I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 190 THE END DHAMAAD

  Рет қаралды 278,574

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi

Пікірлер: 1 700
@abdirashidismail5939
@abdirashidismail5939 Жыл бұрын
iyadoon cajabo nala tusin inuu dhamaado ma ahayn😢 We Love you Mamo Cajabo🥺❤
@maryansakin384
@maryansakin384 Жыл бұрын
wan uxisi dona wlh filimakan prt1ila dhamad wan dawanaye mar xalado badan ayan somare inta dawane murug iyo faraxd bo ani ahan teda waxan idin le yahy mahad sanidin tiim gurmad🥰🙏🙏🙏
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 Жыл бұрын
Meel fiican buu ku dhamaday, Jilayaasha iyo daawadiyasha❤❤❤ dhamaantiin waxan idin leeyahay Ramadanka nabad ku dhameysta bi idmi Allah
@saciidcali406
@saciidcali406 Жыл бұрын
Dhamantiin waad mhsentiihan wacyi galintad usamaysan walidakg wlih 1.........190 ....hbn IMU dhafin ❤❤ keep going kooxd guramad. Abu baakar mahadi thku
@hodandiiriye-bk4cf
@hodandiiriye-bk4cf Жыл бұрын
Walhi waan soomanahaye waa filmkii Aan min bilaw ilaa dhamaad la socoday CajiiCajiib million thanks my team waynu isku xiisi doona insha Allaha Ramadan Mubarak 🥰❤😍
@cabdilaahijaamac3708
@cabdilaahijaamac3708 Жыл бұрын
Hadiyadii aad balan qaadeen meeday qofkii ugu horeeyey ee sida saxda ah uga jawaabey Baan ahay 190 xaqo buu ku dhamanaya Baan soo qoray 2 weeks ago
@qalihasan8410
@qalihasan8410 Жыл бұрын
Thank you Abukar mahdi and your team ❤❤❤❤❤ from Minneapolis
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 Жыл бұрын
Ramadan karem koxda gurmad waxan idin leeyahy waxad tihiin geesiyaal aabayal hooyayaal qiimo badan waxan sugnaaba waa filim cusub iyo wajiyadiii quruxda badnaaa een ku farxi jirnay❤
@farhiahashi3136
@farhiahashi3136 Жыл бұрын
Nabad galyo iyo namadino iyo noli kulante ado nabada sonoqo nasib wacan laso kulan ina mahdi🤲🤲 wan idin xidi donaa 😭😭♥️♥️
@xamdacareef6723
@xamdacareef6723 Жыл бұрын
Oh sorry waan ka xumay inuu dhamaado 1ilaa 190 dawanayey 🥺 thanks Abubakar mahdi iyo timkiisa waxan rjaynaya mid ka qurux badan nolasoo dhakhso ❤
@qumaninacabdullahi1498
@qumaninacabdullahi1498 Жыл бұрын
Tanks wll qaali abuukar mahdi waan idiin xiisi dona tem gurmad ❤❤
@salmaanabdiaziiz9001
@salmaanabdiaziiz9001 Жыл бұрын
Hooyo mcn hadii aad jeceshay farta tag☝️❤🥺
@farhiyahussein7142
@farhiyahussein7142 Жыл бұрын
Mansha allaah qaybtii ugu dambeysay hada dawaday alx janis uwayay filin xiiso badan ayuu aha m.a guy’s kooxda gurmad thanks ❤Ramad to Ramadan one year ayuu socday ifurtayee maxad faa.iiday kooxda dhan baaruud iyo baldoos iyo mariid cabsi cabsi we love you guys ❤❤❤❤❤
@IbrahimaliAbdi-rg4kp
@IbrahimaliAbdi-rg4kp Жыл бұрын
Team gurmad Eid mubarak ❤️ we gonna miss you we wouldn't wait another serries so bobsiya ❤️❤️❤️❤️❤️
@roodamacalin9740
@roodamacalin9740 9 ай бұрын
Xfda
@ubahmohamed-jp5pc
@ubahmohamed-jp5pc Жыл бұрын
Thank u abubakar mahdi musalsal best 2023 dawado wa uxiise dona waxa sugnaba mid lamida xiisen leh team mahadsanidin ❤
@hodhobilanhassan9081
@hodhobilanhassan9081 Жыл бұрын
Ac team gurmad and asxabta qaliga thank u u kept us glued. I can't wait for another one! I'll for sure miss u guys. I am sad😢
@sahraomar2497
@sahraomar2497 Жыл бұрын
❤😂😢
@MaxamedJocar-em2nk
@MaxamedJocar-em2nk Жыл бұрын
❤❤❤ thankz abukar mahdi iyo tem gurmad qaran ramadan mubarak
@adanibraz1302
@adanibraz1302 Жыл бұрын
Thanks team gurmad ❤ we really enjoyed watching 🥰🥰 we will miss you all 😘.
@abdullahiabdirahman5507
@abdullahiabdirahman5507 Жыл бұрын
M
@abdullahiabdirahman5507
@abdullahiabdirahman5507 Жыл бұрын
Walaliayal mashaalah team guramad watkomahatsantihen abubakar mahat mahat sanet walal,
@hoodoaxmed4489
@hoodoaxmed4489 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢 Ax filcn aan jecl iga dhe illahay ha nagu iso filanka kale anako cafimad qabno😢
@qeertomohamed1041
@qeertomohamed1041 Жыл бұрын
​@@abdullahiabdirahman5507 v7yytt😊😊😊😅😅😅😅😅❤❤❤❤
@faraskacadofficial9411
@faraskacadofficial9411 Жыл бұрын
❤❤❤❤waxaan Idina codsanayaa. Filimada Dambe wixii hargaysa aad Kagan jilaysaan quruxdeeda ha xaqirina ee noo soo bandhiga❤❤❤❤❤
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
Ramadan mubarak dhamaan umada soomaaliyeed flimka runtii meel fiican buu ku dhamaaday Alxamdulillah 😍🥰
@hudabuxane2294
@hudabuxane2294 Жыл бұрын
Asc team Gurmad masha Allah sifiican ayaad u soo afjarteen film ka waan idiin xiisi doonaa ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Qalbixabxab12
@Qalbixabxab12 Жыл бұрын
Aaad iyo aad aya u mahadsan tihin team gurmad Waxa tihin team aad iyo aad u wanagsan shaqada ino heyseen mahan mid sahlan waan idin xiisi doona 😢❤❤❤
@hothoqueen2797
@hothoqueen2797 Жыл бұрын
Mnsha Allah the best film wan idin xiisi doona team gurmad ❤❤❤❤❤ hore u socda
@fathiaqueeninahassan3011
@fathiaqueeninahassan3011 Жыл бұрын
🎉Filimka kale xilima ayaad bilabaaaysaaaan❤
@docteradan6516
@docteradan6516 Жыл бұрын
Ifen I need my geaft blz 190 i was saying
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 Жыл бұрын
Waqtiga ilaheey yiraahdo
@fadumahassan8213
@fadumahassan8213 Жыл бұрын
MashaAllah TabarakAllah Mahadsanit Hora usoco Guuuleystay lnsha Allah ❤💯👍
@fartamoh6fartamoh660
@fartamoh6fartamoh660 Жыл бұрын
Thank you Team gurmaad iyo abukar mahdi ❤waan idin xiisi donaa xabibyaal ❤ Ramadan Mubarak team gurmad ❤1 ilaay 190 yaa ila soo garay ❤ waxaa jiro dad badan oo sugay inuu dhamada filimka aan aduunka nala jogin AUN 😢
@AliMohamed-jh1tl
@AliMohamed-jh1tl Жыл бұрын
Aniga xitaa wlhi waxan dhahay 190 ayuu ku dhamaanaa waxan sugna wa hadyadii ay ugu tala gashay guuleysta yaasha gurmad oo isku duuban Aad iyo aad ayaad u mahadsansantihin dhamman kooxda gurmad we never for get this film ❤👍✍🙏🙏🙏🤝
@ayuubmahamoud1834
@ayuubmahamoud1834 Жыл бұрын
Thank you gurmad group we will miss you. my weekend won't be the same without you guys. 190 is the number that I guessed. i hope inaad noo bilaabi doontaan the new film soon insha Allah.
@ilyasyonis3217
@ilyasyonis3217 Жыл бұрын
Wlh waa idiin xiisi donaa walalah group gurmad ❤❤❤ horee usoco MashaAllah 🇸🇴🇩🇯💯💪💪💪🤝☝️
@shukrimuxidiin4655
@shukrimuxidiin4655 Жыл бұрын
Masha allah 1ilaa 190 lasocday thanks wll abukar mahdi iyo team gurmad waxbadan ayaan kafaaidnay filimka hormar wacan alla haidin xafido dhamaantiin ❤️❤️
@AhmedMohamed-sb5wn
@AhmedMohamed-sb5wn Жыл бұрын
This is the best series i have ever watched. I can not wait to see the next series. Please release the next series as quick as possible. Thank you so much, we will always be supporting you guys are the best of the best.
@sabshass6645
@sabshass6645 Жыл бұрын
We really enjoyed this can’t wait for the next one inshallah
@ubaxabdikariin4661
@ubaxabdikariin4661 Жыл бұрын
Masha Allah musalsalka aan ugu jeclahay iga qosolsiin jirey waan idin xiisi doonaa thanks sida quruxbadan aad bilaaw iyo dhamaad noogu soo gudbiseen team gurmad ❤
@xafsaismail7767
@xafsaismail7767 Жыл бұрын
Dad saas ku kalategi dona manoqon doòno team Abukar Mahdi waxan sugnaba waa Filiman kale inshallah Big fan From Somaliland caasimada Hargeisa✌🙏💚💭❤
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi Жыл бұрын
Allayacizak Walaal Thanks Dhiiri Gilintada Abaal Baan Kaaga Haynaa Nagu Salaan Reer Hargeysa
@xafsaismail7767
@xafsaismail7767 Жыл бұрын
@@AbukarMahdi dhamantood ano kawakiila salan sare masuul inshallah Allah horumar baladhan dhamantiin Allah ha inaga Aqbalo acmaasha aynu soo wad naya bisha ramadaan kuwii logu danbi dhafo habenka laylatul qadrigana Allah hanaga dhigo dhamanteen One love team Abukar Mahdi 😚🤲🙏
@nastehasweet6492
@nastehasweet6492 Жыл бұрын
Thanks dhamaan team gurmad waxaan idin leeyahay guulaysta flimka bilow ilaa dhamaad waan la socday aadna waan idiin taageera gaar ahaan directorka weyn ee abukar mahdi waxaaan idiin rijaynaa cafimad iyo cibaado suuban dhamantiin waxaan rijaynaa in aad flimkale oo kan ka xiiso badan noo soo boob siisan I.a tnx all my team gurmad👏🥰🥰
@fadumoabdi6098
@fadumoabdi6098 Жыл бұрын
We will miss you guys🥺 see u next journey😍😍😍 team gurmad and director wll abukar mahdi💓💓💓
@NihalMasri-os1cq
@NihalMasri-os1cq Жыл бұрын
Flim kle niga sugeyna insha allah Wan ba jeclhy musalsaldiina thnk u mid kle sugeyna 🥰
@fatoumaabdoulsalam743
@fatoumaabdoulsalam743 Жыл бұрын
Waaaawooo MaschaAllah c'était un filim très importants pour nous tous et en plus+une fin super 👌 merci beaucoup Ramadan Mubarak bye
@khaalidabdinasir1598
@khaalidabdinasir1598 Жыл бұрын
thank you dhamn team gurmad ❤❤waa idin xiisi dona
@abdirashidmaxamud9751
@abdirashidmaxamud9751 Жыл бұрын
Alax wax badan baa sugayey inuu intah ku dhamaado wana sadaliyey Alax 190 end abalmaraintayda Ha la isoo diiro😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤
@shukriabdinor8005
@shukriabdinor8005 Жыл бұрын
Masha Allah team gurmad waan idin xisidona 🥰🥰🥰
@saidyare6
