Masha Allah waa run walaahi wana arın aad ku dayasho mudan walla❤
@assadabdillahi146111 минут бұрын
Aad iyo aad
@mohamethibraahim96752 сағат бұрын
mansha allh dawladu haduun bay dhaqaaqaysaa wlhi mansha allh i
@farhiyafdyydhussein234852 минут бұрын
Masha Allah HAMBALYO MADAXWAYNE iyo dhaman reer SOMALILAND KULIHOOD ILAAHAY XILKA AY UMADODA U HAYAAN HAU FUDUDEEYO🤲🤲
@assadabdillahi14616 минут бұрын
Waa madaxwaynihiu ugu horeeyay ee dergaankisa kuliicay deeganada kle ka horaysiiyay waa wax wanaagsan marka indho caafimaad qaba lagu eego waayo qabyaaladi iyo tuhunadi aya kabaxaya meesha 🎉❤
@raageabdullah3318 минут бұрын
Mohamed Ilig waa ku salaamay, wali adeer waxad dabada haysa halkii hore ee nin nacaybkaagii. Waxa ku leeyahay Marka aad hadleyso isku fiirso.
@yurub52882 сағат бұрын
Wan idin salamayaa waryadha waxad tihiin idhihii somalilaan hadii Aydin nacay den mouse bixi waa tegay hadad jeceshiin dadliina somalilaan eed ku qoruxuda badan tihiin tifaca noqoda qaar u davad u Ah somalilaan guuleysta somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan ✊ ❤❤❤❤❤❤❤
@GuuledAakhiroСағат бұрын
MMTV: HADII MADAXDEENA AYNU JAANIS SIINO INAGA AYAY INOO SHAQAYNAYAAN TAAS AYAAN AAMINSANAHAH MAR WALBA EEBE SHAQADA HAKAU ASTURO AAMIIN
@drxasanxeefo1973 сағат бұрын
Mm TV ❤
@rashidmoh72622 сағат бұрын
Wallaaqa wallaaq s/land Weynu sugeynaa thank
@ibrahimabdi249Сағат бұрын
Macalimiin.
@BreakableLucid2 сағат бұрын
Somaliland love somaliland 💚
@qalinlecilmi9472 сағат бұрын
اين لشرف الملك عبد الرحمن محمد عبد الله اين ينصرني اين خرجني مال واضح اين في الدولتي الصومالند اين معجزة الاكبر
@cabdicumar58912 сағат бұрын
Wxanad lahayn markaad raadinayso waa sidan oo kle😅😅😂
@sultanahmed50212 сағат бұрын
Habarjeclo wuxuu siiyey cad shurunshuur
@mahameddouksieh3630Сағат бұрын
I have been in.canada for 35 yrs ,bu t I follow politics in general & particular that of awdal.
@mohamedgeelqaad4741Сағат бұрын
22 years in fortmcmurray 😂we are getting old 😂
@ayaanyusuf19853 сағат бұрын
Mmtv guul
@maxamuudxasan2612 сағат бұрын
Katuun marka laga tago dad u qalma kursiga kuma arko. Waxay ahaan lahaayeen DG.. Laakiin wax dawladnimo khibrad u leh kuma arko. Kaltuun iyadu waxay ismuujisay intii ay joogtay komishanka doorashooyinka ee waqtigii muuse biixi.
@abdinaserclahi9499Сағат бұрын
M,m TV reer awdal ma saa I'd ayaa lasocda 5 reerkiina eeg
@CabdiRisaaq-s5qСағат бұрын
EEG w.madaxtooyada, haa EEG nidaam kasta oo is dhima,
@halimjiomohamed26782 сағат бұрын
Samaroon cadaalad ma helin cadquudheed bay Heleen
@AsmaHaldhaa2 сағат бұрын
Somaliland to Somaliland ❤
@hajiabdi5927Сағат бұрын
😂😂😂😂 waar bal tuug tan yar yar eega beenta ay isku maaweelinayaan eega laba nagood oo kaliya Ayay ka hadlayaa😂😂😂 qoysku hore Ayuu u jiray
Beelaha s/land anwexaba ka hellen aya kuwee sheeg Anagaa sheegi'
@SaynabCabdi-l9nСағат бұрын
Cadaalad wacan
@dalaisacgibril5899Сағат бұрын
Cabdiraxmaan Cirro markasta wuxu noqon doona madaxweynihii ugu ficnaa ee so mara Somaliland kol haduu gartay in Gabooye, Ayuub iyo toljecle ku yidhi kaalaya umada distida gacanta la galiya ileen awalba Wasiir wax ma qaban jirinee
Waa falanqayn ku salaysan u na janjeeda xaga xibiga wadani .
@iidaanz2 сағат бұрын
MM tV Iyo Ilig Kor uga baxa qayb qaybta iyo reer Hebel caqliga umadda koriya oo qayb ka ahaada wixii umada wax u qabanaya laakin reer hebel iyo reer hebel ayaa iska dhex wayaay inama anfacdo
dadka somaliland maxay iska lugooyaan oo safaf dhaadheer hadii woxooduba qabiil ku salaysanyahay. dimoqraadiyad iyo reer hebel maxay heleen isku meel ma galaan
@mahmoudmahmed3876Сағат бұрын
Subeer awal qarankad waxba kama hayaan wasaaradii arimaha gudaha waxaa loo Kala jabiyay 2 wasaaradod markaa jab wasaaradi daakhiliga ah ayaa loo dhiibay wasiirka duulista ayaa la yidhi waa mosuulka ugu yar inta uu Ka taliya oo waa eeriboodhka hargaysa waa hafar wasaarada xoolaha waxay Ka shacaysa waa talaalka xoolaha dhaqaale ma laha shaqaala yar weeye Qorshaytu maalinti ayay subeer awal tahay habeenkiina waa toljecle Wasaarada maaliyada waxaa laga gooyay wax maalgashiga iyaduna waa naafo waxaa intaa soo raaca jananka ciidanka qaranka oo isaaq xal mooday in subeer awal u hayo waana u xal oo iyaga dhisay hadii beelaha kale loo dhiibo iyaga isku adeegsanaya Iyadaa oo sidaa subeer awal Ka yahay qaranka Habar jeclo waxay haysata 6 wasaaradod 3 gudoomiye xisbi iyo gudoomiyaha guurtida hadana way cabanaysa garxajis 4 wasiir iyo madax weynihi markaa anagu subeer awal nahay waxaa looga jeeda in dadkani mucaarid nimadayada loo adeeg sado amniguna nasoo xidho Ka maaliyada cashuurta nagu khasbo laakiin Waxaan idiin sheegayna siyaasada aan wadana Ka xeel dheer xisaabta muuqataa oo 5 tan ciro la doortay iyo 10 kale oo danbe oo u dhiganta 15 sano Waxaan talada dalka u dooran doona Arab iyo garxajis inamada dhaweeye yaasha ah 15 sano ha tirsadan kadibna subeer awal baa kuso noqon doona 20 sano maanka Ku haya
@mahameddouksieh3630Сағат бұрын
U guys are wrong generalising gagabursi as lump some. Gadabuursiga qabilo badan u kala qaybtama. It's worrying why u compare a sub clan of isaaq to gadabuursi.
@Yosef-ev6wlСағат бұрын
Khadar waxa loogu talagalay inu cirro hurdada katoosiya marka u seexdo
@hajiabdi5927Сағат бұрын
😂😂😂😂 waan idin salaamaya qaracda yar yareey,😂😂 kolhadii ciro Albaab Habar awal uu xaqoodii siiyay kol hadii garxajis,siyaasad habar awal lagu maalayo barta maxaa iga gidhiisha madaxtooyada😂😂😂
@dalaisacgibril5899Сағат бұрын
Thanks❤ ilig group waa barnaamish qiimo leh so badi oo nimankii xinif soo wabo
@ibrahimabdi249Сағат бұрын
MM tv saddex wariye veteran ah, shaqo adag baad haysaan, ka warama haddaan idinla saaxiibo. Allaylehe idinkaa nin walba uga aqoon badan arimaha, maxaa u diiday in raggiinaa la arko oo hogaaminta wax looga dhiibo.