ADKATAY! DOORO AMA XUKUN WA LA IS JAFAY |5 WIIL vs 5 GABAR

  Рет қаралды 245,291

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 843
@cabdifataxebraahim7032
@cabdifataxebraahim7032 Жыл бұрын
Waraa Gabadha Xijaabka Xidhan Buluga inta ila Taagersan farta Taaga🥰🙌✊
@IftiinCishqi
@IftiinCishqi Жыл бұрын
Aniga hadaa nin ahaan lahaa waa qaadan lahaa waa Gapadh Qiimo padan runtii xijaapkaga waligaa Qap xijaapka ku dhiiri naa❤
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Жыл бұрын
Haa mashallah
@XasanCabdinuur-v1t
@XasanCabdinuur-v1t 11 ай бұрын
Wakulatageeraa❤❤❤❤
@MuxudiinXuseen-cq8ly
@MuxudiinXuseen-cq8ly 8 ай бұрын
Anigaa kula taageersan
@hanamaxamed7069
@hanamaxamed7069 2 ай бұрын
ani kula tagera masha allah❤
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 Жыл бұрын
Gsbadha xijabaka buloga wadato waa Masha allah waa gabdha ugu quruxda badan.
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
laakiin taasi xaqiiq maaha😂
@shariifmaxamuud5560
@shariifmaxamuud5560 Жыл бұрын
@@lubex3486 O8
@yasiminesufiyan5736
@yasiminesufiyan5736 Жыл бұрын
G.
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
@@yasiminesufiyan5736 W.
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Жыл бұрын
​@@lubex3486waaa xaqiiq ayadaa ugu qurux bdn
@shueibibrahim6924
@shueibibrahim6924 Жыл бұрын
How dare they despised the hijab .she is a rare gem ma sha Allah
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
How is she a rare gem?? are you guys really this uneducated?
@fatumoadan2058
@fatumoadan2058 Жыл бұрын
Masha allah gabarta xiijabka wadato waa qurux badan tahay ee xijabka ku xarako Abayo qaali ❤❤
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
gabdhaha oo dhan waxay ahaayeen kuwo asturaan, Teda kale niqaab iyo jilbaab 4 mitir asturnimo ma aha taas ogow
@maskiintialle5645
@maskiintialle5645 Жыл бұрын
Aniga wiilasha somaalida waan jaclahay gabdhahaan Yeysan caayin gabdhaha Ayagane yaan la caayin 😊Meesha ixtiraam hala muujiyo
@IdirisHasan-hf1ol
@IdirisHasan-hf1ol Жыл бұрын
Anaguna waan ku jecelnhy abayo
@kewayekaas803
@kewayekaas803 Жыл бұрын
***....Ayagana wilasha yesan ceeynin
@mhassan4506
@mhassan4506 Жыл бұрын
Hadal qiima badan ayaa ku hadashay
@kowsarhappy9494
@kowsarhappy9494 Жыл бұрын
Gawadha xijaban masha allah Abayo waliga sidaa u asturnow allah ku dhowree🥺❤👸
@abdirahman291
@abdirahman291 Жыл бұрын
Gabadha xijaabka lagu diiday mxay tahay😢😂 Ani naag aan xijaaabneeen naagba uma maleeyo. Gabadh asturan nafta ubaahan
@IkramMahoud-dj7so
@IkramMahoud-dj7so Жыл бұрын
Nin Kaso midhanba dadka hablaha jar katuraya xijaab marabo dhagyso
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks Жыл бұрын
Waba Yaa bay allow gabar xijaa ban ii sahal😢
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
laakiin taasi xaqiiq maaha, Somalida inteeda badan kama hadlaan xaqiiqo waxay jecel yihiin inay beenta ku faafiyaan internetka
@BariisSamatar
@BariisSamatar Жыл бұрын
Ha walahi sxb fashion ka usheegayo wa morkas gurigaga jogto iyo xabadada nag xijab la aan ALLAH anka magangaalay
@elmimiguilfariha9025
@elmimiguilfariha9025 Жыл бұрын
Wad ku joogta walal allah xaqa iyo kheyrka ha garadsiiyo wiilasha muslimiinta ah ❤
@ugazmucaad6697
@ugazmucaad6697 Жыл бұрын
GABARTA xijaaban ❤ inta Mesha joogta iyada Bas ayaa dookhayga ka ah Ila so Xiriiri Ridhwan GABADHAS🙏
@samairaadan3131
@samairaadan3131 Жыл бұрын
Anigana wan kujeclahay
@MohamedGargaarAbdi
@MohamedGargaarAbdi Жыл бұрын
@@samairaadan3131 ❤️❤️❤️
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Жыл бұрын
Haaa mashallah
@libanmohamed59
@libanmohamed59 Жыл бұрын
masha allah waa gabdhihii lagu duceysan jiray xishodka iyo asturananta sister you are queen reer badiyahan warkisa ha dhageysan waa sheydan
@UmaAsma-b1o
@UmaAsma-b1o Жыл бұрын
Zxb walahi warunta ❤
@queenzuhuur7640
@queenzuhuur7640 Жыл бұрын
Inanta xijaabka xiran she's pretty wlhi❤
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
not as the other ones,
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Жыл бұрын
Goormee xijaabka wax laysku caayo noqotay gabadhaasi-gabar aan ahayn mawa aanan dooran lahayn waa gabar meesha laga rabay ah m.a ♥ 👌
@Pawerman937
@Pawerman937 Жыл бұрын
LOVE INTA NABI MOHAMETT JECEL
@KhadraCumar-ss6he
@KhadraCumar-ss6he Жыл бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤
@ayaankhaliif4662
@ayaankhaliif4662 Жыл бұрын
Scw scw❤❤
@FardosaMohmed-fu7cq
@FardosaMohmed-fu7cq Жыл бұрын
scw scw scw scw scw
@ifrahabdirahman1566
@ifrahabdirahman1566 Жыл бұрын
Gabadha hijaaban waxaa lagu diiday oo kaliya waaa asturnaanta 😢😢waana magaabnimo runtiii Qofkastoo comment gyga akhriya hasoo dhiiri galiyo gabadhaa asturan ❤
@deeqamaxamud233
@deeqamaxamud233 Жыл бұрын
I love you I jab
@abdullahiyussuf7514
@abdullahiyussuf7514 Жыл бұрын
Ninka dher noso celi ridhwan wa legend
@rashkaboy4817
@rashkaboy4817 Жыл бұрын
aduunka ayaa sii dhamanoyo hala yabon,sxb
@omaraboubakar6147
@omaraboubakar6147 Жыл бұрын
Wallahi diin daro waaye may Allah guide us😭
@rashkaboy4817
@rashkaboy4817 Жыл бұрын
amin sxb
@mohamedabdisalansheikhali7384
@mohamedabdisalansheikhali7384 Жыл бұрын
Gabadha xijabka wadata masha allah way qurux badan tahay❤🎉
@zenabahmad1441
@zenabahmad1441 Жыл бұрын
❤❤❤
@hodanmahamed4500
@hodanmahamed4500 Жыл бұрын
qofkan isaguba kala socda oo koodhka blue ga xidhan qawsaar magalada lagusoo daayay weeye xijaab kama helo kuye siduu u eegyahay miyaanu isagu muraayad isku eeegin 😡😂😂😂😂 m.a gabadh fiican weeye inanta xijaaban❤❤❤
@axlaamali5516
@axlaamali5516 Жыл бұрын
Ma ila aragtey waa dhaandhaane ish😡🥺😄
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 Жыл бұрын
Xijaabka micnihiisa ayuuba aqoonin aqoon daro ayaa u geeyneyso inuu waajib yahay maba oga gabadh qawan ayuu rabaa dhaqan xuma ayuu meesha la jooga
@fadxiyaali1093
@fadxiyaali1093 Жыл бұрын
sawmhn 😂😂😂anu midna kama helin😂😂😂kwn
@khadarwadani6289
@khadarwadani6289 Жыл бұрын
Ciyal gobal magaalo nairobi ugu horeysay wye 😅
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
NIN INUUBA QURUXSANADO YAABA RABAA IDINKA MICNAHIINA XOOGA GABADHA RUNTA UU KA SHEEGAY BAAD KA XUNTIHIN MIYAA SIFOOYINKA UU KA HADLAAYO AYAAD LEEDAHIINAN FILAA ANIGA QORAALADIINA IGAMA GADNO WAAD DHACDEEN
@MaxamedNuur-ri3me
@MaxamedNuur-ri3me Жыл бұрын
Gawadha xijaaban waxaan leeyahay hori usoco warkooda iska dhaaf xijaabka dad badan baa kugu jecel
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨
@shucaybholaa9200
@shucaybholaa9200 Жыл бұрын
Aduunyo waxaan jogna xijaabki la diidayo WaBa yaabanahy wlhi 😮😮
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
gabdhaha oo dhan waxay ahaayeen kuwo asturaan, Teda kale niqaab iyo jilbaab 4 mitir asturnimo ma aha taas ogow
@axlaamali5516
@axlaamali5516 Жыл бұрын
@@LexlutherVII wey tahay papa waa xijaab wuxu indhaha maa ladey🤔
@fatumaabdullahi8085
@fatumaabdullahi8085 Жыл бұрын