@saidyare6 Жыл бұрын
Dhamaan waxaan u Mahad celinata team ka oo dhan ❤❤🎉🎉🎉🎉 Oo inoo soo gudbiyay filim aad waxbadan uga hadlayo 1 ilaa 180 midba midka kale oo ka sii daran Mahadsanidin waxaa inoo markale hadii alle idmo @Abukar Mahdi brother mahadsanid
@abdikabdi2552
@abdikabdi2552 Жыл бұрын
My team Gurmad Iam gonna be missing u coz I started with u first preparation to the End and my days was counted in order to watch Ifurtaye maxa faiday and it become normal addicted in my mind thx to Ya All from USA 🇺🇸@ Abdi k
@mssrania7400
@mssrania7400 Жыл бұрын
We will miss u guys team gurmad 🥺🥺🫂🫂🙏🙏🙏eid mubarak ❤️
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi Жыл бұрын
Thanks Walaal Anagana Sidoo Kale
@hassanabdi2294
@hassanabdi2294 Жыл бұрын
​@@AbukarMahdi Qaladhaadka sodey walal
@Farxiyoabukar-lz4dw
@Farxiyoabukar-lz4dw Жыл бұрын
@@AbukarMahdi hh hee hjh
@fatushqali1246
@fatushqali1246 Жыл бұрын
​@@AbukarMahdi heesta u ku dhamaday ishek abowe 👑❤
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 Жыл бұрын
ALXAMDULILLAH illahay mahado leh inago nabada aan wada dawaday qaybti u dambaysay waxan u mahad celinaya dhaman team gurmad intan arkay iyo inta camerada gadeeshaba alle haydin xifdiyo I miss you more ❤ Aan ducaynayo inti ila dawaan jirtay ee geeriyoday in illahay u naxariisto 🤲🤲
@ilwaadqurux5
@ilwaadqurux5 Жыл бұрын
🎉 thank dhamaan tiin jilashaa wx badan waa igaa qoslisen 🎉❤
@user-tu3pt8bj6e
@user-tu3pt8bj6e Жыл бұрын
Ramadhan Mubarak ❤ team gurmad thanks
@ambiaahmed448
@ambiaahmed448 Жыл бұрын
Surely have enjoyed it from part 1 to 190❤❤❤❤❤❤mob love say hi to Mama Faynus🎉
@diiniyasiindiini4600
@diiniyasiindiini4600 Жыл бұрын
Asc Ramadanka tobanka dambe aya galena kuwa leelatul qadriga hela ilah hanga dhigo dhamtena Gurmad team 1 ila end 190 wa idinla jogay anigo dalki joga thank you so much all Gurmad team #ABOKOR MAHDI#ABAAL MARINTA KA SUGENA HADU ILAAH NA WA FAJIYEY MESHU KU DHAMANAYO IYADO LA GARIN ANAN OGEYN AYA SOO QORAY 190 INU KU DHAMAN DONO#😊 EID FITRA MUBARAK ALL MY SOMALI AND MUSLIM'S #
@hodandiiriye-bk4cf
@hodandiiriye-bk4cf Жыл бұрын
Aslaamu Alaykum Ramadan Mubarak my team Nabaadiina iyo Nooli kulente insha Allaha thanks
@bayraabdillahi6081
@bayraabdillahi6081 Жыл бұрын
Masha allah dhamaad wngsn sxbyaaal wa iniii salamay wa inoo film danbeee inshllh allah ayaa mahadleee 1 ilaa 190 cafimad qab kudanay nasiiiyay alxmdllh
@sagalsimanofficial8558
@sagalsimanofficial8558 Жыл бұрын
waa idiin xiisi donaa team gurmad 😊 film cusub no bilawa 🙏♥️♥️
@ifrahelmi1643
@ifrahelmi1643 Жыл бұрын
Kooxda gurmad aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin sida fiican eed noo maweeliseen. Ramadan mubarak iyo eid wanaagsan ayaan idin leeyahay.❤❤❤❤❤
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh Жыл бұрын
Wooow happy ending. Kaltuun iyo kamil Eid Mubarak dhamaan Gurmad team we will miss you very much!!
@hoodocamuud2836
@hoodocamuud2836 Жыл бұрын
Thank you all for being so beautiful, but I am asking you to show us a new movie. Thank you all actors the gurmad team I love ❤❤❤❤
@nurasufi8594
@nurasufi8594 Жыл бұрын
Thank you my beautiful family, Friday Saturday and Sunday is not going to be the same without you guys. I’m going to miss all of you until we meet again take care of each other stay healthy and safe hopefully I will see you soon, I love you all ❤❤❤ bye for now may allah be with you all
@fadumaabdi7903
@fadumaabdi7903 Жыл бұрын
Mahadsanidin
@HalawiShikhmuhamed
@HalawiShikhmuhamed Жыл бұрын
❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😢😮😅😊😂❤❤❤
@roodamacalin9740
@roodamacalin9740 9 ай бұрын
💗fsuhy
@faycalaliabdi2790
@faycalaliabdi2790 Жыл бұрын
Ani ma jeclaysaan in uu dhamaado.😢😢keep going my team.gurmad
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 Жыл бұрын
Beautiful movie ayuu ahaa episode 1 ila 190 ayaan la socday! Thanks eng Mahdi from Mogadishu Somalia 🇸🇴
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi Жыл бұрын
Thanks Walaal Abaal Baan Kuu Haynaa
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 Жыл бұрын
@@AbukarMahdi adigaa mudan wll qaali oo waano iyo wacdi gelin toos ah inoo sameeya! Thank you again dhaman kooxdena.
@Wariye_Deeq_doorale
@Wariye_Deeq_doorale Жыл бұрын
Waa mahadsan tihiin team gurmad lkn aniga part 1 ilaa part 190 waan lasocday qufka ugu like ta badan Ayan ahy abukarow I xus🎉❤
@dayaxcali
@dayaxcali Жыл бұрын
War Saxip Ha ihilmaamin 190 Waan dhahaye Lacagta Haila Garab marin Saxipyaal Adinkana like haila garab marna
@fowziajamac1781
@fowziajamac1781 Жыл бұрын
Aadbaad umahdsnthn team gurmad iyi abuukar mahdiba runtiii shacabka wacyi galin aya uhaysiin Allah idin sharfo waan idin xiisaynaa adinko sidii hore kashidan iyo anakoo caafimad qabna Allah naisku keen so celiyo ❤😢❤❤
@hamdaomer2565
@hamdaomer2565 Жыл бұрын
Thanks a lot all actors of gurmad films and their directors especial thanks abukar mahdi🙏❤️
@AHMEDMOHAMED-qb3ux
@AHMEDMOHAMED-qb3ux Жыл бұрын
M.a these is the best Somali movie ever wotched. Guys, really we are going to miss you. Our weekend are never be same until we meet again. Thank you guys. We learnt a lot from these movie . Word of mouth is not enough to appreciate you team gurmed. Thank you one more.
@xamiida20
@xamiida20 Жыл бұрын
Very beautiful and emotional happy ending ....we going to miss you until the next new movie Take good care of yourselves as Team Gurmad and I will always be your biggest fan at all times❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤
@farahibraahinaxmedand8171
@farahibraahinaxmedand8171 Жыл бұрын
Wan idni xise doona soo dhakhasads hadi alle ka dhigo
@farahibraahinaxmedand8171
@farahibraahinaxmedand8171 Жыл бұрын
💕💕💕💕💕💕💕💕
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 Жыл бұрын
Bye❤❤film amazing ifurtaye maxa faiday . Part one ilaa part 190 waan dawanayay 👍👍👍👍🏆🏆🏆🏆🏆🇺🇸keep going Gurmad Bye
@shumburagemeda5755
@shumburagemeda5755 Жыл бұрын
Wow, the best drama and the best ending well done. Can’t wait for the next one inshallah
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi Жыл бұрын
Thanks Walaal Allaha Ku Daayo Waa inoo Filimka Cusub insha Allaah
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Жыл бұрын
Thanks Bahada Gurmad Iyo Eng Abukar Mahdi 🌹🙏🌹Marlabad Waxan idiin Leyahay Thanks 🌹❤️💙💚💛🖤💜🧡🌹🙏🌹
@fatouabas2572
@fatouabas2572 Жыл бұрын
Se triste 😭😭 mais très bon fin machallah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰🥰🤗🤗🤗❤️❤️❤️
@mulkihassanyusuf1504
@mulkihassanyusuf1504 Жыл бұрын
Thanks dhamaan team gurmad wax sahlan mahan in aad qanciso 713k qof aad uso deeso film qurux badan Laga so shaqeya Abukar mahdi wlal alaha ku xifdiyo waan idin xiisi doona dhaman team gurmad
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 Жыл бұрын
Thanks abubaker mahdi and all team gurmad Ramadan MUBARAK ❤😢❤ aad idhin jecelahy Allah haa idhin sharfo aduun iyo akhiraba 🤲
@Farhiyahusseinomar
@Farhiyahusseinomar Жыл бұрын
Sidan sheegay ay noqatay 190 ay ku dhamatay
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 Жыл бұрын
@@Farhiyahusseinomar haa machallah abayo
@KinssyToubeh
@KinssyToubeh 9 ай бұрын
You are amazing.much love from jabuti.hore u socoda koxda gurmad.❤❤❤
@aichaabdimounin7727
@aichaabdimounin7727 Жыл бұрын
Sending loves and hugs from Djibouti 🇩🇯 ❤❤❤❤ hurry up with next serie 😢
@nasteexoabdi6431
@nasteexoabdi6431 Жыл бұрын
Aawe balanqaadkii dadkii sadaalinayay teamka 190 qabsaday kujidhaaye ❤❤❤❤
@Blue_Ocean_003
@Blue_Ocean_003 Жыл бұрын
You will be greatly missed. You are forever in our hearts Ramadan Mubarak
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi Жыл бұрын
Thanks Walaal Anagana Sidoo Kale Allaha Ku Sharfo Walal Wan idin Jecel Nahay Anagana Muhamed
@Blue_Ocean_003
@Blue_Ocean_003 Жыл бұрын
@@AbukarMahdi Aamiin baarakallaahu fiikum love ❤️ you all the team GURMAD.
@MohamedAhmed-rl4sx
@MohamedAhmed-rl4sx Жыл бұрын
@@AbukarMahdi waxaan rajeynaa guuleestaha inaan Aniga ahay ileen anigaa sheegay
@hamdi5902
@hamdi5902 Жыл бұрын
Masha allah filimkeenii aan jecleen naga dhamaaday 😢Waana idiin xiisi doonaa gurmad teams🥰❤️❤️💖👏👏👏 waxan rabaa heesta filimka ku dhamaaday qofka qaado Waa hees shidan aan fiiriyee Ramadaan kadib Insha Allah😃🤩
@zeinabshariff5606
@zeinabshariff5606 Жыл бұрын
Thnks team gurmat will gonna miss you guys Allah haidin xafido
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 Жыл бұрын
Ramadan mubarak team gurmad 🎉mahadsanidiin ❤❤is aragti damboo xiiso leh❤
@maxamedosman9344
@maxamedosman9344 Жыл бұрын
Waxa ladinka sugaa waa qaladaadka filmka
@koofi508
@koofi508 Жыл бұрын
Thanks dhamaantiin nooli kulanti insha allah
@safaabintuisse4083
@safaabintuisse4083 Жыл бұрын
Aad ayad u mhdsantihiin kooxdeedi allah haidin xafido Ramadan Mubarak dhmntinba ❤❤❤ Wxnku faraxsanahy ina dadka saadaliyay flimka inu ku dhmn dono 190 kmid ahay 🎉😂😂
@maryanruun1877
@maryanruun1877 Жыл бұрын
Best film 1 ila 190 ad ayan ula socday mahdsanid abukar Mahdi waxn rajeyn film kale wax kala kasi faidno ina nu kento ❤❤❤❤
@millgoheff3577
@millgoheff3577 Жыл бұрын
Waad maxadsantahai thank you 😊 walalo I will definitely miss the film 🎥 thank you always for entertaining us 🎉 . Wishing you Ramadhan & Eid Mubarak ✨️.
