ABUU DUJAANA OOHINTA CESHAN WAYEY MAANTA ARINTA CANADA BOY.

  Рет қаралды 14,728

Toos Radio

Toos Radio

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@s_h4807
@s_h4807 11 күн бұрын
Maansha allaah tabaraka allaah wallaahi weli dadkii qalbiyada wanaagsana wey noolyihiin abuu dijaana illaahay ha ku xifdiyo amiin illaahay ha no ka badiyo adiga o kale horay u socada adiga iyo Maxamed
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 12 күн бұрын
Abudejaal wa nin qaali u niyada wanaagsan aniga xita wa kala ooyey marka arkay sida cadaalada u garabistagtay runti wada guuleysa guulwarta xaqa u dirir dulmiga naceyb wa ku tageersan walaal duck iyo wanaag tageersan from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fahm3d88
@fahm3d88 11 күн бұрын
Akan allaha kasiiya wiilka uu caawinayo allah dartiis
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 12 күн бұрын
Abuudijaana Allah ku siiyo kheyr iyo barako aduun iyo aakhiraba Aamiin Yaarabi Halacaawiyo dadka wax garadka ah ee Canada ku nool ukaca wiilkaas iyo Hooyadii waa reer ladulmiyay Alle ayaana uhiilin Inshaa Allah Alle dulmiga majeclo guushana wiilkaas yar iyo Hooyadii ayay ku danbeyn
@kaltunali9081
@kaltunali9081 11 күн бұрын
Abuu dujaana walal adigana ajer iyo hasanad ilaahey ka siyo waxa qabatey aamin
@amalmuhudin4059
@amalmuhudin4059 11 күн бұрын
Wlh wiilkaan abuu dijaana allaah kubarakeeyo siduu u caloolxumaanaayo hadeey soomalida saas ahaan lahaayeen waxeey noqonlaheed soomaali oo israacday
@AmranMaygaag-ud8uq
@AmranMaygaag-ud8uq 11 күн бұрын
Justice young mahamed please help him😢😢😢
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 12 күн бұрын
Dulmigaan dadka geysanayo waa la yaqaan hadane dad baa difaacaayo, Alle ha cadaabo daalimiinta
@kaltunali9081
@kaltunali9081 11 күн бұрын
Ilaahey ha caawiyo Wiilka yarka adın iyo aqiro
@ruqiyojacfar1244
@ruqiyojacfar1244 12 күн бұрын
Abu dujaana ilaah ha xafido
@saidasultan6826
@saidasultan6826 12 күн бұрын
Ilahay Ha Caawiyo Wiilka Yar Soomaaliyey Please Caawiya Ajar Bad Kahelaysane
@fowziaabdi9487
@fowziaabdi9487 11 күн бұрын
Abuujijaana anigana waa caawina
@Umu_Manha
@Umu_Manha 11 күн бұрын
Canada people get up young boy justice for Mohamed say Walaahi Get the boards justice for Mohamed what we need we need justice for Mohamed 😢😢
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 10 күн бұрын
I ,am very sorry abu dujaana and Canadian poy God hellp you insha allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hamdimohamud2739
@hamdimohamud2739 12 күн бұрын
I cry❤ like a baby
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 11 күн бұрын
Subhanalah dulmiga ilahay ma jeclo
@hananali4200
@hananali4200 12 күн бұрын
Subxannallh qabiilo xumanta dulanka isku tagereyo illahow raxmanow raxiimo waa malin jamca eh illahow iga aqbal ducadan wilkan yarka eh cadowga ku eh iyaga ku celi dulaka ay ku wadan
@haldhaa804
@haldhaa804 12 күн бұрын
Allahuma Aamiin
@AmranMaygaag-ud8uq
@AmranMaygaag-ud8uq 11 күн бұрын
Alaaahuma aaamiin 😢
@MarshalHavana
@MarshalHavana 11 күн бұрын
cabtooygan oyinta jaxaska ma fathia absie bu ka arkay yaabka adunka😙😂🤣😅somalidu wa bulsha oyinta sharaf u haysata hada oyinto wa naxaris ee maha sharaf lakin jaahilkan wax naxaris maaale waayo qof naxaris lee maba caytaamo
@Fotballmo
@Fotballmo 12 күн бұрын
Mahamed illahaayo cawi ninka illhay uso diraayna illaho denbigisa iyo ka walidkisaba jano si wlhi arnta mahamed cuquuba kasoo socota
@marian5607
@marian5607 11 күн бұрын
stay strong bro
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 11 күн бұрын
Youths Canadian Wake up
@marian5607
@marian5607 11 күн бұрын
qof kata oo qof dhibaateeya aakhirka dhib baa ku dhaca qofkaa ama haday iyadu ka badbaado awlaadeeday kaga dhacdaa. markaa waynu arki mustaqbalka dad badan oo awood is bidaaya hadda waxay ku danbeeyaan. aduun yadu waa giraan.
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 11 күн бұрын
Sorry Abu Dujaaan !! our prophet Mohamed SCW. Was bothered , criticized and damaged Because of doing Xaqq. May Allah reward you tremendously Abu Dujaana !
@lullul3875
@lullul3875 11 күн бұрын
Allaha caawiyo insha allaah maxamed
@sahraahmed5064
@sahraahmed5064 12 күн бұрын
REER CANADA CAAWIYA WIILKAA YAR OO CADOWGA KA QABTA OO SHARCI BAA KA JIRA CANADA EE CAAWIYA ILAAHAY HA IDIN CAAWIYEE
@shukri4250
@shukri4250 12 күн бұрын
Kheyr in Sha Allah
@marian5607
@marian5607 11 күн бұрын
islaanta hadal keeda markaan maqlay qof sharaf leh umay hadal eekayn.
@camillaomar4814
@camillaomar4814 12 күн бұрын
Justice for Mohamed please help him 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@lullul3875
@lullul3875 11 күн бұрын
Abuu dijaana where is your children in Canada maad udirtid si ay ucaawiyaan maxamed
@nuriaabdullah
@nuriaabdullah 12 күн бұрын
Justice for Mohamed the Canadian boy and Abujaan his rescue.🎉🎉🎉
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 12 күн бұрын
Qumayo Naga gar ma ahan say wlhi Qumayo lama baxdeen
@haldhaa804
@haldhaa804 12 күн бұрын
😂😂
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 11 күн бұрын
Somali Maryoolay iyo wixiii dhibayoooy Ilaahay ka yaaaba . Xaqiii aaa la gasheeeen inaanu ilaahay idinka soo Saarin. Ixtiraaama Abu Dujaaan , maxaaad u keentay Maxamed idinkooo ku haystaaaa
@MaryanMohamed-g8b
@MaryanMohamed-g8b 11 күн бұрын
Warka badan daaya. Action
@MaryanAbdi-fr4hc
@MaryanAbdi-fr4hc 12 күн бұрын
Maskiin ha ooyin walal maxamed arimahiisa wuu heli doona insha allah
@xadiyochannel
@xadiyochannel 11 күн бұрын
Alle habarakeyo abu dijaana
@mulkimohamed8593
@mulkimohamed8593 12 күн бұрын
maxamad ❤❤❤❤❤
@فوزيامحمد-ز5ظ
@فوزيامحمد-ز5ظ 12 күн бұрын
WAR soomaaliyeed ilaahey ka baq u istaaga wiilkaas miskiin ah hooyadisana dayacan ilaahey ka baq waa uu daalney ABUU dujaana siduu idinle hadlaayey itaqu laah somaaliyeey alakariim
@sahraahmed5064
@sahraahmed5064 12 күн бұрын
ILAAHAYOW CADOWGA KA BAD BAADI MAHAMED YARE OO ILAAHAY DAD WANAAGSAN OO KHAR QABAA CAAWIYAAN
@hodhanadan3381
@hodhanadan3381 12 күн бұрын
Justice for Mohammed 😢😢
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 11 күн бұрын
Ninkaa saas u oynaayo dhibka uu ku arkey mahamed ayaa ka weyn. Habayar saas u galeyso wiil ay waalid u tahey imagine waxey qofkale ay ku sameyneyso.
@marian5607
@marian5607 11 күн бұрын
justice for mohamed,
@nurhawa646
@nurhawa646 11 күн бұрын
Qofkasta oo dadka dulmiya waxaa u danbeeya dulli iyo cadaab daran Aakhro iyo aduunba Walaal ilaahay ha ku xafido ajar kaa siiyo caawinta wiilka aad abtiga u tahey ee hooyada xanuunsan tahey
@HassanAli-gs2ls
@HassanAli-gs2ls 11 күн бұрын
Kkkkkkw abu sheydhaan filinkaaga waa qarxay
@aminawarsame2514
@aminawarsame2514 12 күн бұрын
Asalamu Aleikum, my number one advice: The young lad needs few individual who can guide him, he can’t handle hundreds people. He need to get immediately to language school, the quickest he start getting busy with life structure will set him up for success. I kindly ask those close to him to get him rolling, idle mind and media will waste his time. Plz plz media platforms are addictive and the earlier he stays away the better for him, One last advice is to get him into a trade school like electricians or any he’s passionate about: Good to all!!
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 12 күн бұрын
Canada haduu tagay dowlad kama jirto miyaa bisinka
@nadiayusuf6277
@nadiayusuf6277 12 күн бұрын
Sorry Brother
@lullul3875
@lullul3875 11 күн бұрын
Aadbaan uga xumahay in wiilkaa yarkaa wax caawiyo lawaayo
@FarhiyaMuhammed-lr5kd
@FarhiyaMuhammed-lr5kd 12 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 11 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@nurhawa646
@nurhawa646 12 күн бұрын
Dadka waxaa ugu fiican midka cadaalada ku dhaqa dadkana caawiya.
@iskufilan174
@iskufilan174 12 күн бұрын
Heart broken
@aminaibrahim2268
@aminaibrahim2268 11 күн бұрын
Sorry maxamed 😢😢
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 12 күн бұрын
Sorry habo mcn wan kaxumahay waxa kugu dhacay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@shukri4250
@shukri4250 12 күн бұрын
Please hala caawiyo wiilka yar
@ftshmh4761
@ftshmh4761 12 күн бұрын
Ader hadal oo wax noo sheeg dee jilicsan baad tee
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 12 күн бұрын
Maxa la oyee cajib
@SagalMohaned
@SagalMohaned 12 күн бұрын
Wiilyar oan aabe lahayn hoyo ka walatay walaal kaweyn haysanin Habaryar abtiyaal geeri uqoreen pasbort laga jex jexay oaan hadana ahayn somaali Walaahay waan ooyay ooyay salaad sujuud soon ugu so duceyay Ama war ma haysid ama kuwa dhibaya lamid tahay ama Qalbi naxa malihid Laakiin dadka jecel kabadan
@laylaahmeeday1168
@laylaahmeeday1168 12 күн бұрын
Sorry
@fardawsa9423
@fardawsa9423 12 күн бұрын
Abudujaana runbuusheegay. Wax dhibaatada dadka ku Hausa waa dadka waaayeen. Xaqa Allah tuso
@aminaabdillahi-hc3ub
@aminaabdillahi-hc3ub 12 күн бұрын
😅😢😂😂😂😂😂
@mulkimohamed8593
@mulkimohamed8593 12 күн бұрын
sax😂😂😂😂😂😂😂😂
@laylaahmeeday1168
@laylaahmeeday1168 12 күн бұрын
Abutuja
ASAD HAGIO OO SI AAN MACQUUL EHEEN LOGU SO DHAWEYEY SOMALIA OMG
24:01
WIIL YAR OO HOOYADIIS KA SOO LUMAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
54:45
Toos Radio
Рет қаралды 28 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
WIIL SOMALI AH OO MEYDKIISA LA DOONAYO IN LA GUBO
1:22:36
Toos Radio
Рет қаралды 48 М.
CANADIAN BOY HOOYADIIS OO COD SIR LAGA DUUBAY & HABARYARTIIS OO XABSIGS LA DHIGAT
14:48
Canadian Boy Sidee Loo Xirey Xabsiga Canada
25:48
Xograac Media
Рет қаралды 13 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН