Adaa adaa igu bilaabay | cabdirisaaq raambo iyo aniso mahdi lyrics ceero mohutt

  Рет қаралды 864,925

Amiirka Cas

Amiirka Cas

Күн бұрын

Пікірлер: 325
@Qayrkiis-Raac
@Qayrkiis-Raac 3 жыл бұрын
Waxaa igu danbaysay heestaas 2013 wakhti habeen ay tahay waliba aan safar ahaa ayaa heestaa Gariga laga shiday dur baba waxan bilaabay inaan hurdada kakaco sababtoo ah heestaas waxay iso xasuusisay gabadh aan jeclaa mudo bdn aan jeclaa hdana aan isfahmin markaan katagayna dib ayey iga soo jeclaatay ana wakhtigaas nolosheda ayaan iska xiray lkn hda ayada waa marwo alle ha barakeeyo 👏
@Walhad
@Walhad 3 жыл бұрын
Nzpkaagah waax heli lpH
@aziez2011
@aziez2011 3 жыл бұрын
😂
@axmedxasanaxmed9845
@axmedxasanaxmed9845 2 жыл бұрын
Sheekoyinka nocan cml qiiro io jawi kle igaliyan lph
@hafsalula9989
@hafsalula9989 2 жыл бұрын
Calafkaa aya shaqeyni markista walhi sry muxamud siimka
@faadumoyaasiin1428
@faadumoyaasiin1428 Жыл бұрын
Calafku waa cajiib huno heestan waca bn dhagaysanayey
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaam🥰🥰🥰🥰
@ibrahimadanabdi4870
@ibrahimadanabdi4870 Жыл бұрын
SCW❤
@Walhad
@Walhad 10 ай бұрын
Scw scw scw
@Rayaanhassan12
@Rayaanhassan12 6 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@gatihassan1371
@gatihassan1371 4 ай бұрын
Swc scw scw
@xanfar11
@xanfar11 2 жыл бұрын
Heestan waxey ii ledahay xasuus qali ah gabadh aan isku Galas ahen ayaa iso dirtay iyadoo qoral ah ana gabadha ma jaclen kadib mar an kulanay ayay talefankeda iga dartay kadib halkii ayuu xariikanagi ka biloowday ilaahay amarkii ismanan calfaan gabadhi hada 3 caruur ah ayaa u joogta alle ha u barakeeyo ciyaalka hamdi Ali qof ka wanasan bad aheed cimri dher iyo cafimad ayan ku Rajeynaya abayo qaali 😍😍👏
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Calafku waa balaayo
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@siciidyusuf2063
@siciidyusuf2063 3 жыл бұрын
Hees xasuus dheer igu leh runtii meeshii iyo xiligii ugu horeysey ee aan daawado waan xasuustaa 2021 bisha 7aad cidii iga damaysa ee daawata like ta ha hilmaamin
@bilandeeqa1928
@bilandeeqa1928 2 жыл бұрын
Ax yaa wy 🥰
@salmansiciid9400
@salmansiciid9400 Жыл бұрын
Back to 2010 wxaan xasuustaa anoo hbeen aan daawanayey worl cup ciyaartii germany 0 vs spain 1 hbeen kaas heestaan dhagaysanayey after 13yrs still listening cajiip❤😊
@Wearesomali
@Wearesomali 11 ай бұрын
Semifinalkii world cupka muu ahaa waxaan xasuustaa anoo yar oo xaafada ciyaarta laga daawanayo oo doonaya inaan ciyaarta daawado lakin kolba tvga hortiisa ayaan ku gam'ayay 😂 Puyol ayaa dhaliyay goolkaas hadaanan qaldanayn
@dholayare2159
@dholayare2159 8 ай бұрын
​​@@Wearesomali Waa sax zxp semi-final finalkii bay ahyd puyol baa kadhaliyey ❤
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 Жыл бұрын
Heestaan waxaan ka dhagaysan jiraye radio 📻 memory ku jiro baadiye ayana ku noola 12 ago ayayna ahayd xasuus qali ah baadiye waa jamacad aan nasiib loo wada helin waxana ka dhaxlay ad adayg xishood waaayo arag nimo garasho dheeraad ah AlxamDulilAAH
@BaHaLoSS
@BaHaLoSS 8 ай бұрын
Noloshu way soconaysaa dhalinta gaar ahaan ragooow guul baan idin rajaynayaa meel walba
@mubashirmuhammad4440
@mubashirmuhammad4440 8 ай бұрын
Sido kale lph guulayzo wakhtigu wa iska adag yahay ilahay hayno fududeeyo
@HaajiGuutaalle
@HaajiGuutaalle 5 ай бұрын
Aad io aad sxP noloshU wAa ceyn ba ceeyn wqtiga aan fariinTa qorayO roondO ayAan lug danbeedinayAa kwrN anigOo raaxO helikarO ayaan qori io Boosh garÀrsanahY maalin baanse kabexeynaa i.a sxp guuleySo I.a
@BaHaLoSS
@BaHaLoSS 4 ай бұрын
@@HaajiGuutaalle long life brother❤️‍🩹
@mohamedabdisalaam1563
@mohamedabdisalaam1563 Жыл бұрын
Codka gabadha waa soo heart touching😢❤
@bilecali4616
@bilecali4616 2 жыл бұрын
Waa taxisiile iminka fanaan raanboo waqti muxu marba meel ku dhigayaa Abwaankii heesta sameyayna waa macalim Gabadhii loo sameyayna waa dhimatay rabi ha unaxaristo
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Aamin aamin aamin
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 Жыл бұрын
Aabal taariikhda naga daba gee
@MahamedAhmed12aad
@MahamedAhmed12aad 5 ай бұрын
Waa Kuma sameeyey
@Ayuobbile
@Ayuobbile Жыл бұрын
Alla heestaan caawa aa iigu horeeso inaa maqlo waxeyna isooxasuusisay beri aan yaraa oo aan joogay galgaduud siiba deg mada ceelbuur baadiye heeda anoo joogo ayaan waxa jeclaaday geber aanu deris eheen oo la dhihi jiray idil faarax tiire maanta waa marwo adaa kuusalaamaa idil❤ i mis you 😢
@sacdiya1876
@sacdiya1876 Жыл бұрын
Waryaa qoftaas walasheey waaye 😂. Ileen jeceel ayba jileysay. Hada anaa joogo cml
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 Жыл бұрын
​@@sacdiya1876kkkkk musiibo bun hadii la waayo bedelkiisa aala helaa ee ninkaan ka booga dhay wxii walaasha ku sameysay kkkkkkk😂😂😂😂
@dholayare2159
@dholayare2159 8 ай бұрын
Wlhia wakhtigu waa balaayo 2010 baan heestaan iigu horaysay maqalkeeda oo hda laga joogo 14years ago saasoo ay tahay wkhtiga intaa leeg gooruu idhaafay inaanan ugaranayn cajiip ❤
@suhaybcaano7895
@suhaybcaano7895 6 күн бұрын
Heestan waxan dhagaysanayaa 2025kii bishii 1aad xasuus 2016 gabadhii aan u qaadi jiray maanta meel ay ku suganthy ma aqaan waxan leeyahay wll hadad nooshahay nolol sare hadad geeriyotayna janadii farsawsa kugu duceeyay😢😢so sad
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 2 күн бұрын
Old is gold heestan markii igu horaysay aan maqlo waxay ahayd 2012 waxayna ka baxaysay macmacaan aan islahaa aad ka nuso saacaysid anoo school ka imaaday maalintii wixii ka dambaysay heestan hadaan mobil jaanis ku helo waan dhageysan jiray aad baan u jeclaa dhagaysigeeda cawa anigoo murqaamayo bay iga soo hor baxday fursad aan comment ku bixiyo cawa ayaan u helay”.❤
@barwaqomoh264
@barwaqomoh264 2 жыл бұрын
Xasuus wlhi ilhow dadki aan bariga heestan wada dhagsyan jirnay nabad qab isku kaya Tus yaa Rabi 😭2011kii wakhti tagay
@abdurahmanalimohamed7011
@abdurahmanalimohamed7011 8 ай бұрын
Wagaas ayaa igu horaysay oo anmaqlay heestan anoo 9 sano jira mantana 22 jir ahay waqtigu wayuhu xasuusaha qaybtood hadaynan ilaawin waynu udhiman lahayn
@AkramMohamed-q2h
@AkramMohamed-q2h 20 күн бұрын
2025 dageesanayaa 😂😂😂
@abdrahmanadam6268
@abdrahmanadam6268 4 ай бұрын
Waa markii iigu horeysay aan maqla heestaan waxana lajogaa 2024 ayaa dhamad ah
@samsamadam9641
@samsamadam9641 4 ай бұрын
Me too sanadkan 2024 ba iigu horeysa waliba clip oomar ban ku arkay markaasan so raadshay waaba heesan caadi ahayn heersare 😂❤
@hakimdahir
@hakimdahir 2 ай бұрын
@@samsamadam9641inta shegtey isku mid kanahay😁 waqti ku kala duwanahy un oo bil baan ka dambeya
@DiiniWalal
@DiiniWalal 2 ай бұрын
Maad yartahy zhp 2014 dhegysan jiree
@fowziabdirahman9164
@fowziabdirahman9164 Ай бұрын
2010 baan ku qayili jiray, inkastoo 8 sano aan daroogadaas soo moogahay😊😊
@daahirneero4553
@daahirneero4553 Жыл бұрын
Comments ka waan aqriyay dadka soo qoray dhan waa reer baadiyo ama hajoogo tuulo ama baadiyaha fog ee xoolaha iyo beeraha waxeyna badanaa sheegen nolosha saxda ah ee taal badiyha iyo tacliinta ey kusoo qaateen nolosha miiya taal waxaa hubaal ah ani nafteyda inaan heer badiyo ah kuna faaiiday waxbadan oo nolosha kamid ah dadka Commentgan aqrin doono ee ubadan dhalinta soomaliyeed guuleysta isna garab qabta ama gabar ahaw ama wiil ahaw is garab qabta oo ciil habadin qof walalkaa ah ama Walshaa ah waxaan idin leeyahy ubadkiina noloshooda haka meyrin nolosha baadiyaha waayo waxey uyeeleysaa tayo wax ku ool ah wabillahi tofiiq
@Ayuobbile
@Ayuobbile Жыл бұрын
Thanks wll❤
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 Жыл бұрын
Salaan sarre masuul
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 4 ай бұрын
Fariintaada ayaa isoo jiidatay waana talo qiimo badan mahasanid wll
@IndhauronInadahir
@IndhauronInadahir 10 ай бұрын
Hesstaan safar aan kusoo dhegeystey ila hda wan jecelhy cadale quruxaa kusoo xasuustaa❤❤
@Ajlee71
@Ajlee71 2 жыл бұрын
Jacaylku berigii hore ayuu mcnaa wlhy ciyaalnimo aadan waxba haysan Oo misana gabar reerood Aad isjeclaataan Oo hadba luuq Aad habeenki ku cawaysaan 😢😢 28/09/2022 bn sooraadiyay heestan hada jacayl kale ayaa iwata ilahy hay sahlo 😢
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Markaa kan hadda ku haya waxba hadduuna ahayn muxuu kuu helay bro
@Walhad
@Walhad 2 жыл бұрын
Alle hkuu sahlo
@KowtherXassan
@KowtherXassan Жыл бұрын
😂😂
@KowtherXassan
@KowtherXassan Жыл бұрын
Alle haku sahlo
@abdrahmanadam6268
@abdrahmanadam6268 5 ай бұрын
Sax waye jaceeylka waa wax jira ❤ aniga hal mar ayuu igalay jaceylka lashega markina baad iyo biya waay igadagi wayeen haben iyo malin ayaanba hurdi waay ilaa aan kala kulma gabadhii aan jeclaay balse nasiib dari waxaay ii soqortay warqad aay ku qorned in aay iigabaxday jaceylkii aan uqabay ee aan lahaa aad lawadagtid mustaqbal waxaan laqandhanaa in muda ah heer waxaay igarsiisay in aan baad iyo biya iga dagi wayen nasiib dara gabadhii waxaay igaracday nin ayada dhali kara oo aan islee jaga uu hayay iyo dhaqala ayaay ugu xilqtay ninkaas oo markaas ahaay masuul koox urar diimed ah masuul u ahaay aniga oo arday ah wali wax barta ayaan uqaday jacel balse ❤ waan waay qofti sore ❤malintaas kadib waxaan iska galay jawi rabitan in aan ku guursada 😅 sidaas darted hada waxaan baadi goob ugu jira in aan hela gabar aan bal lashekeysta in aan jacel qadi kara tijabiya ❤
@leezilla9168
@leezilla9168 3 ай бұрын
Anigo mirqaansaa ayaan geesha burco jooga ayaan maaqlay.. Allah xaaxuus
@AbdibasidMohamed-uf4wv
@AbdibasidMohamed-uf4wv 28 күн бұрын
Ana hada anoo miiroo cunaya dhageysanaya
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Ax yaa hees anoo yar 7 sanno jira ah 2010 kii ayaan ka maqli jiray gabadh noo shaqayn jirtay (ugaaso ) intan ayaan ka salaamaya run ahaantii maanta ayaan soo raadiyay anoo jira 19 sanno oo jacaylka heestu ay ka hadlayso og cajiib 😭🥺
@adenyussuf5344
@adenyussuf5344 Ай бұрын
Listening from GAZA town in northern kenya. Neighbouring the horn of Africa somalia.
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 Жыл бұрын
11-12 sano ka hor ayaan aroos tagay waagaas oo aan qof yar ahaa oo qalbigisu nugul yahay waan xasuusta inan booqasho ku joogtay xafad noo dhow oo aanu maalmahaaba dusha iska salamaynay balse aanan waxba dareensanayn ayaa ka qaaday arooski. Marka ayay wax igaleen ka bacdi waanu is waraysanay waxayna ishegtay laynkii xaafadooda numberkisa igaso wac ayay tidhi balse wuuba iga lumay barigii danbe ayay soo noqotay balse waan maqnaa. Waxayna is barteen wllky. Wayna is guursadeen. Alle ha barakeeyo iyada iyo caruurtedaba dumo. Xasuus heestan ayaan markan arkoba kuguso xasuusta
@Raathiya17
@Raathiya17 Жыл бұрын
Calafku waashay cajiba wllhi
@Abdullahgii
@Abdullahgii 15 күн бұрын
Waa habeen Taalado ay so galeyso, Taarikhduna aytahay 07/01/2025, Gololey 4street, Islii, Nairobi🇰🇪 kudhageesanaya. Old is gold😊.
