No video

Abwaan Axmed S Bide Iyo Abwaan Maxamed C Huryo 🔥Iyo Majaajilo Gaaban "DIRIR IYO DUCAALE"

  Рет қаралды 53,686

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Wa majaajilo xikmad iyo qosol badan waxana dadihinayey labada abwaan aan kala dhicin 1975
-Abwaan Maxamed Cumar Xuseen (Huryo) AHN
-Abwaan Axmed Saleebaan Maxamed (Bide)
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 23
@mohamedraabi8060
@mohamedraabi8060 4 жыл бұрын
Kkkk murti kama danbayn illahay ha u naxaristo huryo
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 4 жыл бұрын
Maxamed cumar huryo alle ha unaxariisto muxuu umada somaliyeed Ka qosliyay (He is Natural commedy) Axmed salesbaan bidde waxa uu ahaa abwaankii ugu Riwaayadaha badnaa bari samamaadkii alle cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo
@burcokibir894
@burcokibir894 4 жыл бұрын
Great Garxajis ❤️🙏❤️
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 жыл бұрын
Best Channel #WAAYOWAYIHIIWACNAA 🎖🎖🏆🏆
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Aduunka maxa rag ka tagay huryo AHN A.S.Bide alle cimriga haw dheereyo.
@nimaalesaid9190
@nimaalesaid9190 3 жыл бұрын
garxajis cid kugaarayso fan anigu garanmayo
@vanellaadam7055
@vanellaadam7055 4 жыл бұрын
Hhhh you made my day, so badi wlalo riwaydaa
@youngdhegbour17
@youngdhegbour17 4 жыл бұрын
Maxamed cumar huryo AHUN axmed saleebaan bide Allah cimriga haw barakeeyo ee Waxay ahaayeen rag Allah murti iyo maad siiyay 1/6/2020
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 жыл бұрын
Somaalay hala share gareeyo channelkan runtii la helimaayo wax u dhigma #WWW
@mukhtaarabdi9403
@mukhtaarabdi9403 4 жыл бұрын
Waa murti hadalkoodu aun huryo
@liibaancuunsheeye1377
@liibaancuunsheeye1377 4 жыл бұрын
Waa cajiib
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 3 жыл бұрын
Sheekada sodoh ileen huryeyka koobiyey cabdi haybad labad
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Laba nin oo aad aan u jeclahay. Aun Huryo, Axmedna caafimaad baan u rajeeyey. Markey soconeysa qof sarkhaansan la moodo. Kkkk. Tolow ma riwaayadii raadiyahaa laga soo saari jiray.? Mahadsanid WWW
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Walle gabey qariibo oo anigu shalay soo qaatay aan qayilsiiyey oon qaxwa siiyey oo meel qoldhada seexshey dabeedna qadiroodeyba qarashku ibadayba maanta laygu qaanabey 😂😂😂
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 2 жыл бұрын
Lenged LaxmaeystAyall
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 2 жыл бұрын
War ileyn huriyaa lahaa gabaygan jirab boon ku maqlaye
@salebanciise2292
@salebanciise2292 Жыл бұрын
Hhhhhh
@osmanjama9556
@osmanjama9556 4 жыл бұрын
😍😍😍
@awbustaale5719
@awbustaale5719 3 жыл бұрын
Kkkkk Wallee raggani xusuus qaali ah ayay inooga tageen hadday hees tahay; hadday riwaayad tahay iyo hadday majaajilo tahayba. Abaal wayn ayaanu u haynaa.
@mukhtaarabdi9403
@mukhtaarabdi9403 4 жыл бұрын
Rageedii taariiki ah ayaad tahay
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 90 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН
Culuumta Ugaadhsiga iyo Xabbad Ibraahin (Dhaban-daran)
33:57
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 12 М.
Dadwadaaje qurboow maxaad duul isukentay
42:10
mahad md Nour
Рет қаралды 38 М.
Khadra Daahir Cige   Kaban Qaaci : Masalo
7:48
Maria Channel
Рет қаралды 11 М.
Majaajilo Gaaban 🔥iyo Abwaanadii kooxda Waaberi Hargaysa
14:31
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 34 М.
Abwaan Maxamed Cumar (Huryo) Iyo Ahmed Saleeban Bide
8:23
ROOBLE ILQARDHAAS MEDIA
Рет қаралды 44 М.
Abwaan Huryo Iyo Ahmed S Bide Iyo Majaajilo Cajiiba
10:41
ROOBLE ILQARDHAAS MEDIA
Рет қаралды 27 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 90 МЛН