Abwaan Shube iyo Heesta MUXUBO MACAAN oo uu u qaaday xaaskiisa, bandhiga xuskii 1-Luuliyo ee Madaxtooyada Puntland ee Garowe. Bashiir Cumar Cali - Dabaraani Media Inc
Пікірлер: 45
@husseinabdullahi80094 жыл бұрын
Hadhiba lahesayo ee sowjada halo heeso wayo dhibka ugu badan ayay nagahayan... Mashallah big Respect for all mothers.
@abdirahmancajiib05 жыл бұрын
Ciyaalkii USB da playback iyo mixer ka nagu wareershay ee cantara baqashka meelaha la taagnaa buu cashar wayn siinayaa. Prof. Abwaan Shube. Mire mugleh, miisaan leh, oo maqalka u roon on stage live.
@miskiahmed19305 жыл бұрын
Abdirahman Siyaasi 👌🏼👏🏻👏🏻💯
@mrjamac5 жыл бұрын
abwaan shube qeyr iyo cafimaaad baan ku rajaynayaa aad baan ku tageeraa abwaanoow noolow waxaa tahay qof xigmad badan alle haku deestee
@ifrahabdihayaan5 жыл бұрын
Anna mahasaneey iimacaanidaa romantic oldman abwaan shube💯💯💯
@ifk02 Жыл бұрын
Ninki abaal gudi ogaa waa gobta lasheego sidii xaaska magaceeda afka ugu balaarshay jah caku nin aan saas kuujecleen❤❤❤❤❤
@ismacilrashid1979 Жыл бұрын
Xiligan nag sidan lo jecelado miyad argty kkkkk kkkkk
@hibawarsame20655 жыл бұрын
Muxubo waa hoyadeey magaceed. Abwaanku waa no kala kacshay
@farhankilwe44455 жыл бұрын
Xaqiiq waa abwaan soo jireen ah oo ereyo dhaxal gal sh sameeyo soomaali in badana la soo garab taagnaa taageero maskaxdiisa ah
@abubakaradan65452 ай бұрын
Heestaa. Nin wayn fahmayaa. Walee waa ka jawaanon
@murtidhawr013 жыл бұрын
Abwaan aan aad u jeclhy cbdiqadir Abdi shube ❤️❤️ ana mahadsaneey ii macanida rabbi janadana idinku kulmi