alahu akbar somalidan weybah iga badiyen lkn like marabo ee waxan ka baqay ilhan in laa qalo iyo muney sidu uu cararayay ilov somali wen abukar mahadi mhd gar ah
@cabdiqanijaamac61575 жыл бұрын
kaalay dadka like ta maxay kahelaan, plz si aan u tijaabiyo iga harqiya somali baqayl.
@hanaanhamze24635 жыл бұрын
Hayee. Mxd ka helaysaa
@umunaima29535 жыл бұрын
Inta jiif ku dawaneyso kaaf iyo kala dheri like igu caawiya plz waligey like mahelin
@ayaandegen93835 жыл бұрын
Inta sideyda phone 📱 ka dawada plz isaar like 😘😘
@mohamedafrah47495 жыл бұрын
Tv iyo waxs kumaba heesto marka so seexdo oo nalalka iska damiyo lee firsada viva kaf iyo kala dheeri
@hassenmohamed18415 жыл бұрын
Wlle like maxa lagu hela bal iga dhadhici lol
@naawilhouse91335 жыл бұрын
Wixii Reer Berbera iyo reer Beledwayne ah ee halkan naga daawanaaya aad baanu idiin salaamaynaa.
somali maryolay wlhi waligay like isara ma odhane bal waxa laga helo aan idinla arke iisara
@rodasahal58285 жыл бұрын
soo tijaabi oo war ka keen liketa waxa laga helo lolz
@milhanabdi3405 жыл бұрын
@@rodasahal5828 kkkkk kkkk wnka warkni lol
@umamohmet74505 жыл бұрын
Laadir somali kii ugu fcnaaa boss bass😎
@fatimae69055 жыл бұрын
Omg jimco kale masha Allah. Allah mahad leh na so gaarsiiyay jimco .aad baan ugu ma hadinaya intii ii saartay Like ta.
@Anas-ti7kq5 жыл бұрын
subscribe iisaar wll Fadlan Soomanimo mahadsanid
@shamsacadeeymarkacadeeyshu85055 жыл бұрын
inta policeka tuuuga ah nacay like dhac
@muhanadmuslim35105 жыл бұрын
war caw like iisiya 53 xabo 😍😍😍😍😘😙soomali uu isracad ayn jecelahay
@ruqiyocabdullhihaaji18335 жыл бұрын
Waxaan ka fiirsana qaaahira 🇪🇬 inta qaaahira ila jokto kawadaneyso like plz
@faatushiskufilan41405 жыл бұрын
Naaa qumayadan nastexo ladhahaayo maxey dadkeena u habaaree waa ayada leh bakaaro aa lagu ba ba aye ilaahey afkaka haku celsho aaamiin dhaha inta xamar ka so jeedo oo dhibka xamar neceb ilaahey nabad hanooga dhigo insha alh
@haniahmed34815 жыл бұрын
Waligay ma arkin xamar reer waqooyi baan ahay hadana aduunka ugu jecelahy ilaahay dhib ma tuso
@faatushiskufilan41405 жыл бұрын
Hani Ahmed aaaamiin mcnto anakana wan ku jecelnahay anibo waligeey ma arkin waqooyi wan jeclaan lahaa in an mar so arko insha alh ilaahey an ka rajeynaa In an ku so dalxiiso waqooyi farxad ku nolada abaayo
@amiirshekh72925 жыл бұрын
Waqooye iyo koonfur waaa Somali ale ha dhoowro
@haniahmed34815 жыл бұрын
@@faatushiskufilan4140 aaaamiin wllo qaali soo dhawoow
@suweyssiman1755 жыл бұрын
Hani cadeey sido kle abaayo aadban kuu jecel nahay
@Najax1015 жыл бұрын
KaH😭Saa ugu tashanaaye iyo sida laiiga soo hor mare isma lahan❤❤
Ana wll subscriber isaar waan ku sare subscribe ok mahadsanid
@amishhoneyilyas94185 жыл бұрын
Abdi adan isar walal wankusaare
@amishhoneyilyas94185 жыл бұрын
Dr Sucaado Cali isar walal wankusaare
@sucaadosimanofficialchanne61305 жыл бұрын
@@amishhoneyilyas9418 ana subscribe waan ku saaray ok mahadsanid
@nacimaiman5 жыл бұрын
Waan soo daahay caawa saas darteed like dhac iigu sii 😎😎♥️👏🏾
@queenoftheyear24775 жыл бұрын
Qof kasto oo aan comntigiisa aqriyo like dhac ayaan iskaga siiyaa oo deeqsiyad ayaan ahy lkn iidnka gacan adeek intaas ku gaarteen lacag idnkama baryinee liketa xunta noo saar jah😁🤣
@seedhassan10055 жыл бұрын
♥️♥️♥️🎁🎁🎁🎁💝💝💋😀😀😄😄😄
@seedhassan10055 жыл бұрын
Kķkkkk
@seedhassan10055 жыл бұрын
And then you rhyme 28
@yaabnemayabteen39305 жыл бұрын
Like maxay tartaa yaabnee?
@nasrocumar16685 жыл бұрын
Cwa anaa ugu horeyee like haligu cawiyo
@kingqeys39405 жыл бұрын
Boss pass kiswahiliga aad ayuu uyaqan inta la yabtay like me please
@aishaabdullahi48905 жыл бұрын
Haa wlh hata me nimefahamu
@ramlamohamed56355 жыл бұрын
Wata watanzania weeye
@babalaochannel41205 жыл бұрын
Jama ako mbele wolai tena ana bonga kiswahili ya tz xata kenya logamahadlo kaas boss pass💪💪
@ramadancabdilaahicali86915 жыл бұрын
Oo maxaa loola yaabayaa markaa
@ramlacadeey23285 жыл бұрын
Waaw kiii Tanzania wye swahili sanifu
@sumayocadey21265 жыл бұрын
Inta ila nacday police ka rufyaanka ah like dhac iigu siiya
@faraxsanshcabdi83535 жыл бұрын
Inti reer muqdisho ah oo filimkaan la socoto like ta ha ila dhaafina
@dheemantallan55915 жыл бұрын
Askarigaa baan nacaypa inta ila qabta like itapo
@NeylaKhalifa5 жыл бұрын
Aniga ugu horeyo like dhac igu sii
@Anas-ti7kq5 жыл бұрын
Subscribe iisaar wll Fadlan Soomanimo
@mariahassan96745 жыл бұрын
Kkkk caawa caadi maaha wa qatar filimka xiisa gaara bu leyahay ❤
@yasminali745 жыл бұрын
iLhaan Guleyso Qaali WaLaaLka aya garab kaga tagan❤❤❤❤
@fathisaid12665 жыл бұрын
Filimantii aaan dawan jirnay kana noo badalay walahay san udhamaysaty kaaf iyo kala dheri uma dhamaysn filimada kale khatumada allah hanoo suubiyo aaamin ya allah
@munamanisha66395 жыл бұрын
Nastexo iyo romiyo inta Ku qososhy like isara 😁😁😁
@ayaanabdirahman62775 жыл бұрын
No 3 ahalayn asxaabta kaaf iyo kala dheeri teem fayruus sheekh dahir like me plz
@mohamedafgooye99515 жыл бұрын
Team abukar Mahdi wan idin salamy haben wanag San waa walalkiina Mohamed Afgooye oo idin leh haben wanag San ayaan idin leyahay
@amaansansidahooyaded55795 жыл бұрын
Wangsan oo wacn aboowe afgoye
@abdiismail26885 жыл бұрын
Wanaagsan sxb Afgooye, Prank baan kaa sugeynaa markuu Ck soonoqdo
@caashocabdullahi19435 жыл бұрын
Thanks
@qalbisimansaafi40735 жыл бұрын
Afgoyi Nii tagera Adi iyo temkaga Ck and Idoos Ck inad ka arsato aa sugi la ahay Parank😍💋