Пікірлер
@duceysansheikh7019
@duceysansheikh7019 8 сағат бұрын
Qaali hadeyba jiraan in ku neceb ogoow in kasii badan ayaa ku jecel Allaha ku jeclaado sida aad usoo raali galisayna Abayo Allaha kaga raali noqdo🤲
@hamdimohamed2433
@hamdimohamed2433 8 сағат бұрын
Where is from your couch
@Ugbaad-j5w
@Ugbaad-j5w 8 сағат бұрын
Waligey youtube coment kama bixin lkn xamda home decor you are my role model qof karti badan oo wanagsan hooyo ku daysho mudan ❤❤❤ baad tahey inta samaha jecel waaan ku jeclnahey❤❤❤ ma qaldame waa Allah horey u soco haw joojin dadka fariidnimada gaadhi la
@JamacKahiye
@JamacKahiye 8 сағат бұрын
Subxannallah
@hodanmohamedahmed8867
@hodanmohamedahmed8867 9 сағат бұрын
hye abyo lkn cidiyaha iska jar
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 10 сағат бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@user-vt3vz9rp4w
@user-vt3vz9rp4w 11 сағат бұрын
naa aaamus dhimee balaayo af dheere lagu qaniinye qumayahay goioomamka dheer leh
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 12 сағат бұрын
Xamdi wakusaxantahay sidaad uqancisay dadka
@smile-db6bv
@smile-db6bv 12 сағат бұрын
M.a hamdiyey xbbti hadaaadba aragto qof qaladkiisa qirta waa qof karti badan xaqiqdi ...❤❤ lkn xbbti Madama aa tahy qof waxbaratay inaa inaa dhahdo arooo reeer mudug oo indho adag ahy dhahdo xogaa majecleysan .. aniga kulahad layo mudug gabal ahaan kaso jedaa lkn waligey uma adag waxaan dadka kaga Fiicanahy coz waa weak mindset 😢 iney dad badanoo wax bartay wali amin sanyihin
@ayanohagi
@ayanohagi 12 сағат бұрын
Maasha allah abaayo waxaa qirayaa shaqsiyad dun wanaagsan, awal horana wanaag iyo hormar baan kugu bartay, haddana waxaa isoo baxday shaqsiyad wanaaggi aan kugu tuhmaaye, AHAAW QOFKA AAD TAHAY HANA NOQON SIDEY IYAGA KAA RABAAN❤
@kawsarsaid2251
@kawsarsaid2251 12 сағат бұрын
Ma qaldame wa ilahay abayo
@shimbirtamadow4457
@shimbirtamadow4457 12 сағат бұрын
Hamdi ana aqaana waa qof shaqsiyad wanagsan khalad baa ka dhacay bcoz waa bini aadam taasna cashar bey u noqonaysa in aysan mar kale dagdagin
@user-ql4cp4di8o
@user-ql4cp4di8o 13 сағат бұрын
❤❤❤
@user-kn5sh2wx5l
@user-kn5sh2wx5l 13 сағат бұрын
Sorry gabadha kama ahayn xumaan ee wacyi galin bay ahayd veiws maslaxo ugama baahna naagtani tagtay oo tashatay waa bisness women ciilka iyo cuqdada joojiya intaa xuman raadineysan tiina ha himaamin maslaxo inkiraad waxba ma tarto xanuun wsjigeeeda ka muuqdo ma garan karo lakin xanuun waa jiraa yaan daawada la isku qasqasay la idinku baa bi,in somalaaay
@kowsaraden416
@kowsaraden416 13 сағат бұрын
Waliga wax laguu sheegay laguma degdego aadan xaqiuqda qofka ogayn waxa layidhi hubsiimo halbaa lasiista
@user-ee1hk3ff6l
@user-ee1hk3ff6l 13 сағат бұрын
Wlleeey umada ka fariiiso
@munomowliid3398
@munomowliid3398 13 сағат бұрын
Xamdi abayo yan lagu dalin mihimadu waa in ey masloxo kucafiso qalbigana ilahey waa ogyahay ee inaso mcno
@sahroabdi
@sahroabdi 13 сағат бұрын
Lkiin sow ma wnaagsaneyn ind u talo bdsato oo dad kle wax weydiiso degdegu waa camal sheydaan xtaa wxaa tri odygeedii bn wda hdalny xamdiyey.
@FaizaDahabo
@FaizaDahabo 14 сағат бұрын
Wxba iskuma nihin ayey dheheen hmdiyey 😂😂
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq 14 сағат бұрын
Intaas ayaa igu filan bes dheh raali gelinta ayaa igu filan. Hhhhhhhhhh Bes dheh heeeeèeeee
@ayaanarizonachannel444
@ayaanarizonachannel444 14 сағат бұрын
Meel walba ka muuqo wa lagu muunad beela wax walbo social media ka dhaco ad isku so dhax tuure iska daa xamdiyey irsaqda meel xun haka radin
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 15 сағат бұрын
Wa naga nixisay wllo Hada ka diib ka fiirso muqalka ama waxa socda mediaha neceb maha lkn wa wax qof quseya Marka wa ka fiirso intada falin ani aad bn uga naxay Muqalka ano marka so kacay ba dawaday alxamdulilah hadu been noqday
@suleqamohamed9898
@suleqamohamed9898 15 сағат бұрын
Mashaalah mcnto Thanks you ❤❤❤❤❤ 😘 🙏 ☺ ❤ 💕 ❤❤❤❤❤ 😘 🙏 😊
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 15 сағат бұрын
Hhhhhh mar danbe kuma aamino
@user-jx1tx3on2b
@user-jx1tx3on2b 15 сағат бұрын
Wllhi Aniga dadki naxay ayaan kamid ah lkn waa ogaa inaad khaladkaaga qiranayso hobo ku daysho mudantaha ❤❤❤
@ubahabdi453
@ubahabdi453 16 сағат бұрын
Wallahi you are my favourite sister queen 👸 who motivate me always Snapchat and KZbin ba haters always hate themselves please don’t let these idiots let you down 😢❤ stay strong and happy always and don’t get tired from us. These small minded people please don’t listen walalo ♥️😘🤲🏽
@boqoradacadar
@boqoradacadar 16 сағат бұрын
Kkkkkkkk walhy waan dareemayay inaad meel xun ka dheceeso Inkaarti fartun happy baa kugu dhacday Rabi baa ku kashifay munaafaqninadada kkk
@SaadiaAli-m3d
@SaadiaAli-m3d 16 сағат бұрын
Xamday qalbi xab xab baa tahay saad qaladkaga uga ratay masha allah rabi haku jeclado❤ abyo pls shor out isamey iso poqda❤🙏🙏
@ansalsaladkhliif
@ansalsaladkhliif 16 сағат бұрын
Nagtan wa islaqumantahay kawaran na Muslim ka amaan sii bisinka hunguriga meel xun kagalay kafiirso intada qofka ugafin ben leyahay qof ku aamina kadaran adi🤫🤫
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 16 сағат бұрын
Maashallaah xamdi waxatahay qofqalbi fiican
@user-zv4cm2xc2y
@user-zv4cm2xc2y 16 сағат бұрын
Ayyy habo hamda ad aya ugu mahadsan thy ogw na qof war kushega ha aminin wayo xasid aya jira rabana dadka inu ku gu diro walahi ani dadka ku aflagadeyay kuma jiro ama ku so qatay kaliya ayan gobdon markey kaso hadashy aya ka hadlay o na dhay ayan wad kusaxan thy sida sax da ah o ad garta ukala qaday marka hore usoco habar yar ❤❤❤❤
@and-hx5gr
@and-hx5gr 16 сағат бұрын
Im not sure what happened, or who are the other people are cause im not social media person but I watch your channel. Everyone can see you are respectful person. We all make mistakes. One thing l know as a somali its hard for us to say sorry.
@hafusbint951
@hafusbint951 16 сағат бұрын
Xamdiyay waxa special ka kaadhigay waa afkaartaada wngsan iyo caqliyadada wngsan.. abyo si wanaagaagi hore uusan uwiiqmin ,kafoogoy arimaha reactions ka iyo waxa baraha bulshada kasocda.stick to your programs iyo arimaha dhiira galinta iyo waanooyinka..waano wll kujecel.. from caabudwaq❤
@MaryanAbdulle-rq9yv
@MaryanAbdulle-rq9yv 16 сағат бұрын
Dad bdn kugu xeran wlasha hada kadib wr adan hubin hanososheegin wxn aragno run umalena you tub waxe notahay BBC 😂
@SaidaDaqan
@SaidaDaqan 17 сағат бұрын
Maasha Allah Hamdi Allah kaa raali noqdo abaayo horey u soco ❤
@sagalsalaad421
@sagalsalaad421 17 сағат бұрын
Inad cadow ledahy hada maogtay habo ilhey cadow haka hayo dee qof naftisa kumashqulsana walagu mashqula tasna ogow hore usoco❤
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon 17 сағат бұрын
Qofki aad qaladka ka gashay hadi ad raali galisay muhiim ma aha inaad dad kle raaali galisid ee ka gudub.
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 17 сағат бұрын
Dhib malahan abaayo raali kaa naahaye alle ha ku cafiyo❤
@Shankaroon-kq1ww
@Shankaroon-kq1ww 17 сағат бұрын
Maqaldame waa ilaahey qofkii qaladkiisa kusoo laabta ayaa datka ufiican qalad kaaga waat saxdey Hamdiyey hada kadib qofkii waa kuu sheego Iska hubi dhiiqo yey ku Galinin
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 17 сағат бұрын
Masha allha alle ha ku cafiyo abaayo aduun dhibka wuu yaala ilahaye khaatumada alle ha noo suubiyo ❤
@MunoYusuf-o9u
@MunoYusuf-o9u 17 сағат бұрын
Anakaa kuwadana xamdi horausuco wallasee
@rahmahassan1150
@rahmahassan1150 17 сағат бұрын
Xamdi abayo Mashallah Waxad thy gabdh anku dayano Aniga iyo gabdhaha kugu xidhan wll plz Waxan ka codsanya inaga dhaf dadka aad kaso hadlayso xuman ha uarkin❤ Wanku jeclnahay wlhi wad na dhiri galisa
@raZaaaana
@raZaaaana 17 сағат бұрын
Xamdiyeey ina abti hadda kabacdi warka hubso runtii waa naga nixisay. 🎉 ❤
@halyeygagabdhiisa4072
@halyeygagabdhiisa4072 18 сағат бұрын
Horay u soco markaa arko in darafaha lagaga dhaganyahay waan ku difaaac markaa qaldantahayana waan ku qabanaa taageeraha saxada ah waa ani
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 сағат бұрын
Taas waaye tagerada saxda qalbi❤❤
@MoDhaqane
@MoDhaqane 18 сағат бұрын
Oo familka masaasaa wax looga sheegaa waxay qasayseey xanuunka assay baadtiri qabyaalada waa qurun gabarna qabiilmalaha waxaan kawaynoow waxaala layiri iyo waxay ahayd iska dhaaf oo dhiirigilintaad wadi jiryay dib ugu laabo waxbaa ciilay waxba kutari meysee gabdha yaryar wax uunhakaa faa iidaan huuno
@shukriali6048
@shukriali6048 18 сағат бұрын
MashaAllah ❤❤❤
@user-vu6yl8gj7j
@user-vu6yl8gj7j 18 сағат бұрын
Sax maqaldama waa allaah abaayo qalad uudhaac bini aadan ayaan nahay matihid qofhun wadna qiraty qaladkii kadhacy mashaa allaah.horay usoco
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 18 сағат бұрын
Ma qaldame waaa ilhy lkn Abyo haku fududaaan waxyaaabaha qaaar mhdsanid waaa kaa sugeynay inaaa ka laaabandoontid hadalkaaas❤🎉
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 18 сағат бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@Aziiza_A
@Aziiza_A 19 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