digfeer : garabba maalin dubataa
6:36
Faduun Ducaale caqlidaran
5:15
3 жыл бұрын
Cabdo xamarqoodh AUN ila taliya
5:15
Cabdo xamarqoodh AUN Dhooley
7:46
3 жыл бұрын
Fadumo axmed dimbiil
6:51
4 жыл бұрын
Nimco jaamac iyo saciid xamarqoodh
9:14
Nimco jaamac iyo xasan wado
7:27
4 жыл бұрын
Fatumo Ahmed : Nuur daalacoow
6:38
5 жыл бұрын
Пікірлер
@SamsamAbdule
@SamsamAbdule 3 ай бұрын
Nimca mahadsanid ad iyo and thanks.
@AhmedMohamed-zx6vb
@AhmedMohamed-zx6vb 3 ай бұрын
The legend we love you Nima djama. I still listen this gem songs it is so lovely and the melody has a bunch of meaning.
@hassanmuuse-sy9nr
@hassanmuuse-sy9nr 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maamo574
@Maamo574 4 ай бұрын
HeestaN waxaa ka xaraabaysatay Fanaanadeena dada yar ee najma nashaad bal sida codka loo dhigayee u ula helaysa musicga dumar waa dumarkiii hore raggna waa kuwa maanta jire Weligay xishoodkiyo dhigi maayee xayadeeee waa erayada fanaanadu ku heesayso bal maanta mise dumaraa aragtaan oo la leeyahay xishooda 😂 ilaahaw khaatumada khayr noogu khatim ❤
@ifraaxnuur1577
@ifraaxnuur1577 4 ай бұрын
❤😊
@saacidmaxamuud500
@saacidmaxamuud500 4 ай бұрын
Aloow guur xalaloo rali aad ka tahy mar un na tus 😢
@AichaAhmed-li7di
@AichaAhmed-li7di 4 ай бұрын
Allaha u xafido eedo macan
@HousseinKalib
@HousseinKalib 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 ай бұрын
Hooyoy la'aantaa Adduunyadu hubaashii Habeen ka baxdeenoo Iftiin lama heleenoo Dadku uma hayaameen Dayax heega joogoo Sida haad ma fuuleen Xidig hawd ka lulatoo Hawo laguma gaadheen Hubka laguma tuureen Cirka hirar ka muuqdoo Ruuxaad haggeysiyo Usha midaad u haysaa Hilin toosan waligii Ka habaabi maayee Hooyooy addoomuhu Halkay maanta joogaan Adiga u horseedee Intaad hanad xambaartee Haaneedka siisee Horaddada jaqsiisee Habtay baan xisaab iyo Tiro lagu heleynee Marka aad nin hiilloo Laga baqo hashiisiyo Halyey diiran dhashaa baa Hooyo lagu xasuustaa Marka aad nin hoo loo (nin hoo loo) Marti hagar ka galinoo Gurigiisa habaqluhu Isku soo halleeyoo Hayntidiisa quudhoo Hor-ilaahay geystiyo Lama hure dhashaa baa Hooyo lagu xasuustaa Marka aad nin himmiladaa Hilin toosan mariyoo Hir markii la gaadhabaa Ku labaad hillaadshoo Hagga maatidiisoo La hiigsadee dhashaa baa Hooyooy lagu xasuustaa Marka aad nin hoog iyo Ka hor-taga dagaalkoo Dabkaa hura bakhtiiyoo Gartaa hubin yaqaanoo Xaqaa hoos u eegoo Halistiyo colaadaha Ku hagoogta dhiiggoo Dadka kala haggaajoo Kala hagge dhashaa baa Hooyo lagu xasuustaa Markaad hobol caanoo Sacabka iyo heelladaa Labaadaba hagaajiyoo Hindiisaha farshaxanoo Hab-dhaaca iyo luuqdabaa Rabbi hubo usiiyoo Hawraartan maansadan Heeseyn yaqaaniyoo Hal-abuur dhashaa baa Hooyo lagu xasuustaa Dumar iyo haween baa Nolol lagu haweystaa Kuwa lagu hammiyayee Sida hawd caleen weyn Raggu uwada hammuumee Ishu halacsaneysaa Hablahaaga weeyee Marka guur la haybshee Gabadh heego dheeroo Hoobaan la moodoo Karti iyo hub-qaadloo Quruxdana ka hodanoo Hufan la aroostaa Hooyo lagu xasuustaa Hooyoy la'aantaa Higgaad lama barteenoo Hooyoy la'aantaa Hadal lama kareenoo Ruuxaanad habinoo Kolba aanad hees iyo Hoobay ku sabinoo Hawshaada waayaa Hana-qaadi maayee Hooyoy taftaadaa Dugsii laga helaayoo Hooyoy dhabtaadaa Hurdaa lagu gam'aayoo Hooyooy dushaadaa Nabaad lagu helaayoo Waxa lagu hal-maalaa Hooyo ababintaadee Hayin lagu badhaadhaay Hogol lagu qaboobaay Gogol lama huraaneey Dugsi lagu hirtaayeey Hidda lagu arooraay Intaad hooyo nooshahay Hambalyiyo salaan baan Hanti kaaga dhigayaa Hamrashiyo xaq-dhowr baan Dusha kaa huwinayaa Hooyo dhimashadaaduna Hooggayga weeyoo Waligay hoggaagaan Ka dul heesayaayoo Hiyiga iyo laabtaan Kugu haynayaayoo Hingel baan u xhidhayaa Inta haadka duushiyoo Giddi habar dugaaggee Ifka hibo ku nooloow Aakhiro halkii roon Hooyo aakhiro halkii roon Ereyadii AUN abwaan maxamed ibraahim warsame hadraawi
@ADENSULDAN-rc7oz
@ADENSULDAN-rc7oz 5 ай бұрын
Aden.farax
@ADENSULDAN-rc7oz
@ADENSULDAN-rc7oz 5 ай бұрын
Boqorda fanka.DJIBOUTI😊
@Tuuyo
@Tuuyo 4 ай бұрын
Mid ka mid ah boqoradaha fanka soomaalida
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 5 ай бұрын
Abtigey iyo habaryartey ❤
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 ай бұрын
Dha'da gabay kolkuu wiil kastiba Hadalka dhaanteeyay Nin la kala dhantaalaa Ka hadhayn dhibiciisiyee Haddii gabaygu dhiilkii uu lahaa Loo dhaqdhaqay maanta Oo dhuugo caymini Murtida la dhirqeynaayoo Kama dhawrsanaayee Haddaan dhiilaha u cugiye Bal dhageysta hooyaan Si dhaba uga hadlaayaayee Hooyooy dhir ubaxlaa tahoo Laga ag dheeraanee Dheemaniyo luul baa tahay Iyo dahab dhalaallaayee Dhaqaalaha ta qorisee Dhexda u xidhata baa tahayee Dhabarkiyo xanjaadkaa tahay Iyo udub dhexaadkiiyee Adduunyada dhamaanteed Adigaa dhidibyada u tumayee Warshad dhaxala weeyinoo Dhamaan laga tafiirmaayee Maxaad dhinac dhigaysiin Dhaliil qabata loo waayee Maxaad dhinac dhigaysiin Dhaliil qabata loo waaye Dhinac kale hadaan niga tusoon Dhab u sheekeeyo Hooyoy dhabtii waxaad dhashaa Geesi dhiidhiyayee Hablo dheemanoo Waxaad dhashaa Qurux la dhaafeynee Aadmiga dhamaantii Kolkaan dhinac kaste u fiirsho Qof ay hooyo dhalin maba jiroo Naaso loo dhiginee Qof ba hooyo umbaa dhashayuu Dhaadhyay naasaha ee Dhex-yar hooyaday Maalintii eebe iga dheegay Dhiig xinjira kolkuu iga dhigee Wali dhamays gaadhin Dharaarey dharbaaxada wallaca Dhinac u jiifeysoo Dharaareyna dhuuniga cuninoo Dhabarku liicaayoo Dhibta haysa lama wada ogee Way dhidhilantaayee Sagaalkaa biloodoo dhan buu Dhuuxu gororaayoo Dhamacaha jidhkeediyo U dheer dhuux guduudaduye Kolka ay dhawaatay Haddeed dhaamin kari weydo Ay Calooshu dheeratay Socodka dawreyso Dhabna uma casheysee Cuntada way dhadhamisaaye Way dharagtay umbuu lahaa Nimaan u dhilaynee Oo way dharagtay umbuu lahaa Nimaan u dhilayne Dhaqaaqaba waxoo karila bay Dhacamisaa reerka Dherigay dhadhaartaa Dhashana way u xineysaayee Waxoo dheelmanaysay Si dhabna u dadaashaayee Maxaad dhinac dhigaysiin Dhaliil qabata loo waayee Dhinac kale hadaan niga tusoon Dhab uga sheekeeyo Dharaartay hortaba foolatay Inay dhashow gaadhay Dumar dhowrohoo waxaa u yimid Aanan ka dheeraynoo Alloow u dhib yaree bay Ducada wada dhahaayeenoo Dhayal maahin fooshuyoo Ka kulul dhamac kuleylkeede Dhalmo-dihashadeedii Kolkii layga dhalinaayay Een soo dhex maray Dhaawac baa gaadhay hooyadayee Dhul-usoo-dhacaygii Kalkaan horey usoo dhaafay Dhar ma sidannee Waan qaawanaa dhalashadeydiiyee Anigoo xab dheerlay Haween dhar ugu duubeene Dhakhsay ii qabteeno Miyir bay ii dhigeen meel oo Wiil baa dhashaa laga lahaa Hooyaday dhilanee Wiil baa dhashaa laga lahaa Hooyaday dhilanee Waxaaso shahiid dhaba gashoo Dhiigu salaq-taamay Oo kulaylka dhididkii ka tagay Dhabannada qooyay Dhibiibiga ma eegtiyo Dhibtii gaadhay hooyaduyee Nuunaha dhankii laga dhagay Dhab u jelleecdaayoo Gacmo dhowrsan bay leedohoo Ku dhab siisaayo Rabbigii ka dhaliyay kolkaa Mahad u dhiibtaayoo Udhaweynta naas-nuujintay Dhan isku looxdaayoo Dhay xaaliyay leedohoo Dhab uga nuugtiine Maxaad dhinac dhigaysiin Dhaliil qabata loo waayee Dhinac kale hadaan niga tusoon Dhab uga sheekeeyo Dhashay hooyadeed dhimati Way dhalan-halowdaayoo Dhaqan-xumi iyo waxay Dhaxalsataa dhib iyo naanow oo Dhafooradaa godtoo Daranyadaa dheegga kaga taaloo Inkastood dhaqaale u hurtoo Dheef kasto u keentid Dharfagiyo uskagu kama go'ee wuu ku dhigan yahaye Haka suggin ina dhiiratooy Wada dhalaashaayoo Dhunkashadii hooyiyo Ka maqan dhab-salaaxiiyee Qoyska ka dhimataa Dhibtaa laga dareemaayee Maxaad dhinac dhigaysiin Dhaliil qabadta loo waayee Dhinac kale hadaan niga tusoon Dhab uga sheekeeyo Aabaha hadduu mowd dhuftoo Dhababka loo jiido Labadaba u dhigan hooyo Waa dhaxal adduunkaayee Ayadaa dhufaysiyo dugsiyee Laga ag dheeraanoo Reerkeedu kama dheeliyee Way dhamacisaayoo Waa daranyo-dhabba oo Dhashay darayn-dhowrtaayee Dhamaanteedba hooyada Dhaliil qabata loo waayoo Dhankay joogto waligayba Waan u dhiiranaan jirayee Inkastoon nin dhooble ahayoo Gabayo dha'daaya Dhanka hooyaday waxaan u ahay Wali dhallaankiiyee Ifku waa dhaxdinoo Aakhiraa loo dhutiyayaayee Kolkuu malaggu soo dhaadhacee Ruuxda lagu dhaafsho Ee dhimatid hooyooy Dhan baa i qaawanaan aniyoo Dhinacaad iga xugeysay Ka iman dhaxantii dayreedoo Dhaandhaan xuno waxaan ahaan Dhoohan waligiiyoo Qeyrkay ma dhinac joogsadee Waan ka dhacanaanoo Dhowr sanno xasuustaadan baa Iga dhammaaneynee Kolkaad dhimatid hooyooy Ducaan kuu dhabarayaayee Dhabbada Khayrka loo maro Dhib yari nabad kusii dhoofoo Dhibi kuma muddo eebbeheen Dhamacaha kaa dhowryee Ka dhex muuqo qayrkaa Jannada dhaxal laguu siiyee Abwaan qumane Allahayoow unaxariiso hooyooyinka soomaaliyeed.
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 6 ай бұрын
Markaan nimco heesaheda maqlo waxaan xasuusta.ala.hawnaxariste xaaskaygi. Aan jeclaa ee.geeriyotay 2015ki..27.8. Wan ilmaynayaa ax ac
@ws6096
@ws6096 6 ай бұрын
May Allah give me guur Halal soon Inshallah🎉❤
@user-ml1sp7qx2r
@user-ml1sp7qx2r 7 ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto
@Maryan_idil
@Maryan_idil 10 ай бұрын
Rabow Ma xurmeeye Hay badin 🧕♥︎
@cabdiwaasacmuuse5920
@cabdiwaasacmuuse5920 10 ай бұрын
Ayeyday iyo xasan cilmi ma allah the first thing you want to say is that no explanation
@abdullahibicir9619
@abdullahibicir9619 10 ай бұрын
M.a
@warsamemohmet5092
@warsamemohmet5092 10 ай бұрын
Fankii somalida jabouti bu jiraa walee horumar wanagsab
@user-jb1uf7jn8p
@user-jb1uf7jn8p Жыл бұрын
Chou chou alafedon kanada
@nimaibrahim1009
@nimaibrahim1009 Жыл бұрын
Mashallah Qali 🥰🥰🥰🥰🥰🇩🇯
@KayseMaxamed-xv7nr
@KayseMaxamed-xv7nr Жыл бұрын
Ok
@moussafarah3764
@moussafarah3764 Жыл бұрын
❤ciyaalki hore is not easy
@user-we2nv6zg3f
@user-we2nv6zg3f Жыл бұрын
Nimco jaamac Allah cimriga ha you barakeeyo
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 Жыл бұрын
LYRICS Cabdinuur Geeluba ugaasooy Markuu ayda miranaayo Abeerkiisa naaxiyo Hadduu aaranku is waayo Isaguba ma kala aamusee Waysku olollaaye Aniguna ayaamahan Kuman arag Umalkana daraaddaa asqoobee Maan ooyo mana aamusnaadee Naftu sow ilwaad-quruxeey Araggaaga may jaman Ayaankay igama taginee Alle ma iskukeen simay Rooda Axmed (AUN) Haddii ayro geel subax ilmaha laga unuun-gooyoo Ooy igarka diidooy Maqaarna ogolaan weydo Miyay aamusnaataa inay Olosho mooyaane Anna urugotaahiyoo amuuraha Afku hadalka diidyoo Aduumbay, indhahaygu Eegmadaada doonaan Naftu sow ilwaad-quruxoow Araggaaga may jaman Ayaankay igama taginee Eebe ma iskukeen simay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Cabdinuur Indheer-garadtadaan dumar Ka rabay, adiga weeyaane Aqoontaada wacan bay Naftuna ku istareexdaaye Oonka iyo gaajadaba waan Kugu ilaawaayee Aniguna ayaamahan Kuma arg Umalkana daraaddaa asqoobee Maan ooyo mana aamusnaadee Naftu sow ilwaad-quruxeey Araggaaga may jaman Ayaankay igama taginee Alle ma iskukeen simay Rooda Axmed (AUN) Abbaan-duulahaan inan rag rabay Adiga weeyaanee Adaan kaa ilaashaday Intaa wiil asaagaayeey Uurka iyo laabtiyo Qalbigaqaan kaa ilashadayeey Maxaan kugu Ammaana, idhaahda Amba kugu istaahilee idhaahdaa Ashqaraarka eegmadaa ilmeeyee Uurka iyo laabtiyo Qalbigaqaan kaa ilashadayeey Naftu sow ilwaad-quruxoow Araggaaga may jaman Ayaankay igama taginee Eebe ma iskukeen simay
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 Жыл бұрын
LYRICS Xasan Canabkoo magooliyo Caar-guduudda midhihiyo Cosob iyo dhul baad laay Lagu mood cir-jiidh yahay Casar roob darrooroo Ay cadceeddu qabatiyo Calcalyada xareeddee Midabkaagan ciidkee Caashaqa u sahanaa Niyaddaydii cugatayee Ku calmadayee, Ku calmadayee, ma ogtahay ? Sahra (AUN) Isu soo cayaar guda Caddo-lool wadaagtoo Baryo cuudka wada jiray Cidahoodu wada tiil Is tiqiin caruurnimo Maynu noqon cashiiree Caaweynu kulannoo Ii curisay sheekee Sideen kuu cajabiyaa ? Isma camal naqaanee Cududdayda, Cududdayda sii daa Xasan Carro lagaa hayaamoo Ciyow buur ka qaylshoo Cooflaha libaaxiyoo Cag-weynoow maroodigu Cimidh ay u joogaan Caarraha shabeelkiyo Wiyiluhu cartamayaan Caashaqaa daraadaa Dhul cabsi leh i mariyoo Ku go'doomay cayntee Ku calmadayee, Ku calmadayee ma ogtahay ? Sahra (AUN) Cas-guduudka waaberi Cadceeddoo fallaadhaha Ku cigaalan nuur iyo Maanka caaradiisiyo Curub geed ku taalliyo Waxan ahay carruur weli Waalidkii ceshanayoo Ma aqaano caashaqa Caynka uu u dhigan yee Isma camal naqaanee Cududdayda, Cududdayda sii daa Ereyadii AUN abwaan Cali Aflow Riwaayadii "Hablaha maantiyo nin u holladay guur"
@cabdicabdullahicumar
@cabdicabdullahicumar Жыл бұрын
P
@Yussuf-Fieore
@Yussuf-Fieore Жыл бұрын
Yaa Salaam 🎼😎🧕
@MohamedAli-pb1ks
@MohamedAli-pb1ks Жыл бұрын
Mcn mcn mcn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@koolbarreh6391
@koolbarreh6391 2 жыл бұрын
Best song xasusse waan
@awaliali5650
@awaliali5650 2 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyay Allah ha u naxariistee abwaankii waynaa ee Xasan Cilmi oo ku magac dheera xasan gadhle. Oo ku dhashay magaalo cad oo 30 kilo meter u jirta Borama. Wuxuu ahaa ( AHUN ) abwaan Samaroon ah . Oo markii dambe tagay Jabuuti
@najaxabdirahmn629
@najaxabdirahmn629 Жыл бұрын
Allah haw naxristo
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 жыл бұрын
Abtigay iyo nimco laba legend bay ahaayeen walaahi.
@fadumamohamed1427
@fadumamohamed1427 2 жыл бұрын
Awoowgay mcn rabi hakuu naxariisto 🥺♥️
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 жыл бұрын
@@fadumamohamed1427 wll xasan cilmi yalasoo AUN ma awoow hooyo ayuu kuu ahaa mise awoow aabe. 2017 ayaan borame ku arkay xaaskiisii khadra oo ay abtigay jaar yihiin.
@fadumamohamed1427
@fadumamohamed1427 2 жыл бұрын
@@axmediimaan9722 wll hooyaday aabaheed buu ladhashay, awoowe hooyo weeye alle haunaxariisto 🥰
@mohamedadenhadi4968
@mohamedadenhadi4968 2 жыл бұрын
Adero Hassan Cilmi Aleh ha u naxaristo
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 жыл бұрын
@@fadumamohamed1427 haa sax wll. Anagu waxanu jaar ahayn Hargaysa AUN Maryan Cilmi iyo caruurteeda. Sidoo kale maadaama ay hooyo aad isku xigaan xasan cilmi waxay igu tidhi waxa jiray oday kale oo maxamuud cilmi la odhan jiray. Runtii hooyo waa gabar madow(reer geedi faarax nuux) aad bay isku xigaan.
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
Heestan 4 maahmaahood oo xigma leh baa ku jira 1) Geeridu nimaad garanayn iyo Geel-jirey ku roontahay 2) Laba geed is geysay Galladi kama dhaxayso 3) Geed baa hadloo yidhi Gudumo ima goyn karteene Gabalkay baa ku yaal 4) Gacantaada oo gubatay Gosha lagama dhowro
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Wily ahow Ma googaysanaa Gaf la aan ma sheekaysanaa Geeridu nimaan garanayn iyo Geel jiray ku roontehee...........
