Af Soomaaligu waa luuqad qadiimi ah ismarkaana Quraanka kujirta

  Рет қаралды 2,049

Sayid Abdirahman

Sayid Abdirahman

Күн бұрын

Пікірлер: 22
@WashDC
@WashDC Жыл бұрын
Sheekh Cabdiraxman Allaha ku xifido buugana haddan gadanaya buugan wax badan oo tariikhda somalida ayuu wax badan ku kordhinaya sababto ah dadku abtiirsiinta 500 sanno oo odeyaasha ayay u haystaan tariikhdeena marka Illahay baa ku waafajiyey adigoo afsomaligana aad u yaqana , buug aad u xiiso badan weeyi inuu soomalida oo dhan gaadho inshallah
@Lakicali-kq3ng
@Lakicali-kq3ng Жыл бұрын
Maahmaah somaliyeed baa tiraahda hubkaaga iyo hayinkaaga cidna lama tuso
@aliosman9864
@aliosman9864 Жыл бұрын
Masha Allah Sayidi
@abwaanhagetv2985
@abwaanhagetv2985 8 ай бұрын
Ustaad sayid abdirahman. Meel aan kala soo xiriiro ii sheeg waa abwaan hage
@CabdirisaaqNadiif
@CabdirisaaqNadiif 8 ай бұрын
shekhow horta waad mahad santhy oo kuwo badan ooy tariikhdoodi ka lunty ayaad dhaantaa ee horay usoco insha allaah,halkana hoos ufiiri tariikhdu ka fog intaad sheegiye.
@DiiniShDiini
@DiiniShDiini Жыл бұрын
Shekh allaha kubarakeya waxan nahnay dhalanyaro casharadaan camal aad buu noo anfici
@relaxing1192
@relaxing1192 Жыл бұрын
Aniga waxaan ahy ardeydii wax so baraty masaajidadana wax ka so barty culamdii suufiya marka ustaadanaa wan kugu raacsanahy macluumaadkaan aad keenty
@najmanajma6752
@najmanajma6752 10 ай бұрын
Amaano wax kale uma naqaano waa Amaano uun
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 3 ай бұрын
Calan= muujin
@XuseenCabdi-w9i
@XuseenCabdi-w9i Жыл бұрын
Muqdisho Malaga helaya
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman Жыл бұрын
Hada Maya, laakiin May-June baan filayaa in laga helayo. Bogga Awyuusuf.com kala soco.
@XuseenCabdi-w9i
@XuseenCabdi-w9i Жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@XuseenCabdi-w9i
@XuseenCabdi-w9i Жыл бұрын
Walaalow aad ayaan ufahamnay luqadeena allaha kuu siyaadiyo fahamka aamiin
@mxmedadn4194
@mxmedadn4194 Жыл бұрын
Sheikh Asc .."wa layli idaa cas casa" S. Takwiir 18 miyaad illowday? Waligay af Somali baan u arkayay "cascasa"
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman Жыл бұрын
Maya ma loobin ee markale baan kahadli doonaa. Insha Allah.
@sabrieisac79
@sabrieisac79 Жыл бұрын
Asc, qur'aanka maku jirtaa kelmedda " Khumut " oo ah gubtay ama madobaadey....ciidda madow ee Nile dalka masar farciinta waxay u yaqaneen Khumut ama af ingriisi Kemet
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman Жыл бұрын
Wali kuma arag.
@Waliyullahjafaal
@Waliyullahjafaal Жыл бұрын
Erayga “sir”imika carabtu way isticmalan afsomali waxay kunoqonaysaa “dagid” baan umalaynayaa
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 Жыл бұрын
Sayid Cabdiraxmaanoow Waxaan Allaah waydiisan jirey inaan mar uun arko dad soomaali ah oo ila arkay in SOOMAALIDA afkooda asalka ah ay buuxaan Qur’aanka kariimka ah Allaah baa mahad leh Haddaad u fiirsato kalmaddan ah: Wuxuu ARKAY waxay noqonaysaa Carabi. ARAA SOOMAALIDU inta badan xarafka M da carabi ahaan weeye sida: MA aqaan. Maa carafa. Yaabis ereyga ah quraankuu ku qoran yahay. Macnuhuna waa wax ama cunto qallalan sida: bariisku waa YAABIS ANAA iri. Waa Anaa qultu Aabbe waa abii Kalmadda: halkaasuu maray ama maraysaa waa MARRA OO Qur’aankay kujirtaa Markay timaaddo MIISAAN amaba waxyaabaha wax lagu qiyaaso Waa soomali asal ah sida: RODOL RUBUC IYO TUMMIN. OO QUR’AANKAY ku jiraan WIIL wuxuu noqonayaa WALAD RAG waa RAJUL SHAXAM oo ah baruurta. Waa ku jirtaa qur’aanka SHUXUUM Markaan u fiirsaday afsoomaaligaba asal ahaan waa carabiga saxda ah lamase. OGA
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman Жыл бұрын
Masha Allah.
Asalka luuqada Soomaliga
34:40
Sayid Abdirahman
Рет қаралды 2,4 М.
Какой я клей? | CLEX #shorts
0:59
CLEX
Рет қаралды 1,9 МЛН
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Xal: 8aad Quraanka iyo Af Somaliga
24:00
Ibn Essa
Рет қаралды 1,7 М.
LEARN ARABIC | YOU WILL SPEAK After this (12 in 1)
4:00:03
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 646 М.
TARBIYADA CARUURTA - SHEEKH CABDIRAXMAAN BASHIIR
1:13:50
MASJID AL-HUDAA KABIIR
Рет қаралды 6 М.
Seeska Af-soomaaliga - Macalin Yaxye
8:56
Kalaam College
Рет қаралды 214 М.
The Entire Book in One Video: The Hebrews Series pt 1
2:09:35
Mike Winger
Рет қаралды 594 М.
Tartanka Hal-abuurka ganacsiga xalqada 13aad
30:00
SAAB TV
Рет қаралды 12 М.
Qaabka loo masaxo kabaha, sharabaadka iyo Khufaynka.
19:24
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 13 М.