AFGEMBIGII SIYAAD BARRE IYO KACAANKII SOMALIA (TAARIIKHDA SOMALIDA)

  Рет қаралды 55,764

Raandhiis Media

Raandhiis Media

3 жыл бұрын

Qayb ka mid ah Taariikhda Soomaalida iyo Wixii ka dhacay Qarnigii Tagay. Barnaamijkan ayaa ka baxay Idaacadda BBC-da Toban Sanno ka hor. Waxa soo Jeedinaya Weriye Aadan Nuux Dhuulle iyo Allah haw naxariistee Weriye Axmed Xasan Cawke.
This video is a part of series produced for Educational and Historical Purposes only.

Пікірлер: 23
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
Allaa kariim xoog ban kula wareegay dastuurkii baan laalay.. dawladii Shacabkana waa af gabiyey kulahaa . KACAANKII XARAANTA AHAA DHIIG YACABKA AHAA BUU ODAY JEELLE NOOGA SHEEKEEYEY...
@meheriboy6471
@meheriboy6471 Жыл бұрын
Allaha uwada naxariisto jaalle siyaad awoowe cabdirisaaq x xuseen xasan catoosh iyo dhamaan dadki dhulka somaliyed usoo shaqeeyey
@yusufuk9925
@yusufuk9925 2 жыл бұрын
Siyaad Barre Alle Ha"unxariisto
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
Alla yaa raxma Aaape siyaad
@bobbybrown1726
@bobbybrown1726 10 ай бұрын
Allah u ma naxariisto gaalka culimada laayey
@amirdahir2029
@amirdahir2029 11 ай бұрын
AMIIIIIRR 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 3 ай бұрын
Asc colonel cismaan maxamed jeele wuxuu waxkusoobartay masar aad buu caeabiga u yaqaanay waxaan xusuusta 1979 anagoo dugsi dhexe inuu noigu yimi school aanu dhigan jirney oo ku yaalay magaalada kismaayo
@xaawomohamed1205
@xaawomohamed1205 2 жыл бұрын
Masha allaah
@amirdahir2029
@amirdahir2029 11 ай бұрын
🇳🇱🇳🇱🇳🇱🇳🇱🇳🇱🇳🇱🇳🇱🇳🇱
@Rashii12502
@Rashii12502 2 жыл бұрын
M.a
@CabdiraxmaanxasanCabdiraxmaanx
@CabdiraxmaanxasanCabdiraxmaanx 9 ай бұрын
@amirdahir2029
@amirdahir2029 11 ай бұрын
🇳🇱🇳🇱🇳🇱🇳🇱
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 ай бұрын
Waa dawladii soomaaliya ugu horeysey uguna dambeysey
@abdiyusufmohamed
@abdiyusufmohamed Жыл бұрын
5k
@maxamedsiciid6832
@maxamedsiciid6832 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 6 ай бұрын
Burburka iyo baaba ayuu ka tagay dhiigyacabki maxamed siyaad ilaahay baa kala xisaabtami doona
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 ай бұрын
Dagalkii 1994 kaa xumaa
@adammohamed5339
@adammohamed5339 3 ай бұрын
USC waxay dhigeen soo kama darneen
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 ай бұрын
@@adammohamed5339 waxa Kaz xun Ina biixi and ina kahin
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Askarta maskax ma qabto distorkiibaan joojiney waxaa waaye sharcigiii wadanka jojiney anaaga noqaney sharci kkk
Wax ka ogaaw Sooyaalka Soomaaliya.
15:17
KNN
Рет қаралды 2,8 М.
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 68 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 23 МЛН
1870 Taariikhda xamar iyo xamar daye
33:44
SOM MEDIA IN uganda
Рет қаралды 88 М.
MAXA DHACAY 25 BISHII SIDEDAAD?
1:55:11
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 29 М.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
Maxaa ka xasuusataa Kacaankii 1969kii ee Madaxweyne
1:01:25
Dalsan TV
Рет қаралды 36 М.
GEN. MORGAN: INQILAABKII APRIL 1978 iyo HESHIISKII SIYAAD BARRE & MINGISTE 1988
24:36
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 60 М.
DAAWO Wariye cagmadhige Oo Banaanka keenay Afganbiyee Siyaad Bare
1:10:38
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 68 МЛН