Xijabkii waxey modan inuu ceeb yhy intii ani caml ah oo xijab la,aan socon is mujiy tim xijaab💯 wan love ❤️
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
@@fatumaabdullahi8085 ilaah wuxuu yidhi kaliya u lebbiso si asturan, wax kale muu odhan, ee Aayeeyo tag oo si sax ah u baro diinta, sababtoo ah dhinaca diinta haddaan eegno xaqiiqda waxaad tahay qof oo aan aqoon buuxda lahayn,
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
@@axlaamali5516 ilaah wuxuu yidhi kaliya u lebbiso si asturan, wax kale muu odhan, ee Aayeeyo tag oo si sax ah u baro diinta, sababtoo ah dhinaca diinta haddaan eegno xaqiiqda waxaad tahay qof oo aan aqoon buuxda lahayn,
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 Жыл бұрын
Rayaan 👸🏻 Inta inanta jilbaabka wadato ila caashaqday 👇🏼
@fathiyafathiya8599
@fathiyafathiya8599 Жыл бұрын
Wallahi dumarku inay is qawiyaan ama xijaabka dhigtaan ama ay iscadeeyaan oo dawo marsanba RAGA ugu wacan 🤦‍♀️ wayo gadha xijaaban Ayaaba lagu leeyhy dharka Fashion ka xidho 🤦‍♀️🤦‍♀️ Subxaanallah RAGOW radkii nabigena raaca scw ❤
@abdirahmandekow5147
@abdirahmandekow5147 Жыл бұрын
Ninki gbr xijaban didha kaas asagaba mid xaleysaan ah walalo lkn gbr an xijab xirneen wlh umaarka hata qof hadhal lugu qasariya
@sadioali7329
@sadioali7329 Жыл бұрын
Masha allah gabar aan TikTok galin xijaab la aan waliged aan bixin yaaba heli karo ragii wanagsanaa aaway gabarta yey idin dhafin
@NaimaHussein001
@NaimaHussein001 Жыл бұрын
Gabadha xijaabka wadata ugu shidan uguna naxariis badan 😢🥰😊
@muhanadupdul3554
@muhanadupdul3554 Жыл бұрын
Halka gabar ee mesha kaqanlahaaa waa gabadha xijaban ManshaAllah she's beautiful ❤❤
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Xijabku wa qurux asturnan mana ah wax layskudido ❤❤🙏
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 Жыл бұрын
Saan xaqmiyaa hablo yar yar ee isi soo suuq geeynayo😮 tankala m.a gabadha xijaaban abayo sidaada kuso ciyaal ziiye haujoojin❤❤❤
@NayraVlogs.297
@NayraVlogs.297 Жыл бұрын
Nagaha neyrobi joogo guur laan bakadhacday marka nagaha raga dabo cararo wey badan yihin iyo kuwo bdn lanool rage sxibo yihin
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 Жыл бұрын
@@NayraVlogs.297 Taasi waa jaf wlh Neyrobi ana joga rag ajaanib ah inaan raaaco waa waali ee qofba waa siduu iskadhigo.
@abdinourhasan2028
@abdinourhasan2028 Жыл бұрын
Gabdha xijaabka xidhan ayaa an ku haysta anigu ❤
@BigBoss-ie2bb
@BigBoss-ie2bb Жыл бұрын
Ridhwan issack sxb xijaabka waa astur maad dhahdid pro ❤🎉 Gabadhaha Asturan waan jecelnahay❤❤
@Bashir1119
@Bashir1119 Жыл бұрын
Xijaabka haku qaldamin waa aayad quraan ilaahay soo dajiyay
@IsmailmohemdYusuf-un7if
@IsmailmohemdYusuf-un7if Жыл бұрын
Mxuu dhahay xijaabka kama helo Waliga qof dheer caqli haka sugin abayo wllhi wan jecelnahay gabdhaha muxajabaadka ah anaga ayaad sharaftena tihin gabdh walibo xijaban allow nolosha igudar
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
nin aad u caqli badan buu ahaa , Teda kale niqaab iyo jilbaab 4 mitir asturnimo ma aha taas ogow
@IsmailmohemdYusuf-un7if
@IsmailmohemdYusuf-un7if Жыл бұрын
@@LexlutherVII waxan kugu xushmeyey replayda aad isogashay mahe waxan aad soqortay kama jawaben brother ani dinta ma kuxusbahay markad ishegeyso micnaha xijaab waxa ha ii la iman dhiman dhimanow🤫
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
@@IsmailmohemdYusuf-un7if ilaah wuxuu yidhi kaliya u lebbiso si asturan, wax kale muu odhan, Tan kale Abaya iyo dirac miyaanay ahayn asturnimo??
@IsmailmohemdYusuf-un7if
@IsmailmohemdYusuf-un7if Жыл бұрын
@@LexlutherVII sxb sida jahiliinta wax lofahansiyo makasayi sorry danbe hadad reply isogasho kama qaban dono🤔
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
@@IsmailmohemdYusuf-un7if xataa ma garanaysid qeexida macnaha erayga jaahil, kk, Tan kale kuma dhihin is sharax kuuma odhan is caay, erayadaada oo dhan adiga ayay kugu habboon yihiin, runta ayaad xamili kari wayday, miskiin ayeeyo waa sababta aad u cararayso ee iska tag ee sii wad oohintaada🤦‍♂️
@samaaraasaalax2778
@samaaraasaalax2778 Жыл бұрын
Inta aan waligood taraaxd banaanka ku aadin salan sharfan❤
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 Жыл бұрын
😂😢😢😂😂😂😂wallhi waa fuuray meesha waa la isjafey Lkn xijaab goorma cey noqday
@Ftm63
@Ftm63 Жыл бұрын
Saman waxan jogna xijabka iyo meherka kitabkaa laskucayo wlhi Wankaxumahay
@fatimohamed7392
@fatimohamed7392 Жыл бұрын
Masha allah ridhwan hadal fican ku hadlay❤ 17:27
@maxamedgab-kp7wh
@maxamedgab-kp7wh Жыл бұрын
😢
@AbdiwaliAmshi14-gw9ii
@AbdiwaliAmshi14-gw9ii Жыл бұрын
Ragow is qaawinta gabdhaha adinka ayaa usabab ah😭
@reshajibril5616
@reshajibril5616 Жыл бұрын
Love you bro ❤️
@axmedkartk4624
@axmedkartk4624 Жыл бұрын
Gabarta xijaaban ani halii raadiyo 😢❤
@guuleedmohamet-pc9pb
@guuleedmohamet-pc9pb Жыл бұрын
qoftas xijaabia xiran wan ka hellay wlhi ii raadiya❤🥺
@Filsan6236
@Filsan6236 Жыл бұрын
Ridwan youtube channel kaaga ayaad kala kacsanaysaa wallahi waxani dhaqan iyo diin maaha naagaha clubs ka iyo five Hotel bar ka loo geeyo inay client soo dhaweeyaan ayaa la dhahaa si aan kuu arko horay u soco iyo soo soco jooji walaaloow xitaa lacagta aad saan ku samaynayso shaki ayaa galaayo xalaal iyo xaaraamnimadeeda
@hodanmahamed4500
@hodanmahamed4500 Жыл бұрын
maxaad ula yaabi kuwa ka yeelaya eee qos qoslayaa sow iyaga mha wll🤔😏
@mohamednoormohamud6497
@mohamednoormohamud6497 Жыл бұрын
Gabadhaan Riyaan ah, inkastoo xijabka ku liideen lkn ogow Allah ayaa ku amray Qadashadisa intaba. lkn qaado xijaabka shurudahisa dhameestiran qaaado wll balanteenu waa Janada I,A.
@madbacaddadahabi2153
@madbacaddadahabi2153 Жыл бұрын
Ciyaal suuq tahiin gaber xijaab wadata oo rabigeed raali galinee dhigeed ayadaa ugu saraysaa guulayso waashay
@Maria_mlpzn-0
@Maria_mlpzn-0 Жыл бұрын
Ninkan duqonimada iyo jahilnimada nagala kortag naf tan dheer waara cijabka cay magalo waa ayad ilahay ayad ilahay hadaa caydid waa ogtihiin danbigey ledahy gabadha xijaabka wadata keep going wllshey mcn waligaa saa uwado hadhigin sii kordhiso waliba
@FahmoFeisal-li4jk
@FahmoFeisal-li4jk Жыл бұрын
Gabadha xijaabka wadato dhamaantood iyadaa ka quruxsan m.a
@abdallabro11
@abdallabro11 Жыл бұрын
M.a aniga xtaa waa dooranlahaa wlahi wll qaali ❤❤❤
@Kingnasser7
@Kingnasser7 Жыл бұрын
Moeliid Funny walhi wa wataa Legend wu iga qosliye😂😂
@bashirbashion1888
@bashirbashion1888 Жыл бұрын
war xijaab haku ciyaarina gabdhaha haku nacsiin xijaab ka I like gabar xijaab ban.
@apdiqaadiryahye2438
@apdiqaadiryahye2438 Жыл бұрын
Gabdha aan xijaabaneen Gabdh u ma aqaaano waayo Gabdh xijaabani waa Gabdh asa turaan Gabdh xijaaban waa waalaashay 😮❤❤
@BariisSamatar
@BariisSamatar Жыл бұрын
Xarifkan dheer xologoho waxba kaqaldan gabar hadeey xojaabnen wey iga tufantahay fashion ka wa morkaad jogtaan guri giina All gabadhena somaliyed anigaa waan wada jeclahay ❤
@elmimiguilfariha9025
@elmimiguilfariha9025 Жыл бұрын
Aduunka iyo akhiro zaman runti wa yaab mangaabnimo tii ugu xumayd runti allow no sahal amiin allow kheyrka na waafaji amiin🤲❤gabdhaha asturan ee xijaabka sita ogaada walhi runti hala ilaalsho hijaabka mid an u qalmin oo garanayn qimaha xijaabka wad ka saraysa ee xijaabkaaga dhowro runti 🙏fadlan
@abdulmalikyussufabdi5481
@abdulmalikyussufabdi5481 Жыл бұрын
War midkan dhantenayo aqli kumajiro xjabkii ayu kaso horjeda yuhuda miya sodirte kani gabdaha xijaban love you ❤
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
kk, gabdhaha oo dhan waxay ahaayeen kuwo asturaan, Teda kale niqaab iyo jilbaab 4 mitir asturnimo ma aha taas ogow
@iqraaadan7337
@iqraaadan7337 Жыл бұрын
@@LexlutherVII illaahey xijaabka raariciya ayuu dhahay hadaa diinta aqoonin mowduucaan haka hadlin xaq uma lihid aayad illaahey ayaa diiday oo inkirtay😏
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
@@iqraaadan7337 ilaah wuxuu yidhi kaliya u lebbiso si asturan, wax kale muu odhan, ee Aayeeyo tag oo si sax ah u baro diinta, sababtoo ah dhinaca diinta haddaan eegno xaqiiqda waxaad tahay qof oo aan aqoon buuxda lahayn,
@khadarwadani6289
@khadarwadani6289 Жыл бұрын
@@LexlutherVII meel kasta commentigan xun bad kuso qoreysaye mxu yahay kuleelka u kugu haayo xijaabka?
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
@@khadarwadani6289 Ma qorin faallo xun iyo comment, ee u tag dhakhtarka indhaha iyo dhakhtarka maskaxda
@CashoBashirmuse
@CashoBashirmuse Жыл бұрын
Ayyy m.a munir wainaadwrke anohoreqate bahadane calankeygi pudlankuarke
@CabdifataaxCismaan-pq2iv
@CabdifataaxCismaan-pq2iv Жыл бұрын
Wanjeclahay wallaahi gabadha xijaaban m.a
@abdikafiabdullahi8891
@abdikafiabdullahi8891 Жыл бұрын
Xijaabna Wuu Diiday Fashiona Wuu Diiday Qofkaan Wijiga TVga Leh See Wax Ka Yihiin😂
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Жыл бұрын
Gabdha xijaabka qabto mashallah tabaarakalaah ilahay ayaaa kujacel ❤jaceel bini aadam uba baahnid kuwa rag ismoodo ooo xijaabka qalad ka,aamin waa duliyaal kuwa aaan asturneen ayeey kuwa aadisan yihiin kuwa asturan kuwa uqalmo ayuu booxo naaga aan asturneen raga ayaad noojibiseen lkn kuwaas waa nusqaan raga dhameestiran mahan waan wataa raga jacel gabadha asturan❤
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Ookaalay ani waanyaabee xijaabku xilimuu ceeb noqday iyo wax laysku caayo subxanallah
@mohamedhassanofficial7764
@mohamedhassanofficial7764 Жыл бұрын
Ridwaanoow kadaa dadka sidaa zxp waana gaabantay talentina malihid waa yazitaan .. Salaaamaaad
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Жыл бұрын
Gabdha xijaban wale the best gabar anago dhan aya kujcl
@iftiinkamaanta753
@iftiinkamaanta753 Жыл бұрын
waa sababta aan taajir la ahy adne aad fiqiir u thy alish bbe inta garanhysa liketa dhac ku siiya
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 Жыл бұрын
Xijaabku quruxdada uun buu qurux kala kusii dara ee maangaabkan haw joojin aan xataa ogayn in Xijabka ayaad dhan oo quraanka kariimka ahi kusoo degtay sidaa waliga u asturnow qurux badaney❤😘🥰
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Kabo dhaadheer inta soo xirtaan bay leeyihiin waa kaa dheerahay. Ridhwan adiga ruuxaagu inaad tiraahdo wiilkan cuqdad baa dishay. Sax ma’aha.
@habibamohamed1052
@habibamohamed1052 Жыл бұрын
Alx wlx gabdha xijaban Dan walalhey waye walashey keepgoing otherwise xijabka wa asturnata
@faisal-iv6hj
@faisal-iv6hj Жыл бұрын
Ridhwaan hijaab blu meel kala xaririo isodir fadlan ❤
@qarashofficial6915
@qarashofficial6915 Жыл бұрын
Kan ugu dheer makax diisu ma fadhizo allaha soo hadeeyo
@ssmunna3140
@ssmunna3140 Жыл бұрын
Wiilashaan gabadha xijabka kucaayaya wey idab daranyihin😡Xijabka sow Ayad quranka kamid ah maaha
@BariisSamatar
@BariisSamatar Жыл бұрын
Gabadha xijaban wajiibki ALLE beey fulisaay adigaa ku leh❤
@SaacidDuwane-cr7xv
@SaacidDuwane-cr7xv Жыл бұрын
Gabadha xijjaaban mashallah allaha ku xifdiyo abyo mcn
@AbdifataahAbdi
@AbdifataahAbdi Жыл бұрын
gabadha xijaabka xidhan ilhy ha unaxariisto xijaabka washaraf dheerada
@muscabyaasir2897
@muscabyaasir2897 Жыл бұрын
Plz gabadha xishaaban nuber keda iraadiya😢😢😅
@AdowDugow-ub1cf
@AdowDugow-ub1cf Жыл бұрын
The one with hijab is My favorite 100%
@NayraVlogs.297
@NayraVlogs.297 Жыл бұрын
Mana yaabin nagaha maxe taraxad uxirtaan ileen wa nin dartis subxanallah wamaxaey self confidence laanta nagaha somalida wa dadka aan kadhimtay self confidence
@farxiyomire9993
@farxiyomire9993 Жыл бұрын
Sax walhi 😢😢
@muhammadmuktar1712
@muhammadmuktar1712 Жыл бұрын
asc redwan talo ahaan walal barnamijkan waxa ila fican inaad bedesho wayo anshaxa iyo diinta in lailaaliyo ayaa wanagsan xijaabka waa ayad alle uu so dejiye marka inta wax kashegtay wey qaldameen
@sayidcalimaxamed1159
@sayidcalimaxamed1159 Жыл бұрын
Abayo m.a gabdha xjibaka sidaa tahay wax kasharaf badan maleh abayo kuwann ayagan qiimo lahayn oon mudnayn inad hor istaagto anayo nolow
@shilista4907
@shilista4907 Жыл бұрын
Gabadha sheikhaddaa, waa diyaarsanthy, masha allah
@samaaramohmatt5053
@samaaramohmatt5053 Жыл бұрын
Gabdhan waa iska miskiin wlhi lkn waa gabdh asturanthy♥️👑
@apdiqaadiryahye2438
@apdiqaadiryahye2438 Жыл бұрын
Hanoo walhy waa libaaxad waan rabaay gabdh ninkaa ku tofutaa waan ku wataa ❤❤
@digriyowkhaliil5507
@digriyowkhaliil5507 Жыл бұрын
Walahi billahi Tallahi gabarta ugu qurxoon uguna aqlaaqda badan waa gabarta xijabka wadata canugaan sidii dhoocilaha xanjada uruugaayo waanba kula labooday qaab ragatinimo malahan bilaa dhaqan weeye ragaan waana kuwa hablaha haleeya ee hablow ragaan ookale xiriirkooda iska ilaaliya
@Xoggaar
@Xoggaar Жыл бұрын
Waxaan ka yaabay dadka xijaabka ka faanaya subxaanaAllah wllhi gabadh aan xijaabnayn ma rabi
@mudutailor4265
@mudutailor4265 Жыл бұрын
Ridwanoow sxb qofta xijaaban lambarkeeda nasiii dee sxb anagaa ubahan gabdhaha xijaaaban
@YasinMaxamed-kp1qo
@YasinMaxamed-kp1qo Жыл бұрын
Mashallah xijabka
@Maria_mlpzn-0
@Maria_mlpzn-0 Жыл бұрын
M.a abayo xijabka xidhan aa uquruxban quruxdaa waxa ku darsaty asturnan m.a abayo dhag ha udhigin
@mohamedabdikadirmahdi1433
@mohamedabdikadirmahdi1433 Жыл бұрын
Gabadha xijaabka wadato ayaa ugu qurux badan m.a
@caasimmohaa3312
@caasimmohaa3312 Жыл бұрын
Ridwaanow sxp mrka barnaamijkaag adiga keensadey ma rbo inaan fikiradaad kugu eedeyo Lkn mid ogow waxsto oo meeshan ka dhaca adiga masuuliydeed wax ka leh Tusale wiilkas hortaad hijaabka alle waajibka ka dhigey ku caayneya Ama ku tilmaamaya wax laso dhafey Aqriyo iyo aduun dambigas wax ayaad ku leedahay Mrka sxpow ka fiirso aqriso saman la joga wxasto aad sameyneysid ka fakar Thanks
@hassanabdullahiabdirihman9065
@hassanabdullahiabdirihman9065 Жыл бұрын
Gabadha xijaaban it's the one and only meezha ugu zhidan wlhi, xijaabkaaga neefkaaz yuuzaan kuu xumeen wlzhey.
@mashboy9414
@mashboy9414 Жыл бұрын
Xijabnow walashey mcn ur de Best
@saraqueen293
@saraqueen293 Жыл бұрын
Wilka gaban waa will m.a happy eh aboowe anaaa kuqadan lahaa
@sihaamiftiinmuxamed5676
@sihaamiftiinmuxamed5676 Жыл бұрын
ilmaha gaaban funny 😁 waye Lkn m.a gbrta asturan uu torty ❤
@FasehAbdi
@FasehAbdi Жыл бұрын
Ninka waa reer badiye wllhi xijabka waxba kama shegi karo ninka adiga aya kamasul ah qofka hadi uu dhanka diinta naga maro zxpow ridwan dadka waalwaaln barnamijka hakasoo qayb galin nio dinta ayu kuxadgudbay ninkaz 😢
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
nin aad u caqli badan buu ahaa , waa reer magaal, Teda kale niqaab iyo jilbaab 4 mitir asturnimo ma aha dina ma aha taas ogow
@AbdihaliimHassanAbdalla
@AbdihaliimHassanAbdalla Жыл бұрын
​@@LexlutherVII Orod diinta baro jaahilow ma gabar mara yar madaxa saraty markey dabeyl timado nasaheeda dhabarkeeda muqanayo ayad doneysaa inaad iska daawato xijqabka waa Kan gabdha sidatay iyo kuwa Kasii adag inta kle ee mesha joga qarkood qaawni waxba madhamaan oo nasohooda ayaa cabir laga qadan karaa
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
@@AbdihaliimHassanAbdalla Doqonoow baro macnaha qaawanaanta Jaahilnimaduna si buuxda ayay kuugu muuqataa, teda kale ilaah wuxuu yidhi kaliya u lebbiso si asturan, wax kale muu odhan, ee Aayeeyo tag oo si sax ah u baro diinta, sababtoo ah dhinaca diinta haddaan eegno xaqiiqda waxaad tahay qof oo aan aqoon buuxda lahayn,
@AbdihaliimHassanAbdalla
@AbdihaliimHassanAbdalla Жыл бұрын
​​​​​@@LexlutherVII Doqon liita oo jileec ah jahlina udheer sidaado kale baa afka nala soo galaayo waxa kusii dheer jaahilnimo aan xad lahayn ilahay baad ka been aburaneysaa ilahay wuxu yiri jalbabka ayan idinku waajib yeelay xagu ilahay kuyiri is astur oo kaliya iska aamu diin mataqanid jaahil batahaye hadalkaga aad bu ubdnyhy wax micna maleh Umada Kala tag dulinimo baa kamuqate aniga alx dinteyda waan bartay waana aqanaa adoo kale oo jaahil ah maahi aqoon yar aamus baa lagu kabaa iska aamo xayawaanow Orod malcaamada kulaabo oo wax Baro jaahilyohow aan caqliga lahayn Doqon baa tehee 18:14 18:14
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
@@AbdihaliimHassanAbdalla kk, Beenaalaha kaliya ee aan waxba ogayn ee halkan jooga waa adiga kuma dhihin is sharax , 😂 kuuma odhan is caay, hadalkaagu oo aan sal iyo raad toona lahayn waxa uu ka turjumayaa jaahilnimadaada , maskaxdaada yar ee aan aqoonta lahayn waxay aaminsan tahay in gabadhu hadday xidhato abaya inay qaawan tahay, Diinta ha ka hadlin, hana dhihin diinta waan aqaanaa iyada oo heerka jaahilnimadaadu ay sidaas u sarreyso, talo ayaan ku siinayaa ha is ceebayn intaa ka badan!
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 Жыл бұрын
Gabdha xijaaban baa ugu qurxoon ❤❤
@Cabdulahidaacad-xe8tu
@Cabdulahidaacad-xe8tu Жыл бұрын
Xijabkii maa gabdhaha cay ugadhigi rabtaa willow ihabaa amray inay is asturaane
@nimcocabdicali4928
@nimcocabdicali4928 Жыл бұрын
Riwaan dadka ma qaar bd ka boodyey inta ila argty in qaar lga boody 👍💯🤔
@nimcomohamud8143
@nimcomohamud8143 Жыл бұрын
Wll Ridwan Qof ceynaayo Xijabka wajibka aha mardanbe hano sodeynin
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Жыл бұрын
Masha Allah gabadha xijaabka xiran ❤❤anaa jecel ❤❤❤ Xijaab shiimuu cay noqday ? Yaa badanaa
@jibriilcabdi5608
@jibriilcabdi5608 Жыл бұрын
Waa cajiib Ma dunidi aya noqotay waxan jirin mise dadki aya noqoday waxan jirin gabadh xijaab lagu diido wa waxa aad u cusub allu sahal dadkana soo hade inaanta Waxa laga yaba in aya xijaabka tuurto 😢asturnaantu waa dahab
@abdulahiabdullah1760
@abdulahiabdullah1760 Жыл бұрын
Benta mahan 😢
@ayaanmuhidiin2878
@ayaanmuhidiin2878 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@bintusalaad115
@bintusalaad115 Жыл бұрын
Waxaa nasiib le qofkii helo gawar asturan m.a gawadha jiyabga wadato ❤❤❤ xaqii dii umaqa lanto jegaxiir ilahey ha usahlo wii wanagsan sidey uasturan tahay m.a us astera inshalaah
@UmaAsma-b1o
@UmaAsma-b1o Жыл бұрын
Tabliq nimada washey wangsan warya waxad rabat gawsr isqawisay waxan kuleyahay waxey gabdaha kaga carareen bad qabta eexijabka folxumi haumaleyn isdaji zxp
@mahadaosman7593
@mahadaosman7593 Жыл бұрын
Allxamdullilah diinta kamuuqato WAA GABAR Dabiicad iyo diin kamuqato
@hanamaxamed7069
@hanamaxamed7069 2 ай бұрын
gabdhaha xijaabka xiran waan wataaa anuuuu ❤
@abdielmiali6555
@abdielmiali6555 Жыл бұрын
Yarka gab ka ah wlhi waa legend
@somalimusicindustry1226
@somalimusicindustry1226 Жыл бұрын
Aar meshaan aniga dul qaad umahaya,qof an feeri lahaa
@queenzuhuur7640
@queenzuhuur7640 Жыл бұрын
Qofkan reer miyiga yaa dadka ka qabsada qof dheer oo caqli leh waaba wayey jaahilnimu kudarsadey caqli xumadii uff😂😂
@AbdihaliimHassanAbdalla
@AbdihaliimHassanAbdalla Жыл бұрын
AR sdiaa ha dhihin inaguba waanu dhaadhernahay balse caqli Nagu filan Alle waa nasiiyay ee Caqliga waa wuxu Alle dadka siiyo caqliga allah noziyadiyo
@abshiroabdiwahid8752
@abshiroabdiwahid8752 Жыл бұрын
Kan dher oo dhaantenaya waa xoole caadiya wuu iska waalay wuxuu ku hadlaya xitaa ma yaqaana😂😂😂
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Жыл бұрын
Doofaaro waxaa soo baxay sheikh nimada iyo diinta caay u arko…
PART 2  DOORO AMA CAAY AMA XUJEEYSO
39:29
Ridhwan Issack
Рет қаралды 160 М.
SHUKANSO QOF CAAN AH INDHAHA KAXIRAN CODKAGA KAGA KENSO YES
27:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 149 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 660 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 964 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 218 М.
这到底是怎么做到的 #路飞#海贼王
00:10
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 3,9 МЛН
SIRTA QARSOON ||LAWDAAN LAMAANE
8:22
Maajid Yare
Рет қаралды 8 М.
GABAR JECLA BA ITIRI 3 MALIN IGU GUURSO IN UUR LEHED KA SHAKIYAY
1:11:35
LUUZIINA VS 6 WIIL || ILAASHO BUUFIN KA OO NOQO DOOQADA LUUZINA..
17:58
6 GABAR VS 6 WIIL ADKATAY GABDHO & WIILAL CUSUB KUSO DARAY
51:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 294 М.
Talooyin Ku Socda Dadka Doorashooyinka Galaya  Sheekh Dirir
32:05
Baraarug Media
Рет қаралды 22 М.
DOORO AMA KUCAMIRO | 6 GABAR vs 6 WIIL | QOSOLKA ADUNKA
54:17
Ridhwan Issack
Рет қаралды 156 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 660 М.