Adeega bisha Rashiinka 🛒🛍️

  Рет қаралды 18,418

Nasteexo Channel

Nasteexo Channel

8 ай бұрын

Пікірлер: 102
@caaishocumar4829
@caaishocumar4829 8 ай бұрын
Ana u horeyo❤🎉
@maryamamuqtaar7982
@maryamamuqtaar7982 8 ай бұрын
Maalin walba midka cusub intaa fiirsadaa gadaal u laaabtaa kuwaa horey u fiirsadaa ku ceshtaa saa kuu jeclhy rabi hakuu jeclaado❤️❤️
@Naroora
@Naroora 8 ай бұрын
Allah ku jeclaado byo😢❤
@nuuraanicali1181
@nuuraanicali1181 8 ай бұрын
​@@Naroora guriga kirada wa meqa abyo
@Ramlo713
@Ramlo713 8 ай бұрын
Asc Mesha Allah abaayo alle dartiis ku jeclahay saa u jeclahay video yaashada walahi markuu isoo dhaco gambalelka video horaa ka fiirsada video gooni ah noo soo duub adigoo fadhiso qiimaha guriga degan tahay nolosha muqdisho sethy abaayo waa codsi aan kaa codsaday aniga waxa jogaa mareykanka USA 🇺🇸 Abaayo Allaha ku siiyo duriyad saalixiin ah oo bariyal ku noqdaqdan Allaha ku xafido adiga iyo sowjkada ❤❤❤
@shankaron7
@shankaron7 8 ай бұрын
Maansha Allah jikooyinka guryaha xamar waxba kama duwan kuwa America walaahi aniga ayaa ku joogo waa isku mid ilaahay wadankeena amaankiisa noo siyaadiyo. Nasteexo Muqadisho ayaan u soo socdaa iinsha Allah ee xafada dagan tahay waan jeclahay routinkaaga really
@safasahal9708
@safasahal9708 8 ай бұрын
Masha allah xbbti ilaahay hakuu barakeeyo qoyskaaga iyo noloshaada quruxda badan waaxna kuleeyahy halkaa kasii wad janalkana waaxaad kussoo dartaa qisooyin iyo waxyaalo dhiiragalin ah iyo xaga diinta iyadana kusoo dar oo sida asxaabtii hore dhaqamafoodi wanaagsana si aan wacaal badan oo qofka qalbigiisa u fcn u helno Silamid ahna dardaaran baan kusiinaaya abayo inaad joogtayso adkaarta subax iyo galab iyo suratul baqara si aad nooga caajisin il baa iska jirtee xaasid iyo dhibaato allaha kaa qabto wanaagaga halka kawad gabar fcn baad tahy oo runtii inta wax soogudbisa kuwa safkahore iigu jiraad kamid tah barakoow❤❤❤😊
@marwo15
@marwo15 8 ай бұрын
Yaa ila mid eh marka video dhameesto gudaha galaa ar amee wax ku dhaafen cml😂😂 Masha allh abay nasteexo nasta waa ku salaami allaha kuu barakeeyo reerka insha allah
@saciidoahmed4727
@saciidoahmed4727 8 ай бұрын
Masha Allaaah Abaayo Waxaa u Baahnaa inaa iga Caaawiso Aroos Cusubaa ahay Fadhigaaga io Sharaxaada Guriga Sida Geedaha iwm Meesha Ka helaayo iyo Qiimaha Mahadsanid🙏🏻🥹
@SowdoQalanjo-km3xe
@SowdoQalanjo-km3xe 8 ай бұрын
My favourite KZbinr🥰
@leeylohussen9047
@leeylohussen9047 8 ай бұрын
Masha Allah ❤
@zainabmohamudjama-bu3nm
@zainabmohamudjama-bu3nm 8 ай бұрын
Msha allaah xbbti saadi u jeclahay rooting I loved ❤
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 8 ай бұрын
mansha allah guriga cusub allha barakeeyo❤❤❤
@maryamaabdulahi796
@maryamaabdulahi796 7 ай бұрын
Masha allah abyo gurigaaga iyo reerkaaga illahay haku barakeyo
@ismahaancabduqadirsaciid4808
@ismahaancabduqadirsaciid4808 8 ай бұрын
Mashalaah ❤
@maryamac.qaadir8831
@maryamac.qaadir8831 8 ай бұрын
Masha allah mcnto illlah hanii barakeeeyo
@roodoabdulaahi8731
@roodoabdulaahi8731 8 ай бұрын
Mashallah abayo waxa tahay gawadha kaliya markuu isodhaco fidyowyadeda aa ku farxo ❤❤❤
@TuuneyChannel
@TuuneyChannel 8 ай бұрын
masha alaah abayo nastexo wankahelay❤❤❤❤
@munafaarax753
@munafaarax753 8 ай бұрын
Masha allha horiye usoco abyo
@umuakram5275
@umuakram5275 7 ай бұрын
Nasteho abayo Dolaabta qeybta Furan Saar Sharaxaad dhaloyin qurxoon ama ubaxyo kala kacSan Thanks Walshy 😊
@Sumayya15
@Sumayya15 8 ай бұрын
Masha allah abayo😊❤
@HayattQueen-wv3zm
@HayattQueen-wv3zm 8 ай бұрын
Masha allh abyo allh kuxfido guriga io qoyskana allh badiyo o barkeyo ❤
@rowda318
@rowda318 8 ай бұрын
Mashallaah
@user-ot8qt4mf5k
@user-ot8qt4mf5k 8 ай бұрын
Mashallah tabarakallah ❤❤
@hudahuda8018
@hudahuda8018 8 ай бұрын
Al fanar waa baris fican
@miinadaahir971
@miinadaahir971 8 ай бұрын
We love you nastexo❤😊
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 8 ай бұрын
Masha allh
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle 8 ай бұрын
Maansha allaah❤❤❤
@Hafza525
@Hafza525 8 ай бұрын
Dukamanka😂caadiga kaso adego abayo supermarket xoga❤qaali waay
@ikraamahmed722
@ikraamahmed722 8 ай бұрын
Aqwaan still informationka iyo home tourka aa ka sugeynaa
@queensafa3852
@queensafa3852 8 ай бұрын
Haa wllhi ani waxa kugu darsan lahaa malin routine maline qisooyin io waxyabo kle oo kaduwan inti igu racsan like ❤
@salwaarab6435
@salwaarab6435 8 ай бұрын
Fanaar caadi ma’ahaan anigaa 3saano isticmaala ❤
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 8 ай бұрын
Masha alah
@MaandeeqMohamed
@MaandeeqMohamed 8 ай бұрын
adaa ku jeclhy sa ku sugo leee❤❤❤
@muudahir7081
@muudahir7081 8 ай бұрын
Jubada iyo bariis maceeye 2014 nagu danbeesy hooyo naga goosay ayantii hore dhan cuntda marax ayee no eheed hada waa laqabsany. Midkle bakaro kaso adeego adeega cadiga iyo qudarta waa qali hayat😊
@pr2196
@pr2196 8 ай бұрын
Firiijka qaabka alabta ugu habesan so same qurxey❤
@xafsoxafso4325
@xafsoxafso4325 8 ай бұрын
My queen 😊
@Naroora
@Naroora 8 ай бұрын
@nastexoabuukar1400
@nastexoabuukar1400 8 ай бұрын
Shekoyinka aqrisa uxise ❤
@Ayan--Abdih
@Ayan--Abdih 8 ай бұрын
ماشاء الله ❤
@YasmiinAddaan-cn6fw
@YasmiinAddaan-cn6fw 8 ай бұрын
Asc walley gurigaga waanka helahay xakuu kuyaalaa
@ilhaanmohamed5054
@ilhaanmohamed5054 8 ай бұрын
Sos ka liiinta biyaha talajada gisho qanadaha wuu isku badalaaaa😊😊😊
@farihazubair7827
@farihazubair7827 8 ай бұрын
Ani Juba iyo cusba hdaa iska gooyey kwrma oo ka maarmay sokor ii dhiman 😂😂😂 tan kle jubaha kan kuuyaalay soo hormari intaa kan cusub ku shubin nasteexo ❤
@afnaanahmed2705
@afnaanahmed2705 8 ай бұрын
Nasteexadena ❤
@suadhassan6195
@suadhassan6195 8 ай бұрын
Abaayo xafadee u guurtay
@IkraanaliMohamad
@IkraanaliMohamad 8 ай бұрын
@Hamdajirde
@Hamdajirde 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@FaraxsanGirl-ny3hy
@FaraxsanGirl-ny3hy 8 ай бұрын
❤❤❤🎉
@user-wg8rx7zv5m
@user-wg8rx7zv5m 8 ай бұрын
Apyo burka hayat wey cabirtaa cabirka fcn ❤
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 7 ай бұрын
masha Allah
@halimoab1221
@halimoab1221 8 ай бұрын
Abayo caano wa ina cabtaan dabici ah no caano boore hadi kale lafaha iyo ilkaha ku bololaya
@user-cn7mr2hf9i
@user-cn7mr2hf9i 8 ай бұрын
Abaayo waxan ku weydinaa skin careda jubo market lagu gado orjinal miyaa
@Alamdeepcleaning
@Alamdeepcleaning 8 ай бұрын
Abayo jumbaha raga uma ficno cumin bu ka dhiga iska daa ❤
@AmaalMaxamed-gf8rc
@AmaalMaxamed-gf8rc 8 ай бұрын
Abaayo xafada xawa marka tageysid vlog nooga soo duub
@yunnaali3117
@yunnaali3117 8 ай бұрын
Abayo ana kula mid eh ❤😂😂
@TuuneyChannel
@TuuneyChannel 8 ай бұрын
abayo caga rashinka hayad miya kasogaday❤❤❤
@axlaamdheyman4761
@axlaamdheyman4761 8 ай бұрын
xaafadada dagmade wye sis
@user-uk3zl2kd4c
@user-uk3zl2kd4c 7 ай бұрын
Ayy nasteexodeydi tiktok kalaa socon jiray
@simrannimcan5214
@simrannimcan5214 8 ай бұрын
😂wlhi aniga kula.midaa wxan jecelahy wxa dhan inaa Hal mar is dhaafsiyo hadii kale manto dhan wan ka fakiira mashquul ayaba ku noqona bisnka
@aminoluulay5027
@aminoluulay5027 8 ай бұрын
abayo guriga meqa qol lacagtane wa imisa
@nasriinhaji3893
@nasriinhaji3893 8 ай бұрын
abaayo 2qof lee tihiin raashinka 5kilo usoo qaado markaas kama halaabayso
@NashatLibanabdi
@NashatLibanabdi 8 ай бұрын
No so dheere vlog plz😢
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 8 ай бұрын
Abyo routenkada kuhysna nosobadi plz
@user-ve3hc9gi1b
@user-ve3hc9gi1b 8 ай бұрын
Ben mahan xiliyadi hore canjelada we so carfi jirtay xita wlh masha allah qurux e ehet lkn hada sii kasto hada u garacdo cajinka maba carfayo waxba is badalay
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 8 ай бұрын
Wax isma badalin ewal cajinka badna burka yara lakini hada burka badan abayo😂
@user-nk5ys6rt8n
@user-nk5ys6rt8n 8 ай бұрын
Rashiinka 5kiilo midkiiba le kso qaado mrkas cadi waye bil wey ku heyne abyo
@saciidoahmed4727
@saciidoahmed4727 8 ай бұрын
Mida cajiinka Dadkaa Kala ah Dad gacantooda Faxdo io dad Aaan Fixin waaaaye
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 8 ай бұрын
Ewal burka yaraa cajinka badna hada burkii baa la badiyaa cajinka yar ee wax isma badalin
@ibtizamali8969
@ibtizamali8969 8 ай бұрын
Ana saas eh dadka kafakaraya waxa laqab lahaa ama sugaya shaqa sosocoto walwal iqabanay ilaa waxaas iga dhamadan
@Shamsoxasan7339
@Shamsoxasan7339 8 ай бұрын
Abayo fadhiga kuyalo midka dalka lagu sameeyay miyaa jwb
@umuamiira113
@umuamiira113 8 ай бұрын
Abayo samiir yeelo 😂 Ana sas ah waxyar ka fakaraa hhhhhh 😂 wa in aan samir yelanaa
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 8 ай бұрын
Dhaqso daqowenaa 😂
@bisharoahmed3794
@bisharoahmed3794 8 ай бұрын
Guurku waba hawl waxaso dhan manaa qaban kara 😂😂 mashallah abyo😂
@mssdhukuro3401
@mssdhukuro3401 8 ай бұрын
Wllhi howl iyo nus 😂😂Ana arosay Gurigege hadan San cml igu camiran yahay howl I dishay lkn ani waxaa ku bad baada Ninkeyga America 🇺🇸 jira lkn marku imaado howsha adunka 😂😂
@munoosman4914
@munoosman4914 8 ай бұрын
Abyo su.al ku weydiinaa halkee kaala soo xiriiraa
@rukiaruuru4377
@rukiaruuru4377 8 ай бұрын
Beenta maaha cajiinka sidi hore maha coz sfcn looma qaraaco ewal sfcn loqaraci jiyaa 😂😂😂😂😂
@MaryamAda-so4og
@MaryamAda-so4og 8 ай бұрын
Shanbada guriga ku tirtay magaced abayo
@user-jl6eu4zo7v
@user-jl6eu4zo7v 8 ай бұрын
is ku dabacad ayaa nahy😅
@faadumo883hasan8
@faadumo883hasan8 8 ай бұрын
Dumashidey ano daawan baa comments so gale😂😂 MashaAllah My role model😊❤
@Naroora
@Naroora 8 ай бұрын
@amaalcusman8277
@amaalcusman8277 8 ай бұрын
Dumashi naga sow badal 🤌🏽😂😭
@sahroabdiaziiz-lv8nw
@sahroabdiaziiz-lv8nw 8 ай бұрын
Abayo madama jikada wintahay mis iyo kursi fudu madsodhigati jikad wayku qurxisamilad
@farhiayasin7735
@farhiayasin7735 8 ай бұрын
mashllah abayo quran ka whatsapp group miyaa jiro aad ku baratid aad ban u raba mise dugsi ayaad aadaa
@SalmaMohamed-uy3md
@SalmaMohamed-uy3md 8 ай бұрын
2023 aa maraq juba la cunaa yaab😂
@ruun565y
@ruun565y 8 ай бұрын
Ani laa antis cuntada qarar abyo
@Hafsaisxaq
@Hafsaisxaq 8 ай бұрын
Apyo kirada quryaha meeqa waaye ❤
@fartuunahmed6629
@fartuunahmed6629 8 ай бұрын
Adiga junba cuno sah aniga hooyo bariis maceya xatah wey naga jarta wlhi bariis wa nacay 😢😢 wx iiga mara ina kaligey lee cunto karsado😂😂😂
@fatiinqueen3421
@fatiinqueen3421 8 ай бұрын
Hhh miskiin jumbaha hadey diiday maceyaha ka dhadhici hoyo wa cadi asagaa
@badriamohamed3562
@badriamohamed3562 8 ай бұрын
Abyo nastexo jikadada wee qurxanthy lkn qanada kore meshee ka banantahay alabaha maigula qurxana waxaa gashataa mesha alabaha sharaxaada eh iyo kuwa dhalada maacunta sida kle waa ila fool xuntahay
@HaboonAbdullahi
@HaboonAbdullahi 8 ай бұрын
Haaa saas aya ila qurxan ani xata
@deeqoabdulahi2683
@deeqoabdulahi2683 8 ай бұрын
Abyo guri maka banan yahy
@FaraxsanGirl-ny3hy
@FaraxsanGirl-ny3hy 8 ай бұрын
Sidad bugagta u aqriso io sidee kubilawdy soo video kasoo samey
@amirapache5465
@amirapache5465 8 ай бұрын
cajiinka buddo miya reer koonfurow wllyal😊
@ruun565y
@ruun565y 8 ай бұрын
Ani rer kenya ahay wana isticmalna waxa waye galey lashide sasn ufahmay
@FaraxsanGirl-ny3hy
@FaraxsanGirl-ny3hy 8 ай бұрын
Waa daqiiqda habenki laqaso oo subixii laxooxda lagu dubo
@fowziaomar3261
@fowziaomar3261 8 ай бұрын
Sxb duqa caano kama maarmo uqandici malab yar ugu dar calool mayelanayo nooh wn ku qishaa intaas
@fardowsaibrah
@fardowsaibrah 8 ай бұрын
So badi routine abyo
@juneybbemoha4371
@juneybbemoha4371 8 ай бұрын
Aby jubaha kas mafcno iska day
@sadiaamir5503
@sadiaamir5503 8 ай бұрын
Huuno ukunta dalka isticmal way ka macanthy midaan
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 8 ай бұрын
Guriga habeenki cashada kadib ka shaqee iso ducee shaqo dhan inaana qaban ayaad u malayn gurigana nadiif
@user-hz4cw2bf9n
@user-hz4cw2bf9n 8 ай бұрын
Abaa tirtirha see loo smeyaa
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 8 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 40 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 11 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 25 МЛН
Routinkeyga iyo dalxiis yar❤️
11:29
Nasteexo Channel
Рет қаралды 11 М.
Ila soo Adeega asxaabey 🫶🏼 jumca kareem
13:17
Nasteexo Channel
Рет қаралды 12 М.
Shopping vlog + routine
8:44
Nasteexo Channel
Рет қаралды 12 М.
Casariyo fudud 🥣🍰
8:35
Nasteexo Channel
Рет қаралды 10 М.
Kaalay ila nadiifiya guriga 💖
14:38
Nasteexo Channel
Рет қаралды 12 М.
Wedding vlog 💍👰🏻‍♀️🤴🏽
12:49
Nasteexo Channel
Рет қаралды 14 М.
Day in my life | Ila qaata maalin nolosheyga ka mid ah ❤️
9:40
Nasteexo Channel
Рет қаралды 36 М.
Macmacaan fudud qof walbo sameyn karo
11:29
Nasteexo Channel
Рет қаралды 10 М.