Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.

  Рет қаралды 310,621

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 810
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Ай бұрын
Annaga naaagahan aan dambi la sheego lagu heysan ha nagu mashqulinine raggi qaraxa liido fududeyay iyo kuwii ka dambeeyayba maxkamada ha lasoo istaajiyo hadii waxanu maxkamad sax ah tahay
@Nika_kit800
@Nika_kit800 Ай бұрын
War caadi iska dhiig waligeed ayuu qarax ka dhici jiray mesha caacda kala tag
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Ай бұрын
@@Nika_kit800 hadal kasta oo aad ledahay waxaa kaa xisaabinays labada malag ee raqiib iyo catiid ee garbahaga saaran cafis bad iga tahay intad aniga i caysay lkn umadan Musliminta ee soomaaliyeed ee aad ku diganeydo oo ku sheegeydo maalin walba in qarax uu ku dhaco dembigoda yaa kaa cafinaya?
@Somali12222
@Somali12222 Ай бұрын
Maskaxdii qaraxyada wali waa nooshahay ee shacabow isku badnaada ✌🏾
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
neef adeer kii shalay wax qarxinayay baa ah wasiir rooboow saa gabdho yaryar oo tikyok isticmaala yaan lagu wareegine ragii dadka laayay meeye
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Ай бұрын
@@user-fr8kw7vy9m waxa xilka loo wada dhiibay oo wasiito iyo taliyayaal ciidan ah badankood khawaarijta ayay u shaqeeyaan
@somaliweenguule3381
@somaliweenguule3381 Ай бұрын
Somaliweyn ilaahoow xifti aamin aamin yaa Allah
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Amiin yarabi ❤
@qadra146
@qadra146 Ай бұрын
Aamiin Aamiiin😢😢😢
@user-ik8zr5jz8y
@user-ik8zr5jz8y Ай бұрын
😅⁷😅😅😅😅
@user-ox5fz7nh9l
@user-ox5fz7nh9l Ай бұрын
U77,¹hhhyyuugyyyuyÿyocد، 😅​@@qadra146
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
adeer waa faawdo dalku haku meeraaysaninahablaha yaryar ee aan danbiga lahaayn waan idin fahan sanahay qaraxii baad ku qarinaaysaan dadkii lalaayay ee liido lagu dhameeyay ragii kadanbeeyay baa laaydinka raba
@beryalex1798
@beryalex1798 Ай бұрын
shar ayaa ka dhex guuxeyso
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 Ай бұрын
Doowlada sharciyaa adag haka soo saarto kuwa sida qaldan u isticmaalo baraha bulashada
@Ahmet----2126
@Ahmet----2126 Ай бұрын
Nagahan kibirka uhadlayo iyo benta shegayo in laxero fcn wllhi.sharci cusub neh hala soo saro qofkii qabiil Ka hadlo halaxero
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Sax
@Mohaan68
@Mohaan68 Ай бұрын
Next Daahir calasow.iyo.kabtan ayuub😂😂
@Naisa641
@Naisa641 Ай бұрын
2 daaas hadii xiro 😂😂😂farxadii aduunka
@NatouAhmed-mr4zn
@NatouAhmed-mr4zn Ай бұрын
😂😂😂😂😂 Walo fadhiya😂😂😂
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 Ай бұрын
Abow asharowna kudar
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 Ай бұрын
kbt. Ayuub iyo daahir calasoow laandheere waaye iyo kuwa dadka qarxiya 😮😮😮 dowladda tabar uma hayso… dowladda waxay maxkamadeysaa dumarka iyo kuwa lasngaabka ah waxay waliba maxkamadda aaminsantahay in kuwaan ay amniga muqdisho ay khatar ku yihiin 😢😢😢
@SoubehAbdi
@SoubehAbdi Ай бұрын
Maba jogan dalka😅
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 Ай бұрын
Mashquul uma baahnin! Qarixii Liido yaa fududeeyay ?
