Пікірлер
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 16 сағат бұрын
long live boorame.
@misterniceguy67
@misterniceguy67 18 сағат бұрын
Alla ya raxma. Special kind of talent. Naxariis ta Eebe Shamis iyo intii kale ee naga hormartay.
@RamadanAto-qs9iv
@RamadanAto-qs9iv Күн бұрын
Fankii hore Wuxuu Ahaa halka Laga Jaangooyo Nolosha Nabada iyo Bad qabka bulshada Kan maantana Waa halka ay wadoyin ka dhigteen Cid kastoo Naxli iyo Hagardaamo la dhex wareegaysa bulshada
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas Күн бұрын
Mitidoo.ismaqshin.did 1:16:25
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas Күн бұрын
🐪mar...cured...geeel🐪🐪...))🏃‍♂️)))🏃‍♂️🎉))) 1:15:42
@user-ty2zc6my2c
@user-ty2zc6my2c Күн бұрын
I'm listening 20/7/2024 🎶😌
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 Күн бұрын
@@user-ty2zc6my2c I am listening also 20.07.2024 in a House in Munich city
@waryaaa60
@waryaaa60 Күн бұрын
Yaa dawaanaya 20-07-2024-16.37
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 Күн бұрын
edadeey nadifo mansha allah hada fan lama maqashin karo
@MuxamedNuur-nf7wy
@MuxamedNuur-nf7wy Күн бұрын
Mahadsanid waayo waayihii wacnaa shaqo aad u muhiim ah baad haysaa mar waad heli abaalkaaga
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Күн бұрын
Axyaa hees
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Күн бұрын
Ragga socodku waw door Haddii mawdku daayee💯✍
@farahahmedabdi6161
@farahahmedabdi6161 Күн бұрын
Bra
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Күн бұрын
Qofkan khadra inuu yahay ilaa hada igama dhaadhicin😮
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Күн бұрын
A qadar xassan iyo al ustaad bashiir xaadi allha unaxristo
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Күн бұрын
Jaangow iyo abwaan maxamed cali Kaariye allha unaxristo
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Күн бұрын
Allaha u wada naxariisto 😢
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Күн бұрын
Raboow janee
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Күн бұрын
Laxanka subcis jawi kale ban dareemaa markaan dhageysanaayo 😢2024
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 2 күн бұрын
Waan.fadhiyey.waan.udhacay.tiyatark.anoojiray14.ssano.waayo.waayo
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 2 күн бұрын
Mama Maryan Mursal Ciise Bootaan Allaha ku Xafido
@xidig3833
@xidig3833 2 күн бұрын
Joof alah ya raxma
@abdirahmansalad7129
@abdirahmansalad7129 2 күн бұрын
2024 /7/19 inta TICTOCK kasoo aragtay
@qooqane65
@qooqane65 2 күн бұрын
Kkkkkkkkk
@qooqane65
@qooqane65 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 күн бұрын
Waayo waayo ❤
@user-tc9yf4tb1j
@user-tc9yf4tb1j 2 күн бұрын
Wow
@hakeem2297
@hakeem2297 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 maxaa been ku heestaan Ka hadheen aduunayada
@Ahmedjohn-go9xu
@Ahmedjohn-go9xu 2 күн бұрын
Ma aqaan goorta soomaalidu aqoonsan doonto dhaxalka cabdi bashiir iyo wadaniyasiisii codka siciid mirina wuxuu ahaa runtii mar la arag
@Mohamedabdihakimali-cz1qw
@Mohamedabdihakimali-cz1qw 2 күн бұрын
Wxaa sameeyay abwaan Mxmmed Cali walash mar Itobiya lagu xiro waa hees qiso leh.
@abdullahiumal5489
@abdullahiumal5489 2 күн бұрын
Waxay ku jirtaa heesaha aan aadka u jeclahay heestan, erayada, laxanka iyo codka aadka u quruxda badan ee fanaanka ayaa ashqaraar ah. Ilaa maalinkii aan bartay waan jeclahay heestan...❤
@kadaraden9597
@kadaraden9597 2 күн бұрын
Waraysigii abid ugu xamaa, fanaanada wax fursada ma’aanu siin
@talokeen259
@talokeen259 2 күн бұрын
adna alle ha kuu naxariisto maantay waad naga hooseysa
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 2 күн бұрын
19/07/2024
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 2 күн бұрын
19/07/2024/fri/1:07hbnimo
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 2 күн бұрын
Riwaayadii dhado roob noqon waday iyo curintii AHUN Abwaan Cabdillaahi diiriye (Sooraan)
@abdilaahiduco3547
@abdilaahiduco3547 2 күн бұрын
Heestan Xasuus wayn bay Caawa ixasuusisay Runtii waxay ahayd sanadkii 2021 waxaan joognay buuhoodle waxaan Ahay Team Naadi ah o wakhti iLaa Sero C iLaa sero A markaas galay waxan sanadkaas Ahayn Badankayagu From four school-ka habeen teamka shirayay Anagoo markaas Sero Ee soo galnay waxaan ahayn dhalinyaro is wada laaleeg o isku xaafad ubadan ilaa 10 baan xaafad kaga soo wada kici jirnay habeen shirka laysku balamiyay baan Goobtii Lagu shirayay ugu soo hor nimid Aniga iyo rag aan halkan ka xusaYo Runtii intii aan sugaynay ragiii kale baan Heestan Daaray. Hal mar bay iwada Dhaheen Saaxiib ducoyy Heestay Yaaqaaday Xasuus Hada waxaan jogaa Kenya Nairobi ragaas badankoodii waxay hada ku wada jiraan jaamacadi sida Xamar, jigjiga, Badhan, iyo wax Yurub galay qayb buuhoodle Wali joogto kuwo Tahariibay o liibiYa Tunisia 🇹🇳 joogto qayb talyaani joogaan ragna wadamadaaskale waxay ku jiraan Maah-maahdii ahayd nin Labaatan jirnay iyo Aduun waa Legdamayaan 💔😢👏 Haka qayb ka mid ah dhintenba o wlalkay ahaa Alle Wayne Haunaxariisto isagana 😢 Hadana wakhtigu waa Haben Jimce ah July 19/2024
@HassanMahat-sy9nl
@HassanMahat-sy9nl 2 күн бұрын
Guuleysta saaxiib dhammantiin❤
@HassanMahat-sy9nl
@HassanMahat-sy9nl 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 2 күн бұрын
SAXIIB WADA JOOGA RAGGA WAQTIGA BAA DIIDAY XASUUS BAAD NA GALISAY WLHI MEEL WALBA OO RAGGII KALA JOOGAAN WAXAAN U WAYDIINAYAA NABAD QAB IYO NOLOL TAN UGU SARAYSO INAY KU NOOLADAAN IYO IN DIB LOO KULMO''. WIXII NOOL ADDUNYADA WAA LAYSKU SOO NOQON''.❤️
@abdilaahiduco3547
@abdilaahiduco3547 2 күн бұрын
@@Mohamoud-Buuhoodlaawi12saas weeye Saaxiib Nabad iyo Nolol wacan baan dhammanten inoo RajaynaYaa ❤
@maslahaaladilib4144
@maslahaaladilib4144 2 күн бұрын
waa hees iyo badh tani meeydkana nooso qaada ragow
@abdirahmanraage7713
@abdirahmanraage7713 3 күн бұрын
Gacalo Zamzameey bal-yara dhageyso heestaan bal in aan iisoo yara qalbi jileecto, Heestan ayaa tusaaleyneysa Xaladda murugsan ee aan galay mudadii bilaha aheyd ee aad nolosheyda kamaqneyd. Heestaan wxaa Alifay Abwaankii weynaaa Abwaan Mohammed ali kariyo waxaana cajiibka ah sida uu Kabankeedu isu laba rogaayo Allha unaxriisto Pqorodii Codka Khadra daahir Cige Dhool.
@cawaalecaydaruus3455
@cawaalecaydaruus3455 3 күн бұрын
Muxiyadiin Sheikh Muumin "Jiim Yaa Jiim". Mucjisadii xadhkaha.
@misterniceguy67
@misterniceguy67 3 күн бұрын
Farxiya Cali was , in my mind, one of the best. Can anyone tell us more about Farxia please.
@misterniceguy67
@misterniceguy67 3 күн бұрын
Mahadsanid. Subscribed.
@SadamiidxasanMaxamed-bn1or
@SadamiidxasanMaxamed-bn1or 3 күн бұрын
18 /7/2024 baan dhagaysanayaa galkacyo baan joogaa
@ukaazhejama8528
@ukaazhejama8528 3 күн бұрын
Dhibta waan wadaagna hadana Wan is dhalilnaa isma dhiiri galino
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 4 күн бұрын
Niyade cawa heestana ikaaga soo dhacday sidaas u soo raadiye 17/7/2024/ dhegesanayaa Allow u naxariisto labadaba 😢😢🤲
@IbarahinCali
@IbarahinCali 4 күн бұрын
Taarikhta ibarahin cali waxu dhashay sankii 1999 waxu ku dhaashay dagmaad riiyoxidho ee gobol togadheer
@AXMEDCABDIRAXMAN10
@AXMEDCABDIRAXMAN10 4 күн бұрын
Who watching 2024😂😂
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 4 күн бұрын
This song is my favourite aun dhamaantooda
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 4 күн бұрын
Jebka hadi lagu dheryahay dhinaca yaa lagu dheraan naqaanaa qurux fool kuxiran maa qawi geel kuraran maay qiimo iyo qababal qaayo maxay lajoogtaa
@AbdulahiMahdi-g6c
@AbdulahiMahdi-g6c 4 күн бұрын
Caam bulgium ku yaala heesta ku dhagaysanayaa , allow sahal amuuarah❤7 july 2024.