Af Soomaali Qof Aanan Aqrin Karin Ayaa Isaga Dhigay Kadibna Fariin Sir Ah Ii Aqri Ayaa Kudhahay7!! |

  Рет қаралды 179,382

Abdullahi Akanuu

Abdullahi Akanuu

Күн бұрын

Af Soomaali Qof Aanan Aqrin Karin Ayaa Isaga Dhigay Kadibna Fariin Sir Ah Ii Aqri Ayaa Kudhahay!! | Very Funny Public Prank | Kamera Şakası
MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
facebook :: / akanteam
instagram :: www.instagram....
snapchat:akanuu619
tiktok::akanuu1
email::akantechnology69@gmail.com
selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
facebook :: / akanteam
instagram :: www.instagram....
snapchat:akanuu619
tiktok::akanuu1
email::akantechnology69@gmail.com

Пікірлер: 516
@Anyous
@Anyous Жыл бұрын
Qof aan muslim ahayn love iima saari karo 🥰
@Rohan11148
@Rohan11148 Жыл бұрын
❤😂😂😂
@hudamubaarighappy99
@hudamubaarighappy99 Жыл бұрын
𝔏𝔦𝔨 raadis
@hamseomer5539
@hamseomer5539 Жыл бұрын
Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta ficna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw❤❤❤
@munoabshir6679
@munoabshir6679 Жыл бұрын
Scw scw scw
@ixtimaadliiban5661
@ixtimaadliiban5661 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalim ❤
@ahmeyore8060
@ahmeyore8060 Жыл бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalam
@hormuudchannel2843
@hormuudchannel2843 Жыл бұрын
SCW SCW SCW ❤❤❤
@ilwaadrmohamuud6604
@ilwaadrmohamuud6604 Жыл бұрын
Scw scw scw
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love Aan ku salino xabibkena scw
@amirasomali
@amirasomali Жыл бұрын
Scw
@KaadheriTv
@KaadheriTv Жыл бұрын
Scw scw
@qadro9751
@qadro9751 Жыл бұрын
❤️❤️
@qadro9751
@qadro9751 Жыл бұрын
Scw
@nimcaalehussein7349
@nimcaalehussein7349 Жыл бұрын
Scw
@mohaofficial7449
@mohaofficial7449 Жыл бұрын
😪😪😪😪laba rakaco tukana u dhaahay walahi xaada ikacday wiilkas iimaaan ayuu leyahay
@MAXAMEDAMIINQALIIF
@MAXAMEDAMIINQALIIF 2 ай бұрын
M a❤😢
@saabiriinmuxidiin84
@saabiriinmuxidiin84 Жыл бұрын
Hadaa salaada joogteeso love isaar🥺❤️🤲
@狂的女孩疯
@狂的女孩疯 Жыл бұрын
Wiilka dhahy labo rakco aan tukana 😭😭
@KaadheriTv
@KaadheriTv Жыл бұрын
Wllka subscribe iisar
@macalinhaaf4598
@macalinhaaf4598 Жыл бұрын
War been waaye wee isyaqaaniin wiilkaan cabdi manaan Aaladhahaa
@maahirmkchannel8956
@maahirmkchannel8956 Жыл бұрын
😭😭
@feysalsalaad8955
@feysalsalaad8955 Жыл бұрын
Aad buu idinka baqey wale kolba hadad I dileysiin labo rakaco aan tukado waa kalmad Culus 😢😢😢 Wllhi anaa isku maleeyey
@Duunioquruxchallenge
@Duunioquruxchallenge 7 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤❤
@lagendry
@lagendry Жыл бұрын
Hadii aad i dileysan labo ragco aan tukanaya.....qof damiir leh hadalkaan hadii u maqlo ..oohh dalkeena ilaahoyow nabad nooga dhig oo cadawga naga qabo...amiin
@huskambd1331
@huskambd1331 Жыл бұрын
Saxiix walhi waa qiiroday
@feysalsalaad8955
@feysalsalaad8955 Жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Labo rako aaan tukanaa iikaadi hadaarabtaan idilo😭😭😭😭walhi waaa qof iimaan leh allhu akbar
@abbaazlaaami2323
@abbaazlaaami2323 Жыл бұрын
Akanuu Dadka Wadnaha Hagooynin Anigi Fiirsanaayy Ayaaba Naxeeee 😆😆😆
@hibomohamed1537