@OBOOSS
@OBOOSS 7 ай бұрын
20 24/6 /16 / malin ciid arafo ah weeyan 😢 anigo ciyaala ayan aroos jaarkayaga ah kamaqli jiray galabti markan adhiga sohoyo goobtu waxay ahayd banka jigjiga meel ladhoho camadhle cawana waxan jooga jooga xero qoxooti okutala yugaandha halkasoon rabo inan ka dhoofo ila yurub insha allah bisha 9 sagalad jigjiga wan uxiisay waxa igu dam baysay 20 17 reer jigjiga ciid mupaark dhulki hooyo ❤❤
@ncm9871
@ncm9871 7 ай бұрын
Ciid wanagsan wll inkston reer jigjiga ahayn❤
@JabaneRomatic
@JabaneRomatic 5 ай бұрын
Shrfy qalbigaan kaa slmy si gaar ah run ahaantii waxaan kaa dareemaya in aad thy gabar waayo arag ah si fiicana dadka ula dhaqanta xushmad badan. Heestan dhabtii waxaan aad ugu xasuusta 9sano ka hor mar aan safar ahaa. Dadka inta is jecel iyo inta is calmandoontaba. Ha ku dadaalan jcylka runtii. Gabadhii aan jeclaa wakhitigaas waxaa na kala qariyay siyaabo badan hadana waa la guursady sadex caruur ah bay leedahy alleh ha xiftiyo. Hadana waxaan kula jooga dalka uganda ❤❤
@SalahMohamedAdam
@SalahMohamedAdam 3 ай бұрын
bixi meysid insha allaah
@roukiyaalidjama7141
@roukiyaalidjama7141 Ай бұрын
Xasid nimadu ma fcno uduce wallkebe😢😢​@@SalahMohamedAdam
@DahaboXasan-z5w
@DahaboXasan-z5w Жыл бұрын
Runti jacelka waa xanuun waxasa ka xanun badan qiyanada😮😢😢
@mukhtaryare7765
@mukhtaryare7765 3 жыл бұрын
Heesta markaa soo xasuusto jacykaygi horaan tabaa gacalisadaydi a miss you bbe mcn isoo noqo😭😭
@axmedxasanaxmed9845
@axmedxasanaxmed9845 2 жыл бұрын
Hhhh i.a bro cde
@MaxamedCali-j7u
@MaxamedCali-j7u Жыл бұрын
Wallahi hada waxan jira 18 hees aan dhagaysto ama ka helo waatii iigu horaysay anoo malcaamad dhigta oo 8 jir ah baa sameecad yar oo erafoon lagu dhagaysan jiray ayaan intaan suuliga macalinka uga fasax qaato kusoo dhegaysan jiray😊😢😮 Hadad 2024 dib ugu soo laabatya like hayla dhaafin wll ama zxp😢😮
@abdurahmanalimohamed7011
@abdurahmanalimohamed7011 8 ай бұрын
Kula mid ahay anoo yar 9 jira ayaa waxa dhagysan jirtay gbadh ,isku xfd ahyn xasuus ayn gala
@MohamedMuuse-v3w
@MohamedMuuse-v3w Ай бұрын
Legend ana 12 sano ka hor baan maqlay oo aan maalin dhan ku ceshanayay waliba cajalad bay ahayd
@Wearesomali
@Wearesomali 11 ай бұрын
Cabdirisaaq Rambo tolow imika yaa meel ku sheega
@CabdisamadCismaan-xj5gm
@CabdisamadCismaan-xj5gm 10 ай бұрын
Burco ayuu joogaa
@AbdaleAhmed-jx3yx
@AbdaleAhmed-jx3yx Жыл бұрын
BawdaYe Yeedhmadaa maku biimaY Qayladaa😢😢 heart touching
@jrawale
@jrawale 7 ай бұрын
" Heestan Hadii macalaa bilaa Music tahay Danbi maaha " 🎙Stil I listening 🎶🙈
@ahmedmohamedmohamoud415
@ahmedmohamedmohamoud415 2 жыл бұрын
Igadaaa bilaawaha anigu wan badbaadee Dhiiqo cagaha ha ii gelin weeeye
@hanaialie4470
@hanaialie4470 2 жыл бұрын
Hhhhh wa iga qoslise 😅😂
@ahmedmohamedmohamoud415
@ahmedmohamedmohamoud415 2 жыл бұрын
@@hanaialie4470 wa sidu hadalka u waday 🤗
@mohamedwarsameproduction2851
@mohamedwarsameproduction2851 2 жыл бұрын
Markii igu horeysay heestan qiyaastii 2014 umalyn markaas OO aan ku sugnaa howdka gobolka Sool region... OO aan ka dhagysan jiray taleefan yar OO niicle ah......waayo waayo maanta OO ah 29/12/2022 ayaan meel ka maqlay Kampala 🇺🇬 UGANDA ku taal.
@zaliimxigmaawi9499
@zaliimxigmaawi9499 Ай бұрын
Dhamaadka 2024 bisha 11 aad hadaa iga danbeyso waan ku salaanay
@mohaaupdy6060
@mohaaupdy6060 3 жыл бұрын
Waxan dhageysan jiray 2012 xiligas oo an dhigan jiray primary school weliba markas waxan biyo kasoo dhhamin jiray mel 7km ujirta mesha an joogay kadib wadada ayan ku dhegeesan jiray anga iyo asxabteydha kale....
@Walhad
@Walhad 3 жыл бұрын
Nio lph meesha magaceed
@saacidcabdi9709
@saacidcabdi9709 5 ай бұрын
Heestaan safar ayaan ku dhagaystay gaari caasi ah ayaa laga shiday muqdisho to cadaado 2013 ax waqti Bay ahayd😮
@hamzedalaayoh4187
@hamzedalaayoh4187 Жыл бұрын
heestii ugu horaysay een nololshayda maqlay ee aan qaybay
@DiiniWalal
@DiiniWalal 2 ай бұрын
Heestan xasuus gaara ayay igu leedahay waagii 2013_2014 ayaam dhegaysan jiray anigo waagaa caruur ahaa waxaana aan raaci jiray maqal ama adhiga dhashiisah waxa aan heestan iyo kuwa kale oo badan ka dhegaysan jiray walalkay maxamed moobil uu lahaa oo la odhan jira qadaafi welibah memerogiisa aad baan u salaamayaah walalkay maxamed oo waayuhu nakala.fogeeyeen runtii xasuusaa qaar lama tirtiri karo wax kastaba ha dhacaaane. Caawanah taariikhdu waa 8/11/2024 November ensha allah 13ka bishan waxa dhci doona doorashada dalka somalinad taas oo aan qaybka ahay qaban qaabiyayaasha dorashadaa. Macasalaama sasxiibayaal
@sakariyeabdu7739
@sakariyeabdu7739 2 жыл бұрын
Heestan waa hees xazuuz bdn igu leh anigoo Safar oo gaari nooha oo speed ah wada oo Safar u ah jig jiga kana baxaya glkcyo waqti ay thy 13/1/2007 habeenimo ilaa 6fiidnimo ayaa heestaan soo gashay markaaza gabadha hadda murwada ii ah iyo gabar kle jeclaadeen siddii ayaa heestii Ku bartay history
@shorts.2244
@shorts.2244 2 жыл бұрын
Bariga ma iyada nooho jirtaypa apti pl hupzo😂😂😂
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 2 жыл бұрын
2017 baa malaha ka wadaa 2007 NOAHana inama soo gaarin heestanina masoo bixin
@muhiyadiin9624
@muhiyadiin9624 Жыл бұрын
​@@shorts.2244 vartii aduunka u waynayd weeye somah 😂
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 Жыл бұрын
Var Kaadhka huruuda ayaad qabtaa😂
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 Жыл бұрын
@@shorts.2244 var ku dhiigle
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 Ай бұрын
Heestaan waxaan ku xusuustaa sannadkii 2011kii ayaa reerkayaga oo degan meel tuulo ah oo Garowe ku dhow baan kasoo tagay maadaama tuuladu aysan dugsi sare lahayn, Garowe baan dugsi sare ka dhigan jiray, khamiista iyo jimcahana tuuladaan soo aadi jiray, waad garanaysaa arday xaaladiisa, markaan tuulada kasoo tagayno waxaan tagi jirnay kontaroolka magaalada oo askarta ayaa baabuur nagusoo dari jirtay, maalintii dambe ayaa waxaan soo raacay nin oday ah oo gaari Surf ah oo guduudan wata, gaarigaas oo waagaas aad loo jeclaa, odaygu wuxuu dhagaysanayay Memory heesta Xasan Aadan ee "Balanbaalis Qalima leh" anna waagaas qaraamiga ma jeclayn, markay dhammaato baa waxaa soo gasha heestaan oo waagaaa cusbayd aadna loo jeclaa, markay soo gasho oo aan farxo ayuu ku celiyaa Tii Xasan Aadan saa anigii ciil, odaygu marka wuu mirqaansanaa, markaan meel dhexe marayno buu inta igusoo jeensaday yiri, Qaraamiga kawrn saan iri adeer ma dhagaysto suu Heestaan buu sii daayay, anigii markuu ila hadlay baa il ii baxday say markay dhamaataba waxaan dhahaa adeer kusoo celi, markiiba waxaan arkay annagoo magaalada dhex marayna Qisadaas baaan heestaas kusoo xusuustaa 2009, 2010 iyo 2011 waxay ahayd heesihii loogu dhagaysiga badnaa. Waayo waayo iyo waayo qurux badan oo tagay.
@sawdodhagoole7332
@sawdodhagoole7332 Жыл бұрын
Heestan waxa ii qadi jirtay wllshay fadumo caydid aad ban u jeclan ilmo sideed jir ah 2011 ayado dhagestana wagasa igu danbesay alx manta dhagesanaya anigo naag wayn oo marwa ah alx ilahayba mahad o dhan u sugnatay
@ebhead101
@ebhead101 Ай бұрын
Hees xasuus dheer igu leh waxaan degmada bilicda ee sheikh ku dhagaysan jirtay inan nala joogi jirtey oo walashay saaxiib ahaayeeen anigoo meelaha 6-7 sanno jira.
@DeeqaCali-l1j
@DeeqaCali-l1j Жыл бұрын
2024 yaaa dawanaya😊
@mohabuuni8593
@mohabuuni8593 8 ай бұрын
Me
@galduurmedia4521
@galduurmedia4521 4 ай бұрын
Heestani waxay isoo xasuusi say gabadh uraag(gurega) ahayd oon jeclaa❤
@khaalidrambo
@khaalidrambo Жыл бұрын
6:29 codkaasi waxkale❤❤❤
@cizzemohamed9630
@cizzemohamed9630 2 жыл бұрын
Waa wakhti aan yara baa xasuustaa 2011 schoolka dugsiga dhexe 8 ba aha ba dhagaysan jirey telefan formii la oran jirey telkii iigu horeeyey ee aan qaato xazuuz
@wacan698
@wacan698 9 ай бұрын
Waa markaan schoolka bilaabay 2011😂❤
@cizzemohamed9630
@cizzemohamed9630 9 ай бұрын
@@wacan698 waa yar tahye wll
@Dheeli-tir
@Dheeli-tir Ай бұрын
Markii iigu horaysay ee aan dhagaysto heestan waxay ahayd 2007 kii miiban jagay birigaa xiiso iyo xasuus miishii way ii sii sawirantahay
@abshirshariif9498
@abshirshariif9498 Жыл бұрын
Heestaas xasuus 2010kii old is Gold😢
@user-Abdulqadir_03
@user-Abdulqadir_03 Жыл бұрын
Hestan 2020 maqle gbr mrka ii jecleyd aya dageysan jirte oo sidas Ku maqle aniga wax dareen Uma hayin Mna Rabin ina uu qado sbbto ah mesha AS Ka talisa in laigu ogado Ka baqaye ayadana waxey umaleyneyse ina Ku dadinayo Ka dib marka an kaso tagey aya jeclade waqigasna MLA hadlin Karin Ka dib HAL sano wala gursade hda wa marwo lagu qabo Johannesburg 😢
@Abdiasis18
@Abdiasis18 Жыл бұрын
3/10/20203 Salaasa Wan salaama inta iga danbeysa 👋
@cabdulaahidhuub9344
@cabdulaahidhuub9344 Жыл бұрын
Wlllhi heesantu xasuus ayay igu ledahy waxan jogay markan dhageysan jiray badiye walib galagaduud. Waxan so boqday 30/72023
@abdiwaliashir5674
@abdiwaliashir5674 11 ай бұрын
Xasuus ayay ileedahay heestani Markaan maqlana Runtii waxyaabo badan ayaa i sawirma Maanta na waxan dhagaysan hayaa Tarikhda 11/12024 Sacaduna tagay 11:38am
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
Suaal qabaa aniga naag mark radiyo ma helo lkn aniga Ka quustay ayaay helaa sababta maxaa wyae jawaab ayaya raabaa waa mahadsanid tahay Hadii akhriiday
@Walhad
@Walhad 2 жыл бұрын
Dheeman baa thy hys yareeyn🤞🤞
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
@@Walhad aniaga diyaar ahay lana hadal waxay arkaya iyada labo naagod iyimaaden jacayl dhabteeda kuso fariisteen la soco waqtigaas maskaxdo waxyaabo kale mashquulsana Hadii raadiyo jawaabta diid mo weyaan waxay Ku jawabaan Maya ,kkkkk kkk # waxa jirta baahi qof Marka shayga dhareer Ka yimaada waxa shayga si aad ugu baaxato badan ma helaysid kkk
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
@@abdiasiisklarabdiasisklar8597 dunida ayaa sidaa ku dhisan
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
@@maxamedcumar9391 dunida adiga wax baahna oo baahi qabin miyad si fudud walahay aniga waxa arkay naago aad qurux ayaa waxa qaba nin aan qalmin dhanka jirka muqaal qof iyo dhaqaalo lacagta haysto
@hanuush6787
@hanuush6787 Жыл бұрын
​​@@abdiasiisklarabdiasisklar8597day wax ka khaldanyihin gabar kasta raadiso hadad helin teda kle aduunka ku dhisan qofki aan la rabin marki hore in dib lo jeclaado oo kaaga danbeeyo
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 Ай бұрын
Labada fanan ee heesta wadaqadaya mar la arag ayay ahaayee dib looma arag hees danbana may qaadin laba hobal cod macaan ayay ahaayeen
@abdullahisomali3932
@abdullahisomali3932 2 ай бұрын
6:nov:2024 4:13 ayaan soo booqday 😂😂 dadka iga danbeeyooow soo shita😂
@DiiniWalal
@DiiniWalal 2 ай бұрын
7 November ayaan dhegysanayaah laaan.dheere
@sacdiya1876
@sacdiya1876 Жыл бұрын
Heestan wxaa aan dhegeysan jiray 2009 xiligas 14 jir ayaan Ahaa . Hargeysa ayaan ku noolaa, wiilka Deriska ayaan gaadgaadi jiray. Balaayaa reer woqooyi gaad gaadi jirtay 😂😂. Afsomliga ayaaba ku dhib qabnay.
@chitopaz252
@chitopaz252 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 Жыл бұрын
Imika reer ma leedahay
@ismaaciilcali2731
@ismaaciilcali2731 Жыл бұрын
Heestaan waxaa iigu horeysay aniga oo xitaa aan taarikh garaneyb balse aan kuqiyaasay 2013 xasuus waayo waayo cajiib
@FaisoDhakuul-yx5ho
@FaisoDhakuul-yx5ho Жыл бұрын
Hadaan So Bararugey ku Bahday Mantee Mohamed😢💔
@apdiqaazim2728
@apdiqaazim2728 Жыл бұрын
Anoo 9 jir ah ayaan wiilal waaweyn oo walaaladey ah iyo adeerkey (cabdirashiid) geela dhexsiisa ku dhageysan jirney maanta baan KZbin kusoo qorey anoo 18 jir ah maxey hees dhaaftey❤
@safiamoalim9236
@safiamoalim9236 Жыл бұрын
Waxaa galay xasuus 2013 waxii kadambeyey wax walbo wey is badaleen nolasheyda inaa faraxsanahay iyo in kle magaranaayo lkn waxaa ogahay guurkakeyga kahor inaa aaad u faraxsanaa jifay hada caruurteyda ayaa ii farxad eh alx 💔👩‍❤️‍👨💔
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 4 ай бұрын
Dhib maleh caruurtada wax walba ku ilow ❤❤❤
@_wll____
@_wll____ 20 күн бұрын
Adaaaa adaaaa😂😂😂
@farhanahmed7500
@farhanahmed7500 2 жыл бұрын
Heestan anigoo yar bay soo baxday waxaan ku xasuusta saaxiibkay oo iga waynaa ayaa dhagaysan jiray 2011 waana sanadkii lay guday ama lay xalaaleeyay xasuustaas igama baxdo😭😭😭
@cagaetyon8849
@cagaetyon8849 Жыл бұрын
Heesta waxa la sameeyay 2002 waxaana la qaaday 2003😢
@bilyaminmousa2967
@bilyaminmousa2967 Жыл бұрын
Wlh wn qoslay😂😂😂
@XaawoCadey-fw2pr
@XaawoCadey-fw2pr Жыл бұрын
Waa run Waan la qiirooday
@wildaanabdirahmanofficial6682
@wildaanabdirahmanofficial6682 2 ай бұрын
Markaan Baahi Ku qabay Ku bandhigey Jaceylkee Waadigii I baalmare Iska Dhigay Bir aan jabin " Bilaa Wajinimo Ka weyn Miyaa Jirta taas " 😂 15_11_2024 Wali Dhageysiga Heestan Kama daalin 😊 Habeen xasuus leh iyo Degmaddii Sallaxley 💯❣😎
@AbdirahmaanJibrilHassan
@AbdirahmaanJibrilHassan 7 ай бұрын
Hes waxa an dhageysannoo waa galap ey triikhdu tahy 17 jun 2024 in iga dan beyso likta ha ila dhafin❤🥰
@ncm9871
@ncm9871 7 ай бұрын
Wan kaa danbeynaa😅😊
@mohamedfarmajo8771
@mohamedfarmajo8771 Жыл бұрын
Habeen arbaco sogalayso 17/05/2023 1:19 habenimo Galkacyo Gurigahoyaday ban dayrkiisa jiifku iyaal ❤👋 Nabad ahaada heesta waayo wayan u dhagaysane jcyl uma dhagaysanayo
@hibaqibnuwacdi9298
@hibaqibnuwacdi9298 Жыл бұрын
2017sanadki iku muruga bdhanayd 😭😭
@kowsarcabdi3702
@kowsarcabdi3702 Жыл бұрын
Heestaan xasuus ayay igu lee dahay aniga iyo hooyo iyo abaayo safar Ana ko ku jirno waxay ka shiid need garigan ku safrenay waaxa dhagesan jiray gariish boga mar walibo ka dhamato wuu ku soceshan jiray wale waxaan u soconay meel la dhaho baxdo bilan waxan ka bax nay xamar ka ahn xamarbile xasuus wayo wayo waxaa ka soo waregatay 12 sano walee waqtii waa tahay 😍 miss you 🥺😔 💖 mami
@ahmedbashirjama-vo7zx
@ahmedbashirjama-vo7zx 8 сағат бұрын
back to 2016 barashadiii dorraatiyo bariidadii maxaa helay
@AyaanleHusein
@AyaanleHusein Жыл бұрын
Hees an aad u jeclahay...
@zmartfilmsvlogs8947
@zmartfilmsvlogs8947 2 ай бұрын
Wakhtidheer kadib cawa ayan dhagaysana❤
@abdishakuurmaxamedfantasti4603
@abdishakuurmaxamedfantasti4603 10 ай бұрын
Heestan waxan maqli jirey 2011. Wakhtigaq jacayla man aqoon Caruur ban ahaa 9 sano jir
@mohamedshidane4023
@mohamedshidane4023 Жыл бұрын
Jaceylka waxa uu qima lahaa waqtigii schoolka dhigàneenay 2012 oo aanan gacanta wxba lagu heen 💯💯 nolosho qurux iyo farxd ayee aheyd Gabar kasta aan sheeko wadaàg àheyn ku qanacsàneen hadda oo la weenaadey jaceyl xiiso uma qabo
@hodanahmed3399
@hodanahmed3399 Жыл бұрын
heestan manto tahy axad tarikhdu tahy 2023 bishi shanad ayan dhagesanaya qofkan jacelan wayay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@cabdiraxmaanmaxamed2288
@cabdiraxmaanmaxamed2288 Жыл бұрын
Hadda ma heshay
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 Жыл бұрын
Iska samir ku ka fcn soo socdee
@Amal-xq6pr
@Amal-xq6pr Жыл бұрын
Xasuus igu ledahay 2012 anoo Uganda 🇺🇬 Kampala joga baaa iska shidan jiray wlh hoosha ku qabn jiray ax jacaylka hadeera jcyl lama oran karo waa fakin wlh
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Жыл бұрын
Alle maxan raadshay heestan 2013 ayaa iigu dambaysay
@cusmaansheekh1911
@cusmaansheekh1911 5 ай бұрын
26/7/2024 jimco waxaan heestaa kuxusayaa markab kaluumaysi dushiisa oo jooga bada basifiga maraykan
@omaaniofficial4489
@omaaniofficial4489 Жыл бұрын
heestan xasuus goni ah ayey igo leedahay waa an yaraa ayey dhageysan jirtay gabar aan dirisahan ow jacel haleelay balse gaygii ey jeclatay owsan rabin anne ayadan raba xasuus goni ah waaye jacelka ha guulesto gabadhii waa marwo cawa owlad heysato balse ma calman kii ey jecled iyo kii jeclaaba ilen waa anniga kii jeclaa oo comment qorayo qof walbo oo jacel hayo waxaan leyahay walal afka kala qad oo usheg jacelkaga qofkii ad jecleed waa iga wano hadii kale waa lagaa dafaa
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 Жыл бұрын
Fikrad fcn lkn ka la diidayna
@Raathiya17
@Raathiya17 Жыл бұрын
Hees macna leh❤
@Sapirina-y5c
@Sapirina-y5c 2 ай бұрын
11/6/20/24 Wednesday at noon 1:34pm ❤️
@ncm9871
@ncm9871 7 ай бұрын
17/6/2024 xusuus dib baan udhegysanaya, maxaan caruurnimo kusoo maray ❤
@awadadaweh9009
@awadadaweh9009 Жыл бұрын
hees xusus badan ileh, wakhtigi schoolka ayaan xasusta.
@suuzanmohhmed7032
@suuzanmohhmed7032 Жыл бұрын
iga daa bilaawaha anu wan badbaade😢😢
@almaasqalbi
@almaasqalbi Жыл бұрын
Barshadaynii daraad iyo bariidadii kzo gadub😏
@Missfarxsan477
@Missfarxsan477 5 ай бұрын
Ka sheke heestan wakhtigey soo baxdey anu maan dhalan sanad ahan waxay iga wyn tahay 4 sano
@jamaabdullahi3006
@jamaabdullahi3006 Ай бұрын
Heestaan xasuus bay igu leedahay yaraanteydii runti
@Maria_Abdi87
@Maria_Abdi87 2 ай бұрын
31/oct/2024 ayaan dib udhageysanayaa😭😭
@daahircabduweli1911
@daahircabduweli1911 3 жыл бұрын
xalay baan aroos kaqaaday
@samiirabdi7486
@samiirabdi7486 Жыл бұрын
Heestan waayo waayo anigo yar 2008 dhageysan jirey cawana waa 21may2023 11:55pm Nasiib ayan kulahaa xiligaas inan record kusoo dhageystay iyo idaacadaha🥺
@mahamuuttjirde468
@mahamuuttjirde468 Жыл бұрын
😢heestaaan waagaasbay dreeen lahyd. Qofki wagaa dhagysan jirynay wxuuu galyaa maanta xsuus damqasho leh❤
@asmaomar7113
@asmaomar7113 7 ай бұрын
Cawan arakayaaa iiguna horaysa
@asmaomar7113
@asmaomar7113 7 ай бұрын
Maalinkii aan maqlo heestan 2024 habeen ciid arafo ah 😂
@ncm9871
@ncm9871 7 ай бұрын
Ciid mubaarak wl❤
@asmaomar7113
@asmaomar7113 7 ай бұрын
@@ncm9871 ciid wanagsan wllo
@MohamedDirac
@MohamedDirac 2 ай бұрын
Db uso labty 2024/11/6 hpen aan xafda jogey iyo shiid ❤❤❤❤
@ismailmuse9839
@ismailmuse9839 Жыл бұрын
Hadii aad wali dhegaysato heestan ❤
@abdirashidmohamed1064
@abdirashidmohamed1064 2 жыл бұрын
Maanta oo ay bishu tahay 6 may 2022 op HowLo igu kacsanaaayee baan soo raadiyay heestan oo aan jeclaa bari samaadkiii axyaa ereyo 😔😒
@caaishocali5833
@caaishocali5833 2 жыл бұрын
😁isku waqti so radiny miy
@ShucaybMoh-m7n
@ShucaybMoh-m7n 3 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysan jiray 9/9/2017 ila mantana wan dhagaysanaya
@dadsgirl721
@dadsgirl721 2 жыл бұрын
Anigu caawa iigu horeeyso heestan
@osmanmohammedabdi1266
@osmanmohammedabdi1266 2 жыл бұрын
Oo dhab ahaa.
@rahmiishbk2403
@rahmiishbk2403 2 жыл бұрын
Wad yartahay abayo 😋
@AbdiqaniAdam-u5l
@AbdiqaniAdam-u5l Жыл бұрын
Heestan waxa sameeyey Abwaan nasir qalinle jooga ooG
@MahamedAhmed12aad
@MahamedAhmed12aad 5 ай бұрын
Dh da iyo r' da kala saar oo sidey ugu dhawaaqayan ha ka badalin ninyahow soomaliyeed.....
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 Ай бұрын
Farta taag hadaa 2010 dhageysatay
@RadioQaraami
@RadioQaraami Жыл бұрын
Hees xusid mudan Old is gold memories
Abdirizak Raambo iyo Aniiso Mahdi | Adaa Adaa Igu Bilaabay.
10:46
Jimcaale Caddaani
Рет қаралды 39 М.
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 5 МЛН
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
SLIDE #shortssprintbrasil
0:31
Natan por Aí
Рет қаралды 49 МЛН
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
cumar dhuule | maruun waxad tidhaahdaa maxamed waan Ku jecelahay
10:33
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 485 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2,2 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 626 М.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,8 МЛН
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 664 М.
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 14 МЛН
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН