No video

Afar bilood iskuul maan tagin!

  Рет қаралды 80,097

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 399
@mmsomalitv
@mmsomalitv 10 ай бұрын
0634823718 Sahra Maxamed Jibriil, Barwaaqo Hooyadeed
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh 10 ай бұрын
Walhy waan illmeeyay alloow ugargaar
@hassantheone9443
@hassantheone9443 10 ай бұрын
Haan caawin walaalayaal
@abdilahikhalif6493
@abdilahikhalif6493 10 ай бұрын
Alle ha caafiyo gabadha yar ee dadnimada iyo martida gabdhaha somaliyeed ay leyihiin yadoo intaa leeg bay sidaa u fikiraysaa❤
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 10 ай бұрын
Allah haw gargaaro ubadkaa yaryar ee masaakiinta ee hadana caqliga badan😢 ilaahayow caafimaad buuxa sii noloshana ufududee. Ameen yaa allah
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 10 ай бұрын
Anigoo jooga xamar ayaan la ooye walhi ilmada iga socto alaha usaqiro badal qeer qabo alaha ugu badalo familkan quruxda badan caruurtana alaha caafiyo😢
@user-sf8wc6wc6v
@user-sf8wc6wc6v 10 ай бұрын
iam crying wlhi, suxufi ilig you`er the best bro mansha allah
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 10 ай бұрын
Ilmaha hadalkooda naxariista leh waxaa muuqata in'eey hooyo naxariis bdn dhashay❤ilaahey waxaan uga baryayaa inuu caafimaad siiyo. Wariyaha waxaan ka codsanayaa inuu lambarka hooyada comment nagula wadaago si gacan looga geysto insha'allaah
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh 10 ай бұрын
Lambarka wallo comentiga ugu horeeya ka eeg
@amiiraaxmed-5088
@amiiraaxmed-5088 10 ай бұрын
Barwaaqo yar maalinti ay qadartasi ku dhacday wan la kulmay iyado ku dhawaqaysa aabahay ayan ka dapa tagaya markay aragtay xanunkay martay iyo lugteda burburka ku dhacay ilaahow u gargaar waan la ilmeyey runtii😭😭
@ismailhersi7171
@ismailhersi7171 10 ай бұрын
Illaahay SWT ha Caafiyo bi'idni Laah waa caruur aad u caqli badan oo waxaa dhashay hooyo aad u wanaagsan Illaahay SWT ha isku daayo waayo Amiiin Aamiiiiin yaa Rabul Caalamiin
@2ktalk_2
@2ktalk_2 10 ай бұрын
😢 Alle aabrheed ha u naxariisto iyadana caafimaad sareecana yaa rabi 🤲🏻 caruur qalbi wanaagsan
@user-pd5cg9ox1r
@user-pd5cg9ox1r 10 ай бұрын
Ilaahayow caafimad sareeca sii Aabaheedna Allow Unaxariiso 😭
@salasala8996
@salasala8996 10 ай бұрын
😢 miiskin qalbii fiican wa ilahay ha barakeeyo amiin
@fartunbile2371
@fartunbile2371 10 ай бұрын
Ilaheyow caafi labadooda iyo inta kle xanunsan😢🤲
@MustafaY-dm3cg
@MustafaY-dm3cg 10 ай бұрын
Aamiin
@baashaaletube2754
@baashaaletube2754 10 ай бұрын
Barwaaqo iyo ubax waa caruur sida ka muuqata hadalkooga, lagu koriyo xalaal, imaana iyo qadar eebana labaray masha allah. Macbuudal arliyow kaama qarsoona sida ay u sugayaan qadartaada ,xaqaaga iyo inti u sama fashayna ay u qiranyaane ugu bishaaree caafimaad cimri cibaado suuban iyo hor mar ,yaa rabbi , yaa rabbi ajiib waajimco casar ahee.
@derejoart1602
@derejoart1602 10 ай бұрын
Mansha'allah waa ilmo yar yar oo illahay siyey maskax Illahay ha caafiyo labadoodaba
@ugaasrooble212
@ugaasrooble212 10 ай бұрын
Allaw caafimaad taama sii .. iyada iyo dhaman inta muslin ah e xanun la dhibataysan ba amin ya Rabbi
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 10 ай бұрын
Labada hablood waxay dhaheen waa qadar alle bal eeg iimaankooda masha allaah habbo 😭😭😭😭😭🤲 yaa allaah caafimaad taam eh sii aamiin Meelkasta baabuurleyda waa sidaan Kismaayo ayaan kusuganahay qaatiyan ayaan kajoognaa baabuurkeyda waxaad arki ilma yar oo taksi wado hadane saa'id uwado marmarka qaar waxaan maraa wadooyinka yar yar naftayda waan ubaqaa kaaga daran gaariga wax kuugu dhufto maheleesid wuu baxsan
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 10 ай бұрын
Yaa rabbi caafimaad sii caruurta yar yar masha Alla waa caruur qalbi saafi leh wax kasta alla u Qorey way ku qanacsan yihiin 😢🤲
@mascuuddadaal
@mascuuddadaal 10 ай бұрын
Allaah ha Caafiyo labada Habloodee yaryar, hooyadoodna ilaahay ha ubarakeeyo, waalid wanagsan iyo ubad wanaagsan weeye, runtii Dareeen fog bay xanbaarsanyihin hadaladoodu, 😭
@nasracabdilaahi8595
@nasracabdilaahi8595 10 ай бұрын
Wllhi ilmada ayaan ceshan waayey😢😢alle haydin caafiyo wllo😭😭🤲caafimaad sareecanaa haydin siiyo
@waaberi4446
@waaberi4446 10 ай бұрын
Allah haku caafiyo Adeero. Dadkaygana waxan ka codsanaya inay garab is taagaan qoyska. Waliba si dhakhso badan Insha Allah. Wa qadar Allah...
@Dawlad252
@Dawlad252 10 ай бұрын
*‏اللهم رب الناس، أذهب البأس، واشف، أنت الشافي لا شفاء إلا شفاؤك، شفاءً لا يغادر سقماً.*
@nimonimco3063
@nimonimco3063 10 ай бұрын
Allah ha caafiyo. Hadii ay gargaar u baahanyihiin waa caruur ogoon ahe plz Zaadkoda muqolka ku soo qora.🙏
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 ай бұрын
Hooyo Fiiican baa dhashey inta eey leegyahiin eeg ee aay u leeyahiin wax wlaba waa qadar illaehy illahow xafid ubdaaka ku qirsan ee saqiirka ah
@amalhope42
@amalhope42 10 ай бұрын
Allah a cafiiyo barwaaqo iyo walaasheed iyo intaa kaleh xanuusan
@ashna46
@ashna46 10 ай бұрын
Alle hacaafiyo caruurta yaryar badal kheyr bdn Allaha ugu badalo ya rabbi amiin
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Waan ooyey .maanta Waligay sidaan oo kale umaan murugoon Hooyada dhashay awlaadaan walal ilaahay samirka hakuu adkeeyo
@aptherahmanmohamed235
@aptherahmanmohamed235 10 ай бұрын
Dareenkayga way badashay barwaaqo runtii anigon is ogayn ayay ilmo iga soo dareertay😭😭😭😭😭
@abdallekiikooz6846
@abdallekiikooz6846 10 ай бұрын
Ilaahay caafimaad sareeca idin sii runtii wan la ilmeeyay 😭😭😭waa dhacdo xanuun badan sidaas oo ay tahay barwaaqo yar qadarka alle ayay aaminsan tahay hooyada dhashay ayaa ku barbaarisay asluubta iyo anshax diinta allow ugargaar qoyskaas qalbiyada wanaagsan 🇸🇴somaaliyey caawiya barwaaqo yar iyo wllsheed 😭
@khadaromar7385
@khadaromar7385 10 ай бұрын
Alloow u gargaar barwaaqo, waa inan yar oo maskax badan runtii oo qalbi saafiya leh, caafimaad degdeg ah alloow sii iyada iyo walaasheed
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 10 ай бұрын
Waxaan.illaahay.uga.baryayaa.caafimaad.iyo.nollol.fiican.in.ay.ku.noollaadaan.aamiin
@mukhtoabdi8861
@mukhtoabdi8861 10 ай бұрын
Wan ilmeeyay runtii alle ha caafiyo labada hablood ee akhlaaqdu ka muuqato aabahoodna alle ha unaxariisto
@awaaare718
@awaaare718 10 ай бұрын
Caafimaad allaah hasiiyo, Baabuurta inbadanoo kaimdi wadooyinka si'aan taxadar lahayn ayey u maraan Waxaa fiican in dawladu u samayso wadooyinka meelkasta xadka uu gaadhigu ku soconaayo. والسلام عليكم
@amalmohamed8465
@amalmohamed8465 10 ай бұрын
Caruuta ad iyo ad u aqliga badan Allah ha cafiyo cimridher iyo cafimad iyo cobado suban ayan Allah Rahmanka uga baryayah Allahhuma Amiin
@MahdiHagi
@MahdiHagi 10 ай бұрын
Heartbreaking 😭😭😭 So sweet❤❤❤ So sad😪😪😪 Ilaahay ha barakeeyo..ZAADKODA????