@hibomohamed1537 Жыл бұрын
Wiilka maskiin ax salad ha tukado uu dhaay 😢
@Qaazim_poy
@Qaazim_poy Жыл бұрын
Kan ugu hareeya filmka wuu kasoo baxay Abdi manaan 😅😅😅
@ayanissack5894
@ayanissack5894 Жыл бұрын
Wallal arikan kafiso wallahi wan kanaxay wilka 😢
@mohanur3447
@mohanur3447 Жыл бұрын
Akanuu Prank cabsi cabsi weeye ee so badih Nio 😂😂 , The First guy made my days 😅 walba laba Racdoh aa Tukadoh Ku Lahaa oh my days 😂
@abdullahi5596
@abdullahi5596 Жыл бұрын
Maxaa ku qoslee wll
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
Wlh masha allah wiilka dhalinyarada eh wxeey kuu muujineysa iimankisa heerka uu gaarsiisanyahy waliga qof haku qiimeyn muuqalkiisa sbbto eh books qaar cover ka waa qurux badanyihiin Lkn marki aad aqrisid sheekoyin naxdin iyo murug Leh aya ku jiro 😢
@Km.carloz
@Km.carloz Жыл бұрын
Ilaahey nabad ha idin siiyo wllhia somalia 🤲 from somaliland wllhia hadaan is idhaahdo maanta burco prank kaa oo kale ka samee indhaha ayuu faraha iga galin lahaa 😅
@xawocali6022
@xawocali6022 Жыл бұрын
Allahu akbar ❤❤❤❤
@abdallaabdirahmaan9091
@abdallaabdirahmaan9091 Жыл бұрын
Aan ku sallino nabiga scw
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 Жыл бұрын
Allahu akbar walaalo Dadka wadnaha ha goynina waa talo
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih Жыл бұрын
Labo rakac dukanaa kadib idila allahu akbar ilaahow karaali noqo wiilkaas oo naga wada raali noqo yaa rabbi🤲🙏😭😭😭😭🇸🇴❤
@hamsemohamed5033
@hamsemohamed5033 Жыл бұрын
Akanuuyow ninka koowaad kmaad xishoon wllahi mar lbaad ku nqo oo raali geli vediona ka soo smee isagoo keliya pls waa codsi 🙏🤗
@abdinajiib7049
@abdinajiib7049 Жыл бұрын
Fanaanad madowga wax kale waa WLH 🤣🤣🤣🤣
@panyahandsome7594
@panyahandsome7594 Жыл бұрын
Akanuuu you are talented wallah keep going sxb❤
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 Жыл бұрын
Panya walaalo subscribe ino saar channel allaha ku xafida
@KaadheriTv
@KaadheriTv Жыл бұрын
Wll subscribe iisar
@shmzaraate2614
@shmzaraate2614 Жыл бұрын
Ani kamaid ahi janalkaada laga bilaabo maanta sababto ah qofki Ka mid naqdo damigaadu Kula Jira aqli malihid Adaa xalaal Ka dhigatay miyaa inaad dad Ka. Nixiso kadibne aad dhahdo waa caadi aqliga intaas hu marooyo kuwa keep gugu haayane waa Kula mid iyo kuwa ku dawanaayo ani waxaad faleysaan Bari baan Ka ahay ✅
@Axmedvip
@Axmedvip Жыл бұрын
​@@shmzaraate2614😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@HamzaAZahid
@HamzaAZahid Жыл бұрын
Spain iYo Xaliima,labdaas eray aad buu akanuu wuu jecelyahay Malaha Xaliimo ayaa qiyaamaysay kuja qiyaamaysay spain 🇪🇸 🤣🤣😅
@iammohan2420
@iammohan2420 Жыл бұрын
Sxp wn ku jecel nahy waxan cml ha samen meshan aaminad ma gasho keep it up you’re talented
@micrajismailmohamud8317
@micrajismailmohamud8317 Жыл бұрын
Wiilka laba rakcaa dukanaa muu dhahay yarabi😭😭😭
@y4productionsfitness897
@y4productionsfitness897 Жыл бұрын
Abdalla Akanuu qof fikradiisa macqul Ah keep doing hard bro
@maxamuudcadde2109
@maxamuudcadde2109 Жыл бұрын
Akaanuu geesi dhalin yaro hubeysan ayaa jiro ee iska dhaaf prankigaan camal meeshaad joogto waa muqdisho maaha turki marka waxaa jiri kara qof cabsanaayo birna haysto kala hor mar intaan lagu cunin darteed ha u dhiman adiga waa iga talo adigoo mahadsan
@mujtahidka
@mujtahidka Жыл бұрын
Dadkaaga masaakinta oo intaas oo Sano argagax IYO cabsi lanoolaayeen intaa ka farxin laheed miyaa argagax IYO cabsi kale wax uga raadsanee 😢😢😢 Prank cabsi oo dhan farxad ugu badal taas aa Kaga fiican
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 11 ай бұрын
Prank Gaan oo kale looma baahaneyn
@Dalmarshow1
@Dalmarshow1 Жыл бұрын
Waar waa been caadiya wlhi waxan waa laga dareemaya been run u eeg sheeg 😂😂😂😂
@daganmomo
@daganmomo Жыл бұрын
ABOWE AKANUU PLS SOMALIA HAKU SAMAYN BARNAMIJKA WAN JECLAA LKN WAN OOYAY WLHI WAA SOMANAHEE DADKA CABSI AYEY ISKA QABAAN MALIN WALPA QOFA MACNO LAAN KU DHINTA INANKA SALAAD BAN TUKANAYAA MARKU DHAHAY ISKA OOYAY CABSI😭
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
Gabadha waa ku haysta, jiliinkeeda😂👌
@dazuumaofficial350
@dazuumaofficial350 Жыл бұрын
Laba rakaco aan tukado qof damiirleh uun dareemi kara😢🥺 ilhy hku xfido wllkaas wa qof aad uwngsan wlhi wn oyay mrkuu intaas yiri cimridher iyo cibaado suuban Aduunka aakhirna Jano ale hkugu waariyo
@WAanimi
@WAanimi 5 ай бұрын
Asc asxabta ku xiiran abdu Allah akanuu 😊
@Abdiko886
@Abdiko886 Жыл бұрын
Manshaallh wilka dhahahy laba rakac salada tukana Allow qalbi adi kuguxiran nasii 😭😭🤲🤲
@abdiabdielmihibo3472
@abdiabdielmihibo3472 Жыл бұрын
Suubxanallah allaha akbar wallaal naahdiinta iska dhaaf waa ceeb
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih Жыл бұрын
Saan hadii uu qof ku dhinto ogoow inlagu geeynaayo adigane maxkamad waayo dhimashadiisa adiga ayaa unoqday swb😢😢😢 iska jir marka☝️☝️☝️
@updirahmanawil5501
@updirahmanawil5501 Жыл бұрын
PART TWO LEE YAHY PRANK PRO 😢😂😂😂😂
@KaadheriTv
@KaadheriTv Жыл бұрын
Wll subscribe iisar
@ubeidabdullahi2391
@ubeidabdullahi2391 Жыл бұрын
Allaaaaa filimkaan kii ugumacanay inuu yahay lofka dhacc
@yacquubwarsame4766
@yacquubwarsame4766 Жыл бұрын
Qosol iguma harin maanta wllhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedsoomaali9422
@ahmedsoomaali9422 Жыл бұрын
Waar gabdho kusoo samee ugaas barmaamijkan waxkale waaye 😂
@cabdicalixasan4566
@cabdicalixasan4566 Жыл бұрын
Noo soo badi reer Mogadishu
@abdullsalammohammad8261
@abdullsalammohammad8261 Жыл бұрын
sxb meeshu waa Mogadishu xaalkana masahlana fadlan shabkaan iyaga dhiban ee badal
@Shabi7m
@Shabi7m Жыл бұрын
Waxaan aad iyo aad ayeey qalad u tahay xaqiiqdii😢😢😢
@DeeqSuldanApshir
@DeeqSuldanApshir 7 ай бұрын
Xalane kasoo ayaykasocdaan iyadoo dhaba
@hoodooday
@hoodooday Жыл бұрын
Ax ax ax ax ax ax ax wuunaxay wllhi wiilku
@Kuwiihorepodcast
@Kuwiihorepodcast Жыл бұрын
Wllhi wiilka dhahay laba ragaco tukanaa wuu naxay miskiin 😪 aduunyada waad tageysaa ayuu iadhahay
@anzalcadeey3322
@anzalcadeey3322 Жыл бұрын
Wiilka salada dukana oo dhahe mashallah ❤️❤️
@MaxameddeeqIndhabaliil-ow9jt
@MaxameddeeqIndhabaliil-ow9jt Жыл бұрын
Walahi wiilkan yar NUSRUL IIMAN AYUU Leyahay
@garyaqaan24
@garyaqaan24 Жыл бұрын
lakulan kada manta wan ku farxay my Big brother abdullah akaanu🙏
@hanibintigurey2101
@hanibintigurey2101 Жыл бұрын
Mansha Allah Alle ha barakeeyo wiilka lawada raacko tukanaya yiri
@ayuubbaada
@ayuubbaada Жыл бұрын
Hhhhhhhhhh wiilasha ayaa miskiinsan bee
@1.m232
@1.m232 Жыл бұрын
Waallahy wan oyey updlhi❤❤😊
@layloabdulahi-tv5fc
@layloabdulahi-tv5fc Жыл бұрын
Labo rakaco an tukana sidu u dhahay jah😭😭m.a wakuwata wlhi wll😍
@zunahira230
@zunahira230 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 Horta prank yadada wan ka helaa lkn abwe midka muucan cml eh may be in ey dadkle kugu soo aadaa ee ka taxadar wllky inaa fahanta umalynaa
@dnduball7505
@dnduball7505 Жыл бұрын
Akanuu sxb weligaa iska ilaali dhumarka ishoodha ay kugu dhacin. Raga lee prankiga ku sameey
@updifitahcraxmaan3011
@updifitahcraxmaan3011 Жыл бұрын
First one keep going pro @Abdulahi akanu😎🙋‍♂️
@aganehabdourahman7695
@aganehabdourahman7695 Жыл бұрын
Abdulla Akanuu PRANK kan oo kaleh ku socelii wll . Mar horena wad samaysa ee PRANK kii ugu ficna weyan ee kusoceli .
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Жыл бұрын
2 rakaca ayaan dukanaa. Masha allha sxb
@xuseenmacalin6071
@xuseenmacalin6071 Жыл бұрын
Qofka ugu horey dawada video 1
@maxamedsoomaalicabdicalicc3165
@maxamedsoomaalicabdicalicc3165 Жыл бұрын
Kkkkkkkk kan prank waa dhaafay
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
Kkkkkkkkk cabsi cabsi waaye wallahi qoraalka
@abdiqanimcln9341
@abdiqanimcln9341 Жыл бұрын
Ani qosol aan ba isku celi karin be 😂 cabdu allh i caadi matihid wallh😅😅
@dhooldheeman5488
@dhooldheeman5488 Жыл бұрын
Markuu wiilka u horeeya yiri wa tukanaya laba rakco oo hadana usii welwaley walalihii somaliyeed oo sidaso kale lagu samaynayo haka nixinina ayuu yiri dada iga daran oo suxi kara aya jira wan ilmeyey wlhi
@xamseXadaari-zn7jo
@xamseXadaari-zn7jo Жыл бұрын
wad nuhuu qarxiyey😂😂😂😢😢😢
@ShukriFaarax-o9i
@ShukriFaarax-o9i 8 ай бұрын
Waa ilmeeyey wiilka yarka mansha Allah 😢😢
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah :::
@munasaryare4131
@munasaryare4131 Жыл бұрын
Keep going. brother 🔥🔥
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 Жыл бұрын
Munasar walaalo subscribe ino saar channel allaha ku xafida
@walaalahaisjecel9380
@walaalahaisjecel9380 7 ай бұрын
Masha Allah wiilka waa wiil wanaagsan ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴☪️☪️☪️☪️
@jamileosman4132
@jamileosman4132 Жыл бұрын
Asc dadka qoryaha heysto prank ha ku sameyn xabada ka horeyso kkkk be careful
@ameencabdi3557
@ameencabdi3557 Жыл бұрын
Liii penzaani Cabsi Cabsi waaye wlhi 😂😂
@salahhayle6337
@salahhayle6337 3 ай бұрын
Ala abdi manan waye❤😅😅
@abdikhaaliq7102
@abdikhaaliq7102 Жыл бұрын
Legenow wllhi wad iga qoslisa thanks nosobadi please
@kazaaofficial1317
@kazaaofficial1317 Жыл бұрын
😂😂 runtii wllhi funny waye from mombasa
@axmedjaamac4063
@axmedjaamac4063 Жыл бұрын
zxp part wto. Soo samee
@mohamudabdullahi-sb4nj
@mohamudabdullahi-sb4nj Жыл бұрын
Yeh abdala akanuur go foreward
@SharmaakeCabdi-h2x
@SharmaakeCabdi-h2x 7 ай бұрын
abdi manaan waa la helay😂
@mohamud4466
@mohamud4466 Жыл бұрын
Waa barnaamij aad u qosol badan 😂
@casaancade001
@casaancade001 Жыл бұрын
Wlhy talefnka kaala carari lahaaa🤣🤣🤣😂
@ilwaadrmohamuud6604
@ilwaadrmohamuud6604 Жыл бұрын
M,a wlhy waa qof iman leh o alle ku xiran
@apdilahiindhojacayl8645
@apdilahiindhojacayl8645 Жыл бұрын
Soo badi kuwan vany weye legendnow
@ismacilaxmadcali15
@ismacilaxmadcali15 Жыл бұрын
sxb bar naamish kan wakan ugu jeclahay walaahi
@AlinorHassan-n2g
@AlinorHassan-n2g 5 ай бұрын
asc wllky cabdulaahi wll waxan aad shaqo aad modan wllhi waa arin halis badan nabigana wuu didaday in laga naxiyo qof muslimah waa dembi aad o colos naar in aad gasho koosabayo madama aad samaynoysan wax nabiga ko diday ogo dambeynti kawan toba in aad khilaftan nabiga scw
@nofacenochance9205
@nofacenochance9205 Жыл бұрын
Inaalilaa wiilka yra anigaaba ka naxay wlhi 2 ragcadod aan tukado ku lahaa ax
@zupershardinho28
@zupershardinho28 Жыл бұрын
Wlhi prank gaan waa igu gaaday abdullahiyow
@kawsarkhaliif4068
@kawsarkhaliif4068 Жыл бұрын
Abdullaahi hargeisa imaaw waa codsi barnaamijkan sameee wĺka waanku wataa
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Жыл бұрын
Pramkigan waa halis mardambe ha sameynin😭😭😭
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 Жыл бұрын
Walaalo subscribe ino saar channel allaha ku xafida
@cumarmuktar3330
@cumarmuktar3330 Жыл бұрын
Prankigan waa leysla ogaa cabdi manaan weeye qofkaan dhahaayo labo rakcad ayaan tukanayaa waa la garanaa ninkan caan waaye akanuu thank you pro
@NasroYare-wb5qc
@NasroYare-wb5qc 2 ай бұрын
Abdi manaan waye wiilka kowaad😅
@shaafici_qalbi
@shaafici_qalbi Жыл бұрын
Bro joojiya prank noo caan waa halis naftaada halis gallayso meesha joogta amaan ma ahan
@mariyamushtaq9086
@mariyamushtaq9086 Жыл бұрын
Soo badi 😂😂😂
@asadilmoge1379
@asadilmoge1379 Жыл бұрын
2 rag cadood aan tukado kadib idil hadad rabta wiilkas waa ehelu jano insha Allah big respect Brother 👏
@khaalidabdiqadirxusenkahin3950
@khaalidabdiqadirxusenkahin3950 11 ай бұрын
Beast akanu
@engmubarakhaji6259
@engmubarakhaji6259 Жыл бұрын
Xaliimo caadi maahan kow see isku qalajisay lee 🤣🤣🤣
@abshirxasan1437
@abshirxasan1437 Жыл бұрын
Aruurta keliyaha ayànkala bahney Baxarweyn keep going
@quenmaida1376
@quenmaida1376 Жыл бұрын
Waa khalad prnk kigaan plz naftaada ha haligin umadane wadnaha ha is taajin
@fadumoabukar1136
@fadumoabukar1136 Жыл бұрын
Hayooy Wan kuwataa
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 Жыл бұрын
Wajiga xiranlahed
@sharmagemar2426
@sharmagemar2426 Жыл бұрын
Baydawe👑🤴 akanu meel kale ku soo same qeyb kle❤
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 Жыл бұрын
Walaalo subscribe ino saar channel allaha ku xafida
@cabdirisaaqfaarax3926
@cabdirisaaqfaarax3926 Ай бұрын
2 ragcadood kaliya aan Tukado maasha Allah
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 68 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,3 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 16 МЛН
short film damaca jacyal 2024#shorts#qudhqudhiye#ruwayd
11:29
YASIIN QUDHQUDHIYE
Рет қаралды 11 М.
PRANK HILIB DOONFAAR 2| DOMUZ ETi 2 KAMERA ŞAKASI
31:30
Abdullahi Akanuu
Рет қаралды 169 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 68 МЛН