Manshaallah aniguba waan ku farxay arinkaa waana soo dhaweyay ❤
@nasiim9635Күн бұрын
Waxanu ka wada shaqaynay Wasarda Cafimadka' Maxamuud waa nin Masuula aad u hawl kara dabci wanagsan Mabruuk ban leeyhay Maxmuud Cige Yuusuf Allah haku asturo xilka loo igmaday
Abwaan talooyin wacan baad siisay madaxweynaha lakiin waxaad labada jeerba katagtay beesha balaadhan ee ANSAARTA MADIGAAN, ee Alle ha u naxariistee saxibkaa MAXAMED ABDILLAHI RIIRAASH kasoo jeedo. Waad kusalaamay abwaan
@saadhussein5466Күн бұрын
Madaxweyne Cirow Abwaan Yusuf Shaacir hamoogaan lataliye hakunoqdo
@sahrainismaacil3286Күн бұрын
Good news 🎉🎉🎉🎉
@xasanmuxsin2306Күн бұрын
Abwaan shaacir waa nin dadnimo fcn leh
@abdikamil7627Күн бұрын
Kani maalin kasta halkanuu soo fadhiya Balwad bay ka noqotay Waa layska hadlaya Sheekooyunkii makhaayadaha Waar ama umada wax cusub u sheeg AMA naga Aamus. Madaxwaynuhu wuu garanayaa waxaad sheegayso, sidaas darteed buu beesha wasiir ugu magacaabay.
@filsonabokor6370Күн бұрын
HAMBALYO Wasirka Laakin waxan Jeclahay Beesha Anaas in Ay helaan waxkale iyaguna.👀👀👀👀👀