Abwaanad Rooda Afjanno oo Xafladdii SSC-Khaatumo ee Maraykanka Khudbad Nooceedu yaryahay ka Jeedisay

  Рет қаралды 41,009

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 116
@IB_Adam
@IB_Adam 8 ай бұрын
What a beautiful,smart and gracious lady! Roodo Afjanno,Darwiish waligaa cadowgaaga kuuma lugxidhin!
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 8 ай бұрын
Eeddo Dhagaxbuur Baan Kaa Soo Salaaamayaa Waxn Jeclahay inaan Maalin Uun Kulanno❤❤
@lii7560
@lii7560 8 ай бұрын
ROODO. AFJAANO ANIGA OO YAAR OO JOGA BUHODLE BAAN XASUUSTA EDADEYE OO DHAGEESTA GABAYADEDA ILAHYE CIIMRI DHEER IYO CAFIID HAA SIIYO WAA HALGAAMA UMADA SOMALIYED KU QAALIIYA. SIIDA XAAWA TAAKO❤❤
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 8 ай бұрын
ROODOY❤ hadaan darawiish nahey wadnaha ❤ dacalkiisa dermaa kuu Taal.
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 8 ай бұрын
Mansha allah absame waa lafdhabarta soomaaliyed inaadeer illahay ha ku xafido By SSC
@mohammedkoriohaji-vh1sq
@mohammedkoriohaji-vh1sq 8 ай бұрын
ManshaAllah roodo af Jano ilaahay ha ku xifdiyo ilaahay waxan kabarya ya ogaden iyo dhulbahante in ay isku tashada n hiil iyo hooba inshallah guul SSC khatumo iyo Ogadenya
@shuaibqable3645
@shuaibqable3645 8 ай бұрын
Alle ha sharfo eeedo Abwaanad Rooda Ibrahim Abdi gurey (Af_Janno)
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 8 ай бұрын
Mashallaah 💕 afjano Allaah ha kuu rumeeyo riyooyinkaaga qiimahaleh Allaah yacizak ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 8 ай бұрын
Mashallah allow ku xafid walashay 😢😢😢😢
@abusultan011
@abusultan011 8 ай бұрын
Waa ruux qaali ah xikmad geesinimo iyo waddaniyadba ay ka buuxdo. Ilaahay ha shaarfo Roda Mujaahidad ❤❤❤❤
@NastehoMohamed-v3g
@NastehoMohamed-v3g 8 ай бұрын
guuuuuleyso abwanad qali inshaaalllaah
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 8 ай бұрын
ROODOY ❤ taarikhdaad sumad kuyeelan...SSC KHAATUMO🇸🇴♥️
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 8 ай бұрын
Waa gabar aad u qiima badan oo soomaali xalaala
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui 8 ай бұрын
Maashallah! What a great woman...am amazed we have the likes of Afjano...She is a rare philosophical person....every word of her is a tell tale of her great unique personality...She is truly intuitive person that picks her flow of herself with majestic fluency....I applaud her being an adamant lover of freedom and peace lover...
@RAHATUNAFSI
@RAHATUNAFSI 8 ай бұрын
Cidkastaa faala bixinkarta marka roodo ibraahim inaay caayaan qaarkeen waxay natusinhaysaa Caqli xumo dib usocod dad adduunka culaaysku ah
@Marwanog123
@Marwanog123 8 ай бұрын
Hordhicii ayaaba qiiro igaliyay waynu guulaysan hooyo halgaamàa roodo afjano😢❤
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 7 ай бұрын
Soomaali waxa diinta baray "UGAADEEN" Allahuma baarik Long life somalia 🇸🇴
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 8 ай бұрын
Mshaa allah wll qali rabi haku xifdiyo💓 ❤❤❤❤❤
@CabdiqaniMohamed-fo9li
@CabdiqaniMohamed-fo9li 8 ай бұрын
ilahay adokale Hano badiyo afjano
@Cabdi-r3o
@Cabdi-r3o 8 ай бұрын
Maashaa allah allah haku sharfo abawaanad roodo afjanno
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 8 ай бұрын
Maasha allaah waa Hooyo wadaniyad ah. Wallaahi runteed dadka dagan Dhulka Ogaadeenya waa gobonimo doon gobonimo doon dhalay oo run ah.
@halimohassan4428
@halimohassan4428 8 ай бұрын
Mansha allah halgamaa roodo afjano ❤
@Khadijo60
@Khadijo60 8 ай бұрын
Maashaaallaha waa runteed
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 8 ай бұрын
rooda afjanno magacaa ha jiro halgamaa sare nooloow aammiin.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 8 ай бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋❤🙏 Guul reer ogaden and all Darood Darawiish ✅ SSC KHATUMO STAAT OF SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿✅🇸🇴🙏👍
@RahmaNuh-v3w
@RahmaNuh-v3w 8 ай бұрын
MAASHAA ALLAAH ANIGA GABADHAAN WARKEEDA AYAA IGUJIRA WILIGEEYNA SIDAAS AYAAN QABAA SOOMAALIYOW SOOMAALI UUN BAAT TAHAY
@fadumojama22
@fadumojama22 8 ай бұрын
Masha Allah Rooda afjaano ❤❤❤❤
@abdikhadar6097
@abdikhadar6097 8 ай бұрын
Rooda halyeeyad❤❤❤❤❤❤
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 8 ай бұрын
HABARYAR ADIGOO MAHADSAN , HADDANA OGOW SOOMAALINIMADU WAA QABYAALAD EE DIIN MAAHA ,EE ABWAANIMADAADA KU GARAB ISTAAG DIINTA ISLAAMKA IYO DADKA UHALGGAMAYA KORYEELIDDA KALIMADDA ALLAH SWT . IMMISA SOOMAALI SHAYDAAN AH AYAA JIRA , IMMISA AAN SOOMAALI AHAYN OO ALLA YAQAANA AYAASE JIRA
@Man19699
@Man19699 8 ай бұрын
Waa runteed,waa labada reer ee taariikhda ugu dheer la soo dagaalamay gumeystaha qashinka ah,madaw & cadaanba.
@mjabdi1904
@mjabdi1904 8 ай бұрын
Mashaa Allah.Ilaahay Janadiisa ha kugu Abaalmariyo.Darwiishad geesiyad ah.
@basrabashir5726
@basrabashir5726 8 ай бұрын
Maasha allah illahay baryadada hakaa aqbalo riyadada illahay hakuu rumeeyo
@buraale134
@buraale134 8 ай бұрын
Mashallah halgama rodo guulayso
@AbuuCisa
@AbuuCisa 8 ай бұрын
Wan kusalami wadh Guley San in sha Allax
@Cibado99
@Cibado99 8 ай бұрын
Markhaatibaan ka ahay inaad weligiin Soomaalida hormuud u ahaydeen (Ogaden) halgabka gumeysi la dirirka iyo diintaba from SSC noolow Roda guuleysta forever
@fartuunshugri9928
@fartuunshugri9928 8 ай бұрын
Mnsha allaah eedo,mcn
@YacinIsmael-x3g
@YacinIsmael-x3g 8 ай бұрын
Noolaw jiro joog 🙏🙏🙏🙏
@ahmedyusuf865
@ahmedyusuf865 8 ай бұрын
Afjano ❤allaha hazafido gabadh qalbi fiican weeye
@CabdulahiKayd-g6k
@CabdulahiKayd-g6k 8 ай бұрын
Gabadh rag badan ka fiican
@abdullahidaar327
@abdullahidaar327 8 ай бұрын
Janada ilahay ha ku geeyo
@abdirizakabdilahi3453
@abdirizakabdilahi3453 8 ай бұрын
Mansha Allah afkaaga caano lagu qabey
@aliabdilqadir1326
@aliabdilqadir1326 8 ай бұрын
Masha Allah roda
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 8 ай бұрын
wadaninimo hawaarto guuul🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁🔥🔥🔥💋💋♥️♥️🩸👌👌👌💯💯🥰🫶🫶❤️❤️👍✌️🙏
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 8 ай бұрын
Ogaadenya magaca gumeysiga bixiyay si magaca Somali meesha looga saaro, adinkana faan baad mooda, viva Somali galbeed
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 8 ай бұрын
😂😂😂 iska dhe waacaadiye
@AbuuCisa
@AbuuCisa 8 ай бұрын
Hori usoco
@samdaani
@samdaani 8 ай бұрын
Libaaxad
@calidaclood5205
@calidaclood5205 8 ай бұрын
ASC, Rooda Ibraahim Cabdigurey《Afjanno》 Adeer aad iyo aad baan kuusalaamayaa 100% Runtii aad baan kuujeclahay sababtoo ah: qiimaha aad leedahay awgeed. Hase ahaatee waxaan kaa Codsanayaa inaad Lambarkaaga isiiso si aayni uwada xidhiidhno. Adeer Anigu waxaan joogaa Degmada Xuddun Gobolka SOOL. Mahadsanid khayr baan kuurajeynayaa.
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 8 ай бұрын
Maan Shaa Allah
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 8 ай бұрын
masha Allah one love somali
@aliabdilqadir1326
@aliabdilqadir1326 8 ай бұрын
Roda Ibrahim Cabdi guray afjano
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 8 ай бұрын
Mashlhaa ❤❤❤
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt 8 ай бұрын
Soomali mahan waxa walalahoid dhibay waa cabdullahi yusuf iyo cali gedi oo kale in sha allh mar wan xorobi donaa dhamman somali !!!!!!!!
@Zamzam-zw2ed
@Zamzam-zw2ed 8 ай бұрын
gabadhan waa halgamaa weyn waana abwaanad runtii dhiiri galisa dadkeeda kuwa dhiiga dadka ka ganacsade ee siyaasiyiint ahna sheegta qaladkooda marka dadka ku soo dhex dhuumanaya ee ka dhigaya in ay necebtahay tolkeed reer puntland hadaad tahay jilaa waa ku fahansnaahy hadii kalene ood maan gaab tahayna waxey ka hadashaey taaariiq dhacday taariiqda lama inkiro.
@CabdiqaniMohamed-fo9li
@CabdiqaniMohamed-fo9li 8 ай бұрын
roodo ala haku sharfo wan ilmeyay markan dhagaystay codkeeda
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 8 ай бұрын
OGADEN AUN sayid Mohamed abdule hasan baa ka dhashay oo ah bud dhigihii somaliweyn
@farhoabdulle3123
@farhoabdulle3123 8 ай бұрын
Iyo Hodan Naaleeye
@HodanMusa1
@HodanMusa1 8 ай бұрын
Lkn kuwa udagaalamay waa somaliya buuxda maasha Allah haxifdiyo anagana midgaan baa naiibsaday but we only love ogaadeen people not kuwa kudhexjira ummmmm because of 🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸☝️☝️☝️☝️🩸🩸☝️☝️🩸🩸☝️☝️😍😍😍
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 8 ай бұрын
Masha alah walal hoo jacal anlasokobi kariin wanad mahadsantahay
@sahraahmed50
@sahraahmed50 8 ай бұрын
Wll raali noqo soomaali oo dhan baa onf aheeyd markaas
@MouminBeyleh
@MouminBeyleh 8 ай бұрын
Gabaygii roodo afjano
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 8 ай бұрын
Somali anagaa nacnay
@bazeera5520
@bazeera5520 8 ай бұрын
Masha allah
@aliabdilqadir1326
@aliabdilqadir1326 8 ай бұрын
Allah akbar
@munaabdi855
@munaabdi855 8 ай бұрын
Fadlan isku xira jigjigaa iyo Mogadishu Ganacsatadu ha dhiseen tareen isku xira jigiga iyo Mogadishu Sheeko way Dhamaan
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 8 ай бұрын
Mogadishu ma qarax wax aan ahayn ayaa Ethiopia u diri doontaa . Jigjiga waa dhul Ethiopian leeyahay ee Somalia ma laha.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 8 ай бұрын
​@@MrkeepgoingTruemanhooyadaa was orom orom dhalay ma idoor baa tahay
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 8 ай бұрын
@@MrkeepgoingTruemanwaryaa xishoo
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 8 ай бұрын
@@fardushurre1668 Oromo aad cayeysid ma ogyahay in wax kasta kaaga fiican yihiin oo Kaa Adag yihiin
@HodanMusa1
@HodanMusa1 8 ай бұрын
Yaa iibsaday ogaadeeniya mid hunguri wayinbaa Ethiopia kagatay ummmmm
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 8 ай бұрын
والله أعلم
@aliabdilqadir1326
@aliabdilqadir1326 8 ай бұрын
Ax ax
@AliMaydal-x2k
@AliMaydal-x2k 3 ай бұрын
Rood mashallah
@maxamadismaacil7962
@maxamadismaacil7962 8 ай бұрын
❤soomalisaxaa❤❤❤❤❤❤❤❤
@fosimohamedhassan5458
@fosimohamedhassan5458 8 ай бұрын
😘😘😘😘😘😘❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 8 ай бұрын
Sowtan leh soomaali ma kala jecli hadana soomaali is dishay ayey leedahay waa guul subxaanallaah illaahayoow qalbigayga iyo carrabkayga is waafaji
@TARBIYATALEEM
@TARBIYATALEEM 4 ай бұрын
Anaa kuu fasiraya: akhri aayadanوان طائفتان من المؤمنين اقتتلوا ………… Isaaqa waa weerar Dhulbahsntahana waa difaac. Mida kale Isaaqu waxuu diidan yahay midnimada umadda muslimka ah ee soomaaliyeed halka dhulbahantaha ay fifaacayaan midnimada unadda taasoo waa jib ah. Sidaa darteed qofkasta oo muslim ah xittaa wiilka Muuse biixi ha noqdo waxaa waajib diini ah ku ah inuu garabsiiyo dhulbahantaha. Ha ku aakhara seegin qsbyaalad qurun ah berribaad Allash hortagi
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 4 ай бұрын
@@TARBIYATALEEM maxaa la mideeyey iminka waxa lagu dagaalamay miyaanay ahayn tolaay yaa reer hebelaay القتال والمقتول في النار ma diin baa baa loo dagaalay aayada aad soo qaadatay tafsiir beena ha saarin ku celi ayaa lagu odhanayaaye ولا يجرمنكم شنئان قوم على ألا تعدلوأ anigu midna cadow uma arko dilkooda guul uma arko
@Xog-ifiyeshow
@Xog-ifiyeshow 8 ай бұрын
Halgamaa soomaali ah haddii uu jiro waa gabadhaa eebbe wayne ha guuleeyo halgankaa ay muddada dheer ku jirtay Reer khaatumana alle haka dhigo kuwii natiijadana xejista dadka abaalka ku leh aida roodana u abaal guda.
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 8 ай бұрын
Gabartan oo aad umadow ayaan xasuustaa ee maxaa is badalay
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 8 ай бұрын
Beenley
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amnoali8348
@amnoali8348 8 ай бұрын
Easy talk, but the truth is difficult. Don't lie to yourself. Now the war has begun😂😂😂😂😂😂😂
@muzamilali2949
@muzamilali2949 8 ай бұрын
Anaga oo hooyoyin ah unba qabilka sulin kara waxan rajeynahaya arinkas in hoyoyinku u sara kacan raggi wa jahawaren wa markayagi somali qabilka micna daradisa an kala tacali laheyn
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 8 ай бұрын
wax baa ka jira waxaad sheegayso laakiin Soomaalidii idinkaa,ku dayran dhulal kale ayaan ka sii qabsan lahayn xabashi iyo canwaankeed.
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 8 ай бұрын
Ader dhulkii somali galbed iskadaye kii xorta aha aya muran ku jira, waxa muran galiyey waa somalida jamurida dagan oo ba jecladay gumeysi
@mohamedibrahim350
@mohamedibrahim350 11 күн бұрын
Soomaalinimada Ogaden ayaa tiir dhexaad u ah cadowgana ka difaacayay waligood daraawishtuna waa la jid
@updynajiib6732
@updynajiib6732 8 ай бұрын
SOMALI BAAN NAHAY SOOMAALI BAAN AHAAN DOONAA CID WAX NAGA BADALAYSAANA MAJIRTO MEELKASTA OO AAN DUNIDA KAJOOGNANA WAAN KU FAANAYNAA SOMALINIMADA ILAAHAY BAANA IGA DHIGAY SOMALI ALX🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kadarali6223
@kadarali6223 8 ай бұрын
Rooda salaan sare ayaan hawada kuusoomarinayaa Bagaad runta usheegtay soomali
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 8 ай бұрын
Bisinka faan badanaa naa islayaab
@saciid_iid
@saciid_iid 8 ай бұрын
Khaatumo waxaakuraacaday qabyaalad maahin Dagaalkii 77 oo reer waqooyi Hantidooda ku burburtay hadana jigjigaa ku xirxireeseene..
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 8 ай бұрын
Rooodo waa gabar wanaagsan. Waxaan xasuustaa iyadoo cabdi iley iyo wasiiradiisa oo shir qabtay inuu gabdhan inuu caayo kaliya. Nin dadkiisa gumeysi usoo raaco cabdi iley ayaa tusaale ah.
@ahmedfarah5777
@ahmedfarah5777 8 ай бұрын
Daraawiishta waan jeclahay waana tolkay lkn afjano waa Habar cuqdadaysan waxaana u sheegayaa aniga Ina shaahqaboojiye laymayidhaahdo
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 8 ай бұрын
waadan Aqoonine Iska Cay. Daa Ku dhihi Mayno Saa Waxba Mayeeli Kartid Aakhirana Waa innoo Maxkamd iyo Halka Leysku Caddaalad Mariyo Aahey
@fardushurre1668
@fardushurre1668 8 ай бұрын
​@@mascuudabdi9401wuxu ma idoor baaa xaaraamiga
@QaasinAhmed-k4z
@QaasinAhmed-k4z 8 ай бұрын
Ilaahoow dhibka ka qaad soomali galbeed waa ka xumahay 2024 inay wali ku hoos jiraan gumaysiga itoobiya waxaan jeclaan lahay sida eretareeya reer asmara uga go een inay iayagan uga go aan itoobiya oo ay noqdaan Dowlad is keed utaagan kuna soo biirta DOWLADAHA EAST AFRICA 1977 DAD AA NOOGA DHAMAADAY
@rashidnoor3970
@rashidnoor3970 8 ай бұрын
Ogaden dhulkisa ayuu daganyahay hawdna dadka leh aya daga nine nin marti uma aha waana wada somali galbled Ethiopia dhaman
@Waayoarag98
@Waayoarag98 8 ай бұрын
Waa qabyaaladii oo aa isleedihiin qurxiya. Dhul dhan oo soomaaliyeed ayaad u bixiseen ogaadeen oo soomaali oo dhan ku xukuntaan, cidina aanay idinka hor iman waa laydinka gobsanyahee. Isaaq baa u badan somaaliland ayaa waxaasi u dhacayaan oo dhiig loo daadiyay. Caqligu ummada waa kuwada jiraa ee waxba haysu bogin. Somalilinimo iska ilaw carrabka hakala biqin kelmada kaa guuxaysa.
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 8 ай бұрын
Intakale waa sax, laakiin iney tiraahdo qabyaalad didd ayaa xoogahaa aan sax saneyn. Qabyaalada aad ayaad ugu dhaqantaa.( Ogadeen iyo Dhulbahatoow)...Al Daaroodiyah. Iska wata howshiina.
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 8 ай бұрын
ugaadeenkuwaa duul goboo garasha-xeel-dheere, gabay,iyo aftahankana armaan cidu kugaaraynin? geesinimo dhankeedana haddii laga garsoorahayo, guutuu ninkoodu udhigmaa goobta dirireede.
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 8 ай бұрын
hadey qabyaalad jecleyn somaali thy maxaa maro yer reer sammeystey maxaa qoorta u sudhey
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 8 ай бұрын
Niyow darodow waxa taqanan kaliya inad qurabaha ka cala cashan halgan cid aad la halgamysan lama yaqan itopiya iyo somaliland waxba ka qaadi maysan 😂😂😂
@Reallander1991
@Reallander1991 8 ай бұрын
Baroorwiish 😂😂😂
@HaardeerAbdi
@HaardeerAbdi 8 ай бұрын
I can read the hate of mj on her face she trying to separate harti it’s pretty loud 😂
@somaligirl8743
@somaligirl8743 8 ай бұрын
Maxay la taahday islaantu marada ay wadato aduunka xagee ka shaqaysa dhulkaysheegayso Jigjiga kama tagi karto Bosaaso iyo Puntland nacaybkeeda lafaha ka galay qoladan caqligu 00 yahay Ethiopia 🇪🇹 waa dowlada xakunta oo ka talisa dhulka kilinka shanaad anagu kama dhigine aduunka ka dhigay ila 77 ila manta maxa ku badalayeen oo marna oromo marna tigre ku ila jeclaten kolay hadaydin hadad lahay ma sida Kenya kuwa la joga ahatan marti edebleh
@kurashabdi7321
@kurashabdi7321 8 ай бұрын
Akhas waxan oo kalaa aduunka iskaga nool dada baad caqli xumo ku caayeey saa adigaana sida daneerkii u ciyaya
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 8 ай бұрын
Qabiilkaad tahay sheego oo ku kalsoonow reer puntland ma tihide.kkk
@CabdiMalik-v8u
@CabdiMalik-v8u 8 ай бұрын
OROMADA AF-SOOMAALIGA BARATAY, PUNTLAND HAKUSOO GABAN, SOOMAALI DIID BAA TAHAY ISCADEE
@Osob_5
@Osob_5 8 ай бұрын
Mmmmmmmmmmmmm!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!’nnnnnnnnn
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp 8 ай бұрын
Ogaadeen inaad tahay lama yaabin e maxaad u nacdiin soomaali galbeed ood Ogaadeen ugu XI dhan tihiin ? Majeerteeniya way badishay magacaa jaahil iga ah idinku se wali geelii baad wadatiin fack !!!
@sidiiqcawaale158
@sidiiqcawaale158 8 ай бұрын
Waxy kuledahay Somali makala xigsanayo.Hadanay qabyali kuhayn mad hargaysa timadid.war yan laydin walin ogaden caloshu wax inogu hayaye
@jaarxandulejaar9025
@jaarxandulejaar9025 8 ай бұрын
Bacaac bacaac
@ishowflesh1696
@ishowflesh1696 8 ай бұрын
noolow rooda afjanaay wallo waligaa sidaa ugu adkow somalinimada
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Arrin dad badan aysan ku baraarugsaneyn! || Sheekh Cabdi Xayi
4:27
Culayska Siyaasadeed iyo Ammni ee ay Somaliland Wajahayso
9:22
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН