RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 22 HD

  Рет қаралды 468,622

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 892
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
ASXAABTEYDA QAALIGA AH SOO DHOWAADA HEEEE CAAWA YAA UGU HOREEYA COMENTIGA KOLEEY QAAR BADAN BAA SII DHEX HURDA QOLKA KKKKKKKKKKKKKK WAN IDIN JECLAHAY ASXAABTEYDA YOUTUBKA DHIIRI GILINTIINA AYAAN KU SHAQEEYNAA OO II FARXAD AH NOOLAADA
@abdallahhersi4007
@abdallahhersi4007 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi anaa ugu horeeya
@Imraan53
@Imraan53 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi ani runtaa iska sheegaa 5 qof Aa IGA so horeysay hal mar oo banaanka aaday Aa let gaaday hhhhhhhhhhh
@shrtamng2294
@shrtamng2294 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi anaaa ugu horeeeyay bro
@hajjiyuusufmohamed789
@hajjiyuusufmohamed789 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi sxp waad mhdsnthy hda leeba soo galay ciyowba 20 comment kulahaaaaa cajaaib wlhi
@qalbi.uron.channel
@qalbi.uron.channel 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi wan dhaw nahay abwaane 👍
@legendmah8205
@legendmah8205 7 жыл бұрын
👏👏👏good QOOTO QOOTO
@ruqiyohassan490
@ruqiyohassan490 7 жыл бұрын
Ahmed Rasta adna maku heysata
@aryuraalaguyiri4214
@aryuraalaguyiri4214 7 жыл бұрын
hhhhhhhh adna ma daawadaaa ahmedoow wax soo jeedo ma yara
@samiiraabdulahihaji1202
@samiiraabdulahihaji1202 7 жыл бұрын
Ahmed Rasta Fanankeena Welcome to Qooto qooto
@haniabdullahi2548
@haniabdullahi2548 7 жыл бұрын
caadi maha wan kahelay ruwayadan
@officialhusni
@officialhusni 7 жыл бұрын
Ahmed Rasta I love you
@monetaalwaax4723
@monetaalwaax4723 7 жыл бұрын
the best ever episode# laki xaji iyo fanus sheikh dahir 'Amina dhool &shaxshaxleey "jilayaal qatara ruwayada la'aantod abar /Laki sonoqosho wanagsan ruwayada cusubadedi aya tahay hakabixin mardanbee 😍😍😍😍😍😍🖒🖒🖒🖒🖒
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 7 жыл бұрын
waban dalay san u radinayey 22 viva rer uk qoto qoto 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
xamdi midgan ku fan waliga maka helinoo mcnto qooto qooto wlhi ilmahaaba laga celin la.yahy 😁😁😁😁😁 😘😘😘😘😘
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar haa qali waan ku haysta xita ku wi la sodhafay ayaan ku ceshada wlhi viva reer qoto 👄👄👄👄👄👄👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💋💋💋💋
@dausbaqayo1397
@dausbaqayo1397 7 жыл бұрын
xamdi midgan ku fan waliga walashay waa runtaa xerta UK ayaa shidan
@ayuubabdirahman7326
@ayuubabdirahman7326 7 жыл бұрын
xamdi midgan ku fan waliga subject sii nooh abuukar mahdi pig
@hrggegrf2687
@hrggegrf2687 7 жыл бұрын
ayuub Abdirahman werrx
@buurnasare4026
@buurnasare4026 7 жыл бұрын
dad youtube sariir utaal 32 daqiiqo 100 comment 😂😂😂😂
@zahrafardax5154
@zahrafardax5154 7 жыл бұрын
Buurna Sare hhhhhhh.