@Kaftaniyomaad
@Kaftaniyomaad 10 ай бұрын
Comentiga Kowad Walal Ee Pinka
@hodonhassan7575
@hodonhassan7575 10 ай бұрын
ما شاءالله تبارك الرحمن. Walahi qalbigay I taabteen caruurtan qadarka allaah ka garanaya, ilaahay caafimaad ha siiyo
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p 10 ай бұрын
Ilahay haa kuu caafiyo barwaaqo yarey
@zuldanomer7835
@zuldanomer7835 10 ай бұрын
Alle Caafimaad taama Ha kusiiyO Aptio Nolosha heersare io Horumar Wacan Ayaan ku Waydiinaya Alle
@mariamhaji3412
@mariamhaji3412 10 ай бұрын
Ilaahay hacaafiyo hablaha yaryar❤
@ceerostudio9246
@ceerostudio9246 10 ай бұрын
manaansha allaah allaah habarakeeyo allaahna sidegdwga haw caafiyo il iyo cawriba la aw waa inanyar oo fariida hooyo wngsan ayaa dhashay diin iyo akhlaaqwanaagsan ku barbaarisay allaah hakula garabgalo ubadkaa insha allaahna caafimaad ha kuusiyo labadayayar ee hablood
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 10 ай бұрын
Mansha allaaah walahi waa caruur aql badaan Mansha allaaah ilaahy hidiin barkeeyo ilaahy hidiin xafido ❤❤❤❤❤❤habo macaan
@funnyanimal885
@funnyanimal885 10 ай бұрын
Mr. ilig, you make me cry!!!
@ahmedMohamed-df2ye
@ahmedMohamed-df2ye 10 ай бұрын
Allah hacafiyo inanta yar e fariida ah
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 10 ай бұрын
Subxaanallaah ‼️ subxaanallaah my Allah protected God bless you 🙏🙏😭😭😭😭😭‼️
@user-xl2pl4ry1y
@user-xl2pl4ry1y 10 ай бұрын
Somaliyeey please 🙏 gabadhaas hala caawiyo walahi way iga ilmaysiisay anigo oday wayn ah Ilahay haku cafiyo ader guul bana ku rajaynaya Wa fariid yar Oh sorry adeer
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 10 ай бұрын
Wa ubad aad u qiimo badan Allaah xiftiyo o ha cawiyo
@fathiayu3868
@fathiayu3868 10 ай бұрын
Ilaahay ha idin caafiyo aabana ilaahay ha u naxaariisto hooyana ilaahay ha idiin daayo walaahi waan ooyey meel lagala xidhiidho soo qora
@lailaismail1317
@lailaismail1317 10 ай бұрын
Ciyaalka yaan lala murugoone hala caawiyo 😢 barnaamijkana hala share gareeyo si u ugaaro dadka qayrka jecel adna weriye maxa tellephone koda uso qori wayday inay garab helaan ba macquula allaha u gargaaro iyaga iyo hooyadoodba aniga ilmaha hooyada ayaa iga naxdin badan ya u xamalaya markay isbitaal la gashay 😢
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 10 ай бұрын
Numberkodu waka comment ugu sareya ee halka kahel wll
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 10 ай бұрын
Ax waan damqaday walaahi
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 10 ай бұрын
Very smart girl masha alah i never see like her very young but strong and she is like 40 years old
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 10 ай бұрын
Allaah..boqoldhaaneey Ilaahay caafimaad taama hakusiiyo ,caqligaaga fiican hakuu barakeeyo.
@madoobadheere8953
@madoobadheere8953 10 ай бұрын
Alle haku shaafiyo abiti mcn ❤
@mulkiyusuf5
@mulkiyusuf5 10 ай бұрын
Walaal mahadsanid sidaa oogu ogalaatayinaad vidoga kaduubatay
@adamabby2248
@adamabby2248 10 ай бұрын
Allah ha shaafiyo hablaha
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 10 ай бұрын
Beautiful story. 😢
@cabdirashiidgeele3968
@cabdirashiidgeele3968 10 ай бұрын
iLaahay caafimaad taama hasiiyo Barwaaqo yar iyo walaasheeda yarba khaasatay hadalka barwaaqa yar ayaa itaabtay waa fariid Hadalada qalbigayga taabtay Inaan aabahay gadabatagayaan mooday Intaan hooyaday fadhiisi lahaa ayuu ijidhay Ninki gaadhiga ijiidhsiiyay waan cafiyay waayo ogaan iimuu jiixhin Ee qadar bay ahayd Runtii ilmaa igatimid Waa faiid.
@hodoadam1672
@hodoadam1672 10 ай бұрын
😭walahy arinta inan hoyaday fadhisiyan raby hoyaday waxan ugu duceyo garan mayo Ana aadbay itaabatay wayo Ana hoyo lug naafo ka a Iso korisay oo curyaana wax naso bartay dukan yar iyo cunto marba Mel bay meherad ka furan jiren hoyiyo aabo ilahy hoyo mcn dambigeda Ha dhafo oo haii daayo markan 10 years so gaaray wax la gadi jiray oo hoyo cawin jiray ila an 16 ka gaarayay 17 markan jiry wauso tahribay hoyiyo aabe san u nasiyo wayna irumawday riyadi ilmihi iga yaryara kuli school iyo jamacad bn ka ka saaray qaar way guursaden oo walidka ila dhaqaalaynayeen Mid wu shaqeya hoyiyo aabe waala dadaalay Inti awodayda ahyd wayna nasten ilmihi way wada koren 1 midbaa school dhigta lkn markan is idhi sanadkan wad aadi karta walidka aya abe yara xanusaday after 1 week wu dhintay anon 😭arag almost 10 years ilahay haw naxaristo abo mcn rabi ima qorin inan arko lkn hoyan is arkaynaa dhawan insha allah
@hodoadam1672
@hodoadam1672 10 ай бұрын
🥲 allah ha cafiyo labada gabdhode qalbiga wanagsan imaanka fican ee hoyada mcn ee naxarista badan so korisay abohod na allah haw naxaristo Aamiin
@hodoadam1672
@hodoadam1672 10 ай бұрын
Aadbay itaabten ereyadedi aha intan islaha hoyada fadhiisi oo cawi gaariba ijiidhay iyo hoyo mcn waxan ugu duceyo garan mayo 😭ax wa ilma yaron mela badan iska dabecad shabahno markan yara waxan jecla inan hoyaday iyo aabahay nasiyo biilo dhaqaleyo ayka fadhistan shaqadan ay anaga awgayo u hayan ee suqa ilahyna waii rumeyay riyadi oo wan sameyay waxyala badan on jecla inan uqabto walidkay inta ii hadhayna allah haii fududeyo Aamiin
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 10 ай бұрын
Allah Haa cafiiyo
@mubarikmedia6471
@mubarikmedia6471 10 ай бұрын
Alla ha u boogo dhayo gabadha yar ee fariida
@hanimulid7724
@hanimulid7724 10 ай бұрын
Ilaaahay ha caafoyo
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 10 ай бұрын
4 bilood ayay u jiiftaa dhaawac ka soo gaadhay Lugta. Waa nasiibdaro aad u wayn heer ay joogto dhakhtar xumadu. Waa meel lagu joogay.
@mulkiyusuf5
@mulkiyusuf5 10 ай бұрын
Ilaayow caafimid sii caruurtaa yar yar
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 10 ай бұрын
MAASHA ALAAH GABAR YAR OO CAQLI BADAN ILAAHAY HA CAAFIYO CAAFIMAAD DEGDEGA ALLAHA SIIYO🌺🌺🌺🌺🌺
@cawoxasan9272
@cawoxasan9272 10 ай бұрын
Alle Dhibta ha ka dulqado ilmahaayar😢😢😢😢💔💔😭😭 IIahayow unaxariiso Aabahood
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 10 ай бұрын
Masha allha ilahayow cafimaad taama sii carurtan risiq xalala oo ay ku nastaan sii
@mahamuddahir8571
@mahamuddahir8571 10 ай бұрын
Ilaahay swt ha u boogo dhayo Mahadsanid wll Maxamed
@Engmohamed1
@Engmohamed1 10 ай бұрын
Alle haku caafi
@Zurich527
@Zurich527 10 ай бұрын
Ax Ax ax ilahow u gargaar ALAHU AKBAR waa caruur iimaan leh
@boodhari31
@boodhari31 10 ай бұрын
Maanzha Allah Fariid yar Adeer Alle haku Cafiyo, Wll Numerka Hooyoda so raaci
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 10 ай бұрын
Maansha allah waa caruur aad u caqli badan Allah ha caafiyo labadoodaba waalid fiican baa dhalay aabahoodna allah ha unaxariisto 😢😢😢
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 10 ай бұрын
Mashaalaah waa gabar Fariid ah illahey ha caafiyo😢aabaheydna Allah haunaxiiriisto
@user-xl2pl4ry1y
@user-xl2pl4ry1y 10 ай бұрын
Wa imtixaan Walahi waxan o kale alaha u sahlo 🙏 ameen
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 4 ай бұрын
الحمدلله ربّ العالمين، الحمدلله ربّ العالمين،الحمدلله ربّ العالمين. Waxaa wax allaah loogumahadiyo ah . caqiida wanaagga 2daa hablood,(barwaaqo iyo ubax) qadarka allaah ayay aaminsanyihiin, baarrinimo waalid iyo wanaag khayr baa kamuuqda. Maashaa a llaah .
@nasircumar5311
@nasircumar5311 10 ай бұрын
ILLAAHOW U GARGAAR caruurta CAAFIMAAD AYAAN UGU SOO DUCAYNAYA ALLE UGA BARYAYA
@rashkaoa9521
@rashkaoa9521 10 ай бұрын
Allaha caafiyo gabdhahaas
@Fadumogele1533
@Fadumogele1533 10 ай бұрын
Yaarabi cafi abahoodna unaxariiso❤❤❤😢😢😢😢
@munbaasixasan6069
@munbaasixasan6069 10 ай бұрын
Alah swt cafimad deg dega hasiyo ilmaha yar iyo dhaman inti islama ee dhib haysto amiin yarabi amin
@MubarikHaybe555
@MubarikHaybe555 10 ай бұрын
Alle SWT Caafimad taama hasiiyo Hablaha yaryar 🥲😊
@user-kt1ts2co1s
@user-kt1ts2co1s 10 ай бұрын
Allah caafiyo
@talasameofficial7724
@talasameofficial7724 10 ай бұрын
Qiso iiga xanuun badan waligay ma arag alle caafimaad haku siiyo
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 10 ай бұрын
Allah Ha Caafiyo Barwaqo yar Waa Gaban Caqli Allah waxaan uga Rajaynaa Caafimad iyo mustaqbal fiican iyo Waaliskeed
@AbdiqadirHussein-zj1df
@AbdiqadirHussein-zj1df 10 ай бұрын
ALE ha ugar gaaro ..aamiin aamiin...
@ruqyafromquran
@ruqyafromquran 10 ай бұрын
Way iga ilmeysiisay fariid alle ha ku caafiyo adeer insha Allah
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast 10 ай бұрын
Maalintan hargeisa kasoo tahriibay goaan fiican baan qaatay
@saajidcade231
@saajidcade231 10 ай бұрын
Allaah u caaafiyo abaayo gabdhah yare alxmdulilaah
@zeinabjama3537
@zeinabjama3537 10 ай бұрын
Alle ha caafiyo cafimaad tamamah aabahoodna alle haw naxariisto
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 10 ай бұрын
Allah ha caafiyo 2bada Gabdhood MashaAllaah Ad Bay U Caqli Badan yihiin
@akfamily7916
@akfamily7916 10 ай бұрын
ALLAAH CAAFIMAAD SAREECA AH ALLAAH HA SIIYO 2 DOODABA
@idilawad3233
@idilawad3233 10 ай бұрын
Ax habo ilahay hakuxifdiyo caruurteena ilahy hailaaliyo
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss 2 ай бұрын
Masha Allah ❣️🙏
@queenyasrah1234
@queenyasrah1234 10 ай бұрын
Habo Qaali ilaahay haku caafiyo cafimaad dag dag Allah ku siiyo Wllhi Waa iga ohisay
@sabahmohamoud4105
@sabahmohamoud4105 10 ай бұрын
Ax 😢😢😢 wan kailmeeyay walahi caruurtayaryar ee ilahay caqliga siiyay ilahoow sidagdaga ucaafi yaa rabi 😢😢😢 inantaa yar ee hooyadeed say ula sodhibtootay sheegtay iyo qadarka kudhacay uku kalsontahay ilmahayari iyo hamigay lahayd ax waa qadar wax waliba iyo ilmahan yar ee galida laga saray iyadana bal say ilahay qadartu keenay ku kalson masha alah ilahow carabkooda uraa siqiirintan oo caafi yaa rabi
@user-fx7wt4qs9y
@user-fx7wt4qs9y 10 ай бұрын
Ilaahay ha caafiyo gabadha yar yar AaaAAAMIIN Yaaa rabi
@sacdiyo9280
@sacdiyo9280 10 ай бұрын
Ilaahay caafimaad taama ha siiyo aamiin aamiin aamiin 😭🤲🤲🤲 waa gabar yaroo caqli badan maashaa alaah mmiskiin tanyar kilyaheeda how caafiyo aamiin aamiin waa agoon please haloo gurmado ilaahay umadiisa how khasbo aamiin aamiin aamiin hooyo ilaahay caruurta ha ku caafiyo aamiin yasbaruuna inalaaha macal saabiriinl aamiin 😭🤲🤲❤️📍❤️📍❤️
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 10 ай бұрын
Maansha Allah waa inanyar oo hadal yaqaana, ilaahay caafimaad taama ha siiyo
@abshiribrahim6437
@abshiribrahim6437 10 ай бұрын
Alle caafimad taam ah ha siiyo waa agoon yar yar dhamanteena waa masuuliyad ina saaran
@ismahanabdilahi1447
@ismahanabdilahi1447 10 ай бұрын
Maasha allah ilmo yar oo caqli badan ilaahay ha idin caafiyo labadinaba ❤❤😢
@khadraidil7858
@khadraidil7858 10 ай бұрын
Alle caafimaad sareecan ah ha idin siiyo habo Aamiin
@ridwanqazali9470
@ridwanqazali9470 10 ай бұрын
ALLAH ha caafiyo ubadkaa yaryar ameen maskaxdoodana ALLAH hay barakeeyo ameeen 😢
@NajmaOsman-zp8ep
@NajmaOsman-zp8ep 10 ай бұрын
Alle caafimad ha siiyo
@ifraaxahmed9504
@ifraaxahmed9504 10 ай бұрын
Masha Allah imaka carurtaan kujira Allah cafiyo yarabi adigana wallo Allah kugu naxaristo
@akfamily7916
@akfamily7916 10 ай бұрын
ILLAAHAY HA CAAFIYO WAAN KA XUMAHAY
Visiting the Divorced Women's Market in Mauritania 🇲🇷
9:40
Joe HaTTab
Рет қаралды 20 МЛН
Soomaalida iyo Xanuunka Dhimirka
4:50
VOA Somali
Рет қаралды 1,5 М.
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 16 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 85 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,4 МЛН
DOOD ABUUR: Dhibaatada Daroogada ee Somaliland.
1:45:20
MM Somali TV
Рет қаралды 173 М.
20 sanno ka hor ayuu dhakhtarku igu yidhi waad dhimanaysaa.
39:57
MM Somali TV
Рет қаралды 125 М.
Goob Cajiiba oo kulmisay dhalinyaro tiro badan
15:42
MM Somali TV
Рет қаралды 2,9 М.
Haweeney Cadaan ah oo ka yaabsatay Soomaalida Maraykanka
3:02
Xogmaal Media
Рет қаралды 569 М.