WAR HORTA HA IS JECLAADEEN AMA YEEYSAN US JECLAANE WAXEEY NINKAN GABDHAHA LAABTA GALINAYA WAR ILEEN ALLA KA JEED BAA NAGU BADAN ILLAAHOW NA HANUUNI OO NA ASTUR AMIN
@salmonitainajabra17 күн бұрын
Maba igu jirtaba gabar soomaliyeed baad nin dartii isku qabaneysaan,oo qiimaheyga iyo mida wallasheyba waan ilaalin oo anoo buuqin baan dhihi allah kuu barakeeyo kolley haduu kheyr ii yahay rabigeybaa aniga igu koobi lahaaye,gabdhow naftiina qiimeeya adinkoo ragiina caasin ama caayin
Hbo gbdhihii soomlida heer wxyba mryn wxii dntooda hdd usheegto ay xnaaqyn ee anaga wxn nga daayee routine keenii noosooceli wnu xiisnee ❤
@SaeedaNoorsugule16 күн бұрын
Subaxanllah xishoodki ma tagay wixii ceeb ah bey qurux u moodaan
@aminogarad297417 күн бұрын
Subxanallah aduun macanki ka dhamaday waye maxay thy noloshan
@vlogingwithhamdi446216 күн бұрын
Absolutely abyo you right 💯✅
@hoodo926017 күн бұрын
Kuwani waa is bahdileen waliba Farta wey waalatay fariidnimo ayey u aragtaa
@fartuunyusuf232017 күн бұрын
Wlahi waa wax laga xishoodo abyo sharaftoodii ayey dhulka lagaleen
@Ironlady22715 күн бұрын
Girl I like you confidence ❤
@najmamoalimmohamed543416 күн бұрын
Nin Janabi ah haku taabtaabto 😢
@kikiki118914 күн бұрын
Xamdiyeey horta suaal: S ta iyo Z da maxaa iskugu badashay? Markasta oo S aa dheheesid sidii Z aa udhahdaa. Gabarta hada waxaa magaceeda dhahday Zalma magaceeda waa Salma. Mas'uul markaa dheheesid na maz'uul aa dhahdaa. Iska sax inshaAllah
@KhadaryasinYasin17 күн бұрын
Xamdiiyeey anaa manta ugu so horeeyay kawaran😂
@ilhanmohammed956917 күн бұрын
Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family, Walaahi waa yaab somali social media weyku waashen waana iskuugu bahdileen yaab 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷
Horta naagaha maxay ninka dartis isugu dilaan may ninka dilan oo isugu tagaan asaaba qaldane oo isuku balamiyey hal mare ufaa calaykum
@sacdiyanur924316 күн бұрын
Jah aqliga iyo kartida alaa bixiyo hamda queen
@ahlumuxamad869117 күн бұрын
Ilahayoow ceebtayda astur adigaa saatira
@aaliyahhassan608416 күн бұрын
Ammin
@mustaqbalchannel758916 күн бұрын
Wlh sharaftii bey dhulka iska dhigteen subxanallah maxaa runa sowtey ninkiii laabta galsheen
@Xalimo42115 күн бұрын
Yaa u baneeyy ineey hab isa siiyaan? War fiyuus raadis leen umaleyna aniga.Waxas dhan wa ha nala hadal haayo.Sidaasan u arkaa.
