ABWAN XASAN GANEY IYO MAANSO QISO WAYN XANBAARSAN KAGA YAABIYEY MADAXDII MADASHA FADHIYEY

  Рет қаралды 41,880

Maal Tv

Maal Tv

6 жыл бұрын

★ ★ ★Maalchannel ᴴᴰ★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 ✔Maal Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily,Also You can Get,Music,Internaiment All Of The World.

Пікірлер: 59
@khadaressa8735
@khadaressa8735 6 жыл бұрын
Abwan X.Ganey Alle cimriga hakuu Barakeeyo
@luckybintushiine4127
@luckybintushiine4127 6 жыл бұрын
Xasan ganey mansha allah afkaaga caano lagu qabey
@ninkadhiigaushubasomalilan6991
@ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 жыл бұрын
DURIYADA SOMALILAND GUUL💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚💚💚💚
@jaamacnuur8381
@jaamacnuur8381 6 жыл бұрын
ninka dhiiga u shuba somali land
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 6 жыл бұрын
Maasha Allah allah sw caaafimadka ,caqliga iyo cimrigaba ha ku barakeeyo
@faysafaysa5772
@faysafaysa5772 6 жыл бұрын
Mansha allh abwan xasan gani alla yaxfadak
@ashwaaqmooge101
@ashwaaqmooge101 6 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay caqliga iyo caafimaad ka haku barakeeyo abwan xasan ganey
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 жыл бұрын
Abwaan Xassan X Claahi ( Ganay ) axyaa abwaan Waa Abwaan ka u haysta humaaga farshaxanka Degaanka iyo Midabada , Roobabka , Dhirta , Daruuraha , Xidigaha , Dooxyada , Xoolaha , Ugaadha , Dugaaga , Dhulka iyo Cirka 👈 Mansha Allh
@daadproduction6574
@daadproduction6574 4 жыл бұрын
Xaqiiq
@rahmayousuf894
@rahmayousuf894 6 жыл бұрын
maaaansha allaah abwaanka rabi haynoo daayo cimri dherer iyo caafimaad
@abdifatahawil3280
@abdifatahawil3280 6 жыл бұрын
Masha allh
@hadiilchocola
@hadiilchocola 6 жыл бұрын
Abwaaan qaali ah ❤👏👏
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Allah khayr ka ku siiyo xasan ganay if san iyo aakhiro san cimri dheer nolol cibaado iyo cisi leh iyo aakhiro janatul fardawsa Ayaan ilaahay kaaga baryay
@hodancige7233
@hodancige7233 6 жыл бұрын
Ilaahay ha xafiddo abwaanka weyn caafimaadkana how siyaadiyo
@goobtasomaliland5641
@goobtasomaliland5641 6 жыл бұрын
Mncha allaah adero xasan cabdilaahi ganay alle adero cimriga iyo caafimaadka alle haku dheereyo guuùuuul Somaliland
@kmoney2461
@kmoney2461 6 жыл бұрын
Abwaan Xasan Ganey Qoraal Kuma Koobi Karo Waxn Ku Odhan Karaa Abwaanki Hibada Qarniga iLaahy Cimriga Kuu Dheere Adeero❤✋
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 6 жыл бұрын
Abwaan qaaliya Xassan Ganey
@mohamedabdilahi6343
@mohamedabdilahi6343 6 жыл бұрын
maashaa AllAa allah haku xafido abwaan qiimobadan
@omarjama7627
@omarjama7627 6 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️guuul Somaliland
@Mohamed_dayib77
@Mohamed_dayib77 6 жыл бұрын
Dhamaan Shacabka Jamuuriyada Somaliland Waxaan Leeyahay Sanad Guuro Wacan Oo Wanaagzan Hambalyo Hambalyo Horraa Loo Soconayaa Somaliland❤Guul💪💪
@waberimouse2794
@waberimouse2794 6 жыл бұрын
mohamed dayyip meel kasta Waad joogta
@kayseali8070
@kayseali8070 6 жыл бұрын
Ilaahay ha xafido Abwaan Xasan xaaji Cabdilahi wuxuu tiriyay maanso qiimo leh
@naciimaqarni6689
@naciimaqarni6689 6 жыл бұрын
allah adeerkay abwaan qaliyah intay nolooli jirto noloow af tahaan
@yoonisthanks6988
@yoonisthanks6988 6 жыл бұрын
Nolow abwaan murtidaada waan ku diirsaney
@maxamudaadanmuxumed2440
@maxamudaadanmuxumed2440 6 жыл бұрын
Caafimaad cimri dherer iyo farxad alle haku siiyo ifka intaad ku nooshahay aakhirana janadii fardawsa alle haku geeyo insha allah
@abdulrahman.m.hassan5755
@abdulrahman.m.hassan5755 6 жыл бұрын
abwaan Xasan ganey cimir dheer iyo caafimaad qab baan illaahay kaaga rajaynayaa.
@cawildirir2131
@cawildirir2131 6 жыл бұрын
mansha alllah waa gabay fiican
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Maxaan dhalinyaranimadii riwaayad uu sameeyey ku raaxaystay rabow caafi aamiin
@faizahargeisa1311
@faizahargeisa1311 5 жыл бұрын
Viva xasan ganey 🌹🌹🌹🌹💟
@Mohamed_dayib77
@Mohamed_dayib77 6 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo Sanad Guurada 58'aad Ee Kasoo Wareegtay Gumaystihii Ingiriiska 26'June 1960 Waxaan Leeyahay Hambalyo Hambalyo
@amiirfahad1804
@amiirfahad1804 6 жыл бұрын
Abwan x.ganey long life
@amish6126
@amish6126 6 жыл бұрын
Allah yaa cisak abwaan
@nimodiamond595
@nimodiamond595 6 жыл бұрын
Asal.afkagag cano lugu qabay .Alle huku jeclado abwaan xasan ganay
@caydaruusmaxamuudguure597
@caydaruusmaxamuudguure597 2 жыл бұрын
Ilhy caafimadka ha u barakeeeyo
@mohamedfarah2774
@mohamedfarah2774 6 жыл бұрын
Fadlan ku xus taariikhda uu tiriyey maansadan adigoo raaliya
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 6 жыл бұрын
Moh Farah publishedka ayaa ku xusan tahay taariikhdu channel ka
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 6 жыл бұрын
Obobaay o f calayk alla ya cisak yaa salam saarbaa iga soo degay janada ka cab waanu jeelay suuganda weyn goormaa iigu dambaysay
@fuadmahamud9660
@fuadmahamud9660 6 жыл бұрын
halgamagii waynaa hidaha dhaqanka qayb wayna kasoqatay jihaadkii faqash lagu jabshay cimri dheer iyo cisi kunolow aakhira halkiiroon
@khadijahali252
@khadijahali252 6 жыл бұрын
Dumashiigay waa nin raggeed alahaa waa ragga loo bahana waa idiin salaamayaa adiga iyo cadar ahmed kaahim
@nimodiamond595
@nimodiamond595 6 жыл бұрын
Waka abwaan 26/6/2018
@user-qr6xc2iv3y
@user-qr6xc2iv3y 6 жыл бұрын
ontoondhiig kamiirto maatida dharkan kutukado marmarin maaye tolow magaranaya kalojeeda iyo kuwa laqolada ah ee ku garabtagan ehlunaar nimada laqola ah ugamajeeto laqolo lakin wixii laqaba xaqdarada cidudonaba hanoqde waa qolada isku racsy xaaranta. muse khamisku gashan yahay ee lamarmarshay dhiiga maatada eelagucunu midhihi cisman dacas & cashurti shacbiga oo nocyabadan madarada laga dhista.
@user-qr6xc2iv3y
@user-qr6xc2iv3y 6 жыл бұрын
muse mays gartay mise waa ka malafen dharkan kutukado mar marsan mayo dhiga mantada.
@ridwanjama6863
@ridwanjama6863 6 жыл бұрын
Axya Abwaan ilma xalaal qadaadweynta halkan Soo boaanaysan ragan oo kale mahaysan yaa idin keenay horta meesha .......
@Wajaale64
@Wajaale64 6 жыл бұрын
Abwaanku waa la hadlay tolkii haday wax ku qaadanayaan, "midnimada ayaad ka cararaysaan oo qabiil baad u ordaysaan ayuu yidhi" khayr Allaha ku siiyo abwaan Xasan Ganey halyey soomaaliyeed baad tahay.
@daadproduction6574
@daadproduction6574 3 жыл бұрын
Waar ha waalan adeer wuu ka hunqaacaa waxaase adeer horuu ugu goblamay taase difaaceeda Riwaayadii galbeed waa la xoreeyey Waarsaa gaagixisa oo kaliya miisaan Adeer dad wax loo sheego ma tihiine ka xishood raga
@sadiiqcawalle7859
@sadiiqcawalle7859 6 жыл бұрын
GuuuuuuuuL Somaliland 💪💪💪💪💪
@mohpane4609
@mohpane4609 5 жыл бұрын
ilaahay haynagu cafiyo fadliga nabigeena muhammed binu cabdillaahi xasan xaaji cabdilaahina ha ka jisaai siiyo kuwan waxa kale ka sheekaynayana waxaan leeyahay abwaanku xuskii sanadguuradii 58aad munaasibadeedii ayuu ka tiriyey gabaygan dhaqanka iyo amaanta rasuulka ka hadlaya hadaad intaa ku qanci waydo waxaa ku qancin doonto maansadii abwaan salaan carabey ee ahayd nin sagaara heetaynayoo haaban kariwaayey oo isaguna hunguri waa shidee had uga yaabeynin halalada ma daayeen nin cuney hilib ugaadheeda haraanka iyo faanka way iska hido raacdeena kun hadaad heleysiyo barbaar halabsatoo maruunbaad u heensayn lahayd hawlyaraan subaxe waadigan dadkii iyo dalkiiba u nacay doorasho lagaa badiyey e
@daadproduction6574
@daadproduction6574 3 жыл бұрын
Warkaagu waan la dhacay
@mauliidyusufadan6433
@mauliidyusufadan6433 6 жыл бұрын
Alaa yaraa dadka fahmaya erayada uu adeegsanayo Abwaanku
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 6 жыл бұрын
qofkay maansadani Ku socoto way cadahay
@khalilomar3962
@khalilomar3962 6 жыл бұрын
Qof ah gabayaa si weyn loogu bartay maansada soomalida khaasatan amaanta cagaaran iyo uduga carfa ee soojidashada iyo midabada leh oo hadana is dhul dhigaya oo leh ""maansada miimka waan lumiyoo"". Waa qof fiican oo isla weyni lahayn ilaahayna wuxu masxafka quraanka ah ku sheegay aayad"و لا تمش في الارض مرحاًإنك لن تخرق الارض ولن تبلغ الجبال طولا كل الاُلئك كان عنه مسوُلَ.
@daadproduction6574
@daadproduction6574 3 жыл бұрын
Abti waa lala yaabo arinkani Kal sooni ayuu qabaa qofkaasi Xasan dadkiisi ma joogaan
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 6 жыл бұрын
Waaka raggii hore Qayrkii uqiray Waxay mutaysteen kuwa imika Waxba isuma ogala
@daadproduction6574
@daadproduction6574 3 жыл бұрын
Walahi waa run isaguu intiisaabu qariyaa nin isku kalsoon uumbaa Sidaa yeela alla yacisak
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 6 жыл бұрын
war meesha waxaa ka hadlayaa waa jeegaan uun iyo dabo dhilifyo uun ee meesha wax dawladai kama jirto ee beenta iyo caadifada iska daaya oo haku cadaab gelin gaalo jacaylka iyo muslim iyo soomaali jacayl toona
@nasromahomed1844
@nasromahomed1844 4 жыл бұрын
Xanuunka kala tag halkan ninweynbaa tahee
@daadproduction6574
@daadproduction6574 3 жыл бұрын
Xanuunka dhakhtarada la aad
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 6 жыл бұрын
Jan adaada macaan ha noo miyin yaa rabbi aamiin
@Mohamed_dayib77
@Mohamed_dayib77 6 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo Sanad Guurada 58'aad Ee Kasoo Wareegtay Gumaystihii Ingiriiska 26'June 1960 Waxaan Leeyahay Hambalyo Hambalyo
Tixdii Shareero - Abwaan Xasan Ganey
8:29
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 106 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 46 МЛН
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Baraarug Media
Рет қаралды 100 М.
Abwaanka Wayn Ee Xasan Ganay (TIXDII GAHAYDHLE)
4:41
Mattaanaha
Рет қаралды 51 М.
Baaqa Bulshada oo waraysi cajiiba la yeeshay Abwaan Xasan Ganey
1:06:48
Star Media Corporation
Рет қаралды 144 М.
А ЧТО С ЗУБАМИ ТО?😂😂🦷
0:54
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 4,3 МЛН
😬 Мам Дай Хлеб 🍞 #shorts
0:38
AOneCool
Рет қаралды 2,7 МЛН
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 1,9 МЛН
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 1,9 МЛН