RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 14 HD

  Рет қаралды 299,842

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 496
@ayaansandhool368
@ayaansandhool368 7 жыл бұрын
alla fanuus dhiiq daahir jcliyaaa kkkkkkkkk qoooto qooto kalaa jirteee inakeeen kulahaaaa samo kunoolaada fanaaniinteena thnks abukar wllalo
@AliAli-ei7kh
@AliAli-ei7kh 7 жыл бұрын
Ayaan Sandhool kkkkkkk qooto qooto waa dhaaftay markan ..waa dagaalkii labaad ee aduunkaa ka dhacaya sariirta
@ayaansandhool368
@ayaansandhool368 7 жыл бұрын
Ali Ali kkkkkkk waaa sidaa huuno caadiba maahakkkkkk adaaba ka daran
@nasra9836
@nasra9836 7 жыл бұрын
Ayaan Sandhool Amina iyo ciyaalkeeda aad ayaan u la oyay inaba caadi maaha sida aad u jushay
@ayaansandhool368
@ayaansandhool368 7 жыл бұрын
nasra ahmed kkkkk hindigey badsadeyn kuwaan
@ismaciilmaxamedtaxta2642
@ismaciilmaxamedtaxta2642 8 жыл бұрын
waaw kooxda qooto qooto mahadsanidiin mahadnaq sxb abukar mahdi
@amlushabdi6330
@amlushabdi6330 8 жыл бұрын
qooto qooto wax kale waayey thansk all groupka qooto qooto kkkkk Waan sugaayey maalmahaan oo dhan wwwwww Masha allah qooto qooto iga dheh
@mulkiahmed313
@mulkiahmed313 8 жыл бұрын
Fadimiina wey iga qoslisisay waxey isoo xasuusisay reer waabari mahadsanid walalaal !!
@kunkaroon530
@kunkaroon530 8 жыл бұрын
Ayaan tromos quruxley Masha Allah hadaad iscaaten lahayd waad kasii quruxbadnan lahayd😘❤👌
@faizaFunny780
@faizaFunny780 7 жыл бұрын
kun karoon ayaan tromso imikay sidan caato tahay awal intay leekayd maanad arki jirin iyada iyo lakiba way da,a yaraadeen hilibku waa cadow
@kunkaroon530
@kunkaroon530 7 жыл бұрын
faiza abdi haa wlo aad iyo aad hilibka qeyrka buu ku dhaafinayaa.
@llhaise7124
@llhaise7124 7 жыл бұрын
faiza abdi ب9
@eidhassan1427
@eidhassan1427 8 жыл бұрын
qooto qooto markan way shidantahay laysma caasiyee . thanku mudane abukar
@nimcoosman4947
@nimcoosman4947 8 жыл бұрын
Abukar mahdi jimacadi hore sidan uu sugayay waba dalay mahadsanid reer qooto qooto xalqata waxaan waa ruwayad waa lama kala xanaqan
@queencalwiyah135
@queencalwiyah135 8 жыл бұрын
aàd iyo aad ayaa u mhdsanthy wllkay Abukar mahdi cadowgaaa unoloooow
@faadumohassan1888
@faadumohassan1888 8 жыл бұрын
thank you abukar mahdi ayaantan dhan saan usugaynaa daalney
@oliwkawyszynska3791
@oliwkawyszynska3791 8 жыл бұрын
bal aan eegno qooto qooto
@AI.855
@AI.855 7 жыл бұрын
Hooyo, hii hooyo hii. Faadumiina and faynuus very fun.many Thanks Mr Mahdi
@miskimuse7728
@miskimuse7728 8 жыл бұрын
woow cadi mahan lakin wad nagala so dahday .thanks
@qarandoonjararaawi1995
@qarandoonjararaawi1995 8 жыл бұрын
woow si dhacyay sxb wad nagala ragtay first coment
@mohammedsheikhassen8956
@mohammedsheikhassen8956 7 жыл бұрын
qaran doon Jararaawi
@salmanabdy
@salmanabdy 7 жыл бұрын
best Ruwayad an daawado thnks Eng.Abukar mahdi
@maskaxmaal3154
@maskaxmaal3154 7 жыл бұрын
caadi ma ahan walahi walalken Abukar mahdii Illahay caafimad taam ah hakusiyo Aaamiin
@sahraahmed7658
@sahraahmed7658 8 жыл бұрын
kkkkk ana ugu dambeyo thanks abukar mahdi
@sihamxsn4072
@sihamxsn4072 8 жыл бұрын
qeebtan waa ka baxsateen, dhamaadka sida musalsalada oo kale ayee eheed murugu ayaa ku qabanaysa. maasha allah waxan rajaynayaa inaad sii badindoontan.🌷🌷🌷🌷🌷⚘⚘⚘⚘⚘⚘🌻🌻🌻🌹🌹🌹🌹
@qaalihussen2452
@qaalihussen2452 5 жыл бұрын
Det var ett bu bu och bä det är en egen hemsida med videoklipp från det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att detjjkk
@qaalihussen2452
@qaalihussen2452 5 жыл бұрын
Det är ju inte att det är ju inte att det är ju
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 8 жыл бұрын
waaw cawo wanosogalisay jimcadi hore saa uraadinaaye daalay thnks inbadan
@ayaankoran7427
@ayaankoran7427 8 жыл бұрын
waaan u xisahay walahy sidan u sugayay jimciii hore abokor mahdi thankz
@amalgafaa428
@amalgafaa428 8 жыл бұрын
waaaaw qebta qaraaxada fadumiina & laki aanku heestaa haleyso badiyo plz Abuukar mahdi
@farhiyaaliabdi5169
@farhiyaaliabdi5169 7 жыл бұрын
waaawareey waxbaa kadhacay inta ugu dambeesa wadna haaba ixanuunay aamina muuse say umatashay thanks wiilka noo soo galiyay aboowe😟😟😟😟😟
@setfilms4717
@setfilms4717 7 жыл бұрын
qooto qooto iga dheh ani waan la dhacay filmka qooto
@daganabdi8051
@daganabdi8051 7 жыл бұрын
hooyadeey maano ceeloow 😃😃😃😃Aamino muuse
@princessindhaqurux8944
@princessindhaqurux8944 8 жыл бұрын
thank u so much abukar mahdi anaa dawan aaba farxad i qadey saa u sugayey
@deqodiriye5908
@deqodiriye5908 8 жыл бұрын
Wow masha allah inaba cadi ma ahan amina muse thanks abukar mahdi
@jeylaniaden6886
@jeylaniaden6886 8 жыл бұрын
riwaayada inaba caadi ma ahan keep up! halkAAS kuhaya
@fartuunabdikadir1116
@fartuunabdikadir1116 8 жыл бұрын
waaaw waad ka baxsaday abuukar mahdi thanks wall qali
@ugaas-
@ugaas- 8 жыл бұрын
caaawa qofkii kuwaad ee kumanti kabixiya ayaan ahay waan ku faraxsa nahay
@deqodagan6400
@deqodagan6400 8 жыл бұрын
I like faynuus sheq dahir qosolkeda
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 7 жыл бұрын
Alle ha caafiyo abuukar mahdi wuu yara xanuste
@daganyuusuf4791
@daganyuusuf4791 8 жыл бұрын
inaba caadi ma.ahan runtii thnks abukar
@ismaelhassan8071
@ismaelhassan8071 8 жыл бұрын
kkkkkkk😁😁😁😁 group ka qooto qooto waaad shidanthn,👏👏👏👏 Lkn part 14 waadnagu raajiseen👍😁😁😁👏👏👏👏 ...waan idintagersanhy
@xidigtaafgoye5237
@xidigtaafgoye5237 8 жыл бұрын
kkk qofka ugu horeyay aya noqday 😀😅😁😅 oo dawado
@faizah219
@faizah219 7 жыл бұрын
Same Hasan
@abdifatahbakar9929
@abdifatahbakar9929 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi Ruwaada Aad iyo aad ayaa caalamka oo dhan loga sugaa waa best Ruwaayad.
@luullove2213
@luullove2213 7 жыл бұрын
Queen tasha may dhaheen asaga habar haduu guursadey Ana duq Lee guursana lixdan jir xataa MA ah sagaashan jir aa rabaa sheekadi faadumiina ay biloowday
@nawalabdi2708
@nawalabdi2708 8 жыл бұрын
cawa qofka ugu dambeyo oo dawado wani 😀😀😀😀
@ahlaanabdirashid3568
@ahlaanabdirashid3568 8 жыл бұрын
hhhhhh farax murtile umadena ma ahan funny ikadheh
@adnanaden5764
@adnanaden5764 7 жыл бұрын
here is my review of this episode queen taasha and faarax murtiile perfomance not so good i miss kamaaludiin in this episode aasparo is good feeynuus and fadumiina always amazing laki 80/20 amina muse and qalid they're fine marisa 70/30 amaara 80/20 aj 70/30 he always has a plan, awkoombe is great and one of the but i repeat but shik shigaa dhibaayo of the our finest ofcourse... and from previous episodes all the crew from muqdisho are all amazing exept odey abdulle. amina macow is amazing 100 ajakis 100 maki 100 kofi good marqaati lee waaye sii larabaa loola hadli kara kkkkkk thanks abukar mahdi ustaad your boy Warerka xaaji here
@ashakurali4848
@ashakurali4848 7 жыл бұрын
was that school assignment
@adnanaden5764
@adnanaden5764 7 жыл бұрын
The magicman its called review assignmentigaa ka hadleeydo maxaa waaye
@ashakurali4848
@ashakurali4848 7 жыл бұрын
effort ka aad galisaan la yaabay
@ashakurali4848
@ashakurali4848 7 жыл бұрын
enjoy the ruwaayad and forget this sh#t
@adnanaden5764
@adnanaden5764 7 жыл бұрын
ugaas it's what I love i love entertainment and to entertain
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 8 жыл бұрын
waw aamina muuse qaalid yare quee tasha inaba caadi maaha intas yar si niyada ayaa u daawaday aad baad umahad santihin dhamaan faniinita qooto qooto hanbalyo wll Abukar mahdi shaqo wacan
@abuukarnuur4667
@abuukarnuur4667 7 жыл бұрын
Ayan Muuse
@princessindhaqurux8944
@princessindhaqurux8944 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh thanks abukar mahdi wll cawa waba i qalantaa labo week intii naga maqneed thanks
@qaalihussen2452
@qaalihussen2452 5 жыл бұрын
Det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det aMQSADFGHIUOPZxCBM N!
@cawilcabdi7161
@cawilcabdi7161 8 жыл бұрын
funny wlh awkombe danke abuukar Mahdi
@nimconalka4918
@nimconalka4918 8 жыл бұрын
gabadha magaceeda la yiraahdo marisa ilaahey u laabo oo jees jeeska jooji daanyeer Dirac qabo xagee ku aragtey adiga mida kale weersho allaah ayaa abuura alle indho toosan muusan u waayin ruuxa indhaha uu Ka qaloociyey otherwise riwaayadaan waxaa jecel dad badan oo weersho oo ku taxan eraygaas markaad soo hadal qaado dhawac ayaa niyadooda gaaraya fadlan xushmeeya qalbiga bulshada idinku taxan jecelna daawashadiina
@xamdicabdi9507
@xamdicabdi9507 8 жыл бұрын
nimco ileys
@lakiwadani6438
@lakiwadani6438 8 жыл бұрын
nimco ileys
@CFCmight53
@CFCmight53 8 жыл бұрын
nimco ileys wlhi waa runtaa abyo waxan rajeynaynaa inay wanadas qaadato
@hodanmalindi4627
@hodanmalindi4627 8 жыл бұрын
nimco ileys kkkkkkk wlhi wad iga qoslisay wa wax iska kaftan ah o lama kalaxanaaqan ah kkkk
@aleeliyare4591
@aleeliyare4591 8 жыл бұрын
nimco ileys caqligaagaa wanaagsan ALLAH adoo kale umada haku badiyo
@MRYUYU-ix5vw
@MRYUYU-ix5vw 8 жыл бұрын
kkkkkk murtiile wuuu iga qosliye shanshinkhuuu jashashuuuuu wa luugad an cadi ahayn.
@xaliimoaxmed7083
@xaliimoaxmed7083 8 жыл бұрын
hhhhhhh awko caadi ma ahan qooto qooto thnks abukar mahdi
@najahali4262
@najahali4262 8 жыл бұрын
qooto qooto le nagu seexisay jumacadi hore San u sugayey aniga dhana qooto qooto isku bedelay Ilahay amarkis
@abdikafiismail3373
@abdikafiismail3373 8 жыл бұрын
Najah Ali hhhh drs qooto qootp ayaa noqotay
@alihussein1866
@alihussein1866 8 жыл бұрын
Najah Ali kaligaa ma ahan waa lagula qabaa arinkaa
@najahali4262
@najahali4262 8 жыл бұрын
hhhhhh illahay amarkis nolasha dhana qooto qooto isku bedeshay
@alihussein1866
@alihussein1866 8 жыл бұрын
Najah Ali haa SaaS waaye
@kaptanyaska7894
@kaptanyaska7894 8 жыл бұрын
Najah Ali kkkkkkkkkkk waad shidan tahay
@warsameg2997
@warsameg2997 7 жыл бұрын
saxibyallo qooto qooto ha la macneyo ani fahmiwaye
@abdikafiismail3373
@abdikafiismail3373 8 жыл бұрын
waaw wadaa nagaa soo dahaday masuul eng abukar mahad
@queenanuu
@queenanuu 8 жыл бұрын
mhdsanid allah cfmd taam ha ku siiyo insha allah waa lagu tabay
@Ionknowunknown-6
@Ionknowunknown-6 7 жыл бұрын
Awkombe inaba caadi maahan mashallah
@queeenmina5059
@queeenmina5059 8 жыл бұрын
Mama Feynuuz Mama wax badan Og Reeer Magal Xariifad dheh 😂😂😂😂
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 8 жыл бұрын
S C W Abukar sxb aad ayaa u mahadsantahay waan sugi kari waayey qeybtan sxb thank you very much sidaan wanaagsan aad noo madadaalisey.
@mariaseid9247
@mariaseid9247 6 жыл бұрын
abukar madi wll Queen tasha wllked Ku hystaaa wlhy khaalid yre
@ugaas-
@ugaas- 8 жыл бұрын
halaiga raali noqdo waa laiga horeeyay asxaabta
@proff.abdisalamomar894
@proff.abdisalamomar894 8 жыл бұрын
hhhhhhh inama caadi maaha wlhy
@Salma-Ibra
@Salma-Ibra 8 жыл бұрын
Danke Schön Abukar Mahdi
@canabmuktar102
@canabmuktar102 8 жыл бұрын
kkkk faynuus sh dahir
@garaadyare8980
@garaadyare8980 7 жыл бұрын
Farx murtile stylka laga saxoya see cml hee
@murzijaamac2169
@murzijaamac2169 7 жыл бұрын
y36
@deeqsiad8880
@deeqsiad8880 8 жыл бұрын
qooto first comment
@abdullahiahmedmohamed3925
@abdullahiahmedmohamed3925 8 жыл бұрын
queen tasha baraka laay caadi waye kkkkk
@nastexanafta766
@nastexanafta766 8 жыл бұрын
Alla meseraa wersha waa dayeer Dirac lo galiye iga dheh
@JAY.4040
@JAY.4040 7 жыл бұрын
aamino muuse serious u jishay wlh caadi ma aha
@balaakjaamac8589
@balaakjaamac8589 5 жыл бұрын
a
@qarandoonjararaawi1995
@qarandoonjararaawi1995 8 жыл бұрын
subxanalaah wardhiglay o dhan kadudiya ku dhacay ku lahaa subxabalah
@nabilanahil3972
@nabilanahil3972 8 жыл бұрын
queen tashaa qafiif ee qabtaa wey ikaqoslisay
@narimiinomarali4088
@narimiinomarali4088 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk inaba caadi mahaneh faraax murtiile and fmiin
@duniyacadey8368
@duniyacadey8368 8 жыл бұрын
mahadsanid abukar mahdi
@maxamedlakiman7775
@maxamedlakiman7775 8 жыл бұрын
Libaax Abukar Waa sugayeey Qooto qooto sxb Maanto dhan Refresh ku hayeey kkkkkkkkkkkk
@umamaahirghgg2801
@umamaahirghgg2801 8 жыл бұрын
ayaan abaayo is caatey ada qurux badan tahay qaaliey
@dalnuurshe2009
@dalnuurshe2009 8 жыл бұрын
Nin naag Ka weenaa Dhaqi karto ayaay sheekada Maree
@jellegacal2738
@jellegacal2738 8 жыл бұрын
i like faarax murtile so funny.
@nafisocabdi8110
@nafisocabdi8110 8 жыл бұрын
farax muttile waa funny wa jeclahay
@ubdullrahmanmohamed8492
@ubdullrahmanmohamed8492 8 жыл бұрын
fatldumiiina wlh cajib waye fananad kuma fiicna riwaay kunuraysaa kk ayada lee iga qosloso
@sihamsomali5802
@sihamsomali5802 7 жыл бұрын
Marissa mafahmosa quruxley waye Masha Allah
@aishahbilan8810
@aishahbilan8810 7 жыл бұрын
Qooto qooto fadumiina eey ku disantahay😘love u fadmina💞
@aminacabdalla9545
@aminacabdalla9545 7 жыл бұрын
Aishah bilan
@meandme8481
@meandme8481 7 жыл бұрын
Amina Cabdalla
@samirainaabdinuur6530
@samirainaabdinuur6530 7 жыл бұрын
mama faynuus caadi maha 😍😍😍😍
@boramarealestate
@boramarealestate 7 жыл бұрын
nicee amina muse waheliye amazing actor
@khadracali1274
@khadracali1274 7 жыл бұрын
last one dawaday ayan.ahay ana ugu horeyad baratene hhhh qooto qooto
@fadumasahra1367
@fadumasahra1367 8 жыл бұрын
mahadsanid walaal ruwayada qooto qooto bil camal ayaan u sugnaa
@BDHASH
@BDHASH 8 жыл бұрын
Mo. xasan
@qofnahaqursan2827
@qofnahaqursan2827 8 жыл бұрын
Mo. xasan 😂😂😂😂
@engabdirahmaanahmed7695
@engabdirahmaanahmed7695 8 жыл бұрын
thx abuukar mahdi
@banooda_3168
@banooda_3168 8 жыл бұрын
hhhhhhhh qof kasta waxeey leyihiin aniga ugu horeeyo oo dawadey qarsh maa la idinku siya
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 8 жыл бұрын
7:Am berito Shaqaa isugeyso 1:am waan sojedee Qooto qooto Darteed yab wlhi. Armaa Shaqada Berito si'Qoooto qooto ah leyga soo Ruqseyaa?😊
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 8 жыл бұрын
احب الله جل علmoshin hada kakento walacunaqabateyna anagana dan noma ah b/c Love aan kunahay bahashan sidaan usagalee 😂😂😂😂
@nimodiyar8927
@nimodiyar8927 8 жыл бұрын
Dr- Sihaam
@abuukarnuur4667
@abuukarnuur4667 7 жыл бұрын
Dr- Sihaam
@damaceey
@damaceey 7 жыл бұрын
xassan Aaden samatar baajeclaaan lahaay in qooto qooto sooogalo
@xaliimogoobad8647
@xaliimogoobad8647 7 жыл бұрын
damaceey ali
@qaalihussen2452
@qaalihussen2452 5 жыл бұрын
Det är inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att det är ju inte att
@yurubaanibishaar6198
@yurubaanibishaar6198 7 жыл бұрын
Omg farax murtiile jawanjuu iga dheh 😂👌🏻
@AyaanSaafi0fficial
@AyaanSaafi0fficial 7 жыл бұрын
viva laki iyo fadamina
@drkhadramuhudiin4638
@drkhadramuhudiin4638 8 жыл бұрын
👏👏👏👏👍👍👍👍
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 8 жыл бұрын
Thanks abukar mahdi
@justcallmeabdi2474
@justcallmeabdi2474 7 жыл бұрын
caadi Ma ahan jilayaasha qotoqooto
@lakiwadani6438
@lakiwadani6438 8 жыл бұрын
amiiina muuse wlh waa kula ooyey hindi maa wax noo galeen faarax murtilaa ku heestaa aniga iyo maraakibtisa 😅😅😅
@befablous2784
@befablous2784 8 жыл бұрын
kkkkk Fadumina sanaa gurigeena magooo howla taalaa 😂😂
@زهرةالحارثي
@زهرةالحارثي 8 жыл бұрын
Be Fablous 😂😂😂😂
@zeynamohammed2053
@zeynamohammed2053 7 жыл бұрын
Adeer abow Ku lahaa owkoobe kkkkk
@faizanboy7959
@faizanboy7959 7 жыл бұрын
queenta tlaaahi aamino muse ilma ka keenty kkkk Viiva tasha
@munanoorcadererkauroon2491
@munanoorcadererkauroon2491 8 жыл бұрын
caay badnaa naag maertay faa ido malaha
@bullogardaro1438
@bullogardaro1438 7 жыл бұрын
the best actor fadumina
@leemk5452
@leemk5452 8 жыл бұрын
Mahadsanid abukar Mahdi lkn isbuuc kaamil sugnaa last week qooto qooto noogu dhameyseen
@shaniina17maryanrun48
@shaniina17maryanrun48 7 жыл бұрын
queen taasha eey waaye wallahi 😂😂😂
@nasriinahussein7367
@nasriinahussein7367 8 жыл бұрын
happy qalifa ku daraa plz
@salmuunisalmuuni5687
@salmuunisalmuuni5687 8 жыл бұрын
abukar mahdi thanks bro
@samsamciise4592
@samsamciise4592 7 жыл бұрын
Filimadaan waagi hore ineey suubshaaneey eheed, qiyaamada soomaalidaan ka baran lahaa, qayaamo socoto waaye ayagoo dhamaan,
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi plz plz plz plz and plz asbuuc dambe hanaga soo daahin
@saneegbardhere9841
@saneegbardhere9841 8 жыл бұрын
qooto qooto ma moodaa in xikmadii ku sii yaraanay cawa dawaday hal mar ma qoslin mise ana farxadii igu yaraatay qaboobaha dartii hhhh
@fahimaowseed2820
@fahimaowseed2820 8 жыл бұрын
Farxadii ayaa kugu yaraatay hhhhhhhhh
@sanayaandrodrakushiandarna7424
@sanayaandrodrakushiandarna7424 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk fadumina Walhi so funny ferta iga xanuunjisay Talhi
@sanayaandrodrakushiandarna7424
@sanayaandrodrakushiandarna7424 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Farax muurtile very funny walhi
@qaadiriyachannel1214
@qaadiriyachannel1214 8 жыл бұрын
kan feynuus Shukaansado iyo faadumiina waan ku heystaa😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 22 HD
56:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 469 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН
waan ku furry iga har gabar cadaado
33:54
nuurto cali
Рет қаралды 848
XAYAT MAXA NAKALA QABSADAY
7:25
Zamzam taem 22
Рет қаралды 828
Dr Cabdillaahi Sh. Maxamed Cismaan.
59:44
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 3,3 М.
Part 2 | Noor & Nancy’s Engagement 12-10-2024
43:03
W.H. Events Live
Рет қаралды 568
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 24 HD
1:02:12
Abukar Mahdi
Рет қаралды 604 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН