Xogta Xilibanadii Daarood & Xasan sh oo qoorta iskula jira, & Xiisad taagan, Xasan sh oo yiri 6 bil.

  Рет қаралды 25,745

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 ай бұрын
The Pime minister of Somalia iyagaa ah Beesha Daarood Boos Dahabi ah ayey heystaan ........waxay ku Bedelan karaan RW Xamze Nin Birta Calashan kara haddey keensadaan.........
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k 2 ай бұрын
KUWAAN IIMANKAY LA,YIHIIN
@abdirahmansaciid4223
@abdirahmansaciid4223 2 ай бұрын
Weriye juquraafiga dalkaaga kala baro
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 2 ай бұрын
WAXEY DAAROOD INEY HELAAN SAHKAYA XAMSOO FADHIYA TAN OGOLAATEY AQALKA SARE GUDOOMIYE KA YAHAY IYO SAALAX OO XAME KU XIGA WAA LABA ISAAQA KUWANA 2 NIN OO DAAROOD AH
@AhmedHassan-nh5oq
@AhmedHassan-nh5oq 2 ай бұрын
Warkaad tebinayso sootifatir isknasax warka adigu dib udhegeyso waxbadan ayaa kaaga soibaxaya oo khalada
@MuhammedYuusuf-bo2uh
@MuhammedYuusuf-bo2uh 2 ай бұрын
Maxamed yuusuf axmed abwaanka umada soomaaliyeed oo jooga magaalada muqdisho dir iyo daarood miyaan soomaalinimo reading
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex 2 ай бұрын
35 sodon iyo Shan sanadood waan ku daalney Darood Hawiye Dir iyo Jini iyo Insi iyo Carfiid Ilaahoow Soomaaliya Dawlad wanaagsan oo Shacbigi cidii doonaan soo dooranaya u keen Waan ku daalney Korsigan anagaa leh Xilkaani anagaaleh Waryaadaa Dawladnimada ma cad hilib la qeeybsanayo miyaa oo awoowayaashiini ka dhaxasheen ? Waxaasi Dawladnimo ma aha Korsigan anaa leh xilkaani anigaa leh xilbaa iga maqan Kuligiini heerbaadiyaal baad tihiin Miyaadan u jeedin dunida nagu wareegsan habka ay ku dhaqanto ? Dawlad nimada waxaa u dhaxeeyaa umadoo dhan Sidaa wax u barta heerbaadiyaal
@munayousuf8460
@munayousuf8460 2 ай бұрын
Caynaba waa sool ee degmada buuhoodle iyo intay xukunto ayaa hoostaga gobolka togdheer sanaag na weli ssc magaalo madaxda magaadhin ssc inay nabad ku gasho ayey rabaan ssc lkn oo hal degmo oo a ceelafweyn iyo caasimada oo ay wax ka degaan ma ogola cid kale dagaal ka fursan meeyso
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 2 ай бұрын
Reysalwazaaraha iyo reysalwazaare ku xigeenka 2aad dawladii shiikh shariif ee cabdiweli gaas reysalwazaaraha ka ahaa reysalwazaare ku xigeenka 1aad waxaa ahaa isaaq kan 2aadna daarood ogaadeen
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 2 ай бұрын
war cen wa gobolka buhoodle
@HaredDuale
@HaredDuale 2 ай бұрын
RAIISUL WASAARE XAMSE WUXUU KU METELAA ABGAAL HHHH ABGAALNA ISKUMA HELAAM MADAXWEYNE IYO RWSARE Waxaad ku garaneysaa markuu dadkii somalidiidku ku xasuuqaayeen laascaanood oo loo laynaayey calanka buluuga dartiis xsn shiikh wuxuu oran jirey yaakhey si hoose uheshiiya yaakhey Xamsena waxaas wax kaliita Ayuu oran jirey iyo qabiil iyo yaa hartiyey looma baahna Tankale markii ay dhulkii soomaali ugu xoreeyeen dhiigooda Ayaa la diidanyahay in goboladass lagusoo daro soomaaliya Oo weli waxaa loo xanibayaa in ay dib iqabsadaan isaaqland Marka booska raiisul wasaaruhu Daarood waa ubanaanyahay ee cid ha keensadeen
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 2 ай бұрын
Kkkkk war ninyahow cadaawada kaala dhaceysaa maxay tahay ( wasiir fiqi) ma isagaad neceb tahay mise qabiilkiisa?, waad dhaliili kartaa masuul Lkn ma caayi kartid ( personal attack) looma baahna waxaad ku sheegtay inuu ( yahay nin fudud) Taasi waa aflagaado.
@AliJama-bj1hl
@AliJama-bj1hl 2 ай бұрын
Ckumametelo.daarood.xamse.kursiga
@AhmedAli-ge5xf
@AhmedAli-ge5xf 2 ай бұрын
Xamse ma la hubay inuu daarood metelo?
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 2,8 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 30 МЛН
Jado Parha Darood | Darood e Taj Arif Feroz Qawal | Latest Qawali
35:59
Astana Boota Shah Qadri
Рет қаралды 281 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН