Abwaan Maxamed Sahal oo gabay ku qiimeeyay waxqabadka Madaxweyne Xassan Sheekh

  Рет қаралды 63,073

Goobjoog

2 жыл бұрын

Abwaan Maxamed Sahal oo gabay ku qiimeeyay waxqabadka Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud guulna u rajeeyay in uu ku soo laabto Villa Somalia.

Пікірлер: 58
@madinaali9925
@madinaali9925 2 жыл бұрын
Allah maxow runta sheegay abwaan ku masha allah guuleyso 👍❤️❤️💯💯💯
@madinaali9925
@madinaali9925 2 жыл бұрын
Guul guul guul madaxweyne xasan shiikh maxamud guuleyso Abaha umada somaliyeed ku guuleyso kursiga madaxweyne insha allah yaa rabi
@isamaancumarcilmiyaash9586
@isamaancumarcilmiyaash9586 2 жыл бұрын
maashaa allah prof xasan shiiq maxamud xafidu laah abwaan salahx allah ku xafido adiga
@saybahmed1504
@saybahmed1504 2 жыл бұрын
Professor Xassan Sheekh Maxamuud waa aabaha democratiyada tacliinta naxariista nabadoon dhaba Allaha guuleeyo 🇸🇴🇸🇴💯🥰🥰🥰👍❤️❤️
@sahruja5777
@sahruja5777 2 жыл бұрын
Maasha Allah Abwaan cimriga Allaha kuudheereeyo
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 2 жыл бұрын
Masha allaah xasan sheekh dowlad kama dambeeyn waa xaqiiq taas maffia group iyo argagixiso is barkan oo dumarka iyo caruurta laayo oo dhaqan iyo diin midna xeerin
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
war haku dhiman munafaq nimadah cimrih bad jogtah
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 2 жыл бұрын
Munaafaq labo maaha handcabka villa somaliya sharci darada ku joogo oo wadnaha dhag leeyahay kaasa ah adiga cayayaanka baahi dileen ah tahay ciida cun no more guulwade
@alkaboond3576
@alkaboond3576 2 жыл бұрын
Gaal gaal dhalay ayaa ka danbeeyey xasan shiikh. Allow noso celi markale
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 2 жыл бұрын
Waa runta M Xasan Sh Maxamud guul iyo gobamimo Inshallah!!!!
@calicariif7674
@calicariif7674 2 жыл бұрын
Masha.allah halkeeda ayaad dhigtay abwaan mahadsanid.
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 2 жыл бұрын
Mansha Allah Abwaankan waa wadani dhab ah
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 2 жыл бұрын
Masha Allaah. 🌻🌻❣️🌻❣️🌻💙🌹💙 Soo dhawaw mudane Xasan❣️🌻❣️🌻🌹💙💙🌹💙🌹🌻❣️🌻❣️
@statsm8339
@statsm8339 2 жыл бұрын
Mashaa Allah! Afkiisa caano lagu qabay abwaanka.
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 2 жыл бұрын
Mudane Madaxwayne Xasan Sheikh markale soo noqo Insha Allah
@lulalasow5550
@lulalasow5550 2 жыл бұрын
Guuleyso Hassan Shiikh Insha Allah aamiin
@zeynaabdullahi3789
@zeynaabdullahi3789 2 жыл бұрын
Xaalmariya ina Sheekh....
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 жыл бұрын
Xasan sheekh xaal mariya. Oo xaafiiska Ku celiya xeer ilaaliyuu Ahaaye Waa lagu celiyey mar 2 Aad. Ee Qabyadii dhamaystir in sha Allaah Abwaan sahal. Gabayadiisu.hadba.xaaladaha taagan Ayuu ka cabir qaataa .murtimaal dhab Ah.
@lulaladhan8528
@lulaladhan8528 2 жыл бұрын
