Suufiya runtii anaa ah waligeena alle axad aan eheen ma caabudin wax yabaha an sheqeyga ka bartay waxa kamida alle bariga yaan lagaaga bad san hada rabto nuur salatu leelka haka tagin mugase dadka qaar igu shekeynayaan mushrik batahay cajiib 😢😢 war digi sheqeyga ii dar daarmay baraka badan baa ku helay alxm allow ii saaidi camalka suuban yaa rabbi
@Sahal114-ty8tqАй бұрын
walaal horta baro shirkiga iyo tawxiidka ka dib isqiimee wixii kuu soo baxa fiiri sidaad u malaynayso arintu way ka guda wayntahay
@deeqo1223Ай бұрын
@Mustafa-ty8tq hhhh wll alxm mushrig iyo mumin wan kala aqaan lkn wad ku mahadsnthy taladada cilmi wan sii siyaadsan wana ubahanay
@deeqo1223Ай бұрын
Wll alxm wan kala aqaan mushrig iyo mumin wana ku mahadsnthy taladada wan sii siyaadsan cilmi wana ubahany