Abwaan Axmed Ismaciil Diiriye Qaasim, Anagyo Saleebaanadii wey Nasidataa..

  Рет қаралды 80,280

XODAY MEDIA

XODAY MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@GuuleedcumarCoofle
@GuuleedcumarCoofle Ай бұрын
Waa 2024 bishiizii 11.,20keedii cajiib buu Ahaa ALE ha unaxariisto Aamin
@abdirisakwais8100
@abdirisakwais8100 4 жыл бұрын
ILaahay haw naxariisto Abwaan halgame Axmed Ismacil Diiriye (qaasim)Aamiin
@GuuleedcumarCoofle
@GuuleedcumarCoofle Ай бұрын
ILAHAW godka unuur Abwaan diriye qaasim
@hah7064
@hah7064 6 жыл бұрын
Legend Qasim Illaahaw kuu naxariiso... Amiin.
@cabdallaadan4294
@cabdallaadan4294 4 жыл бұрын
allaah haw naxariisto abwaan qaasim qaasim
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 3 жыл бұрын
Waa waqtigii laandhereyaashii somaliddu yaabeen
@xasanmalloboy9901
@xasanmalloboy9901 5 жыл бұрын
Allow Ku naxariiso awoowo
@cabdilibaan7198
@cabdilibaan7198 4 жыл бұрын
Rabi hakuu naxariisto abwaan qaasin
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Eelay iyo siwaaqronta Xumi haysuryeeyn Seetada hy sudheen Sebiyo laanbaabe Sanqadh yari haydilo Tumaal siyoolshane Sanka hyga tolo Inan gumeed loo sarayn jiry Sawaabiyo midgaan gulwadi Hay sudhnaadane Hay saloosheen sda Geedka saarka ahe Hay sadqeeyey illaahba Saa noo galee hdba hay sadqeeyen Sariiryada ragba ila qaba Saxalku haystaaye Saymaha naloo ooday Waa midaan naseegayne Anagiyo SALEEBANADI wey na sidataaye Seef ABGAALBAY dultaal Saawirta ahayde HABARGIDIRTA seelada kutimi sigay ugaaskiiye Sixinbu ugalay kacaankani Sacad ragiisiiye Warsangeli majiro suldaniyo Boqor La sooraaye Soomaali waxa kanool Saaka madax gaabe Waa siyaasad loodegay Loo igmaday silic kunoshiye Aduunyadu sida kuma gudhee Subaxba waa cayne Salaandher nikii ubaxa Siibasha xigiye Suuldaaro waw halis Ninkay rag isaseegaane Sirqabahana taariikhdu Wey sahamin doontaye Maantana siciidow Wakhtigu saamaxad male Moorada salkeediyo Xalaan sugay maluugtiiye Sufurtaa madoowe Dayaxa saaranbad garane Dhiigbuu sidaa waqalka Aad sagalka moodaye Siigada dhacaysaa Ragbay sababi doontsye Illaahay sidaan arki jiray Wey ku socotaaye Waana layna kla soocayaa Subaxan dheerayn Dulkii sadkoodi dhamaa Saacandka lahaaye Sanbada gantaalaha kamudi Saadanbaad garane Ninki cadho la sooyamayow
@musecadde8400
@musecadde8400 3 жыл бұрын
Yeyuueu
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 Жыл бұрын
Waw
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 Жыл бұрын
Thanks
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 10 ай бұрын
EELAY muusan dhihin ee waa EYLIYO SIWAAQROON minaha beesha EYLE la dhaho weeye
@Qabooje
@Qabooje 2 жыл бұрын
Annaga iyo Saleebaanadaba way na sidataa.Waa xiligii Siyaad Barre uu Majeerteen Maxamuud Saleebaan dagaalka xun kula jirey oo uu Isaaqna ku daray.
@kaafitaairo8209
@kaafitaairo8209 2 жыл бұрын
ale how nâxariisto abwaan qaasim
@Roodacali-rk4vi
@Roodacali-rk4vi Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Alle hakuu naxaristo abwaan qaasim
@kaisehassanjama2075
@kaisehassanjama2075 3 жыл бұрын
Illahay ha u naxariisto
@mohamedyasin7726
@mohamedyasin7726 11 ай бұрын
Waxa Siyaasadii Loo igmaday silic ku nooshiiye markii talada habar saar leh iyo sabiyo loo doortay ayay sayn cadaa iyo wax garad sibiq dhaqaaqeene intay sidaa tahay nin ragi sooman ka ahaayay abwn qaaain Aun 1975 O Ah Xiligii Dalku Ugu Wacanaa Bu Gabaygaa Tiriyay Talaw Muxuu Odhan Lahaa haday2024 muuse Baloodh is arki lahaayeen
@mohidiinabdulkadirbulus6057
@mohidiinabdulkadirbulus6057 4 жыл бұрын
Si xilahuu kacaankani ugalay sacad ragiisiye walle dadka tarikh leh ayaa rabi iga beeray abawne naxariisti jano leh
@badalcabi6312
@badalcabi6312 4 жыл бұрын
allah yaraxma abwaanka qaasin qaasin
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Aamiin
@xaliimo5422
@xaliimo5422 3 жыл бұрын
Morgan buu gabaygu inta hore ku socda waayo morgan waa laangaab mj yaryar ah ka dhashay laakin hub helay oo aan waxba xeerin ninka laandhere ah wax laga yaabo ma sameeyo laakin Morgan ha lagu barto ayuu intaa u sameeyey
@hashimyusuf1822
@hashimyusuf1822 Жыл бұрын
Morgan Waa Mj iyo Waa Laangaab sida bay Hal jumlad iskugu keentay
@abdirisakwais8100
@abdirisakwais8100 4 жыл бұрын
Sarkaalkaa police ah Yaa garanaya,waa Gaashaanle Dhexe Cali Xaaji Aadan aw Cilmi,ilaahay haw naxariisto Aamiin
@xirsiamaan
@xirsiamaan 3 жыл бұрын
Ma sidaas baa , magaca aw Aaden Cilmi qabile ayaa dhalay
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
@@xirsiamaan haa yusuf xaaji aaden walaalo ahaayeen ihn labadoodaba
@Roodacali-rk4vi
@Roodacali-rk4vi Жыл бұрын
Mujaahid qaasam abwaan
@abdiqadir229
@abdiqadir229 3 жыл бұрын
Sadka ha iga tolo Inan Gumeed loo samayn jiray Hadba ha I saloosheen Sidii geedka saarka ah _________________________ Aniga hadeer bay I haysataa Abwaanku gabayga uu Tiriyay 1950 waxaan ka Amaan la.ahay Inta Inan Gumeed ah Kuwaas oo Raba Inay I diciifsadaan __________________________
@cabdilaahishafeec7416
@cabdilaahishafeec7416 Жыл бұрын
Aun Abwaan Qaasin
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 7 ай бұрын
Alaah umanaxa riiisto dabshid shaydaan ah
@Badalcumar821
@Badalcumar821 3 ай бұрын
Xoday media bahasha yara tarax dadkalena kuso dar
@mohamedhakar6926
@mohamedhakar6926 Жыл бұрын
Ale anwaan qaasim ale qabriga hakaaga dhigu rawda minriyaadiljana ragna waa ragii hori hadaln waa intii oo yidhi rabe ayaa ximad iyo morti ku manaystay
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 6 ай бұрын
Garayucuun gunta ururtey baqe ayay giilalyoodeen sabtii nagu gadaaneyd gafuurcus geedewaaqle ilmo gabaxdu indheer garad ayuu ahaa astankasta oo gunimo midgo nimo lagu garto ayuu sheegey
@muniirkhalid4775
@muniirkhalid4775 3 жыл бұрын
“Anagiyo saleebanadii wey na sidataaye “ Isaaq waagas abaalkii aan ugalnay iyo sidii aan u garab istaagnay hda nahy Hawiye wxey noogu abaal gudeen in ay Eelay iyo jareer nagu hubeeyan oo ay argagixiso nagu dhax beeran balse maalin uun xaalku waa is badli dadna waa kala barany!!!😡
@nuur3272
@nuur3272 3 жыл бұрын
Horta cid wax kugu hubaysay ma jirto ee ILLAAHAY ka baq. Hadii hawiye, USC iyo Caydiid ictiraaf siinlahaayeen Somaliland maanta Xarmaajo mugdisho kugumuu gumaysteen sidii adeerkii afwayne. Idinka ayaa nagu wacad furay oo intii naga falaagooday soo dhawaystay Somaliweyn wakhtigeedii dhamaaday ka dhamaan waayay. Maanta waa ayaan daro in cidii aad ka dagaalateen dib idiin xukumo.
@Qabooje
@Qabooje 2 жыл бұрын
HHHHHHHHHHH Saleebanada wuxuu ula jeedaa waa Maxmuud saleebaan,yacin waa xiligii SSDF-Laakiin HG sidaan buu leeyahay HABARGIDIRTA seelada kutimi sigay ugaaskiiye
@xarfo
@xarfo 2 жыл бұрын
War waa mahmoud saleeban beriga saleebanka nafta lihi xagee joogey 😅😅
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 8 ай бұрын
Xilligaas Hawiyuhu waxay oran jireen saliid macsaro iyo muufo aan rabaa, aabe siyaadna noolow aan dhahay😂😂😂😂.
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Жыл бұрын
Ayle iyo suwaaqroonta xuni ha isudhnaadeene
@mohamedsuleman5971
@mohamedsuleman5971 3 жыл бұрын
Cabdi. Salaan. Qaasun. Jalaka. Yaacata giinjir bureco
@maxamedgaaxnuug3162
@maxamedgaaxnuug3162 Жыл бұрын
Waamanta soomaliland halkay taagantahay
@Qallinle
@Qallinle 4 ай бұрын
Legen
Как Ходили родители в ШКОЛУ!
0:49
Family Box
Рет қаралды 2,3 МЛН
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
$1 vs $500,000 Plane Ticket!
12:20
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
Abwaan Xarago Oo ka Hadlay kufsigii Caasho
47:54
Abwaan Xarago
Рет қаралды 9 М.
abwaan qaasin gabay kamida gabayadi kacaanka
11:49
abwaan khadar abees
Рет қаралды 38 М.
Abwaan khaliif shekh maxamuud gabaygii doog kiciye
25:02
qodob studio
Рет қаралды 182 М.
Qisadii Qarad Dirir  iyo gabaygii “Mine” - Salaan Carrabey
32:01
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 22 М.
Как Ходили родители в ШКОЛУ!
0:49
Family Box
Рет қаралды 2,3 МЛН