Masha allah laquwata illa billah Runta shegisteda waxa kahoreya gesinimo gesi gesi dhalay wa gesi run shega alaye cizag abwan Real abwan
@aminoomar58
@aminoomar58 2 жыл бұрын
Awoowgeey runbadane reer faarax rooble
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
xafiiska ku sooceliya Hassan shiikh mahamud ⚘🤲🤲🤲⚘⚘🌹👍👍👍💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohamedAhmed-lf3nn
@MohamedAhmed-lf3nn 2 жыл бұрын
Waa run.
@haawocabdulle4478
@haawocabdulle4478 2 жыл бұрын
Xabiibul malathion xasan shiikh
@zahrahasan234
@zahrahasan234 2 жыл бұрын
Thank u adeer afkaaga nabad iyo caano😘💘💌💖🧡💔💙💕💞💟💕💓💓💓
@zeynaabdullahi3789
@zeynaabdullahi3789 2 жыл бұрын
Maansha Allah tbrka.
@shankabarre1985
@shankabarre1985 2 жыл бұрын
Guul ayaan u rajeyneynaa m hassan shiiq.
@hawoabdulle8339
@hawoabdulle8339 2 жыл бұрын
Afkaada cannot lagu qabey waa MADAXWEYNE Ummada Somaaliyeed u baahneyd Alle waa noo sahley ,Cadowgiisii weli waa buuxaa magaalada ee aan ilaashano Dowladnimada oo aan u istaavno sidii aan Madaxweyne u garab istaagi lahayn oo ay ilaalisaa qof kasta meesha uu joogo oo uu heegan galo.
@saybahmed1504
@saybahmed1504 2 жыл бұрын
Masha Allaah mudane culus
@fowziyacali606
@fowziyacali606 2 жыл бұрын
Xaalmariya inasheeq cidlaad kaxamaneyseene xafiiskana kusooceliya ilaahey waakusoo celiyey howsha alaha ufududeeyo qeyrkana alaha waafajiyo
@isamaancumarcilmiyaash9586
@isamaancumarcilmiyaash9586 2 жыл бұрын
abwaan salah allah ku xafido
@said141
@said141 2 жыл бұрын
MAR LABAAD XASAN , PLEASE.
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo aabihii wadaniyada mudane xasan shiikh. Welcome back and finish your qabyoo ninkeeda dhameeystiro
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 4 ай бұрын
Beenaale hunguri caqligiisu yahey ayaan arkeynaa
@faaizofaaizo919
@faaizofaaizo919 2 жыл бұрын
Abwaan qabyaalad ku astoobay baatahay ilaahey kabaq
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
Waa runtaa , mudane xasan shiikh oo kaliya ayaa samati bixin karo dalka. Alahayow inoo soo celi madaxwyne xasan shiikh. Big smile man xasan shiikh mohamuud we need you soo laabo adigoo nabad ah. My nieces oo ah say walaahi Aad iyo aad ayey u heclaadeen xasan shiikh Markuu madaxwyne nimada hayey maxaa yeelay marwaliba waxeey arki jireen adigoo doodwadaag iyo shacabka iyo dhalin yarada ku dhex jiro oo si,aalooyin laga weeydiinayo ayey arki jireen oo ay dhaheen this man is cool man, he answers every question that the journalist asks him, they really admired. Now when they didn’t see farmaajo oo meel ka qudbeeynayo , they said “” what is this guy, how did he becomes president, he don’t even smile, he doesn’t has an open mind he is too griddled. Marka farmaajo I hope he will never come inshaaAllah
@zamaraabdi7859
@zamaraabdi7859 2 жыл бұрын
Yahu
@timatimo5462
@timatimo5462 Жыл бұрын
Wow
@waxsoosaar
@waxsoosaar 2 жыл бұрын
GUUL & GOBANIMO!
@safiya8016
@safiya8016 2 жыл бұрын
💯💯💯
@axmedyusufxirsi6109
@axmedyusufxirsi6109 2 жыл бұрын
WAXLAYIDHI AF ileen AF LOOHAYA BA,AY#Xasan kama danbayn dowlad xumo oo xaakimbaa yimi #xaar mariya ina shiikh ileen xaqbuu uleeyahaye #xafiiskana kaweerteya wuunaga xadaayaye #sadex iyo toban dhacdo aad xaqirtay oo wada xaqiiq dhaba ah #xasanna uu sameeyay baa ninyahow soo xawilayaa #xukumadu duleeyay iyo jubadii(jubaland) uu xarbiga galiyey #xasuuqii shacbiga galkacyo inuu nabad u xidhiwayey # fadaralku xeel iyo dantii kadhigay yaa lagu xasuustaa #xildhibaan dhaliishii intuu xanaaq dhaafay #xeel adeegsayaa ama isagu xabada amaryaaba # toban iyo sagaalkii xubnood yaa lagu xasuustaa .#Xoogii dalkenu uu lahaa inuu xaquuq beelay #xurmadii mushaar laga cuney baa lagu xasuustaa #xarumihii danguud ee shacbiga xoog lagaga saarey # xaraash qaran inuu kaba dhigaa lagu xasuustaye # iyagoo xaqiri aan sinaba xushmad usiinaynin #xubin dowladeed sida gabre inuu kaba xishonayey .xoolo camalna ay uladhaqmen yaa lagu xasuustaye
@ramaddanabdi1272
@ramaddanabdi1272 2 жыл бұрын
Muxuu ku hadlay xikmadaranaa
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Hawiye gabay ma yaqan kkkk
@yuusufabubakar3888
@yuusufabubakar3888 2 жыл бұрын
Xasan markale
@baakaaycumarbaakay6147
@baakaaycumarbaakay6147 2 жыл бұрын
Xaaluf baa dhacay wlh
@ibnalitube3610
@ibnalitube3610 2 жыл бұрын
Kan Hawiyanima ka cad
@barecabdi5558
@barecabdi5558 2 жыл бұрын
See
@said141
@said141 2 жыл бұрын
TAASAA RUN AH , FARMAAJO WAA FAKE IYO XUKUN OO QEYBI . WAANA SAMEEYEY WALEE.
@shakuudabdi7453
@shakuudabdi7453 2 жыл бұрын
Dhaqaalo urursi waa xassan sheikh
@sarahaden8314
@sarahaden8314 2 жыл бұрын
Hadaad arkaysay lacag urursiga maxad gacanta uga qaban waysay oo sawir uga qaadi wayday?
@aweysjaciir8318
@aweysjaciir8318 2 жыл бұрын
No more war xumo tashiil
@mushenali9390
@mushenali9390 2 жыл бұрын
Hhh
@sahrayusuf9539
@sahrayusuf9539 2 жыл бұрын
Xabiibul munaaf
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 2 жыл бұрын
askarti masakiinta ahayd e musharka 100$ e u la goostay 10 bilood mad shegtid iyo masakiinti shaqaalaha dowlad e rayidka u la goostay mad shegtid iyo jenwralad u yiri 100$ qofkan rabin irid ha ka baxo mar hore aya habar ku dhavah kaas
@aweysjaciir8318
@aweysjaciir8318 2 жыл бұрын
No more war xumo tashiil ,umada Somaliyeed xasan shiiq maxamud watabeen
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 2 жыл бұрын
@@aweysjaciir8318 tuugadi wax la dhici jirtay aya tabeen iyo kooxdi u abaha u ahay
@realisticnewsviewer3316
@realisticnewsviewer3316 2 жыл бұрын
ilka yarta xaarmaajo sidii shaydaankii siyaad barre ayey markale soomaalida kala diri rabeen..
@mohamudyusuf9597
@mohamudyusuf9597 2 жыл бұрын
Beenloow Beenloow dhalay tuug waaye Kan DISLIKE SIIYA 👎 DISLIKE SIIYA 👎 DISLIKE SIIYA 👎 DISLIKE SIIYA 👎 DISLIKE SIIYA 👎 DISLIKE SIIYA 👎 DISLIKE SIIYA 👎 DISLIKE 👎
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 16 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 79 МЛН