RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 25 HD

  Рет қаралды 391,479

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 1 000
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
WALAALAYAAL AFLAGAADADA WEY REEBAN TAHAY PLS ... RIWAAYADA FANAANIINTA JILAYA WAA KOOXDA QOOTO QOOTO DHAMAANTOOD MEEL KASTO AY JOOGAAN. QABYAALAD KUMA DHAQMAAN IDINKEEY IDIIN SHAQEYNAYAAN SI BILAASH AH .. MARKA HANA KALA SAARINA WAXAAN NAHAY FANAANIIN ISKU DUUBAN OO WALAALO AH .. THANKS
@umhanaan6374
@umhanaan6374 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi thanks wll waa runtaa qabyaalad ma fiicna
@kawsarfarah5547
@kawsarfarah5547 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi Abukar Mahdi cudur bilaa dictor ah aya ku dhacay soomalida Dr qooto qooto usoo dir anti-qabyaalad 2000mg ah ha u qoree anigu ruwaayadan waxan u arkaa matalada ka sokow soomali isku soo dhawayn meel kastooy jooganba allaha isku soo dhaweeyana
@nimcoosman4947
@nimcoosman4947 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi kkk cawa waa shidan tahay abukar mahdi mahadsanid wll
@salmanmaxamed3033
@salmanmaxamed3033 7 жыл бұрын
Hargaysa somaliland Home sweet home Allow nabad qab noogu celi Dalkaaga lagu faana
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi waad mahadasantahay viva qooto qooto Familie 👏😚
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
ASXAABTEYDA RIWAAYADA KU TAXAN COMMENTIGIINA CODSIGIINA WAAN TIXGILINAYAA OO WAAN LA SOCDAA WAAN U BAAHANAHAY FIKRADIINA THANKS
@dekowarsame1239
@dekowarsame1239 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi bahasha isku soo dar reer London baa shidn thnx bro
@hadonhussein4456
@hadonhussein4456 7 жыл бұрын
utter rubbish
@faizacutie2144
@faizacutie2144 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi fadumina rabna so celi plz
@mohamedomar873
@mohamedomar873 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi Thank u walaale waxaad ku soo dartaa Nimcaan Hilaac Asma Love Hodan Abdirahman Xariir Ahmed Nimco Dareen Sooraan Jawaan iyo Guri Barwaaqo
@ahzaabdiirie9591
@ahzaabdiirie9591 7 жыл бұрын
Abuukar mahadi Hal meel haka soodeeyin isku dhax lab riwaayada London muqdisho america Hargeeysa Sidaas ayeey qatar kutahay
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Caawa Oo kale waa habenka kaliya Ee aan Niyad ku daawadaba Axyaa Hargeysadi siraadney ❤️✅
@barwaaqorashiid1088
@barwaaqorashiid1088 7 жыл бұрын
Mustafa Mo hargisa wey siradantey mmmmmm
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Haa wlaahi wan u xiiseyba wlaalo
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Barwaaqo Rashiid Mahadsanid Wlashey qaaliyah
@mohamedbashir850
@mohamedbashir850 7 жыл бұрын
Mustafa Mo war laiskuma haayo enjoy it
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 жыл бұрын
qofkan fahmin asagay utaal aniga labada dhinacba way igu socotaa ✔❤
@jaabiraliofficial4534
@jaabiraliofficial4534 7 жыл бұрын
war horta ninka doqon doqon ka jilayah halagadayo Meesha calool xumo Ayuu nagu dilaye Qofkii Rabah in Labadalo like hasaro kii Aan Rabina unlike hadhoho
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 7 жыл бұрын
Ali Ibnu Jabir Nur kkkkkkk yuusuf halawaasho waku hesta aniga so funny mxad ku nacday wall
@hamserestrest9936
@hamserestrest9936 7 жыл бұрын
Ali Ibnu Jabir Nur sxp waaba funny waa fananki ugu horeeyey ee afka carabiga Ku heesa
@jaabiraliofficial4534
@jaabiraliofficial4534 7 жыл бұрын
Hamse Rest Rest zxp ninku wufecan yahay Lkin wuu calool xumeyey Meesha naxdin naxdin
@rumaan7116
@rumaan7116 7 жыл бұрын
Ali Ibnu Jabir Nur Ku
@jaabiraliofficial4534
@jaabiraliofficial4534 7 жыл бұрын
Suusu Nuur Heeh suusu
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
SALAAN SHARAF ASXAABTEYDA QAALIGA AH ... KKKKKKKKK ANFACIINA XALAY MAAD QOLKA SII SEEXATAY ANIGAABA IGA HORMARTAY .... CAAWA COMMENTIGI UGU HOREEYAY IYO QOFKI KOOWAAD EE UGU HORFIIRSADAY RIWAYADA WAA ANFICIINA 999
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi aboowe codsi please ruwaayada Mohamed iyo jiijo ku soo dar Ohio please aad baad umahadsan tahy 💐💐💐💐💐💐💐
@abdiali5387
@abdiali5387 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar ku soo dar Waa maxay
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Abdi Ali soomali leen ku hadlay Swedish kuma hadlin aniga school soomliga lagu barto aad ha imurjin 🙄🙄🙄🙄🙄
@abdiali5387
@abdiali5387 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar waxan ka yaabay sidaa u tuugay ku so dar hebal heblaayo Ma ayuuto bad mooday mesha in la galaayo
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi mid lamida Zxp Abubakar Mahadi Nazab
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
DHAMAANTIIN MAHADSANIDIIN COMMENTIGIINA AYAAN KU SHAQEEYNAA OO NIYADA NOO DHISA ... HAMBALYO SADEXDA QOF EE KU GUULEEYSATAY INEEY UGU HORDAAWADAAN RIWAYADA COMMENTIGANA UGU SOO HOR QORAY WAXAAN KU XUSI DOONAA RIWAYADA QEYBTA SOO SOCOTA TODOBAADKAN MAGACYADODA AYAAN RIWAYADA KUSOO DHEX QORI DOONAA . THANKS ALL
@bilandahir7094
@bilandahir7094 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi thankz ruwaayad qaali ah baad nooo aliftay
@siciidocartan8227
@siciidocartan8227 7 жыл бұрын
qaatar cadiim
@alfnaanmohamed3394
@alfnaanmohamed3394 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi and mohamed abdi
@alfnaanmohamed3394
@alfnaanmohamed3394 7 жыл бұрын
waad mahadsantay abukar mahdi
@sah3696
@sah3696 7 жыл бұрын
somalida lagama gar helo dee kii aan rabin inu reer hargeisa dawado ama arkaba waa kadhici karta abukar mahdi kuguma baryino kalay oo daawo kuma lahan marka edeb kudaawo hadi kale albaabku uu kufuranyahy waad isdaba yacaysanbee
@ayuushamohamed8454
@ayuushamohamed8454 7 жыл бұрын
hooyodeed jecel walal qalad baad fhnty reer hargeysa lama wada necba blse riwaayada dhadhan ha usoo yeelaan cwa dhan bn sugyne xaq ayaan uleenahy inaan ka hdlno
@hibaaqosman4882
@hibaaqosman4882 7 жыл бұрын
Ayuusha Mohamed wasida indr butco bn rabna sooran iyo jawan hhh
@ayuushamohamed8454
@ayuushamohamed8454 7 жыл бұрын
Hibaaq Osman saaas waaaye qawdhan aan shactira lhyn yaa fiirsan karo
@maryangeyre1153
@maryangeyre1153 7 жыл бұрын
kkkkkkkkk
@nasirdah9084
@nasirdah9084 7 жыл бұрын
hooyodeed jecel geeesiyad dhal gobed
@aishaali4513
@aishaali4513 7 жыл бұрын
Anigu Qaybtan ayaa kuhaystaa Cawa ayeey ugushidantahay Vivaaaaaaaaaaaaa Hargeisa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@gaarijaamac5890
@gaarijaamac5890 6 жыл бұрын
I'm sorry
@ruunmaxamed2990
@ruunmaxamed2990 6 жыл бұрын
Aisha Ali wax kle
@khadiijoabdullahi8103
@khadiijoabdullahi8103 5 жыл бұрын
j
@QGprincess
@QGprincess 5 жыл бұрын
I never laughed so hard this much in my life. The guy whose playing the special need man should get an award from International Somali Awards. Amazing actor 💕💕💕
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
💖Shacabka 💜Waqooyi💙 Viva💙 Wanjeclahay🍀 Hadalkoda Kkkkkkkkkkkkkkkk Nolaada💙👌👍🙌🌷🙋🙋🙋🙋 Somali wayn alla Nabadu macanaa Masha Allah 👌👌👌👌🌷🌷🙋🙋🙋🙋👈👈👈🙌🙌💙💙😂😃😃😄😄😅😅😅🍁🌼🍁
@idilqalanjo2035
@idilqalanjo2035 3 жыл бұрын
I never get tired of watching Ubah fahmo iyo yussuf
@nasibadansaleban2872
@nasibadansaleban2872 7 жыл бұрын
Abukar wllo duqaha qoma luudka ah ee qurbah ku asasaqy naga daya reer hargaysa ayaa shidan noo soo badiya
@najaxaden4799
@najaxaden4799 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkk mnshllh alle hadayo reer qooto qooto
@prinellanilsson1996
@prinellanilsson1996 7 жыл бұрын
Najax Aden aaamin
@vvehejegheydhehe7379
@vvehejegheydhehe7379 7 жыл бұрын
hhhhhh saca saca kama so reyo
@ayaanlove4333
@ayaanlove4333 7 жыл бұрын
ku jecliyaa quruxow
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
​@@ayaanlove4333 quruxeey
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 жыл бұрын
mnsha alh viva fanaaninta somaliyedo dhan waqoyi iyo konfurba they are same waa walaalo fankaana mideeyay iyo afka diinta dhaqanka mahadsanid abuukar mahdi abuukar 😚✊
@queenayah7769
@queenayah7769 7 жыл бұрын
Illaahey amarkii badanaa caawa oo dhan ayaa sugeynay gow, jow, bow, now ayeey naga hor keeneyn😂😂😂😂😂😂😂 adeerayaaloow qeybta Hargeisa lagu dhigo sonkor u soo yeela. thanks
@faatimaabdow8329
@faatimaabdow8329 7 жыл бұрын
Ayan Abdi Hashi kkkkkk walaahi wakugu qoslay anaa kaa daran
@sihamxsn4072
@sihamxsn4072 7 жыл бұрын
Ayan Abdi Hashi saa usugaye saanle iga hortimid wlh😂😂😂
@amtaazhkum6816
@amtaazhkum6816 7 жыл бұрын
Siham XSN hhhhh haaa wlahi waa aqas
@ayanomar4414
@ayanomar4414 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk
@dhoolcali7849
@dhoolcali7849 7 жыл бұрын
Ayan Abdi Hashi kkkkkkkk
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 7 жыл бұрын
mcn maleh wlhy movie iska shidana kuwaan intaan daawanlaha😂 down👎
@nimcoaweys286
@nimcoaweys286 7 жыл бұрын
samiira moha ayaakugu qasbay inaad daawato anigaa niyad u haaye ka seexo laguguma tala gelinba nocaaga .oo kale
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 7 жыл бұрын
caacda ila kordhaaf nayaa replydan lagaagama baahnee👎👎
@ahmethashi9629
@ahmethashi9629 7 жыл бұрын
samiira moha Niiko yar iska shido kijada warwareeji Anagaa daawane
@saraloveddsi2072
@saraloveddsi2072 7 жыл бұрын
samiira moha hhhh beentaa maaha welee. nastexo indho iyo laaki hadanayn jidhin no qooto qooto. waa bilaa xigmad..
@mohasakaawe656
@mohasakaawe656 7 жыл бұрын
samiira moha mxd ugu didaysaa inay riwayada ka qayb qaatan somalida waqoyi ilahaw somali cunsurinimo ka saar amin
@cabdiyassir5791
@cabdiyassir5791 7 жыл бұрын
hooy somaliyey isdejiyaa iskanadaya af lagadaada markaa lagu dhigo konfurta rer hargaysa waxba kama sheegan markaa kalasara somaliyey siyasada ito somali nimada ani maa ihii rer hargaysa lakiin runtii maan jeclaysan waxad wadan
@hiraabhuseen4724
@hiraabhuseen4724 7 жыл бұрын
hal waashto reer hargeisa waa gob ninkii cayay waxba ka qaadi maayi illahay hargeisa nabada iyo barwaaqda haw siyaadiyo aami aamin
@hamseabdisiraad6492
@hamseabdisiraad6492 4 жыл бұрын
Aamiin aamin shukran sxp
@sarahussein5872
@sarahussein5872 7 жыл бұрын
reer konfurku waba cunsuryiin hadhowna somali wa mid bay ku odhan kkkkkk bal waxan oo negative comments eega yaab
@lazttom8962
@lazttom8962 7 жыл бұрын
Sara Hussein been ta maha wlhi wa dad aan is ogayn
@gabadheydalajeceleyallowii3503
@gabadheydalajeceleyallowii3503 7 жыл бұрын
Sara Hussein kkk wa la.yaabay.dadka rer dhan bey u gafayaan aniga wan ba ku heesta
@hodanabdi2761
@hodanabdi2761 7 жыл бұрын
Sara Hussein 😂😂😂😂
@fosali4623
@fosali4623 7 жыл бұрын
Cunsuri nimo maahee jiliinkoodaa xun bal sooraan iyo jawaan halaku soo daro in wax nilika sheeko iyo In kale waxani ruwaayad waxba kama oka waa is daba yaac caadiya
@cabaas2868
@cabaas2868 7 жыл бұрын
Sara Hussein
@ayeeyosoomaaliyeed8592
@ayeeyosoomaaliyeed8592 7 жыл бұрын
carruurtuu dhali doono ayuu usii tabo baran ayay tidhi mamo ubax fahmo hooyo waa siday tahay fulayga iyo doqonkaba iyadaa dadka u horaysiisa alle hooyo jidhkeeda cadaab ma tuso💕💕💕
@saynabxaji7246
@saynabxaji7246 7 жыл бұрын
meesha Ubax fahmo iyo inankeeda ugu shidan kuwa kale ayaan nuur laheyn sikastaba ha ahaatee yaan Ree hebal laysku cayn somaliyey ceeeeeeb caleekum
@baremahad4495
@baremahad4495 7 жыл бұрын
hargaysi xamar iyadaa wax barta ee cayda ha laga daayo
@prinellanilsson1996
@prinellanilsson1996 7 жыл бұрын
Bare Mahad xqiiq wlhi
@munamohamed2566
@munamohamed2566 7 жыл бұрын
Bare Mahad sidaa weeyi hooyadii fanka hargeisa cadeey
@kujecliyaaquruxow2236
@kujecliyaaquruxow2236 7 жыл бұрын
gggg
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620 7 жыл бұрын
reer hargaysa waan ahay hadana kuwan ma jecli walaahi abuukar mahdi bedel kuwan saaxiib
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
wa run sheeko saqajanti ilma amisom ayay bilaaben .a away riwayadihi sharafta laha iyo abwanadi qaliga ahaa
@fosiyomohamed5292
@fosiyomohamed5292 7 жыл бұрын
Cabdiqaadir Maxamed Taraq ik
@libandaud3547
@libandaud3547 7 жыл бұрын
Cabdiqaadir Maxamed Taraq sxb ha laga badaleee maxa ku naxday?
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 7 жыл бұрын
wlhi waan layaba somalida qabyalada jojiya riwayadan qoto qoto waa ti umada somaliyed is ku keni lahed xamar iyo hargeisa iyo bosaso iyo kalgacyo iyo melo kalobadan hadad jogti iyo hadikale wlhi waxad tahay somali ee naka daya qabyalada hada waxan rajeynayna is badal khayr qaba insha alaah somali oo hal mida ale ha ino ka dhiko viva inta somalinimada jacal mahad sanidin
@anushka123mohamed4
@anushka123mohamed4 7 жыл бұрын
cawa qebtan mashidno UK ugu shidan fadumina iyo nastexa iyo laki
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
anushka123 mohamed Waa runtaa wlhi aniga xitaa qeybtaas ayaan ugu jeclahy faadumiina iyo murtiile meeleysan ku jiran waa baa ba.a😂😂😂😂😂
@djsjdjhibaaqsudihibaqhanud2440
@djsjdjhibaaqsudihibaqhanud2440 7 жыл бұрын
qaybta hargesa ma nuurayso kuma haysto hhhhhh
@ubaxabdi8231
@ubaxabdi8231 7 жыл бұрын
war igawad mesha wax mayaalane
@axmedzimpa4525
@axmedzimpa4525 7 жыл бұрын
kkkkkkkk walhiy wan ka halayiba
@omarsscnl
@omarsscnl 7 жыл бұрын
woow walaahi hargeysa caadi maaha I have to go their
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 жыл бұрын
heedhe farmaajo iigeeya hhhjj asal walhi funny re hargysa kkkk inkasto xamarba ficantay
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
ninkaan Deeq💃💃💃💃💃💃💃cadi maaha qosol👈soo badiya pls👏👍👍
@humeiraosman1310
@humeiraosman1310 7 жыл бұрын
thanks abukar nd team qoto qoto👍👌❤
@sadishladan4558
@sadishladan4558 7 жыл бұрын
dadku mafahmayan marax lee laso bodayan wxy katurjume dumarka dalki intey adan o wiilkedo xanusan u gurineyso gabar iyo cido malacag lasinayo dhinaca waqoyiga wey dhacda wx ka turjumayan hoyoyinka subinayo wxs cml wax fahan noqda iney nicajabiso qasab mahn dumarka saan subiyo iney wano kuqatan alaga raba 😕😑
@dahircalijamac739
@dahircalijamac739 6 жыл бұрын
wax garaD
@QGprincess
@QGprincess 5 жыл бұрын
The sidiri gam part was sooo funny 😂😂😂😂😂😂
@Hodanonline
@Hodanonline 7 жыл бұрын
mashaa allah
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Hodan online berigan cidi kumay aqoon 😅
@askanyscene2144
@askanyscene2144 7 жыл бұрын
aqayaareey aniga labadaan waan ku heestaa. marka qowdanka ku jiraan ayaanba ka jeclahay. dadku ma fahmaan luqadooda ayaan umaleeyay ee qowdhan aad ubeey u qosol badan yihiin. viva abukar any where ee soomaali joogaan
@nasibadansaleban2872
@nasibadansaleban2872 7 жыл бұрын
Farhan Hersi waa runta xata isku afma ihin iyo dhaqanba
@zaciimacadeey1825
@zaciimacadeey1825 7 жыл бұрын
illllaaah amarkii ree waqooyi waaba ku hystaaa
@koocaninkeedihore4903
@koocaninkeedihore4903 7 жыл бұрын
Zaciima Cadeey walee nasab kaamila ayaad tahay nagu soobiir slland
@zaciimacadeey1825
@zaciimacadeey1825 7 жыл бұрын
Hamze Burco meel walba o smli jgta wa jclhy eebw cadde waaa ku faana somllnd waaba ku heestaa reer aftahnyaaal
@gagale3607
@gagale3607 7 жыл бұрын
Hamze Burco npj
@umaymofilane9452
@umaymofilane9452 7 жыл бұрын
funny yuusuf halawaasho😂😂😂😂😂😂
@shakurabdi2551
@shakurabdi2551 7 жыл бұрын
Am already here ❤️ thanks abukar mahdi
@hawoluulmohamed4276
@hawoluulmohamed4276 7 жыл бұрын
Kkkk I love qotoqoto horay u socda midba mid kadaran keep It up.
@axmednuuxaxmed9258
@axmednuuxaxmed9258 7 жыл бұрын
caawa habeenkii daayeer koonfureedka maaha waa habeenkanagii
@aishaali4513
@aishaali4513 7 жыл бұрын
axmed nuux axmed Sax walal qali
@axmednuuxaxmed9258
@axmednuuxaxmed9258 7 жыл бұрын
Aisha Ali daayeer koonfureedku afsomaliga kaaryoone ayey ku sidaan saw maaha
@hiboismail6312
@hiboismail6312 7 жыл бұрын
Kkkkkkk Kkkkkk
@mucaashiqav6918
@mucaashiqav6918 7 жыл бұрын
axmed nuux axmed walalo maxad la caytami, kofur iyo waqooyi wa iskumid
@axmednuuxaxmed9258
@axmednuuxaxmed9258 7 жыл бұрын
Xaalbaan kabixiyey inader
@sahraadam7510
@sahraadam7510 7 жыл бұрын
cunsuriyiinta riwayada. dadka ku amaan gelinlinwaaay ma nolol kalaa lala wadaagikaraa.
@mbinuali7106
@mbinuali7106 7 жыл бұрын
Sahra Adam cuqdad ma jirto dadkuna waa kala arakti duwanyihiin marka ha xanaaqin adinkaba waa ceysaan riwaayadaha kalee mana aha hadii lagu caayo in dadka dhan ey ku caayeen qisaay imisa aan dadkaan hadlooyo ku qabiil eheen ayaa amanooyo . waxyaabaha ummadda muslinkaa isku diraayo dhag jalaq ha u siin hana faafin
@saidaomar3222
@saidaomar3222 7 жыл бұрын
I am from nugaal waana aqaan lahjada rer somali land waaba ku haystaa siday hadalka uyaqaanaan
@tahrancadey5075
@tahrancadey5075 7 жыл бұрын
cawa shekada nuur maleh
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
farmaajo ii gaya inta ku haya comments Laa iga hore bixiyaa kwrn
@hoodomoh4
@hoodomoh4 7 жыл бұрын
dadku waa wada Somali intaba waan fahmaa anuu mahadsanid abuukar mahdi
@summaiyahadamomar3830
@summaiyahadamomar3830 7 жыл бұрын
Qooto Qooto Sooraan iyo Jawaan Maad noosooqabataan👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️
@oskarich6959
@oskarich6959 7 жыл бұрын
ninkan sidaan ayuu ku hagaagi donaaa sida mastar biin cml
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 жыл бұрын
comey filtu 😂😂😂😂 illaah amarki waaba asago somaali ah
@idilqalanjo2035
@idilqalanjo2035 3 жыл бұрын
I have never laughed so hard in my life. This is funniest video. I love this guy
@sinyoritaaragsan2992
@sinyoritaaragsan2992 7 жыл бұрын
abaa abaaa viva qooto qooto somaliland walhi lkin kuwan wada islamha waxii xagas joogayba iska buux sheeeen ha nagu soo qaadina waxs riwayd mahane way is daba meerays tan macno ay ledahy na ma le lkin tan caaadi maha walhi iga daaa dhe islamo wada akhasa waye kuwas viiva somaliland waa la yabay aaabo
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 7 жыл бұрын
iyaaa Commentska maleska soqoralee Ruwayada imanka unbey sogashay mise SMS Abukar Mahdi idinku sodiray Kkkkkkkkkkkkk
@user-ps3jo3uq7b
@user-ps3jo3uq7b 7 жыл бұрын
Yahuu ma aragtay hhhhhhhhhhhhh
@waxanahaysomali5901
@waxanahaysomali5901 7 жыл бұрын
Dr_ Sihaam 😂😂😂😂😂waba umaleye
@engeminhaybe7659
@engeminhaybe7659 7 жыл бұрын
Dr_ Sihaam
@engeminhaybe7659
@engeminhaybe7659 7 жыл бұрын
arin saha
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 7 жыл бұрын
kkkkk caawa waa qowdhane😅😅😅😅😢😢😢😢😂😂😂😂
@xamdisalaad8341
@xamdisalaad8341 7 жыл бұрын
soomali dhibadanaa lacag kuma dawataan qarash badan baa kubaxay iyo waqtigooda qaaliga Waad mahadsan tihiin ugu dara kheyr alha idin siiye ari Waa fikirkeyga
@suadomar1581
@suadomar1581 7 жыл бұрын
viva SOMALiland viva HARGAISA ❤❤❤❤
@prinellanilsson1996
@prinellanilsson1996 7 жыл бұрын
viv reer hargyza my dhiigygii
@faridaali8956
@faridaali8956 7 жыл бұрын
Hhhhhhhhh wlhi rer hargeysa qosol miiraan waaye
@cabdiyassir5791
@cabdiyassir5791 7 жыл бұрын
waxay kaa dhigantahay ninkii gabadha dilay baa gabadh logu darayaa somali lacag jacayl cml
@xidigtawartanabada3145
@xidigtawartanabada3145 7 жыл бұрын
Wow fananin an kala dhicin Fartun birimo iqra Yarey idle Yare ilkacase can't wait dadkas
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 7 жыл бұрын
Abuukar mahdi waad mahadsanataahy. waan daawaday , caawa murti , xikmad ayeey xambaarsanataahy
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 7 жыл бұрын
wax fankoda lafahmo waxa Ka jira wadankan an jarka nhy EE Somaliland wa dad fanka wax Ka yaqana
@khadarxarako7040
@khadarxarako7040 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viiiiva nice wan ka hely wlhy
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 жыл бұрын
asxaabta marka hore waad salaamantihiin , marka xiga runtii aflagaadadu ma wanaagsana markaa walaalayal sharafta ha la dhawro , riwaayadan wax qabiil ah ku ma salaysana oo dhamaan fanaanintu waa dad soomaaliyeed oo walaala ah runtii iyaga iskakeyn jecel fanaanintu mala qabil, fadlan taa ha laga waantoobo, Abukar wuxuu idinka codsaday in anshaxa la ilaaliyo , ogow barnaamijkan muruq maal iyo maskax ayaa lagu sameeyey wakhti ayaa loo hurey riwaayadan markaa adiguba waxaad ku tacabtey ma jeclid in lagaa caayo walaalayal bilaa calayk qabiil iyo aflagaado aynu iska dhaafno waad mahadsantihiin , Abukar sxb thank you very much and we are proud of you thanks again bro..
@fartuuncabdi937
@fartuuncabdi937 7 жыл бұрын
alla berka saan uqoslayey ayaan daley wlhi waan kuheyta reer hargeysa fani waye qeebtan ayaan sifican uqoslaah
@barkahabobakaralhamari6064
@barkahabobakaralhamari6064 7 жыл бұрын
reer uk jimca dabe waaye waa ku tashanoyaa kuwan maigu socdo
@barwaaqorashiid1088
@barwaaqorashiid1088 7 жыл бұрын
Barkah abobakar alhamari kuwNi kuma ogabaa kkkkkkkk si jedi dhabarka
@hoodiyoayaanley8625
@hoodiyoayaanley8625 7 жыл бұрын
cawa wan ku heystaa afartii islamowde ee isqawin jirey mar hadney ku jirin vivi hargeysa
@lastking5811
@lastking5811 7 жыл бұрын
hhhhh kulahàaa hooyo jeelkii waan kusoo qooqay
@AyaanSaafi0fficial
@AyaanSaafi0fficial 7 жыл бұрын
somaliyeey jojiya qodhanka aad ku masqushaan waxaan waa riwayad qof kastaa jileyso hadalkastana murti baa laga dhahlaa marka aniga dhamaan asxaabta qooto qooto wan tageraaa waana ku qoslaa wilasha heer hargeisa ayagaa qosol laga soo gaaray somalia oo dhana waa isku mid abuukar mahdi magacaga ha jiro wllo
@hawomohamed4296
@hawomohamed4296 7 жыл бұрын
thank kabtan abuukar mahdi iyo dhamaan fanaanita jeleyso filmka sanadka.
@saidianostudio7757
@saidianostudio7757 7 жыл бұрын
Hhhhh dadbaa youtubeka dhexseexdo aa umaleena yaab runtii meantoo dhan waa gaadaaye markaan soo galay waaba laigasoohoreeyay
@abdulghanitigey9639
@abdulghanitigey9639 7 жыл бұрын
hhhhhh walhy caaweyba ugu qosol bdn tahay
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 7 жыл бұрын
viva reer hargysa wallhy si fiicanbay u mataleen halkaa ka wada mahadsanidiiin dhamaan reer qootoqooto
@princesshamda4576
@princesshamda4576 7 жыл бұрын
hargysa ayy ka shidan tahy tnkss #abukar mahdi
@qaaliqurux8088
@qaaliqurux8088 7 жыл бұрын
*viva farmaajo*
@maandeeq9106
@maandeeq9106 7 жыл бұрын
maxumo af an kaseninaba kubaranoya xoga wa lagu qosli kara
@FatimaFatima-xr8qi
@FatimaFatima-xr8qi 7 жыл бұрын
thank abukar iyo dhawan kooxda qooto qooto
@hamsafarah1607
@hamsafarah1607 7 жыл бұрын
waa qaybahaan niyada ku daawan jirey wooow ysusf hala waashoba ugu shidan qaybtan thanks abukar mahdi big respect jaale
@amiiraabdirahman8414
@amiiraabdirahman8414 7 жыл бұрын
Abukaro caawa saaan u sugaye iyo sidan maxa waaye ciil dheh aaway reer london aya mcn ah
@abdirahmanmacoow6490
@abdirahmanmacoow6490 7 жыл бұрын
Amiira Abdirahman wey nagu xumeeyeen tallaahi
@anabadeyhusseinabdi9444
@anabadeyhusseinabdi9444 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkklk
@dahircalijamac739
@dahircalijamac739 6 жыл бұрын
ha kugu taagnaato
@haronhotak2513
@haronhotak2513 7 жыл бұрын
waxano dadah goormey dawaden wlhi wala noqonaya subscripgyga
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Maxad ka wada
@ahmedmohamudyassin8551
@ahmedmohamudyassin8551 7 жыл бұрын
We are here. though gatecrashers commented before us
@Kaaba904
@Kaaba904 7 жыл бұрын
caawa oo kale ayay qooto qooto ugu shidan tahay. cidii aan jeclayn caawa oo kale waxba ha daawan ileen cid qori kuguma haysee.
@ayaanmuuse2479
@ayaanmuuse2479 7 жыл бұрын
qabyaladu waa cudur ee qabyaalada inaga daaya
@qalanjadaqarniga5761
@qalanjadaqarniga5761 7 жыл бұрын
😂😂😆😅Caawa Qeybta qaraarka waaye Hhhhh Reer Fara kahadal idinkalee waye Aniga Wasii qulquli hhhhhhh
@koocaninkeedihore4903
@koocaninkeedihore4903 7 жыл бұрын
Qalanjada Qarniga hhhh waa habeen kaygaii
@waxanahaysomali5901
@waxanahaysomali5901 7 жыл бұрын
Qalanjada Qarniga 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@qalanjadaqarniga5761
@qalanjadaqarniga5761 7 жыл бұрын
Hamze Burco sifiican ufiirso berito aad igashekeyside 😂😂😂
@duxaayecss8409
@duxaayecss8409 7 жыл бұрын
Qalanjada Qarniga Wala-Waynti Caawa Walaga Nasanaya Ilma Amisom
@mohasakaawe656
@mohasakaawe656 7 жыл бұрын
Qalanjada Qarniga mxd ugu didi inay ka qayb qaatan somalida waqoyi ma sidan ayad ku rabtaa in somali isku raacdo joji cunsurinimada
@alhamduliallah9257
@alhamduliallah9257 7 жыл бұрын
Somalida waqooyiga dagta hadii qooto qooto lagu daraayo plzzz soaran iyo jaawaan ha ❤lagu soo daro❤ love My all somalian people❤
@abaayosusu6125
@abaayosusu6125 7 жыл бұрын
mahadsanid dheeman qooto qooto cawo aad uu qosley
@wareerkaxaaji
@wareerkaxaaji 7 жыл бұрын
ina adeerayaalow qooto qootoda noocaana maad naga dhaaftiin annoying waaye wax micna. ahna ma sameeyneeyso qosolna ma lahan lamana fahmaayo iyo ninkaanoo real life doqonka ah aan unacay
@hudadhawarzan3729
@hudadhawarzan3729 7 жыл бұрын
wareerka xaaji2016 hadaadand ubahanyn ka bax meesha hooyada cune
@wareerkaxaaji
@wareerkaxaaji 7 жыл бұрын
sorry my brother fikir unbaan ka dhiibtey. meesha anna malihi adigana malihid in leeys cacaayana ma fiicna dad waaweeyn baan ugaas ee wax isla har hadaad ka xumaateyna waan ku raali geliyey
@shaakiraadan4905
@shaakiraadan4905 7 жыл бұрын
wareerka xaaji201
@umajamaj8698
@umajamaj8698 7 жыл бұрын
shaakir aadan l g
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhh. anigu. riwayada qooto qooto. qaybta. hargeisa. lagu. jilo in baa. iga. qoslisa ama. ka. helaa. waa asal. wlhi. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maxameddeekh1325
@maxameddeekh1325 7 жыл бұрын
muna Love Ddsi anigane waba kumantagaa hadalkoda uffffff
@beutyahmet1908
@beutyahmet1908 7 жыл бұрын
Maxamed Deekh adi xanuun aan dawo lahayn aya ku hayo mxa qososhaa😂😂😂
@maxameddeekh1325
@maxameddeekh1325 7 жыл бұрын
Beuty Ahmet war anagaa yap aragney so wakayee dadkoodhan quslayee af keyga maxaa u aragtaa cirka wlhi 😜😛😱🙊🙉👅✊👈
@maxameddeekh1325
@maxameddeekh1325 5 жыл бұрын
@Ahmed Deeq wecel afxun hoyo iiken Ana kasaye 😅😊
@maxameddeekh1325
@maxameddeekh1325 5 жыл бұрын
@Ahmed Deeq ada bilabey weclki kudhalay cunee😀😅🙏
@shuushaali7864
@shuushaali7864 7 жыл бұрын
Hargeysa ayee ka shidan tahay, beerta raxada ilaahow nabad kayeel❤❤
@user-qs3xw2ln8h
@user-qs3xw2ln8h 7 жыл бұрын
thnkx abukar mahdi ❤qotoqoto
@yartaj6087
@yartaj6087 7 жыл бұрын
Alla beerka , tuugayahay tuugtu dhashay sitiri gam ku ye😂😂
@user-lz6ed5nc8r
@user-lz6ed5nc8r 7 жыл бұрын
Yarta J kkkk wlhi reer somaliland ayaan ku haystas
@umumohamedsaafi5446
@umumohamedsaafi5446 7 жыл бұрын
Somaliland macaynin mana cayi dono lakin qotoqoto walaga badiya ralinoqda
@iglancadey9449
@iglancadey9449 7 жыл бұрын
abuukar mahdi waa abwaankii kowad ee mideeyay soomaali oo gees kagees farxad iyo wanaag iskugu keenay waana kumahadsan yhy
@user-om1cs8kn8t
@user-om1cs8kn8t 7 жыл бұрын
aabahaa o xoolo ku dhaaf sanayaa dhib badanaa waa arin xaqiiqo ah in aabo yaal badan ay xoolo dhaafsadan hablahooda allaahu akbar aabo qaybta hungurigu shaqaynso mustaqbal inan tiisa uma eego waa run xaqiiq jirta ciil badana
@waxanahaysomali5901
@waxanahaysomali5901 7 жыл бұрын
kkkkk ide dhalay kala dhalay wada dhalay dhirin dhirin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Dhade kashidantahay
@deeqoxaaji4105
@deeqoxaaji4105 5 жыл бұрын
Kkkkkk habartii buu wajiga kaga dhuftay odagiina madaxuu gacmaha saaray
@caziizacatoosh7755
@caziizacatoosh7755 7 жыл бұрын
reer koonfur calool istaag ayaa wada haya ileen waxy cunaan canbuulade kkgkkkkkk buuqa yaraysta aanu idinka daaawano rwaayada wabyalada iyo qadhnuunka naga daaya oio calooshina socodsiiya
@safiyoabukar5104
@safiyoabukar5104 7 жыл бұрын
caziiza catoosh waasida halka udhigtee hargesa san maa isku shukansatin hoyo wax shukamisawilked hhhhhjj
@asmoaadan2250
@asmoaadan2250 7 жыл бұрын
caziiza catoosh Ninka raga ah wakamamnuuc inuu siduu doono uhadlo wlle xishooo de waxbayahow
@caziizacatoosh7755
@caziizacatoosh7755 7 жыл бұрын
Safiya huuno quruxey maxa ka fiican hooyo wiilkeda uguurinaysa waaba hooyk khayr qabta ah Asma asma zxb sharafey habeen kaste marka riwaayda laso geliyo wuxunban arkayna oo idinkuba markhati ka tihiin reer xamarka oo wuxun caayaya oo dad uun luqunta laga duuban xataa hal habeen ma ilaawayan aflagado iyo xumayn uunbay qoeayan taasi miyaany ceeb idinku ahayn raalina iga ahaada hadi kaftankayga dhibsateen
@barwaaqorashiid1088
@barwaaqorashiid1088 7 жыл бұрын
caziiza catoosh teydh caba dheh
@saraloveddsi2072
@saraloveddsi2072 7 жыл бұрын
caziiza caloosha waa catara baqash. waa bilaa xigmad. nastexo indho iyo laaki hadanayn ku jidhin nah malaha de. waxaad jilaysaan iska daaye garsn maysaanba. shiit. waan ku yaqyaqoodayba.. qooto qooto down.
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 7 жыл бұрын
maxamed caabi iyo dhamaan fnaaniinta Hargeysa, ee sida quruxda badan , qooto qooto, jimcahan, aad baad u mahadsantihiin, farsamo yaqaaano, fanaaniin, dhamaan waa mhadsantihin,.
@kowsarabdisheikh7461
@kowsarabdisheikh7461 7 жыл бұрын
dadku oradbadanaaa ugu horeee islahaye
@yusufahmed5519
@yusufahmed5519 7 жыл бұрын
hargeysa qaybta walida bay kuficanyihin max yelay dad walan Aya lamoda hadalkodo dhan
@mahamedburaale9909
@mahamedburaale9909 7 жыл бұрын
yusuf ahmed Adigana afkaaga Maxaa lamodaa Bal adaan ku dhiibeee Isma oga
@yusufahmed5519
@yusufahmed5519 7 жыл бұрын
Mahamed Buraale rali ahow walama kalaxanaqan dadkeno dhan way wada ficanyihin
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 жыл бұрын
yusuf ahmed aflagaadada kadaa ree hargysa waa dad qiimo lehe mahadsanid
@babaasiinbabaa7293
@babaasiinbabaa7293 7 жыл бұрын
l
@husseinaden9960
@husseinaden9960 7 жыл бұрын
top inaba caadi ma ahan qooto qooto
@fadxicadeeybashiir6037
@fadxicadeeybashiir6037 7 жыл бұрын
huno abukar mahdiyow waxan kacodsan lahen inakudarto rawayada jilayal her jabutiya WA jilayal qaliya ado mahadsan thanks
@abdiraxiincalibadhan2942
@abdiraxiincalibadhan2942 7 жыл бұрын
adeerayaaal anaguba ma fahano reer xamarkeeee hadana waanu is ku qasabnaaaye ha idinka degto riwaayadu idinkana waali cas ayaaad haysaane viva reer hargaysa
@ujubohersi8626
@ujubohersi8626 7 жыл бұрын
WALAAHI waa qosol kaliya qeybta reer hargeysa
@adamkalif7386
@adamkalif7386 7 жыл бұрын
Waa sheekadii marshaale iyo ilkacase kaw riwaayadahana maa lakala xadaa mise amarbaad uhaysataan
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 жыл бұрын
ubax fahmo ilov mam iinolow qaali😘😍😍✊💕💗
@theman4089
@theman4089 7 жыл бұрын
excellent walahay
@aydarusmohamed7982
@aydarusmohamed7982 7 жыл бұрын
Wow I love qooto qooto
@abdallahhersi4007
@abdallahhersi4007 7 жыл бұрын
First viewer ama daawadahii koowaad
@Hodanonline
@Hodanonline 7 жыл бұрын
mashaa allah wxan raneyneynaa inad inogu so celosan
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 26 HD XAYEESIIN
5:00
Abukar Mahdi
Рет қаралды 219 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 29 HD
50:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 532 М.
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 24 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 81 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 517 М.
Ruwaayadii Duqdii waa lasoo doontay PART 5,
31:16
Xogmaal Media
Рет қаралды 454 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 31 FULL  HD
49:33
Abukar Mahdi
Рет қаралды 418 М.
musalsalkii xiiso qalxada 8aad maxa waa saan
9:37
queen isha
Рет қаралды 8 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 09.07.2024
20:04
VTV Somali
Рет қаралды 1,8 М.
NEW QOOTO QOOTO 45 QOSOL
36:40
Abukar Mahdi
Рет қаралды 180 М.
QOOTO QOOTO 67
33:05
Universal Somali TV
Рет қаралды 40 М.
QOOTO QOOTO  HARGEISA PART 43 FULL
32:23
Abukar Mahdi
Рет қаралды 728 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 20 HD
53:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 330 М.
Ozoda - JAVOHIR ( Official Music Video )
6:37
Ozoda
Рет қаралды 10 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,4 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,6 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 962 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 92 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 13 МЛН