Abwaan ka Gabyey Shirkii Beelweynta Garxajis

  Рет қаралды 25,339

Sahamiye News

Sahamiye News

Күн бұрын

★ ★ ★ Sahamiye Tube ᴴᴰ ★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 ✔Nagala Soo Xidhiidh Telefoonkan +252634055666/+252654055666
ama Emailska: Sahamiyenews@gmail.com/Gaaxnuug704@hotmail.com

Пікірлер: 33
@mowletabdi2439
@mowletabdi2439 6 жыл бұрын
Nin waliba cisiyo haw bogzodo caadigiiye 👍 garxajis rag jira guulayzat waligiin libaax Yo aad tihiin
@571kaka
@571kaka 6 жыл бұрын
Viva great Garxajis❤️💪🏾
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 3 жыл бұрын
Viva garxajis 💪🏾
@nuuraadan4969
@nuuraadan4969 6 жыл бұрын
ma sha alllah ma sha alllah hambalyo ayaan leeeyha aeeel hadi xafido aaamiiiiin inoolada
@khadraelmi4354
@khadraelmi4354 6 жыл бұрын
Mashaa allaah afkaaga caano geel oo dhalay iyo towxiid ka lagu qabay
@Mo-abdi800
@Mo-abdi800 6 жыл бұрын
Mansha Allah waan soodhawaynayaa.ilahy haka soosaaro,wax khayrleh.
@abdullahisahal3567
@abdullahisahal3567 6 жыл бұрын
Maashaa Allah. Allah ayaa ku manaystay xikmad uusan la doonin dadka qaar aan kamid ahay. Allow Nimco iyo xikmad ka qeyr badan nasii nana fahansii kan walaalkeen asagana Allah ha ubarakeeyo xikmadiisa inshaa Allah. Sida kale waxaad moodaa in gabaygu yahay dhaga hadal, lagoona digaayo digashada iyo wax halaynta.
@RG-hm5xh
@RG-hm5xh 6 жыл бұрын
Mashlha viva Garxajis
@m.m.xiiray7511
@m.m.xiiray7511 6 жыл бұрын
Woooow Abwaan jamac Maxamed Xaashi Noolaw sxb
@abdiyusuf5813
@abdiyusuf5813 6 жыл бұрын
Masha Allah afku Kuma go
@abdishakuuraxmed5255
@abdishakuuraxmed5255 6 жыл бұрын
abtigay cidba ma dhagaysanayse maxa. ka si ah guul abtiyaashay & habar yarahay.
@sayidwaddani1311
@sayidwaddani1311 6 жыл бұрын
maansha alaah
@dilenjahprogaming2241
@dilenjahprogaming2241 6 жыл бұрын
MAASHAA ALAAHU
@musdafaawad6770
@musdafaawad6770 6 жыл бұрын
Well done
@najmasaxardiid262
@najmasaxardiid262 Жыл бұрын
wax uumbaa cantuugada ka siya hhhhhhh
@Ayaan_wadaani
@Ayaan_wadaani 6 жыл бұрын
Masha allah tabaraaka llah
@maxamedcabdi3239
@maxamedcabdi3239 6 жыл бұрын
axyaa abaan abaan dhalay
@nuuraadan4969
@nuuraadan4969 6 жыл бұрын
leeeyaha wooooow
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH 6 жыл бұрын
abwaan jaamac ninbaatay indr
@axmedcale3137
@axmedcale3137 2 жыл бұрын
Cebdid
@SoomalilandforeverShire
@SoomalilandforeverShire 6 жыл бұрын
Mansha allah Lkn Maxaa kaa keenay? hhh
@ahmedgellah2286
@ahmedgellah2286 6 жыл бұрын
DAD BAA DHIBSADAY QODOBO KA MID AH GO'AAMADII KA SOO BAXAY SHIRKII AY ISUGU YIMAADEEN QAYBO JA MID AH REERKA LA YIDHAA HABAR GARXAJIS. SHIRKU WUXUU AHAA MID U GAAR AH BEESHA GARXAJIS OO AY KAGA TASHANAYEEN DANAHOODA E MUU AHAYN SHIR LAGAGA TASHANAYEY DANAHA GUUD EE SOMALILAND!!!! MARKAA MA AHA IN LALA YAABO AMMA LA DHIBSADO HADDII AY SHEEGTEEN WIXII IYAGU AY MOODEEN DAN!!!! SHIRKU KAMA AANU HADAL IN GARXAJIS GUUD AHAAN AAMINSAN YAHAY OO KA TIRSAN YAHAY DAWLADNIMADA JUMHURIYADDA SOMALILAND!!! IN AY TAAS KU BILAABAAN BAY AHAYD OO AY CADDEEYAAN IN AY AAMINSAN YIHIIN JIRITAANKA JUMHURIYADDA SOMALILAND OO SHAKIGA IYO MUGDIGA KA SAARAAN ARAGTIGA GUUD EE AH IN LOOGA SHAKISAN YAHAY IN SIYAASIYIINTA GSRXAJIS BADHKOOD AY HOOSTA KA TAAGEERSAN YIHIIN RIYADII BEENOWDAY EE LOO YIQIIN SOMALIWEYN IYO FEDRRAAL. REERKU HALGANKII SHARAF IYO QIIMO AYUU KU LAHAA WAXAYSE TALO QALLOOCATAY MARKII DHADHAMO MEESHII TIMI !!!!!!!!! MEESHA WAXAA KA DHASHAY LIXLEH MAXAMAD-CALI KOOSAAR KOODBUUR KHARASH-YARE INA MACALIN-HAARUUN ISMACIL XAJI CABDI CALI-HAYAAN CABDISALAAM-TURKI HUSEEN-DHEERE AXMED MIRE IYO GOBAYSANE GEESIGII XASAN-KAYD IYO QAA-KALOO-BADAN, BADAN. اللهم أرحمهم جميعاً الأحياء منهم والأموات و أجعلهم من الصالحين الطيبين الطاهرين الكرام البررة الذين دخلوا الفردوس الأعلى بغير حساب.
@cartanofficial4905
@cartanofficial4905 3 жыл бұрын
Horta waad mahadsantahaye Garxajis Waadigaa Adba qiraya in halgankii reer ku Qayb wayn ka ahaa waana runtaada oo hogaankii u dambeeyay SNM c, rahmaan tuur wuxuu Ahaa reerka runa waad ka sheegtay Taariikhda ee Ka waran Hadaba reerka Aad sidaa u ogtahay inay dhiigooda u shubeen Una halgan qadhaadhaayeen Marka maanta Ay eedaynayaan Qaar Aan u galin wadanka halganka Garxajis u galay oon usoo dhimanin Ay leeyihiin Xamar bay u socdaan Soo inay Xamar tagaan maaha. ee Waliba Tolkood Dhinac ka wada mareen Ee dhan loogasoo wada jeestay ee markii wadanka Aynu soo galay Cabsi laga qabo Awgeed maadaama Ay Jabhada u badnaayeen loola dagaalamay iyadoo xukumadii cigaal iyo muuse leeday Garxajis weerar bay soo qaadayaan Ayaa xasan yoonis habane ku Booqday Cidagale Airport ka ka dibna waxa uu soo ogaaday dagaalba inaanay wadin cigaal iyo muuse ayuu sheegay waxay yidhaahdeen yaa ku yidhi tag adiga xabsi guri baad tahay Dagaalkana ujeedadiisu way Cadayd waana loo Tashadayoo halkan inay soo gaadhaanba Lama Rabin lkn Waxbay iska dhiciyeen Oo way iska keen Celiyeen ugu danbayn markaynu lib ka gaadhi waynay waynu la heshiinay 30 kaa Sanana Waxba maynaan u ogolayn Ee waa gob reerkaasi oo way inaga soconayeen Markaa Tolkeen weeye halkay inaga xigaana ragbaa inaga xiga e aynu Xaasidnimada ka dayno inaader Ragaa sidaa Dagaalka aynu ugula jiray 30 yrs een Waxaas shu,aysanayniba waa Reer Goba reerkale oo dulqaadkaas lihina inaguma jiro ee Reerka inaader aynu Xaasidnimada ka dayno hadii kale Markay soo jeestaan waxay doonaan bay samayn doonaane Kama maarmo isaaq Garxajise Aynu Faraha kala Baxno reerkan inaader
@siciidcabdi5266
@siciidcabdi5266 6 жыл бұрын
beesha garxajis ma taaandhaa qaaada rer ceeebta halaga daaayo
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 6 жыл бұрын
Ka nax oo nafta waaa
@abdishakuuraxmed5255
@abdishakuuraxmed5255 6 жыл бұрын
waa run waxa jira qaar aan kasoo qayb galin oo laga been sheegay.
@ahmadyuusufalu2628
@ahmadyuusufalu2628 6 жыл бұрын
jow nin weyn waxaa ku fanaya
@hakiim25
@hakiim25 6 жыл бұрын
Subscribe isii wll
@mokhtarcali3437
@mokhtarcali3437 6 жыл бұрын
Gun gun dhashay ayaaaad tahay hoooyadaa
@zahrahassan4367
@zahrahassan4367 5 жыл бұрын
Ilaahay ha ku caafiyo waad xanuun sa ee
@zahrahassan4367
@zahrahassan4367 5 жыл бұрын
Cudur Cudur dhalay
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 540 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
Gabayadii Kediye
27:45
Aftaag Production
Рет қаралды 74 М.
SILSILADA DURA  HABARYOONIS VS WARSANGELI
11:28
Hal Abuur Channel
Рет қаралды 11 М.
Full: Garxajis iyo Habarjeclo oo Madal Cusub isku arkay Caawa
35:05
GAAXNUUG MEDIA
Рет қаралды 4,3 М.
Dagaal suugaaneedkii seed cawad iyo salaan carabey #yuusuf #shaacir
12:24
Dib u noqo balaayoy waa gabay ala ha Unaxariistee Dacar Ibraahimmp4
4:43
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН