MAXAMUD C/LAHI WARSAME (INA WAYSE XUME)WAA NIN REER HARGAYSA AH OO ISAXAAQA QASINA REERMAXAMED ROOBLE AH
@zamzamzamsam61083 жыл бұрын
Hadaa sowkan leh waa reer caynaba
@axmedshugri56733 жыл бұрын
@@zamzamzamsam6108 Walalo Waa Been Ee Waa Sida Aan Uu Sheegay
@Noredin203 жыл бұрын
Haa laakiin ogow kan noole ee hargesya jooga iyo kii waqtigii sayidka noolaa waa kala laba. Kkkk 100 ina wayse xume aya jiri karta. Nin Qaasim qodax la yidhaahda waa reer Burco . Qaasimka gabyaya waa ISXAAQ oo reer Hargeysa. Somali waa funny
@sacadsaleebaan53142 жыл бұрын
Qaasim waa awoowgay blse waan ka xumahay in maanta taariikdiisa lagu murmo abwaan qaasim wuxuu ahaa habar yoonis isaxaaq carraa waliba qaasima oo reer diiniya ilaahay how naxariistee
@mohammedabdi70612 жыл бұрын
@@axmedshugri5673 Aadan ku rumaysanaynaa waayo hore ayuu been wayn uga sheegay Garaadkii geesiga, deeqsiga iyo caqliga badnaa ee 26aad ee Sultanada Warsangali.org. aun Garaad Mohamoud Garaad Alishire Garaad Awl(the Sultan of Somaliland) Nin waxba xeeriya ma aha oo value wayn leh waayo Garaadka ka awow ka awow Isaaq baa dhalay. Waxa dhalay Muse Carre, ayeeadina waxay ahayd Aden Madoobe, ayeeyadisa hooyana waxay ahayd Yaasif 2da dambe HJ yihiin. Waana Garaad ki marki u Gaalka Hargeisa kula ballay HJ oo dhami marti sharaf ku si gudbisay, oo yiri Raggii sidi galay walle sii dhex .mari maayo oo Berbera doonta ka raacay. TaarTv ha ogaado Muxu ka sheegay Colonel Summers Gaalki Hogaaminayey Ingiriskii Somaliland joogey 1912 His Royal Highness Garaad Mohamoud Garaad Alishire Sultankii 26aad ee Boqortooyada Warsangeli.org ee Geeska Africa gobolo Badan ka degta? SOMALI PROSPECTIVE a leaf from Somali History 1912 Feuds between Sayed Muhammad, Sultan Muhammud Ali Shirreh and the British Sultan Mohamoud Alishire possed exceptional courage and exceptional intelligence as observed by the British Commander was poised then to assume one of regions of power in the legendary of his ancestors strench over 26 dynasties, each adding to it's own power start up and owe. The strikingly-good looking elegantly stylish young sultan with the radiant face inspiring royal posture was complementing something so great Establishing his own palace "Shaa"(Shaaca) in Laskoreh and two country retreats in Masha Alat and Hubera. Muhammud Ali Shirre set the pace for modernizing his own power base in the Sultanate. He formulated a vision a foreign policy than would keep than Warsangali Sultanate an independent entity retraining then taking side in the on going power struggle between British and Sayid Muhammad Abdalle Hassan's forces. To make that vision work, Sultan Muhammud Ali Shirreh built a mighty calvary and assembled an exceptionally powerful army that had incessantly displayed one of the greatest shows force at the time. So much the Somali legend than had it than Warsangali army trodden on everything alive on earth ever sent a mission to the moon in search of camels there. The visiting British commander, impressed by the courage and the posture of young the Sultan Muhammud, particularly as he learned that he had just burnt a letter from Sayed Muhammed Abdalle Hassan requesting him to join forces, signed a treaty of friendship with him and pledged assistance and ammunition. But the honeymoon between them was not to last long. Evidently infuriating by Muhamud Ali Shirre's sense of independence, self reliance and his determination to build his own might, the British, fearing that he might soon extend his authority to other adjacent lands and tribes had to act on his removal. The officer administering the government in Somaliland, Col. Summers that the British recognized Sultan Muhammud Ali Shirreh in the friendship treaty as a sovereign entity to wich the local Somaliland rules was no applicable had no connect case to the Lord Admiral in London that would permit British action in an "Act of State" outside has a recognized position Hal paragraph ayaan ku tarjumay: Si ay himiladaasi oo ahayd inuu casriyayo boqortooyada u ka noqday Sultankii 26aad, iyada oo Garaad kasti wax ku sii kordhinayey intii aabihii so qabtay u hirgasho, Suldaan Muxammad Cali Shirreh waxa uu dhisay ciidan fardooley oo aad u xoog badan, waxa uuna soo ururiyey ciidamo aad u xoog badan oo si aan kala go’ lahayn u soo bandhigay ciidan ka mid ah kuwii ugu awoodda waynaa xilligaas la joogey. Wuxuna muujay isaga iyo dadkisuba isku filsansho dhaqaale ciidanba ama self reliance. Waxay nala wadaageen odhaahdii Soomaaliyeed "Warsangali wax noolaa oo dhulka joogey liqay ama cunnay(trodden) oo nafle ahaa, cirka iyo dayaxaba ay col direen iyaga oo geel raadis ah. Ama awrkii cirka raba inay la soo deggaan. Taliyaha Booqashada Ingiriiska oo aad ula dhacay geesinimada iyo hab-dhaqanka Sulltaanka da’da yar Maxamuud Ali Shirreh, gaar ahaan markii uu ogaaday inuu hadda gubay warqad uu Sayid Muxamed Cabdalle Xasan u soo diray kaga codsanayo inuu ugu soo hiiliyo ciidan ahaan, hub iyo rasaasna ugu deeqo, lana saxiixdo heshiis saaxiibtinimo, isaga oo ka codsaday garab military sida rasaas iyo hiil dagaalba. In Sultanadu Colaadeeda leedahay
@waabarimedia4352 жыл бұрын
hadaad nabiga jeceshahay like saar
@fadumoabdi84173 жыл бұрын
Aad baad u mahad santahay khayr Allahe ha ku siiyo.
@ashaabdi60733 жыл бұрын
Asc ilaahay ka baqo walal iska daa waxaasi ma fiicana waxaa loo baahanyahay in aad soo dayso quran iyo Axaadiis dadka qalbiga u daaweeya oo Adna aad jano ku gasho Allana kuugu danbi dhaafo Xoolahaaga iyo Shaqadaaduna kuugu Xalaalowdo sidaa samee inaadeer jana gale
@garyaqaanmuuseyuusuf47932 жыл бұрын
Maxamed Diriroow Ina weysa xume Waa nin Arab ah oo Cabdalle Arab ah
Taartv waxa keliya ee uu soo gudbiyaa waa taariikhda dhacday cidna ma necba dadka soomaaliyeed cidna ma jecla Cidii dhibsatay iyo qolyaha jeclaadayna iima kala duwana ninkii ku farxaya iyo axadkii ka cadhaysan hase yeeshee waa iga taariikh ururin
@FarhanAbdi-eq2it2 жыл бұрын
Qaasim qaasim caadi maahan 😀
@hassanomer1334 Жыл бұрын
Wayso xume wuxuu ahaa habar jeclo axmed faarax gubadle cali magaciisana waxa ladhihi jiray cali madoobe
@suadali3032 жыл бұрын
Walee Awliyo ayuu ahaa
@mohamedahmedbarkhad52752 жыл бұрын
Gabayadiisii
@aminaali68923 жыл бұрын
Masha allaah shugaraan wllo 👍👌
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
abwaan qaasin
@simanesalbuur57343 жыл бұрын
Somali iyo erayga maasha alaah maxaa kala haysta. Taar tv gabay laga xishoodo oo qoomiyad dhan yasaya ayy maanta la soo shir tagay. Qofku hadii dan baabo ama qaldamo maasha alaah meesha masoo gali karto.
@xirsiamaan2 жыл бұрын
midgaan maxa aloo koolkooliya sidii dhalo jabaysa.. naa eriga midgaan waa la isticmaalayaa ama ha ooyaan ama ha waashaan.
@ahmedcabdirisaaq65395 ай бұрын
@@xirsiamaanwaan ku salaamay inader
@AXMED-kj4mf4 ай бұрын
AXMED
@abdimuse79112 жыл бұрын
Murti Maaha Ee Waa Qabyaalad Fadhfadhida Waxaan aad Qubeyso, Dadbaa leh Murti dhumi lahayd baad ka hadashay, Malaha Reerahooda ayay ka Dhex maqleen, waan idinka horeynaa idinkana caafimaad qabnaa
Anigu waxaan u maqaley gabeyga talyaaniga nin la odhan jirey muxumad guuled oo reer hargeysa ahaa oo dhaley kidifaa odey la odhan jirey oo soo dhawaadey
@mohammedmusa22603 жыл бұрын
Kidifaar
@osmanali6113 жыл бұрын
Wuu khalday x.maxamed nin araba ayuu ahaa oo reer hargaysa ah