RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 30 THE END DHAMAAD HD

  Рет қаралды 326,449

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 1 200
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
BYE BYE RIWAYADA QOOTO QOOTO WEY DHAMAATAY. LAAKIIN WALAAHI CALOOSHAA I HUROOSO WAAYO RIWAAYADA QOOTO QOOTO WAXEEY II SAMEEYSAY INTAAN OO WALAALO AH OO MAR KASTO ILA SOO XARIIRA. WAAN IDIIN DARSAN DOONAA WAAN IDIIN XIISI DOONAA . WAXAAN IDIIN BALAN QAADEYNAA IN SIDA UGU DHAQSAHA BADAN AAN U SAMEYNO PART 2 QOOTO QOOTO.. LAAKIIN XISAABTA KU DARSADA RAMADAAN BISHI BARAKEESNEYD AYAA SOO DHOW MARKA HADAAN HADA BILOOWNO WEY IDINKA KALA GO,EEYSAA MARKAAN CIIDNO IYO RIWAAYAD CUSUB OO CAADI AHEYN INSHA ALLAAH WAXAAN SAMEYNAYAA TIRO KOOB WADANKA UGU BADAN EE RIWAYADA LAGA DAAWADO FADLAN SOO QOR WADANKAD KU NOOSHAHAY FADLAN . THANKS WALAALAYAAL NOOLAADA.
@ikramabdullahi4315
@ikramabdullahi4315 7 жыл бұрын
Germany 🇩🇪
@saidahussein260
@saidahussein260 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi😭😭😭😭
@nouradinabdi6322
@nouradinabdi6322 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi aad ayaan uga xumahay inay dhamaato
@shandhaaninasaid2548
@shandhaaninasaid2548 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi kenya
@kafiyachannel3402
@kafiyachannel3402 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi mahadsanid walal wana la sugeynaa bacdal ciid insha Allah mid cusub wadanka Sweden
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 7 жыл бұрын
waan dhax fadhiyey hadana 4 afar qof ayaa iga horeyey kkkk lakin like 1 hal qof aya iga horeyey inta iga dan baysa like igu cawiya kk cawa un ayan sugay cawana afar 4 qof ayaa iga hor maray 😎😎😎😎😎😍😍😍😍😎😎😍
@umu_maankamoha1926
@umu_maankamoha1926 7 жыл бұрын
xamdi midgan ku fan waliga ani cawa dha n sugayay net xumo lee laiga hormaray
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 7 жыл бұрын
Nasra mohamed waan oga inad cawa ila dharsaned wll qali sori ani xita 4 aya iga hormaray lakin like 1 qof aya iga horeyey
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
xamdi midgan ku fan waliga waaa kuu saraay epooww😘 ee ii dhiib lacagta ileen waa zhaqeystee😀😀😀
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*xamdi midgan ku fan waliga* kufaan weliga waxaa tahay🖒🖒 🏆🏅geesiyad🖒🖒
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*Ibraahim Shakul Yare* 😂😂😂adiga & rer qooto qooto waan idiin xiiso dona😂😂
@buujagabadhacajiinkagaadob4621
@buujagabadhacajiinkagaadob4621 7 жыл бұрын
wlhi cawa waaan kaa XumahaY Abukar Mahdi legend Nin culus Ina naga tagto Xanuuuun waaaaye lkn cawa aniyaaa xaq u leh intaaaan IGA dhambeyso like taaaa isaaaara cawa dhan dhax jiiiiife
@buujagabadhacajiinkagaadob4621
@buujagabadhacajiinkagaadob4621 7 жыл бұрын
macsalaamo intaan meshaan kuu kulmi JirnaaaY 😃😃😃😃
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
thanks sis bahja
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*Abukar Mahdi* walaalo _ramadanta_ bishaa barakesan plss tartan diiniya noo qabo aynu ku kala faaiidesano dhamaantenba.
@buujagabadhacajiinkagaadob4621
@buujagabadhacajiinkagaadob4621 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi anytime MadaxtooYO Abukar Mahdi walagu xiisi dona farxad kuuu nolow Ina Abti wax kale waka Suugi dona🙌🙌🙌🙌
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
insha allaah walaal thanks jazaakalaah qeyr
@hopeandhappy4433
@hopeandhappy4433 7 жыл бұрын
Waxan ku farxsanahy inan caawa noqdo qofki ugu hor dawaday ruwayada ilaa 30m kahor ban channel ka abukar ku jiray si usan idhafin first view gu aahey.😄
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
hope ma hubtaa sis kkkkkkkkkkkkkkkkk
@hopeandhappy4433
@hopeandhappy4433 7 жыл бұрын
haahey
@baynuuncali6350
@baynuuncali6350 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi wll wakugay cawa ban u sexdy mesha cwana waa la iga helay cml
@ahmedmohamedjama5930
@ahmedmohamedjama5930 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi Maxaad usoo diraysaaan yarta waydhexseexataye
@ubahmohamud1429
@ubahmohamud1429 7 жыл бұрын
hope and happy
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
30ka Qaybood waxaa ugu fcnaa intii ay Nasteexo indho kusoo biirtay Viva indho Noolow wxn u ahay taageero buuxa
@mohamedsaraaxa3821
@mohamedsaraaxa3821 7 жыл бұрын
mr gadaal ka daawade ani maahinoo heee like niyada iigu dhiza azxpta bro abukar mahdi qof uga danbeeyo mxa uhayzaa 😂😂😂
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620 7 жыл бұрын
Codsi: walaal waxaan kaa codsanaynaa inaad samayso barnaamij dadka abaaraha ku habsatey loogu gargaarayo waayo waa meesha ugu shacbiyada badan youtupka wax fiican baan qaban karnaa hadaad ka heshay barnaamijka abaaraha loogu gargaarayo like taabo Mahadsanidiin
@xasanmdhere7801
@xasanmdhere7801 7 жыл бұрын
Mr abukar mahdi waxaan ka codsanayaa in uu isbuuci 2 jeer ka dhigo dr qooto qooto jimco ka jimco aad bay noogu fog tahay thnks i loved dr qooto qooto❤
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
ok sxb waan ku dadaaleynaa thanks
@zosihabi1478
@zosihabi1478 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi wilka Khalid wa uxiisi dona
@nadifoabdi1206
@nadifoabdi1206 7 жыл бұрын
Xasan Yare in km
@ibrahimismail7608
@ibrahimismail7608 7 жыл бұрын
Xasan Yare kkkk tanaba oogu dambeyso bro weydhamaatay qootoqooto
@xasanmdhere7801
@xasanmdhere7801 7 жыл бұрын
Kkk ma anigaa ba yaa bin sxbow in isbici 2 jer laga dhiga ba codsanaye lkn qayba dhamaday u iska so jaray abwanka
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
💖❤waaxaan xusaaya cawaa💖❤riwaayadii ii bartaay siida xalimoyiiinka💖❤beenta logu shukamiiyoo💖❤wan idiin xiisii doona💖❤Qooto Qootoyy💖❤ 💖❤lkn aniga hada lay yapaa❤💖xalimoyiinkii an qooto qoto ku shukaminayay💖❤inaay kale yacaan aa kaa baqaa💖❤.abubakar ..masuul saraaw big xushmaad💖❤wllky rumaad xiis xisaab laa'aan 💖❤😍
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*Ibraahim Shakul Yare* see cml 😲😲
@faatimaabdow8329
@faatimaabdow8329 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare kkkkkkk
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
lol lool dee erayo an qooto qoto ka zoo maqllo aa ku zhukamiin jiraay😀😀
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Faatima Abdow 🙈🙈 way igu taganthy cawaa😄
@muniramahamud9876
@muniramahamud9876 7 жыл бұрын
wanyabaye kursiyada sidaad ugufadhiseen wajabiseen kkk
@aidarusmohamed877
@aidarusmohamed877 7 жыл бұрын
Maalin walbaa waxaan arkaa dad badan oo leh Like ii saara bal anna like ii saara oo igu sharfa maadaama ay tahay xalaqaddii ugu dambaysay ee Qooto Qooto
@somaliqn3107
@somaliqn3107 7 жыл бұрын
War dadkaan intee ka imaden yaahu Cawa dhana sugaye 35qof aa waa so tagantihin lee caawa waa habenki ugu dambeye maxa iga qalayn waysen any way inta iga dambaysa plz ii like greya niyada an ku dhiste
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 7 жыл бұрын
Cawa habenki ugudanbeya qotoqoto iyo 30 haben o habena kow galin 😭😭😭😭😭😭😭 bal cawa like halaygu abal mariyo waxkale wa waye 🙄🙄🙄🙄🙄😊😂😂😂😂😂
@umuxamnachannel7745
@umuxamnachannel7745 7 жыл бұрын
aboow Masha Allah abukar mahdi thanks wallkey qaaliya xalay waa hurday asaxabey intii iga danbeyso like ha Ii saarto
@MohamedAli-nr3hv
@MohamedAli-nr3hv 5 жыл бұрын
Asc
@qalanjoluul2445
@qalanjoluul2445 7 жыл бұрын
wow hada so dhacay inta iga dambeyso like ha iga baqilinaaa hala isa ro 44 ayaa iga horeso
@salemo12
@salemo12 7 жыл бұрын
l am looking forward to see qooto qooto part 2 how wonderful it was qooto qooto part one, salaan Naga godoma sidaad u wada dhantihin group qooto thank you so much walaal waa ni jeclahay thanks.