@aryuraalaguyiri4214
@aryuraalaguyiri4214 7 жыл бұрын
weyba iga yaabsheeen
@buurnasare4026
@buurnasare4026 7 жыл бұрын
gabadha geeesxiidh intuu arkay waaba kala kaane waaba kala kaane murtiile wax kale weeye 😅😅😅😅
@raxoluulmuse4815
@raxoluulmuse4815 7 жыл бұрын
Buurna Sare Maxamed alta
@raxoluulmuse4815
@raxoluulmuse4815 7 жыл бұрын
Salaamay
@sahalcj2094
@sahalcj2094 7 жыл бұрын
cwaa dhanaan sugayay shukran abukar mahdi 👌👌👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏
@dhaqaalekaabofficial8714
@dhaqaalekaabofficial8714 7 жыл бұрын
Subxanallah ilaahoow na astur adaa weyne bal day dumarkaan waaweyne xaya dayska ah xage xishoodkii ka maray rabbi imaanka ha ku soo celiyo
@queenayah7769
@queenayah7769 7 жыл бұрын
Hada leeba lasoo geliyey ruwaayaddee goormee 27 comments & 136 viewes noqon laheyd, ma laha qaar ba dhex seexda KZbin ka😂😂😂😂😂😂😂 anyway part 22 wn wada sugeynay thanks guys.
@allamaganilkacase204
@allamaganilkacase204 7 жыл бұрын
Ayan Abdi Hashi hhhhhhhhhhh way kasoo dhextoosaanba
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 7 жыл бұрын
Ayan Abdi Hashi kk sexasho majirto abayo cawa lagabama dhargayo qoto qoto ☝☝☝👏👏👏👏👏👏💚💜💚💚💜💚
@sihamhassan7131
@sihamhassan7131 7 жыл бұрын
kkkk addict aalagu noqde ruwaayada abaa lolz
@ahmeddahir2298
@ahmeddahir2298 7 жыл бұрын
Ayan Abdi Hashi hhhhh waa sheeko kale markaaa
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 kaakici khawad kooda cunoyin halkay ugu dhex luloden
@ramlohaji8120
@ramlohaji8120 7 жыл бұрын
kamaalu diin iyo laki timahaagaada moodaa caday oday tuuray 😀😀😀😀 iyo qeybta faarax murtiile waa Kala kaan gabadha 👌👌👌👌 iyo qeybta u dambeyse amino dhool iyo xuseen shire 👏👏👏👏👏💟💟💟💟 so sweet abukar mahdi thanks yaaqeey
@muniraabdi5484
@muniraabdi5484 7 жыл бұрын
cawa way shidantahy qooto qooto mahadsanid mahdi Abukar
@buubiomar8470
@buubiomar8470 7 жыл бұрын
wara somaaley ay iso dhacday ba 1000 coment iga horeya iga taka
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Aaamina dhool naag adag iga dheh 😂😂😂😂😂
@edilhassan7542
@edilhassan7542 7 жыл бұрын
welcome back laki...we also need fatima miina ...i have read the comments and most the oeople are asking the stars of qooto qooto laki and fatima..well done ladies.
@qalinlecadde.5543
@qalinlecadde.5543 7 жыл бұрын
Nice,xaqiiqdii waan kuhaystaa ruwaayada qooto qooto maba kadaalaba inta badan,laki iyo fadumiina iyo waliba dhool,thnx abuukar mahdi dadaalka halkaa kasii wada.
@almisplays4791
@almisplays4791 7 жыл бұрын
Masha Allah Thank you for the excellent entertainment!!!!
@cawilcabdi7161
@cawilcabdi7161 7 жыл бұрын
thanks abukar mahdi iyo dhamaan reer qooto qooto
@maidaali7196
@maidaali7196 7 жыл бұрын
waaw super beey aheed Thanks Abukar Mahdi iyo koxda qooto qooto
@grdaudabdi2506
@grdaudabdi2506 7 жыл бұрын
ruwayada qoto qoto waa ruwayada kaliya ee ah ruwaayad nool oo xidhiidh la leh hab nololeedkeena in badan inaga mida dadaal badan iyo juhdi badan ayaa la galiyay ka muuqda ruwaayada mahadsanid abukar iyo dhman jiliyasha ruwyda hadii dadaalka aan lagaabin waxay badali doontaa musalsalaadka guryahena warerin e aan ina xidhiidh inala wadagin
@abdallahhersi4007
@abdallahhersi4007 7 жыл бұрын
Soo dhowaada reer qooto qooto
@faatimaabdow8329
@faatimaabdow8329 7 жыл бұрын
thanka abuukar mahdi laki she is back thank u laki la aan teeda manuuraayo qootoqooto
@samiixasiman4189
@samiixasiman4189 5 жыл бұрын
Amiin dhool iyo laki xaji xuseen shire wan idin xisaay abukar mhd thnks wlhi maba ka dalo qoto qoto
@ayaansandhool368
@ayaansandhool368 7 жыл бұрын
waaaaaw kal iyo laaab laki iyo aamino dhool waaa uxiisay waaan kudili leyma taabto thnks abukar inbdn huuno farxad ku nolow
@abdulkaderossoble9211
@abdulkaderossoble9211 7 жыл бұрын
mahadsanid Abuuker Mahdi iyo dhamaan jilayaasha qooto qooto.....
@musratabshir1376
@musratabshir1376 7 жыл бұрын
nice riwaayad abuukar mahdi mahadsanid wll
@armaannuur2810
@armaannuur2810 7 жыл бұрын
Waa wareey caawa faniin cusub ayaa kusoo dartay ubukar mahdi Thanks bro
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Walaahi comments ka waa iska bixisiin lee sideed ku wada daawateen haday soo dhacdaye intaanoo comments .... Comments ka waa lagu tartamooyaa.. waligay first ma noqon plus cawa off ayaan ahaa.. ku dhufo markaan is iri 1,500 views ,200 likes iyo 150 comments... salaamaad😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲
@xamdiaden2376
@xamdiaden2376 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh
@xalimaxulka3053
@xalimaxulka3053 7 жыл бұрын
xurriyo16
@xalimaxulka3053
@xalimaxulka3053 7 жыл бұрын
xurriyo16
@cmeggeh6259
@cmeggeh6259 7 жыл бұрын
xurriyo16 😂😂😂😃😃😃😃
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂💋😜😜😜😜😜😜😜👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩😁😁😁😁😁😁😁😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 7 жыл бұрын
So amazing
@faizacutie2144
@faizacutie2144 7 жыл бұрын
away fadumina 😥
@hamditime5267
@hamditime5267 7 жыл бұрын
abuker Mahdi waa salamantahay walal thank you for you make us happy ii nolow walalkey
@xidigtawartanabada3145
@xidigtawartanabada3145 7 жыл бұрын
Dadkan yutupe mey qoxoti kuyihin aniga wanyabe viva qoto qoto mahdsanidin dhamantin keep going up
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 7 жыл бұрын
amino dhool wale waa balaayo lobahan yahy liki xaji na waa timid welcome back
@queencalwiyah135
@queencalwiyah135 7 жыл бұрын
mhdsanid wllkayga mcn Abuukar mahdi
@Amuula
@Amuula 7 жыл бұрын
ruwayada qooto qooto waan ku xiranahay qeyb kasta aad beey ino cajabisay 💜💛💚 abuukar mahdi adiga iyo fanaaniinta jilaaya riwayada waan idin kaga mahad celinayaa
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 жыл бұрын
Abukar sxb aad iyo aad ayaad u mahadsantahay runtii aad Ayaan u qosley , sxb thank you very much waana kaa gudooney erayadada wanaagsan sxb noolow thanks again....
