Salaams Brother, very interesting and insightful, knowledge. The progeny of Gog and Magog who are doing the corruption today. Gog and magog are from bani Adam
@Cabdicusman-k9r3 күн бұрын
Somaalida odaay mida Ayaa dhaalay
@MaxamedjamacmaxamedGalayr5 күн бұрын
Mahad sanid shiikh waa muhiim inaan sabir iyo dulqaad barana si aan u ogaano cilmiga aduunka ay culimadeenu kasoo waarido ama kasoobarato
@sass3366 күн бұрын
Inaadeerkay xadiiskan uu ka saleeyey asalka Soomaalida waxba kama jiraan. Nebigana kama sugna in saddexdàa ruux bani'aadamku ka soo farcameen. Laakiin waxa uu ku yaallaa hadalkaasi buugta Yuhuudda waana ka salka u ah in dadka madaw la addoonsado oo biblekooda Ilaah ku sheegay. Waana wax laga xumaado in diin Yahuudèed nin weyn oo Islaamka wax ka garanayaa ummadda ku harowsado. Mid ka mid ah waxa nebiga SCW laga sheegayna waa kan, qaarna waa ka sii xun yihiin ee bal intiina carabiga fahmi kartaa arka. وَلَدُ حَامٍ كُلُّ أَسْوَدَ جَعْدُ الشَّعْرِ، وَوَلَدُ يَافِثَ كُلُّ عَظِيمِ الْوَجْهِ صَغِيرُ الْعَيْنِ، وَوَلَدُ سَامٍ كُلُّ حَسَنِ الْوَجْهِ وَحَسَنُ الشَّعْرِ، قَالَ: وَدَعَا نُوحٌ عَلَى حَامٍ أَنْ لا يَعْدُوَ شَعْرُ وَلَدِهِ آذَانَهُمْ وَحَيْثُ مَا لَقِيَ وَلَدَهُ وَلَدُ سَامٍ اسْتَعْبَدُوهُمْ
@marxabacommunitypharmacy75867 күн бұрын
1948th weeye markii England ku soo rartay dadka yahuuda philistine
@jemmirza27219 күн бұрын
So gog and magog are from bani Adam and they are human beings and not some monstrous creatures trapped in a cave which majority of muslims are misled into believing
@KaniAbdi-bz2db11 күн бұрын
Lkn sheeekh lobage we madobyihin gandarshe iyo jazira we cadyihin midkale shiqow DNA lobage wa Somali lkn 2 wadas kale kulabo ama qabilada shiqal isku bahesatay so sheg
@SayidAbdirahman11 күн бұрын
DNA hooyada ayaa Soomaaliyeysay
@Cirroole13 күн бұрын
Waaryaahee waar ukaadi gaalo may ahayn
@abdurahmanhirsi960114 күн бұрын
African kakale waxay nagu dacayadyaan. Inaynan aqoonin tariikhdeena. Yase garanaya tariikh laxaday iyo wadan carbeed oo cadaan lagu beertay
@abdurahmanhirsi960114 күн бұрын
Mistery has sloved. Thank you sheikh
@MustafeAhmed-l4p14 күн бұрын
❤❤❤❤❤ good histry
@jemmirza272114 күн бұрын
Asalaam walaikum Respected Brother. Very good information. The way you have lined up the dots, with Qur'an, hadith, tribal nations to help us to see the bigger picture. It all makes scence. Have you talked with other imaams and scholars about Gog and Magog?
@abdurahmanhirsi960115 күн бұрын
Shiikhoow, Kaan hadii lagu daro caan waxay noqonayaan Kancaan, Waaba Afsoomaali, caadi ah
@IsaaqHassan-zz7ps21 күн бұрын
Ascw, haa sayid Cali, waa Ku taageerayaa Adeer inshallah
@IsaaqHassan-zz7ps21 күн бұрын
Sayid cabdiraxmaan sheekh xasan
@AminaAbdullahi-r1f22 күн бұрын
Wa Tutsi, Kuwo kamid ah oo aan lakulanay waxay nagu yiraahdeen Saddex boqol oo sano kahor baanu idinka nimi
@Darwiish-Sool23 күн бұрын
Mansha Allah Sayid Abdirahman Somalidu inay Punt tagay shaki iigama hiro waayo qawmiadaha degen Puntland sidoo kale Yemen iyi Oman ba waa laga helayaa waana sabab beesha Daarood uu gumaysigii 🇬🇧 ula dagaalamy beelihii kalena ee aan taariiikhda lahayn qaarna uu umad ku dhex beertay qaarna ay raciyad isaga noqdeen sidoo kale meesha labada badood ee Gacanka Cadmeed ama badda cas iyo badwaynta hindiya ee Nabi muse cs uu markuu Khadir la kulmayy ku balameen waa meesha ay ku taalo oo ah Geeska Bari ee Somalia ama Gobolka Bari.
@abdurahmanhirsi960114 күн бұрын
Dee hadi Nabi khadar, Bariga Soomaaliya kulakulmay. cs, Nabi Muuse. Asalka Aadanuhu wuxuuka soo bilawday Soomaaliya, Siiba dhinaca bariga
@Darwiish-Sool14 күн бұрын
@ hadda meel kale way noqon karta ln labada badood ee ugu dhaw waa tan Gulf of Aden ama red sea meesha ay kaga darsanto Badwaynta hindiya waana Raascasayr meesha kaluunka uu ku ilaaway wiilkii nabi Muse cs Lasocday waxa lagu qiyaasaa Socatra ama aaga dhagaxa ku yaal Bareeda.
@Darwiish-Sool23 күн бұрын
Ilmi bucur bacayr waa idoorta waana lalaoo xaqiijiyy waxa qarameeyy oday YH ahaa oo la odhan jiray Sheekh isaaq oo Bariga ka yimi muslim u sheegtay balse YH ahaa wuxuuna ku aasanyhy maydh.
@Bagagac23 күн бұрын
Maansooniyad weyan
@Tamad-v9d25 күн бұрын
Asc
@marianhassan951527 күн бұрын
Adeerow ya ino sheegilaha soo wax Ana hay maha.manan garan
@Darwiish-Sool28 күн бұрын
Nimanka Xuduuda aduunka dajiyy waa 🇬🇧 waana Gog kuwii kale ee Magog waa ka horeeyeen Gog inta uusan aduunka qabsan waana Mangolkii intay Gog Europe soo gubayeeen qabsaday ila bariga dhexe ee Slaazudiin jabiyy. labada boqortooyo ee aduunka the two largest empire bay isku magacaabeen xad in la dajiyi aan l arkayn balse aan laga gudbi karin nimanka keenya niman meel ku xirnaa waa yihiin.
@IsmitaRaisa-ex5fq28 күн бұрын
Thankyou so much brother for the wonderful lecture. I would love to listen more to you. Hope you will do more yajuj wa majuj lectures in English! (Sorry I only know this one language well enough )
@MaxamedjamacmaxamedGalayrАй бұрын
Shiikh wan kuqaatay hada laga bilaabo wayo wahabiyada kamid matihid waxadna noqon nadiif dikntaduna waa toos Tan kale hadalkii ahaa turki waxuu ugargaraya yahuuda waxban iiga soo bidhaamaya xaqiiqdii somaalina way khiyameeyeen runtii ilaahay halagadiyee
@MaxamedCali-q7uАй бұрын
War beenta dadka ka daaya quraanka luuqada cajamiya kuma jiro somaligu waa cajami wll falsafad iyo caadifad aan aqoon diimeed ku dhisnayn lama rabo ee alla ka baqa oo diintiina barta