@aaminaibraahim9618
@aaminaibraahim9618 Жыл бұрын
Masha alah keep going waxaan ku faraxsanahay inaan ku guulaystey madaama oo aan idhi wuxuu kudhamaanayaa 190 hadyadii awaay hee obuukar mahdiyoow naga soo hagaag oo xaqal iidka naga soo gaadhsii
@saidabdirahman-hq1bv
@saidabdirahman-hq1bv Жыл бұрын
Thanks million times team gurmad we will miss you all
@roukyadajiya-gz4ou
@roukyadajiya-gz4ou Жыл бұрын
MashaAllah nice ending with gurmaad team i wish you all the best and Ramadan Moubarak walalayal .
@fadumomohamedabdi4959
@fadumomohamedabdi4959 Жыл бұрын
Shukran dhamaantiin gurmad team runti wax qurux badan baad noso gudbiseen❤
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi Жыл бұрын
Thanks Walaal
@MimiMimichocolate-os1rl
@MimiMimichocolate-os1rl Жыл бұрын
​@@AbukarMahdi 😢😢myaa abookar meel macaan ku dhamaaday film ka inaa siiwado aheed lakin wacadi halsano ayuu sucday 🎉❤mahsanidiin mid cusub nobilaawa plz
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 Жыл бұрын
Asc Walaalkiis adiga iyo kooxdaada gurmad Waa mahadsan tihiin hadaba mid kale ayaan idinka sugeynaa 👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙌🙌🙌🙌🙌🙌👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@ayanwarsame8871
@ayanwarsame8871 Жыл бұрын
Especially thanks for all Gurmad team members wishes for the best and May Allah forgives us our sins and Ramadan Mubarak
@asmacartan6051
@asmacartan6051 Жыл бұрын
Thank you team gurmad and director abubakar mahdi
@Hasey.7
@Hasey.7 Жыл бұрын
Ramadan kariim since part 183 i used to say 190 is the last part Do i deserve the gift ❤😂
@SamiyoAxmed-ie9kx
@SamiyoAxmed-ie9kx Жыл бұрын
Thank you team gurmad 1ilaa 190 waan soo dhamaystay film wacyi galin fiican buu ahaa
@istaahil1813
@istaahil1813 Жыл бұрын
Assalamu Alaikum walaaleyaal and happy Ramadan mubarak to everyones🎉 filimkii wuunaga dhamaday happy ending ❤😊 kaamil iyo kaltuun ugu dabaayn farxad iyo qosol iyo kaalay ana iseexi the was verry funny 😁 abukar mahdi iyo dhaman gurmad teams we will going to missing you all waxan idin rajyna yaa. Everyones nabad qab farxd iyo cafimad illaahay inagu wada gaadhsiiyo ciida in sha Allah. Jazak Allah khair dhaman tiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi Жыл бұрын
Aamiin Thanks Walaal Anagana Sidoo Kale
@FaysalXusen-tj5wo
@FaysalXusen-tj5wo Жыл бұрын
​@@AbukarMahdifadlan balanta noosoo oofi 190 dadkii sheegay ayaa nahaye
@farhiyaali9803
@farhiyaali9803 Жыл бұрын
Thanks koxda dhaman gar ahan abuker mahdi plz sanadada so socda film ramadanka ah noogu talagal walalken abuuker❤❤❤
@ayansaidmiganeh9407
@ayansaidmiganeh9407 Жыл бұрын
Thank you team gurmad iyo director Abukar Mahdi hanaga ragina inshallah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi Жыл бұрын
Adiga Mudan Walaal insha Allaah Goor Dhow Wan isku Soo Noqon Doonaa
@nasriinmahad9871
@nasriinmahad9871 Жыл бұрын
@@AbukarMahdi Hanagala raagina wll Filimka Cusub Alx Dadkii Ku Guulaysatay maanan ku jirin wll Abukar Mahdi
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 Жыл бұрын
Khaladadka noosoo daa fadlan abukar mahdi an ku sii sugnee musalsalka cusub ❤
@riyotravels9946
@riyotravels9946 Жыл бұрын
MashaAllah I said 190 was the end .. so I guess I get a price😊. Fantastic ending❤
@simranqueen1222
@simranqueen1222 Жыл бұрын
But you are not the first person she guess
@faadumodiiriye888
@faadumodiiriye888 Жыл бұрын
Nabaadiino😢😢😢waan idin xiisayaa gurmad allla ha idin dhowro waad mahad santihiin inta aada juhdiga aad noo giliseeen abukar mahdi salaan sare 😢😢😢😢soo noqod wanaagsan 😢😢😢
@batuladahir8599
@batuladahir8599 Жыл бұрын
You said it will finish at 192
@elmaaz_2745
@elmaaz_2745 Жыл бұрын
Oh sorry wan kaxu mahay in uu dhamado malinti 1 waad ilaa hada 190 waan sodawaday alx adigan waan kaga mahad celinaya Abukar mahdi my brother Thnks wll qali ❤🥰
@miskiahmed1166
@miskiahmed1166 Жыл бұрын
Shukran dhamaan team gurmad Specially our hard-working director abukar mahdi ❤❤❤ We will miss you all😢
@isahilabdifarax8854
@isahilabdifarax8854 Жыл бұрын
Barbarta iyo goxda horsed wan sodawanay 1/190 ee abal marin maxad nohaysin
@miskiahmed1166
@miskiahmed1166 Жыл бұрын
@@isahilabdifarax8854 mxd jeceshahay
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi Жыл бұрын
Miski Thanks Walal Nooloow
@miskiahmed1166
@miskiahmed1166 Жыл бұрын
@@AbukarMahdi guuuuuuuuuuuuuuuul
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 Жыл бұрын
❤waaw abuukar mahdi lcgta isoo dir waxan filayaa inan kuguuleystay arinkii ahaa sheeg meeqa ayuu kudhamanaya flinkan 190 ❤ayaan kuqiyasay thanks again sir❤
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 Жыл бұрын
Mansha allah i wanna to express my gratitude to a wonderful team of gurmad Run ahanti Waxaad noo so bandhigteen filinki Abid ugu qurxda badna ee somali jisho wana idinkaga mahad celinayaa waxaan idin rajeynayaa hormar wanagsan Keep going guys God bless you all
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi Жыл бұрын
Waad Ku Mahasan Tahay Dhiiri Gilinta Aad Nasiisay
@kooreebe
@kooreebe Жыл бұрын
Thank you. GURMAD Thank you Abuukar
@nafisonafta
@nafisonafta Жыл бұрын
Thanks team gurmad wllhi waan idin xiisi doonaa lkn hana ilaawina ee noo soo dhaqsada idinkoo nabad qabna I.a ciid mubaarag🤩🤩🤩
@ubahesse800
@ubahesse800 Жыл бұрын
Thanks my brother Abukar mahdi u did well all team gurmad thanks specially kaltuun best actor ,all of u keep going ❤❤❤🎉
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 186
33:19
Abukar Mahdi
Рет қаралды 266 М.
FILO PART 124
29:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 135 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 87 МЛН
Film-kii Sir iyo Caad, Part 1
40:40
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 189 HA OOYIN WAA XANUUN
26:57
Abukar Mahdi
Рет қаралды 520 М.
TAXANAHA ARDAY | XALQADA 2AAD | HIBO
24:48
Bile TV
Рет қаралды 2,7 МЛН
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 185
31:51
Abukar Mahdi
Рет қаралды 257 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 30 FULL HD 2019
1:16:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 815 М.