Wiilkaa aad u jawaabeysa waxba ma aanu bi'in ee wixii la filayay buu sheegay, in ETHIOPIA BAD la siiyaana kuma heleyno dowladnimo. GOB baanu nahay dhaqanka Ethiopia-na waa GUN noqo lamana yeelayo
@samewadasamewada Жыл бұрын
Xaaji basar waa indheer gard waana wadani waar Dee walaweenta lalama sheekiisto ma garbayi garanayaan
@abdirashidalale8885 Жыл бұрын
Mahadsanid .waa sidaa runta biyo kama dhibcaanka ahi
@DEQAABDI-y6cАй бұрын
O Once we made a mistake in the past and that mistake will never be repeated🤔
@abdilaahixabashi0587 Жыл бұрын
Ku darsoo abwaan waxaa lagu yidhi ma gaydaan gaadhiyada quruxda badan
@nasserhoussein9346 Жыл бұрын
❤❤❤
@naasiraxmed4734 Жыл бұрын
soomaaliland guul guul guul iyo gobanimo waa qaran jira oo aan la quudhsan karin
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Жыл бұрын
Mujaahid xaaji basar Nooloow insh tacaalaa intay nololi jirto,, Ilaahay qadaad wayn waxba is kagama keen daro insh tcaalaa,, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,, for ever Somaliland republic...
@@hassansomali4014adna kee garoowe ayaade qaadi oo jiifo al shabaab tihin now more xalacaale adeer 😂😂😅😅 yaa futo culuus
@filsonabokor6370 Жыл бұрын
WAXAla Oran Jiray Dabar Goyn ta ISAAQA 😭😭😭😭😭😭
@faizam523 Жыл бұрын
Been baad sheegtey isaaq baa ku jirey kuwa dabargoynayey shacabka soomaaliyeed ee siyaad system kiisa ka soo horjeesta ee calaacalkaad ka heshaan iyo waaley xasuuqayda.🦴🦴🦴💀☠️
@cirka4497 Жыл бұрын
@@faizam523 ..👎
@abdinasirmohammed4595 Жыл бұрын
Xaji basar waan ku wata nin wax badan og
@GF-fk4is Жыл бұрын
Guul guul Somaliland
@anabomar2491 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤Masha Allah
@YusufXasan-ge1vo Жыл бұрын
Xaji go head❤❤❤
@neimaabdi3206 Жыл бұрын
aad iyo aad ❤🇭🇺❤💯💯👍
@عبدالرحمنداروت Жыл бұрын
SSC khaatumo stet midnimo Somalia ❤❤❤❤❤❤❤
@iqroali7019 Жыл бұрын
Geeeeeeeesi isaaq nimo❤❤
@CabdinajiibXasan-d5y Жыл бұрын
Yes❤❤❤❤
@Ethiopiaandsomaliland Жыл бұрын
Somalia waa dad xaazid iyo buuq uun kasamaysan
@abiiboladjama1659 Жыл бұрын
Wlèe runta Ayaad u jawabay maamulkii taagta darnaa muqdisho 30 ee madxa laga garacayey Reer kòonfurta xamar waa nabsigii reer Somaliland ay galen de
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg Жыл бұрын
Waa mawaadin dhab ah Ninkaasi Oo kasoo jeeda Dalka somaliland Hore usoco adiga oo aan caytamayn
@faizam523 Жыл бұрын
Waa maangaab ka soo jeeda maamul goboleedka federalka dowlada somali ee xabashida u dhareerinaya.
@magacaygamaxamuud7253 Жыл бұрын
iran aan lasaaxiibno sababtoo ah dhiigeena ayaan badbaadinaynaa
Maskin adee kaba soo qaad waan ku aqoonsanay ayay ku dhaheen ma xuduud isaaq ayay kuu xariiqayaan ethopianka cajiib
@YurubOdowaa2 ай бұрын
Wa runtaa wlhi maxa ka galay bal tisaba daryeela tu kale kudara guul somalilaan
@ahmedthayto388 Жыл бұрын
Talk good Abwaan 😊
@AbdisamedRashiid-d6l Жыл бұрын
Guul guul somaliland
@maxamedadan5968 Жыл бұрын
Reer koofureedku waa xaasidiin waayo waxa ay kufiicnayd in Somaalidu sadex kursi ku yeelato qaramada midoobey balse xaasinimo ayaa hortaagan.
@FadumoAbdi-b5j2 ай бұрын
Kelmedaas iska joojiya wadda hadal innagama dhexeeyo any more South Somaliya. Waxaad haysataa ee aad ku faanaysaa waa aqoonsigaygii 1960. Oo waan kuugu immanayaaye adkayso ha cabasdine.Huuro huuro.
@ednaadanismail71474 ай бұрын
Ololka iyo burburka Somaliland waxaa u geystey Somalia. Burburka Somalia iyadaa isu geysatay. Weliba waxay Somalia ku barooranaysa, maxay Somaliland noogu soo gurmanweydey? Dadkani sidee bey yihiin?
Xaaji Basarow khayr badan baan ILAAHAY kaaga rajeynayaa Hala hadlin hana la doodin Qoladan Xamar e Hadi ay Awoodaan Inay Hawada kaa xidhaan waa hore kaa xidhi lahaa , Imminkana odaygoodan Xasan e Timaha la baxay Waxaabu Masaajid gudihii ka ICLAMIYAY Dagaal oo Ciidan urursi ayabu ku jiraa..
@OmarAhmed-ly7ws Жыл бұрын
Libaax warku waa koobanyahay
@khaliifabdi8139 Жыл бұрын
Waxba inagama dhexeyan somaliya Sland ba woxodaa ay wadwatan Waxba kama waydino dulliga
@Maxamedtaatiko-d7u Жыл бұрын
Doqon hadlay wadan ka Annaa leh
@DarwiishNL6 ай бұрын
Kuma. Dhacdaan. Bada. S. M iyo. Dhulkooda. Qabiil. Qaranimadii. Ka. Duday. 50sano. Jifadiisa. Been. Khiyaali. Ku. Maaweelinaayey Inta. Ssc. Nin. La. Nool. Yahay. Ineydan. Xabashi. Oromi. 1. M. Siinkareyn. Kuma. Dhacdaan