@MahamudSayid17 күн бұрын
Abaha la janeee waa soomlidi qumded xamdi😂😂
@farhiya226917 күн бұрын
Laakiin wuxu ma jiliinbaa mise run iga daba geeya wll
@dramaquenn678911 күн бұрын
C’était quoi le rapport de ta vidéo avec « Hargeisa »??? J’ai pas compris sister
@fatimaali434316 күн бұрын
Subhanallah very Sad
@AnzalAlimahamed16 күн бұрын
Noocyafa ubxyada noo soo sheeg hbar yar❤
@fartuunmohamed648115 күн бұрын
❤
@anisacabdicali739815 күн бұрын
Saxiix ❤❤❤❤❤
@deeqadagan211317 күн бұрын
Haa wlle allah soo hanuuniyo dumarka qaarkood nin lootagaayo gurigiisa wllhi caadi ayey lanoqty waliba gurigiisa ayaa loogu tagaa ama haka fogaado ama haka dheeraado wlle dhaqankeena ayaa dhaqan jaahili laga dhigay waxii laga xishoon jiray nh caadi ayeyba noqty Allah ka midoobeeyo waxaan baqtiga ah social media ha. Naagtii sharaf ku guursata sharaf kula noolaaneysaa ninka qabo lkn naagtii bahdil lagu guursada nh bahdil ayey ku noolaanysaa marka nolosha buuq dhan majiro qofkii ku qiimaya qiimey kii ku qiimeyn waayey nh dee baska dambe raacsii dumaroo qiimihiina garta Allah ayaa idin sharfay maxaa isku bahdileysaan waa yaabe ?
@najmamoalimmohamed543416 күн бұрын
Anoo life la ii tatabanaayo I fiiri miyaa yaa huu kan habar ayaan lasisan
@ekramabdirahman374617 күн бұрын
Waxaan waa ruwaayad la jilayo. Way is ogyihiin dhamaantood. Waa gift raadis
@LadanDahir-vg4wr17 күн бұрын
Wlh farta Kama fileen inee saan sameneso balayo kuu dhooftay😊
@UmuAbdallah-m4j15 күн бұрын
Ala hamdiyaa ubaxii tacsida😂😂
@asmaaj721816 күн бұрын
Anigu walalyalow taan la yabay ehel malaha miya walid malaha miya wll malaha miya hadii ay iga caligooda sas siisayay wax wax u sheega ma wayen😳
@qamarcantoob296516 күн бұрын
Aduunyooy abha ws
@barjama952617 күн бұрын
Waa ciyaal suuqiin dhaqqn xun raba in ay run u ekaysiiyaan. Dadka Allah ka qabto
@ubahahmed174017 күн бұрын
Manshalaah my sis qurux ❤❤❤
@Navaaabdi15 күн бұрын
Farta xji dad baba dhiirigelin ahaan udawan jre😂
@tocakitty172617 күн бұрын
Waa runtada wallhi abyo Way isbahdileyn
@canbaro-p4r15 күн бұрын
Dadkan waa inlagasoo dareeriya wadamadan ay joogan ceeb
@xalimayusuf412316 күн бұрын
Nagaha dhaman adiga caml inay noqdan aya wangsan wan ku tagera role model gabar sideyda u adag
@zamirasadri882417 күн бұрын
Ala wllo sidaa hadhihin ilaahay kuguma keeno
@Umumaryamchanel-z6o17 күн бұрын
😂😂😂😂 wlhy waan yaabay ilaahay prank hakadhigo
@11naa4417 күн бұрын
Isku mar mxy u yimaadeen 😂😂😂😂😂😂
@iqrohusein719417 күн бұрын
Aduunya da marke horay usocota Somalida Gadal Bey usocdan Wlh TikTok mar mar firsada ano Yabaan Ban ka baxa Malaha wa Aqiru Zamanki 😂
Waaba iska tiray ani lablabadooda TikTok dhan Soomaaliyaa u nacay aqas
@yuuuuga116 күн бұрын
Aniga kulama mida markas khaybta dad kale firiso dhiranaan ayaad ka qadee somalidana dagaal ayaad u labane
@samiiroahmed495717 күн бұрын
Waa khalad io bahdilaad gabadha waa in loo yimaada
@fadimoabdirahman912517 күн бұрын
Kkkkkkk ubaxa wa iga qoslisey wax eynan aqoon maxaa logonta u giliyey
@AsmaomarAbdillahi16 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasroabdikadir33116 күн бұрын
Anigu Ninkan iyo labada naag marka arko matag baa I qabta aqas cimrigooda iyo caqligooda isma laha
@Nada-pk2vb16 күн бұрын
Waxa layabanahay nin ku qabin waso jabiyo inkutaabto ama salaanto gabdhaha cadi maxa ula tahay yab wayay 😢
@ubahfarah313517 күн бұрын
Kkkkkkkkkkk waa waxa laga xishoodo
@dahaboosman122817 күн бұрын
Camarada is hor dhigen ku tala gal waaye sharafi dhimatey istaqfurulla somali woman 😂😅 hamdi
@MaryanHussein-oe8ci17 күн бұрын
Yaaba igasoo Harry ilaa hada raqiisnimadaan kayaabay
@nimcooniahmed990117 күн бұрын
Iskastoo jiliin u tahay naftaada xaqeey kugu lee dahay subhaankee Hamdi meshaa ku yaabta fadhisaa 😂😂
@rahma_h2y17 күн бұрын
Maxaa jira wlalayal
@mariamahmed993616 күн бұрын
Hhhh wa laysla ogyhy wxn
@NimcoAbdi-e5w17 күн бұрын
Alla wan baroortay xamdaay waxan moodayay adiga xamdiyey waad iga qoslisay caawa naaguhu hadii wax walba loo sheego ma waantoobayaan sorry wan ka naxay hablahaa
@mssmarlarag8516 күн бұрын
Hamdaa adiga oow dheere uma tagin miyaah just I'm joking 😂❤
@hamdamohamed153916 күн бұрын
Waxani way na ceebeeyeen wlhi sharaftii gabdhaha somaliyeed bay meel kga dhaceen sorry aduunka ma nin la.aan baa ka dhacday
@malie10115 күн бұрын
What is wrong with going to hargeisa?
@dramaquenn678911 күн бұрын
Such a good question ???
@NaimaMohamedAli-k6k17 күн бұрын
Yaabay aamusnaan baa iga so hartay 😂
@hamdaaymahdi942215 күн бұрын
Lax kasta meeshe is dhigtaa lagu qalaa
@LajecleyCawil16 күн бұрын
Waxaan Riwaayad waaye 😂
@user-jb5ce6nm7j14 күн бұрын
Kuwaan waa jilayaal fusuq iyo dhaqan xumo bulshada ku dhex fidinaaya. Waxay isku qanciyeen in sidaan ay wax ku yihiin. Laakiin kan qaylinaaya walaashiis iyo gabadhiisa Raali maku noqon lahaa
@MahamudSayid17 күн бұрын
Ruun badanaa😂😂
@munafaisal677516 күн бұрын
fobs are full of drama 😂😂😂😂😂😂
@salmomaxamedsanaag622016 күн бұрын
Uf wlhi xamdiyey ciilkee igu dilen lee
@HalimaxasanKaahiye17 күн бұрын
Ani waxaa isdhaha waa isla shaqeysan hayaaan
@nastehahassan22716 күн бұрын
Subxanallah, where are their parents? This is just stupidity!
@BilanabdiIndhodeero17 күн бұрын
Waa jilin waxan viewka meel xun kagalay
@anisMohammed-c9f11 күн бұрын
Uuf . Wa wax xun .weeye
@maryanAbshire16 күн бұрын
na mexey isu dileen maay niinka wada bLamiyeey dilaan
Jilin mise dhab melaha nocasa iyo filimanta nocas ah hada ka ag muqatid wa is bahdishey ninkuna laftirkisa bariskisa kujira mesha xalimo walagugu daneysanaya mesha ka tag
@karrimuse704316 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@kafiyocali279517 күн бұрын
Allah waxan wa jiilin malaha bisinka oo maxey naftoda u bahdilayan kolley wax an dhaho garan maye Allah haso hadeyo
@yuuuuga117 күн бұрын
Xataa jilin abyo bahdil soo mahan waxan cml caado in laga dhigto mahan
@kafiyocali279517 күн бұрын
@@yuuuuga1ha hora lo yiri ishis laga arka ushisa lagu tuma
@RoodaIshwaaq16 күн бұрын
Xamdaay aan iska ilalaiye ubaxyada kso samee video noocyadisa😂 mida kle intaan gabdhuhu is dagaalin Wiilka ma la wrydiyey tuu rabo