Taariikhda Jeneral HaragShabeel iyo Abaalkii uu Abwaan Shube u galay

  Рет қаралды 57,750

Dahir Alasow

Dahir Alasow

Күн бұрын

DAAWO Taariikhda Jeneral Harag Shabeel iyo Abaalkii uu Abwaan Shube u galay ,Xilligii tababarka Ciidanka Xooga dalka Somalia ee Ruushka .

Пікірлер: 52
@daldhisdaljir641
@daldhisdaljir641 5 жыл бұрын
MAA SHAA ALLAAH. Abwaan SHUBE waa Abwaan Qaali ah wuxuu isku darsaday afgaabni, xishood, xikmad iyo inuusan haba yaraatee uusan aqoon is tustus sida Abwaannada kale. Guulayso Abwaan shube waddani dhab ah iyo ilaaliye Qaran.
@mohamuddahir9981
@mohamuddahir9981 5 жыл бұрын
Mansha. Allah waad. Mahadsan tahiin sida quruda badan oo noogu soo deeyseen tariikh sooyaalka
@abdimagan3482
@abdimagan3482 2 жыл бұрын
Yarkan waraysaya Magaranyo taariikhdiisa Abwaan Shube Daalim weeye.
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 2 жыл бұрын
Waa runtaa daalin ehelu naar ah weeye. Waa kan gabaygii uu Soomaalinimo ku burburiyay kzbin.info/www/bejne/i4rPm3-hatmnmNk
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 5 жыл бұрын
Abwaan cabdiqaadir cabdi shube abwaan qaran oo xikmad badan.
@fatuuxawose348
@fatuuxawose348 3 жыл бұрын
✨🌏
@abdulazizd
@abdulazizd 5 жыл бұрын
Waw shube caadi mahan heesa qaaligaa u sameyey maba moodeyn
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 жыл бұрын
Maxuu u sheegi waayay gabaygii Durbaan Dhillo?
@GareenMedia
@GareenMedia 5 жыл бұрын
Abwaan C/qaadir wuxuu iloobay fanaan aad i jeclaa codkiisa AUN-tee Bashiir Ibraahim.
@adendima8220
@adendima8220 4 жыл бұрын
Abwaan shube aadbaan kuu salamayaa,waxaan aad u jaclaa markaan yaraa jacburkii isaga iyo alla hanaxriistee abwaan yamyam
@xuseenabdugaadir5496
@xuseenabdugaadir5496 2 жыл бұрын
Asc
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 5 жыл бұрын
Amarka alle ninkan waa taageeraa
@wacanrimareer3104
@wacanrimareer3104 3 жыл бұрын
Ninkan waa abwaan dhab ah murti iyo xigmadba leh .
@aadanabdi292
@aadanabdi292 4 ай бұрын
Abwaan kale shube la yiraahdo miyaa jira
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 Жыл бұрын
sawirka soo baxaya ee Jananku waa admiral maxamed cumar cismaan fadlan sawirada iska hubso markaad so dhigi KZbinka
@fardowsaismaacil458
@fardowsaismaacil458 Ай бұрын
Sawirka shabeel oo sax aaway
@wanagaadunka8647
@wanagaadunka8647 5 жыл бұрын
abwan shube waxan scholka ku dhigan jiay gabaygisi ahaa rob magalo ku horay ramas so bixin maye lamigu ku rafta
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 5 жыл бұрын
Not same person/Shube kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@abdiabdullahi3501
@abdiabdullahi3501 4 жыл бұрын
Cabdillahi Cabdi Shube, Ilaah how naxariisto, ma'ahan Cabdiqaadir Cabdishube waa kala laba nin.
@naciimacusmaan8439
@naciimacusmaan8439 4 жыл бұрын
Harag shabeel hada qabrigiisi wala fagey waana laga saarey
@cabdilaahi48
@cabdilaahi48 3 жыл бұрын
Naciima Cismaan dadka langabta ah Baa lafaaga Nika iyo ceydiid iyo qabridoda loma dhawan karo dadka kalabaro
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 3 жыл бұрын
berigey soomaalidu sharafta leheyd
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Abwaan fiican si run u jecel faanka weeye
@HAWADAFILMSVLOGS
@HAWADAFILMSVLOGS 5 жыл бұрын
JUMCA kareem asxaabta subscribe igo qabta yaa laga xasidin
@daauusofficial4253
@daauusofficial4253 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 1 sano kahor tuuksan jirdey bal hada maxaa ka keendey 10k xitaa ma gaardey nio hhhhh
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Waaba abwaan weyn
@moogeyaab4272
@moogeyaab4272 3 жыл бұрын
AUN adeer hagar Shabeel isagaa ii baxshey Magaca Majeerteen habeenimo dabadeedna iga badeley subaxii oo ii baxshey Kenadiid
@yuusufkeenadiid5828
@yuusufkeenadiid5828 2 жыл бұрын
Wllo haarg shabeel soo majerten ma ahyn
@10091368
@10091368 Жыл бұрын
@@yuusufkeenadiid5828 of course Haragshabeel Majeerteen buu ahaa walaal
@10091368
@10091368 Жыл бұрын
Magac Qurux Badan buu adeerkaa ku siiyey alaha u naxariistee
@10091368
@10091368 20 күн бұрын
Aloha janadii fardoosa ha geeyo
@realkoshin
@realkoshin 3 жыл бұрын
Asw dhamaan umada somlyeed bishaaro .Dawo qiimo jaban u fiican wajiga harahaleh 100%100 u fiican timaha go,aya u fiican nabarada aan muuqan lakiin shuruuda aya kugu xidhan 1.waa in aad si joogto ah mudo bil ah u marsato kzbin.info/www/bejne/maLZn6WOo9d5ldU&feature=share wll ii. share gareeya si aad u heshaan barmsamijyo kale subscribe saar kzbin.info/www/bejne/maLZn6WOo9d5ldU&feature=sha
@cabdisalaad4971
@cabdisalaad4971 4 жыл бұрын
Abwaan shube
@kylehorn9933
@kylehorn9933 3 жыл бұрын
Aaway midnamadii Hawiye iyo Sanbaloolshe. Waa maxay ninkaan
@darishore814
@darishore814 5 жыл бұрын
Hotel marhaba miyaa kuraasta iyo daahan ka garte
@daauusofficial4253
@daauusofficial4253 3 жыл бұрын
Hhhhh walaahi waligey hotel ma seexan Adigana hal hal utaqaan hotelada 😂✌
@sheqowramadhani2755
@sheqowramadhani2755 Жыл бұрын
Sax
@farahsaid6913
@farahsaid6913 5 жыл бұрын
Libaax
@diniali9095
@diniali9095 5 жыл бұрын
shube adeer salaanta islaanka nabad iyo naxariis ilaahay hakusiiyo adeer umalaynmaayo abwaan aan kaajeclahay inuu jiro sababtu wadaninimada ayaan kugu jeclahay....thank you so much..
@2plus2equals59
@2plus2equals59 5 жыл бұрын
Alla maxaa nin waliba intuu been sheego uu waliba marqaati ka dhigin nin dhintay.
@abdiqadirahmed7060
@abdiqadirahmed7060 3 жыл бұрын
F
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 2 жыл бұрын
Faan beenaale fadalkiisaa geellu ka cabbay
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 2 жыл бұрын
Eey beenaale qabiileeyste ah.
@10091368
@10091368 10 ай бұрын
Are we jealous??
Abshir Bukhari oo luqad adag Kheyre kula hadlay Galmudug
11:41
Dahir Alasow
Рет қаралды 16 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 125 МЛН
Maxaa igu khasbay inaan SSDF ku biiro? Cabdi Xirsi Cali "QARJAB"
18:36
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 7 М.
Abwaaan Shube iyo Xigmadda Hees hawleedka  dhaqanka Soomaaliyeed
5:46
Meeraysane News
Рет қаралды 36 М.
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
SHUBE,,,,,Gabaygii Giraan......by Arrowtail
8:56
Abdulwahed Salah
Рет қаралды 80 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН