Aflagaado iyo ilhaano hanjabaad wadato abiy axmed markale xasan khayre oo musharax u ah galmudug

  Рет қаралды 5,516

HANMAAL MEDIA

HANMAAL MEDIA

Ай бұрын

#hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Пікірлер: 50
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
XASAN CALI KHEYRE AYA GEYEY CEEL BUUR AL SHABAABKA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
XASAN CALI KHEYRE WUXU LA SHAQEYSTA CALI DHEERE O LAYEY S MUSLINKA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
INTA AL SHABAAB KIRIMINAL YAHUUD MADOOW LALA DAGALAYO HALA XIRO BARLAMANKA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
MUSHARKA LA SIINAYO SHUFTA MADAXTOYADA JOGTA HALA SIIYO CIIDANKA
@fartunosman3503
@fartunosman3503 27 күн бұрын
Waa uu alqabaa xasan qeyr
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 27 күн бұрын
qeyre waxba galmudug kusoo kordhin maayo ee shidaalka galmudug ayuu rabaa dalka uu sharciga Ka wato inuu Ku wareejiyo ee il gaar ah haleyskaga eego
@MegagCise
@MegagCise 28 күн бұрын
adeer aniga oo ah wil duduble ayaa aamiinsan in u utartamikaro xasan cali qeyre
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
WELIGIIN MA ARAGTEEN XASAN CALI KHEYRE O DHAHAYA AN LS DAGALNO AL SHABAAB AN ISKA DHICINO TAS MEXEY IDIN CADEYNE INU YAHEY AL SHABAAB KIRIMINAL
@SanqooleWarsame
@SanqooleWarsame 27 күн бұрын
asc
@edbankhalif587
@edbankhalif587 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
XASAN CALI KHEYRE MA ARAGTEEN ASO XOREYNAYA DHINACA U KU DHASHEY CEEL BUUR
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 28 күн бұрын
Masixri laha mise wa sumayn laha marku madaxweyne xasan sh u tagayo
@sho3330
@sho3330 28 күн бұрын
MW Soomaaliyeed ayaan Kheyre kaa sugeynay…!!!
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 28 күн бұрын
A/rahman Abdishakur Waa Nin Cuqdadeysan Oo Maalin Kasta Hadalo Maalaa Yacni Meelaha La Taagan
@fartunosman3503
@fartunosman3503 27 күн бұрын
Adiga qabiil maxaa ugu roori Somali nin wax qabtey u tahey putland ayuu isku sharxi karaa insha allaah in ey gaari doonto somaliya xasan sheekh allaha na hor dhaafiyo kan qabiilka ayuu ku celiyey adoo kalena qabiil ku taageeri idinka allaha naga kii qanto ayuub, daahir,boss iyo kuwa kale
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 28 күн бұрын
Abdirahman Abdi Shakur Waa Ninkii 2017 Kii Dhahaaye No More Abgaal Codkiisana Siiye Farmaajo, Farmaaji Markii La Doortayna 9 Staff Kiisa Kobahooda Ku Aasay Asagana Gacanta Ka Jabiye Maxkamadna Soo Taagay,
@SanqooleWarsame
@SanqooleWarsame 27 күн бұрын
cabdi shakur wa nin siyasi ah xiligi mucarad aya lajoga
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 28 күн бұрын
Maya maya bad iskuma maan dhaafsanin ee dhulkii ee Ethiopia horay igaaga heestay ayee midkale ku darsan rabaa ee miska dhicinaa mise waan tuugnaa waiba reer galbeedka ayaa daba kariixaayo wada hadal yaanan lala galin Ethiopia aan iskadhicino Ethiopia waan isnaqanaa
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 28 күн бұрын
Abiy Axmaar waa inuu soo wareejiyaa dhulka soomaali galbeed oo hadda loo yaqaano DDS... Taas kaliya ayaa ka wada hadli karnaa. Haddiise uu rabo bad ay maraakiibtiisa boocbooca ah ku safraan wuxuu heystaa Badda webiga Niil...
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 28 күн бұрын
Galmadug hasaga baxaan beelaha kale hadeyba meesha habargidir leedaho belaha kale waxba uogalayan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
ABI AMXAAR ITOPIAN WA INU SO WAREJIYO DHULKA SOMALI GALBEED
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
WOOD QOF IYO COD AYA LA GALA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
GALMUDUG WAXA LAGA GALA WOOD QOF IYO COD
@sho3330
@sho3330 28 күн бұрын
Meel ka sareysa ayaan ka sugeynay…..
@maryanigal3349
@maryanigal3349 28 күн бұрын
Abiy geesi iga she’s waa runtiis waayo in uu waligiiba bahdilnaa odaygaan doqonka ah oo maydadka u Sunday Kirsty asagoo dad kiss la xasuuqay ayuu kenya maydka u su juudi jiaray miyaa abii wax ka qaadi
@user-ew6mb4gp6n
@user-ew6mb4gp6n 27 күн бұрын
Mudane abwaanow waxaan kuu sheegayaa in ay itobiya mudan tahay in ay bad heshaa wajibna ay tahay sida ay aamin san yihiin ama ay tahaba ninki shaatigaaga marka hore loo siiyaa lana yiraa mudo jaaj shaatigaa waa laguu soo celinayaa mudadina lagaaraa ee laguu soo celin waayaa shaatigaa waxaa sax ahin sarwaalka lagaa soo doontaa marka dhul ayaa horay loo waayay hadana bada aan ugu darna mar hadii aanan awoodin in aan wediinaa dhulki
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
XASAN CALI KHEYRE DEGANKU U KU DHASHEY CEEL BUUR WUXU U DHIIBEY CALI DHEERE INU KA DHIGO DHIIG DHAC JAHILNIMO
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
WUXU UGU TARTAMA WUXU RABA INU GUBO GALMUDUG INTA KA HARTEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
SOMALIA DOWLAD KAMA JIRTO 64 SANO SABABTO EH SHACABKU MA WOODO MA DORTAAN QOFKEY RABAAN
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 28 күн бұрын
Waayo maxaa udiiday jooji galmudug dadka degan ayaa iskusoo sharixi kara nin jecleeysi hadaad kahaleeysid waa halkeed
@ashamohamed7014
@ashamohamed7014 28 күн бұрын
Sida xasa sheekh maxamuud arinkan u galay ayaa khaldan waayo wadamada usafray waxba uma qaban inuu dadkiisa abaabulo ciidamo diyaarsado ayey ahayd
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 28 күн бұрын
C.raxman c.shakur asaga ubahan in la quran saro wayo maba fiyoba warkisana wax ka qadasho malahan allaha ku cafiyo dheh
@iskufilan1223
@iskufilan1223 27 күн бұрын
Mt 15 cod waa nin jiran hadalkisa kaso qaad maleh 😂😂😂😂😂😂😂😂
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 28 күн бұрын
Ethiopia 🇪🇹 aan iska dhicino mise aan isku dhiibno war galey ma noqonaayo ayaga iyo reer waqooyiga iyo daba dhilifkaba aan isku darno.
@aragsan5690
@aragsan5690 27 күн бұрын
Badeena abiy wuxuu amaleeyay in gusi ka qiimo badan yahay.gusiyo badan fura badan ka ceeyriya tuuga.Abiy suuq madoow ayoow doortay dunida ogeeysiiya.difaana gala.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 28 күн бұрын
6 bil aalaga soogaa maalinrii muuse juudaan ethiopia tagay dhahay bad aa nii siiye, maxee xoog ugu qaadan waayeen maxee sugaayaan hadee awood lee yihiin maxee 6 bil usii maree?
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 28 күн бұрын
Xassan melu iska saray watu shirki africa e adisabab ku cadeyey
@fartuncali1709
@fartuncali1709 28 күн бұрын
Waraabo dhulkaga xurey
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 28 күн бұрын
Haha. MD XASAN DALABEEY horta ha xureeyo CEELDHEER, MASAGAWAA ilaa GALCAD.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
SOMALIA HADI QOF IYO COD LA GALO WAXA MESHA KA BIXI LAHA QABIIL
@dahirxaajixasan8470
@dahirxaajixasan8470 28 күн бұрын
Badena kharashaka. Ku baxay in laga hadaa wa khalad wayo naf dad ba diyaar u ah in lagooyoh o ku dhintan iskuul malao baahna saa nabad ma jirtoh
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 28 күн бұрын
Itoobiya Soomaaliya madalbay kahaysataa jawaabtu waa maya Aduunyada majirto dal dad isumid ahi uu dowlad yahay hadaan sida soomaalida aan been lasheegayn oo dad aan isu luqad ahayn oo aan isu dhaqan ahayn oo aan isu wada mdab ahi jirin baa layidhi waa isu luqad oo waa isu dhaqan Waana been aan geed loogu soogaban kkkkkkkkk
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 28 күн бұрын
Xassan Shiikh ayaa wadanka madaxweyne ka ahe ninka ha naga celiyo intuu qabyaalad, dastuur la bedelo iyo qabuuro lasoo faago ku mashquulsanyahay. Wadankii gacanta ayuu kasii baxayaa isaguna umaba yeedo, Daarood laa ayay kaga dhegtey!!!
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 27 күн бұрын
hadal badan xasan Uma baahno ee haduu awood leeyahay wax ha Ku qaato
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 28 күн бұрын
Marka loo tagayo ma muuse ayuu moodey
@keyfmohamed8345
@keyfmohamed8345 26 күн бұрын
Salanata sare abawaan ilaheey habara qabato Xasan Ali Kheyare waa alshabaab wuxuna nokenay dilal iyo qaraxayo iyo madaxa jabisa lagu dhameyay hawiye iyo waxa garadakoda dhalin yarada ayuu dhameyay muxu dilay injinera yarisow Xasan Ali kheyare iyo Faramajo labadan iyo kuwa kale musharax umaqalaman ee waa in maxakamad laso isatajiyo maraku xamar cagaha sodhigo fadalan iyo kulane jiis iyo Fahad Yasmin iyo kuwalamida ilahan kamagan galanay sharatoda Allah naga qabato xasabuna laha wanimaca wakil waa reer aqirsd umadi somaliyed ayuu dhameyey Xasan Ali kheyare 🦂☠☠👎🏼☻
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 28 күн бұрын
Walee faqash madane ayaa dab ugu jira inta ay Reer Soomaaliland is hayaan Walee lamalado Seexashana daa kkkkkkkk Soomaaliland guul guul
@SanqooleWarsame
@SanqooleWarsame 27 күн бұрын
asc
VILLA SOMALIYA August 2, 2024
20:03
Somaliya TV
Рет қаралды 847
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 34 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 35 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 20 МЛН
ILKACASE QAYS||OOMAAR CIIDAN  GANGS AH AYAAN KULA SOO BAXAYAA..
52:58
QISADA MAANTA
Рет қаралды 1,6 М.
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 02.08.2024
Somali Radio
Рет қаралды 293
Difference of girls and boys when eating sweets 😂😬
0:35
VovaLika Family
Рет қаралды 14 МЛН
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Walking Streets 워킹스트리트
Рет қаралды 46 МЛН