@saciidaladan5070
@saciidaladan5070 7 жыл бұрын
abuukar mahdi maashallah wlh qalbigayga ogeyd sxbow saasaa roon bacdal ramadaan inshallah waxaan u mahadcelinaayaa dhamaan shaqaalaha universal oouheelan Mar walba inay naqanciyaan maqasuudna naga dhigaan waxaan kaloo mahadgaar ah udiraayaa dhamaan fanaantii kaqaybqaadatay gaar ahaan laki xaaji wacays aamino dhool faarax murtiile shaxshaxley faynuus sh/daahir iyo dhamaan intii kaqaybqaadatay waxaan kaga mahadcelinaa sida hagarlaaanta ahayd ee aad uga qaybqaadatay barnaamijkii qad maalin quudi walaalkaa oo kadhacay dalka uganda adiga iyo shaqaalaha universal eeugandha qaabilsan thanks alot
@mudanaanbadan5848
@mudanaanbadan5848 7 жыл бұрын
hadaa Pakistan ka fiirsaneesid Like iisaara please because waa wadanka dunida Ugu jclhy inshallah waan tagi doonaa hduu Alle ii qadaro
@abdifatahtahir0915
@abdifatahtahir0915 7 жыл бұрын
waan ku kalsonahay waalidkey i love my parents India ayaan kadawanaynaa
@abdiasisabdalle8292
@abdiasisabdalle8292 7 жыл бұрын
soo dhawoow pakistan
@mudanaanbadan5848
@mudanaanbadan5848 7 жыл бұрын
mhdsndiin love you Pakistan
@abdiasisabdalle8292
@abdiasisabdalle8292 7 жыл бұрын
adi xagee joogtaa
@mudanaanbadan5848
@mudanaanbadan5848 7 жыл бұрын
Kenya
@deeqsiad8880
@deeqsiad8880 7 жыл бұрын
nasteexo indho ujeclahy qooto qooto
@sahalcj2094
@sahalcj2094 7 жыл бұрын
waaan ku taxanahy wana uxisi dona qoto qto abukar mahdi and dhamaan fananita waaa mahadsan tihiin insha allah waan isku soolabanaynaah 👍👍👍👍👏👏👏
@waajiraajacel7801
@waajiraajacel7801 7 жыл бұрын
aad baan uugu mahadcelinayaa dhamaan sxbta qooto qooto fanaaniinta universal tv iyo Macalinka ween ee qooto qooto abuukar mahdi Waxaan sugeynaa mid lamida aan ladhacno we love qooto qooto wlhi ♥♥♥♥
@abascade2479
@abascade2479 7 жыл бұрын
waxaa iaga horeesay 231 comments hadaa IGA dambeesid waaba IGA dbeesaahee like ta igu qabo😂
@raxoroozi1435
@raxoroozi1435 7 жыл бұрын
Omg wllhy waka xumahay waxan ahay inta ku xiran lkn comentiga maso galin waligy 1and30 waa dawaday musasal jimcaha iso galuu ahaa tnx abukar mahdi Qaypta kle wa sugyna 😂😂😂😂
@abdihassan2504
@abdihassan2504 7 жыл бұрын
Salaan qaali ah walalahey Somaliyeed meel walba ay jogaan. Salaan kadib waxaa inoo balan ah inagoo caafimad qabno Ciida Inshallah.
@wllkaahargeysawi17
@wllkaahargeysawi17 7 жыл бұрын
aad baad ugu mahad santahay abukar mahdi ruwaayadan qaaliga ah dhamaan jilaayasha well done we can't wait qooto part 2 thankz again
@lenarmaxwell5385
@lenarmaxwell5385 7 жыл бұрын
inta bosaso qooto qooto ka fiirsata like isaara
@daganyuusuf4791
@daganyuusuf4791 7 жыл бұрын
aad baad u mahadsantahay bro abukar mahdi qooto qooto waan u xiisi doonaa wa ilhan sabriye kenya joogto
@caaishacuud6447
@caaishacuud6447 7 жыл бұрын
oo hada madhamaatay I like it qooto qooto iyo abuukar mahdi waan kuu xiisi donaa 💖💖💖💖💖💖💖👍👍👍👍👍👍👍👍
@gamerstylelol4945
@gamerstylelol4945 7 жыл бұрын
MashaAllah I really love it thanks dhaman inta jishay ilahay ha idin xifdiyo
@cimraancadde9178
@cimraancadde9178 7 жыл бұрын
ani wan ugu dambeya ee like isara
@mohamediimaan9014
@mohamediimaan9014 7 жыл бұрын
asxaabey hambalyada aan iska arkee igu deeqa please
@hamdinuur8375
@hamdinuur8375 7 жыл бұрын
Aad ayaan ugu enjoyed garaynay film taxanaha ee qootoqooti keep up the good work thanks all of you qooto qooto group
@Kalaqeybi
@Kalaqeybi 7 жыл бұрын
hi from America love this ruwayad very much.
@maryamamoalem1284
@maryamamoalem1284 7 жыл бұрын
waaku heystaa wlhi riwayadaan mahadsanidiin dhamantiin 😘😘😘
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Nafarkii ugu danbeeyey Ee daaawada Caawa waa Aniga 02:38Am Time Europe Yaa igu haysta jaalayaal Wanan ka xumay dhamadka riwayadan aadka u Xiisaha badan kolay inkasta Oo aan daawado Ciyaalka Danbe Ee Qaybta Somaliland Thankz #Abuukar_Mahdi Well done ✅
@ruweydaaxmed9780
@ruweydaaxmed9780 7 жыл бұрын
Mustafa Mo 😂😂😂😂 anaa kaa dambeeyo eee iga hor leexo kaalinta u dambeeso haygu qabsan
@osmanomar8334
@osmanomar8334 7 жыл бұрын
ana idinka si dambeya labadinaba ha idku tagnato lol
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Zxpyaal idinku saaka dawateen intii xalay dawateyanaa ugu danbeeyey 😂😂😂 Iga qaleeya kalinta ha iga cidhiidh saninee ❤️😂😂✊
@ruweydaaxmed9780
@ruweydaaxmed9780 7 жыл бұрын
Osman Omar 😂😂😂😂😂😂😂😂
@samiirkennedy8419
@samiirkennedy8419 7 жыл бұрын
mcha allah wlhi ruwaadayad cajiiba ayay ahaydna abukar mahdi thnkz ban ku leeyahy aad ban ugu xiisi doona daawashadeda
@mohamedhaaji6497
@mohamedhaaji6497 7 жыл бұрын
kkkk ar wey ugo shobtee nagta gacan wanaa
@fatmaali4968
@fatmaali4968 7 жыл бұрын
mahadsanid Abukar Mahdi mahad hakaa gaarto waana Ka sugaynaa rawaayada kale👏👏👏👏👌👌👌👍👍👍
@laylaaahmed3029
@laylaaahmed3029 7 жыл бұрын
faynuuuz shiq dahir loove u mama la aanta riwaayada cusbo ma le
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi 7 жыл бұрын
ani waxaan u xiisaya dadkii commentiga xaraabada ah qori jiray😜 reer qooto qooto salaan sharaf✋🖑🖐
@iftinchanneliftinchannel682
@iftinchanneliftinchannel682 7 жыл бұрын
thank you so much abuukar mahadi iyo all.qoota qoota ka qayqaatin abukar ilive usa machin state and I love so much qoota qoota
@kamilcali9953
@kamilcali9953 7 жыл бұрын
intii hore ayaaba xasud mudan qooto qooto one love💚💛❤💙 maxaan inbadan xusi donaa waxaan rajeenayaa groupka qooto qooto inaan maalin maalmaha kamid ah ku arki doono videos kale insha allah sidoo kale waxaan kaloon mahad gaar ah siinayaa tabiyaha barnaamijka #abukar_mahdi
@khadrahashim4085
@khadrahashim4085 7 жыл бұрын
aniga waxan joga wadanka jordan
@gaafuunyarehh14
@gaafuunyarehh14 7 жыл бұрын
qooto qooto managa dhamaday hada
@khadrahashim4085
@khadrahashim4085 7 жыл бұрын
Gaafuun yarehh iska samiir weey tagtaye dont worry be happy
@mohamedkeyton2998
@mohamedkeyton2998 7 жыл бұрын
khadra hashim qadra walal setahy sodawaw
@mohamedkeyton2998
@mohamedkeyton2998 7 жыл бұрын
khadra hashim wallal mcnto ilaso xiriiir please
@khadrahashim4085
@khadrahashim4085 7 жыл бұрын
Thank you hazard mohamed
@amaalarahmaan2711
@amaalarahmaan2711 7 жыл бұрын
alle maxaan u xiisi doonaa shaxshaxley iyo faynuus alle ha idn xafido
@hussein7504
@hussein7504 7 жыл бұрын
Canada ayaa ka dawaan jiray... waan tabi donnaa muddada dheer ee aad ka maqnaan doontaad masraxa... Waxaan aad ugu jeclaay jilayaasha Indho, laki iyo 2 maamo ee aadka xaraarada u leh shax shaxley iyo feynuus. waan idin xiisi donnaa
@fardawsamuhumed9964
@fardawsamuhumed9964 7 жыл бұрын
Qotoqoto waa loo xisi donaa inbadan Dadbadana way isku soo dhawaysay Haku daynin midane Qarkaloo badan ban ka sugayna dhalinta somaliyed Thank you All jilayasha iyo intii ka danbaysayb ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽😁✌🏽
@samiiraabdullahi9422
@samiiraabdullahi9422 7 жыл бұрын
abukar waan idin xiis doona dhamantii alle anago nabad iyo cafimad ah iyo idinkoo nabad iyo cafimad ah inan marwalbad dawano part 2 qooto qooto insha allah
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
aamiin yaa rabi thanks walaal samiriina nooloow
@samiiraabdullahi9422
@samiiraabdullahi9422 7 жыл бұрын
sido kale noolow abukar wallo
@deeqoosmansabriye3890
@deeqoosmansabriye3890 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi wanka xumahay iney ruwayadi naga dhamato wana Ku mahad celina waxa kale o u xisi dona dawada yasha qoraladoda o an ad ugu qosli jiray isku so noqod wanagsan mar labad iyo mar sadaxad mahadsanid Abukar mahdi
@kulanecabdi4057
@kulanecabdi4057 7 жыл бұрын
Plz our #Legend_Abukar_Mahdi waxaan jeclaan lahayn Qooto-Qooto 2 inaad maalinta jimcaha habeenka sabtidu ay soo galayso aad ka bedesho, Aadna u badasho maalinta Khamiista habeenka uu jimcuhu soo galayo aad ayaad u mahadsan tahay
@bintikhalifamashallah4609
@bintikhalifamashallah4609 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi mahadsanid Ayan ku leyahay in badan ayaan qoosleynay markale
@abufawaz5052
@abufawaz5052 7 жыл бұрын
OMG I thought I was the first one to watch
@khadrahashim4085
@khadrahashim4085 7 жыл бұрын
i vote for qoto qoto from jordan★★★★★★★★★★★★★★★★★★
@faadumoali9606
@faadumoali9606 7 жыл бұрын
khadra hashim Urdun Ayaan u Fahmay !!
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 7 жыл бұрын
Faadumo Ali haa sxb waa sidaas jordan waa english urdun na waa somalida ayaa tidhaa iyo carabta
@mohamedahmedali8575
@mohamedahmedali8575 7 жыл бұрын
khadra hashim waxban kubarte Jordan..2009_2013.!! rer Jordan one love..
@sumayaabdnasr1952
@sumayaabdnasr1952 7 жыл бұрын
khadra hashim me tow mA khadrada hada jogta thy misa mid kale waye abyo
@abubakarmahamud6378
@abubakarmahamud6378 7 жыл бұрын
abukar mahdi intadan bixin dr qooto qooto ha isoo dhiibo kaniini unti rufyan medicine dad rufyanimo ku nacee wan laqsii lahaaye kkkkk sxb wan kuu xiisi doona insha allah
@xaliimonuur1002
@xaliimonuur1002 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh ana dr qooto aanba uu jeclahay warkisa dhan waaba xigmad
@moismail6233
@moismail6233 7 жыл бұрын
qooto qooto hada saan meyku dhamaatay wlh wareer waaye thanks #Abukar_Mahdi greetings from mogadishu bro😂😂😂👌👊
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
thanks sxb ismail nooloow
@dalmardeeqsb8882
@dalmardeeqsb8882 7 жыл бұрын
qooto qooto riwaayad aad iyo aad u macaan wlh abukar mahdi thanks iyo fanaaninta jilayaasha
@qalbi.uron.channel
@qalbi.uron.channel 7 жыл бұрын
qofka kowaad Ayaan Xaji
@teamck5806
@teamck5806 7 жыл бұрын
sana meya Ku wada dhamataye
@dheemanluula3085
@dheemanluula3085 7 жыл бұрын
thnks abukar mahdi in badan waad naga qoslisay from Turkey
@aniizadhuux341
@aniizadhuux341 7 жыл бұрын
Wan ka xumahay inay qoto qoto naga dhamato miss u all walhi abukar mahadi hada ma nag tagteen ❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@queenanuu
@queenanuu 7 жыл бұрын
306 dhan maa iga horeysay
@fibraa7481
@fibraa7481 7 жыл бұрын
kkkkkkkkk waan idin xiisi doonaa
@KaahaNolosha
@KaahaNolosha 7 жыл бұрын
Maasha Allah Abukar Mahdi waad dadaasheen waana guuleysateen adiga kooxda Qooto Qooto
@anushka123mohamed4
@anushka123mohamed4 7 жыл бұрын
thanks abuukar mahdi habena badan aya iga qoslisen aniga oo anan farax sanayn wan uxisi donaa qoto qoto team thanks walal abukar mahdi nolow
@shamsaladan1269
@shamsaladan1269 7 жыл бұрын
hhhhhhhh qooto qooto singale oodhan weykadhameeyeen caawa labo labo isugu dareen aniga qofkii ugu dambeeyey oo daawada inaa noqdaan kufaraxsanhy by by✋✋✋✋✋ qooto qooto welcome part 2 qooto qoot👌👌👌👌
@osmanomar8334
@osmanomar8334 7 жыл бұрын
hhh ana ka yara dambeye lkn ee labadenana ma wax ma isku darsanaa lol
@DaganLadan
@DaganLadan 7 жыл бұрын
h
@DaganLadan
@DaganLadan 7 жыл бұрын
l
@saarah4543
@saarah4543 7 жыл бұрын
somalia muqdisho wan ku jeclahay wana ku xiisi doona abuukar mahdi wllkey mcn illahey haku sharfo
@caadimaahancaawaqotoqotody8887
@caadimaahancaawaqotoqotody8887 7 жыл бұрын
tacsi waaye qotoqoto hadey nadeysay sorry
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
aamiin yaa rabi my sis Riyaan thanks
@saarah4543
@saarah4543 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi u wlcm wllkey mcn laki murtile iyo n.indho igu salan wll mcn
@ikraanhassanade5520
@ikraanhassanade5520 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi
@nihaalahmed2173
@nihaalahmed2173 7 жыл бұрын
masha allah, caadi mah aha reer qoooto qoooto oo anagaba ka mid nhy . aaad aad umhdsnthyn runtii filimkan waan u xiisi donaa jimcaha danbe
@ednaabdelsalam5798
@ednaabdelsalam5798 7 жыл бұрын
am about to cry qooto qoooto balwad bay iiinoqotay heer aan ku celceshado xalqadaheeda hope inaaad dagdag u bilaabi doontaaan qaybta labaad Abukar mahdi aaad baad u mahadsantay fanki sooliyeed ayaad soo noolaysay jir oo jooog dhamaan fanaaniiita hambalyo ayaan idin leeyahay halkaa ka sii wada luv u guys
@mujaahidlibaax7185
@mujaahidlibaax7185 7 жыл бұрын
hore waxaan u sheegay dadka ugu jilida fiican....imikana qaarkalaan ku darayaa 1-nasteexo indho waxay isku darsatay jalaqsanaan iyo jilid aad u shidan runtii 2-amina dhool iyadu waa jilaa aad u aan u jeclay 3- laki wacays iyaduna waa jilaa cajiiba runtiii waan taageeraa 4-magaceeda ma aqaane islaanta CODKA WEEN ee laki wacays u habaryarta ah waa jilaa fiican iyo ofcourse THE ONE AND ONLY FEYNUUS TALO KU SOCOTA 5- murtiile marmar ayuu khadka ka baxaa waa inuu is dajiyaa HADALKANA AANU BOOBSIIN ((( SPECIAL THX '''''HEESTA QOOTO QOOTO '''''''AYAA IGU KALIFDAY INAAN BARTO MUSASALKAN RUNTIII
@Nimcoqaali1
@Nimcoqaali1 7 жыл бұрын
Musaaasalkii ugu horeey Somalia sameesay ahaay ❤️😘❤️Qeybteeda labaad waa sugeenaaa 😘❤️😘
@abdirazakmohamed8956
@abdirazakmohamed8956 7 жыл бұрын
wlh yaab marwalba waxaan noqda qoofti uku taanbeeyo masha allh waruwayaat kahad leeyso somalida waxa dhaax mara
@nayruusfashion6229
@nayruusfashion6229 7 жыл бұрын
hhhhhh anaaa udanbeeyee like igu sagootiye loooooz ar qoota qootaa
@bushramd8896
@bushramd8896 7 жыл бұрын
aniga lanbar 1 like halay saaro 😊😊😊😊
@daganmaxamed9879
@daganmaxamed9879 7 жыл бұрын
ani wan soo habsaamay e like niyada iku dhisa hada tol nahay kkkkkkkkk
@tinababy627
@tinababy627 7 жыл бұрын
thanks reer qooto qooto dhaman tiin waxan idinka sugeena qeebta 2 insha allh
@bintisomaalchannel7069
@bintisomaalchannel7069 7 жыл бұрын
Allah ciil badana intan fb dhex surnaa buu intaas gartay waxan jogaa kenya Nairobi thanks abuu kar mahdi
@shandhaaninasaid2548
@shandhaaninasaid2548 7 жыл бұрын
subxanallah ani mar walbo maliga soo hor maraa wanbo dalay qooto qooto abuukar mahdi marka soo galineso dhagta igu soo sheeg 👍👍👍
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ifrah lol
@hodanmohamed1993
@hodanmohamed1993 7 жыл бұрын
waaw
@abdiqadirali3230
@abdiqadirali3230 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi 😍
@mohamedkeyton2998
@mohamedkeyton2998 7 жыл бұрын
Ifrah Said ifrah aniga iyo adii wan nasiib xunahay wlhi am sorry for that
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Ifrah Said anaa kasi daran. never ever become first in qooto qooto qoto 🤓🤓🤓🤓😈😈😈😈
@mahdialihersi1233
@mahdialihersi1233 7 жыл бұрын
mmkkkkkkkk inta iga danbeyso iga xishooda ee Qooto Qooto igu saara like
@dekohassanali1289
@dekohassanali1289 7 жыл бұрын
Nooooo sacan xanaq ma aha like halegu caawiyo manta dhab telkan firinayay tvka xitaa wu idhafay xxxx
@munaabukar2469
@munaabukar2469 7 жыл бұрын
abukar mahdi mahadsanid adne waan kuu xiiseyna wax kale waan kaa sugeyna oo badan
@dalnuurshegabadhisa532
@dalnuurshegabadhisa532 7 жыл бұрын
yaa igu qab sanaayo 1fst comment hadan dhoho😅😅😅😅 borka yaal san u sugaayay 8mind iyo 43 iyo sadax comments wlhi wx kle
@ramlacraxamn4672
@ramlacraxamn4672 7 жыл бұрын
caawa wn niyad jabsanhy wlahy qooto qoot ma sidanan iga samraa illahow jilayaasha iyo abaabulayasha iyo masuuliyiintaba wn jecelehee khyr sii waxaad moodaa qof anjeclahy oo safar iga aadaya dhib uu leeyahoo kale ina cawa marayo ax
@NageeyeBadal
@NageeyeBadal 7 жыл бұрын
😥😥😥😵😵😵Abukar waa dhamatay meel fcan ayay socotay Thanks dhamaan jilayaasha Qooto Qooto
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
Khaalid saxiib gabar maadan guursan ee ayeeyo ayaa guursatay
@mohamedAhmed-nr6ke
@mohamedAhmed-nr6ke 7 жыл бұрын
Bye dr qooto qooto wan idin xiiso doonnaa riwayada cusubna halasoo dadajiyo abukar Mahdi waxa tahay nin maskax fiican alaha haku sii siyaadiyo
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
aamiin yaa rabi thanks my bro mohamed nooloow
@hassanyusuf4340
@hassanyusuf4340 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi
@xarakoladan3079
@xarakoladan3079 7 жыл бұрын
thans wll abuukar Mahdi alle cadowgaada cagta haka hoosmarsho wll waxaan kaacodsanaayaa inaad noosoodeyso riwaayad kahadleyso bisha ramadaan noosoodaaya hadiii alle nagaarsiiyo anagoo nabad ah waaanasugeynaa qeeybteydii labaad waansugeynaa hadii alle idmo
@baarliinosman8535
@baarliinosman8535 7 жыл бұрын
abukar mahadi wad mahadsantahay walal
@fatmaadams2233
@fatmaadams2233 7 жыл бұрын
Man sha Allah this last part is the best.
@najaxmire3307
@najaxmire3307 7 жыл бұрын
mahadsanid abukar mahdi runtiiqoto qoto waa riwaayad wllhi tarikhda xusidoonto
@ikraanahmed2497
@ikraanahmed2497 7 жыл бұрын
reer miyigu sidaa ay matalyso nasteexo uma dhaqmaan dadka gacalka ah oyo xididka ama martida ah way ka xishoodaan reer miyigu waa dad caqli u saaxiiba oo asluubleh
@munajama5507
@munajama5507 7 жыл бұрын
ramadaan ma dhawa abukar mahdi xoogaa noo soo qadin part2 ga anigu waxaan ka dawadaa somaliland magalada hargaysa
@nasramed05nasra76
@nasramed05nasra76 7 жыл бұрын
nasteho indho you are my best of qooto qooto muahhhhhhhhhh habibti
@aishahbilan5620
@aishahbilan5620 7 жыл бұрын
Farax murtiile,Nasteha indho,Laki aweys and Abukar mahdi awesome director😘 Am gonna miss dearly this 4 people
@MohamedMahmoud-vj7vi
@MohamedMahmoud-vj7vi 7 жыл бұрын
Laki xaaji aaad ayey uqruxbadntahy waa in lasiiyaa bilada qruxda iyo qaab jiliinkaba
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*rer qooto qooto* -dhamaad- 🔚 markan arkay caloosha i hurtay😂😂 nolada walaahi waan oooyey farxad/naxdin ❤❤ oo ah intas oo qof aanu isku baranay meesha iyo naxdin💔inay 😂dhamaatay 😂waan idiin xiisi donadhamaantiin ❤rer qooto qooto❤ love❤u❤all❤of↔you❤ mahad gaar ah *abukar Mahdi*
@nadoshiekh2218
@nadoshiekh2218 7 жыл бұрын
lol loolp
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*Nado Shiekh* 🖒🖒
@nimomumin1301
@nimomumin1301 7 жыл бұрын
THANKS A LOT ABUKER MAHDI
@sahalali5676
@sahalali5676 7 жыл бұрын
wlh dad baa dhaxa seexa meesha ruwaayad waa dhamaad iska guura yuotob waad mahad san tihiin reer qoota qoota waan idan xiisa doon ani waxaan jooga dubai
@xamsehiiliye7350
@xamsehiiliye7350 7 жыл бұрын
BAGEY DHAMAATEY FUSUQ AYEY AHEYDEE DIB HA USOO CELIN WLL ALLE MA OGOLA AAKHIRANA DADKAN QAAWAN WAA LAGU WEYDIINA
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 7 жыл бұрын
Alla Laki Xaaji Wacayz Ayaan U Xiizi DoonayaaaH Wlhida Hh
@haliimaali5826
@haliimaali5826 7 жыл бұрын
Abuukar Mahdi iyo fananiinta sharafta leh iyo universal TV aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tihiin walaalyaal
@puntlandallowdhowr8183
@puntlandallowdhowr8183 7 жыл бұрын
wan ku xiisi donaa abukar mahdi waan ka xumahay inay qoto qoto naga dhamaty insha allah bacdal iid riwaada cajiiba dinka sugynaa waana idin wada salamaya rer qoto qoto dhamantin gaar ahaan indho salaan iga garsii
@mohamedAhmed-nr6ke
@mohamedAhmed-nr6ke 7 жыл бұрын
🇸🇪👐sverige
@gabadhahooyomaariyo3926
@gabadhahooyomaariyo3926 7 жыл бұрын
Abubakar mahdi wadku mahadsantahay sida ad noguso gudbisay ruwayadan adka u xisaha badnayd ee ad magaca quruxda badan ubixisay Wana kuxiisii dona waxaanku nolahay,wadanka mareykanka
@aluul6875
@aluul6875 7 жыл бұрын
Wallahi riwayad fiican baay ahayd from USA
@ifrahbarqadlegure7510
@ifrahbarqadlegure7510 7 жыл бұрын
masha'allah shaqo fiican qabateen, I like Ruwayada Qooto qooto :)
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 31 HD
3:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 98 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 8 HD
59:59
Abukar Mahdi
Рет қаралды 488 М.
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 12 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 52 МЛН
sidaan miyaa U dambeysey ciidankii Qawaarijta ka xoreeyey galmudug
31:52
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 58 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 32 HD
49:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 302 М.
XASAASI FASHIL VILLA SOMALIA AMAR ALLE L 22 July 2024
28:05
Habar media
Рет қаралды 533
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 25 HD
57:54
Abukar Mahdi
Рет қаралды 391 М.
KALAMAAN 21 JULY 2024
9:52
KALAMAAN
Рет қаралды 27 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 440 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 33 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 4,9 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 786 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,3 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН