WIIL SOMALI AH OO MEYDKIISA LA DOONAYO IN LA GUBO

  Рет қаралды 68,779

Toos Radio

Toos Radio

Күн бұрын

Пікірлер: 309
@shukriahanaf3934
@shukriahanaf3934 6 күн бұрын
Allaha u naxariisto, qabriga Allaha u nuuriyo, sadaqadii uu la baxe, Allaha jannada Allaha ku geeyo. Ameen
@cabdiraxmaanxirsi23
@cabdiraxmaanxirsi23 8 күн бұрын
Ninka meydka wiilka soomaaliga ah yiri waa la gubi qabiil ma matal, waa arxanlaawe. Wiilka Alle ha u naxariisto. Gabdhaha soomaaliyeed waa ka ehelsan yihiin ragga. Gabdhoow mahadsanidin. Wiilka Alle ha u naxariisto, ehelkiina samir & iimaan haka siiyo. Ehelu kheyr buu ahaa sida gabdhuhu sheegayaan.
@axmedcabdi1680
@axmedcabdi1680 8 күн бұрын
Eey weeye kaas dhahay meeydka hala gubo. Alaha unaxariisto wiilka
@xabiibafaarax2605
@xabiibafaarax2605 8 күн бұрын
Maasha Allaah Hablah somaaliyeed Alle habarakeeyo Cidkasta waa kanaxariis badanayihiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@fatumaadem2634
@fatumaadem2634 7 күн бұрын
Thank you very much for helping him may Allah help you too
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 9 күн бұрын
Allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar waalhi waala oyaya jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin amiin yaa raabi
@nadiifosalaad1763
@nadiifosalaad1763 8 күн бұрын
Hablaha soomaliyed wa hoyoyin quf walbo weeydareeman xanuun kiisa allaha caa fiyo insha allaah
@letsplay8629
@letsplay8629 8 күн бұрын
Subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah
@nesterooymohamed6782
@nesterooymohamed6782 8 күн бұрын
Mashallah wll alle haydin sharfo dhamaantiin dad damiirkoodu noolyahay ayaa tiin❤
@Qamar-uz6vn
@Qamar-uz6vn 8 күн бұрын
Subxaanallaah walaahi waan ilmeeyay markay gabar tiri anaa aqaan habaryarna u ah masha Allah
@Minagamzel
@Minagamzel 5 күн бұрын
Bal eeg qofkas waxas ku qarabanyo kaga darana allow xanun allah igu ridin ha inagu kenin inan isku sadiyo Subhanllah kansar ma wax yarbu mooda Subhanllah 😢
@Hnesz
@Hnesz 5 күн бұрын
Sheekadaan ma been baa??
@SuadMohammad-e2u
@SuadMohammad-e2u 4 күн бұрын
Subxana ALLAH subxana ALLAH kaas inkaar ayaa ku dhacdey
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ 8 күн бұрын
Ilaaahayoow unaxariso aamiin aamiin alaahu agbar alaahu agbar alaahu agbar alaahu agbar alaahu agbar walalilaahil xamdu
@AbdulahiAhmed-r5q
@AbdulahiAhmed-r5q 4 күн бұрын
Allhu akbar aalhu Akbar allow unaxariiso
@Abdullahi_thegoat
@Abdullahi_thegoat 8 күн бұрын
Ina lilahi wa ina ilayhi rajicun Allaha u naxariisto😢😢😢inashaAllh waa ahlujano qof saas aaqadafa u baxsanayey
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 5 сағат бұрын
Kolay ninkasi waa majeerteen waayo MAJEERTEEN maaha soomaali
@theunseen-ow9gh
@theunseen-ow9gh 9 күн бұрын
Musiibo ala hakurido amuugaal yahay ilaahay kaankaro. Hakurido afar faataxo umara sory ilaalhay jana fardowsa hageeyo aamiin
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 9 күн бұрын
Aamiin Yaa Rabbi
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 9 күн бұрын
Allaahu Akbar yaa xayu qayuum Allow soo qabo Mujrimkaas Qabiil ma matalo Mahad Allaha u naxariisto Allahana ka badbaadiyo in la Gubo.
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 8 күн бұрын
haduu dhintay illaahey ha'unaxariisto ,tiisa hadey galinna illaahey haka kiciyo.
@KadQalib-ie7qb
@KadQalib-ie7qb 8 күн бұрын
Ilaahay naxariistii Janome alahakaa waraabiyo
@umm123
@umm123 8 күн бұрын
Nin xun qabiil ma leh hadii ay run tahay qisadu ka waxaa sameeyay isna waa sugayaa qabrigiisii,ilaahayna waa ogyahay waxa kasta, aad baanu uga xunahay allale ha u naxariisto wiilkaas dadkiisna samir iyo iimaan ha ka siiyo.
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 9 күн бұрын
ALLAAHU AKBAR ALLXAMDULILAH. ILAAHOW. U GAR GAAR. YAAWADUUD. AAMIIN YAARABI
@FariyoDirshe
@FariyoDirshe 8 күн бұрын
Ilaahey caafimad team ha siiyo ya rabi ya Allah ya rahman
@AsisaIbrahim
@AsisaIbrahim 8 күн бұрын
Masha alaah ilaahay haydiinku Gagaaro sidad ugugargaarteen intiina hadlaayow plss Ina aruuriya soomaalay sidaa hanlaha ilaahay ha dhawre
@sheikhabdirisaaqali1045
@sheikhabdirisaaqali1045 9 күн бұрын
Subxanaalah alahu unaxaristo Sarah fal ayuu ahaa Ehelu Jane waayeh
@hodhanadan3381
@hodhanadan3381 8 күн бұрын
Allah akbar Allah akbar 😭😭😭🤲
@fadumoashur8770
@fadumoashur8770 8 күн бұрын
Ilaahay hawnaxariisto wiilka gabadhahaa soomaaliyeed ee qaaligaa wiilkaa ka warhayeey ilaahay ha barakeeyo waa gabdho sharaf leh ilaahay baa dadkaa kalaa wanaajiyeey walaahay waan ooyeey
@SacdiyoYusuf-b1d
@SacdiyoYusuf-b1d 9 күн бұрын
Illaahoow kuu naxariiso
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 9 күн бұрын
Allaah caafiyo wiilka allaa caafimaad qeer qabo allaah siiyo yaa qabiir
@Seynap-o5v
@Seynap-o5v 8 күн бұрын
Subxaanallah xanuuna kuma dhicine xubnihiisii ayay kala bexeen. Qof intaas oo cancer ku dhacay lama qalo.Inaa Ilaahi wa inaa Ilaahu raajucuun 😢😢😢😢 Allah ha u naxariisto 😢
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 9 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@FariyoDirshe
@FariyoDirshe 8 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 9 күн бұрын
Ninkaas Allaha soo qabto🤲🏽🤲🏽
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 9 күн бұрын
Aamiin Yaa Rabbi
@Dheeman1-d9e
@Dheeman1-d9e 7 күн бұрын
Allaahuma aamiin
@Dheeman1-d9e
@Dheeman1-d9e 7 күн бұрын
Illaahow Caafimaad taam ah siinadigaa awoodleh yaa allaah 😭😭😭😭
@SKk-q5h
@SKk-q5h 9 күн бұрын
Gaari Baa i dirdarey sonkor baa iga Igu dhacdey. Keli baa Imadoobatey kansarka dhiiga leyga heley hadana sababka leyga saar. Kankala nbidixda wa leyga sarey hadana beerka leyga saarey
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 8 күн бұрын
Haa waxbaa khaldan
@adarwarsame4321
@adarwarsame4321 8 күн бұрын
Waa hadalo kala gedigen Inta badan yurub hadii qofka shilgalo asoo fiican bey xibnaha kala baxaan
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 8 күн бұрын
Wax dhici karo maaha
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 8 күн бұрын
TOLKAYGA MARKAAN LA JOOGO WAJI MA LIHI MAXAY UGA JEEDAA
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 8 күн бұрын
HANA ABUKAR CAQLI YAR DADKAN WADA NAXSAN ARINTA WIILKANYAR NOOCAY ULA DHAQMAYSAA MAAHA DHAQAN QOF WAYN
@hindisac7758
@hindisac7758 9 күн бұрын
Allahu akbar ❤❤❤❤❤
@MulkiMeyre
@MulkiMeyre 6 күн бұрын
Alaaha u naxriisto marti la jecelyahey alaaha ka dhiigo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@foozia426
@foozia426 9 күн бұрын
Subxanallaah ilahay how naxariisto insha allaah wiilka
@abdikareemmohamed1334
@abdikareemmohamed1334 6 күн бұрын
😮😮😮😮 alalahalilahalaalu agkr sulxlaah
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 8 күн бұрын
inaa lillahi waa inaa lillahi rajicuun allaha u naxariisto amin amin amin yaa rabi
@WaïssWaïss-x5f
@WaïssWaïss-x5f 3 күн бұрын
😭😭😭😭🤲🤲🤲
@luulibrahim5039
@luulibrahim5039 7 күн бұрын
Allaah markay arkeen iniusan dad la joogin ayey xubnaha kala baxeen aan u malaynaa . Illaahow adaa weyn. Allaah ha u naxariisto ehelkana Sabir jamiil ah haka siiyo. Aamiin Yaa Allaah 🙏 🙏🙏🙏🙏🙏
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 4 күн бұрын
Saas ayay sameeyaan Qofkaan qoflahayn xubnahay kaxadaan 😢
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 8 күн бұрын
Allaha u naaxariisto aaamiin aaamiin yaa allah
@ahmedyusuf5077
@ahmedyusuf5077 8 күн бұрын
Ilaahay Caafimaad Taam ah Hasiiyo Aamiin
@bellasharif9501
@bellasharif9501 4 күн бұрын
It's hard to believe this history for real
@fadumohagi2603
@fadumohagi2603 8 күн бұрын
Allah akbar ilaah dembigisa ha dhaafo ,Kitaabkiisana midigta ilaah ha ku siiyo amin amin.
@naimahassan9393
@naimahassan9393 8 күн бұрын
Ilahey ha u naxaristo somali wa hal hal qof xumaday qabiil shaqo kuma laha
@NADIFAAHMED-h6y
@NADIFAAHMED-h6y 4 күн бұрын
asc hadii Somalida herkaan gartay maskaxiyan ayey jiran yihiin.Waxaan Allah uga barya inta cudur uu shegtay Allaha uga dhabeeyo.
@FarxiyoOsman-hu7yn
@FarxiyoOsman-hu7yn 3 күн бұрын
Allah u akbar
@umucabdirixmaanxawaa4899
@umucabdirixmaanxawaa4899 8 күн бұрын
Asc Waa Qiso xanuun badan aad iyo aad Subxaanlaah Ilaahay ha u naxariisto Haduu dhintay haduu noolyahay alaaha caafiyo Shaqsi Xun oo xun Buu la kulmay ama uu la xididay Nama matalo nama matalo mana ah Ciduu sheeganayo Cadawtinimo intaas leg kuma ogayan Reer ka ee waa nin sheeganaya ama muslim ma aha ee hal ogaado Waxuu yahay !!
@halimamohamud4880
@halimamohamud4880 4 күн бұрын
Naagahan ujeedada meesha loo yimi aa ah in beesha mj la caayo here biniaadanima laga saaro allah ha idin ka cafiyo dulmigaas
@Qamar-uz6vn
@Qamar-uz6vn 8 күн бұрын
Ilaahow caafimaadsii yaarabi
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 9 күн бұрын
Allah haacaafiiyo
@SacdiyoxasanDahir
@SacdiyoxasanDahir 4 күн бұрын
Ninkaa wll sas yeelay ilama ahan into Islam yahay rabi kuduleene Allah hawgar gaaro wiilka laleeyahay lalagubo subxaana laah
@NimaHassan-nb9gg
@NimaHassan-nb9gg 4 күн бұрын
Allahu akbar Allahu akbar
@XaamudIbraahim-f5p
@XaamudIbraahim-f5p 8 күн бұрын
Soomaaliyeey kan asagaa xanuun ilaahay ka dalbaday eewalaalayaaloow haku daalina
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 8 күн бұрын
Subxaanalaah waa ruux cabsan aan u malayhaa allaha soo hadeeyo
@fadumowarsame2030
@fadumowarsame2030 8 күн бұрын
Subxaanalaah Somali reerkaas baygaadhey
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 8 күн бұрын
SubxanaAllah 🤔
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 8 күн бұрын
Subxanallah ilahay kabaqa intad benso aliftan dadka dambajiya waqtigana kadhumiya
@letsplay8629
@letsplay8629 8 күн бұрын
Subhanallah subhanallah subhanallah
@IfrahBarkhat
@IfrahBarkhat 8 күн бұрын
illaahay ha u naxarisato jandulfrawosa ha keys Amin Amin Amin yarabi kuwa caaya Tamayo illaahay kabaqa Mant wa aduunyo beri wa akhiro
@FatxiyaCabdi-hl2qg
@FatxiyaCabdi-hl2qg 8 күн бұрын
Alloow u gargaaar
@alileyzikabayare9222
@alileyzikabayare9222 7 күн бұрын
Waa laga jabsaday
@ayanosman3150
@ayanosman3150 8 күн бұрын
Allahu akbar alla shekhash illahay ba uu maqan.
@DrAli28-Y
@DrAli28-Y 8 күн бұрын
Allah ha u naxariisto wiilkaasi wanaagsan - lkn waan ka xumaaday mujrimkaasi ah seedigiisa oo sida xun ugalay, qof dhimanaayo xoolihiisa xoog ku qaatay hadane u saxiixay in la gubo meydka wiilka dhintay. Waa wax kasii hooseeya bini’adamnida in qof aad isku yihiin qaraabo ama xidid-
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 5 күн бұрын
Alahu agbar alahu agbar alahu agbar inaa lilahi wainaa ilahi rajucuun wiilkas sadaqada uu baxsanayey haku fakiyo inshalah cinri dher ayuu helaa dadka xuna alaha naga xijabo
@SuadMohammad-e2u
@SuadMohammad-e2u 4 күн бұрын
Walalayaal commun̈ityga Glasgow la hadla iyaga hospitalka iyo polisķà u tagayo fadlan taas ku dadaala mahadsanid
@Madina-mg6qm
@Madina-mg6qm 8 күн бұрын
Warkan hala hubiyo wiilal iska ciyarayo armey yihin Illaah baa xaqiiqda og, lkn wa xanuun sheekadan hadey run tahay.
@SacdiyoYusuf-b1d
@SacdiyoYusuf-b1d 9 күн бұрын
Allaahu akbar
@aichaalimed5306
@aichaalimed5306 2 күн бұрын
Asc Allah halaga baqo bilo ninka. Iyo kan ad hesheen wa laba sof oo kala goni ah
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 8 күн бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه الفردوس الأعلى امين امين امين يارب العالمين
@MohamedAhmed-z7d6t
@MohamedAhmed-z7d6t 8 күн бұрын
Aaaaaaaaamiiiiiin yaaa rabii
@FatxiyaCabdi-hl2qg
@FatxiyaCabdi-hl2qg 8 күн бұрын
Qof islaama oo gelid888 ah belay ugu tallo galeeen
@hindisac7758
@hindisac7758 9 күн бұрын
If you listen to the storie very well in the beginning the lady she starts with saying the man was living in Canada but she did not tell us how the man came to Scotland and originally his from Finland this is making up storie😢
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 8 күн бұрын
You nailed wlhi
@Fuaadalix
@Fuaadalix 2 күн бұрын
Maybe she didn't know don't judge before you are sure.
@SKk-q5h
@SKk-q5h 9 күн бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
@sainabnor8550
@sainabnor8550 9 күн бұрын
Allah ha hadeeyo
@qosolmadadaalo9189
@qosolmadadaalo9189 8 күн бұрын
Subaxanllah allahu😢
@adangudhane336
@adangudhane336 8 күн бұрын
Haye Haye
@DeeqaDalal-iz7jl
@DeeqaDalal-iz7jl 7 күн бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد
@alifarah4200
@alifarah4200 9 күн бұрын
Wll uganda anajogo culimada kampala community xoogan ay leyihiin dsdka dhibateysan adban logarab istaga hadii ayjirto gabadha halaso xiriito masajidka towxiid kampala/kisenyi uku yala walal cafimad tama RABI hasiiyo in'allah
@shukrihassan-878
@shukrihassan-878 8 күн бұрын
Wll aniga rabay wax icawiyo melan kala xiriro wayay
@bintoowcalasoow4259
@bintoowcalasoow4259 8 күн бұрын
allaha u naxaristo
@bintoowcalasoow4259
@bintoowcalasoow4259 8 күн бұрын
Ina lilahi Wa Ina ileyhi rajicun manta wuxu u bahanyaha duco halo duceyo
@hawoabdi9499
@hawoabdi9499 5 күн бұрын
Sharci ayey dadku meesha ka raadsadan
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 7 күн бұрын
wallaahi waa ooyay aniga
@ayaancumar9685
@ayaancumar9685 7 күн бұрын
Subxanalah
@kiinabdirizaaq8863
@kiinabdirizaaq8863 6 күн бұрын
ninealaasha qaba sow walashaa kumasheegen xanuunkaga
@RudwaanCabdi-d7h
@RudwaanCabdi-d7h 8 күн бұрын
Subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah
@JfhJzjd
@JfhJzjd 5 күн бұрын
الله اكبر مسكين يا الله
@hodhanadan3381
@hodhanadan3381 8 күн бұрын
Subxanallah 😭😭🤲
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 8 күн бұрын
Allaha u naxariisto somalida qaarkod qabiilku meeshas muugarsiiyey
@samirasahra1747
@samirasahra1747 8 күн бұрын
iLaahay.Ha.UNaxariisto..AMiiN
@umujamiilayussuf3660
@umujamiilayussuf3660 8 күн бұрын
Subxanallaah waa yaab
@amalquule84
@amalquule84 9 күн бұрын
subaxaanalaa alaahu akabara
@luulibrahim5039
@luulibrahim5039 7 күн бұрын
SubxaanaAllaah lacagtisa uu qaatay miyuu calfanaa asaga . Kaas oo kale Illaahay naguma salido.
@QamarAbdi-p8q
@QamarAbdi-p8q 8 күн бұрын
Allah habenkas mahad uhadlayey wan maqlayey
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 5 күн бұрын
Ilaahoow caafi wiilkaas wiil cidla laga helay inkelyaha lagala baxay ayeey uegtahy,cidlaa lagu qashey spear part baalaga dhigtey eeispitaalkaas hala raadiyo ,qofna organadiisa pagama bixiyee waaladaaweyaa ispitaalka hala raadsho reer ingiriis wiilka hala radiyo
@FatxiyaCabdi-hl2qg
@FatxiyaCabdi-hl2qg 8 күн бұрын
Walaalayaaaloow boloo wiilkablanqashy
@umujamiilayussuf3660
@umujamiilayussuf3660 8 күн бұрын
Illahow badbadi oo gacanta galada ha u gelinin lakin rux ku dhacey kansar sidee xubinihiisa lolala baxaya😢
@MaryanCabdi-c6o
@MaryanCabdi-c6o 8 күн бұрын
Subxanallah ☝️☝️☝️😭😭
@hawamohamudali2510
@hawamohamudali2510 8 күн бұрын
Ilaahay sadaqadiisa ha ku furto wiilkaas walaala
DAGAAL KULUL CANADA BOY IYO MAMA FARANKO OO IS DAGALAY
19:43
Toos Radio
Рет қаралды 149
GABAR SI-XUN MUQDISHO LOOGU GALAY | MARKHAATIGA NOOL | NISA
42:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 64 М.
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
WIIL SOMALI OO SI XUN LOO DILAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
17:26
Toos Radio
Рет қаралды 16 М.
Dag Dag: Naag sixirtay ninkeeda oo guriga ka erisay
23:27
Garasho
Рет қаралды 7 М.
Deg Deg, Trump "Magaalada Gaza Anagaa la wareegna"
Dal Jire Tv
Рет қаралды 77
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
DEG DEG SOMALIDII NAIROBI OO DILAY WIIL SOMALI AH OO DIINTA KA BAXAY
20:34
Zaki honest Official
Рет қаралды 38 М.
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН