Waa Salow Kalgacalkuye - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy

  Рет қаралды 3,937,774

DeeQ Somali Muusig

DeeQ Somali Muusig

10 жыл бұрын

Heesta:Waa Salow Kalgacalkuye -
Codkii: Saynab Labo dhagax -
Muusigii: Cabdisalaan Jimmy

Пікірлер: 1 000
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@MukhtarIdiris-te3nd
@MukhtarIdiris-te3nd 9 ай бұрын
2023 kii 10 2 dediii Ayn bartaypaa Hestaaa sxp
@MukhtarIdiris-te3nd
@MukhtarIdiris-te3nd 9 ай бұрын
iLayo Eyada bartaypaa
@elias2559
@elias2559 9 ай бұрын
05.10.2023
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 8 ай бұрын
Ana manta soo boqday 10/11/23
@Yahyecabdiqaadir
@Yahyecabdiqaadir 5 ай бұрын
30/01/2024 Like dhac kuGu SiiYeyy😢
@rashidmohamedahmed6764
@rashidmohamedahmed6764 5 жыл бұрын
GABADH SOMALIDA UGU QURUXDA BADNAYD BAAN WADA DHAGAYSAN JIRNAY HEESTAN waxaan ku noolayn magaalada laascaanood lkn nasiib daro waa la iga guursaday hadda waxaa ay ku nooshahay Chicago 😢 illahay ubadka ha u barakeeyo
@xaliye1902
@xaliye1902 Жыл бұрын
Ameen sxp sabarka wa muhiim gabar wngsn alaha kusiiyo
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 5 жыл бұрын
Aawey Dadkaygii ee heesihii dhex ku filka aha. Hees iyo badh weeye Runtii waan u xiisay cod kii mar la aragga ahaa ee Saynab labadhagax, Marka uu Cabdisalaam Jiimi Ku Fara yaraysanayo muusikana kumaba sii jirto oo waa wax kale.
@salkamedia8936
@salkamedia8936 4 жыл бұрын
old legend iga dheh.
@abdullrahmanissa6622
@abdullrahmanissa6622 4 жыл бұрын
Jimmy waa waxkale
@abdisalan7454
@abdisalan7454 4 жыл бұрын
Thank you sxb
@abdrmngm7524
@abdrmngm7524 4 жыл бұрын
@@abdisalan7454 nin misic aad.ban uxisineyna ku soo noqo oo jada every thing wa.casri nin ku soo labo aad ba dadku u jecelyihin qqbka cid kale aney u tumi karin
@warsamefarah7848
@warsamefarah7848 3 жыл бұрын
Music usa tumin maba dhageysto ninka wa mucjizo faraha ayu ku watay waxan kkk
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 4 жыл бұрын
Sanadku Waa 1998/99 waxaan ku sugnahay Addis Abeba Dhulkii Cadowga Somaliyeed!!!! Waxaan Ahay Nin yar oo 12jir ah jecel in uu ku dhex jiro Dadkiisa. Abtigeey Oo jaceel iyo Qaboow Isugu Darsamay Ayaa heestaan Qalbiga Ku sasabi Jiray.....aduunku Waa harka labada gelin xasuus ayaa galay.
@ousmansiyat3812
@ousmansiyat3812 2 жыл бұрын
xasuus wallah sxbow
@SharmakaSharma-fn8gk
@SharmakaSharma-fn8gk 4 күн бұрын
Geesi geesi dhalay Waa markii uhoreysay aan arko Qof dhalnyaro ah oo aaminsan in somali galbed dhulkeenii xooga nalooga haystay ku dhawaaqaya ereyga cadow Halka kuwa maanta jooga dhahaan dawlad deegaanka somalida etbiopia wuxuushtaas maalin aan fogeyn beynu la xisaabtamaynaa knsha alah guulyso
@CaydrauusMaxamuud
@CaydrauusMaxamuud 4 ай бұрын
2024 kampala ayaan kudhagysanyaa aduun iyo hawshii Aad bn idiin salaamyaa intiina soo booqta
@zaki-rd6jv
@zaki-rd6jv 15 күн бұрын
2020 ban hestaan Kampala ku marqaami jiray😂
@261alize
@261alize 5 жыл бұрын
Waa salow kalgacalkuye Anna ma ila sara tagay Waan sahashanayee Ma i dhigaye sinsarada Ma samaano baadan baa Sadaal ku noola Ma ilaa salaadaan sojeed kugaara Alahayoow naf sareeya maxaa qoorta ii suraay. Waayo waayo Xaasuus ♥ ♥
@Princes-pv7jg
@Princes-pv7jg 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍💯💯
@hassanadam1373
@hassanadam1373 3 жыл бұрын
Allahayoow naf saarreey ah mxaa qoorta ii suray
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
❤😘😘😘👌
@emperorrashka1490
@emperorrashka1490 Жыл бұрын
Iriga nafsareya waa dhambi naf nafkasareyso maleh
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073 5 жыл бұрын
Dad waa dadki hore 2019 qufki dhageysana like 😘
@GuledGuled-vw7eq
@GuledGuled-vw7eq 5 жыл бұрын
Benta mha dad waa dadkii hore ilwad
@guulaangodgal4013
@guulaangodgal4013 5 жыл бұрын
M
@nimcaanyare1081
@nimcaanyare1081 5 жыл бұрын
2018 baan dhageeysanayaa anu 😂😂12/15/18. Maxaa waaye. 2019 aad sheegeeyso. Waliba bil ka hor qortay commentigaan 😢Hana dadajin
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073 5 жыл бұрын
@@nimcaanyare1081 😆😆😆 2019 wan ku jurnaa wll xagee ka so hadloysaa
@nimcaanyare1081
@nimcaanyare1081 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂balo
@ahmedwadani3669
@ahmedwadani3669 2 жыл бұрын
Hada qof wanaagsan Jecel ku sheegto🌹🌹 Haka diidin OO yeel Ama Iska marqa tirin Waayo waxa dhici Karto in gadaal ka Jeclaato soo celis Laheeyn waa heesta Waxeey ka hadleeyso✌️✌️🖐️🙏🏾
@MikailAhmedYussuf
@MikailAhmedYussuf 3 ай бұрын
Tnx for explanation 😊
@ikranmaxamed4712
@ikranmaxamed4712 4 жыл бұрын
2020 yaa ila dhageysaanayo farta taag sndka manto bilowyhyw😂
@Ahmed-gx8hz
@Ahmed-gx8hz 4 жыл бұрын
Aniga
@wehelkamedia52
@wehelkamedia52 4 жыл бұрын
ikran maxamed am here
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
ikran maxamed 🇸🇴🇸🇴🎁💪🏾👈🏿🕊
@elmisaid6748
@elmisaid6748 4 жыл бұрын
Aniga Ikran!
@mohamedahmedalasow6375
@mohamedahmedalasow6375 4 жыл бұрын
Aniga
@yonisinji8032
@yonisinji8032 4 жыл бұрын
2020 Qofkii Dhagaysanaayo One love dadkeygow ♥️🇸🇴🙏 Anagoo Aroos Ka Imaanay Shamo Hoteel Oo Wadano Gaari Surf Beensal Ah Xabadeydana Ii saarantahay ayaan Kadaaranay Jaceyl Nacalaaa Kuyaaal 😍🔫 I was just like Ciyaaalka Xaafada .
@zainabsalah7299
@zainabsalah7299 4 жыл бұрын
Wax jiro maa ahaan
@mohamedmoha5716
@mohamedmoha5716 4 жыл бұрын
Ana kula dhegaysanyo zxb
@nadiifoabdialinadiifoabdia2443
@nadiifoabdialinadiifoabdia2443 3 жыл бұрын
Ana kula dhageysayo sxb
@engineeradnaanhassan554
@engineeradnaanhassan554 3 жыл бұрын
@@mohamedmoha5716 +qqqqqqqqqqqq
@agiidkhadar480
@agiidkhadar480 3 жыл бұрын
Galga baarista se cml (📽) Love isara inad ledahay Modey Wanba yabey odeygu mirir miyan islaha comment xita lacagu karadinaya islaha🤣🤣🙏
@xaafidmuhana9711
@xaafidmuhana9711 4 жыл бұрын
Jaceeyl nacalla kuyaal waye Xiligu wu is daba gurayaa 1 September 2019 who is listening
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 4 жыл бұрын
Yes waa lasocdaa
@munajamal9106
@munajamal9106 4 жыл бұрын
Anigo jacayl ihayo ayaa dhagaysanaya
@zainabsalah7299
@zainabsalah7299 4 жыл бұрын
Jecel wax jiraa maa ahaan
@cabdallazubeyr4637
@cabdallazubeyr4637 Жыл бұрын
Waa Goor Habeen ah saacaduna 2:46 sanadka iyo bisha 22/9/2022 aniGa iyo asxbteyda daahir cali iyo cabdirisaq waxaan Joogna Hargaiza mirqaan aya meel fcn inoo maraYa Heestan aya inagaso Hor baxday anigo jcyl ihayo jawigana aad ayu udaGan yhy xasuuus jcyl aya iGalay Alle cimriga ha ino barakeeyo inTa Gadaashay dhageysan doonTa
@MullaMadar
@MullaMadar Жыл бұрын
allow aamiin Aad iyo aad taliye anna caawaan jawigaas hayaa tanzania daru-salam baan kaasoo salaamayaa ugaas
@cabdallazubeyr4637
@cabdallazubeyr4637 Жыл бұрын
@@MullaMadar BoQorToyo Caafimad Qab ku waar Nolosha kuma xumeyso Zxp sare...
@youngabdala6241
@youngabdala6241 Жыл бұрын
@@cabdallazubeyr4637 mirqaankan mxa nikalasiyaa aniga wilaa xirir naga dhaxeyo adna wan ujeclahy lakinse balwad ayu leyahy walidkeygana qof balwad leh ima ogalan donan xanun jecel ayaa ihayo hesaha jcelka sidasa iskaga dhigesanaya isoduceya wlalo🥺🥺🥺🥺🥺😭😭
@cabdallazubeyr4637
@cabdallazubeyr4637 Жыл бұрын
@@youngabdala6241 wllo Qli markale aniGo kuso noqdaY qoraalkaGa arkaY runTi jcylka wa dareen dhaba waana so arkaY waxan ku rajeynaYa inu jcylkaGa mid GuuleyzTa alle ka dhiGo qofka ad jeceshahayna ad hesho waliba asiGo balwada iskadaaYa nolol qurux badana aad ku NoolaTan Cimri dheer cibaado suuban caafimad qab wllo Qli 🙏🙏🙏
@youngabdala6241
@youngabdala6241 Жыл бұрын
@@cabdallazubeyr4637 insha alah mahd snd apowe hda balan ayuu ikaqade inuu iska dhafayo balwad qof bartay su iskaga dhafo wey adagtahy alle amuraha hasahlo 🥺
@decoismail8211
@decoismail8211 6 жыл бұрын
Ciyaal kan dambe waxba kama garanayaan wlhi.. Aaway dadkii aanu isku filka ahayn Like igu soo qabo
@farhanbashane3155
@farhanbashane3155 5 жыл бұрын
Shamso Omar Wayoo wayoo Heessa waa kuwii Hore Saxiib. 😂
@blvr10
@blvr10 5 жыл бұрын
Shamso cumar asalkeedi
@KhalidAhmed-vn4nw
@KhalidAhmed-vn4nw 5 жыл бұрын
Hoyga Nabada 1988 ayaan ahay kole xiligeda ayaan ahay
@mukhtaaryare8748
@mukhtaaryare8748 5 жыл бұрын
Jaceylkii ugu horeeyay ayaa ii shiday markey soo baxay 3 sano ka dib Aad bay iigu qadi jirtay Aad ban u xasustaa Runtii Calaf baa nakal geeyey Iyaduna way aroostay inan kale anigna waxaan aroosay inan kale Iminka waan kala lunay Maymuun axmed xirsi Cida garaneysa ha ila soo xiriito
@DALSANFILMS
@DALSANFILMS 5 жыл бұрын
Raam retails aad oo weyn
@ahmedjibriil6590
@ahmedjibriil6590 5 жыл бұрын
caawa safar AYAAN ku dhagaysanayaa like Saar hadad jecelay heesta 2018 5 novber
@jilbodhige
@jilbodhige 5 жыл бұрын
Xasuus cajiiba ah ayay leedahay heestaan waw
@shuceybsaidmohamud8652
@shuceybsaidmohamud8652 5 жыл бұрын
Ahmed Jibriil
@cabdulaahi7368
@cabdulaahi7368 5 жыл бұрын
Waanka helaa sigaara heestan Wana dhagaystaa wwwww cajiiib!!!!!!! Oh!!!!!!! Yeeeee!!!!!
@mohammeddahir4981
@mohammeddahir4981 5 жыл бұрын
Xasuus iyo markaan jiray 17 sano aduunyo wataas iyo Africa xiligaas ina abtideey oo reer Hargeeysa ah ayaan isjecleeyn love from Toronto, Canada
@aryanali6527
@aryanali6527 4 жыл бұрын
2020 yaa daawnaya like hayla dhaafin🙏
@mohamedahmedalasow6375
@mohamedahmedalasow6375 4 жыл бұрын
Aniga
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 4 жыл бұрын
Me too waa xasuus hargeisa somaliland ayaan ku xasuustaa hhhhhh
@aryanali6527
@aryanali6527 4 жыл бұрын
@@mohamedahmedalasow6375 great🙏
@aryanali6527
@aryanali6527 4 жыл бұрын
@@hassanabdirahmanharbi8778 😂😂sidoo kale bro qurbaha markaan imi anba aad baan ugu xasuustaa wadankii hargeisa burco berbera borama❤
@jabirabdullahi5968
@jabirabdullahi5968 2 жыл бұрын
Hadaad 2021 ila dhageysaneysid codkan macaan ee Seynab laba dhagax iyo muusigan uu ku fara yareystay legend Cabdisalan Jimmy waxaad tahay qof fankii hore wax ka yaqaan😊
@cadnankeytoon2717
@cadnankeytoon2717 9 ай бұрын
Cabdi salam jimmy one of the best musician in somali war ya iga dambeya ❤
@lakimaxamed6184
@lakimaxamed6184 2 жыл бұрын
Heeskan garoowaan ku soo bartay waxaan habeen wadda dhegaysanayn anagoo magaalada banaankeeda ka soo socona saxiibo badan gorod,saxarla, yasir,abdifatah iyo yaasir caawana annoo kampala jooga dhegaysanaa weliba keligay ah oo cashaan ku samaysanayaa waa labba jawi oo aad igu kala duwan.
@suleimanmohamed1359
@suleimanmohamed1359 11 ай бұрын
CWA ayaan Kampala kudhageeysan garoowana wan ku soo dhageystay anigoo bosaso ka imi goo gaari weyn wada nacala shaydan kuyaal😂
@jihanjamal3564
@jihanjamal3564 5 жыл бұрын
2019 if you still watching it like iisar ma aqaan waxay tare adigu iska sar like ta walal 😂
@hamzeomermahamed9381
@hamzeomermahamed9381 5 жыл бұрын
Waan diidey no like
@casayrsaid
@casayrsaid 5 жыл бұрын
8july 2019
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Kani music wa dhaafay alla Jimmy mxu gacan macaa ilaahey kugu dhaariye ma heeskan aya Jimmy laantiis sidaan u macaan lahaa Wa unique music qof San u tumi kara xita ma jirta
@hamdahassan-no7qg
@hamdahassan-no7qg Жыл бұрын
Wallabies waan yaabey maanka
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Halkaan like inaa saarto dhib wayn kuma aha waxaan dhagaysanya 2020 waad ii jedaa ee gacanta iskaga dhufo wll please 👈
@abubakarafrah4743
@abubakarafrah4743 8 жыл бұрын
love this song walaahi xasuus dheer qof aan jeclaay ayaa soo xasuustay, qadar Alle isma helin. mar waa xanaqaa mar dalkii aan xasuustaa. I love somali oo idil
@aliabdi6210
@aliabdi6210 7 жыл бұрын
runtii anigaba gabar aan mudo wada soconay oo jacayl dhaba naga dhexeeyay ayaa calafka nakala waday
@ayandahir255
@ayandahir255 7 жыл бұрын
Ali Abdi jacyl waa xanuun
@azoum3607
@azoum3607 7 жыл бұрын
bakar yare huuno an guna wan ku jecel nahay 😢
@abdikarimissa9394
@abdikarimissa9394 7 жыл бұрын
somaliya wa dad iyo dal is wayay e wa qadar alleh inay somali kala bado e xasusta ku rajayso ô kaliya wax la qaban karo malaha. ha nolato somali
@peellahabdih9432
@peellahabdih9432 6 жыл бұрын
wlh been maha anaguna wan Ku jclnahay
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 жыл бұрын
Wa salaw galgacalkuye ana meyla sara tagay❤ saynab laba dhagax 2022 hada ila dhageysa neyso like saar🤣👍
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 3 жыл бұрын
2008 ban dhagysan jiray ano gabar an jecla ay iga baxday axdigi io balan guur Hada ayan dib u dhagaysan anoo 4 ciyaala aabe u ah wa xaal aduune..
@saidbashirmohamed9917
@saidbashirmohamed9917 2 жыл бұрын
guulyso adiga caruurtada zxb
@doortodoordoor6256
@doortodoordoor6256 4 жыл бұрын
Galabta waxan ahay safar from toronto to nairobi kenya hadii aad sideyda oo kale safar dheer ku dhageysaneyso fadlan like isar
@hamsemohamud1707
@hamsemohamud1707 5 жыл бұрын
Yaa dhagaysan 2019 please like iigu qabta I love this song
@idirisali5657
@idirisali5657 4 жыл бұрын
Hamse Mohamud 2019 augst
@mohamedmohamed-ft1cl
@mohamedmohamed-ft1cl 4 жыл бұрын
@mahdibeel-daaje2204
@mahdibeel-daaje2204 10 ай бұрын
1998 anigo aad u yar ayaa heestan walashay oo noogu waynayd dhagaysan jirtay marka ay dharka maydhayso inta rikoodh 4 xajaar loso iibiyo, magaalada hargeisa wacnaydaa gaar ahaan xaafada sheikh madar, xasuus ban galay dahabi ah.❤
@ismacilomar76
@ismacilomar76 2 ай бұрын
War indr hargysadii hore nolol baa jirtay, hada Magaalkii waa Nasqmay Akhyartii horaad tahay
@abdullahi1503
@abdullahi1503 Жыл бұрын
Xasuus baan galay sanadku waa 1994 waxaan ku dhageysanaynay xero qaxooti waagaan soo galay europe kaamkaas ❤❤❤
@laylamaxamed7744
@laylamaxamed7744 5 жыл бұрын
Xusuus igu qaaliya HARGEISA wakhtigan jacaylkayga la dala dhacayey ayaan dhegaysan jirey manta anigoo helay qofkaan jeclaa wakhtigaa ayaan WARDHEER ku dhageysanaya
@twnm636
@twnm636 4 жыл бұрын
Mashalah wlo waa nasiin badan tahy
@mking8596
@mking8596 4 жыл бұрын
Layla Maxamed Masha’allah , Layla maxamed walashey ayaad ku magac aheyd wana magac an jeclahay walashey Layla magaceed ama Layla kasta waa un walashey o kale , inkastoo an heestani an ku xasuusto jaceyl kastoo I so mara ayaa hadana is ka sii jeclaadaa ruux ruux ka sii dambeeya Ayaan ku iloobaa ruux hore ee an u qabey hamigii hore jaceylkeeda isla mar kiiba ku badeshaa jaceylka cusub o an nafteydan ku heesaa heestani waa solowgiyee Kalgaceylkiyo Allahayow Naf-saarey ee maxaa qoorta ii suray ee an ku tilmaamayo Jaceylkii xumaadey o tagey , mid kaloo cusub ban bartaa sona dhoweeyaa kuna iloowaa Jaceylkii hore waa wax tagey oo uskiyoobey , jaceylka cusub ban ku masaxaa xumaantii xiisaheedii dhacey no more chance kaloo lumey o waqtigii dhintey o aanan so noqoni doonin , Allahayow Naf-saarey Maxaa Qoorta ii suray waa heestii zainab laba dhagax o haatan ku sugan dalka canada 🇨🇦 o iyadana an iyadana salaamayo iyo dhamaan Asxaabta Ahlul caashaqa dhamaantood sidaa iyo Salaan sarre
@mking8596
@mking8596 4 жыл бұрын
Alla heestani waa xasuus hore inkastoo an anna waqti kasta ku dhageystaa Hayes town London Uk ❤️anigoo ku iloowey heestani Jaceylkii hore ,kuna masaxey dhibkii an kula kulmey waayo hore , haatana an helay jaceyl kaloo cusub an ku iloowey wixii hore ee an ka reystay Jaceylkii hore ee geeriyoodey waa solowgiyo kalgaceylkuye Allahayow nafsaarey maxaa qoorta ii suray thanks Zainab Laba dhagax 💓🙏😍✅
@ReerHawd
@ReerHawd 5 жыл бұрын
Car Yaa 2019 Daawanaaya ismuuji Fadlan
@khaalidmuuse5453
@khaalidmuuse5453 5 жыл бұрын
2019/3/12 adey ku taalaaa
@rooblecabdiqaadir6781
@rooblecabdiqaadir6781 5 жыл бұрын
Anaa daawada
@amalhersi2038
@amalhersi2038 5 жыл бұрын
me 1/4/2019
@abdimo688
@abdimo688 5 жыл бұрын
Yeeeeeeeeeeeye am here
@aaminaedebsan4031
@aaminaedebsan4031 5 жыл бұрын
6/july/2019
@qaranraadis4419
@qaranraadis4419 5 жыл бұрын
Soomaaliyeey, qoftaan iyadoo Somali Galbeed ku danbeysay ayaan ogaa ee bal meel ha la igu sheego. Habeen walba waan ku riyoodaa.
@allahisone4449
@allahisone4449 5 жыл бұрын
fanka way ka baxday saynab
@BacadweyneMedia
@BacadweyneMedia 2 жыл бұрын
Gaalkacyo ayey xildhibaan u raadsatay wayna soo wayday
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 8 жыл бұрын
Allah yarxma shamso cumar ayaa iska laheed heestaan Abdisalaam jiimay waa nin si fiican u garaaci yaqaan music very nice music mr jiimay
@axmedmaxamuud3175
@axmedmaxamuud3175 7 жыл бұрын
Inaba caadi ma ahan xusuus 2010 kii malin anaka oo Galkacyo u socono oo budbud ka imanay ayay gaariga nooga daarnayd xili roob ah ayay ahayd gaari Layla calaawi ah ayan wadanay xusuus
@timaweynechannel3032
@timaweynechannel3032 6 жыл бұрын
Burcad badeed kkk
@aarkamudug
@aarkamudug 6 жыл бұрын
Axmed Maxamuud jaw waa rageedi waryeehee ma burcad badeedkii baa 😎
@zagrebmohaaz20zagreb61
@zagrebmohaaz20zagreb61 5 жыл бұрын
edaan iyo bitale iyo qor qora dheer isku so martay
@edabsan7449
@edabsan7449 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk burcad badeed lol kaftan waa xasuus wanaagsan
@ahmedcumarmaxamuud7656
@ahmedcumarmaxamuud7656 5 жыл бұрын
2010 meshaas roobkama da ine beenta daaa
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Waa salaw kalgacalkuye Anna mayla sara tagay Waan sahashanaayee May dhigay sinsaarada Ma sabaanno badanban Saadaal ku noolaa!! Ma ilaa salaadaan Soo jeed ku gaadhaa🤦‍♂️✋ Old is Gold Saynab laba dhagax❤ kama daalo dhagaysiga heestan muddo 8 sano kadib caawa ayaan dib usoo booqday 8-6-2024 habeen sabti ah 4:44 AM in Mogadishu "oo ilaa salaadaan soojeed ku gaadhaa" Habeen walbo🙇‍♂️
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 5 жыл бұрын
Iyadoo canjalad ah baanu dhegaysan jirnay 1998 oo aroos yada ka qaadi jirnay Adduunyo😎
@abdullafm6274
@abdullafm6274 6 жыл бұрын
2018 ayan dawanaya hestan adigana
@sammoses8639
@sammoses8639 5 жыл бұрын
Abdull Afm anigaba Khadra dahir laba-dhagax Kabayare Fiska Kolba midbaan geestaa kk
@deeqohassan9182
@deeqohassan9182 5 жыл бұрын
2020 adigana
@abdirisakmuhani5341
@abdirisakmuhani5341 5 жыл бұрын
waa yeelkadaa
@axmedaar9993
@axmedaar9993 4 жыл бұрын
2019 Dee 😥😥😥🤣
@anasaxmed5764
@anasaxmed5764 4 жыл бұрын
Seynab laba dhagax heestan waxan dhagaysan jiray 2005 Wa xasuus walhi heesihii hore waa heeso qiira leh lkn 2019 heeso ma jiran wlhi raadiyo iyo canjal ayan ku dhagaysan jiray waayo waayo ciyaal shaleemo aaway dadkii hore like isaara
@user-hh2cr8gy3p
@user-hh2cr8gy3p 6 ай бұрын
4 sano kadib cawa dibaa u so raadaiyay. Gmail kan iga dhumay sawir keyga isaran 😢😢😢
@FahmiabdulleDhoore-rl7mm
@FahmiabdulleDhoore-rl7mm 10 ай бұрын
Heestan wa hes daren xambarsan heskan waxan ku dhageysan jiray hargeisa cawa waxan joga baladweyn oo an qarabo salan u tagay wa hes ad umiro macan ❤
@hassanbarkhadle8865
@hassanbarkhadle8865 2 жыл бұрын
Hada Waxaan heestan Ka dhageysanooyaa Karachi Pakistan Aniga iyo 3 asxaabteeyda ah playstation 5 aan dheeloonaa waxaan Jooganaa Samama Alikaar Iyo Sami iyo Abdirahiim Sandheere One love Somali Maryooleey 🇸🇴 🇵🇰 ❤️♥️
@moudane6529
@moudane6529 Жыл бұрын
Thé féminine version of Jubba .....her and Zahra Dawo......légends.....greetings from Djibouti
@hassenyasin7574
@hassenyasin7574 2 жыл бұрын
Still listening in 2022 from Djibouti big love zeynab 😍
@sjg87
@sjg87 7 жыл бұрын
Sinta iyo hadaan dhabar seeduhu isugu ool socod lama awoodeen❤❤❤
@abdalasaid9521
@abdalasaid9521 5 жыл бұрын
salma guul xaqiiq
@bukhaari2899
@bukhaari2899 5 жыл бұрын
Wlh sido kale way isku soo adeen 🤣🤣🤣
@redwanahmed4672
@redwanahmed4672 4 жыл бұрын
@@bukhaari2899 sax
@qumeiniahmed6437
@qumeiniahmed6437 5 ай бұрын
Am Here 2024 at Nairobi 🇰🇪 Heestan wxaa ibaray gawar wlshy aH anigoo Jigjiga joogo😊😊❤waqtigu wuu ordayaa ee fanka cibaadada kudara😊😊👍
@warsameabdimuse5561
@warsameabdimuse5561 5 жыл бұрын
2002 to 2018 it was years ago wlh still I remember maalin anoo dhagaysanayo heestan abtigay ayaa isoo kor istaagay radiyaha ayuu canjalada ka soo saaray wuuna iga jajabiye
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 5 жыл бұрын
Waxbaa lagugu dhigay kk
@mohamedawil5281
@mohamedawil5281 4 жыл бұрын
Waaa salow kalgacalkuye Ana ma ila Sara tagay Xasuus boqoradda codka saynab labo dhagax 2020th bishii 7 inta iga dambaysa liketa🙏
@AHMED_TIMO7
@AHMED_TIMO7 Күн бұрын
Axyaa! Heees ❤🎉 Waxan Dhegaysanaya 2024/7/16 Hben talado ah
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 5 жыл бұрын
Mansha Allah fananadan reer #jigjiga ❤️💙💚 caadi maha 😍😍 waayo waayo ayay isoo xasuusisay
@ibroozmohmet3931
@ibroozmohmet3931 5 жыл бұрын
M walliya waxaas
@myamuze469
@myamuze469 5 жыл бұрын
Wale heeso waa kuwi hore xigmaad midhana 2019))) yaa ilamida dhagsigeda😍
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
C.salaam jimmy musiciisa soomali qof kale oo tuma lama helayo😪
@user-zr8kg2xm5c
@user-zr8kg2xm5c 4 жыл бұрын
Ax walhi fanka manta cambulo galey ayow noqday hes wahesahi hore tariiq walhi allow anaga iyo igaba cfi fananinta ilen ayaga wey qadan anaga wa dhagesanaaa isma dhane allah ina wada cfiyo
@jamalawl5535
@jamalawl5535 Жыл бұрын
Welcome, This 2023 and we still lyssning this kind off master piece from Ji mmy 🙏👍
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 Жыл бұрын
Xaguuu udagdagayaa lasiii qaadkani
@PastosyasserPastos-td6cm
@PastosyasserPastos-td6cm Жыл бұрын
@@mohamudismael1046 London uk buu joga oo wali uu tuma aroski haybado ismail omar ayu jogayba Djibouti bro
@amiinwardi9650
@amiinwardi9650 5 жыл бұрын
I remember heestaan! Radio Panasonic 6 dhagaxlaa kudhegeysan jiray Hargeisa. 14 jir jaceyl helay baan ahaa.! Wali I love her- balse waa laqabaa- Nimco!😭
@mohamudnimcaan4275
@mohamudnimcaan4275 4 жыл бұрын
1999 or 2000 2009 or before flash usb or memory waayo waayo
@soomaalialike1835
@soomaalialike1835 7 жыл бұрын
aax aa waay jacayl muxuu laabtiyo qalbiaga gubay walahay markaan heesta maqlo qiiro jacylkii baa igu soo laban laabma ilmaa indhahayga soo istagata
@ayandahir255
@ayandahir255 7 жыл бұрын
walaal jacylku Waa xanuun
@omarsaeed1665
@omarsaeed1665 7 жыл бұрын
Ayan Dahir waa ruunta
@abdulog8461
@abdulog8461 7 жыл бұрын
Ayana rTnwwhvvsbabsbsabbw 1 Dahir ä7
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 6 жыл бұрын
musiga ridada dheere waxaa iska leh oo farihiisa dahabka ah ula dul tagat CABDISALAAN JIMMY
@omarismail1123
@omarismail1123 6 жыл бұрын
Abdirahman Mohamed 👍👍
@qaranraadis4419
@qaranraadis4419 6 жыл бұрын
Abdirahman Mohamed Heesaheeda oo idil ninkaas ayaa u tuma muusigada..
@abdirazakaden808
@abdirazakaden808 3 жыл бұрын
Jimmy macalin
@madadaalotv24
@madadaalotv24 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Shamso Cumar ayaa heestaan horay u qaaday " Waa salow kalgacalkuye"
@mubarakgambo9692
@mubarakgambo9692 6 жыл бұрын
Xasuus gaaro Ah Iyo deegaan xeebeedka Garacad Iyo 2007 Marna ma iloobo Safar ayaan ahaa Album ay kujirto heestan ayaa ka baxaayey baabuur kii aan wadanay wa mar aan Rabay in aan Burcad badeedii ku biiro anoo Arday ahaa
@yaasiinator9841
@yaasiinator9841 5 жыл бұрын
Mubarak Gambo benta weye zhpw
@santos6145
@santos6145 5 жыл бұрын
Mozambiig ayaa jog tay waqtigas kaape benta naga yareey
@mubarakgambo9692
@mubarakgambo9692 5 жыл бұрын
Inai Andu 2007 miyaa mozambique joogay masuul koleey ruux igaranaya Ayaa Tahay Ee wacade in aanan joogin sxb aad baan ku sallaamayaa
@mubarakgambo9692
@mubarakgambo9692 5 жыл бұрын
Yasiin atoor Atoor been ragg xasuus kuma galo masuul
@ahmedabdi7043
@ahmedabdi7043 5 жыл бұрын
Hooshaada iska wado meelkasta xaadir ayaa ka tahay sxb mcn nolow
@jamalabdul6249
@jamalabdul6249 2 жыл бұрын
Music iyo fanaan waa kuwii hore, still listening in 2022🎵
@lakiabdi
@lakiabdi 2 ай бұрын
Waxaan dhageeysanaya 2024 xasuus labo dhagax Holland Nederland Rotterdam ayeey nogu qaaday heestan waayo waayo
@abdilahiabdijama540
@abdilahiabdijama540 5 жыл бұрын
Xasuuus iyo xafadaydii kpp wixii reer kpp ah like isaara
@somalitoday4962
@somalitoday4962 4 жыл бұрын
Waqtiyo Nacalaa aabahaa ku yaal anoo 10sano jir 2004 heestaan studiyaasha maqli jiray maanta 2020 Cabdisalan jimmy koleey kaligiis tumimaa musigaan sheydaanbaa faraha kula jira
@zakariyeabdihamiid3059
@zakariyeabdihamiid3059 3 жыл бұрын
Hhh haaa cuke salad iyo fige
@somalitoday4962
@somalitoday4962 3 жыл бұрын
@@zakariyeabdihamiid3059 haa cuuke salaad fiigo allaha unaxaristo axmed ciise galadi
@kundiidahmed7615
@kundiidahmed7615 4 жыл бұрын
7,,aprl,,2020 heestaan waxey kamid thy Albunka dhaayo jecel hadii ad iga dambeyso liketa haka caajisin👍
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Fanaanada codkeeda mcn iyo Musica Jimmy ee mucjisadaa maxay isku soo baxeen❤️😍
@maxamedali9719
@maxamedali9719 4 жыл бұрын
Jacelka igu weyna waxu iso maray 2013/2014 lkn calafba ina kla waday iqro cumar Dahir farxad ku nolaw weliga hestan iyadan ku xasusta
@cumarcade8312
@cumarcade8312 4 жыл бұрын
Albumadan iyadoon la amaanin kaliya waxaa suuq gayn jirtey "cabdisalaan jimmy baa musica u tumaaya". Nin bartoo waxan dhamayay dheh.
@alishaxasan1783
@alishaxasan1783 6 жыл бұрын
AxLa Heez ano Yar maqli jiraY wllhie wazalow gaLkclkuYe ka xzuzn jiraY Mantana dwnaYa Ax Ya music pillhie 2018/9/11 inta iga daMpeYza like
@kingsolo3843
@kingsolo3843 4 жыл бұрын
Waligaaba cabdibille qaad radinaya oo galabki baardhere kasobaxay Ilaa gariley iyo weelcaday usocda maka dul dhagesatay xasuus 2006 😪
@user-tp7js8uf2y
@user-tp7js8uf2y 11 ай бұрын
Hadaa heestan dhageysaneyso waxa tahay qof fahansan miraha macan hada akhrisaan fadlan like mahad sanid dhageeysto yaal
@sandabaylodaybiiqay9691
@sandabaylodaybiiqay9691 4 жыл бұрын
Walaalkay cabdisalaan jimmy he is the best musicai nuradin
@muaydosama
@muaydosama 4 жыл бұрын
Naice song somali kaybord play is sooo gooooog ❤️❤️ from 🇸🇩 sudan
@yusufajama
@yusufajama 3 жыл бұрын
Abdisalan Jimmy is the 🐐 of somali musicians
@AyaanleBoy
@AyaanleBoy 5 ай бұрын
Fan baa waxaa uga danbaysay 2019
@Abdusamed_5
@Abdusamed_5 3 күн бұрын
Inta iga dambeyso like ha ii saaran 2024 🎉❤ Nolosha allaha idin macaaneeyo sxpyal🔥♥️👋
@mushtaaqdahir7279
@mushtaaqdahir7279 7 жыл бұрын
Ma xasuusto wakhtiga lkin anoo yar ayaan is leynay gabar kale oo iga rooneyd markasan is idhi uga ashkatoo wiil aan wax isku ahyn oo xafada naladagana wuxuu dhagaysanayay heestan imuusan soo kicin heeskan buu iga doortay hhhh omg I still remember
@mohamudsaidmohaa4828
@mohamudsaidmohaa4828 5 жыл бұрын
mushtaaq dahir wax lagaa door to way tahay sorry😂😂😂🤣🤣🤣
@abdikhalaqrashid3847
@abdikhalaqrashid3847 5 жыл бұрын
Ciyalnmadu xusus wacna
@GgGg-lz3vn
@GgGg-lz3vn 5 жыл бұрын
oky maxankudhahaa wllo
@sleppy-og9fr
@sleppy-og9fr 5 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀😀
@lusysatar3163
@lusysatar3163 4 жыл бұрын
😂😂😂😂🤣🤣🤣
@ghostshooter6242
@ghostshooter6242 2 жыл бұрын
Jimmy the greatest music producer ever in somali music legend wallahi
@abdirahmanmahamudomar5733
@abdirahmanmahamudomar5733 Жыл бұрын
555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555%5555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555%raasamaalka raasamaalka raasamaalka 50,000 55555555%555555555555555555555%5555%%raasamaalka 542,543 5555555555555555555555555555%5555555%e%%%raasamaalka I 5⁴a little too 5%
@abdirahmanmahamudomar5733
@abdirahmanmahamudomar5733 Жыл бұрын
544555
@abdisangaf8689
@abdisangaf8689 Жыл бұрын
@@abdirahmanmahamudomar5733 e5
@drriimh4709
@drriimh4709 Жыл бұрын
@@abdirahmanmahamudomar5733 walal asc
@daarali
@daarali Жыл бұрын
Abdisalaan Jimmy wuxuu ahaa amather level 30 sano ka bacdi walo masxkada dadka soomalida ah kama bjxin Dhalinyaradanimadaydii wxay ahayd wakhtigiii uugu fiicnaa ee jiil soomara akhlaaq ahaan iyo murti ahaan ba
@AmaalAbdilahi-yy9bv
@AmaalAbdilahi-yy9bv 9 ай бұрын
Saynab 2dhagax best voic wlhi Clsalan jimmy music dahabiya 25/9/2023 inta iga dambaysa like❤✌
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Heesta original keedi waxay ahayd. Ereyada: Abwan cabdi cali wayd Laxanka: Hassan aden samatar Codka: Shamso Cumar. inta ila garatay iyo imika ogatay liketa ha ila dhafina
@faysalhasan4712
@faysalhasan4712 3 жыл бұрын
wad mahadsantay somali faido leh ayaa tahay
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
@@faysalhasan4712 ada mudan brother. Sharafaka'llah
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Beentaa weeye abwaan kaneeco ama abwaan kaariye midkood baaleh sxb
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
@@mahaddirirgeesood9556 so hubso curadow
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
@@sultanhufane1051 sxb cabdi Cali wayd shamso Cumar hees uma samayn heesa heeda 3 abwaan baasameeyey maxamed Cali kaariye 1 kaneeco soofe rer baladweyne ahaa 2 xassan ganey
@umarahmed7500
@umarahmed7500 5 жыл бұрын
Who is listening 👂 2019 August??
@rodosaid389
@rodosaid389 4 жыл бұрын
Me
@ubahhassan3817
@ubahhassan3817 4 жыл бұрын
Me
@ikraamsaid7941
@ikraamsaid7941 4 жыл бұрын
omarza mohamed me
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
omarza mohamed maxaa ka kalay maxaa ka Shan iyo toban ah adiga
@khalifafarah2862
@khalifafarah2862 4 жыл бұрын
Me 2020
@thexaynoosh
@thexaynoosh 5 жыл бұрын
Sinta iyo haddaan dhabarka Seeduhu isugu ool, Socod lama awoodee. ♥️🌺
@wayahacusubofficialschanel7752
@wayahacusubofficialschanel7752 4 жыл бұрын
War ninku music macaana ma faraha lagaa gaalay Abdisalan jimmy dad waa dadki horee oo wlh blh ah
@abdullrahmanissa6622
@abdullrahmanissa6622 4 жыл бұрын
Qays Studio waa nin wax dhameeyey sxb
@axmedcali8645
@axmedcali8645 5 жыл бұрын
Cidlo ayaan ku dhagaysanayaa walibo jacelkaygi igu kacsantahay caawa ciil aduunyo February /02/2019....12:16 am
@maxamedsoomaali500
@maxamedsoomaali500 4 жыл бұрын
2020_ yaa daawanaya heestan waxan u malaynaya inay heesihii hore ka mid tahy
@user-qe2xn5yq7p
@user-qe2xn5yq7p Жыл бұрын
Heestantan yaa music 🎶 ga u tumay eedo saynab
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 4 жыл бұрын
Inaa safar qalo rabaa jecely Isku nqo Iso dociya ani Cilmi wato so laabto farxad Iso dociya jazaka Allah
@abdikadirmuhumed4470
@abdikadirmuhumed4470 5 жыл бұрын
Me from Kismaayo 2019
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
September 19/2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂😂😂😂
@cabdiibraahim8017
@cabdiibraahim8017 Жыл бұрын
14/6/2023 dadka dib usoo raadiyay hayso xusaan 🙏
@yusufsheikhahmed6697
@yusufsheikhahmed6697 4 жыл бұрын
Ax 14 April 2020 ba uso laabtey anigo jacelkeygi iga geriyootey 2 sano kahor nag kale ima muuqato allow ku naxariiso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Mohamedmobilestore
@Mohamedmobilestore 8 жыл бұрын
waaaaw I remember this album dhaayo jacayl it was 1997 what good memory very nice album I love saynab
@ababejama7505
@ababejama7505 4 жыл бұрын
the begining of this album was my marage night i used to enjoy these wonderful songs by proff abaadir long time golden memories saynab gabadha aashaqa she was very fantastic lady with golden voice that we will never for get you babe
@GeeljirePower
@GeeljirePower 2 жыл бұрын
Sii saxsaan baa xaaskada kuu waseesay somaha
@AhmedAhmed-du3qr
@AhmedAhmed-du3qr 2 жыл бұрын
@@GeeljirePower hhhh
@waydhacdaaastudio4381
@waydhacdaaastudio4381 4 жыл бұрын
2020 yaa daawnaya jacaylkaygii iigu horeeyey ayaaan udaari jiray like ku qabo waqtigaa hadaad xiisu uqabto sxkayow
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 жыл бұрын
saynab labo dhagax naaag uga fiican ma jirto kopi meeshey tahay bey dhigtaa viva saynab quruxley
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
2017 Ayn Dawaday Imikam Waxan Dawanyaa 2021 🤣🤍
@gabyaahoobiye316
@gabyaahoobiye316 6 жыл бұрын
Anay had a IGA hadlayaa wale yaa daawan
@sabahmohamud9390
@sabahmohamud9390 6 жыл бұрын
Xasuus weyn igu haysaa heestaan yiroow anoo jooga 1998 ayaan maqli jiiray i love it
@maxamedaxmed3889
@maxamedaxmed3889 8 ай бұрын
Islaantan maqaadid dee taa
@abdiraxmaanawil9708
@abdiraxmaanawil9708 5 жыл бұрын
wow!!hestan xasuus bey i galisey . waqti hore an ku qiyaasey 2008 ba kuwo iga waaweyn oowalalhey ah o iskugu ijra gabdho iyo wilal ah ba qol kuwada dhageysan jirey . ala mxey qolka iga ceriyeeen wan soo xasuustey 😎
@ahssansaas212
@ahssansaas212 5 жыл бұрын
One of my favorite songs am still enjoying this song 2019 new year morning
@qaranraadis4419
@qaranraadis4419 6 жыл бұрын
Naagta ugu qurux badan hadane ugu cod macaan ee beel weynta Duduble, Hawiye(HabarGidir adeerkood), ka soo jeedo waaye. #VivaSaynab
@kihalanekihalane6937
@kihalanekihalane6937 5 жыл бұрын
Walal qBiil wa ceeb hablaha Somali oo.idil wa qurxanyihn sanadyadan qabiil walaga gudbay ceeb
@qaranraadis4419
@qaranraadis4419 5 жыл бұрын
@@kihalanekihalane6937 Maxaa ku jaban hadii qabiilkeeda la sheego? Mida kale, hablaheena waa ay qurux badan yihiin ee waa ay kala quruxsan yihiin oo Saynab safka hore ayay kaga jirtaa!
@kihalanekihalane6937
@kihalanekihalane6937 5 жыл бұрын
@@qaranraadis4419 magacaga ayaaba wax kasta fasirayo ee ilahay ulaabo
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Hada aragto wa nixilahayd wa Bratislava
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 жыл бұрын
fadlan ila soo xiriiri c/salan jimmy abaal marin aan inaba caadi ahayn baanu uga haynaa machadka M.
@wizzfaizalinhowizzfaizalin9428
@wizzfaizalinhowizzfaizalin9428 Жыл бұрын
waa malin jawiga ii Dagan yahay 30/8/22 Ayan dhageysanayaa insha allh hadii uu waqtiga isamaxo qoralkega dib waa u aqrin donaa
@yazzyyazz8883
@yazzyyazz8883 5 жыл бұрын
she is too beautifull wallah😍😭 2019 still u r my fav💋💋💕
Hoga Tusaale - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
7:47
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 678 М.
Rucubta Naasaha - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
7:19
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 810 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 21 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 19 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,8 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 101 МЛН
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,3 МЛН
Alam Dheh - Cabdijabaar Alkhaliiji - Muusig Cabdisalaan Jimmy
4:26
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 3,3 МЛН
Saynab laba dhagax | hoga tusaale
7:47
Jaylaani Nuur
Рет қаралды 66 М.
NACABKAY HA IIJABIN (SAYNAB CIGE) HEES MACAAN HCTV
7:45
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,5 МЛН
Rucubta Naasaha
7:19
Release - Topic
Рет қаралды 93 М.
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
Waan daalee - Maxamed Saleebaan Tubeec - Muusig Cabdisalaan Jimmy
4:48
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 3,8 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 340 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,1 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 2,7 МЛН