@najmohaashi788
@najmohaashi788 7 жыл бұрын
caadi mahan qooto qooto thanks abukar mahdi
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Wlhi qooto qooto meel dheer aad iiga taal hospital dhaxdiisana inaa ku dhaxfiirsado waad igaarsiisay yac noolaada reeeer qooto qooto la.aantiin abaar 💋💋💋💋💋💋💋
@sooofisiman5982
@sooofisiman5982 7 жыл бұрын
asc abukar mahdi wallow gabdhaha isdagal san heshiisii waa fadumini iyo laki somali week seey iskugu dagaleen ilaa hada midba maraa bixiner see waye qotada cayarta kadaaya
@sooofisiman5982
@sooofisiman5982 7 жыл бұрын
midba maruu bixinaa tankaluu soo galinaa mx waye sidii dhiicilihii may is haruufoyaan
@sooofisiman5982
@sooofisiman5982 7 жыл бұрын
hada sheeko miini waala xiruuu kenay war gabdhaha heshiisiiya dad waawenuu alle inka dhigee haba mid hanooo bixininee
@fardoosocadeey6711
@fardoosocadeey6711 7 жыл бұрын
sooofi siman ex waye boojey kujiraan kuwan anagaa heshiisineyno ee hanaso waceen
@nawalcadey7484
@nawalcadey7484 7 жыл бұрын
sooofi siman sx sx sx sx safiyo lkn laki caaway way shidoosaaa waa u jiifaa lkn hala heshiisiiyo ama hanalooo sheego
@mumtazqalanjo3896
@mumtazqalanjo3896 7 жыл бұрын
sooofi siman kkkkkkk waaa sx
@ibraahimshakulyare3862
@ibraahimshakulyare3862 7 жыл бұрын
Laacaag laan iyo naag laaan wllee qooto qooto gacn uu tagay af soomali bay dhameeyeeN .......
@saidoilyas5891
@saidoilyas5891 7 жыл бұрын
I love qooto qooto wlhi waan dharara inta laga soo galinaayo KZbin
@ayaankoran7427
@ayaankoran7427 7 жыл бұрын
Hadaan soo dhacay anigu waa layga horeye 😘
@salmaqodoowsalmaqodoow916
@salmaqodoowsalmaqodoow916 7 жыл бұрын
qoto qotoo waaa iga qoslisen wlhi laki caadi mahan filimkan laki iyo fadumina iyo waxa ugu mcn farah murtiile waxan jclhy
@hawomohamed4296
@hawomohamed4296 7 жыл бұрын
thank reer qooto qooto riwayada cawada way shidantahay.
@hanishariif4325
@hanishariif4325 7 жыл бұрын
wah dad miyaa iga soo horeeyay
@OneState_277
@OneState_277 7 жыл бұрын
Feynuush Sh Daahir Wajika Bambas Mee U Mariyeen Make_Up Gacmaha Iyo Qoorta Ha La Mariyo 😂😂😂😂 Besta Qooto Qooto👍👍👍👍👌👏👏👏👏💖
@hibaqderossietlahassan4058
@hibaqderossietlahassan4058 7 жыл бұрын
hiaghasn
@fartuuncabdi937
@fartuuncabdi937 7 жыл бұрын
alla berka saan uqosleyey ayaan daley wlhi waan kuhestah reer hargeysah caadi mahan fani waaye qebtaan ayaan sifican uqoslah
@safahassanhasan7893
@safahassanhasan7893 7 жыл бұрын
i love this riwaayad
@farhiyadiriye5891
@farhiyadiriye5891 7 жыл бұрын
Waaaw. Laki. Waa. Ka. Baxsaday. Qooto qooto. Hadaa. Waaba. Ka. Jirey san.musalada. Ladaawado. 🌹🌹
@bakarabdirisaqmohamed8237
@bakarabdirisaqmohamed8237 7 жыл бұрын
48seconds iyo 45Views meeshu dad ayaaba ilmaha ka biisha miyaa😂😂
@nimohaajiali2284
@nimohaajiali2284 7 жыл бұрын
First comment hhh
@mohamedkhalifa5094
@mohamedkhalifa5094 7 жыл бұрын
Nimo haaji Ali hhhh
@omarsscnl
@omarsscnl 7 жыл бұрын
waaaw qeybtaan caadi maaha inkastoo wali daahii lataageynyahey lkn caawa beelo bey aheyd thanks abukar Iyo all
@yahyenuur2886
@yahyenuur2886 7 жыл бұрын
👏👏👏abuukar mahdi qoto qooto soo gali aniza yareey iyo jekeey my pro✌✌✌
@hubihaji2358
@hubihaji2358 7 жыл бұрын
I love luki xaaji iyo ninkeeda labadaba jilayaal fiican waaye
@faankakamaheloasalreerqard5583
