XOG IDINKA HAAYA NOOR GOLD IYO NOOR YAASE MARSANKARA.....

  Рет қаралды 145,698

Adna Henna

Adna Henna

Күн бұрын

Пікірлер: 291
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 жыл бұрын
Masha allah xabibti il xun kuma aragto iyo inta urka kaa neceb 🥰🥰
@sayidilyas8173
@sayidilyas8173 4 жыл бұрын
Asc
@umuxafsa1525
@umuxafsa1525 4 жыл бұрын
Aduunka dhibka wuu kusoo badanaayaa ilahay ha noo naxariisto sakaraatul moowdka allaha no saqiro ammin 🤲abayo mhsanid🥰
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 4 жыл бұрын
Aniga waxaan isticmaalaaye tan cagaarka ah wajigeeygana saliiduu leeyahay. Wllhi isha hoosteeda nabar igasoo baxay mana iga damooyo waaba naxsanaay thanks wllhi walaasheey adna 🙏🙏🙏💕💕💕💕💕💕💕
@hafezimamhusain7937
@hafezimamhusain7937 2 жыл бұрын
নুর প্রডাক্ট নিতে হলে কি ভাবে যোগাযোগ করতে পারি
@ayaanjamac3879
@ayaanjamac3879 4 жыл бұрын
M.a adano abayo allah kuxafido wllshey Nurada sidaa igu shegatay aan uisticamalay waan kifaiday alxmd ilah ajar hakasiyo
@najmamaxamed8546
@najmamaxamed8546 4 жыл бұрын
Abaayo labadooda teewaye mida ku anfacdy
@elhaali2878
@elhaali2878 4 жыл бұрын
Asc asxaabta waan idinsalaamay Muraad ayaan leeyahay inuu illahay iirumeeyo iisoo duceeya Awlaad khayr qabta inuu nasiyo aniyo xaajiga Waamahadsantihin
@maryuuma-n8n
@maryuuma-n8n 4 жыл бұрын
aloow kusii awlad kher qabta abyo mcn intiii aan heysanin alaha siiiyo
@niciimaawil4731
@niciimaawil4731 4 жыл бұрын
Nabiga kusaliya walaala yaal صل الله علیه وسلم
@aburahima
@aburahima 4 жыл бұрын
Niciima Awil isoboqo iyo Subscribe ii saar
@lilia.france6960
@lilia.france6960 3 жыл бұрын
slm machallha adana bitawofik hasel w bisek ana abonne mark abonne marya choukran
@GARASHOENTERTAINMENT
@GARASHOENTERTAINMENT 4 жыл бұрын
adna walashey 1million subscribe inad gartida kugu doceyay guuleyso in badan
@najmofashiyon2378
@najmofashiyon2378 4 жыл бұрын
Masha allah adna yaruuxi ilxun kuma aragto xayati qalbi adga iyo familkaga allah idin xafido macanto aad ayn ku jclhy
@fardowsasiciid8256
@fardowsasiciid8256 4 жыл бұрын
Maxaa Abaayo Adno carwo maa furatay xabiibti hhhhhhhh kaftan lee waaye maasha Allah saaxiibtaada waan salaamaa ilyaaskeyga caashaqa igu salaam wiilkeyga samigiisa waaye walahi waa jeclahay, ridwaan adigana ha maseerin hooyo macaanow I love you sharafkeyga haye dheh yaah
@taajaa4283
@taajaa4283 4 жыл бұрын
ASC walalaheyga qaliga asxabtii adna qalbi wadmahadsantihiin inta aad isodaweyseen inkasto wali sodawentina rabo 😂😂balse Inshllah waisdaweyneyna 🙏🙏🙏 shukran walalayal Makeup ayaan sameyaa sowadha hee sodaweynta ❤️❣️💋🙏🙏🙏
@abdifatahereg4480
@abdifatahereg4480 4 жыл бұрын
Wanku supscreibe mcnto hore usoco
@sowdomaxamed230
@sowdomaxamed230 4 жыл бұрын
Wanku saaray supscribe xbbti hori usoco
@faraxcaddey6855
@faraxcaddey6855 4 жыл бұрын
adna abyo faiso ya istimaali karo mexeene tarta igu caawi abyo pls pls
@sadiyoyuusuf6705
@sadiyoyuusuf6705 4 жыл бұрын
asc asxaabey KZbin aan leeyahay wax a uga hadlaa jaceelkaaga sidaa kusooceshan laheet iyo wax yaabokale ee soboqda fadlan magaca KZbin ka waa sacdiyo Yuusuf waa mahadsantihiin ❤
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 4 жыл бұрын
Masha Allah abayo wax bdn ka faaiday cream an ka bartay aad I anfacy
@najmamaxamed8546
@najmamaxamed8546 4 жыл бұрын
Abaayo kee waye carem kaas
@Somaliboy516
@Somaliboy516 4 жыл бұрын
This video is helpful for ladies and it is good sister keep going,
@naciimocismaan1118
@naciimocismaan1118 4 жыл бұрын
Adno abaayo Nurka Cagaaran markaan marsado Xaad ayaa iga soo baday wajigeygane waa saliid marka maxaa keenikaro jwb aan kaasugaa ok
@najma112
@najma112 4 жыл бұрын
Mcnto aniga turki ayasn joga halken ka heli kara isoo sheeg
@xayaat_qurux4796
@xayaat_qurux4796 4 жыл бұрын
Adna abayo mhdasanid waci galintaada quruxda badaneed alle hanaga dhigo kuwii janada ku kulmo
@luulluul5752
@luulluul5752 3 жыл бұрын
Abyo adno aniga saliid leyahay wijiga ee isoodir mida fiican oo
@umuss7874
@umuss7874 4 жыл бұрын
Thanks adna qurux ani wajigeyga wa qaleyl qulofaa IGA kaceyso lkn tan cagarka an marsan jiray hada ka dib jaladan marsanaa
@umuss7874
@umuss7874 4 жыл бұрын
@@sahraadan623 dorno an Ku daraa abayo labadas an dhalo Ku noqdaa
@suhuuraxmed4761
@suhuuraxmed4761 4 жыл бұрын
Aniga wajiga saliid leh nuur xasaasiyad igusii kacshay nuurgold ayaa gold ayaa ianfacay oo nabrihii iga baabi iyey markaa malaha qofka jirkiisay malah kuxirantahay haddii idinku sidaas leedihiin
@najmachanell1225
@najmachanell1225 4 жыл бұрын
masha allah adna aaadaa u mahdsanthy saaa noogu dadalysi shukran xbbtii
@AdnaHenna
@AdnaHenna 4 жыл бұрын
🥰😘🙏
@خذيجةبنتاحمد-ل8ي
@خذيجةبنتاحمد-ل8ي 4 жыл бұрын
Masha Allah Abaayo wlahi mid walashey isticmashay wajiga dhamaan fiman ayey kanaqatay manafahansaneen iney dhib ukeneso marka wadnafahnasiisay جزاك الله خير يا حبيبتي
@ikrammohammed554
@ikrammohammed554 4 жыл бұрын
Walalaheyga nabro aan meelaa ka galo la'ahay hadana waaba madowanaa hadaa igu dhaantaan bal isheega plc plc plc
@feysalbushaarocosmatics8153
@feysalbushaarocosmatics8153 4 жыл бұрын
Ok
@fartunabdi520
@fartunabdi520 4 жыл бұрын
Sabunta bariiska sogado abayo
@munoahmed1465
@munoahmed1465 4 жыл бұрын
Abyo acnesol iyo Noor herbal isticmal I A weee kabaxayaan aniga labadaaaas isticamle wan kaga ficnaade
@ikrammohammed554
@ikrammohammed554 4 жыл бұрын
@@munoahmed1465 ok abayo mahad sanid 👑👑
@ikrammohammed554
@ikrammohammed554 4 жыл бұрын
@@fartunabdi520 mahad sanid abayo 💯💯
@kowtharal8052
@kowtharal8052 4 жыл бұрын
Wajigeyga waa salidd nura gold aa marsada wana masha allah lkin salida iguma badno
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Maxad ku dartaa
@qaaliaseyr9594
@qaaliaseyr9594 4 жыл бұрын
Mhdsnd mcnt adna adiga iyo abyo wlh wanku farxay🥰🥰 wxa ubahnaa inleyshego ayaad ishegteen abyo
@shadiyaabdirashid2350
@shadiyaabdirashid2350 4 жыл бұрын
Abaye hana nuur gold ah heygu so qadin xbbti wejiga i goey wlhy waan gubtey nuur tada cagarka ayaa nuura fican ah oo wanagsan noor ayaan jeclahey cagarka ah
@hodanmuuse6472
@hodanmuuse6472 4 жыл бұрын
Haboollw waxba ha marsanina wax haar jaraana majiro iyo gudud toona. Iyo finan daldalooll wax biinaya mlle waxani waaa kiimiko baa ba day aniga malin dhexdaass ayaan daawaday gabadhan ilhy khyr hasiiyeee dadaaall unby isleeday lkn maficno waxani iyadaan dhagaysty noor craem ayadoo ka hadlaysa wllhi anigu ma aqoonin markn arky iyadoo ka hadlysa fiiri ball ayaan is iri tii IGA raacday wllhi waaan ooyay wajigii wuxuu inoqday beerr ladubay caml subxaanallh pasbort ayaan samysanayay waxaan cuqdad ka qaaday wajigaygii siduuu inoqday markaa anyway iska daaya wax n waaa IGA tallo
@yusrakayd2405
@yusrakayd2405 4 жыл бұрын
wllo ma xasaasiyad bad qabty mise wajigaagu waxa uu ahaa markii hore mid saliid leh
@ayannour_112
@ayannour_112 4 жыл бұрын
Noorka caadiga ah anaa isticmaala waaba asal kan asalka ah furka yarka ah e ku daboolan waa salam o daliigin malahan
@nazrailwadzan5762
@nazrailwadzan5762 4 жыл бұрын
KeeP Going HaPiPti HoRaY U ZoCo WlzhY HurmaR wcaN👑❤💕
@rodaali4723
@rodaali4723 Жыл бұрын
Adna Abaayo xageen kala soo xiriira telphonkaaga I soo sii.
@boqoradainmahamedaadanmeys6323
@boqoradainmahamedaadanmeys6323 4 жыл бұрын
Adnaheenaa xppi tnx saxibey aniga fiman ayan kanasala ahy marka wax idhsh saxiby tnx
@MARWOAMIRO
@MARWOAMIRO Жыл бұрын
Masha allah
@maariyoomarabdullahimaariy4474
@maariyoomarabdullahimaariy4474 4 жыл бұрын
Adna qurux waan kuzalaamy apyo mcn keep going alpo ❤❤❤💘💘💋💋💋💋
@AdnaHenna
@AdnaHenna 4 жыл бұрын
Shukran xayaati waaka qaaday 🥰
@shukrimahamed7384
@shukrimahamed7384 3 жыл бұрын
Adna aboyo wan kusalamy wajiga maxa uron onaxiyo
@shukrimahamed7384
@shukrimahamed7384 3 жыл бұрын
Xulbada waside
@shukrimahamed7384
@shukrimahamed7384 3 жыл бұрын
Ok jwab ayan kasugi
@sacdiyoseytuni2783
@sacdiyoseytuni2783 4 жыл бұрын
Mashallah Asxabta anineh iso boqda Makeup artist ahay Gbdhaha daneyo makeupka
@nastubintmohamed9619
@nastubintmohamed9619 4 жыл бұрын
abayo adna xabibty keep going mar walbo always shaqadhadha waxan ehen hakasohadlin hope ina ifahante
@AdnaHenna
@AdnaHenna 4 жыл бұрын
Shukran xabiibti igu haley 🥰❤
@samariyadontww1262
@samariyadontww1262 4 жыл бұрын
nastubint mohamed xasiid batahay adiga camal ayaa somali ku jiira nacas
@naimamohamed8323
@naimamohamed8323 4 жыл бұрын
Ani wajigeygu wa saliid inta badana nabra ku dhib qaba nuura io Aknizool aa mar adna sogalise oodhaheyso nabrahu ificanyahy lkn tii iga raacde alla ogaa wlhi😑wajiga dhana iga badalmi
@alishahonest3551
@alishahonest3551 4 жыл бұрын
Ana kula mid aha hdda xasaasiyo iigu darsntahy
@naimamohamed8323
@naimamohamed8323 4 жыл бұрын
Xasaasiyada wakula qaba wajiga dhan wa igaduute face wash ta oo oil control ku dhaqo wajiga salida bdn wey kaayarane
@mishtiimaxamed4803
@mishtiimaxamed4803 4 жыл бұрын
Sorry
@najmamaxamed8546
@najmamaxamed8546 4 жыл бұрын
@@naimamohamed8323 abaayo ani xasasiyad ayaan ku dhibanahy maxaa is ticmashaadi oo kuu roon
@barwaqoali4994
@barwaqoali4994 4 жыл бұрын
Adna iyo asxabta waxaan ithin weydinaya wajiga aya kathut igagal maxan sameya
@hibaaqahmed9277
@hibaaqahmed9277 2 жыл бұрын
MnshIIh illahay ha ku xafido
@Realmavia3468
@Realmavia3468 4 жыл бұрын
Adna Abyo waad ii sameynee sidaan filaayo OK Abyo waan ku sugaa OK
@deeqocalimoha6253
@deeqocalimoha6253 4 жыл бұрын
Adna noora herbal maxan kudarsan kara hbbt maxanse kuqasi kara kisto wey adagtahe
@fatimamohmed7774
@fatimamohmed7774 4 жыл бұрын
My sis adna henaa full respect horay usoco abyo qali ❤️ warysigii ck kaa sugaynaa ❤️❤️❤️❤️
@jawahirabdi4969
@jawahirabdi4969 4 жыл бұрын
Wllo waxaad iisheegta qofka leh finanka leh jandaani iyo agni soonka misku dari karaa oo mamarsan karaa
@naciimaabdi7338
@naciimaabdi7338 4 жыл бұрын
Abaayo adiyo shukri masalla si kala duwanaa usheegteene Kan cagaarkaa qofka aan oil aan laahyn baa marsaday tiri Kan Gold qofka dufanka leh
@yasminbeautiful1
@yasminbeautiful1 4 жыл бұрын
Maasha Allah abaayo adna mahad sanid 🥰❤❤👍👍
@allakaweenmedia9248
@allakaweenmedia9248 4 жыл бұрын
Walalay Adno telkaga maheli karaa adeeg kudirsan lahaä yurub bankunolahay arad xumo wa ihaya dhar mahan ahay
@ubaxdaahir1485
@ubaxdaahir1485 4 жыл бұрын
Nice adno apowe horey usoco guul inshllh wxaan ku rajynyaa guul 💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@walaalahaqalbiga6584
@walaalahaqalbiga6584 4 жыл бұрын
Adna hyeey dooliga 👍💘
@SaariyoIbroza
@SaariyoIbroza Жыл бұрын
Lkn had iska jojiso wajogad sidesa horiya muko solawan abyo adno😢😊
@xafsaxafsa7154
@xafsaxafsa7154 4 жыл бұрын
Masha allh noor wa caream aad uwanagsan
@aburahima
@aburahima 4 жыл бұрын
Xafsa Xafsa isoboqo iyo Subscribe ii saar
@qaalimahadofficial2805
@qaalimahadofficial2805 4 жыл бұрын
Msh alh abayo adaa umahadsantahy lkn abayo noor creamka sow kama fiicna gold ga
@ayuubruuxi3865
@ayuubruuxi3865 4 жыл бұрын
Abaayo wajiga maqarkiisa jileca ah maxaaa lagu sameyaa
@Realmavia3468
@Realmavia3468 4 жыл бұрын
Wllyaal Allah Dartiis susbcribe iigu saara pleace codsi wAYE
@amiraqurux4742
@amiraqurux4742 4 жыл бұрын
Asc abayo wan ku salamey qali away somalimam hamida ma nabad aqbtaa
@aminalove5006
@aminalove5006 4 жыл бұрын
Manta ana uhoreya like isaara
@ibtisaamcumar9068
@ibtisaamcumar9068 4 жыл бұрын
Masha.alh walashy shukran xbbti
@duniyocuntoiyoqurxin2069
@duniyocuntoiyoqurxin2069 4 жыл бұрын
Masha allah adna xabibti 😍😍😍
@haboonmowliid9344
@haboonmowliid9344 4 жыл бұрын
Maaaasha allaaha abayo macnto mahadsanid xabbiti ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🙏🙏🙏👌♥️
@yaasamaxamed7333
@yaasamaxamed7333 4 жыл бұрын
Masha allah aqwaan qaali
@abdiweliabdi857
@abdiweliabdi857 4 жыл бұрын
M.a
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 4 жыл бұрын
Maasha allah macnto horey usoco 🤩💗💖🇸🇴👈
@asmaciiltira3120
@asmaciiltira3120 4 жыл бұрын
Masha Allah Adna Henna Keep going wllshy qaali ❤❤
@dajiya3807
@dajiya3807 4 жыл бұрын
abayo adna qli mxaa nuur gold ku darsataa dhiiqo ma ku daraa iiso jawab aadbad umhadsanthy
@manooshmoon3024
@manooshmoon3024 3 жыл бұрын
طيب وين احصله في السعوديه
@najrannalkanalka480
@najrannalkanalka480 3 жыл бұрын
Mcnto adna noor Golden mxn ku daraha
@maryamanuur9841
@maryamanuur9841 4 жыл бұрын
Adna abayo xamida (somali Mom) intey kabaxde macanto💗💕
@xutocali1334
@xutocali1334 4 жыл бұрын
Abayo qali aniga waxapa way ii tari wayeen ee mxn sameeya
@fatmaweso9393
@fatmaweso9393 4 жыл бұрын
Asalam alaykum Acnesol inta kaa helaa London aan jogaa Amazon waa kaa waye
@ikraanhassan1001
@ikraanhassan1001 4 жыл бұрын
fatma weso Abaayo dukamada somalida badanaa laga helaa eyaga weydii
@najahsaleban3579
@najahsaleban3579 4 жыл бұрын
Adna abaayo wnkujcly wlhi gcnta alla hku brkeeyo💝
@hudaibrahim9273
@hudaibrahim9273 4 жыл бұрын
My queen Adna mhdsnid ❤
@cismaanabshir7106
@cismaanabshir7106 4 жыл бұрын
Maasha alaah sxpy waan kahelnay aniga io asxpty
@bushrobella8978
@bushrobella8978 4 жыл бұрын
Adna wanku salmy allaha kudhowro sharf bdn
@aburahima
@aburahima 4 жыл бұрын
Bushro Bella isoboqo iyo Subscribe ii saar
@bushrobella8978
@bushrobella8978 4 жыл бұрын
Wanku sary sis
@ZAMZAM-qg2ct
@ZAMZAM-qg2ct 4 жыл бұрын
Ma cha Allah mahadsanide wallalo Adna
@naciimonalka2769
@naciimonalka2769 4 жыл бұрын
Maa. Allah horay usoco adna 👌👌
@hananlifestly9823
@hananlifestly9823 4 жыл бұрын
Asha allh xabbti Allah kuxafido
@fardowsomaxamed8382
@fardowsomaxamed8382 4 жыл бұрын
Mash allha shugrn xpiipti adna allha haku xafido
@mumtaassharaf312
@mumtaassharaf312 3 жыл бұрын
Wall nuur ka sidee loo isticmaalo iyar sharaca idinko raali ah
@ikraammahad4199
@ikraammahad4199 4 жыл бұрын
Waan kujeclhy xabibti hormar kaaga waa hormar keena
@gegehasan4179
@gegehasan4179 4 жыл бұрын
نبي ترجمه كيف يستخدم كريم نور ارجو الرد
@Unique_girl77
@Unique_girl77 4 жыл бұрын
في نور جولد ونور نور جولد للبشره الجافه ونور للبشره الدهنيه
@wardaubax8292
@wardaubax8292 3 жыл бұрын
Abayo.nourka ayan marsada.waxna kuma arkin.kaliya.dadka.ayaa.kamaqlay. In.eey.wax.yeleysay dadbadan.marsideeh lagukala.gartaa.isosheeg.abayo
@misshonesty86
@misshonesty86 4 жыл бұрын
Mashallah abayo thanks for sharing
@asmamahdi6679
@asmamahdi6679 3 жыл бұрын
Manshallh adnaa
@ayeyo9503
@ayeyo9503 4 жыл бұрын
Gabdhaheena gormey chemicada iska dhaafi doonaan, war afrikan ayaan nahay ee aan ku kalsono midabkeena
@xilkaschannel7829
@xilkaschannel7829 4 жыл бұрын
Masha allh shugran waan radinayay
@fadxicusman4926
@fadxicusman4926 4 жыл бұрын
Wllshy adan Nurka maxn kudari kara isoshaga
@falismaxamednuur8198
@falismaxamednuur8198 4 жыл бұрын
Shukran walsheyda qaliya
@saphonhassan8517
@saphonhassan8517 4 жыл бұрын
Adna mhadsnid apyo mcney 😘😘
@aburahima
@aburahima 4 жыл бұрын
Saphon Hassan isoboqo iyo Subscribe ii saar
@nuuranuurcali1031
@nuuranuurcali1031 4 жыл бұрын
Waxad noso galisa waxa aad noso galisa waxa gacmaha iyo luugahaa soft ka dhigayaa
@abdisalaansugaal1619
@abdisalaansugaal1619 4 жыл бұрын
Masha allah wlshy adnah
@fartamohammed3908
@fartamohammed3908 4 жыл бұрын
Abayo ani noorta cagarka ayan marsade gadud ayey igalise wajigeygane waa dry tan kle gadud miyey ledahy
@mishtiimaxamed4803
@mishtiimaxamed4803 4 жыл бұрын
Yasmin marso ani camal aatahay wajiga oo qoyaan ku danbeeyo si qafiifa umarso
@fartamohammed3908
@fartamohammed3908 4 жыл бұрын
@@mishtiimaxamed4803 abayo yurup joga mayasha yasmin ma aqaniye
@mishtiimaxamed4803
@mishtiimaxamed4803 4 жыл бұрын
@@fartamohammed3908 huuno moogi lakiin magaceeda waa yasmin
@غنيبريحسن
@غنيبريحسن 4 жыл бұрын
J a little bit of the next day I am looking forward to the same the next few days to me that the next day ❤️😬😂 jx the same Day installation is completed and support you as a chance to get
@ruweydaafrax7698
@ruweydaafrax7698 4 жыл бұрын
انتي عربية صح شو عم تقولي
@yurubmaxamed2734
@yurubmaxamed2734 3 жыл бұрын
Lakiin adna ya marsado jandniga qof salid leh ama qofan saliid lahayn ya marsdo
@fahiimoshow180
@fahiimoshow180 4 жыл бұрын
Masha Allah qali wanoo faiideysay ❤❤❤
@miskiabdiqafar8345
@miskiabdiqafar8345 4 жыл бұрын
Mahadsanid qali
@miskiabdiqafar8345
@miskiabdiqafar8345 4 жыл бұрын
Abyo wxn ka cod sanaynaa kareemo aan kiimik ahayn oo jirka ufican inaa nosogaliso
@IkranBeautyNew
@IkranBeautyNew 4 жыл бұрын
M.allah xbbti
@laylodiirshe4162
@laylodiirshe4162 4 жыл бұрын
Masha allaah abaayo mcn adna allaha ku xifdiyo
@aburahima
@aburahima 4 жыл бұрын
laylo Diirshe isoboqo iyo Subscribe ii saar
@sahruujanuur
@sahruujanuur Жыл бұрын
Abaayo wijiga dulelada mxa lagu daweya
@munichbae8013
@munichbae8013 4 жыл бұрын
M. Allah adna channel horay usoco
@hodanmuuse6472
@hodanmuuse6472 4 жыл бұрын
Walliba Nuur gold ayuu ahaaa iska ilaaliya
SIRTA CADAANTA ADNA KAALI ILA ARAG
14:41
Adna Henna
Рет қаралды 109 М.
Waxaan caloosha ku yareeyay ee isku dhuubay
9:48
Asma
Рет қаралды 7 М.
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 4,1 МЛН
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,1 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 20 МЛН
kucadey gacmahaaga halbari daawo adaa yaabi donna
25:25
Adna Henna
Рет қаралды 209 М.
QAS QASKII WAJIGA 3 BARI ISKU CADEY FININKANA KAA BAABI IYA
19:44
CREAMKA WAJIGA U ISTICMAALO EE HAARAHA IGA JARAY🥰
10:18
Aamina Abdiqaadir
Рет қаралды 129 М.
Noor cream / Orginal vs Fake Noor Herbal Cream / review
6:07
Black Shine
Рет қаралды 54 М.
Kusoo dhawada 6 maalin qadeeda isku tasho ceeb miyaa by Hami Official
11:17
UGU DAMBEYN ALAXAMDULILAAH🤲♥
9:08
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 102 М.
SIDAA IGU DACEYSEYN MAHAD SANIDIIN RAMADAN ROUTINE DAY 10
8:32
Adna Henna
Рет қаралды 35 М.