Abwaan Qumane Muuse : gabaygii hooyo dhaliil qabata loo waaye

  Рет қаралды 141

amareh adaweh

amareh adaweh

Күн бұрын

Пікірлер: 1
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 6 ай бұрын
Dha'da gabay kolkuu wiil kastiba Hadalka dhaanteeyay Nin la kala dhantaalaa Ka hadhayn dhibiciisiyee Haddii gabaygu dhiilkii uu lahaa Loo dhaqdhaqay maanta Oo dhuugo caymini Murtida la dhirqeynaayoo Kama dhawrsanaayee Haddaan dhiilaha u cugiye Bal dhageysta hooyaan Si dhaba uga hadlaayaayee Hooyooy dhir ubaxlaa tahoo Laga ag dheeraanee Dheemaniyo luul baa tahay Iyo dahab dhalaallaayee Dhaqaalaha ta qorisee Dhexda u xidhata baa tahayee Dhabarkiyo xanjaadkaa tahay Iyo udub dhexaadkiiyee Adduunyada dhamaanteed Adigaa dhidibyada u tumayee Warshad dhaxala weeyinoo Dhamaan laga tafiirmaayee Maxaad dhinac dhigaysiin Dhaliil qabata loo waayee Maxaad dhinac dhigaysiin Dhaliil qabata loo waaye Dhinac kale hadaan niga tusoon Dhab u sheekeeyo Hooyoy dhabtii waxaad dhashaa Geesi dhiidhiyayee Hablo dheemanoo Waxaad dhashaa Qurux la dhaafeynee Aadmiga dhamaantii Kolkaan dhinac kaste u fiirsho Qof ay hooyo dhalin maba jiroo Naaso loo dhiginee Qof ba hooyo umbaa dhashayuu Dhaadhyay naasaha ee Dhex-yar hooyaday Maalintii eebe iga dheegay Dhiig xinjira kolkuu iga dhigee Wali dhamays gaadhin Dharaarey dharbaaxada wallaca Dhinac u jiifeysoo Dharaareyna dhuuniga cuninoo Dhabarku liicaayoo Dhibta haysa lama wada ogee Way dhidhilantaayee Sagaalkaa biloodoo dhan buu Dhuuxu gororaayoo Dhamacaha jidhkeediyo U dheer dhuux guduudaduye Kolka ay dhawaatay Haddeed dhaamin kari weydo Ay Calooshu dheeratay Socodka dawreyso Dhabna uma casheysee Cuntada way dhadhamisaaye Way dharagtay umbuu lahaa Nimaan u dhilaynee Oo way dharagtay umbuu lahaa Nimaan u dhilayne Dhaqaaqaba waxoo karila bay Dhacamisaa reerka Dherigay dhadhaartaa Dhashana way u xineysaayee Waxoo dheelmanaysay Si dhabna u dadaashaayee Maxaad dhinac dhigaysiin Dhaliil qabata loo waayee Dhinac kale hadaan niga tusoon Dhab uga sheekeeyo Dharaartay hortaba foolatay Inay dhashow gaadhay Dumar dhowrohoo waxaa u yimid Aanan ka dheeraynoo Alloow u dhib yaree bay Ducada wada dhahaayeenoo Dhayal maahin fooshuyoo Ka kulul dhamac kuleylkeede Dhalmo-dihashadeedii Kolkii layga dhalinaayay Een soo dhex maray Dhaawac baa gaadhay hooyadayee Dhul-usoo-dhacaygii Kalkaan horey usoo dhaafay Dhar ma sidannee Waan qaawanaa dhalashadeydiiyee Anigoo xab dheerlay Haween dhar ugu duubeene Dhakhsay ii qabteeno Miyir bay ii dhigeen meel oo Wiil baa dhashaa laga lahaa Hooyaday dhilanee Wiil baa dhashaa laga lahaa Hooyaday dhilanee Waxaaso shahiid dhaba gashoo Dhiigu salaq-taamay Oo kulaylka dhididkii ka tagay Dhabannada qooyay Dhibiibiga ma eegtiyo Dhibtii gaadhay hooyaduyee Nuunaha dhankii laga dhagay Dhab u jelleecdaayoo Gacmo dhowrsan bay leedohoo Ku dhab siisaayo Rabbigii ka dhaliyay kolkaa Mahad u dhiibtaayoo Udhaweynta naas-nuujintay Dhan isku looxdaayoo Dhay xaaliyay leedohoo Dhab uga nuugtiine Maxaad dhinac dhigaysiin Dhaliil qabata loo waayee Dhinac kale hadaan niga tusoon Dhab uga sheekeeyo Dhashay hooyadeed dhimati Way dhalan-halowdaayoo Dhaqan-xumi iyo waxay Dhaxalsataa dhib iyo naanow oo Dhafooradaa godtoo Daranyadaa dheegga kaga taaloo Inkastood dhaqaale u hurtoo Dheef kasto u keentid Dharfagiyo uskagu kama go'ee wuu ku dhigan yahaye Haka suggin ina dhiiratooy Wada dhalaashaayoo Dhunkashadii hooyiyo Ka maqan dhab-salaaxiiyee Qoyska ka dhimataa Dhibtaa laga dareemaayee Maxaad dhinac dhigaysiin Dhaliil qabadta loo waayee Dhinac kale hadaan niga tusoon Dhab uga sheekeeyo Aabaha hadduu mowd dhuftoo Dhababka loo jiido Labadaba u dhigan hooyo Waa dhaxal adduunkaayee Ayadaa dhufaysiyo dugsiyee Laga ag dheeraanoo Reerkeedu kama dheeliyee Way dhamacisaayoo Waa daranyo-dhabba oo Dhashay darayn-dhowrtaayee Dhamaanteedba hooyada Dhaliil qabata loo waayoo Dhankay joogto waligayba Waan u dhiiranaan jirayee Inkastoon nin dhooble ahayoo Gabayo dha'daaya Dhanka hooyaday waxaan u ahay Wali dhallaankiiyee Ifku waa dhaxdinoo Aakhiraa loo dhutiyayaayee Kolkuu malaggu soo dhaadhacee Ruuxda lagu dhaafsho Ee dhimatid hooyooy Dhan baa i qaawanaan aniyoo Dhinacaad iga xugeysay Ka iman dhaxantii dayreedoo Dhaandhaan xuno waxaan ahaan Dhoohan waligiiyoo Qeyrkay ma dhinac joogsadee Waan ka dhacanaanoo Dhowr sanno xasuustaadan baa Iga dhammaaneynee Kolkaad dhimatid hooyooy Ducaan kuu dhabarayaayee Dhabbada Khayrka loo maro Dhib yari nabad kusii dhoofoo Dhibi kuma muddo eebbeheen Dhamacaha kaa dhowryee Ka dhex muuqo qayrkaa Jannada dhaxal laguu siiyee Abwaan qumane Allahayoow unaxariiso hooyooyinka soomaaliyeed.
barnamijka abwaan ildab
21:59
Abdirahman Dirie Jama
Рет қаралды 13 М.
Hooyo | Abwaan Qumane Muuse Cabdile
6:00
MEDIA FOR AFRICA
Рет қаралды 245 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 37 МЛН
CABDULLAAHI BAARLEEX   Halgan Dhaanto
28:02
SomTVDiasporas
Рет қаралды 227 М.
Gabaygii Gayaan Ee Nimco Badri Sabuub oo Isku Badalay Silsilad
4:59
BAADARI DADKA HORTOODA KU BURBURIYAY SANAMKII MARYAMA || Afsoomaali
12:21
Djibouti: Suugan iyo Soyaal
47:29
Assajog Studio
Рет қаралды 19 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 539 М.
ABWAAN INDHACADE GABAY AAD U MACAAN.
5:18
RAAD OGAAL
Рет қаралды 114 М.
HEESIHII OLOLAHA HORUMARINTA REER MIYIGA OHRM
31:55
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 59 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН