XASIL by Ikran iyo Abdi holland

  Рет қаралды 12,360,671

Abdinasir Cirro

Abdinasir Cirro

13 жыл бұрын

Directed by Abdisalan Aato
Edited By Abdinasir Cirro

Пікірлер: 8 100
@Saalimaliabdi
@Saalimaliabdi 4 ай бұрын
Waxaa hubaa heestaan inaa 2024 daawaneysid adigoo faraxsan like ii saar wll❤😊😂
@maxamedliilii3230
@maxamedliilii3230 2 ай бұрын
Sxb siigayso
@Saalimaliabdi
@Saalimaliabdi 2 ай бұрын
@@maxamedliilii3230 mxad ku keentay waxaas h.wase😂
@omarjimale3555
@omarjimale3555 2 ай бұрын
N. Cz​@@maxamedliilii3230
@Queenof-gq3hf
@Queenof-gq3hf 2 ай бұрын
​@@maxamedliilii3230kaali ii raxey
@ibrahimbuthul1596
@ibrahimbuthul1596 2 ай бұрын
Dislike 😮💔
@llg1013
@llg1013 Жыл бұрын
Nafteyda iyo tiinaba waxaan xasuusinayaa in aynu allah uga towbad keeno dhageysiga heesaha isla markaana qalbiyadeena iyo nafteena ku qaboojino kalaamu allah
@SuhaybCabdi-wt8qb
@SuhaybCabdi-wt8qb Жыл бұрын
Ilahay haa inaga madobeyo wll dhamanteen aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@xassansoudi4511
@xassansoudi4511 Жыл бұрын
Waxaaga duco ma ahan ee waa habaar
@Ala_sheikh
@Ala_sheikh Жыл бұрын
Qodob muhima , halkaa ka wad dacwada wll
@hananmohamed4562
@hananmohamed4562 Жыл бұрын
Adu halkan maxaad ka qabanaysaa markaaa
@aliabdirahmanmohamed5500
@aliabdirahmanmohamed5500 11 ай бұрын
​@@xassansoudi4511 sxb maxaa duco ah marka hadii ilaahay xasuusintiisa habaar thy
@MameMoalin-sy1im
@MameMoalin-sy1im 2 ай бұрын
Adigaa Xubmahaa xadatada Bareee😢 Wxan dhagaysanaya 22 April 2024 Anigoo Kaligay aha Jacaylkaygii ayaa Takefanka iga qaban wayday intay igu so.celinayzo Hestan ban dhagaysanaya Hadad iga dambayzo Like Isar mucashaq
@MohamedOmar-wx3yt
@MohamedOmar-wx3yt 2 ай бұрын
1 may 2024 xasus ahan uso boqday
@MameMoalin-sy1im
@MameMoalin-sy1im 2 ай бұрын
Heestan waxay ka mid Tahay hesaha somali ogu mcn​@@MohamedOmar-wx3yt
@user-yo2ul8pt5k
@user-yo2ul8pt5k Ай бұрын
​@@MohamedOmar-wx3ytsame ❤
@saciidcabdi9251
@saciidcabdi9251 Ай бұрын
Of course waxaa thy daan yeer wad dhaaftay Gori leeye ayaa thy😂😊
@user-xq6ge1br6u
@user-xq6ge1br6u 3 күн бұрын
​@@saciidcabdi9251😂😂😂 hayeelin qrxow adiga xita wax ma dhaantit 😂
@cabdinuurcismaan9519
@cabdinuurcismaan9519 2 ай бұрын
2024 ban dhagaysanayaa Wan hubaa inaad heestan macaankeeda iyo Tariikh ahaan ugu soo xiisten iga danbeyow noloshu haku wacnaato.😢❤️
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS Жыл бұрын
Waxaan Hubaa in aad heestaan miraha macan Dib usoo booqatay hadaa iga danbayso Like dhac kusii 👍😁
@inaomer
@inaomer Жыл бұрын
Ha😊
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 Жыл бұрын
@@inaomer ay same
@xananmire3315
@xananmire3315 Жыл бұрын
Kamaba daalo waan usoo noqday🥺
@AmalAhmed-jo2lr
@AmalAhmed-jo2lr Жыл бұрын
Mata oo tarikhdu thy 12 bishi 5 2023 baan so boqdey
@haboonmahdi8063
@haboonmahdi8063 Жыл бұрын
Zzzźzzzzzzzzzzzzzzz
@fadumiinafadumiina4591
@fadumiinafadumiina4591 3 жыл бұрын
2021 Ayaan Dhageysanayaa Anoo Kaligey Ah Hadaad Iga Danbeyso oo Halkaan aad soo booqato Like Isaar ❤ waa idin salamayaa somalida iga danbeysay 💔
@sacdiyomaxamad
@sacdiyomaxamad 3 жыл бұрын
Ani cml😂
@nastexa__zayid9199
@nastexa__zayid9199 3 жыл бұрын
@@sacdiyomaxamad ani cml😄😄
@abdirahmaancali7474
@abdirahmaancali7474 3 жыл бұрын
Waa kuu ssraynaaa
@maameaabi5492
@maameaabi5492 3 жыл бұрын
KAGA WAL
@abdirahmanofficial4825
@abdirahmanofficial4825 3 жыл бұрын
Anaaa kaa Dampeeyayyy
@user-nk7ok9mi2x
@user-nk7ok9mi2x 10 ай бұрын
MAALINTU KHAMIIS 31 August 2023. Waa maalintii Africa iigu danbaysay 1 saac kadib ka baxayaa. Kampala. To Canada . Garoonka dhexdiisa ku dhagaysanaya heestaan Mar aan cidlo dareemay Inta iga danbaysa isoo duceeya In ilahay igu guuleeyo socdaalkeyka nololeed. Halkaasna ilahay nolol qurux badan iga siiyo . Love you All my people Somali 😢❤❤❤❤
@nashadabshir2760
@nashadabshir2760 10 ай бұрын
Wllo ilhy haku fudaydiyo safarkaaga ana cwh Heestan kampla ku dhagayzanaye ❤
@elyazheybe7089
@elyazheybe7089 9 ай бұрын
Maad nabd tagtey waryee 😂
@user-hf5xv8bn5u
@user-hf5xv8bn5u 9 ай бұрын
Waxan rajayinay inaad nabad tagtay 😢😢 jawigaan kujira waa mid normal ah iminka maalin axada 8/10/2023😊
@walalmaajid7304
@walalmaajid7304 9 ай бұрын
sxb waxaan kuu rajaynayaa in aad adoo cafimaad qaba nabad tagtay ee noloshu hakuu wacnaato
@mohammedmukhtaar2895
@mohammedmukhtaar2895 9 ай бұрын
@@nashadabshir2760 metoo
@nssrotymciise6409
@nssrotymciise6409 10 ай бұрын
Waxan dhagaysan jiranay aniga iyo xajigayga 2012 mantana wuu,iga hoseeyaa😢😢2015 buu,igadhintay mantoy markay iga hortimid adban qalbi xanun udaremay hadana sanedkee lamarayaa 2023 iga danbeyow dunidan madhamaystirna😢😢😢
@Apdullahi
@Apdullahi 10 ай бұрын
AUN Sister 😢
@Iqrahusseinabdullahi57
@Iqrahusseinabdullahi57 6 ай бұрын
Allaha unaxaristo Abayo😢
@axmedmaxamedsabaar5499
@axmedmaxamedsabaar5499 2 ай бұрын
Walal waa qiso xanun badan xagee kudanbeysey adigu hada
@marwayusuf830
@marwayusuf830 2 ай бұрын
Alle haw naxariisto
@jeestoofficial6050
@jeestoofficial6050 Ай бұрын
Alle ha unaxaristo walaal.
