No video

Abdulqaadir Jubba Safar

  Рет қаралды 556,995

Somali Top Songs

Somali Top Songs

7 жыл бұрын

cabdiqaadir jubba

Пікірлер: 189
@sharmakefarah7485
@sharmakefarah7485 2 жыл бұрын
Axyaa xasuus qalbigaygaad sudhan tahay waxan dhagaysan jiray 2012 mar aanu kala tagaynay ama safar u galay saaxiibkaygi ilaa ciyaalnimo hada ku nool dalka denmark , caawa uunba dhagaysanayaa sat 16 april 2022 gobalka sool ban ku dhagaysanayaa, saaxib aduun iyo aakhira meel wacan mar, inta ila dareemaysa in saaxibtinimadu aad u qiimo badan tahay like saarea.
@youngmoha5759
@youngmoha5759 3 жыл бұрын
Anigoo yar ayaa ka maqli jiray aabahey oo dhageesanaya wuxuu ahaa qof safar badan micnaha imika ayaa dareemaya😭😭
@fawzimohamud7592
@fawzimohamud7592 7 жыл бұрын
sidaad mooday maahee waanu seeto dheeryahay xaajo way samaataa marna way sirgaxantaa Love this song 😍
@aaminadajiya6038
@aaminadajiya6038 5 жыл бұрын
Xusuus wlhi wxn dhagaysanayay Markii ugu horaysay een jabuuti ubaxaayay waxanan udiray qofaan aad ujeclaa oon wakhtima kasii fogaanayay😭😭😭😭
@nuuracumar5837
@nuuracumar5837 4 жыл бұрын
Aduun Somali wax is jecladay oo isku hekay malaha si dayda oo kale
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Hada misku so dhawaten
@Ramboooooooo
@Ramboooooooo 4 жыл бұрын
@@AaminaAbdiqaadir , oo imika Aamina Dejiyadaa comment-iga qortay waa adiga miyaa?😃
@mohamedabdinur3713
@mohamedabdinur3713 Жыл бұрын
This is my favorite comment. It is all about love
@sirilkacase4057
@sirilkacase4057 Жыл бұрын
Wlhi waa hees iyo badh imikan dhagaysanaysaa anigoo jooga buuraha laascanod Ka sareya dushooda 15/04/2023 ciidanka qaranka jsl
@niciimomahamed3196
@niciimomahamed3196 4 жыл бұрын
11.10.2019 in Borama Somali never give up my favorite fanan Juba😘😘
@ismailsadi110
@ismailsadi110 4 жыл бұрын
Me too in Boorame MIDNIGHT 4 August 2020
@Xogogaal2024
@Xogogaal2024 2 жыл бұрын
Also in boorama sat, 21 May 2022
@fatimafarah5311
@fatimafarah5311 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 Heestan markastan dhagaysto jacayl ban kasi qada
@abdullahishiine2602
@abdullahishiine2602 3 жыл бұрын
Qali aniguba jecayl an la'qoonin Ayan dareema! Isku dooq ban nahayeye inte kaa heela, walal qaali
@MUHAMMADALIIBRAAHIM
@MUHAMMADALIIBRAAHIM 3 жыл бұрын
C/qaadir jubba M. A u r one of the legends 👍.
@walalkhanproduction
@walalkhanproduction 5 жыл бұрын
listening 2019....kisumu. hestan iyo juba kama cajiso waleee
@mohammedzeytuna1725
@mohammedzeytuna1725 4 жыл бұрын
now a days they never arrange such incredible basslines &melody.long life abdulkadir jubba the legend!
@yussufbaaqijaceyl
@yussufbaaqijaceyl 2 жыл бұрын
😂😂😂 we have new singers now socdal and his squad... shika mic ukiona unaeza wika kama joogoo🎤
@din8wofficial503
@din8wofficial503 Жыл бұрын
@@yussufbaaqijaceyl 😳😭😭😂😂😂
@emperorrashka1490
@emperorrashka1490 Жыл бұрын
​@@yussufbaaqijaceyl 😂😂😂 walahi tena r.i.p somali music industary
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 7 ай бұрын
​​@@yussufbaaqijaceylHaki nimecheka😂
@user-js4lh6xj8h
@user-js4lh6xj8h 5 ай бұрын
9iuu8😅😅​@@yussufbaaqijaceyl
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 3 жыл бұрын
Heestan waxan qaday malinti an ninkaga is racnay een si maca salamanayay hooyaday iyo wllshy Miss you
@karamoige5268
@karamoige5268 3 ай бұрын
Safar baan ubaxayaa Sibiq baanu igu galay. Ragga socodku waaw door,haddii mawdku daaye. Still listining 18/04/2024.🎻🔥
@hassanbashir499
@hassanbashir499 3 жыл бұрын
Who is also listening to this song Xesaha wa xesaha hoore Live long Jubba
@suadfarole5136
@suadfarole5136 Жыл бұрын
It’s 2023 anyone listening 😊
@cabdisalamceynanshe3123
@cabdisalamceynanshe3123 Жыл бұрын
Ereyadii abwaan yuusuf sheeq mumin (yuusuf yare) abwaankii ugu da'da yaraa abwaaniinta soomaliyed sanadii 1987 Waana ruwaayadii yaa uwanqala waqtiga adeer abwaane guuleyso .
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 4 жыл бұрын
Heesaha anan ka daalin. I live you jubba 🥰🥰🥰
@ibraahimyousufmohamoud6377
@ibraahimyousufmohamoud6377 4 жыл бұрын
2020 wachers like me
@Shekeye-nq2md
@Shekeye-nq2md 7 күн бұрын
Sibiq ban igu galay sahalna wan usonoqon sida modo mahe wana seto dher yhy xajo way samata Marna way sirgaxanta jawi hestan mamda dhagesan jirntay manta so boqde lafihi hore ✌️ 2024
@nahlaqueen5764
@nahlaqueen5764 5 жыл бұрын
Ninkaygii Juba❤👈🏼
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 4 жыл бұрын
Nahla Queen walalay keligay ba ismodayey e adna maku qaba 🤣🤣🤣
@cawilcabdi8392
@cawilcabdi8392 3 жыл бұрын
Yaaku guuriyy wll😂😂😂😂🙄
@ahmedmohamedabdalla367
@ahmedmohamedabdalla367 Жыл бұрын
Xaajo waysamaataa marna marnaa waysirgaxantaa axsan ereyo jubba❤️🥰🥺
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 5 жыл бұрын
Alla waagii soo guduutiyo Marka seexa loo kaco Qalbigeygaad surantee Si kale taa haw qabin ❤❤❤❤
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 Жыл бұрын
27.01.23 Denmark Copenhagen. Legend is Always Legend. Lagama daalo codkisa❤
@Abdulkaadirr
@Abdulkaadirr 5 жыл бұрын
Top soung haduu fanaan jiro wKan🇸🇴☝️
@walaladesh7928
@walaladesh7928 5 жыл бұрын
Haaa wlhi
@sacdiyomuse3774
@sacdiyomuse3774 3 жыл бұрын
Yes wlh juba wa wataaa
@deeqcabdilaahi5766
@deeqcabdilaahi5766 5 ай бұрын
Waa heesta aan ugu jeclahay heesaha uu qaado cabdiqaadir juba.
@jaamachussein6101
@jaamachussein6101 Жыл бұрын
2023 and ❤🎧 Still enjoying This song👀🤷🏽‍♂️
@ayuubmaxamad3230
@ayuubmaxamad3230 3 жыл бұрын
Waxan so Xasuustay waa Baranaamji kii sheko Gaban 🤣 old is Gold
@mulkiluckilyofficial651
@mulkiluckilyofficial651 Жыл бұрын
Yes walhi old is gold 🎉
@abdisamatn
@abdisamatn 4 ай бұрын
Aadunyaddan Kamaa damaddo muruq iyo dibaato 4 sacadodd kadiib aya lasosheegaay geeridiisa Saxiibkey Ahmed Garaane. Bartiisa Facebook iyo Tiktok ayu sodigaay muqaal heeestan asogo kahadlaaya Safarkiisa lakini saniib daro baruukii aya shiir galaay asaago iyo saxiibo kaale aya xalkaas ku dhinteen. Alle xa unaxariiisto walaalken iyo dhamman inta dhimataay😢😢 Heestan siibe gaar iku tahay aniiga nolashaayda
@cadnimohamed7772
@cadnimohamed7772 3 жыл бұрын
Xasuus November 2019 Mar Uu Guurkeyga So Dhawaa Dhageysan Jiray Una Diray Wiilka Jeclaay Maantana waa June 2021 Alx ALLAAH Awlad Qurux bdn Nasiye ❤
@muxiyocaaqil8614
@muxiyocaaqil8614 5 жыл бұрын
2019 dhagaysi wcn like hayla dhafin
@MUHAMMADALIIBRAAHIM
@MUHAMMADALIIBRAAHIM 3 жыл бұрын
CabduQAADIr Jubboow Alle HA ku xAfiDo
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Zafar ban u Baxaya Sibiqna wu igu Galay Sahalna wan u So noqo Sidada moday mahe wu Seto dheryahay Esh cla hes 12 Oct..2020..(Juba🥰 mazing Men)
@mustafaadan5012
@mustafaadan5012 2 жыл бұрын
Thanks that's amazing great Somali lyric sound song I like it I respect that Mr Abdikadir Juba we love you too
@husseinmaariyoow3488
@husseinmaariyoow3488 3 жыл бұрын
March 2021 waagii soo gaduutaba markan seexano kaco qalbigayga surantee si kaleete ha u qawin❤️❤️❤️
@MohamedKeeble
@MohamedKeeble 3 ай бұрын
Waa laxankii abwan fanan abdla yusuf hanuuniye
@nuuracumar5837
@nuuracumar5837 4 жыл бұрын
8 October .2019 from muqdisho
@Mohamednoordd
@Mohamednoordd 3 жыл бұрын
Abdulqadir juba Markii igu horeeysay Aniga 2006 Baan Maqlay Said u Yaraa Waqtiga Rikoor ka marka laga daaro jawi kale Baad Ku Galeysa Heesihiisa Fanaan iyo bar iga dheh
@ibrahimhussein2760
@ibrahimhussein2760 4 жыл бұрын
5th Jan 2020 yailadageysanaya❤
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 6 жыл бұрын
may Allah bless him 💕💕💕🌸🌸😍😍😍2018
@yacquubmohamed1116
@yacquubmohamed1116 6 жыл бұрын
Hodan Abukar aaamin hodan
@mounamoussa5343
@mounamoussa5343 6 жыл бұрын
Hodan Abukar subhanallah passes end futures
@walaladesh7928
@walaladesh7928 5 жыл бұрын
Amiin
@youngmoha5759
@youngmoha5759 3 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@shakzjuniorsanto
@shakzjuniorsanto Жыл бұрын
Yaila dageysana 2023
@emperorrashka1490
@emperorrashka1490 Жыл бұрын
Juba is underated legend
@abuukarhassan7516
@abuukarhassan7516 3 жыл бұрын
Somali songs is the best song
@mushti_5_
@mushti_5_ 3 жыл бұрын
safar 💔😰❤ 2021 dawnoya😂🖤
@Rana_barbi
@Rana_barbi 2 жыл бұрын
My fav somli song😍😍
@Simran-wg8xt
@Simran-wg8xt 3 жыл бұрын
2021 daawanaya ano og in aan safar ahay jclna ihaayo😢🤭🙈😂😂
@mushti_5_
@mushti_5_ 3 жыл бұрын
🤣😕
@hasnahaaji6186
@hasnahaaji6186 4 жыл бұрын
Anybody watching 2020 👋
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
2023
@amarnyusuf
@amarnyusuf Ай бұрын
¹​@@bisharGellowMahad
@abdibarrenooh7563
@abdibarrenooh7563 4 жыл бұрын
Ar maxaa meesha laxan ku dhamaaday.. cajiib... markuu leeyahay xaajo waa samaataa marna waa sirganxantaa... laxan baa ku dhacay wallee
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 3 жыл бұрын
They don't make them laxan nowadays💯💯❤ Juba legend wlhi
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 2 жыл бұрын
@@alisaladahmed424 Amiin
@Shekh_Mohamed
@Shekh_Mohamed 2 жыл бұрын
The living legend JUBBA
@elmimohamud2364
@elmimohamud2364 6 жыл бұрын
Habeenki an ka so bxayy somalia Ayn aniga io shinbirtaydii ku kla nimi wn u xiisay wlhi😭😭😭😭
@ruqiyocabdullhihaaji1833
@ruqiyocabdullhihaaji1833 5 жыл бұрын
Masha allh
@jamamohamed2169
@jamamohamed2169 3 жыл бұрын
Qalbigaygaa sura thee si. Kale ha uqabin
@anissahassan804
@anissahassan804 5 жыл бұрын
Woo juba you really legend to mogadishu
@shaafikaahiye9893
@shaafikaahiye9893 2 жыл бұрын
Qalbigaygaa surunta sikalayta ha u qabin!! Jubaa legend
@Ismahaan_Xaashi
@Ismahaan_Xaashi 6 жыл бұрын
Legend 😍
@anisasalax624
@anisasalax624 3 жыл бұрын
sharma waan kusugoynaa inashaa allaaah
@nasraaahmed9165
@nasraaahmed9165 4 жыл бұрын
Best song 😘😘😘
@cishqiali1610
@cishqiali1610 6 жыл бұрын
Legend
@ilac____cali
@ilac____cali 3 жыл бұрын
Walaahi hees ika dheh
@SumayaBashirSuu-dv5sr
@SumayaBashirSuu-dv5sr Жыл бұрын
28 april 2023☝️
@Wallo690
@Wallo690 3 ай бұрын
16 April 2024 😂
@willykader334
@willykader334 2 жыл бұрын
Sad 😥😥💔✊🏽
@mohamadcarabey1154
@mohamadcarabey1154 2 жыл бұрын
Waw
@shamsoluul3345
@shamsoluul3345 6 жыл бұрын
maasha alaah
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817 4 жыл бұрын
Waagii soo godootiyo markii seexad lookaco qalbigayga sodhatee sikaleeto ha uqabin woow kamadaalo dhagaysigeeda heestan 7\10\2019
@aminaomar5049
@aminaomar5049 9 ай бұрын
Hestan siqalbiyana udhagaysanya Ilhayow waa haben arbacoah sacduna tahay 23:36 tariqdana waa/24/Oct/2023 wan uxiisay ilhayow ango nabada mar un isku kaya ken kujeclhy carafatt ilmada dhaban kayga qoysay waa mid adi jcl io xiiso kuqabto agtadana rabto😢❤
@maryammuse25
@maryammuse25 5 жыл бұрын
Hei jeg elsker deg
@Haji..
@Haji.. 5 жыл бұрын
Maryam Muse Are you Swedish or what
@sacdiyomuse3774
@sacdiyomuse3774 3 жыл бұрын
Jubaheyga caashaqa
@suhaybrabiic8233
@suhaybrabiic8233 3 ай бұрын
2024 😊
@munestervlog4500
@munestervlog4500 4 жыл бұрын
Axyaa fanaan qaliya iyo heestii ❤️ Xaajo way samaata marna way sirgaxanta
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 2 жыл бұрын
Heestan waxan ku xususta gabar an xirir lehen waagan dalki joogay waqtigu iyo wayaha nakala waday inshallh waxan rajeyna inan mar un is arki doono
@bilaneismael9115
@bilaneismael9115 4 жыл бұрын
Je l'adore beaucoup
@hibakabees647
@hibakabees647 7 жыл бұрын
I love you so Mach juba fanan qaali ah nolow cimari dhee baan ku rajaynayaa
@abdallahihusseinabdulllahi7732
@abdallahihusseinabdulllahi7732 7 жыл бұрын
no
@yaallah2558
@yaallah2558 5 жыл бұрын
Bibak Abees kaligaa maaha waa lagula qabaa
@abdirizaksalad8516
@abdirizaksalad8516 4 жыл бұрын
Yaa dhageysanaayo 2019 October juba nabad iyo nolol ku rajeynayaa
@maymunmahamud6264
@maymunmahamud6264 4 жыл бұрын
Me wllo👍👍👍👍👍
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 5 жыл бұрын
Woo jubba x x
@asiyahasan1122
@asiyahasan1122 Жыл бұрын
22/10/2021 malin jimce ah waxa iga fogaday qof agtayda kuwayn. WakhtiGu nakala fogeyaY xasuus wlhy heestaN 🫂🔐🥲
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 4 жыл бұрын
Amazing 💕💕
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Heskan radin
@solosolohajji2917
@solosolohajji2917 3 жыл бұрын
Special song juba Allways
@hashsha3408
@hashsha3408 3 жыл бұрын
Nice misic
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 Жыл бұрын
Jah heesta wxd modaa iney iga hadleysaa illahow mar walbo kheyrka I wa faji🤲😥
@ismailhasan4757
@ismailhasan4757 6 жыл бұрын
wooow axsan heees
@sidkey2524
@sidkey2524 4 жыл бұрын
👍
@kafiyagaandaa6846
@kafiyagaandaa6846 4 жыл бұрын
Heees xasus ugu leh xaqiq waa isku soo noqon adi la noolado insha alah
@hanixuseenwarsame426
@hanixuseenwarsame426 4 жыл бұрын
1 april 2020 12:28 hbn nimo 🥁🎧
@abdrhamennesrumusa5946
@abdrhamennesrumusa5946 5 жыл бұрын
Love
@murzalmohamoud9725
@murzalmohamoud9725 5 жыл бұрын
Waa Al fanan jubo
@abdidirir2831
@abdidirir2831 3 жыл бұрын
Hestan waxan xususta waqtigan dhigaan jiraay fasalka 11 aya waxan kaa dhagaysan jiraay gabadhe ila dhigato fasalka aya Mobilkega ku dhex jiray marka ayaan kasta markan soo rawaxo school een soo mara jiidka ama dariiqa ayaan soo dhagaysan jiiray runti wan xisayne jiray hestaan nolw saxiib
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 ай бұрын
😢😢😢
@wiilwanaaagsan6794
@wiilwanaaagsan6794 5 жыл бұрын
Xaajo way samaaataa marna marna..... ................
@abeking185
@abeking185 Жыл бұрын
2023 Marche ayaa iladhagasanaya heestan saxdii ah
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 жыл бұрын
Legendska Fanka Somali Wa Murusade Hubaal
@saynabmohamuud7492
@saynabmohamuud7492 2 жыл бұрын
Safar BN ubaxayA
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 Жыл бұрын
jaah xasuus dhardhaqoow😂👋👋👋💙💖🌺🌷✌️🥰
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
154millions vieuws
@galadapple155
@galadapple155 Жыл бұрын
10/6/2023 waxan rajaynaya inan mar dhow safar galo insha Allah iso duce hada aragto vidiogan
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
2021😫🖐
@sharifoali4119
@sharifoali4119 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@gamadiidfoundation
@gamadiidfoundation 5 жыл бұрын
Mooi
@gamadiidfoundation
@gamadiidfoundation 5 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️😊😍😍😍😍😍😍😍👍🏼😄🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥎
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
2023 May 20 👋👋
@sacdiyaali7544
@sacdiyaali7544 5 жыл бұрын
2019
@zakiciye3110
@zakiciye3110 6 жыл бұрын
erayadii abwaan yuusuf yare
@maryanali2606
@maryanali2606 5 жыл бұрын
Waxaan filayaa heesta inay la qaadi jirtay Hiba Nuura
@zakiciye3110
@zakiciye3110 5 жыл бұрын
Tan ma'ahan ee hibo Waxa ay laqaadaa heesta erayadedu ay kamid yihiin (sagal hoorayoo da'ay Dhibcihiisii Soo simay saxansaxo udgoon badan) Erayadana uu leyahay abwaan yuusuf yare laxankana Maxamed S Tubeec uu Saaray
@Shebaz120
@Shebaz120 5 жыл бұрын
Bari maxamed fiidow waaye sxb
@abdibarrenooh7563
@abdibarrenooh7563 5 жыл бұрын
Riwaayaddii yaa u wanqalay wakhtiga
@abdibarrenooh7563
@abdibarrenooh7563 5 жыл бұрын
zaki warsame ciye tan laxankeeda yaa leh
@nasrahpoolo
@nasrahpoolo 4 жыл бұрын
Xaajo wey samataa mana wey sirgaxan tahy
@Jiulize
@Jiulize 4 жыл бұрын
😌😌😚😚
NEW REMIX CABDIQAADIR JUBA SHIMBIR  2017 HD
8:40
L2 Sharp
Рет қаралды 210 М.
Caano Iyo Nabad
8:36
Cabdiqaadir Juba - Topic
Рет қаралды 89 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 18 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 4,5 МЛН
BINTI BELLA HEES KARBAASH KIISA WATA MEELKASTAD IGU HAYSATIIN 2024
8:48
probando la actualización de tsb cangrejo insano👻🦀
16:19
SiegfriedAdventures Armas
Рет қаралды 323
Alam Dheh - Cabdijabaar Alkhaliiji - Muusig Cabdisalaan Jimmy
4:26
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 3,4 МЛН
Dusha Haygaxaganine
7:05
Cumar Shooli - Topic
Рет қаралды 624 М.
Abdulqadir Juba "Durdurada"#2
7:59
Waaberi Studio
Рет қаралды 231 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
Waa Salow Kalgacalkuye - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:09
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 4 МЛН
Naftan by Abdilkadir Jubba (Abdiqadir Jubba)
6:32
TheVenuschannel
Рет қаралды 2,6 МЛН
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,8 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 18 МЛН