@faankakamaheloasalreerqard5583 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk walaahi qosolka aduunka Kamaaludiin maxoo dhahay Laki Xaaji waxaan ku raacay suuraha iyo is qaadqaadka been maaha anigaba suuraheeda yaan jeclahay kkkkkkkk viva Lakiyeey la aantaa abaar
@faisoahmed8012
@faisoahmed8012 7 жыл бұрын
waaaw mnsha alh beautiful nice song
@engabdirahmaanahmed7695
@engabdirahmaanahmed7695 7 жыл бұрын
intaa comments aqrinaaye wax yaabaha yabka bdn oo aan ku arkay ayaa ah (dad dhahaayo laki way soo labatay kkkk laki riwaayada kama aysan maqnayn ee boskeda ayaa wali ahaa )
@mesutahmett3900
@mesutahmett3900 7 жыл бұрын
waan aqaan nimay islaani kaligii dhashay waligii buu nacas ahaan jiray *faaarax murtiile point yadiisan jeclaha* 😂😂😂😂😂
@oskardesile394
@oskardesile394 7 жыл бұрын
Aamin dool aa ani kuheystaa🤣🤣 samacnaa waa maqleyse shufnaa waa arkeyse🔥😂👌🏻🇸🇴❤
@zakkamohamed284
@zakkamohamed284 6 жыл бұрын
Oskar Desile Amazon
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
lacagna Mahayo Naagna Mahayo Mr Koofile kkkkkk wa Dhibane lol
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo kkkkkkkkkkk lacagna ma hayo naagna ma hayo mr koofile halkaa qayli ruwayadda wa top cawa😍😍😍
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
xurriyo16 iga walle caawa wa Top Dharbaxasho arkayay week hore catara Baqash aheyd.lol
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo kkkkkk so true aamin dhool naag adag iga dheh xuseen shire wallee wuu ka orday bes iyada teesto iyo dharbaaxyo kkkkkkkk😂😂😂😂
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
xurriyo16 armaad adna dharbaxda kiii o Balaayo dhacdaa kkkkkk
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo kkkkkkkk war aniga hadduu ila guursado dharbaaxyaba kama gaaro murug iyo qar qaryaan isku darsanaa waa jar jarnaynaa ma hadli kari xitaa... wallee taa waa dhimasho😢😢😢😭😟😟😳😳
@ahmedyasin8001
@ahmedyasin8001 7 жыл бұрын
mudane abukar fadumina ka soo daaya xabsiga hadii kale filmku nuurimayo
@sumayogorod2162
@sumayogorod2162 7 жыл бұрын
waa ufdhiyyy mhdsanid inbdn
@Salma-Ibra
@Salma-Ibra 7 жыл бұрын
Thanks Abukar Mahdi...
@alimohammed-tx1md
@alimohammed-tx1md 7 жыл бұрын
caaawa waa bellisimo bravo abuukar mahdi👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👏👏👏👏👏👏👏❤💙❤💙💙💙💚💚💛💛💜💜💝💝💝💝👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌👍
@liimochannel8738
@liimochannel8738 7 жыл бұрын
wwwwww laki way kabaxsatay
@Dhamo1986
@Dhamo1986 7 жыл бұрын
Wowowowo laki wacays is back😍😍😍
@tabantabosimba5635
@tabantabosimba5635 7 жыл бұрын
laki abyo wllhi wa iga gadan tahay tllhi adi iyo amino iyo fadumina laki the one athe old wllhi wan ku amin sanahy
@talaseyabdi3503
@talaseyabdi3503 7 жыл бұрын
thanks Mr Abukar mahdi
@yaasmiinmahamed6410
@yaasmiinmahamed6410 7 жыл бұрын
subxaaan nagahan qaawan ee cawradooda baanaanka taallo imaanka alle haku soo celliyo
@zamzamloveyoungqueen77
@zamzamloveyoungqueen77 7 жыл бұрын
qooto qooto my favorite show
@anigaadiga6694
@anigaadiga6694 7 жыл бұрын
laki xaji waceeys good to see U
@AliAhmed-rq7wr
@AliAhmed-rq7wr 7 жыл бұрын
hadii leyga yelaayo amino dhool iyo laki ruwayada inta ka dhiman yaan lagu soo darin
@xaliimonuur1002
@xaliimonuur1002 7 жыл бұрын
ali yuusuf yaa lagaa dareemi aamino dhool iyo laki xaaji wxay udhikmaan 100 jilaayaal ah iyo fanaaniita maanta qooto qootana walahi waadumarkii ugu horeeyay iyo mama faaynuus shaxleey saaulasoco
@AliAhmed-rq7wr
@AliAhmed-rq7wr 7 жыл бұрын
Xaliimo Nuur fikirkeyga ha igu colaadin walaashey waxaan ula jeedo iyo waxaan kala jedo adon fahamey taw ha igu so dhihin walaashey intaas ha idhaafin pls
@rayaanruun9568
@rayaanruun9568 7 жыл бұрын
Ali yusuf inta dhihi rabay waba dhahday labadas aba nacay
@allamaganilkacase204
@allamaganilkacase204 7 жыл бұрын
Ali yusuf why
@AliAhmed-rq7wr
@AliAhmed-rq7wr 7 жыл бұрын
Sakariye Ahmed sxbow sidey ila tahay jiliinkida ilama wanaagsano
@abdikabeahmed6742
@abdikabeahmed6742 7 жыл бұрын
calool puurtaan Amina dhool yaanpa riwayada dhan u nacay
@yaxyoowhee7016
@yaxyoowhee7016 7 жыл бұрын
kooxaha riwaayada kooxdan iyo kuwa muqdishaa ugu shidan hhhhhhh caaawa top waaye
@saarah4543
@saarah4543 7 жыл бұрын
abukar mahdi gacanta alle kaama gooyo qooto qooto noolada
@fardosaabdi9540
@fardosaabdi9540 7 жыл бұрын
thank you abukar Mahdi
@fardowsoabdimohamud9501
@fardowsoabdimohamud9501 7 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍💞👍👍👍👍👍👍💝Abukar Mahdi mahadsanid wall
@umuashraf2031
@umuashraf2031 7 жыл бұрын
cawada anaa ugu horeeyo
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 7 жыл бұрын
waad ka baxsatay abuukar mu alif aan caadi ahayn ayaa tahay kolay ani waa kahelay qaabkay u socoto maansha alaah waxaan fikir kugu darsanayaa hablaha yar yar ee ciyaal iskuulka ah waa la khiyaamaa waxaana lagu dhahaa waad qurxantahay hadhowna waa la xumeeyaa macnaha waad fahmaysaa marka laba hablood oo midna lakhiyaamay oo nustaqbalkeeda ka xumaaday iyo midna wax laga qaadi waayay oo nolosheedii ku najaxday oo ilaa heer jaamacad gaadhay soo matala tan la qiyaanayo queen tasha hanoqoto waayo waxay iska keeni kartaa oohin dhab ah go aankana idinkaa leh thank you
@princesalah8270
@princesalah8270 7 жыл бұрын
Abukar you're the best sxb
@abshiryare6491
@abshiryare6491 7 жыл бұрын
Walee riwayad ahaa nice qoto qoto
@sadiyiaddawe7986
@sadiyiaddawe7986 7 жыл бұрын
engineer abuukar tnx
@hamseosman7472
@hamseosman7472 7 жыл бұрын
Fadumina sheekh actor caawa wa halke
@fathiyaahmed5411
@fathiyaahmed5411 7 жыл бұрын
Acs Abukar anagaba waan ku jecelnahay ee sodhawaaw adigaba caawa cawo kale waaye
@jamiilomohamed3989
@jamiilomohamed3989 7 жыл бұрын
Well done hore usii soda we love fanaaniinta qooto qooto all
@buralebundid5605
@buralebundid5605 7 жыл бұрын
Jamiilo Mohamed love u bby
@leyloxassan4874
@leyloxassan4874 7 жыл бұрын
Afathiya Ahmed m
@leyloxassan4874
@leyloxassan4874 7 жыл бұрын
kk
@jeddahsaudi5065
@jeddahsaudi5065 7 жыл бұрын
Leylo Xassan
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 7 жыл бұрын
hhhhhhhh ciyaar jecel way maceeyeen NYC dharbaaxo naag nool amina dhool axxx😂😂
@haniwarsame4831
@haniwarsame4831 7 жыл бұрын
haye
@ubahelmi2169
@ubahelmi2169 7 жыл бұрын
samiira moha i
@ismahaanmooto
@ismahaanmooto 7 жыл бұрын
wwwww abukar mahdi thnks
@ahmedyasin8001
@ahmedyasin8001 7 жыл бұрын
qooto qooto waxaa ugu shidan faraax murtile ,fadumiinan iyo quennataasha
@motivation2558
@motivation2558 7 жыл бұрын
Thanks Abuukar hadaan raadinayey meel aan ka daawado e
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 7 жыл бұрын
anu shaxshaxlay baan ku heystaa
@xidigareerkaraanwiilkauwas5185
@xidigareerkaraanwiilkauwas5185 7 жыл бұрын
wan ku salamay my brother ahmed rasta
@jaliyamaxamedibrahimibrahi6494
@jaliyamaxamedibrahimibrahi6494 7 жыл бұрын
masha Allah illehey ahanoo dayo
@umaradwa6182
@umaradwa6182 7 жыл бұрын
waad mahadsanid reer qootoo qoootoo
@fatumahassan8382
@fatumahassan8382 7 жыл бұрын
WAH WAH WAH MAXAA WAXAAN IS DHAHAYAY ADAA U HOREEYA MAXAA SAAN. SOOMAALI INDHO ADKAA SEEEEEEEE IIGA HORMARTEEN 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@shaadiyaomar3820
@shaadiyaomar3820 7 жыл бұрын
Bahda qooto qooto mahadsanidiin 👏🏻👏🏻👏🏻
@mohamedbashir850
@mohamedbashir850 7 жыл бұрын
KZbin waxa u nacay qofkii ugu horeeyey oo comment so qoray kir dheh
@ahmedmohamedhussein3605
@ahmedmohamedhussein3605 7 жыл бұрын
kkkkk
@sahrakahiye111
@sahrakahiye111 7 жыл бұрын
waxaan arkay inta qof daawatay xadigey la egtahay iyo inta comments riwaayadu waa wax loo baahan yahay maskaxdii ka danbaysay thank a burka mahdi
@adnahassan4471
@adnahassan4471 7 жыл бұрын
abukar wllkey qaali aad baan kuu salaamy
@basrabasrabuulay4044
@basrabasrabuulay4044 7 жыл бұрын
soo badiya muqalka ruwayada
@maandeeq9106
@maandeeq9106 7 жыл бұрын
qooto qooto hadaleba so nurtay well done 💃💃💃💃
@ubahhaji9141
@ubahhaji9141 7 жыл бұрын
abukar mahdi tnx abowe
@ubahabdullahimohamoud7918
@ubahabdullahimohamoud7918 7 жыл бұрын
waaaw waxbaaa kadhacay 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏👏 very nice
@ruksana578
@ruksana578 7 жыл бұрын
qotoqoto caawo le ugu shidantahy fadumina le kamaqan
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 23 HD
46:54
Abukar Mahdi
Рет қаралды 354 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 20 HD
53:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 330 М.
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 13 МЛН
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 29 HD
50:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 532 М.
Sheeko Gaaban----Sodoh Sariig Beeshay Part 1
40:34
Goobe Video Production
Рет қаралды 835 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 31 FULL  HD
49:33
Abukar Mahdi
Рет қаралды 418 М.
SHEEKOOYIN CUSUB GOOS GOOS AH QOOTO QOOTO HOLLYWOOD QOSOL
17:33
Abukar Mahdi
Рет қаралды 968 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD  PART 1 HD
31:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 375 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 14
36:10
Universal Somali TV
Рет қаралды 35 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 15 HD
1:15:21
Abukar Mahdi
Рет қаралды 528 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 21 HD
56:20
Abukar Mahdi
Рет қаралды 285 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 1
43:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 473 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTA 2AAD PART 12 HD
48:33
Abukar Mahdi
Рет қаралды 307 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 46 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 13 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 962 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,4 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,6 МЛН