa??????
@maryanhassan932
@maryanhassan932 Жыл бұрын
Assalamu alaikum Rer Gurmad❤❤ wuxu ku damana xalqada 189 ilahay dambigiina ha dhafo. Xalad adag baan ku jira walalayal waxaan rajena inan ku guleesto🙏🏽💯❤
@hodanabdirahman9334
@hodanabdirahman9334 Жыл бұрын
188 baan filayaa iyo Sunday inuu ku dhamaado laakiin filimkaba haduu sii macaanaaday inuu dhamaado ma rabno ramadaan mubaarak kooxdeena 🥰🥰
@nasraali6680
@nasraali6680 Жыл бұрын
Mya 200
@murayomohamed7332
@murayomohamed7332 Жыл бұрын
filiqabk 190
@sashacasg7039
@sashacasg7039 Жыл бұрын
​@@murayomohamed7332 ty
@hodanabdirahman9334
@hodanabdirahman9334 Жыл бұрын
@@nasraali6680 ok 👍
@hodanabdirahman9334
@hodanabdirahman9334 Жыл бұрын
@@murayomohamed7332 ok
@howardabdoulsalam7887
@howardabdoulsalam7887 Жыл бұрын
Filinkan wahaan rajaynaya inou koudamanayo part 191,thank you team gourmad.
@ahmedabdi2708
@ahmedabdi2708 Жыл бұрын
Filimkan wuxu ku dhamaanayaa 200 xalqadood inchaaaaaalh wanan rajeenya inan noqdo guulystaha ❤
@nadiiraducale5848
@nadiiraducale5848 Жыл бұрын
Ana kula gulaysanaya 200 ban kula wata
@farxiyoali2453
@farxiyoali2453 Жыл бұрын
Sidokale ani hora u dhahy
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
Ramadan mubarak brothers and sisters MashaAllah
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 Жыл бұрын
Thanks abubaker mahdi and all team gurmad❤ Rmadan mubarek ♥️ 189 ou dhamanaya ayan filaya inchallah
@sahrasahal12
@sahrasahal12 Жыл бұрын
Basbas waa kudaayey filinku nahmale walaahay
@istaahil1813
@istaahil1813 Жыл бұрын
Assalamu Alaikum Abukar Mahdi iyo dhamaan Teams Gurmad ♥️ Masha'Allaah Fillimku Maanta Inaba caadi Maaha Thank You So Much For Sharing Yours Precious With Us My ALLAAH Bless You All❤❤
@sacdiyocadeey3432
@sacdiyocadeey3432 Жыл бұрын
Thanks abukar mahdi guuleeysa waxaan rajeeynayaa inuu kudhamaada 190
@nastehoabdiali9677
@nastehoabdiali9677 Жыл бұрын
Qofka ugu horeyo ayaa noqdey Thanki you koxda gurmed
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Filmku meeshii ugu macaaneyd buu maraya aad baan idin salaamay dhamaan my team gurmad 🎉
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
174 anigo maraya ayaan safar so galay malmo mashqul ah kadib maanta ayaan so laabte alxm waa inan dhameeya musalsalka si kan kale uusan ii dhaafin❤❤
@aishahared4688
@aishahared4688 Жыл бұрын
Ustaad abuukar thanks ❤️✨️❤️
@kingfiidshe9715
@kingfiidshe9715 Жыл бұрын
This movie is ending 191 thanks abukar mahdi
@kheirqabto3446
@kheirqabto3446 Жыл бұрын
Hell no don’t say that it’s not enough we want 299 or 599
@furoole
@furoole Жыл бұрын
Asc Ramadan Mubarak dhamaan team gurmad waan idiin salaamay qasatan daadihiya filimka Abukar Mahdi
@nuseymomohamed1417
@nuseymomohamed1417 Жыл бұрын
yaa 2 xalqadod isku dawanaya ani cml 😍
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Жыл бұрын
Ramadaan mubarak kooxda gurmad dhamaantiin abuukar mahdi Habaryar thanks ❤❤❤❤
@abdirashidmaxamud9751
@abdirashidmaxamud9751 Жыл бұрын
Ar boss bass africa bahsaal lee uhaysty sxb by by Sooy Sooy allah hagu naxaristo😂😢😢❤❤❤❤
@faadumaaragsan5431
@faadumaaragsan5431 Жыл бұрын
Www Waa lasoo dhaqsatay thanks abukar Mahdi
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 Жыл бұрын
Walalayalow bariiska seynab waan kuwalacay 😢halkee ka helaa l am from germany 😂
@munahussein-rv3zs
@munahussein-rv3zs Жыл бұрын
Sorry wax aad ku walacady ood wayday waa dhib
@idilmursal9100
@idilmursal9100 Жыл бұрын
Anigaa u horaaya aad baan kuu salamey abuukar Mahdi wallkey Ramadan mubaarak
@abdullah_Ahmed_Noor60
@abdullah_Ahmed_Noor60 Жыл бұрын
^^ ‏‎اللهم دعوناك وفوضنا لك أمرنا فأنت خير معين، وسألناك خيرا وجبرا لقلوبنا، وتوفيقا في كل وقت وحين.. اللهم لاتحجب إحسانك عنا بتقصيرنا، ولا تمنعنا فضلك بغفلتنا، واجعلنا شاكرين لنعمك، راضين بقضائك، متلذذين بذكرك، طامعين برضاك.. اللهم زدنا نوراً في القلب، وضياء في الوجه، وسعة في الرزق.. اللهم في هذا اليوم ارزقنا عفوك، وعافيتك، ورزقك، ورضاك، ورحمتك، ومغفرتك، وشفاك، وغناك وتوفيقك، وحفظك، وتيسيرك،..
@nimcocali6379
@nimcocali6379 Жыл бұрын
@naciimonixasan2803
@naciimonixasan2803 Жыл бұрын
Asc.mahadsanidin team gurmad waxan Fila qaybta 90 inshaallah
@hamdaibrahim2476
@hamdaibrahim2476 Жыл бұрын
188
@mahdisaidguirreh2009
@mahdisaidguirreh2009 Жыл бұрын
Machallah kooxda gurmad ramadan Moubarak à🇩🇯🇸🇴🥰
@ZakiMowlid-qr2jl
@ZakiMowlid-qr2jl Жыл бұрын
Masha allah my team thanks a million season part 190❤ iyo waxkale
@fatimajelle6370
@fatimajelle6370 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak 187
@maymuuncabdiraxiin5707
@maymuuncabdiraxiin5707 Жыл бұрын
Shukran ciyow noo soo dhigte hadaa seexan rabay Lkn waa fiirsana 😂😂5:53am Muqadisho
@farxiyocabdi1322
@farxiyocabdi1322 Жыл бұрын
😂😂😂magalka kaseexo walaley
@munierqader4171
@munierqader4171 Жыл бұрын
#somali flim to the world #Kooxda gurmad horumar baladhan never give up
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 Жыл бұрын
Asc wrwbtu mashalaaah tabarakalaah keep going gruppka abukar mahdi dhamestir wanagsan 💕💕💕💕💕💕💕🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@katuunomar2814
@katuunomar2814 Жыл бұрын
Cajabo iyo dafle wx ka qosol badan ma arkin
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 Жыл бұрын
Asc jumca Mubarak thamaantiin Well done gurmad team
@munohussein5481
@munohussein5481 Жыл бұрын
Waaad tri wxuu dhmn donaa 30 march walina wuu socdaa waxaa larabay 186 inuu ku dhmaado 187 ayaad kadhigty anywy guul wacan
@sabriinadann1505
@sabriinadann1505 Жыл бұрын
Masha allah our team guul
@adeshrahoy8191
@adeshrahoy8191 Жыл бұрын
As early as now that good Mr abukar mahadi
@hamdihassan1083
@hamdihassan1083 Жыл бұрын
Thanks team Gurmad Ramadan mubaarak
@Ziinah34
@Ziinah34 Жыл бұрын
Waxaan lahadlayaa legend walba oo qoraalkayga akhrinaayo sxb ragu waa kuwo iscaawiya ee follow isoo dheh
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 Жыл бұрын
Woow Aniga oo soonjeedah bay ii soo dhacaday second person in three minutes 157 comments baa iga hor maray wooow
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤
@goudonemomed7665
@goudonemomed7665 Жыл бұрын
Ramadan Moubarak
@ladanyuusuf3371
@ladanyuusuf3371 Жыл бұрын
Mashaa allah anaa u horeeyo
@maxamedcumarsantur6350
@maxamedcumarsantur6350 Жыл бұрын
Anigaaa ugu horeeya CAAAWA Halaqada 186aad
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 Жыл бұрын
First me hello reer gurmad and abukar mahdi
@fartunaways6040
@fartunaways6040 Жыл бұрын
Ramadan mubarak abukar mahdi codsi dar cid ikadaa ❤tagyero ayan idin ahy
@hassantahliil2656
@hassantahliil2656 Жыл бұрын
🤣🤣
@ifkamuse1501
@ifkamuse1501 Жыл бұрын
Abayo illahey cidaan eheen wax lama wedis to Sryy kama helesid dad kaan wax❤❤❤illahey cid noma bahiyo insha allah
@xaliimoaxmedcali
@xaliimoaxmedcali Жыл бұрын
Wan idin salamay team gurmad 187
@sucaadoaadam1595
@sucaadoaadam1595 Жыл бұрын
Masha alah abuukar mahdi waalaso dhaqsatay thankis
@muusemaxamedxasan7046
@muusemaxamedxasan7046 Жыл бұрын
186
@warsameahmed585
@warsameahmed585 Жыл бұрын
indhadeqa Dafle Bakharka kadhac Abwaan Abukar Mahdi hosha sa kaal
@lagahelaatv2660
@lagahelaatv2660 Жыл бұрын
Flimkani intanu dhamanin #ububakermahdi 1M lagadhsiyo wuu u qalma 1M & wax kadanbe
@luuldaauud4603
@luuldaauud4603 Жыл бұрын
Asc kooxda gurmad jumca mubarak Ramadan kareem wa idinsalamay dhamantiiina abuukar mahdi wllkey guuleyso insha alllah ani waxn isleeyahy 190 kudhamane insha alllah nasiib wacan byyyy haben wangsan intey haben uthy intey malin uyahy ne maalin wangsan
@ruqiyahassan5437
@ruqiyahassan5437 Жыл бұрын
❤❤❤Ramadan Mubarak legend abukar mahdi
@safiyanur4786
@safiyanur4786 Жыл бұрын
Waaaw
@haawahassan6478
@haawahassan6478 Жыл бұрын
Asc abuukar maan sha Allah giftigii baan sugaynaa insha Allah
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 Жыл бұрын
Waa kufarxay keep going kooxdeyda💞
@shukriali1626
@shukriali1626 Жыл бұрын
Mashaallah ❤
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 Жыл бұрын
191 ayan qaba anigu inu kudaman dono insha allaah
@rashidahmedgulled4022
@rashidahmedgulled4022 Жыл бұрын
iHope ihave answered the last episode been part 186 we therefore deserve the present as you promised abukar
@umuomarumucabiira337
@umuomarumucabiira337 Жыл бұрын
Asc aboowe abuukar hada lee fimka shactar noqday dawad ku socneynaakkk Mariid caadi ma ah
@mariyoas
@mariyoas Жыл бұрын
❤😂😂 ninkii bossbaas oo dadka uurenaya hadu dhibtay 😮😂😂😂👍👍👍🎉
@sahrafarax1175
@sahrafarax1175 Жыл бұрын
😂😂
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
@samiya 🤣🤣🤣🤣
@khadraladan5121
@khadraladan5121 Жыл бұрын
Sidii aan jimcihii hore sheegay filinku 188 buu ku dhamanayaa Insha alllaaah
@nimco5032
@nimco5032 Жыл бұрын
I'm big fan of Kamil😂😂 well done guys ❤️
@faadumoaxmed6034
@faadumoaxmed6034 Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@Al-muslim1
@Al-muslim1 Жыл бұрын
Thanks mr Abukar Mahdi
@jamiilaali2929
@jamiilaali2929 Жыл бұрын
Insha allah wuxu ku dhaman doona 189 guul ban rajeyna
@abdulkadiromarjoole3440
@abdulkadiromarjoole3440 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak ❤❤❤189 insha Allah my brother Allah ku xafido kule insha Allah
@amalkaasim8167
@amalkaasim8167 Жыл бұрын
Ana uhoreya wasala man tihiin inta iga danbeyda 😊
@abdiwahab005abdi2
@abdiwahab005abdi2 Жыл бұрын
Masha Allah brother Hore usoco keep going
@duomahammairam5577
@duomahammairam5577 Жыл бұрын
Teamkayga waad Naga kashateen 30bisha dhamanaya tiradeen hada filmku maa dhamaan🥺 Alora 188 kuu dhamanaya inchallah
@HassanAhmed-pk6vs
@HassanAhmed-pk6vs Жыл бұрын
Filimku qisadiisa iyo dhamaan bilaaw iyo dhamaad waa qisooyinka familada ka yimado sida bosbas uu sameynayey dhalin yaro badan ayaa sameysay hadaan nahay qurbo joog waa in la fahmaa qisada filimka dhacdooyin wanaagsan lakiin qaybta maanta bilaabatey inaba caadi mashan mar hadey kaltuun soo laabatey atariishadii filimka calaacal iyo jacayk filimkiisii waa dhamaaday qof daacad ahna waatahage waxaan dhawrno waa hawsha kaltuun kaltuun acionkeda waan jeclahsy
@xamdiqoti2153
@xamdiqoti2153 Жыл бұрын
Masha allah mahad sanidiin koxda gurmad iyo abukar mahdi
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 Жыл бұрын
Asc wrt Ramadan mubarak gormad iyo engineer
@YasminShukri-xn3sf
@YasminShukri-xn3sf Жыл бұрын
Inshaa allaah waxuu kudhamaanayaa 193 ❤❤❤❤ team gurmad
@haniahmed5490
@haniahmed5490 Жыл бұрын
Abukar alle haku barakeeyo xitaa music wuu naga joojiyy sharfanidi ❤
@nasraahmed752
@nasraahmed752 Жыл бұрын
😄Surely iwil missed dafle. Mama ajabho. Iyo my fouvryte actor kamili.. Walahi. U alwyz make my day. 👍 😊 ❤️U all. Gurmat team. It will end in 189.
@bashiiraxmedmegag6325
@bashiiraxmedmegag6325 Жыл бұрын
asc rabadaan mubaarak wn idin salaamay sxbyl dhamaan tiin hore usocda lkn waxan aad uga naxay bosbas walahi run ayaan madayba
@faatimakhaliif7979
@faatimakhaliif7979 Жыл бұрын
Ramadan mabruuk
@Maanbaashi5050
@Maanbaashi5050 Жыл бұрын
musuq masuqa dhaneeya tugadana in jabaan iyo jiisa kadhiga
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 Жыл бұрын
Wan idin salamayaa team gurmad waxan qiyasaya in 195 ku dhamaneyso nasib wacan
@amalmohamad1990
@amalmohamad1990 Жыл бұрын
Mahadsanid dhamantiin Ramadaan kariim🥰🥰🥰
@ismailabdullahi693
@ismailabdullahi693 Жыл бұрын
Asc subax wanaagsan reer UK
@engodowaarealpage6181
@engodowaarealpage6181 Жыл бұрын
188 ayay ku dhamaanaysaa insha Allah
@hibasama3353
@hibasama3353 Жыл бұрын
Styleka dharkaan ku haystaa waa Maasha Allah
@ilsanasde7918
@ilsanasde7918 Жыл бұрын
190 inu ku dhamaan doono aya umaleynaya amaa 189 Sida kale ramadan MUBARAK team guurmad
@mamaruney4373
@mamaruney4373 Жыл бұрын
Masha allaah waan ku faraxsanahay kaltuun oo ku soo noqotay police ka 200 ayaan rajaynayaa in uu ku dhamaado I.a
@haboonabdirahman5537
@haboonabdirahman5537 Жыл бұрын
Asc koxda gurmad ❤ robadan mubarak❤ wan idin xisidona😢
@ibrahimahmedelmi6757
@ibrahimahmedelmi6757 Жыл бұрын
Please don't stop
@mohamedosman2167
@mohamedosman2167 Жыл бұрын
Thanks Kooxda Gurmad
@abdimalikfaysal3177
@abdimalikfaysal3177 Жыл бұрын
Masha allah ❤
@Amirgoatedfans
@Amirgoatedfans Жыл бұрын
188 part dahmad is my money insallah for celebration eid
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Жыл бұрын
Masha allha tabarikllha guul wacan ayan idin rajena insha allha mahad sanid wll qali abukar ❤❤❤
@asmacartan6051
@asmacartan6051 Жыл бұрын
Ramadan mubaarak ❤ gabagabadii filmka oo 189
@samawadaxusen1793
@samawadaxusen1793 Жыл бұрын
200 oo xalqadood ayay ku dhamanaysaa insha allaah
@cabdiwalicali7607
@cabdiwalicali7607 Жыл бұрын
189 inshaa alaah
@mohamedalitawane6667
@mohamedalitawane6667 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak team ka daman tiis 200 ayaan kutaaganahay ani❤❤❤
@Fathiafarah-qv3jg
@Fathiafarah-qv3jg Жыл бұрын
Asc koxda gurmad dhaman waxan nileyahay ramadan Karim.xalaqada 191ayu ku dhamanaya
@queenfarxiyo4282
@queenfarxiyo4282 Жыл бұрын
Thanks 😊
@hamdaahmed2024
@hamdaahmed2024 Жыл бұрын
Insha Allah
@maryansalaat6552
@maryansalaat6552 Жыл бұрын
❤❤❤❤wan idin salamy dhaman tiin 192 miyaa talawo
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
😢cawa Ana u Horeyaa Halay cumamado
@Ahmad17056
@Ahmad17056 Жыл бұрын
Wa extre
@abukarboro1775
@abukarboro1775 Жыл бұрын
Masha allah gurmad Team
@kheirahussein4410
@kheirahussein4410 Жыл бұрын
Thanks 😍😍😍❤
@umumiraan12345
@umumiraan12345 Жыл бұрын
filmka xalqada ugu danbeysa waa jimcaha danbe 189❤
@Nima198
@Nima198 Жыл бұрын
200 ayuu ku dhamaana sidan hore ushegaay inshaallah ❤
@arafomoussaahmed9364
@arafomoussaahmed9364 Жыл бұрын
190 thanks abukar mahdi
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 187
32:13
Abukar Mahdi
Рет қаралды 299 М.
FILO PART 124
29:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 165 М.
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 47 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 114 МЛН
HOOYADA UGU FIICAN TEAM 27 YAA NOQDAY
25:12
King Ceyda
Рет қаралды 21 М.
DEG DEG SHACABKA MUQDISHO OO TOOGASHADA SAYID CALI FIIRSAN DOONO
25:39
Zaki honest Official
Рет қаралды 47 М.
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 146
32:29
Abukar Mahdi
Рет қаралды 381 М.
XUJO PART 1 FULL HD 2020
1:01:57
Abukar Mahdi
Рет қаралды 988 М.
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 190 THE END DHAMAAD
23:13
Abukar Mahdi
Рет қаралды 278 М.
ILMADII QARSOONAYD PART 13 14 15
16:02
@MATAANCIIDEED OFFISHICAL8046
Рет қаралды 2,6 М.
FILO PART 123
31:35
Abukar Mahdi
Рет қаралды 327 М.
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 188
27:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 423 М.
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 176
35:53
Abukar Mahdi
Рет қаралды 282 М.