Пікірлер
@mahadqafqaf238
@mahadqafqaf238 50 минут бұрын
Wahaabiyadu waxay hadalka Ka bilowdaa dadku waa jaahil Waxba mayaqaan xitaa taariikh makhrati ma doonta oo uvula dooxii ina cabdile xasan Sameeyay buu in kiraya Wuxuu rabaa bah gari dambiga ina cabdile xasan in uu dusha ka saaro Oo soomaliyo dhan bah gari ka aargoosato Duli baad tahay shakhsi duliya sida ina c.bdile xasan cid loo Aanayn maayo raadso taarikh kale Fiiri akhlaq xumadiisa xitaa Kuwii dhagasanayay buu aflagaa daynayaa oo leeyahay Aamus edeb ma lihide ogadeen Baad tahay markasaad sayidka wax ka sheegaysaa Ina cabdile xassan wahaabi uvula doox ah buu ahaa Daarood cid uu san layn majirin Mida kale ayaantaan waxay kaaga dhagtay ogaadeen Sayid cabdile xasan Dadkii uu xasuuqaay caruurtoodii baa meel kasta joogta Harti buu adeegsaday oo xitaa Harti u adeegsaday Yaad ka maqashay ina cabdile xasan taarikhdiisa ileen umadii Uu xasuu qay warkoodii la qaadan maayo Ma ogaadeen taariikh kale waa Yay oo aan ina cabdi xasan ahayn baanu war ka dhagaysanaa
@LajeclowMoha-jr7fq
@LajeclowMoha-jr7fq Сағат бұрын
Waa mujahidin geesiyaal aan gaban guulesta garabkina nahay
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 Сағат бұрын
Manshallah rag culus baa isugu yimid oo caan ka ah ummada somaliyeed, halgankii ssc khatumo Aad u soo gubin jiray, mar walbana Xiiso gaara ayuu ii leeyahay barnaamijya horumareed ee degaanka aad ka diyarsaan.
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 2 сағат бұрын
Sixir maaha wa Wacad heshiis Awoowyadi la galeen sidi Kuwi masar ee beefka u qali jiray Jinka xata qaar soomaali way la heshiin jireen inay danbi tahay macquul
@Raho339
@Raho339 2 сағат бұрын
Allaahu AkbaR ☝️
@Raho339
@Raho339 2 сағат бұрын
Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@Raho339
@Raho339 2 сағат бұрын
SALALAAHU CALEYHI WASALAM
@Raho339
@Raho339 2 сағат бұрын
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@AishaAbdulkadir-uw7xk
@AishaAbdulkadir-uw7xk 2 сағат бұрын
Kenyadhisa ìtoobìya waa leading tarxilli
@Raho339
@Raho339 2 сағат бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah🫡🫡🫡
@Raho339
@Raho339 2 сағат бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah
@Raho339
@Raho339 2 сағат бұрын
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@Raho339
@Raho339 2 сағат бұрын
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@Raho339
@Raho339 2 сағат бұрын
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@AishaAbdulkadir-uw7xk
@AishaAbdulkadir-uw7xk 2 сағат бұрын
DHUL AÐEÑ LÀHEN AAD DASHEÑ
@Raho339
@Raho339 2 сағат бұрын
Alloow Cadowgayaga Jabi oo Ethiopia Jabi oo Canfar Soohadee MusLimbey Sheeganayaane Alloow Sharkooda Nagaqabo Ethiopia Ayaa Dabada Kawada Canfarta oo Iskukaano Direysa Alloow Ogaadeenia Xoree oo Kaxoree Cadowga Madoow ee Ethiopia Aamiiin Yaarabi
@ashahassan5839
@ashahassan5839 2 сағат бұрын
gaaladu ma jello muslinmo ka muuqto illahay ha ku xifdiyo
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 сағат бұрын
Allah sheekh xasaan been badanaa sayidku isaga isku markhaati furey oo gabayadiisa ku sheegay geelii uu dhici jirey iyo dadkii uu layn jirey ee uu dhihi jirey waa xujoobeen
@mustafeosman8029
@mustafeosman8029 3 сағат бұрын
Siyaad bare isaga kwrn shiikhow😂
@muhideenali3101
@muhideenali3101 3 сағат бұрын
Oo hadee foolxumaa
@saynab7503
@saynab7503 3 сағат бұрын
kilal ha dihine ogadenia dheh xasaasiyad baad ku qabtiine
@shugrimusse6063
@shugrimusse6063 3 сағат бұрын
Miss a little poop, my pants
@4ktsalah
@4ktsalah 3 сағат бұрын
Guul somaliwayn
@nastexoabdi5674
@nastexoabdi5674 4 сағат бұрын
Nuur wll kheyr Allah haku siiyo wad dadashey waa muqal aad waqti galise Allah hakaa abal siiyo Amin Amin Amin Yaa Rabi 🤲🤲🤲
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 4 сағат бұрын
Waakii geela dhixijiray
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 4 сағат бұрын
Waakii qaadi jiray Xoolaha gàar ahaan geela Dideed kuqaadankartaa dadka Xoolahooda
@ahmedmuhumed1074
@ahmedmuhumed1074 4 сағат бұрын
Waa libaax sheikh xassaan ogaadeen libaaxyadoodu waa laangaabka
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 4 сағат бұрын
Warin tii wagaalo
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 4 сағат бұрын
La habarakeeyo taakeeye inta galada taageersana alahajabiyo
@nastexoabdi5674
@nastexoabdi5674 4 сағат бұрын
masha Allah ilahey ha u hiiliyo dadkas masakinta ah markan soo xasusto willashi anku weyne an ilmo aderka ahey ilahey ha unaxasirsto inti ku dhimatey Amin Amin Amin Yaa Rabi Nuur iyo asxabta kale wad mahad santihin 😭😭😭😭
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 4 сағат бұрын
In halyeeyadii soomaaliyeed ku dhammaadeen xorayntii doqonta ogaadeen isaguna sidaas u hadlo waa ayaan darro,kuwani soomaali wey ceebeeyeen
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 4 сағат бұрын
Odaygan oo kale weligey maan arag hal xabbo ma oga
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 4 сағат бұрын
Kkkkk Jabhad baa gacanta ku haysey kuye,ogaadeen wallee dad loo hiiliyo maaha
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 5 сағат бұрын
Qabiilaw hoog oo ba qabillow calankaaga la dhimo qabiilow ha dhaafin sanadkan qabiilow ha nagu soo noqon qabiilow qaran isku badal qabiilow calanka dhig
@A3v-w7q
@A3v-w7q 5 сағат бұрын
OGADEN 2024 AMXAARO OROMO U GALAY DAAROOD WU KA BAXAY
@saynab7503
@saynab7503 3 сағат бұрын
ina ader ogaaden waa halgamaa layaqaane afkaga wax kula hadh ogaaden waa hadh kaaga ku xamdi ilaahay haduuna jirin maad jirteen nacaybku yuu kuqaadinquwad dhan ha af lagaadayn adigaa uga dhow ogaden waa dalada somaaliyed 3 sano ay siyasad ahan uga amusen halganka wakaa ku hamiday xabashidu somaliyo s dhan gesiyada markay hubkoda qaatwna wakaa wax u hir galay daaye caalamka ku ceebobay abii dee haday kacan waxy saa mayn kuyeelanaysa dunido dhan waxy xafisyo kuleyihin dunidodhan mana kala jecla somali kii cuqdadaysana afkay ciida ugaliyaan ilaa uu kannada uu ayido❤❤❤❤❤❤❤ kuuumade
@A3v-w7q
@A3v-w7q 3 сағат бұрын
@@saynab7503 been iyo bakh bakh a la timi 100sano Ogaaden gumeysi u ku jiray waligi amxaar oromo a dulsarna wax kale no sheeg tan ka khaldantay
@SaadAwaleh-x7g
@SaadAwaleh-x7g 5 сағат бұрын
Shekhu waa aflagaado miidhan sayidkana wuu difaaci madaxda dalkana wuu aflagaadaynaya masaxba sidaasi
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 сағат бұрын
wa run gaaladu waxay necebyihin dadka kitaabka iyo sunnada kutaagan
@feyslf1226
@feyslf1226 6 сағат бұрын
Sstv I wondering why you guys began the video and then restarts again after minutes. Halmar ah hadaad billowdaan video yada Oo xayeysiska nagadaysaan seed u aragtaan mise video kasta ood soogalisaan 2-4 minutes ayaan dhaafinaaa xayeysiisyana baryahan wabad billowdeen badane garanmayno wallahi mise dadka somaliyed maba soogudbiyaan waxay tabanayaan iyo waxay kahelaan. More than 10 KZbin oon kuxidhnaanjiray ayaan unsubscribe dhahay sanadkan xayeysiisyo maalaayacni ah dartood because I paid my premium subscription for no adds no advertising. Please stop us that. And thanks
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 6 сағат бұрын
Anaa kuu sugaayo wuxuu ahaa nin tagfiir ah wuu diiday in uu culumada dhageysto culumadii iyo cuqaashii waxey isu raaceen aan la dagaalano amxaaro gaalka madow kancad marka kan madow ka adkaano ayaan usoo jeesaneynaa culumadii ayuu laayay iyo cuqashii
@A3v-w7q
@A3v-w7q 7 сағат бұрын
Ogaden hadu run shegayo amxaar oromo inta sano ma gumeysten SOMALI NA kama saren amxaaro oromo
@abdihersi9158
@abdihersi9158 7 сағат бұрын
Hhhhh Bahasha Qabyaaldu Xumaa Ma Sheekhi Dhamaaba Sidan Leh 😂😂😂
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 сағат бұрын
Waa runtiis dee, propagandada ingriiska uu suuqa u geliyey un bad sheegi karta wax dulmi ah oo u galay keen?
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 7 сағат бұрын
Cawa waad iwadayaya
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 7 сағат бұрын
Shekhxasanadkkkkkkk
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 7 сағат бұрын
Shekhalna
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 7 сағат бұрын
Owadarsanhaysa miya
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 7 сағат бұрын
Ogaden mabajirina qoxotibayahayen kahadal darokakale
@IdhmeeAbdi
@IdhmeeAbdi 2 сағат бұрын
Yaa kugu yidhi ma xaafaddiinna beenta laguugu sheekeeyaad nala hor iman? Ee qalbiga leydinku dhiso 😂
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 7 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@adamosman4185
@adamosman4185 7 сағат бұрын
Wuxuu ahaa mooriyaan ama qabiil ku difaac ama ooy misaajid kii xattaa qabiil baa looga hadlaa yaab waaye
@yussufsahilsahil6690
@yussufsahilsahil6690 3 сағат бұрын
Adhiga ayy kuutaashaa Ee WaaX soo baar
@abdihassan3836
@abdihassan3836 7 сағат бұрын
Kkk
@abdihassan3836
@abdihassan3836 7 сағат бұрын
Kkk