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Ай бұрын
Haa taas nugulu ilowsin sarawa
@Somali12222
@Somali12222 Ай бұрын
Sax 🫡🫡🫡
@FatushAbdi-v9y
@FatushAbdi-v9y Ай бұрын
Wlhi waa run 😢
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Ай бұрын
Qalad kasta qalad kale ma badali karo laxey dambi micnahiisa waa dambi
@Nika_kit800
@Nika_kit800 Ай бұрын
kiii farmaajo dhici jiray adigu mel ku sheeg adeer niicda mesha kala tag
@Yaxye-b6y
@Yaxye-b6y Ай бұрын
Aad iyo aad baan ugu farxay markaan arkay maxkamadayantooda 🎉🎉🎉🎉😂😂😂🎉 sharcigu aha sareeyo❤❤❤
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 Ай бұрын
Waashaqadi ugu fiicneed oo dowladu qabato
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Sax❤
@hodaa2823
@hodaa2823 Ай бұрын
‘ anoo jidka iska maraayo aa dhakab la isiiyey’ 🤣
@naimamohamed1609
@naimamohamed1609 Ай бұрын
Illaahow hadaad arsaaq I siinayso social media hayga siin haygana galin Habluhu been badanaa sawnagii bootada iyo hanjabaada arkaynay
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r Ай бұрын
Hh
@nutritionbabyandprotein3827
@nutritionbabyandprotein3827 Ай бұрын
Masha Allah hamplyo Doladeyda Shaqo fiican aye qabatay Qabiil waaa Qurun ah caruurta wax Xun aye Naga barayan in sharciga hasareyyo Qabiil Marabno Doladeyda Allow no daaaa ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Warunta qabilk hada laga hortagin wax daci lahay wax fol xun
@doone9873
@doone9873 Ай бұрын
Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah wa faraxad wen walahi guul iyo dowladnimo mashallah
@Somali12222
@Somali12222 Ай бұрын
Kuwaaan waxaa ka muhiimsan kuwii soo abaabulay weeraradii lagu hoobtay fadlan kuwaas keena ama mezha ka carara ✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 Ай бұрын
FAQASH SOMALIA 33 SANADOOD AYAY HOOGAYEEN MASAAKIIN QARAXYADA WEYBA KU RAAXAYSTAAN
@saapircadde7770
@saapircadde7770 Ай бұрын
wax walpo process leeyahay taasna waqtigeeda la kenaa tan neh waqtigeeda ku imatey
@mawliidabuwalad4940
@mawliidabuwalad4940 Ай бұрын
​@@saapircadde777020sanadod lalaha wala kenayah
@caydarusismail5640
@caydarusismail5640 Ай бұрын
Maxakamadani Shaqo kuma laaha shaqaadas maxkamada shuute weeye
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 Ай бұрын
Maxkamada waxaan ka codsanayaa anigoo kamid ah shacabka qabyaalada neceb , in looga digo arimahaan oo kale in aysan dib danbe u sameynin ,lanacafiyo markaan .
@zksomali
@zksomali Ай бұрын
Wn kula qawa Aad iyo Aad
@Zusan15
@Zusan15 Ай бұрын
Kula qaba walhi xaqiiq
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Sax❤
@Ahmet----2126
@Ahmet----2126 Ай бұрын
Dowlada waxaa ka maqan qofkii qabiil Ka hdlo hala xero iyo qofkii siyasad ka hDlo hala xero markas somali mid be noqonee ❤
@NimaOmer-x1j
@NimaOmer-x1j Ай бұрын
Gabdhaha haku mash quulinina dadkee shacabkii madhay waxka shega
@missdeka
@missdeka Ай бұрын
HG&AB ha idin furdaamiyaan😂 anaga xafadehena nabad kujognaa ilma aderyalow jooga cidaan idin ogen ha u dhimanina
@AmranBurhaan
@AmranBurhaan Ай бұрын
Aad iyo aad😂😂
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Mashallah ❤❤hambalyo xabsiga halo taxabo qof kasto o qabyalad iyo kacinta shacabka Somalia 🇸🇴 kashaqeyo o social media so galo tilabo sharci ah kaqado o iqab iyo dabi dusha usara siey aga wantoban kuwa kale ganax lacaged ku rida xabsi ugu dara belayada aqlaqda daran haday raban 30sano okale iney dagal sukeyo dib nogu celiyan abgal iyo habar gidir wa walalo wada dashay wa irab iyo heradid Somalia 🇸🇴 hanolato 🇸🇴 qabilka hadaco sharciga hasarayo ❤Love Somalia 🇸🇴 Mogadishu Somalia 🇸🇴 dulka nabad allah noga digo inshallah
@Aminatt31828
@Aminatt31828 Ай бұрын
naagahan waa in la edbiya qaar baa habro ah oo gabdho yar yar iska dhigayo wasaqda hala xiro❤
@SalmoAli-ch4sn
@SalmoAli-ch4sn Ай бұрын
Wax yar kum jiraan waa dad guur saday iyo dad baaray
@JamacCali-x4y
@JamacCali-x4y Ай бұрын
​@@SalmoAli-ch4sn😂😂😂
@maymuncali2457
@maymuncali2457 Ай бұрын
Kkk,masha allah dowlad la,aan ey ba, dowladnimada ha waarto
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 Ай бұрын
🤪🤪🤪 dhaqan xumo looma baahna hala edbiyo
@calibaashi2729
@calibaashi2729 Ай бұрын
bismillahi yooo tiktok wajigoodi wey qurxan yhin balse without filter wax lafiirikaro ma ahan😂😂😂😂😂😂😂
@NatouAhmed-mr4zn
@NatouAhmed-mr4zn Ай бұрын
😂😂😂😂 Wa naxdiin wajiiyashan aan aarkey
@Professor4555
@Professor4555 Ай бұрын
Naaga wajiga ka buurbuuran kimikana nag isaga dhigey waye
@user-kr7dm9vj7f
@user-kr7dm9vj7f Ай бұрын
😂😂😂😂
@SaredoMohamed-t7u
@SaredoMohamed-t7u Ай бұрын
Hayey shute
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Sax😅😅😅
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 Ай бұрын
Bismilaahi raxmaani raxiim kuwani waaba dad cun balwejiyadooda eega kuwan lixbilood way ku yartahay lix sano hala xidho acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim 😢
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Masha Allah guul Dowlada dhexe e Somaliya
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w Ай бұрын
Dad muqaalkoodi iyo hadalkooda si cad u inkiraa sidee loo aaminaa. Yaaaab
@mahamoudali
@mahamoudali Ай бұрын
Ilaahay uma naxariistooyinka yaan loo naxariisan Qore mahamoud ali burco somaliland
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
Waryaada Maxkamad Beelayaal. Shacabkii baa Liiido Daadsan Oo Hilibkoodi Eeyaha Cunaayo. Markaasaad Maxkamad Keenteen. Iida Noooga Mashquulineysaan. Tacsida Iyo Barooor diiiqda Nootaalo😢😢😭😭😭
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp Ай бұрын
Hilibka eyda cuneysay wakuwa dadka qarxinayay dee
@xasanxuseen1304
@xasanxuseen1304 Ай бұрын
Min 3 sano halagu xukumo si eey ugu diiranin kuwa kale.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Mnsha allah waa shaqo wanaagsan, maxkamada waa inay soo qab qabataa dadka noocan oo kale ah,waayo bulshada ceeb iyo sharaf daro ayey ku yihiin
@dhalugaasfamily
@dhalugaasfamily Ай бұрын
Waxaan qabaa ruux walboo diinta iyo dalka dhib u geesta in akonkisa baraha bulshada laxiro lana iqaabo👍👍
@abditjay2389
@abditjay2389 Ай бұрын
‘’I mean lockdown they want let you out’’😂😂
@Muuse99
@Muuse99 Ай бұрын
Hadalka xitaa wuu kasoo bixi la yahay tiktok marki la joogane wax ka afdheer male 😂
@fushkaxmahamed7315
@fushkaxmahamed7315 Ай бұрын
😂😂😂😂 Ani war jecli u aadi lahaa kulaha tasa qatar ah
@cabdullahimire170
@cabdullahimire170 Ай бұрын
Wajiyadooda day, wajigiin gubay dheh, bal aaway qabiilkii aad u dagaalamayseen muu wax idiin qabto.😂😂
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Ай бұрын
Edeb haloo yeelo
@doone9873
@doone9873 Ай бұрын
Wixii waxa xun wada halaga horto wa guul wen mida kale gabdhaha somalia waxay ka wadan tik Tok wa jahilnimo iyo fasahad ad u xun qofka markuu arko Tik Tok waxay ka wadan gabdhaha SOMALIYED walahi qof is dhahaya kuwan aya Muslim ah ma jiro ale xaqa haka tuso INSHALLAH INSHALLAH
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Ай бұрын
M.A manta dowladu shaqo fcan bey qabatay 👍🤝👏
@HalimaYusuf-kv5dl
@HalimaYusuf-kv5dl Ай бұрын
Subhanallah
@mascuudhashi6414
@mascuudhashi6414 Ай бұрын
Hormar wacan
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn Ай бұрын
Dowladnimadu ha waarto🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@dahabomaxamednuur8750
@dahabomaxamednuur8750 Ай бұрын
Scw.scw.scw
@NIISHAA127
@NIISHAA127 Ай бұрын
War dadka maskinta oo malin walba laqarxinayo oo hilibkoda eyga cunayan wax uqabta nago aan jirkoda xita istaban ha bubuninee ish 😢😏😏😏😏
@user-vb1kv7xn6i
@user-vb1kv7xn6i Ай бұрын
Waa sax iyo nabada iyo dhaqanka la wada illaaliyo ismana diidayaan lkn fadlan fadlan fadlan soo qabta cidii fududeysey waraxii lagu dhamaadey ee dhalinyaradu ku dhamaatey
@abdallahRAMMU
@abdallahRAMMU Ай бұрын
Waxaan wada bahalada u eg xabsi halugu guro najaasada
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale Ай бұрын
Adaa bahal u eg nacalad yahy noga dhac gabdhaha😏
@Zusan15
@Zusan15 Ай бұрын
Isaqa furulaha wajiga maxa uga dhacay bahalay noqden 😂 ilamahay naga fadarynayane so nadifiya nagah
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale Ай бұрын
@@Zusan15 naaa maxa ka qaldan😂
@MukhtarXasan-hp6cw
@MukhtarXasan-hp6cw Ай бұрын
Mxaa qaldanaan lhA ncas yhy
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 Ай бұрын
Gabdha yar danbi lo yela dadka maskinta waxa qarxiyo abuu mansur maxakamed lama so Sarayo😂
@sabirwardhere
@sabirwardhere Ай бұрын
Qaraxa iyagaa sameeyo madaama aqlaaq laheyn.
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
​@@sabirwardhereshabab ayad tahay waxa.rabta ina d qaraxyadada.kusi hirgalan od dhalinuarada.layso
@kadarkhalifabdi9664
@kadarkhalifabdi9664 Ай бұрын
War nagala taga maalayacniga ee kiisa qaraxii masakiinta lagu. Xusuuqay xal u raadiya
@zakiyare1675
@zakiyare1675 Ай бұрын
muqdisho meel laadhoho jiid mareexan aya ku taal Aar waad nasharafteen ❤ wacadale😂
@SahroxuseenAxmad
@SahroxuseenAxmad Ай бұрын
Wallallayaaloow hadey dowlada sidaas hadiba fowdada wdanka loogu diidaayo hada kadib wixi aan ku fikiraay wan iska daaye dad nafta ii keenay ayaan raby inan inta afduubto carabka kasoo jar jaro
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Illaahow adaa dowlad badan😂😂😂. Xasan dhiiqo soosaara asagaa qabqable qabiil ahaaye, naago iska hadlay bey shaqo nooga dhigayaan.
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 Ай бұрын
Good job
@siradm
@siradm Ай бұрын
Annagaa kamid kooxihi aad u kala safan rabteen, waxaana idin lee yahay, waa idinku yar tahay, macsokor, hadaad I metelayso igu metel nabad, wanaag, Alle kacabsi, afgaabni, edeb, asturnaan, lacagta fidnada aad ku kicinayso sii hooyada baahane yaanyada suuqa ku iibissa iyo kuwa xanuunsan, naag afdheer ima metesho, in laydinku sii haayo ayay ahayd. Xittaa ciyaarihi waa qasteen, hala ciqaabo kuwan
@Bilkheyrcrahman2352
@Bilkheyrcrahman2352 Ай бұрын
Waa sax runtaad usheegtay ❤
@siradm
@siradm Ай бұрын
@@Bilkheyrcrahman2352 🥰
@CIGE179
@CIGE179 Ай бұрын
Dhamaantood Waa oversized 😂
@fushkaxmahamed7315
@fushkaxmahamed7315 Ай бұрын
😂😂😂😂
@binthaji
@binthaji Ай бұрын
Intay dadku kiiska ku mashquulsan yhiin adigu ma jirkooda ku maqnayd. Alla maxaa caqliyan bahdilanthy.
@CIGE179
@CIGE179 Ай бұрын
@@binthaji adigane sidaas Oo kale miyaa feera weeyntahay huuno 😂
@binthaji
@binthaji Ай бұрын
@CIGE179 I am what I am, mf Ilahow hooyadaa iyo kuwa kaa ag dhow yaa arka intay calooshu iyo n*suhu le eghyiin oo aadan waxba ku oran Karin cyberbullying iyo comment uun baad ka adag thye
@hiiraanboy4465
@hiiraanboy4465 Ай бұрын
Waa waxan waligood school hoose dhexe xataa aan soo dhigan media iyo TikTok ayeey ilbaxnimo mooden ay ka niilkiyan ama ay ka aflagadodan hadhowna sidaan ayaa leyaku dabalinaya ee sanka iyo afka farta la gishanaya
@user-pe4ig2tv5b
@user-pe4ig2tv5b Ай бұрын
Hala soo edbiyo😂😂😂😂😂😂 wasaqda wax dhiman ayey u ek yahiin
@Nuradin2
@Nuradin2 Ай бұрын
Sharciga ha sareeyo
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 Ай бұрын
Miinkey wada cuskadeen hadii vediow laga hayo maa la hor keeno. Runtii hal kama aqaan alxamdilillaah
@SILENT______GIRL143
@SILENT______GIRL143 Ай бұрын
Waaa yaab arintiii oomar waxaa naga mashquuliyay qaraxa liida kadhcay Adinkana qaraxadhacay gabdhaha nagu mashquulin rabtiin miyaaa 😂😂😂
@fushkaxmahamed7315
@fushkaxmahamed7315 Ай бұрын
😂😂😂
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg Ай бұрын
Guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul mgxmd Somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️
@Marjuu7
@Marjuu7 Ай бұрын
Bilaasha gabdha leyskugu mashquulaa abahin cune wx walba weynu fahansanahney soo qabta qawaarijta iyo dowlada laalush qatayaasha umada dhiigoda uso dhigtey💀
@BukhariAbdiqaadir
@BukhariAbdiqaadir Ай бұрын
Dowland ma waxay ujeedaah habalah Dagaalkooda ma arkaan miyaa miyaa 300qof ee qaraxa ku dhimatat 😢
@daudjibril3154
@daudjibril3154 Ай бұрын
Xabsigaa laydin qaatay liidaa kudhiman lahaydeen ama dhawac bad noqon lahaydeen
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
Maa ragtay
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 Ай бұрын
Kkkkkkkkk
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
😅😅warunta walahi
@fushkaxmahamed7315
@fushkaxmahamed7315 Ай бұрын
Saana kheer u eh maa leedahay 😂😂
@user-zr2uz3qd5r
@user-zr2uz3qd5r Ай бұрын
😅😂war meshan yaa ila qosla😂😂😂
@Edebsan2022Sidii-hooyaded
@Edebsan2022Sidii-hooyaded Ай бұрын
Kuwa dadka bilaa macno u laaynaayo maalinkasto qaarkodna xabsiyada ku quudisaan dil wadareed kufuliya hadaa run sheegeysaan oo umada la laaye u diir naxaxeysaan please
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 Ай бұрын
Maxkamada dadki ciidamada raashin kooda dhacey iyo kuwa corruption ka ku dhameyey hantida dowlada maala keeno naagahan xabsi waanba la rabey magaalada ayey ceeb.usoo jiiden school na haloo diro jaahi liinta wasaqda 😂😂
@filsan335
@filsan335 Ай бұрын
Subhaanallah!!! gabadhan way sateen ciqaabti ey geysteen,balse wax yaala badan oo ka muhiimsan baa u taalo cadaalad sidii kuwii check point tiga fadhiyay habeenki qaraxa lagu xasuuqay umada in lasoo qab qabto oo ey ka jawaban sidi ay dad kas waxushta ey u dhafen mesha ay fadhiyeyn.😡😡😡
@DAALO_S
@DAALO_S Ай бұрын
Editing ka dowlada waa mid cabsi cabsi ah
@Ress114
@Ress114 Ай бұрын
Mansha,Allah
@hawafarah2410
@hawafarah2410 Ай бұрын
Cajiib ilmaha saaxiubkay baan uga soitagey
@truthhurts2085
@truthhurts2085 Ай бұрын
Hhhh armey saaxibtey kawade
@fushkaxmahamed7315
@fushkaxmahamed7315 Ай бұрын
😂😂😂 Taasa la yaabay sxbka yaa waaye
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 Ай бұрын
Ninkeeda bay ka wada ban u fahmey.
@ugaasqasim5289
@ugaasqasim5289 Ай бұрын
Walahi.wasaxa❤❤❤❤
@NazhatNiishuu
@NazhatNiishuu Ай бұрын
Kulaha anoo cajin iyo cano donayo😂😂😂😂😂😂
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Ай бұрын
Dadkaan Shaqo qasab Ah Halagu mashquuliyo Dawladdu Amaanka faraha ka baxay Ha u Adeegsato
@ZenabZenabhussein2023
@ZenabZenabhussein2023 Ай бұрын
Alla kuwaan been badana anagaa marqaatiga nool ah waligood yaa lasoo deeyn waaba kanasanay dhibkooda magalada buuq bee noogu fureen😮 Waa ku farax sanahay in sidaan lagu sameeyo
@Gahtaan.
@Gahtaan. Ай бұрын
Weriya soo tabinaayo asiga ayaaba u baahan inuu illaliyo anshaxa, Gabdhaha waxeey leeyihiin magacyo ay u baxsadeen waalidiintoda, Ma aheeyn Weriyaha inuu u isticmaalo nickname TikTok lagu baxdaso inuu intuu soo tabiyo TV 📺 dhan Dowlada leedahay 😳
@JohnDoe19012
@JohnDoe19012 Ай бұрын
Gabdho uun baa ka adagtihiin orod al shabaab soo xira❤
@Betasquadclips66
@Betasquadclips66 Ай бұрын
Gabdhidhii iswaalayey sidey unaxeen wey isku kaadiyeen ayaa la Yiri hadeyba isku Xaarin alhmdulilah😂😂😂
@user-catoosh
@user-catoosh Ай бұрын
😂 subxanalah bila filtarka San mayuegyihiin
@abdullahiibrahim2674
@abdullahiibrahim2674 Ай бұрын
Subhanallaah somaalida dad badan ayaaba caqli leh liita.oo faham xun. War kuwan dhoocilahan hadaan policeku soo qaban lahayn...wadanka waxay urogilahaayeen qabiil laisku dhameeyo. Waa fidno abuurayaal ee xabsi haloo diro please
@rumanabdirizak8929
@rumanabdirizak8929 Ай бұрын
Dowlada cabsi cabsi waye 😅
@SmilingBuffalo-lk1uh
@SmilingBuffalo-lk1uh Ай бұрын
Baraawo guul waa kumahadsantiin soo qa qabashada kuwaan Wali kuwa badan ayaa jiro shaqada qolo qolo iyo qabiil fidnadii jaahiliyada ayey noo celin rabaan
@dayahahmedmedia3105
@dayahahmedmedia3105 Ай бұрын
HI GUYS ASHRF WAYE 😅😅 kuso xijiya❤😂
@Sharaftiicabdisamatarkg7pl
@Sharaftiicabdisamatarkg7pl Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 Ай бұрын
😅😅😅gabdho walwallan aya lanagu bojaynaa dadkeeni halyeyada ahana dadki layey awey
@CaashoTahir
@CaashoTahir Ай бұрын
Waa idin ka Shi Sheena wana idinka kasokaynaa dalka nimans burburiyay hapaso qabto maxkamad halasaaro
@muhudiinabdi3733
@muhudiinabdi3733 Ай бұрын
Sharci ha la marsiiyo
@ilwaadiyow
@ilwaadiyow Ай бұрын
Wa Maxkamad Mada Daalo ah Shaqo tan Ka ween Ba idintale Gabdhahan Fasaxa shaqo ha ka dhiganinee
@a.salaamcumar1674
@a.salaamcumar1674 Ай бұрын
Hal mid shidan kuma jirto TikTok markay jogana wa top mx waye sidan gabdho 😁😁
@ikranfarah6086
@ikranfarah6086 Ай бұрын
Inaadnaan dowlad aheyn oo dadbimadiinu iyo damiirkiinu dhintay xili lagu jiro tacsida boqolaalkii aan ku waynay liido waxa aad nala hor imaaneysaan eega! Alla ileen yaabku ma dhamaado naga xishooda rabi naxariistiisa idinka qadiye
@aliabdalla1623
@aliabdalla1623 Ай бұрын
Bismillaah. Gabdhaha howl la Aan iyo baaga muudo kabadatay. Aniga mid haleyhaayo aniga haleygu CISMAN.
@yamaskon
@yamaskon Ай бұрын
Stadium muqdisho kubada kolayga anaa laamiyeerigii kafiiqday 1991 dabayaaqadeedii waxaan kasameeyay lacag dhan 5million sh.s ah waxaan diyaar u ahay inaan hatidaas sooceliyo iyadoo aysan markaas doolad jirin waxaan diyaar u ahay inaan dhismaheeda kaqayp qaato stadium muqdisho meeshii kubada kolayga
@Zaara548
@Zaara548 Ай бұрын
Aboow aboow kuwan indho adkaa 😂😂😂😂
@ibzkhalil1283
@ibzkhalil1283 Ай бұрын
Maxaa idinka galay dad isku hanjabay war yaa Illahey yaqan 🤌🤷🤦
@AhmedYusuf-hd2fm
@AhmedYusuf-hd2fm Ай бұрын
@happyqueen5158
@happyqueen5158 Ай бұрын
Jiid marexaaaan ma maqlay mise😂
@user-oo1jh1xl9x
@user-oo1jh1xl9x Ай бұрын
😂😂😂 jif marexan wuu jiraa
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Ай бұрын
Waa waxii ugu fiicanaa booliisku aay qabteen waana kumahadsanyihiin booliiska. Balse waxaan maxkamada kacodsanaynaa bacdamaa Hablo yar yar YIHIIN in looqafiifiyo.
@ima6751
@ima6751 Ай бұрын
Why don't you maintain security and peace for your citizens who are being bombed for no reason this people are joke
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 Ай бұрын
Waxaas maxey yihin dumar dhoocilo yar yar ahmaxay kicin karaan war ummada ka qabta argagixisada ee daaya naagahan ilmaha yariska ah shaqo inaad qabateen inaad isku heysataan maad waanisan ilmahan maxaa gacan bir ah subxana Allah
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 Ай бұрын
Alxamdulilaah alshukrilalaah alxamdulilaah alshukrilalaah,❤❤❤ hadiibo leys dacweyn karo waa allaha 3:06 weyn mahadiis.❤❤❤❤❤😂
@hugdheh
@hugdheh Ай бұрын
marka hore maa meel la joogo hada markii la tartaraayo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@zainabosman6991
@zainabosman6991 Ай бұрын
Dhaqankoodii gobolada dhexe ayey la yimaadeen Xamar xaaraanta xaaraantu dhashey, dhal bililiqo. Dad la soo hor taagan umada Xamar unukaa iska leh, micnaheeda waa bililiqeysaney. Ayaxa Konfur ku xabsadayow nacalad kokiina ha ahaato
@abdifitaheosman5486
@abdifitaheosman5486 Ай бұрын
They look terrified but the law is still above everyone
@Svenna21
@Svenna21 Ай бұрын
Waxba hablahan yari ha isku mash qulin shacabki la baabi iye sppta ay udhimtena aan laogen cidi falka kadanbeysay soo qabta
@mssfakatax5957
@mssfakatax5957 Ай бұрын
😂😂inkiraad badanaa marka horey maxaa kicin bulsho kuu eegaya adigoo awoodo nabadeyna iyo is dhaxgal bulsho❤ tan haddin noqoto cashar noloshaada dhan kuu anfacdo❤
Maxkamadeynta qoys loo heysto in Khawaarijta ay u aruuriyeen lacag dhan $12,026,307.
24:28
Maxkamadeynta Askari dilay Sargaal Maxkamadda Ciidamada
18:38
Somali National Television
Рет қаралды 465
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 45 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 2,2 МЛН
CAMERADA GADAASHEEDA MAXAA KA QABANAA /XANUUN AYAAN LA OOYAY..?
14:29
DEG DEG: Dil ka dhashay dhulkii dowladda oo lagu dagaalay iyo maxkamadda ciidamada.
41:01
Muxuu Xasan la marooradillaacay?!
10:24
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 43 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 9.09.2024
20:25
WS Somali
Рет қаралды 11 М.
Maxkamadaynta Gabdho dhawaaan loo Guuriyay Argagixisada.
12:47
Somali National Television
Рет қаралды 80 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 45 МЛН