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
LYRICS Hodan Wiil yahow ma googaysanaa ? Haa, haa, haa Gaf la'aan ma sheekaysanaa ? Geeridu nimaad garanayn iyo Geel-jirey ku roontahayeey Murti soo gabowdoo Inoo gaara weeyee Bal ujeedadaa karo ? Aaden Waa maahmaah garey dumar Gacalkeediyoo go'ay Ku goobaabinaysoo Marna gocashadaadiyo Hay goynin weeyee Laba geed is geysay Galladi kama dhaxayso Gabadh yahay ma googaysanaa ? Haa, haa, haa Gaf la'aan ma sheekaysanaa ? Geed baa hadloo yidhi Gudumo ima goyn karteenee Gabalkey baa ku yaal Murti soo gabowdoo Inoo gaara weeyee Bal ujeedadaa karo ? Hodan Gacalkii nimuu Nacab Warka uga guraayoo Gacan loola yimid baa Goortuu xogtii heley Geed uga maahmaahee Marna waa gaddeenoo Gardarada anaa leh Gacantaada oo gubatay Gosha lagama dhowree Aaden Gaboobe-sange wuxuu yidhi Eed geel laga wadaan waayee Laga wadaan waayee Ereyadii iyo Laxankii Abwaan Aaden Faarax Samatar aun
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 жыл бұрын
Haldoorkii fanka somaliyed gaar ahaan jabuuti🇩🇯
@jiifdiidjiifdiid9736
@jiifdiidjiifdiid9736 2 жыл бұрын
Abwaan cabdi aadan Qays
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
LYRICS Ilkaha u eeg daruurtee Ciridkaaga dogolka ah Mowluhu ku daahiyoo Debno aad dhuxushaa moodidee Mar mar dib ugaa faydiyo Sanqaroorkan soo degay Indha deeraleey Daymada xishoodkaa Markaad luqunta dadabtaa Hadba laygu didayaa Oo layga darayaa Indha deeraleey Dumar ugu fil-rooney Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu mizaalyeey Da'da tii todoba toban Gugan loogu darayeey Indha deeraleey 💘💘💘💘💘💘💘💘 Dib timahaa u dhacayee Dilimahaa dabarkiyo Garbahoo dhan daahiyoo Sida dixida xaada ah Deyr u ah qadaadkiyo Sunayaashan duuda ah Caman doobir lahey Daymada xishoodkaa Markaad luqunta dadabtaa Hadba laygu didayaa Oo layga darayaa Indha deeraleey Dumar ugu fil-rooney Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu mizaalyeey Da'da tii todoba toban Gugan loogu darayeey Indha deeraleey 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕 Markaad socodka damacdee Deganida tallaabadaa Miisaanka lagu daray Laafyaha la daawado Dadku waxay yidhaahdaan May daarin ciidee Daauus la moodyeey Daymada xishoodkaa Markaad luqunta dadabtaa Hadba laygu didayaa Oo layga darayaa Indha deeraleey Dumar ugu fil-rooney Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu mizaalyeey Da'da tii todoba toban Gugan loogu darayeey Indha deeraleey Ereyadii Abwaan maxamed Cumar huryoo AUN Codkii alfanaan xuseen yuusuf Tarabi AUN
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
LYRICS Taariikh guunkaa Gadaal lagu raacee abwaankii gabyee yidhi Weli geed intaan tagay Kama furin gar-eexoo Madi' guunyo kama dhicin Aniguna gaddiisii inaan ahay Gadhkii aan la sugi jirey Gaban aan anigu dhalay Guntaan seef ka mariyoo Gaadhi waa halkaan rabay Waa talo guracan oon Maskaxdeyda gali karin Baddanaa gudheysee Waxaa gaadhka ka hayee Ilmahayga gurayaa Dadka kale ma gaadhee Maxaa gooni kaa dhigay ? Go'dooy ma adigaan dhalin ? Ninna gabankii u dhalay Gacantiisa ku ma dilee Ma markaad gaajootaad Garabba maalin dubataa ? Geeraaradaydiyoo Waxaan hadal ku gaabsaday Gacanta inaad ka maqan tahay 😢😢😢😢😢🤤🤤🤤🤤🤤 Wali gayiga kuma arag Galin hore naag rimi Galabtiina dhicisee Gunto ereyadeydoo Gees uun aniga ii dhaaf Ninkaad doonto guursoo Waxaan goostay kaligay Gablan miyaad ku dhimaninee Gaadhoo is daba qabo Ileen waad gaboobiye Ruux gacan ku dhiiglaa Yaa guri kula xeroon kara ? Waa talo guracan oon Maskaxdeyda gali karin Baddanaa gudheysee Waxaa gaadh ka hayee Ilmahayga gurayaa Dadka kale ma gaadhee Maxaa gooni kaa dhigay ? Go'dooy ma adigaan dhalin ? Ninna gabankii u dhalay Gacantiisa ku ma dilee Ma markaad gaajootaad Garabba maalin dubataa ? Geeraaradaydiyoo Waxaan hadal ku gaabsaday Gacanta inaad ka maqan tahay AUN Al fanaan axmed yaasiin digfeer
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
LYRICS Samatar Saylo guyaad badan Soo baxaa kaliishee Seer seerna loo dagay Sannaad geelu badi dhalay Ooy sidigtii laalays Nirguhu aan socod baran Reeraha sintoodiyoo Kaymo saar leh loo dhigay Oo igadh mid yari sabo Maqaar lagu salaaxay Saameeshi gaawahaa Oo baarqab soohani Isagoo ah laba sabar Soofeeyey micidoo Ka sanqadhiyay doobtii Salaaddiina roorsaaday Ugubkii u saanyo Surma dheer la tiigsaday Saqdii dhexena roob heley Subaxii bariisada Sideedaan jalleecada Saxansaxaa udgoon badan Sanka kuu la raacaa Sahra (AUN) Sange subag idaad iyoo Sumal badhidii lagu shubay Oy sabada ceelkiyo Soohduu tahay agtiisoo Loogu dhaansho sacabbada Oo sudiyo hawd sare Saddex guure daaqo oon Wali aan sad-yari arag Oo seeto iyo dabar Labada baa ka saahiday Oo salow dagaal iyo Cidi geyn saraayaha Oo saraarta naaxdiyo Timuhu ay isku seexdeen Oo sayn gargoortii Loo salaaxo guudkoo Saxarkii ku duuliyoo Looga meydho siigadaa Loo saaro koorahaa Cigalkiina loo sudhay Sarajooga iyo muuq San-ku-neefle kaligaa Adaa suuraddiisa leh Samatar Sagal gaaxday roob subax Seermaweyda soo gudhay Waaguna ku sarakacay Sarajoog nin dhererkii Cadceedduna la siman tahay Nuurkuna sabootiyay Oo waqal sin-dadab iyoo Guulaamo socotiyoo Kala soocday dhibic yoo Midab sibaaqiyo Caddaan wada siraatiyoo Madow suul-dhalaal xiga Saddexdaa mid u yahay Qof suureeyey kala garan Oo beel Sanaag iyoo Ku surmiday saraar godan Saadaalinayso Bal halkuu ku sima iyo Sugayaan inuu heloo Subaxii bariisada Sidoodaan jalleecada Saxansaxaa udgoon badan Sanka kuu la raacaa Sahra (AUN) Dhulko saacu wada gaadh Waanu kala sad roonyee Meel idaha seel u leh Riyahana salool u leh Oo geela saar u leh Oo dirir sagaar iyo Sagal gudcurkuna heley Sagaya xareeddaa Biyuhuna susumayaanoo Sawasaawiyo Saxal cudur lahaynoo Salka looga degay nabad Oo saraarta dixidiyoo Siman tahay dareemadu Oo sabiga caanihii Lagu siiyay golihii Habluhuna subraariyo Dhiilo saabka loo tolay Sinta bidix ku qaadeen Subaxii bariisada Sideedaan jalleecada Saxansaxaa udgoon badan Sanka kuu la raacaa Ereyadii Abwaan xasan xaaji Cabdilaahi (xasan ganey)
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
LYRICS Nuur Anoo xodxod iyo xarago dhigay Xuduuda jacayl xadkii galin Xishoodo hablaha an xaaleyn Xidigoow u xiisay aragtidaadi Xurmooy xubnahaaga kala shuban Tintaadan xanjaad xadanteyn Sunniyo xiribaha isku wada xidhan Xusuustay jidhkaagan xaada lahoo Xalayto miyaan hurdada laday Xan iyo beeni wayga xaaraan Xisaabi inta xaawalay nool Xurmooy inantaan xusha tahay Mako Anoo xoor iyo xareed ka cad Xan mooye jacayl xogtii hayn Xurmada guur iyo rag xaaleyn Xidigow u xiisay aragtidaadi Xaglihiyo daymada xishoodka leh Xamdiga quruxdaada ku xasilay Xididka yuusuf baan cid kaa xigin Xalaawad jidiinka aan xagayn iyo Xariirta la daawada tahay Xan iyo beeni wayga xaaraan Xisaabi inta geesi xay nool Xaqiiq wiilkaan xushaa tahay Nuur Anoo xayskan xiiso guur dhigay Xun-beere jacayl ka xaajiyay Xasradan xilkan gaarahee sidaniyo Xidigow u xiisay aragtidaadi Xurmooy xubnahaaga kala shuban Tintaadan xanjaad xadanteyn Sunniyo xiribaha isku wada xidhan Xusuustay jidhkaagan xaada lahoo Xalayto miyaan hurdada laday Xan iyo beeni wayga xaaraan Xisaabi inta xaawalay nool Xurmooy inantaan xusha tahay Mako Garaad xaakimkeenu kugu xeer Xogtii gaban loo xishaa tahay Xurmada mid la xiisayaa tahay Xaajigii ku dhalaa xasuus mudan Xortii ku dhashaa xaq-dhowrka leh Xeradaad ku kortaa xajiin ka fog Xul baa tahay garasho xeel-dheer Xalaawad jidiinka aan xagayn iyo Xariirta la daawada tahay Xan iyo beeni wayga xaaraan Xisaabi inta geesi xay nool Xaqiiq wiilkaan xushaa tahay Ereyadii Abwaan axmed saciid afgudhiye AUN
@chirehadawehmane7718
@chirehadawehmane7718 2 жыл бұрын
Belle chanson
@chirehadawehmane7718
@chirehadawehmane7718 2 жыл бұрын
Mashallah
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
Xasan cilmi AUN Qof meel xuni qoomantahay Falaadh ku qaloocatiyo Qaniiyiyo caato qabaa La qawdhamey nabar qarsoon Qaraadh iyo qow dhexdii Wakhtigu ku qalaama rogay Qandhiyo cudur qaybtameen Xabaasha qarkeeda yaal Haddana qirinqiir ku nool Qareen adi kuu qabsaday Wuxuu ku qaboobi lahaa Inaad ku qulaamisaa Miyay kula qara yar tahay ? Nimco Qabso hadal lagu qosliyo Qisiyo yaab baa dhigtee Qof meeli qarqooran tahay Sidii qalanjiyo biciid Miyuu qalqaaliyaa ? Qaramka miyuu tuntaa ? Haweenka miyuu qasbaa ? Warkaagani quudhsadee Qorfiyo buuraha qoqoban Anoo qalbigaygu jiraa Qadhaadhkuna igu fog yahay Inaad i qamaammisaa Miyay kula qala yar tahay ? Xasan cilmi AUN Anoo qalabaa-gediyin Warkaan qaadaadhigee Anaantiyo labada qaar Intaan qodob qodob u rogay Qorkiyo qodaxyaha ka guray Halkee qalad kaga jiraa ? Qaraaxad miyuu geyaa ? Nimuu qadhqadhsiyey jacayl Hadduu qolqolkiina yimid Miyaa lagu qoonsadaa ? Naftuna inay qaali tahay Qudhaaduba waad ogtee Ha quudhsane qiimo gali Nimco Qab weyn iyo hadal quturan Adaa qandiga u sitee Qombaha malabkee qotamaa Qormada wiil baa dhigtee Ka quuso ha quudareyn Quud baa jira aan la cunin Rag baan qalabka u sidaa Hortaa qori iigu dhacay Miyaan qaybtami karaa ? Qaneeco hadaad taqaan ? Runtii waxba Kuuma qarin Hadaad igu qoonsatana Dib baad uga qoomamoonee Ereyadii Abwaan xasan cilmi AUN
@zaedinaoomaar4104
@zaedinaoomaar4104 2 жыл бұрын
Asc waar yiyaad nooshay wll
@Mirre5658
@Mirre5658 Жыл бұрын
Qab Weyn Iyo Hadal Quturan Adaa Qandiga u Sitee Qumbaha Malabkee Qotama Qormadda Horaa Loo sii Dhigtaye
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 9 ай бұрын
Qararkuna igu fog yahay
@aminabshirawmuse7010
@aminabshirawmuse7010 6 ай бұрын
Pppppppp
@asadyare261
@asadyare261 2 жыл бұрын
🦅🦅🦅🦅👈👈👈🤞🤞🤞🙏🙏
@rooxaanreermudug4088
@rooxaanreermudug4088 2 жыл бұрын
Heestaa miraheeda yaa sameeyay abwaan waa dhaafey hees iyo bar weeye
@xidig3833
@xidig3833 2 жыл бұрын
Hah hees iyo bar walhi
@dajahaji
@dajahaji 3 жыл бұрын
Waxan dhihi lahaa oodhan baytiri hhhhhh
@hersiohassan2985
@hersiohassan2985 3 жыл бұрын
Heesta waagaan yaraa waa dhagaysan jirey, saan maanta u fahmana uma fahmi jirin erayadeeda, waa hees qiimo badan . maantay taagantahay waxay 40 sano kahor ay tiri.