@qarandoonofficial9810
@qarandoonofficial9810 4 жыл бұрын
Aniga iyo xaaskyaga ayaa meel qudha kuwada dhageysanayna heestan iyo curadkayga *Armaan* iyo hooyadiisa marna aniga marwadayda sundus 👉♥️🌍 26june 2020 wakhtigu 11:00 Am iyadoo laabtayada ku jiifta ayaan wada dhageysnayanaa 🙏😘
@suhayladheman5842
@suhayladheman5842 3 жыл бұрын
Mansha alllh wlllo isku wara abidkin
@abdikaafirooble3962
@abdikaafirooble3962 3 жыл бұрын
Xaa noogu shegee marka
@qarandoonofficial9810
@qarandoonofficial9810 3 жыл бұрын
@@abdikaafirooble3962 libx faraxdaaz idin la qaybsan bro
@iqranuur6320
@iqranuur6320 3 жыл бұрын
Kan xasid sana ma anaga no sheg ku leh war soco doqonyahow qarar le la maroya single
@Ragiihore
@Ragiihore 3 жыл бұрын
Masha allah sxb ilaali xaaskaaga waliga ha dayicin
@mohahmedhazan2081
@mohahmedhazan2081 2 жыл бұрын
Heestani waxy noqotay hees an lahilmami doonin 💯 waxyna ila maraysa 2022 ee hadad Ila mitahay like zar zxp 🥰✌️
@mulkicaddey6902
@mulkicaddey6902 2 жыл бұрын
wlhi waa hees aan marnaba hilmaami doonin🥰🥰
@othmanfarah1274
@othmanfarah1274 2 жыл бұрын
Hees sameyn weyn igu leedahay anigo aad u murugeysan oo qof rerkeyga katirsan tahriibay xld xun markaas qofkaas kusugnaa ayaa anigo diiqad daremaayo tv horn cable ka arkay 2011 waqtigas schol ayan dhiganaaye waxana aha class 9 marnaba ma ilaawin marka arko waxan soo xasustaa waqtiga adkaa ee aan malintaas kujire .......
@zizizukar1621
@zizizukar1621 Жыл бұрын
Old is old🥰, adiga xubnaha hee.... Xadantada badeee🥺
@kamal-hassan
@kamal-hassan Жыл бұрын
@@othmanfarah1274😢 waxwalbaa ma hagaagen
@kamal-hassan
@kamal-hassan Жыл бұрын
@@zizizukar1621 🥰🥰🥰
@zackvaandhe090
@zackvaandhe090 5 ай бұрын
Hestan dib ban ugu so laabtay ano qalbi jab daremaya 😢 tariikhda 31/1/2024 joogana kenya 🇰🇪 waxan rajaynaya ina coments kan sanado kabacdi kuso laabto ano sidan si ka fiican ku jira ❤
@mohamedbarreh9965
@mohamedbarreh9965 4 ай бұрын
Afar isbuc kadib Sedaremi hada
@user-hw9pg4ne4p
@user-hw9pg4ne4p 4 ай бұрын
Sxb kay❤😢
@husseinabdi7001
@husseinabdi7001 Ай бұрын
6 months later se daremeysa hadaa😂
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 24 күн бұрын
I.a❤
@nasiaarte5788
@nasiaarte5788 8 ай бұрын
Heestan markay soo baxaday schoolka waxaan aHaa grade 4 imkna ilaa jamacad waan soo khatimay wanan shaqeeya insha allah waxaan rajnyaa guul iyo gobanimo Iyo wax wxlba oon Niyadda ku hayo inuu allah ii dhabeeyo idam allaH amiinta hayla dhafin insha allah 🎉❤
@abdullahhaji1074
@abdullahhaji1074 8 ай бұрын
Ameen yaarabi ❤
@MostahaMoalin-jw9zt
@MostahaMoalin-jw9zt 7 ай бұрын
Aamiin
@saciidcabdi9251
@saciidcabdi9251 29 күн бұрын
Amiin lkn kuligeen
@rahiimmo7221
@rahiimmo7221 3 жыл бұрын
2021 still qofki dhageysanaya heestaan waa legend .❤
@deeqaluula2958
@deeqaluula2958 2 жыл бұрын
🥰🥰😍😍😍
@sihaammaxamed3564
@sihaammaxamed3564 2 жыл бұрын
Waa sidaa
@bakaalgeele431
@bakaalgeele431 2 жыл бұрын
Yes Sir your legend
@sucaadoapdiqani2155
@sucaadoapdiqani2155 2 жыл бұрын
6:12:2021 hwen isniin❤🥰
@mariaclaraofficial8118
@mariaclaraofficial8118 2 жыл бұрын
2022 kawrn hh
@ladyboss2632
@ladyboss2632 2 жыл бұрын
Qofkii iga dambeyow i so xus the song will never old
@abdirahmanabdullahi9177
@abdirahmanabdullahi9177 2 жыл бұрын
Swthrt anga kadambeya
@kimze-asad618
@kimze-asad618 2 жыл бұрын
Waan kula joogna
@mohamedsharif7156
@mohamedsharif7156 2 жыл бұрын
Old is gold wllhi 🥰🥰🥰 aniga yar ban maqli jirey 2007
@maaidamustafmaaidamustaf1137
@maaidamustafmaaidamustaf1137 2 жыл бұрын
Waan kaa danbeynaa xbbti
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
".. My Gorgeous Somali women's /females" ".. So liberal Society by nature.. The modern dressing, styles. ".. Our beautiful laddies.. Bearchest and see through Dirac. And Bra: To be honest the Caabaya- Xijab with the Niqab" :: looks much better and sexy..on them..
@AbdiqaniAbdiqani-w2n
@AbdiqaniAbdiqani-w2n 26 күн бұрын
Who listen 2024😂😂
@NacimaMuse
@NacimaMuse 6 күн бұрын
Ani😂
@AbdiqaniAbdiqani-w2n
@AbdiqaniAbdiqani-w2n 6 күн бұрын
@@NacimaMuse qeyrkaa intay dhinteen ayey xabalahooda dacar ka dul. Baxday👏😂😂💔 adna hees dhagaysane
@NacimaMuse
@NacimaMuse 6 күн бұрын
@@AbdiqaniAbdiqani-w2n hoogay qayrkee deee saqiir ban ah halkee duuq iga dhigtay suxee😂😂😂
@khadaribrahim8442
@khadaribrahim8442 6 ай бұрын
Who listen to 2024 😅😅
@AbdiAziizAbdulaahi
@AbdiAziizAbdulaahi 4 ай бұрын
Me 😮
@Relax00416
@Relax00416 4 ай бұрын
Me 😂😂
@user-qw3ce5vb4i
@user-qw3ce5vb4i 4 ай бұрын
ME: 😢
@SoftDreamanddeepsleeping
@SoftDreamanddeepsleeping 4 ай бұрын
Me😂❤
@MaxamedAxmed-uj8je
@MaxamedAxmed-uj8je 4 ай бұрын
Hi😂😊​@@Honbee.h.
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Xasuustii ciyaalnimada hadaad dib usoo booqatay farta taag✌🏽 Childhood memories. Ala wakhtigu berigaa cajiib sanaaye oo welwelka iyo waayaha duniduna yaraaye.. Waayo tabyo (nostalgia) iyo waayihii wacnaa. “Maxaa qalinku sheekiyo Qubanaha dharaartiyo Kolba qodob la yaabliyo Mahadhooyin qorayaa!” M.I.W Hadraaw A.H.N 🐐
@hassanhareednema9988
@hassanhareednema9988 Жыл бұрын
Manta ayan dhagaysanaya ☹😢😭
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
@@hassanhareednema9988 xasuus qaali ah sxb
@sabriinali5003
@sabriinali5003 Жыл бұрын
Manta dhageysanoya
@cabdiraxmaandahir192
@cabdiraxmaandahir192 Жыл бұрын
7/4/2023....1444...9/16 Ramadan ayan so boqdey juma
@UgbaadAragsan-zm1fu
@UgbaadAragsan-zm1fu Жыл бұрын
@@hamz233 wll qali alle cimriga ha ino dhereyo from to hargeisa 💚🤍❤️
@mostaphehaadish53
@mostaphehaadish53 4 жыл бұрын
Xasuusaha qaar waan dholacadeyna jaceyl aan u qabno, kabacdina waan murugoona xiiso aan u qabno Kuwii inala wadaagey. ❤️This song is a master piece. 9yrs later at Capetown.
@zeinabali7639
@zeinabali7639 3 жыл бұрын
Kow
@hamdaaabi9457
@hamdaaabi9457 3 жыл бұрын
Wllhi zxpoow waad asiibtay caqliga allah hakuu barakeeyo
@fowsiahassan2056
@fowsiahassan2056 3 жыл бұрын
😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓
@aishamoha4843
@aishamoha4843 3 жыл бұрын
Aduunakaa sidaas isaka ah😂
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
@Munira Omar waa anige 0907549883 igasoqabo😅
@gurikironairobi
@gurikironairobi 4 ай бұрын
Anybody else here who's from 2024 😅😅😅
@xamdakosar
@xamdakosar 3 ай бұрын
Haaa
@abdikhaliqismail810
@abdikhaliqismail810 10 ай бұрын
Waxan dawanaya 3/September/2023 oo ku beegan malinti hestan macan lasoo galiyay youtube 3/September/2011 12 sanno ka dib wan ogahy inaad hadana dib ugu soo labanyso hestan mcn like ta ha ila dhafin nolol ficana wan ku rajenya ❤
@asxaanasxaan
@asxaanasxaan 3 жыл бұрын
2021 march 1😭😭wakhtiga wa cararaya wlhi niyada idhisa ina ila jogtan like ta wixi ila mida
@hodonawil7025
@hodonawil7025 3 жыл бұрын
Axsaanaw imkaan kula daawanayay like na kuuba saary💅💅💅💅
@naciimaxasan1888
@naciimaxasan1888 3 жыл бұрын
Hasoso 😭
@fartunkarshe2753
@fartunkarshe2753 4 жыл бұрын
2020 ayaaan dhageysanyaa qof sideyda oo kale Ah hadu jiro dhac igu siii like😂
@alimohamoudalinour8400
@alimohamoudalinour8400 4 жыл бұрын
Aniga dhegaysanaya fartuun
@izabeelacali4723
@izabeelacali4723 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk walagula joga pro
@mustafefuaad5856
@mustafefuaad5856 4 жыл бұрын
Benalay
@somaliboy8613
@somaliboy8613 4 жыл бұрын
😁
@dagandagan8770
@dagandagan8770 4 жыл бұрын
Anaa manta oo Monday 24,/2%2020 kula dhagysanya
@abukaryare5589
@abukaryare5589 4 ай бұрын
Waxaan filayaa heestaan miraha macaan inaad mar kale dib udhagaysanaysid 19/2/2024 What a song 🎵 😍 👏 👌 🙌
@user-lm9hn8gs4s
@user-lm9hn8gs4s 4 ай бұрын
Haa wllhi
@naviiza_abdi944
@naviiza_abdi944 2 ай бұрын
❤😂
@amiingnt669
@amiingnt669 8 ай бұрын
Wan hubaa inad hestan Macankeda iyo Tariikh ahaan ugu soo xisteen iga dambeyoow Noloshu hakuu wacnaato😢❤
@faysalbakaal
@faysalbakaal 3 жыл бұрын
10 years later if you are watching and listening ur are a legend...
@sagalali8677
@sagalali8677 3 жыл бұрын
Wan daawanaya😂😂
@caateyare2648
@caateyare2648 3 жыл бұрын
Hees aan ujecelahay dunida
@officialchickenn
@officialchickenn 3 жыл бұрын
👌
@dhalinta2013
@dhalinta2013 3 жыл бұрын
LplkljkllllLopl Nlk'll lp Lpo. Ko0l0 likp tplhm k9kkkkl Jnklplu9ygtt0yuillklkplpkl MmlblblllbbnplhI.bbvkogjlulkkhlm llloipllllkkhlp k0yolmlull kjpoyll ollhhhhlllolol pkp
@ahmedabdirahman6601
@ahmedabdirahman6601 3 жыл бұрын
@@sagalali8677 0
@mohamedabdullahihalane2176
@mohamedabdullahihalane2176 11 ай бұрын
Cawo anigo safar ah oo joga war sheikh waxana usocda guricel anigo kaligey aa meel fadhiyo waxana dhageysana heestan aadka umacanka badan inta comentigeyga aragto like dhac ku sii 2:23 😢❤
@user-Jaceylow
@user-Jaceylow 8 ай бұрын
Reer Guri ceel salaan iga gaarzii
@najmomaxamed2009
@najmomaxamed2009 7 ай бұрын
Warshiikh wowo meshan ku dhashay ah on ku soo bar baray ❤❤
@Lyrics_Bage
@Lyrics_Bage 3 ай бұрын
8month kadib wan ku salamay
@sabiriinxuseen
@sabiriinxuseen 2 ай бұрын
Ayyy❤😂ane caawa dhagesanayaa😂
@Lyrics_Bage
@Lyrics_Bage 2 ай бұрын
@@sabiriinxuseenkaliga maa dhageysanayo😂
@saeedabdiabdulle
@saeedabdiabdulle 5 ай бұрын
If you still watching after 13-yrs Ma garan karo waxan kuugu yeedho legend waad dhaaftay Salaam Mucashaqiinta👋
@hassanabdirizak9423
@hassanabdirizak9423 2 ай бұрын
Waan idin salaamay waa xilli habeen ah waxaan ahay tahriib yurub ayaan usii soconaa doonta ayaana sii saaranahay hal sameecadna waan heesanaa heestaan macaan ayaana inoo shidan noo soo duceeya inta iga dambeeso inuu ilaah ii fududeeeyo 😍😍😍
@Aminailkacad
@Aminailkacad 22 күн бұрын
Ma nbd tagtay wllo😢
@ahmedoffishical9791
@ahmedoffishical9791 Жыл бұрын
Waxan daawanaya habeenkii ay ciidi odxa sogalayso 2023 anoo kaligay ah abaaro 12:48 waxan qofkasta oo akhriya ka codsanayaa lake iisar wllo wadkti cajiiba ayaan ku xasuusta heeskan 😢
@MoAadan
@MoAadan Ай бұрын
soo laaap 0:43
@AsadAsadMohamed
@AsadAsadMohamed Ай бұрын
Now eidul_adxa remaining at least 6 days i.a🎉
@ahmedoffishical9791
@ahmedoffishical9791 Ай бұрын
Caawa na waa jimce 6 /13/2024ka arafo waxa ka dhiman 2 habeen kaliyabilahay nabad hanagu gaadhsiiyee
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
11 Sano kadib haddaad dhagaysanayso love igu sharaf❤ Jecliyaa heesaha dabacsan waxaan ku dhagaysan jiray miyiga anoo geeley ah maanta anoo jamaacad ku jira ayaan dhagaysana, waaya badan adduunyooy ninba waaya kula joog!❤️
@mpchaloota
@mpchaloota Жыл бұрын
Legend
@shaafiyare9538
@shaafiyare9538 Жыл бұрын
😂😂
@Rahma-qf7et
@Rahma-qf7et Жыл бұрын
Abwe waan ku salaamay
@nourdiiinabaas6761
@nourdiiinabaas6761 Жыл бұрын
@@Rahma-qf7et hhh
@ismailjiri1566
@ismailjiri1566 Жыл бұрын
Eid mubarak legend ✌
@NisowMire
@NisowMire 2 ай бұрын
Waxaan daawanayaa 29 April 2024 waa heesta kaliyaa aan xiligaan soo barbaaraye ilaa iyo hadertaan aan ugu jeclahay heesaha somalida ah. Hadaa iga danbeyso like dhac igu sii Dhamaan somali weyn waa idin salaamay boqortoyo🙏❤️💯
@azioabshir2759
@azioabshir2759 6 ай бұрын
2024 I am still in love with this amazing song❤
@HanaanHassan-rj9ue
@HanaanHassan-rj9ue 5 ай бұрын
@mukharcabdi7282
@mukharcabdi7282 5 жыл бұрын
2019 yaa dhegaysanaya hadii uu jiro qof dhagaysanaya 2019 waa mid sidayda jacaylku kusoo laba kacleeyey 😂😂😀
@mukharcabdi7282
@mukharcabdi7282 5 жыл бұрын
Layaan Abdi hahaha miyuu kugu soo laba kacleeyey adna
@umumuntaaz7822
@umumuntaaz7822 5 жыл бұрын
Mukhar Cabdi sidayda
@carabruuxaani4719
@carabruuxaani4719 5 жыл бұрын
Wle ıyo bıle ımka anıgaba dhagasanaya
@faatimamuuse8731
@faatimamuuse8731 5 жыл бұрын
Hhhh walee waa runtaa
@abwaanfarah
@abwaanfarah 5 жыл бұрын
Aniga ku heysto 2019
@mohamudmudi3671
@mohamudmudi3671 2 жыл бұрын
Waqtigu orod Badanaa Bahashaan Markay Soo Baxaysay Caruur Baan ahaa Maanta Qofkygaan Weyn Baan ahay Alle Maxay Gadaashed Dad Dunida Kusoo Biireen Qaarna Faarujiyeen😭
@AyaanabshirMaxamud-dh4vu
@AyaanabshirMaxamud-dh4vu 10 ай бұрын
Waqtiga wuu cararayaaa layaab maleh😊
@Faqiih2022
@Faqiih2022 8 ай бұрын
Waxaan hubaa inaad heestaan mcnta bdn dib usoo booqaty hadaa iga dambeyso Like dhac ku sii❤😁
@nimcosiciid3761
@nimcosiciid3761 5 ай бұрын
Heestan wan jecalhy saaka wan dhagaysanayaa dharna waan dhaqayaa wadankii hooyo joogaa 2024 bishii 2 oo 4 aha wakhtigan wakhtiga ka danbeeya xagee joogaa tollaw❤ ilaahow riyooyinkayaga no runee
@almufakirsalman
@almufakirsalman 4 ай бұрын
Miyd socota😂
@kingakofficial7075
@kingakofficial7075 Жыл бұрын
2023 and am still in love with this amizing song hdad iga dambeso love isar😊
@Hawojama-xu5ov
@Hawojama-xu5ov Жыл бұрын
Ayy me
@hindiaabdi6324
@hindiaabdi6324 Жыл бұрын
@saharanoor-ed1fr
@saharanoor-ed1fr Жыл бұрын
Me too ❤
@user-ry9oq9bq8j
@user-ry9oq9bq8j 11 ай бұрын
@kheirowhajji7932
@kheirowhajji7932 10 ай бұрын
Since 2012 upto2023 my fav song💯🔥❤️
@abdifatahbahsane1312
@abdifatahbahsane1312 Жыл бұрын
Old is Gold 🥇 Xasuus bay igu leedahay runtii heestani wakhti badan kadib oo 11 sano ah caawan si nafle u dhagaystay oon dib ugu noqday caruur nimadaydii iyo jacaylkii school ka asxaabtaydii iyo wakhtigii aan filmaanta musalsalka ah ka daawan jiray horn cable tv labadan fanaana aan odhan jirnay way isku soo baxayaan iyo magaladaydii tog wajaale ❤ oo xasuustaydu ku duugan tahay cajiib xasuus aad u macaan badan weeyi runtii iyo wakhti aan dib kusoo marayn 1/5/2023 habeen isniin ah iyo Washington D.C 🇺🇸 Ilahay khayrka ha ina waafajiyo 🤲
@caynaanmaxamed3735
@caynaanmaxamed3735 Жыл бұрын
Ana wajaale ayaan kaasoo salaamayaa
@abdifatahbahsane1312
@abdifatahbahsane1312 Жыл бұрын
​@@caynaanmaxamed3735 aad Baan kaaga qaaday sxp❤
@user-Jaceylow
@user-Jaceylow 8 ай бұрын
OLD IS GOLD😢
@user-wi7gi4py8k
@user-wi7gi4py8k 4 ай бұрын
Mashalaalh faraxad kunolow ianadeer aadan kuslamayaa
@rushhassan1808
@rushhassan1808 4 ай бұрын
Qoftaaan ikraan 5 minutes nooga fakatay inay caruur darawiish noo dhasho. Hees jacayl dhab ah xanbaarsan iyo dareeen. Wooow best song
@user-ji1jo3xe1j
@user-ji1jo3xe1j Ай бұрын
Team 2024😂❤
@nusduniya
@nusduniya Ай бұрын
Same 😂
@BushraAlimoha
@BushraAlimoha 27 күн бұрын
Hee😂❤
@halyay_alqassm5324
@halyay_alqassm5324 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagayisan jiray 2012 wakhtigaas jamacada ayan dhiganayay xaaskayiga hada cunug i dhashay ayu jacayil xad dhaaf ah naga dhaxeeyay, asaxabti een heestan wada dhagayisan jirnay waxa kamid aha , Abshir sayid, cabdi cisse, musse samire, bashir , dhamantood xagan ban ka salamaya nasiib wacana wan u rajayinaya, somali isjacel ban ahayin waxanan iskugu jirnay , dir iyo darood wanan is wada jeclayin wallahi free from qabil ban ahayin. Dhalinyarada hada joogtana waxan kula talinaya inay iska dhaafan qabiilka 👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇪🇹🇪🇹
@Samiirceshqi8
@Samiirceshqi8 2 жыл бұрын
Hadaa iga danbaysi waku salamy sxb like haila dhaafin😹😹👍
@ZicidHirad-uv8yp
@ZicidHirad-uv8yp 6 ай бұрын
Heestaaan wxaan maqli jiray 2012 anigoo mireheeda fahan sanayn wxaan ahaa wxbarshada fsalka 2 hda wxaan dhagaysanayaa anigoo soo afmeery heer wx barsho ooo wliba hayta mrwo wxwlba iii ah❤
@maankahero4018
@maankahero4018 8 ай бұрын
Hadaa 2023 dib usoo raadisay heestaan waxaa tahay nin soo jabay wlhie
@saidtahar1574
@saidtahar1574 7 жыл бұрын
I am Turkish I like somali songs more than Turkish songs.
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 жыл бұрын
Zayid Bolivia we love Turkish song thanks
@somalimedia3354
@somalimedia3354 7 жыл бұрын
We Also Love turkey
@startyourdaywithsmileasma8199
@startyourdaywithsmileasma8199 7 жыл бұрын
Zayid Bolivia şahsen bende Türk şarkıları çok seviyorum
@fadumiinicllahi2653
@fadumiinicllahi2653 7 жыл бұрын
Zayid Bolivia wow thanks
@nicimoxasan6390
@nicimoxasan6390 7 жыл бұрын
Said Abdi thank you so much my Bro and long life turki
@ahmadinhodhalxa497
@ahmadinhodhalxa497 4 жыл бұрын
2020 qofki ilaso gormeeray hestan adka umacn like haigu cawiyo❤🙏
@AmiinDaacad-yz2rx
@AmiinDaacad-yz2rx 3 ай бұрын
Habeen sabti soo galayso weeyi waxaan iska dhagysanyaa heestan aadka mcn hada waxaan ku suganahy hospital ilaahayo riyooyinkeena noo rumee dhameenteenba dhalinyaro❤
@user-mz8rh8jn9r
@user-mz8rh8jn9r 6 ай бұрын
sanadu 2011 waxan jooga dagmada raaso ee gobalkaa afdheeeer da,daydu waa 9jir waxaan gLb galbaha kamida aniga iyowiilalkale kasoobaxnay dugsiga waxan soo adnay meel shaleemo ah waxaa naloodaaray heestan waxa nalaga qaaaday min 10 riyaal hada sanadu waaa 2024 waxan ahay 22jir waxana jooga muqdisho sigaara kaxda waa hees xasuus leh cajiib alow cimriga noo barakee
@shardiidozil5375
@shardiidozil5375 5 жыл бұрын
Heestani haday ku xasuus Galisay ❤jaceyl lagaa guursaday Still aad jeceshahay Iyadoo la qabo 💔 like then😉😜
@saladtakar5630
@saladtakar5630 4 жыл бұрын
💏💏💖💖💖
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 жыл бұрын
8 years saan lee udhagays taa pro
@yussufibrahim5414
@yussufibrahim5414 4 жыл бұрын
one of my best love song during my weeding at gsa,Kenya,my memorable love song,and also now I listen,tears falls becoz of this song,Big like,🎓❤💖.
@serhombotv7033
@serhombotv7033 4 жыл бұрын
Xasus ayan galaa markaa dhagesto
@najiipkaape
@najiipkaape 10 ай бұрын
heestan waxa aan dhagaysanyaa habeen arbaca soo gashayy habeen saq dhexe time abaaro 2di habenimo tarikhda 30/08/2023 waxa aan haystaa jacayl marwo sharaf qurux edab asturnaan❤💎 alle wayne u dhameeyay waxay iii tahay aduun qofka aan ka eegto waxa an rajaynayaa inaan reer samaysto siday ii dooratay aniga oo dugsiley ah iigu soo samirtey abaalkeeda aan uga dhigo inaan isku dayo intaan farxad siin karo inaan siiyo inaan qofkale la simin inaan ka dhigto xaaskeyga 1aad 2aad 3aad 4aad inleyn way udan tahee marwo hothman waa ku jeclahayy wax walbana wa i tahay laga yaba inaad cmment gaygan arkeyn lakin waan kugu fanaya run ahantiii mudaneyy 🥺❤ ii duceeya inu ilaahay calaf iskugu kaaya daro❤🫂
@Apdullahi
@Apdullahi 10 ай бұрын
Waa helee pro i.a
@LuqmaanAar-kg7nb
@LuqmaanAar-kg7nb Ай бұрын
Xasuus heestan igu leeedahay 11sano kahor walaahi xasuus ega waxaan dhagaysanayaa 3/6/2024 saacduna 12:50pm xasuus😢
@abdirahmaansonota603
@abdirahmaansonota603 2 жыл бұрын
Waxan xasuusta in aan sugi jirney wiil la dhaho mahad marku shaqada u ka imaado ayu inoo daari jirey maqribkii maadaam ciyaalki odhan asaga uu ka heestay taleefoon 🥰 Old is gold
@cabdinuurkhadar7424
@cabdinuurkhadar7424 Жыл бұрын
Kkkkkk
@mohamedadamali7674
@mohamedadamali7674 7 жыл бұрын
My name is Mohamed from Eriteria. I really like Somali songs even though I can't understand what it means only the way they expressed their love through music gravitated my attention. I been with Somali five years in IFO Dadaab-Kenya and I also learn a little bit Somali language there frm my frnds.
@faaraxnuurfaaraxnuur2583
@faaraxnuurfaaraxnuur2583 7 жыл бұрын
waaaaaaw
@abdirisakmahsdali9714
@abdirisakmahsdali9714 7 жыл бұрын
Mohamed Adam Ali hhsjs
@AbdirahmanMaroodiAbdikani
@AbdirahmanMaroodiAbdikani 6 жыл бұрын
Mohamed Adam Ali kkkkkk
@kingcars3025
@kingcars3025 6 жыл бұрын
fataaal koman ka bixi
@qadiijosalax9575
@qadiijosalax9575 6 жыл бұрын
i love my brother welcome💋💗
@deeqmuumin2597
@deeqmuumin2597 12 күн бұрын
Heestan waxaan dhageysanayaa 2024 hadaad ilamid tahay like saar👍
@abdihakinbaraagabuka2063
@abdihakinbaraagabuka2063 9 ай бұрын
waxaan dhegaysanayaa aniyo marwadayda qaaliga ah suuri mohamed hadaa iga danbayso noogu ducee inaan nolosha farxad ku waaro 18/10/2023
@mohamedbarreh9965
@mohamedbarreh9965 4 ай бұрын
Farxad kunolada , IN-SHA-ALLAH
@xueensalebancabdale463
@xueensalebancabdale463 Жыл бұрын
Maalin sabtiya ayaan dhagaysanaya mudo dheer anoo aan gadhaysan 3/6/2023❤❤❤❤❤❤❤ old is gold Hadaad iga danbayso legend ayaad tahay eee like ku cimaamad Jacaylku ha jiro hana joooho❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-jw8cu7zd8u
@user-jw8cu7zd8u 5 ай бұрын
Xaskaygii noqo😊
@NajmaCuisine
@NajmaCuisine 3 жыл бұрын
2021 ayan dhagysanayaa felling in love♥️ like isaar hada 2021 iladawanyso
@user-gk5bj5jh9r
@user-gk5bj5jh9r 7 күн бұрын
Inta aan jacayl haysn ee heestan xazuuzo galizo waan idin slaamy waliba dawanaya 2024
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 3 ай бұрын
Anigoo safar u ah hargeisa kana tegey burco salaad hore ujeedkayguna ahaa in aan la kulmo qof aanu si dhaba isu jecel nahay baan heestan safarka ku sii dhegaystay waxaa aad ii soo jiitay eegmada naxariista iyo dareenka leh ee ay Ikraan ku eegayso Abdi Holland daqiiqadda 7:50 eegmadaasi waxay ahayd dareen gaar oo aan filayey in aan qofka aan safarka u ay haddii aan nabad ugu tago sidaa lay eegi doono, taas oo dhab ahaantii rumayday.
@saramoha350
@saramoha350 7 жыл бұрын
I watched this song 5 years ago with my mom and my cousin, now I am about to cry because I am not in somalia now but my mom is in somalia, I really miss her, I love you mom 😢❤❤❤
@xamdushxilkas1960
@xamdushxilkas1960 Жыл бұрын
Mano shaheyy hello👸🥺
@safiyaali4189
@safiyaali4189 Жыл бұрын
🙀😀
@Waxkasta
@Waxkasta Жыл бұрын
@@safiyaali4189 adigu ma i maqlay😭
@MohaAli-xx6fx
@MohaAli-xx6fx Жыл бұрын
Tiyridd8yetydd😊
@mohazancho9938
@mohazancho9938 8 ай бұрын
But I miss you more
@shidechannel2818
@shidechannel2818 4 жыл бұрын
Wxn dhagaysanyaa 2020💯 wixi iga danbeeya like dhac dhac nagu sii
@abdirahmansayed2102
@abdirahmansayed2102 3 жыл бұрын
May isqabaan
@xanaanadaan
@xanaanadaan Ай бұрын
2024 isaga ku xuustay heestan😢❤usheega inan jeclhy ❤😂
@drahmankalet5006
@drahmankalet5006 29 күн бұрын
Oo maxay ku dhe😂❤
@AarkaBz
@AarkaBz 2 ай бұрын
Taariikhdu waa 11/5/2024 wakhtigu wuu ordayaa heestan anoo yar dhagaysan jiray xasuus gaara ayey itahay asxaabta ilma midka ah like isaara suu xasusu igu noqdo commentigan💓🥰
@princessahlaam762
@princessahlaam762 4 жыл бұрын
Heestan wan jecllhy anigo yar dhagysan jiray wali wan dhagysta 2020 Yaa iladhagysanaya😂
@yousufyaasiinmohamutt5993
@yousufyaasiinmohamutt5993 Жыл бұрын
2023 manoshahy ayeyo🤣
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 Жыл бұрын
2023 yaa daawanaya ❤ Heestan qofaanan dhegeysan Suu u noolaan karaaa❤❤❤❤ Saacaddu 3:00 am.
@user-lh9we6fe3p
@user-lh9we6fe3p Жыл бұрын
😂☝️
@CURIYE__CHANEL
@CURIYE__CHANEL Жыл бұрын
Hhhh anna 2023 bishii kowaad 30 saxb
@biibaayeordaaye8694
@biibaayeordaaye8694 Жыл бұрын
Zxp aniga dawnaya oo an maqli jirey 2013 xasuus
@Aizha_0pdirahaMn_muoseee
@Aizha_0pdirahaMn_muoseee Жыл бұрын
😂✌
@ABDIHAKIIMSAIDMOHAMED
@ABDIHAKIIMSAIDMOHAMED 2 ай бұрын
heestaan waxaan dhagaysanyaa 2024 qofkii iga danbeeya waan salaamayaa😓
@maxamedamiinmaxamedamiin7345
@maxamedamiinmaxamedamiin7345 2 ай бұрын
Who listen 2024
@ahmedyare7880
@ahmedyare7880 5 жыл бұрын
Malin talada ah 23/4/2019 Baan dhagysanyey wxi iga dnbeeya like isaara
@msshami4228
@msshami4228 5 жыл бұрын
Anigana wa subah Friday ah
@ahmedyare7880
@ahmedyare7880 5 жыл бұрын
Hhhhh ma hubataaa
@salmaaxmed5706
@salmaaxmed5706 5 жыл бұрын
24/7/2019kula dhgesana anna
@zhaficizunari7786
@zhaficizunari7786 4 жыл бұрын
Heeztan Monaco cidii iga dambaysa like isaara
@Farhiyacdy-4035
@Farhiyacdy-4035 3 жыл бұрын
2021 ya ila mid ah oo dhagesanaya mashallah she’s haa beautiful smile 😊💌🥰
@SuhaybCabdi-wt8qb
@SuhaybCabdi-wt8qb Ай бұрын
Wxn dhagaysnya heesta aadka u mcn malin ciida 16/6/2024 wn huba inad ku soo noqo noqonayso sidaydo kale heesta aadka u mcne hadad iga danbayso like👍🔥
@ahmedi_zakid
@ahmedi_zakid 3 ай бұрын
Caawa oo ah khamiis, 11 Ramadan 2024, waxaan ka shaqaynayaa assignment kii iigu dambeeyay ee degree of computer science. Courseka magaciisuna waa wireless communication . Runtii waa hees macaan oo howshana lagu qaban karo. Peace and love all of u.
@inacabdirisaaq6529
@inacabdirisaaq6529 3 ай бұрын
Shaqo wacan ayay ku leedahay gabadh iyadna isla caawa dhagaysanaysa! lol
@ahmedadan7904
@ahmedadan7904 2 жыл бұрын
Runti Heestan Ever Qalbigeyga kama Go'i doonto waa Heesti ugu horeeysay ee aan u qaaday Jaceylkeygi iigu horeeyay maanta Oo Kale may 2011 Ayaa is baray Lkn hada Nolol iyo geeri midna kuma Sheegi Karo💔😢 Runti Aad ban u Jeclahay gabadhaas iigu soo duceeya inaa dib uwada kulano Please ❤🙏
@barwaqouthman9952
@barwaqouthman9952 Жыл бұрын
Ma is heshen hada
@fadumocali7587
@fadumocali7587 Жыл бұрын
Ilhy haku sahlo wll
@queenhaboon9176
@queenhaboon9176 Жыл бұрын
Magaced Anibo wiilba xiliga is jeclen o ii qaaday
@sajitahahmett8418
@sajitahahmett8418 Жыл бұрын
@@queenhaboon9176 ahned
@hamseosmaan
@hamseosmaan Жыл бұрын
Alle mawjadaha Dunida haydinku kul miyo
@zulekluiz2012
@zulekluiz2012 4 жыл бұрын
Hestaan markey so bxeysay dugsi hoose ayan dhiganye hdana wxan ku jiraa sndka ugu dambeya jamacada☺🙏 Like isaar hdad dawanysid 2020🎹🎸🇸🇴❤
@mohamuudsiciid
@mohamuudsiciid 2 ай бұрын
2024/05/13 galap casara ayaan dhegeysanya hada iga dambyso like iisaar
@abdihakimhassan2268
@abdihakimhassan2268 Ай бұрын
Waxaan ku dhagaysanaya KAMPALA RUBAGA ROAD habeen Carafo soo galayso Oo Sati soo galayso jimcana baxayo bishuna tahay 13-06-2024. Hadaa iga danbayso like isaar
@MaczuLofficiaL
@MaczuLofficiaL 5 жыл бұрын
Heesaha markan xusuusano an iska yara murugona waa kuwan wlhi...aduun ala maxan waqti qurux badan so qaadanay markan yareyn😢😢😢😢
@abdirabbibashiirguled8266
@abdirabbibashiirguled8266 4 жыл бұрын
14 Feb 2020 ❤️❤️❤️❤️🎶 🐐 great all the time
@mariarashiid9936
@mariarashiid9936 3 жыл бұрын
Haa wlhy sxb
@MaczuLofficiaL
@MaczuLofficiaL 3 жыл бұрын
@@mariarashiid9936 👏👊
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 жыл бұрын
2008 ilaa 2015 intii udhaxaysey waqti aan hil mami karin wayay waxadba modaaba inay sidan uu jawiga kamacanaa
@walalmohalyrics4306
@walalmohalyrics4306 2 жыл бұрын
wllh ya yaran tada ku celiyaba ku galeyso sxpow 😭😭😭
@aballaolock6308
@aballaolock6308 10 жыл бұрын
My name is Aballa from Gambella Southwest of Ethiopia I really like Somali songs even though I can't understand what it means only the way they expressed their love through music gravitated my attention. I been with Somali five years in IFO Dadaab-Kenya and I also learn a little bit Somali language there frm my frnds.
@jmdh8294
@jmdh8294 10 жыл бұрын
Hello Aballa, why don't the Gambella rebel against the oppressive Ethiopian regime? as we all know the Ethiopian elections is coming soon and if the Habesha come out on top there will be armed resistance against the state. Wouldn't you Gambella people like your own country where you wouldn't have to fear marginalization? ps enjoy the song my friend.
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 10 жыл бұрын
Great mr abdala
@aballaolock6308
@aballaolock6308 10 жыл бұрын
tht's very good question Artan Hersi & Isaaq Kingdom in fact we gambellian have been opposing the way Ethiopia government is governing the country because of many reasons I know vry well that the minority of Ethiopia have bn suffering in the hands of TPLF the regions which was suffered a lots as followed; Gambella,Ogaden,Beneshangol,Afar and Oromia and there is still more we need to do something to free our people frm bondage.
@sadammohamud299
@sadammohamud299 10 жыл бұрын
Thnxxx
@kandarabi927
@kandarabi927 9 жыл бұрын
Well you are lucky to watch it, it is a hell of a song.
@abdullahidayib4180
@abdullahidayib4180 25 күн бұрын
Hesta wxn dageysani jiri aniga oo primary standard 6 gbr jcl an uqabii ayadana iladegesanijirtii . I recall back marka hesta ayamarihysa adiga aya xatadha ibarii , xdna wankalatagani ayadha wey gursatii blse aniga still single.xdn waa 22 june 2024 - 12yrs bck Alhamdullahi old is gold🤚
@husseinabdi7001
@husseinabdi7001 Ай бұрын
Who still listens to this songs 2024
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Жыл бұрын
Before 10 yrs I was child And I was listen wxana kujiray dugsi hoose 😪 today I'm finished university and still I'm not tired to listen this song ❤️🥺. These are two lagendery of Somali singer, 🔥❤️👏
@Waxkasta
@Waxkasta Жыл бұрын
Same😭😭
@faroochannel5391
@faroochannel5391 Жыл бұрын
Englishka iska sax
@Khaalid155
@Khaalid155 Жыл бұрын
@@faroochannel5391 ka sax waxaa ka khaldan
@suleymanqadir3673
@suleymanqadir3673 Жыл бұрын
@@faroochannel5391 noop😊
@safanaqurux585
@safanaqurux585 Жыл бұрын
iskumid wlhi😭
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 4 жыл бұрын
Walal bal hada eeg hestan in badan naftayda wey samaysay, hadii ad iga dambayso Like isaar si an uso xasusuto, habeen isin si baxayso taladana so galayso, waqtigi tagayow salaama.!❤😭
@bayermunich395
@bayermunich395 4 жыл бұрын
ok sxb qli
@MastuunCabdi
@MastuunCabdi 9 ай бұрын
Codkiza😢
@mohamedbashiir7
@mohamedbashiir7 9 ай бұрын
Codkeda 🥺
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
2019 if u are here thumbs up👍👍👌👇💖💝💗💘Wxan ku xushee
@ahmedadan8681
@ahmedadan8681 5 жыл бұрын
Xaaskaygi noqooo😍❤❤👌💋👈
@faisalmaestro143
@faisalmaestro143 5 жыл бұрын
🤪🤪🤪
@ayoubmohaz129
@ayoubmohaz129 5 жыл бұрын
Adan ku xuzhee
@jafarahmed2680
@jafarahmed2680 5 жыл бұрын
Here i am 2019
@anzalabdi524
@anzalabdi524 4 жыл бұрын
O
@amiiracadey4730
@amiiracadey4730 4 жыл бұрын
Xasuus weeye wllhi aad u dheer 2012 waqtigii ku dhaafay ee wanaagsanaa waa midaanad ilaawi doonin heestan yey wax badan soo xasuusisay inta ila daawanaysa 2020 farta taag xasuuz bay mudantay walee☝️☝️👉
@siciidfaais9049
@siciidfaais9049 4 жыл бұрын
☝️me
@RoodaAbdi62
@RoodaAbdi62 8 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa 6 November 2023 runtii waa hees aaan ka helay muddo dheerna aan dhagaysanayey❤️‍🔥🍂
@cadewaaye23
@cadewaaye23 29 күн бұрын
Waxaan daawanaayaa galab arbaco ah maalintii 3aad ee ciid Weyneyda 2024 18 Jun I.n waxaan soo noqon doonaa anoo xaasle ah kaligey sidaan ufiirsanaayey waa daalay heestaan Xasili xasili xaaskeyga noqo 😢❤🎉
@yackopak4860
@yackopak4860 4 жыл бұрын
2020 Ramadan wangsn hada cafimad qabto igana danbeyso like sar😉🥰🥰
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 4 жыл бұрын
Alle nabad iyo nolol iyo caafimd qab haynagu gaadhsiiyo
@skechersdove8028
@skechersdove8028 3 жыл бұрын
Ramadan ta hada hees ma iska dayn weyday IGA da. Weynid
@mohamett0zcar589
@mohamett0zcar589 3 жыл бұрын
😂ramadaaan maad hees dhagayzaN
@ahlaamjaamac5927
@ahlaamjaamac5927 3 жыл бұрын
2021 Pro
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Rabadan kariim soo kale manta oo kale rabadan thy😁🙈 5 may 2021 time 8:24 habeenimo
@magackuqorocusub3259
@magackuqorocusub3259 2 жыл бұрын
Qofka iga danbeeya ee qoralkayga arka Ino ducee in alle ino naxariisto if iyo akhiraba like ta dhac kusii slama Somali maxamed 🙏🙏🙏
@SharmakeMohamed-uh8mq
@SharmakeMohamed-uh8mq 10 ай бұрын
After 12 years still listening this song .....xaaskeyga noqo🥰🥲
@mubarakadem479
@mubarakadem479 4 ай бұрын
Waan oghay inaad soo boqatey miraha aad ku macaan hadaad iga danbayso waxaan jeclahay inaad like isaartid 🙏🙏
@faruuxayar2577
@faruuxayar2577 4 жыл бұрын
Heestan maxan caasha dheer ku dhagaystay 😂😂😂 war nacala shydaan ku yaale yaa 2020 daawanaya isagoo jiifa oo bilaa kabo ah😂😂😂😂
@geenyoogadeen1641
@geenyoogadeen1641 4 жыл бұрын
😀😀😀😔😔😔
@asmadahabo6472
@asmadahabo6472 4 жыл бұрын
Jiifka kabo ma lagu xidha wll qurbo joog dhib qaba ma tahay 2020 from hargaysa somaliland ilove Somalia wadankayga
@faadumomaxamed4055
@faadumomaxamed4055 4 жыл бұрын
Aniga
@habibojiirey8818
@habibojiirey8818 3 жыл бұрын
😄😄😄😄😄 aniga
@qadraaxmadsandhere2511
@qadraaxmadsandhere2511 3 жыл бұрын
Aniga
@zultaanyare8894
@zultaanyare8894 4 жыл бұрын
Waxaan daawanayaa 01/11/2019 waa haabeen sabti soo galayso waxaan jooga magaalada hargaysaa Adna bal xaasidnimada iska dhaafo like iisaar ⬇⬇⬇⬇⬇ Like like
@user-ix4cq8vz5z
@user-ix4cq8vz5z 4 ай бұрын
Hestan waxaan dhageysan jirey 2015kii aniga oo uqaadi jirey gabar aan jecelahay in kasto gabadhii aan uqaadijirey la iga aroosey lkn alxm wakhti dheer kadib waxaan heley qof kii alle ii qorey oo kuhaboonaa nafteyda alle ayaa na kumahadsan waxaana guursadey 2023/ 8/ 20/ waxaana rajeyneyaa in aan ka hormaridono asaageda i.n hadii alle ii daayo naftan Ugu dambeen waxaan halkan kasalaamayaa dhamaan mucaashagiinta iga dabeysa❤
@abuukarxaamud3850
@abuukarxaamud3850 6 ай бұрын
Heestan miraha io jiliinka mcan hda so booqatay 2024 likta igu reeb 😂❤
@shirecabdi1446
@shirecabdi1446 6 жыл бұрын
Labada fanaan wey isku nuurayaan Qoor dheerayaal ikraan indho caashaq bay leedaha cidii ila qabta farta taaga
@mousemaxamudsahalmalgaliye4713
@mousemaxamudsahalmalgaliye4713 5 жыл бұрын
Way isku so baxayaan haday is helilahayeen ♥~♥~~♥~~♥~~♥~
@suldaanismaciil7113
@suldaanismaciil7113 5 жыл бұрын
Ikraan wa nin kale xaskiisa
@xuseenmaarkin1050
@xuseenmaarkin1050 4 жыл бұрын
Y
@xuseenmaarkin1050
@xuseenmaarkin1050 4 жыл бұрын
,
@hassangedi9738
@hassangedi9738 4 жыл бұрын
wamahn
@munaali4156
@munaali4156 4 жыл бұрын
Who else listening to this in quarantine time 2020 Çorona 😂😂
@mohamedderie2290
@mohamedderie2290 4 жыл бұрын
Me too from hargaisa
@mohamedfarah8451
@mohamedfarah8451 4 жыл бұрын
Muna Ali, I’m enjoying with this song
@qalanjomoha1833
@qalanjomoha1833 4 жыл бұрын
Hhh aniga
@SacadMuusekibrey
@SacadMuusekibrey 4 жыл бұрын
me
@suahaybsaid4670
@suahaybsaid4670 4 жыл бұрын
Me too From Burco
@taqwasulaiman6862
@taqwasulaiman6862 2 ай бұрын
28 April 2024😢 Sunday night I still feel old memories💔🥲 plz hadaad iga danbayso oo halkan soo gashay like iisaar🙏
@abdullahiimaw4650
@abdullahiimaw4650 8 ай бұрын
WxN dhageysanaya mnta oo ah 07/10 /2023 Hadaad hestaan dib uga soo laabatey like saar🤙
@mohammed-jama
@mohammed-jama 3 жыл бұрын
*2011 ayaan heestan si qayral caadi ah u dhagaysan jiray waagaas oo aan ku jiray secondry ga waxanan dhagaysan jirtay markaan schoolka ku sii socdo ee subaxa iyo xiliga Nususaacaha (break time) ka😁 jacayl yar oo caato ahna waa i hayey xiligaas* 😁❤
@zuumahmedhussein7406
@zuumahmedhussein7406 Жыл бұрын
Of course wad ku gulaystay🥰
@AyaanabshirMaxamud-dh4vu
@AyaanabshirMaxamud-dh4vu 10 ай бұрын
Jacylka yaraan io waynaan maleh runti😅😊
Mililico By Abdifatah Yare & Ikraan Caraale
5:29
Mattaanaha
Рет қаралды 10 МЛН
Hees Cusub FARXAD Bye King Khalid ft Ikran Arale [Official Video]
5:19
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 9 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 56 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 19 МЛН
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
Farhia Kabayare iyo Dalmar Yare Heestii Dhunkasho.by mucad.oday
6:54
Abdi holland iyo Ikraan araale (Love Love Love)
5:02
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 337 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 208 М.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
Abdi Holland ft Ikran Araleh Laa Laa Love Love Official Video New HD
5:02
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 3,8 МЛН
القطة الشجاعة 😭😭🐱 #shorts
0:30
7amoda Gaming
Рет қаралды 55 МЛН
腹黑小天使把黑天使整惨了#short #angel #clown
0:20
Super Beauty team
Рет қаралды 43 МЛН
ЕНЕШКА 2 СЕЗОН | 3-бөлім | АНГЛИЯҒА КЕТЕМІН!
28:02
BABY Comedy : Birthday Baby and Kind Man ❤️
0:36
BABY Comedy
Рет қаралды 15 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
0:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 15 МЛН
КОМПОТ В СОЛО
0:16
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН