Dad Cabsan Ayaa Isaga Dhignay Si aan Utijaabino Falcelintooda | Very Funny Public Prank |Kamra Şkası

  Рет қаралды 255,222

Abdullahi Akanuu

Abdullahi Akanuu

Күн бұрын

Dad Cabsan Ayaa Isaga Dhignay Si aan Utijaabino Falcelintooda | Very Funny Public Prank |Kamra Şakası
MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
facebook :: / akanteam
instagram :: www.instagram....
snapchat:akanuu619
tiktok::akanuu1
email::akantechnology69@gmail.com
Prank Cabitaan KHAMRI Kujiro | Very Funny Puplic Prank | Kamera Şakası
MURWAAN INSTAGRAMKIISA:marwanali01_
selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
facebook :: / akanteam
instagram :: www.instagram....
snapchat:akanuu619
tiktok::akanuu1
email::akantechnology69@gmail.com

Пікірлер: 1 000
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 2 жыл бұрын
gabadhii ugu dulqaadka badneed masha allah 🥰 inti ila aragty like i saara
@bobby7715
@bobby7715 2 жыл бұрын
Ninkaan prankiigiisa inta jecel ismujiya 🤣🤣🤣🤣
@I.F.J
@I.F.J 2 жыл бұрын
Maxaaa waxan been waaye 🤨
@gacmoabdirisaq8241
@gacmoabdirisaq8241 2 жыл бұрын
Waaa fake
@safiyocabdisalaan5024
@safiyocabdisalaan5024 2 жыл бұрын
Iidoo fake tahay hadane wanaga qosliyan
@YackaBoy117
@YackaBoy117 2 жыл бұрын
@Yusuf Uk kkkkk wart afsomaliga waaba la yasooyaa yaab lawadan bari🤣
@hanamohamuud8509
@hanamohamuud8509 Жыл бұрын
Wllhi ninkan waa iiga qosliyey Inta prank giisa ka heeshay farta taaga😅😅
@mohiadenbashir4324
@mohiadenbashir4324 2 жыл бұрын
Inkastoo lawada mashquulsan yahay hadana qoraalkayga wad Akhrinaysa walaltinimo darted like 👍
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 2 жыл бұрын
Haa wll qoraalkaaga waan akhriyey like na waan kuu saarey wllhay 🥰
@mohiadenbashir4324
@mohiadenbashir4324 2 жыл бұрын
@@abdullaahigmail9088 thanks wll runtii wnagiyo qof a tahy🥰❤️
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 2 жыл бұрын
@@mohiadenbashir4324 wll waan isku leenahay wllkey ayaa tahay waliba adigu si walaaltinimaa baa qofka ugu tiri lkn waxaan arkey dad qaar subscribe ku raadsanaya rasuulka iyo quraanka adi walaaltino ayay kaatahay
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 2 жыл бұрын
@@mohiadenbashir4324 wllkey magacaa
@mohiadenbashir4324
@mohiadenbashir4324 2 жыл бұрын
@@abdullaahigmail9088 muhiyadiin zxp
@lisandromartinez5837
@lisandromartinez5837 Жыл бұрын
Hda aragto magaca nabigeena maxamed scw scw ❤ ♥
@hindacisman
@hindacisman Жыл бұрын
Scw scw scw
@FardoozoclaahiCali
@FardoozoclaahiCali 7 ай бұрын
Scw
@bobby7715
@bobby7715 2 жыл бұрын
The best person ever and the most knowledgable person and the most shy person of all allah created was our prophet Muhammad scw❤
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
Nabi muxamed scw magaciisana waad sheegi magac gaalna waad wadataa Alle swt wuxuu dhahay بئس لٱسم الفسوق بعد الإيمان Waxaa baas lahaaday magacyada fusaqada iimaanka kadib Maisweydiisey qofka gaalka ah mxa magaciisa loogabadalaa oo magac islaam loogubixiyaa?? Magacan iskabadal wll🙏
@Lead_admin_slayer
@Lead_admin_slayer 2 жыл бұрын
Scw
@abdifataahfiifii4419
@abdifataahfiifii4419 2 жыл бұрын
Allah gabdhaan dulqaad badanaa m.a Respect gabdhaha somaliyeed 💔😰🙏
@abdisalamsadiq1088
@abdisalamsadiq1088 2 жыл бұрын
Dulqaad kama ahan bro lkn wax kale oo ay sameyso ma lahan
@ademyussuf5193
@ademyussuf5193 2 жыл бұрын
Weey isla ogaayeen runtii macquul mahan waxaas Gabadha xitaa in yar oo reaction ah ma bixineeyso.
@axmadmaxamad4526
@axmadmaxamad4526 2 жыл бұрын
Allah.gabadhaan.dulqaad.badanaa.xalimo
@abdisamedmeletar7395
@abdisamedmeletar7395 2 жыл бұрын
The world has never seen and will never see a better person nabi maxamed scw scw
@camirrocky1729
@camirrocky1729 2 жыл бұрын
Scw
@raaxoahmed5303
@raaxoahmed5303 2 жыл бұрын
Scw
@xayat6793
@xayat6793 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@abusharma9221
@abusharma9221 2 жыл бұрын
War gabdha dulqad badana Allah nodaya gabdhahena somaliyed ❤️🔥🔥
@arfahdaud2180
@arfahdaud2180 2 жыл бұрын
Masha allah ha wlh
@Abdifitah.mohamed
@Abdifitah.mohamed 2 жыл бұрын
Walasal ogay prankigan 😄 🤣
@cimranjoker4948
@cimranjoker4948 2 жыл бұрын
Abti waa lesla ogyahy ee dulqaadkan gabdhehena malaha
@cabdirashiidahmed3750
@cabdirashiidahmed3750 2 жыл бұрын
@@cimranjoker4948 gabdhaheena way dulqaada badan yiihiin waayo xanuunka dhalmada ayee u dulqaadaan
@abusharma9221
@abusharma9221 2 жыл бұрын
@@cimranjoker4948 sxp waka diday gabdhahena in somaliyed mala socota in ay adunka kagalen dumar ugudul qadka badan marka somali kadhiman waysay wa hooyoyinkena Allah xifdiya
@mohammednuur1020
@mohammednuur1020 2 жыл бұрын
Dadka jooga qurbaha waxaa kuweyn somaalinimada cajiib Gabadha ugu horeyso waa fantastic
@lubex3486
@lubex3486 2 жыл бұрын
somaalinimada iyo qabyaalad nacayb laakiin kuwa dalka joogaa waa kala duwan yihiin
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
Nolosha iyo waayaha u run shega somalida marku ka dhex tago dadki iyo dalkisii inta uu somali arko ayu illahy ku mahadnaqa halka dalkina qabylad iyo kala faquq kujiray
@Zahra-mc2gt
@Zahra-mc2gt 2 жыл бұрын
اللهم اعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك♥️
@siralimmohamed446
@siralimmohamed446 Жыл бұрын
❤helmu
@siralimmohamed446
@siralimmohamed446 Жыл бұрын
Hello
@siralimmohamed446
@siralimmohamed446 Жыл бұрын
16:19
@siralimmohamed446
@siralimmohamed446 Жыл бұрын
16:25 ددد
@Zinkimohamed25
@Zinkimohamed25 2 жыл бұрын
I can't stop laughing wlhi 2 legends plz part 2🤣🤣😅
@reasiadas4010
@reasiadas4010 2 жыл бұрын
🙂🙃🥲😋😛😛😍😜
@shuceebciise321
@shuceebciise321 2 жыл бұрын
Part two 2 legend soosameeyay
@liiboy9785
@liiboy9785 2 жыл бұрын
wsw
@muscababdirahmanelmi223
@muscababdirahmanelmi223 2 жыл бұрын
Codsi ay igatahay sxb aknuu waxaa soosameesaa qof meel fadhiyo utag cabaar indhihiisa fiiri igajeeso haduu kudhohonh indhahayga miyaa leedahay kudheh sxb codsi iga tahy
@jibriilcabdikaafi5335
@jibriilcabdikaafi5335 2 жыл бұрын
Waa arin wnsgn m.a wan kugu raacsanahay
@abdaleMedia6830
@abdaleMedia6830 2 жыл бұрын
wiilal aan garanayaa u eegtihiin ayay dhahdaybee way garanysaa lkn way la jilysaaa gabadhani😁😁😁
@hodangaraad4501
@hodangaraad4501 Жыл бұрын
Haday garanayso xitaa miyanay cabi karin
@sadiiqalpha7571
@sadiiqalpha7571 2 жыл бұрын
Prank dab iyo holac waaye balse gabdhaha ixtiraamkooda badiya wll akanuu
@mulkiali8797
@mulkiali8797 2 жыл бұрын
Walaalkey waan ku taageeraa laakiin barnaamijkaan ilama fiicna Sidaan oo kale ha sameynin gabadha korkeeda waa qalad inaad taabataan ilaah wax ka qeyr bdn ha idin siiyo 🤭
@ಆಡಣ
@ಆಡಣ 2 жыл бұрын
Multi ali wankugu raacsanahay wll
@مصطفى-ت4ت7ذ
@مصطفى-ت4ت7ذ 2 жыл бұрын
walaahi waa intaan soo waday dhaqan xumo weeye waxyaabaha qaarkood mida kale way talaxtageen oo dadkii ayay aad u dhibayaan taasna ma banaana maaha inaad qof dhibkiisa qof kale ku raali galiso ilaahay halaga cabsado
@ibnuabbas6559
@ibnuabbas6559 2 жыл бұрын
i agree with you
@ibnuabbas6559
@ibnuabbas6559 2 жыл бұрын
waa runtaada waa na kula qabnaa fikirkaaga
@yusufabubakar3112
@yusufabubakar3112 2 жыл бұрын
😢😢
@diinaari6842
@diinaari6842 2 жыл бұрын
Nio gabadh soomaaLiYeeD jidhkeeda ama gacmaheeda inaad taataabto ilama QURUX badna 🖐️ legend
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Ayagu way dhibayaan ayaduna way iska durkinasaa
@noorbotan4902
@noorbotan4902 Жыл бұрын
One of the best on my view,.our abayo was really caring and loving, please look for this lady and make a new prank together salute you Kanuu
@5-starsnews
@5-starsnews 2 жыл бұрын
"Marka aad ku mashquushid naftaada waxa aad baran doontaa macnaha guushu ay leedahay ku raaxeyso noloshaada qofna hau noqon adoon Allah ka sokow" Nagu soo biir ..❣🙏🙏
@nastehasheikh6645
@nastehasheikh6645 2 жыл бұрын
Subhanallah gabdaha dulgaad badna wallahi this lady is a nice person
@Amkachannel1
@Amkachannel1 2 жыл бұрын
Another level wlhi😂😂❤
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏wlĺo
@captain_ka
@captain_ka 2 жыл бұрын
Waxaa layaabanahay qofka weyn ee sorej moha aqoon wayaab🤣🤣
@king______diini2777
@king______diini2777 2 жыл бұрын
Ma qasaba in qof kasta kasoyo hada adi kasesid
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 2 жыл бұрын
Wlhy Ani ma aqani imagine
@canabmaxamed9375
@canabmaxamed9375 2 жыл бұрын
Waxey dhahday dada aqno waa tihiine nuucan maa aheden
@mohamedmuhudin5512
@mohamedmuhudin5512 2 жыл бұрын
gebedha wey taqiin
@mahamedckariin6462
@mahamedckariin6462 2 жыл бұрын
Cabdilaahi akuuni walaahi zxb kal iyo laab baan uqosolay oo saan uqoslayey baan wlhi ooyey niyahow legend baad tahaye halkaa kasiiwad
@Libinminivlogs
@Libinminivlogs 2 жыл бұрын
Aknu iyo soraj😂😂😂labo legend ba is hely
@mahadcabdi4167
@mahadcabdi4167 2 жыл бұрын
Haku wasaan
@abdiaziz2470
@abdiaziz2470 2 жыл бұрын
Brother gabadha hore waaxaad kusuubineesaan akhlaaq xumo waaye
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 2 жыл бұрын
Prank waa qosol lkn qofka hade dumar tahay gacmahina ka dhaafa waa astaxyo daro
@ahmedmohamudroble7133
@ahmedmohamudroble7133 2 жыл бұрын
Naftaan kula matalaysa akanuuyoow walaahi amazing waa. Iga qosliyay waaba fany libaax walahi
@sadaammohomed663
@sadaammohomed663 2 жыл бұрын
Gabadha aad bay u dulqaad badntahy laakiin gabdhaha sida looma dhibo keep going pro
@mohamedmuhudin5512
@mohamedmuhudin5512 2 жыл бұрын
weytaqaanaa
@calimahdi2451
@calimahdi2451 2 жыл бұрын
Sxb waxaa soosamay saan idinkoo dadka isku hordilaya oo cabtooyo iskadhigaaya sxb waa codsi wuuna kalakacaa anaa hubo cbdilhi aknuu sxb😂😂😂
@filmschannel9530
@filmschannel9530 2 жыл бұрын
Inta didan in gabdhaha ajanabiga ka ah gacanta lagu tabto is muujiya🤔
@abdirahmanadam7055
@abdirahmanadam7055 2 жыл бұрын
Kan wa film prank ma aha🤣😂
@samiyoqalanjo1364
@samiyoqalanjo1364 2 жыл бұрын
Cilmi baa iga dhex guuraya ceeb gabadha gacanta kadaya🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@berdilacsha232
@berdilacsha232 2 жыл бұрын
gabadha masha allah qof furfuran waye no stress😂
@yutubertutu1658
@yutubertutu1658 Жыл бұрын
Hambalyo wallka 200k
@sA-bd7yv
@sA-bd7yv 2 жыл бұрын
Part 2 for this scene please gapadh dulqaad padan paad ku aaden maashaa Allah.
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 2 жыл бұрын
Gabadha wansgn waaye wanaagi oo qof walhi mansh alleh alleh ku barkeeyo gabadha somaliyed
@husseinhaji6937
@husseinhaji6937 2 жыл бұрын
libax ninka kaliya aan prank kiisa ka helo ayad tahay keep going
@lizaliza357
@lizaliza357 2 жыл бұрын
Hhhhhhh
@abdikariimahmed9479
@abdikariimahmed9479 2 жыл бұрын
Wlhi midkan funny waaye cabdullahi ninkan soo qabo markale
@rahmahassan7074
@rahmahassan7074 2 жыл бұрын
Ani gabada wakashakiye prank maehen waxas falcilinta sas lagama rabin mise dulqadkas bey leedahay wale ani matihit 😂
@zulthanaley
@zulthanaley 2 жыл бұрын
#Wllhi gabadha anba waa ka shakiyey😅
@keynaanofficial4444
@keynaanofficial4444 2 жыл бұрын
wey fahansantahay jiliin ay wada umalena😅
@Abdifitah.mohamed
@Abdifitah.mohamed 2 жыл бұрын
Wax lasal ogayi uektah
@rahmahassan7074
@rahmahassan7074 2 жыл бұрын
@@zulthanaley lablabo meesha kuheysa😂
@rahmahassan7074
@rahmahassan7074 2 жыл бұрын
@@Abdifitah.mohamed sax 💯
@bakaroscar4152
@bakaroscar4152 2 жыл бұрын
Abdala saxibo gabadha ajinabi ay idinka tahay….marka saan wax kabadal saxibo….repect my barada
@Juu_123
@Juu_123 2 жыл бұрын
Hdn yeeelo gbdhan ma oga shekdan allahyw saaas iga dhig😂😀 qosolka ay isku celin la’adahypa🤪
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
😂maaragtay0😂
@fahadcali4188
@fahadcali4188 2 жыл бұрын
Plz and plz party2 legenow waan ku wadanaa
@hipaqgaraw8558
@hipaqgaraw8558 2 жыл бұрын
So funny walhi lkn wilka wxn leyahy qurba jogtaa is aadkee oo xogaag ku tasho yaan lagu so hungureen nagtaa ba dhantaa oo iska kiin dhicisaay Waar nin adag noqo 🤟☺☺
@xaawodaahirmaxamed5820
@xaawodaahirmaxamed5820 2 жыл бұрын
🤣 saas waye
@wehlieofficial6261
@wehlieofficial6261 2 жыл бұрын
sxpow abdalla qoftaan wlhi inama cadi mhn qof Qalbi wngsn wye m.a qoftan ku darsoo ineey prank kulaa sameyso barnamijka weey qurxisaay keep going adi iyo soraj moha from Mombasa Raha Kenya 🇰🇪👏🫂✅
@durranofficial8320
@durranofficial8320 2 жыл бұрын
Prank Gaan Gabdha Iyo Wilasha Wa Isla Ogaayeen Inta Aragtay Like Dhe🤣
@Abdifitah.mohamed
@Abdifitah.mohamed 2 жыл бұрын
Haa gawar intaas lagu samenayo san Uma falcelineso bolis
@ahmedkayse5523
@ahmedkayse5523 2 жыл бұрын
The best prank i've ever seen
@mahadcabdi4167
@mahadcabdi4167 2 жыл бұрын
Hoyada waz wxn prank ma ahan
@fartanuur2571
@fartanuur2571 2 жыл бұрын
Waxaa ku qoslay timahiisa maxaa ku aragtay😂😂
@frenkisma3302
@frenkisma3302 2 жыл бұрын
Soo badi zxp dadka neh soo badi zxp akanuu
@suldancj4279
@suldancj4279 2 жыл бұрын
SuraJ fashilaad waaYe bee micnha dadka inta bdn wY aqaanan....😁😁😁
@daauud77
@daauud77 2 жыл бұрын
Aar wiilka miskiinsanaah qosolkii iga dhamaaday 😅😂
@hadiyaabdi2256
@hadiyaabdi2256 2 жыл бұрын
Haa walhi inuu isk celiyaya ahayd ileen waa nin ragee
@daauud77
@daauud77 2 жыл бұрын
@@hadiyaabdi2256 War haa nio dhaqan buu ahaabaa umalaynaa somalia haduu ka imaan lahaa wuu feedhi lahaaye
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 жыл бұрын
HG ahay kulahaa🤣gabadha waa runteed HG saas miyeey u dhaqantaa 😏😂
@ahmedsiyaadahmedahmedsiyaa6200
@ahmedsiyaadahmedahmedsiyaa6200 2 жыл бұрын
Wlhi gabadhani waa miskiine ku qabo pro
@maanka4722
@maanka4722 2 жыл бұрын
Waaa warey wiilka geekada ujaran qosol igu dolay kkkkkkkk
@deeqomaxmuud5416
@deeqomaxmuud5416 2 жыл бұрын
Dhaqan xumada waa laga fiican yahay
@abdallaabdirahmaan9091
@abdallaabdirahmaan9091 2 жыл бұрын
Ku salliya nabiga scw
@farduuscabdiraxmaan9251
@farduuscabdiraxmaan9251 2 жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam
@ubahindho
@ubahindho 2 жыл бұрын
Gabadh somaaliyeed haku soo Darin saqajaanimadan,dhammaadkiina Si fiican umaad raali galinin kaliya waxad weydiineysey unaad muuqaalka soo dhigankarto youtubeka
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 жыл бұрын
I can’t stop laughing 😂 😂😂😂😂 gabadh dulqaad Badan
@yaskaboy3497
@yaskaboy3497 2 жыл бұрын
You have new talent every seconds
@Abdifitah.mohamed
@Abdifitah.mohamed 2 жыл бұрын
Walasal ogay prankigan 😄 🤣
@mahadcabdi4167
@mahadcabdi4167 2 жыл бұрын
Yaa ogeen marka
@crizaaqmaxamuud7850
@crizaaqmaxamuud7850 2 жыл бұрын
Ina jecel prank is muujiya like inta laysku jecel yahay
@Nursalah2
@Nursalah2 2 жыл бұрын
Hooyo waa nadhashay weeyna nola dhalatay waana dhaleena waana dhaweeynaa kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ummuiqlaas1
@ummuiqlaas1 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂Astaqdurlaah
@mahamudmahad5772
@mahamudmahad5772 2 жыл бұрын
mya waa anshax xumo midas in aad gabdhha fraha lagashan indinkoo prank jilaaya runtii gabdha geedka hoos fadhida aad ban oga xumaadey sidaa ugasheen marka halaga daayo sidaan 🙂🙃😉
@abdiqanihussein3620
@abdiqanihussein3620 2 жыл бұрын
manshalaah wlhy inantaa dabeecad wanaagsanaa wan salaamayaa inshalaah
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
Ala wiilka siday ugalen ayaanku qoslay ala beerka😂😂😂😂😂😂😂
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 2 жыл бұрын
War nio hada wixii ka horeeyay barnamijkaagu caadi buu ahaan jiray lkn gabadhu way idinla ogtahy sababtoo ah waxay tidhi cabdulaahi 15 wiil ayaa ila dhalatay wana iska happy 😊
@daadajr450
@daadajr450 2 жыл бұрын
gabadha disrespect ayd kula dhaqmeysan prankiga beela waye lkn fara kacayarka gabadha kadaya
@abdirizakahmedhassan4407
@abdirizakahmedhassan4407 2 жыл бұрын
Wey isla ogyihiin gabadha ayaa meesha ku balansaday
@osamamuhumed4965
@osamamuhumed4965 2 жыл бұрын
The first girl knew the plan that was not a prank broooooo
@asxaabul-ducaat2852
@asxaabul-ducaat2852 2 жыл бұрын
True
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 жыл бұрын
Sax way ogtahay wa fake prank
@mhameddave9758
@mhameddave9758 Жыл бұрын
Masha alah caadiyee ugu camirtay
@fathiahmett5739
@fathiahmett5739 2 жыл бұрын
The most guy who make me to Lough 😭😭😂
@cadbiqani238
@cadbiqani238 2 жыл бұрын
🤣🤣
@abdirahmankosar723
@abdirahmankosar723 2 жыл бұрын
Laugh *
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Xaliimooy Somaligii maxaa kuu diiday😂
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Hal milyan ayaad uqalantaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 mashalah tabaarakalah
@muminochanel5191
@muminochanel5191 2 жыл бұрын
Haa walaahay waa qosol socdo 🤣🤣😂🤣😂😂😂😂 xalay umban kusobiiray ilaa iyo xalay ilaa iyo manta qosol an waligeey qoslin ban qoslay. Manshallah Allaha idinxifdiyo 😍❤️😘😘
@Yahhyea4
@Yahhyea4 2 жыл бұрын
haha gabadhu waa mid dulqaad badan wan ka helay dabeecadeda runti😭🫰
@ahmedalihusseinhussein4047
@ahmedalihusseinhussein4047 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhh walllhi ma yeelaye naagta dhiigba ma leh waad isku ogtahiin miyaa
@respectful2165
@respectful2165 2 жыл бұрын
Bro fikrad kuu hayaa waxaa sameesaa. Qof meel fadhiyo asoo ku arkeenin weel yar ag dhig kadib soo ag Mar lacag yar ugu rid maskiin Allah ku caawiyo wax saas ah dheh. Ilaa 6 qofood soo wado oo kula sameesa arinkaan😅😅😅
@sabrinalitosman4532
@sabrinalitosman4532 2 жыл бұрын
Hhhh comment kaga ku qusle
@respectful2165
@respectful2165 2 жыл бұрын
@@sabrinalitosman4532 😅
@luisdema2647
@luisdema2647 2 жыл бұрын
gabadhu aad bay maskinad uu tahay masha allah lakin waxa iigu qosol badnaa waa markuu quranka akhriyay wuxu moday inay shayaadiin soo weeraren 😂😂😂😂
@abdirashidmahrajaa4395
@abdirashidmahrajaa4395 2 жыл бұрын
Waa funy Sxb Lkn hal talo iska ilaaliya inaad gabdhaha somaliyed ee sharafta badan Inad taabatan jidhkooda. Don’t miss understand.
@lubex3486
@lubex3486 2 жыл бұрын
sharafta badan!??
@nastehabintumoha6552
@nastehabintumoha6552 2 жыл бұрын
Nin rageed❤
@khadercabdi4767
@khadercabdi4767 2 жыл бұрын
The legend akkanu
@sacidzaki7288
@sacidzaki7288 2 жыл бұрын
wallahi facaaga aa kuu waca kulaha🤣🤣
@abdifetahhassen5111
@abdifetahhassen5111 2 жыл бұрын
Soo badi zxp abdulahi 😅
@jatelonazra3431
@jatelonazra3431 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk qosol iguma harin wlle
@hulkapoi627
@hulkapoi627 2 жыл бұрын
Wow farax fan badnaaa
@juniorafrica.
@juniorafrica. 2 жыл бұрын
KEEP GOING BRO CABDALA❤🔥🔥
@mohamedabdi4520
@mohamedabdi4520 2 жыл бұрын
Dulqaadki oo qof ah gabdhani✍️
@sheekeye_wadani_boy2663
@sheekeye_wadani_boy2663 2 жыл бұрын
Inta qoso Shay ismuujiya😅🤔
@SakariyeCabdilaahi-sg2yc
@SakariyeCabdilaahi-sg2yc Жыл бұрын
Arninkaana prank wa udaayay king of prank
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 жыл бұрын
ما شاء الله بنت الصومال هي لها حلم وشرف
@Gory-ali
@Gory-ali 2 жыл бұрын
Gabar. Dagan waaye. Maasha. Allaah. Inay istaagto ay. Aheeyd. Oo. Dhagaha. Idinka garaacdo. Ogoow. Ixtiraamka. Gabdhah
@Hassan_dia
@Hassan_dia 2 жыл бұрын
Please parti three no soo sameya 🤣
@nourabdulkadirmouse3287
@nourabdulkadirmouse3287 Жыл бұрын
Wara waxaa Wali waye. 🤣🤣🤣
@nuuxcumar5745
@nuuxcumar5745 2 жыл бұрын
Prank waa waxgale part 2 coming soon 😂
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 2 жыл бұрын
Wargabdhaha kaxishooda bisinka wakasodartay
@hanamohamuud8509
@hanamohamuud8509 Жыл бұрын
Wllhi ninkan prank giisa ka heeshay farta taaga 😅😅😂
@shakrabowy1432
@shakrabowy1432 2 жыл бұрын
𝐓𝐡𝐞 𝐁𝐞𝐬𝐭 𝐏𝐞𝐫𝐬𝐨𝐧 𝐈𝐧 𝐀𝐥𝐦𝐨𝐬𝐭ﷺ
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 жыл бұрын
Akanuu prank Hablaha kadaa prank Sababtoo ah run baay moodayaan kadibna intaay naxaan baa waxaa Ka,imaanaya dhiigii dumarka
@dahirsadam6792
@dahirsadam6792 2 жыл бұрын
Keep going brother i can't stop laughing, is your best brank at the side of me
@abdiqadirbebe4648
@abdiqadirbebe4648 2 жыл бұрын
6tggg
@cabdiburush8787
@cabdiburush8787 2 жыл бұрын
Walahi qosol buu igu diley the legend
@abasahmedmohamed4655
@abasahmedmohamed4655 2 жыл бұрын
Wlhi gabadhaan wax ka dulqaad bdn masoo marin meeshan dulqaad siyaado ah ayeey sameysay inta ila qabto fikirkaas like 👍 is muujiya guys 🥰
@exgangstrosak4347
@exgangstrosak4347 2 жыл бұрын
Gabadha dulqaad 96% ay keenta wlhi apayo allh ha ku sharfo
@cabdishakuur6512
@cabdishakuur6512 2 жыл бұрын
Wiilka kulha wlhi facayaa kugu wacaa war kaa fuley is nacay wye😂😂
@cadnaankanadi5567
@cadnaankanadi5567 2 жыл бұрын
Hhh akanuu kaas badh wyye si umaydana galin kaas human isku dhaxkaris
@thenatureandluxurylife
@thenatureandluxurylife 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 manooli Alla wiilashu dhib badana.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 43 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
PRANK HILIB DOONFAAR!!!| DOMUZ ETi 2 KAMERA ŞAKASI
14:13
Abdullahi Akanuu
Рет қаралды 83 М.
short film damaca jacyal 2024#shorts#qudhqudhiye#ruwayd
11:29
YASIIN QUDHQUDHIYE
Рет қаралды 11 М.
Prank Cabitaan KHAMRI Kujiro | Very Funny Puplic Prank | Kamera Şakası
27:55