Aduunya Gadoon Sucuudi Al Aqsa sidey u arkaan & Burburinta Dowlada Falstin| Israi & Daanta Galbeed

  Рет қаралды 61,662

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 160
@DulmiDiid
@DulmiDiid Ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@maxamedsergio9743
@maxamedsergio9743 Ай бұрын
Ustaad waan ubaahna casharada aad bixiso
@iamdeeq5688
@iamdeeq5688 Ай бұрын
Ustaad anigu wanba iibsaday 39$ Watsapka malagaso jawaabaayo waxna mafurmaayo I don't know Y 🤔
@Neima1000
@Neima1000 Ай бұрын
Subxanallah umada sida logalayo carab xumaa sucudi xumaa imarad xumaa allaha falastin xoreyo 🤲
@afrahap4406
@afrahap4406 Ай бұрын
Illaahow basasiinta soo sheegta kaqabo Ameen
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f Ай бұрын
Sacuudiga inta munaataqnimada kuafergato ilaahey cuqubo dagdag hakurido Amiin Laahuma amiin
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Ай бұрын
Alahu Akbar xanuun badanaa ilaahayow aduun ka khayr badan baan ku waydiisanay
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle Ай бұрын
sucuudiga waa irida loomaro burburinta islaamka burbur iyo masiibo allah kurido sucuudi imaaraadka baxareen aamiin illahow uhiili falastiin aamiin
@User_19567
@User_19567 Ай бұрын
Amiin
@fatumaalijaamac1508
@fatumaalijaamac1508 Ай бұрын
Dawlada Sacudiga oo Dawlada ugu wanaagsan Caalamul Islaam
@cabdullahi2
@cabdullahi2 Ай бұрын
​@@fatumaalijaamac1508waa sax lkn dawalada uu hogamiyo mohamed binu salmaan waa dawlada yuhuud la jirta
@Abdinoor51
@Abdinoor51 Ай бұрын
​​@@fatumaalijaamac1508waad iska hadashey marka hore toos oo fahan sucuudi wuxuu yahay
@dahabomohamed6718
@dahabomohamed6718 Ай бұрын
اللهم كن عوننا اخواننا هل الفسطين واحد قلوبهم وقلوب قادتهم
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Ай бұрын
Hasbunallah wa nimcal wakiil Allaha shartooda ku celiya munaafaqiinta iyo cadowga gumeysi yahuuda iyo kuwa kale ee la jira Allaha jabiya cadowga Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Ай бұрын
subxaan allaah ilaahoow naga qabo kuwaa carabta ah
@Khulduun_thoughts
@Khulduun_thoughts Ай бұрын
Cawa habeen jimce aH yaynaan ilaabin saliga nabiga صلى الله عليه وسلم ❤️ ❤😢
@SaraUsama-o6n
@SaraUsama-o6n Ай бұрын
Ku Saliya Rasuulkeena Callehi Sallatu Wasallaam yaa Rasuulullaah Yaa Xabiibu llaah ❤❤❤❤❤❤❤
@issehassen4203
@issehassen4203 Ай бұрын
Scw scw scw
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Ай бұрын
😭😭😭😭Ilaahow Falastiin ka bixi dhibka ay ku jiran oo lagu wada fiirsanayo yaa allah 🇵🇸🇵🇸🇵🇸☝🏻🤲🤲☝🏻☝🏻aamiin
@User_19567
@User_19567 Ай бұрын
Amiin
@CadarFaarax-qo6tg
@CadarFaarax-qo6tg Ай бұрын
Munaafiq weeye sacuudi oo dhan saan maaha
@cabdisamedAxmednuur
@cabdisamedAxmednuur Ай бұрын
إن الله مع فلسطين 💪💪💪💪💪
@mohmedkhaliif5639
@mohmedkhaliif5639 Ай бұрын
Yuhuud sayhuuniyada ah waligood ba umada muslimiinta ah marka hore way dhaqaan maskaxda ka dibna waxay donayaan bay ku akhriyaa alow muslimiinta ugurmo oo cadawga ka qabo amiii yaaa raxmaaaan😢😢
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Reer Falastiin dhibaatada illaahey haka dulqado
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@umuyahya6866
@umuyahya6866 Ай бұрын
للهم اجعل كيدهم في نحورهم امين يارب العالمين.
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m Ай бұрын
Ilaahey Wuu arkaya ilaahey dicif ha nagadhigin oo cadow naga xoog baaden ha na ku salidin yaa raabi
@Mohamedibraahim144
@Mohamedibraahim144 Ай бұрын
Ilaahay umadadiisa iyo diintiisa wuu u hiilin marka gaal iyo gaal raac waxba ma tarayaan
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 Ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@Naziito
@Naziito Ай бұрын
Sacuudi hada jooga badana waa yahuud subxanalah
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Ай бұрын
Alloow adigaa awoodle illaahii kali ahaaye xaqa Ku caabudaynow wax aadan ogayn oo laguu sheegimajirto
@Mohamedalimoham
@Mohamedalimoham Ай бұрын
Wcs sheekh
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Ай бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
Allaha Duleeyo kan sucuudiga Ka hadlaayo iyo kuwa isaga ku fikirka Ah
@SmilingAquariumFish-zf2vv
@SmilingAquariumFish-zf2vv Ай бұрын
Ninkan xukunka loo dh8bay sacudiga waxa soo baxay dad badan oo munafiqin ah ...subxanallaah
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Nacdal haku dhacdo Carab soudia arabi subhanallah 😭😥☝️ ilahayo ugargar umadah muslimane soohaadeih reer falastiin gull gobonimo
@zakariasaiddjama9422
@zakariasaiddjama9422 Ай бұрын
Ascwb walaal. Waxaan u malaynayaa dadkan maamulka Sacuudiga haya, amma sidan u hadlaya, inay yihiin tafiirtii Bini Nadiir iyo reer Qeynuqac. WAllaahu aclam. Baarak'Allaah fiik.
@shukrilibax
@shukrilibax Ай бұрын
Xasbiyolaah wanimcal wakiil Scw Scw Scw Scw Scw Scw Ilaahow u gargaro shacbka Palestina amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💔😭😢😭
@zaahirpaulo4146
@zaahirpaulo4146 Ай бұрын
(وتلك اليام نداولها بين الناس ) insha allah falestine oo dunida ka talinaysa wa arki doona😢❤️🇦🇪
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
اللهم انصرإخواننافي فلسطین یارب
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Ай бұрын
Cidanka fatah Allaha xaqa ku suga ay ka garab dagalamaan walahood danta galbeed ka dagalamaan Allaha guusha siiya dagaalyahanada Falastiin meel kasta ay joogaan Allaha jabiya cadowga yahuuda iyo munaafaqiinta Allaha guusha siiya dagaalyahanada Falastiin Allaha cidankiisa qarsoon ku xoojiya mujahinta Falastiin Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@ashawooo
@ashawooo Ай бұрын
Sucudi illahaya ha khabata bala araga wuxu ku hadalaya warayah waa shadan kuwa jabaya oo khasaraya waa yuhuda ku ka khaxa inshallaha waa isaril dhulka Falasatina aya lah
@CabdiiyowAadan
@CabdiiyowAadan Ай бұрын
Allah aka qaado qhiwaAtadaS
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 Ай бұрын
Israel waxii tagersan aduunyada allah ku ciqaabo 😢😢😢
@SafiyaMacalin-rz7mf
@SafiyaMacalin-rz7mf Ай бұрын
Allah idin burburi.
@alphakatun7878
@alphakatun7878 Ай бұрын
Kkk sheekh sucuudi iyo carab dhamaan marabaan
@suhaybadammaxamed4401
@suhaybadammaxamed4401 Ай бұрын
الهم انصر اخوننا❤❤❤
@maynunaali4673
@maynunaali4673 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SabahSalem-i4u
@SabahSalem-i4u Ай бұрын
Kama tudiin tuu Daan subxanallah
@ashaomer4235
@ashaomer4235 Ай бұрын
Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤
@CadeCadexassn
@CadeCadexassn Ай бұрын
Xaguu kasoojeedaa sucudigu iyo imarat iyo khaliijkuba ma ahan carab sax aha asalkodu wa yuhud iyo dadmelakaleblagakenay
@shukrimaxamed4752
@shukrimaxamed4752 Ай бұрын
Aniga waxaan qabaaba ra’i ah in rer falastiin Ee isaga soo baxaan dhulka falastiin waayo waxan isleeyahay xadiithki rasuulka صلي الله عليه وسلم Ee ahaa:(qiyaamaha ma istaagayo ilaa ey muslim & yahuud ey isdagaalaan ayagoo muslimiinta ay kasoo jeedaan bariga wabiga urdu yahuuduna ey kasoo jeedo galbeedka wabiga)marka maadaama uu xadiithku sidaas yahay iney kasoo baxaan dhulka falastiin ey iskasoo aadaan urdun ama meeshii kale ey kunoolaan karaan ilaa & inta laga xureynayo Sucuudina masjid ilaali maayo mana ilaali karyo xitaa waa beentiis ee Allaha noo ilaaliyo asagaa amaanada dayicine aaamiiin insha Allaah.
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Scw scw scw scw sheikh wcs Hamas support Palestine 🇵🇸 gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Daanta galbeed ha la xanuujiyo waa kuwa aad uliita ee israa'iil si adag ha u ciqaabto si ay usoo raacaan walaaladooda.
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu Ай бұрын
Waa dad yar oo malayiin yahuuda lajara kuwan kala badan ee dagaalamaya iyaguba way dagalaman laakin awood maleh
@AbdirashidAhmed-dj9pe
@AbdirashidAhmed-dj9pe Ай бұрын
Waxaaas waxa dhigar Maha ah waadda warye hadalka sheegesid hadalka aad lehaday all aqaasa sucudiga ayaa kamasuul ah laakin waxa ku baashalay ninga yuuhudaga bin qaafir wadda waxa dhicigaro Maha🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯
@mmohamedali2623
@mmohamedali2623 Ай бұрын
Asc walaal sacuudi munaafiqiin baa u talisa Muslim lugaha ayaagaa ayaagaa qabtay turkigana ayagaa lugta haya allaha hanaga qabto Amiin
@isiri.2835
@isiri.2835 Ай бұрын
SUBXAANOLAAH
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt Ай бұрын
Khaaliijka dad ma jiro waa u dhamaatay
@hibo7569
@hibo7569 Ай бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar 🤲🤲🤲🤲❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹👁👁👁👁👁
@ShirwiChirwi-rd1rh
@ShirwiChirwi-rd1rh Ай бұрын
Allow no gargaar❤❤
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
Shekh nimankan,asalkoodii yuhuud weye boqortooyadan dhamaan waa yuhuud waxaa sacuudiga u qabtay ingriska taariiqda dib u aqri somaliga waa iska vururaa markii garka loo soo deysto qamiisna loo soo gashto ileyn waa cawaane somalida
@maxamadcabdixasan2449
@maxamadcabdixasan2449 Ай бұрын
asc wll bal eeg sawirada la soo dhigay SNA radio
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
WCS WALAAL 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
@husseinzubeir7070
@husseinzubeir7070 Ай бұрын
Sh maxamed Carab godkooda ayaa biyo oogu galeene naga daa. waxa ku soo socda sanadahan soo socda hadaan nool nahay ayaa kasii naxsanahay.
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Ай бұрын
sucuudi iyo imaaraadka waa labadalay waana cadawga islaamka nacaladi hakudhacdee labadaba
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 Ай бұрын
Meeday masar iyo carabtii kale
@CaliSalaad-n7l
@CaliSalaad-n7l Ай бұрын
Markasto koorsaad sheegtaa lamana arko
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Ай бұрын
Sucuudiyiinta kuwa sidaas u fakaraya waa doqon dharagtey iyo munaafiqiin lakin ilaa intee bay sidan u dharagsanaan doonaan oo masaakiinta ugu daacdaacsan doonaan cajiib waxba uma arko anigu yacni ilama aha wax aan aad ula yaabey waayo doqontu haday dharagto waligood sidan oo kale iyo si ka daran ka filo
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Ай бұрын
Subxanaallah
@OmarAli-r5f
@OmarAli-r5f Ай бұрын
Dowwlad mahayn
@xakimoaxmed1743
@xakimoaxmed1743 Ай бұрын
حسباالله ونعم الوكيل
@AminaH-t7f
@AminaH-t7f Ай бұрын
ASC. Sheikh walaal bikulli ixtiraam jooji walalaheen oo la bahdilaayo oo aanan waxba uqaban karin umada oo dhan dhaawac Qalbiga ah ayey ku tahay. Fiiri israil & mareykanka jabkooda wey qarsadan si dadkoda ay u qalbi jabin. Mhdsanid
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Ай бұрын
Maya
@abdirashidw.....1531
@abdirashidw.....1531 Ай бұрын
Dameerku markuu cagaar iyo biyo helo waxa uu u qayliyaa sida kan oo kale
@mohmedkhaliif5639
@mohmedkhaliif5639 Ай бұрын
@AliMohajim
@AliMohajim Ай бұрын
Awalba sucuudiga naago ay qabaan yuhuuda bay ahaayeen
@maryanmohamud9982
@maryanmohamud9982 Ай бұрын
Asc shiiqow naxtin aa igu dishay😢😢😢😢
@KharradiinbarbaruusAfandi
@KharradiinbarbaruusAfandi Ай бұрын
Ninyahow Ethiopia soomaaali baaa dagta ee ogow
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Ай бұрын
Sacuudiga ikaa xiligii asnaamta ay u laabtaan qiyaamuhu dhaci maayo
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc Ай бұрын
Carab idaan isleyneyso somalina sidokale cadawgodina yac iskamaldhahayaan horaloyiri doqoni dadkedey udabsidataa yahuudhe🥸
@Nina55870
@Nina55870 Ай бұрын
Sacuud masar imaaraad oon dhicin wax hagaagaayo ma jiran
@saciidocusman8037
@saciidocusman8037 Ай бұрын
Masar iyo sacudiga iyo ur dun ilaahey waxan ugu barey in yahuuda ku salido malin ahato
@mustafmohamed8852
@mustafmohamed8852 Ай бұрын
Sacuudiga asiga u bahan xoreyn
@shukriabdirahman9613
@shukriabdirahman9613 Ай бұрын
Marnaba illaahay kama filaayo aniga ahaan in uu reer falastiin dayacayo Waxaan isleeyahay illaahay ayaa la doonay inuu shahiidiin ka dhigo janadiisana ku casumo maadaama ay 75sano samraayeen hadhawaato hast soo daahdee nasrigii Allaah uu,u balan qaaday ma waayayaan inshaaAllaah cidii doonta reer falastiin ha ku dig digato Reer falastiin ayagaaba quraanka lagu sheegay waqtigii nabi muuse waa kuwii markii uu nabi muuse yahuudii ku yiri dagaalama ay yiraahdeen orad adiga iyo illaahaaga dagaalama anaga halkaan ayaan idinku sugeynaa dadkaas waxay ahaayeen camaariqiyiin oo ay ka soo jeedaan falastiin iyagoo aan markaas muslin aheyn ayey yahuudii barigaas jirtay ka baqeen maxaad u maleyneysaa maanta ay muslim ay yihiin waa geesiyaal waana sababta uu u dajiyay Alle dhulkaan barakeysan una difaacaan masjidul aqza guulesta walaalayaal illahay ha jabiyo kuwaan carabta sheeganàyo mareykanka yahuuda munaafiqiinta
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 Ай бұрын
Everything is gonna happen according to Allah's plan, but not Saudi Arabia....
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Ай бұрын
Ninkaani waa nin la gatey oo u shaqeeya cidan wax burburineysa, Illaahey ha u gargaaro Umadaan mskinta ah…
@htfalcon3979
@htfalcon3979 Ай бұрын
Sheikh ka soo hadal warqada lagudoonsiyay muse bixi ee itoobiya ma warqad sax oo kahoraysa ictiraafka miyaa jirta
@SuhaybYusuf-u3w
@SuhaybYusuf-u3w Ай бұрын
Nio anigu suaalo taa ka duwan ayaan wataa S1: waxa aan ku waydiiyay barigii lascano dagaalku ka socday waa digii lahaa waa lagagardaranyahay ,dulmi ayaa lagula dagaalamaya ee maantana markay dad nabad ku wada nool soo weerareen n kama hadlaysid oo magaalo nabada leeyihiin duulaanbanu ku nahay. S2: ma hayb darteed baad ugu hiilinaysay mise waxa aad arkaysay wakhtigaa maanta ma arkaysid ee dulmi ahaa . S3: mise views iyo hawlo lacageed baad ka dhex arkaysay ka hadalkeeda Mahadsanid.
@CadarFaarax-qo6tg
@CadarFaarax-qo6tg Ай бұрын
Ina cabaas yahuud buu uadeegaa falastin madax uma ah
@abshiromaxamud4687
@abshiromaxamud4687 Ай бұрын
Somaaliyeey yaan qalad la iifah min ee shiikhaan waa qabiilkeee❤
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba Ай бұрын
Aniga arintaas waxaan ku arkay wadanka Canada aan ku noolaa marar qaar markaan bangiga lacag ka doono dhowr heer la I dhihi jiray lacagta cadada aad rabto hadda ma hayno marka aniga waxaan u qaadan jiray Muslim nimada ayaa lagugu diiday a
@MouminHersi
@MouminHersi Ай бұрын
Med ben salman hajki bu rxamri geeney caderki bu suun siey wa qacan qu dhiqlee
@issehassen4203
@issehassen4203 Ай бұрын
Sacuudiga waxuu ilow san yahay ninka walaalkiisa loo xiirow adna soo qoyso
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi Ай бұрын
Waa kuwi Dagana meeshi muslimka loga arxami laha illahay cad laga noxo muslimka lagu arkin illahay idiinka soo sar uqubana idiinku dhacday ma yahuuda Muslim kala jecel
@abdifidow3870
@abdifidow3870 Ай бұрын
Sacuudi Al Aqsa looma baahna ayey yiraahdeen. UAE waa islamaphobes
@Zbsb-r1s
@Zbsb-r1s Ай бұрын
Sacuudi naxariis iyo diin mahaayo
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf Ай бұрын
Anaga mxaan kmuqaban karnaaa wllo masaakintan malin walbo hortyna lagu baaabi nayo alle uhiiliyo
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi Ай бұрын
Wax ka hub badan ka cunto badan ciid ay xush meynaayan jirin illahaw umada ka qabo
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 Ай бұрын
Sheekh abuu dirac iyo garbasaar cabsi wax walba ka keeneyso hhhh
@itzManha125
@itzManha125 Ай бұрын
Carabtaan candho bananaka taalo waye allah uma naxriisto ku se ugu naxriisan waye rer palestine
@sahroali1196
@sahroali1196 Ай бұрын
Må.awal Ayey Kaljecleed.sahnuniyada.reer.falastiinta.yahuud Iney.ciribtirto.ayey.rabaan
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid Ай бұрын
Illaahow falaztine ka xoree cadowga yuhuuda Io gaalada isbahestay yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲
@Quickdeen_tube
@Quickdeen_tube Ай бұрын
Sa cuudigu wuu is qarinaa Lakin m bin s wuu isku dhiibay yahuuda
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Shiikh yayisagakaaqaldamin bulshada sucuudiga emuslimiinta,ah iyo aqlabiyadayar muwadininta sucudiyanka,ah Ekirishtanka iyo yuhuda,ah oleh xuquuq muwadinimo sida warbahin fikirkoda kucabiran ganacsiyo dhaqaale kaliya mamnuuckatahay dhaman muwadininta iyaga iyo muslimintaba inay kahoryimadan xukumada boqortoyada xitaayuhuudi uololeeya israiil ayaa bindmsalman lataliye uah balse lagabadan
@axmedaadanmacalinnuur7308
@axmedaadanmacalinnuur7308 Ай бұрын
Kheÿbar ayey sheegataa sucuudigaan isagaaba lagu soo socdaa
@amunsheikhabdi6703
@amunsheikhabdi6703 Ай бұрын
Sucuudiga riyo doqonimo ahoow qaraw xanuun badan ku noqon doono
@Adnanos10
@Adnanos10 Ай бұрын
course ka smeey sida KZbin lacag xalal ah looga sameeyo adigo raali ah mahadsanid
@Mohamedibraahim144
@Mohamedibraahim144 Ай бұрын
Yaa xasuusta qiso dhihi jirtay meeshay iigu tashanayaan si'ay ii dilaan sow ilaahay ma joogin marka meesha Israel iyo sacuudi ugu tashanayeen Palestine sow alle oo cadaalad badan ma joog🤔
@KhadijaRashidIbrahim
@KhadijaRashidIbrahim Ай бұрын
Adeer way hordayan wali gorta ay sokici donanah wa marki kursiyadoda lagu imado yahuda inta ay masjid Aqsa qabsato ayey sacudi kal mamul dhihi miya walahi wa riyonaya
@feyslf1226
@feyslf1226 Ай бұрын
Xayiiysiis Ayaan unacay. Sheekhan baryahan waakasiidarayaaaba. Yahuu. KZbin premium ayaan lacag kabixina we don’t wanna see any advertisements Please
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Prince Of YEMEN Meets President TRUMP!
12:23
Dulla Mulla
Рет қаралды 325 М.
DEG DEG SHIDAALKA DALKA OO LA BILAABAY QODISTIISA & DADKII OO KACAY
22:26
Zaki honest Official
Рет қаралды 8 М.
Dilaaga aamusan | Maxay Qasab u tahay in aad fasax qaadato .
17:42
DEG DEG: Dil ka dhashay dhulkii dowladda oo lagu dagaalay iyo maxkamadda ciidamada.
41:01
Wait for it 😂
0:32
ILYA BORZOV
Рет қаралды 6 МЛН
Anaya Vampire 🧛‍♀️ Ban Gayi 🥵
0:20
JAKIRUL20MShort
Рет қаралды 23 МЛН
Name of the animals 🐄 #fnawy
0:35
(Fnawy)فارس برناوي
Рет қаралды 60 МЛН
ЦВЕТЫ БЕЗ ПОВОДА ДЛЯ ЖЕНЫ😂
0:39
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 2,6 МЛН