Boqor B. madobow Hadii Darood Taariikhdii Somaalida Qortay adigu Tariikh shego

  Рет қаралды 26,531

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

15 күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 193
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 13 күн бұрын
Buur maadoow iyo beentu waa waalaalooh.
@qassimmohamed4292
@qassimmohamed4292 13 күн бұрын
Viva boqor jamac
@ahmedmahad3197
@ahmedmahad3197 13 күн бұрын
Boqor Jaamacow waan kusalaamay😅👍🫡
@fartuunisse1045
@fartuunisse1045 13 күн бұрын
Iridi waxaa samaystay cali Jimcale iyo ina Ibrahim cigal,si ay xisbi uwadafurtaan.
@osmangiire1349
@osmangiire1349 13 күн бұрын
Bug Madoow 😂 Boqorkulahaa😂
@HasanHamud-uy1dy
@HasanHamud-uy1dy 11 күн бұрын
Waxan uu buurmadaw sheegayo waa been kaliya waxa gaalada ladagaalamey boqortooyadii adal empire ee uu ka dhashey imaam axmed gurey
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 13 күн бұрын
Odaygan buurta madow ah wuxuu wadaa Daarood iska celi ee wax taariikh ah oo uu ogyahay majirto.
@gaaxa3847
@gaaxa3847 13 күн бұрын
sayidka ogaadeen/absame buu ahaa, abtirsiinyaha cusub ee gumeystaha soo dhisay kuma shaabadeysna...
@zakihaile9736
@zakihaile9736 13 күн бұрын
@@mulkixoriyo hadaanad tariikhda garanayn iska aamu malaa sasaa lagu qatee somali way istaqanaa qofkastana wuxuu ahaan jiray iyo wuxuu maanta yahay wala ogyahay hadaanad adigu ogayn
@Yusufxasann
@Yusufxasann 13 күн бұрын
BUUR MADOOW WAA NIN JAHLIGU KU FOGAADE WAX AQOON AH MALAHA EE YAAN LUGU MASHQUULIN. XITAA BOQORTOOYADII AJUURAAN EE SHAN BOQOL OO SANO AFRIKA KA TALINEYSEY.
@gaaxa3847
@gaaxa3847 12 күн бұрын
@@Yusufxasannboqortooyo ajuuraan , boqortooyo keenadiid hhhhhhhhhhhhhhhh waa dadkii gumeystaha sameystay ee markabyada dushooda lagu haystay baa lagu leeyahay bay Afrika ka talin jireen hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@user-nm7mz9jh2d
@user-nm7mz9jh2d 13 күн бұрын
Jamac waad kamasayrtay sida Boqor buur wax usharaxay mana sheegi kartid
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 13 күн бұрын
Walalo taariikhdu wa sooyaal maaha wax la iska dhihi karo
@yasminjama2703
@yasminjama2703 13 күн бұрын
Aabaha awoowgii wuxuu ahaa Darwiish
@gaaxa3847
@gaaxa3847 13 күн бұрын
Empire ama sandalad weligeedba kama jirin geeska afrika.... hal reer oo amxaaro ah oo yemen laga keenay uun baa isku-dayday inay fiddo, iyaguna waa la burburiyey.... wixii kale ee xeebaha ka dhisnaa, iska odayaal gumeyste u adeega ayey ahaayeen. marka bal sidaas u barta ama ogaada waxa dhabta ah ee jira
@saeddahir7600
@saeddahir7600 10 күн бұрын
Boqorku xoriyada ayuu keeenay Adna adoonbaad tahay 2024 waaninka xabashi kaa xoraynayaa Eed diiday ee shan soomali ah midaynayay xageed joogtay
@xamdidhicis8841
@xamdidhicis8841 13 күн бұрын
Buur madow khalad ma leh, lkn waxa khaladka leh AUN boqor kingkong la kulansiiyey Qadaafi.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 11 күн бұрын
Wll qadafi qashinka oo dhan buu urursan jiray naagaha masaarida ee fanaanadaha ah buu oran jiray ii keena sawiradooda oo qaawan kaymaha amazon ayuu ka doonan jiray dumar ilaalo u noqda waa caadi in been madoow loo geeyo 😅😅😅😅😅😅
@fartuunisse1045
@fartuunisse1045 13 күн бұрын
Oo sayidka hooy a ddii sootay Caligari ahayd,oo reer buuhoodle ahayd.cajiib taarihk lasMaysanayo
@abdulqadirmohamed9462
@abdulqadirmohamed9462 11 күн бұрын
Jaamacow shalay buurmadoobe markuu beenta ka sheegayey mundane hassan sh(madaxweynaha soomaaliya). Waad ku faraxsaneyd maanta waad ka xuntahay beentiisa. (Waa laguu jeedaa jaamacow)
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 10 күн бұрын
Kkk iidoor baa daraawiish ahaa ,waawax lagu qoslo
@yasminjama2703
@yasminjama2703 13 күн бұрын
Welkom 🤗 Nuur iyo Jaamac Galad
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 6 күн бұрын
nin waalan iyo kuwa waalan oo waraystay iyo kuwa waalalan oo ka jawaabaya soomaali wada waalan
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 12 күн бұрын
Waan idin salaamnay idinkana
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 13 күн бұрын
Jamac iyo nuur scw
@zakihaile9736
@zakihaile9736 13 күн бұрын
Hal barnaamij yagoo kaga hadlaya sidee shacabka somali galbeed ama Ethopian galbeed deegaankiisa xor ugu noqonkaraa ama kuwa kenya sidee unoqonkaraan bulsho xora ganacsigoodii guryohoodii baa intii mudaharaadu kenya ka socdeenba la gubayey la baabinayey kama hadli karaan waayo xormaaha markaa siyaasa somalia ama Somaliland ama dj bay ku dacar baxayaan si ay meel uu nafis uga raadiyaan
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 10 күн бұрын
Waad iska hadashey sxb Kenya anaga joogna kuna dhalaney ab iyo isirna kaso jeedna xorriyad mida ugu fiicana wanku heysana ethiopiana lamid. Somalilandta aad shegeyso laftigeda iyo jabuti waxey usoo dawarsi tagaan oo passaport iyo musdawaqo uso raadsadan kenya iyo dds. Intaa hargeisa bossaso borama kaso yaacden baa jigjiga iyo herer ilaa dirdabe safaf dhaadher kujirtano meel laidinka maro la'layahay kenyana saas unba kutihin markasa rabtan inaad kenya iyo ethiopia anaga inoo ceysan. Marka caqliga futadu idinkaga jiraye allaha idinsahlo.
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 13 күн бұрын
INA SHIXIRI INAMADIISII WAXAA LAAYAY DARAAWIISH WELIBA GABAY AYUU SAYIDKU KATIRIYAY
@masranuurmahamed7324
@masranuurmahamed7324 11 күн бұрын
Kkk
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 7 күн бұрын
Mj wxy ahaye darawish rerkii ugu horeyey ee raacsana sayidka 11sano ee ugu horeyey ee halganki sayidka Asago dagana dhulka mj, meesha sayidka uu dagana Nugaal ayey ahayd magalada Ayl waa meeshii halganka uu ka soo bilabay, hada ayan maqlay,sayidka Nugal Ayl inu xoolo ku haystay wxn ka maqlay idaja.
@Abdillahi50
@Abdillahi50 13 күн бұрын
Osmaniyiinta markay baxeen Masar oo gumeysi rabta ayaa bedeshay.
@abdihirsi5596
@abdihirsi5596 13 күн бұрын
Jaamac Gallad wareysiga boqorka dib u dhegayso. Hadlaka sidaad u leedahay uma dhihine. Wuxuu yidhi Garaad Jaamac awoowgaa wuxuu ahaa ninkii u horeeyay ee ay disho.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 12 күн бұрын
Aabahay aabihii dhe waa awawgaa Waxad tiri aabahay awawgiii aabaha awawgii sayidka awawgii ayay isku mid yihiiin. Aniga aabahay dhaw jir ayuu ahaa 1908.
@Calibaxnan
@Calibaxnan 12 күн бұрын
Jaamac galad walaal magaciisu waa dameer maduw
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 12 күн бұрын
Carab dhere wuxuu jaajuus ingiriis ka dhulka u dhiibtey ka dhageyso Ismaciil mire kibirka waa lagu kugaa
@abdinasirali5453
@abdinasirali5453 9 күн бұрын
Wadanka Daarood un ba u talin jiray Daddka kalena shacab bay ahayen
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 13 күн бұрын
Boqor buur madow sheekadiisii waa bedeley oo muuse biixi iyo Ina kaahin ayuu isu dhiibey
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 13 күн бұрын
Ninkaan Sarta saaran Suldaankeeni weeye Ninkan Dhulka jooga Adoonkiisi weeye Subixi ayaa laqaadi jirey Sidii Iskulka Guulwadow Siyaad loo qaadi jirey Inaba caadi ma ahayn Boqor Cali Yuusuf Allaha u Naxariisto Cali Yuusuf Maxamed Siyaad Iyo Sayid Muxamed Cabdulle Xasan aamiiin
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 13 күн бұрын
Waxaas waa beenta daarodka isugu sheekeyaan
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 13 күн бұрын
Boowe waxas wax lagu hadlo maahan😢
@fahm3d88
@fahm3d88 8 күн бұрын
Waxaan waa sheeka ciyaal markaan yar yaryn baan ku cayaari jir nay heestaan ma Amin sani in ay gumaysi macneheedu yahay ee um Ada yaan layskudirin
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdisuleiman6087
@abdisuleiman6087 3 күн бұрын
Taariikhda isaaq SNM bay ka bilaabataa kuna dhamaata SNM
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 13 күн бұрын
Ina cabdulle Xasan iyo Siyaad Barre labadaba foolxumo ayay ku dambeeyeen. Diin Islaamna shaqo kuma laheen. Siyaad Barre asaga waaba lagu ogaa. Ina Cabdulle Xasan gabayadiisa wax aan tuugnimo, colaad, qabyaalad iyo aflagaado aheyn kuma jirin.
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 13 күн бұрын
Sayidku isaaaq buuu islaaamiyey Siyaaad Barre dir hawiye buuuu layey
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 13 күн бұрын
@@AmalAbdirisakMahamed Islaamka Somalia xeebaha ayuu kasoo galay cida xeebaha dagneed iyo cida aan dagneena waa la yaqaan. Qiyaaligiina iyo beenta ku noolaada. Ina Cabdulle Xasan iyo Siyaad Barre labadaba Daarood baa xitaa ka hor yimid. Ogaadeen Maxamed Zubeer, Majeerteen, Warsangeli xitaa Dhulbahante qaarkiis way ka hor imaadeen.
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 7 күн бұрын
Sidee ku ogaatay diintoda, siyad bare iyo sayidka dad ma dhacayn mana kufsaneyn dadna ma dilayn Adiguse dil dhac xoolaha umada kufsi ayad ahayd Adigas miya diin sheeganayo, sayidku waa kii idoor gumeysi iyo gaalnimo ka dhiciyey
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 7 күн бұрын
@@fatumaahmed4566 Islam Somalida wuxuu kasoo galay xeebaha Ina Cabdulle Xasan iyo Siyaad Barre reerahooda xeebo shaqo kuma lahan. Labadaas wax ka dil iyo kufsi badnaa ma jirin. Siyaad Barre asaga oo dowladnimo sheeganaya ayay ciidamadiisa wax kufsanayeen. Waana kii aayadaha quraanka beeniyay, kuna jeesjeesay oo ay duuban tahay, wadaadadii ka dhiidhiyayna toogtay. Ina Cabdulle Xasana inta uu Somali dil iyo dhac u geestay Ingriis, Talyaani iyo Faransiis la isku daray xitaa 1% oo ka mid ah intii dhib uu geestay ma aysan geysan. Ina Cabdulle Xasan waakii hal mar 11 naag qabay oo cid inkiri karta aysan jirin cid iska aamusta mooyee marka loo cadeeyo.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 7 күн бұрын
@@fatumaahmed4566 sidee ku ogaatay aa? Way iska cadahay ayagaaba ku faani jiray sida gabayada ina Cabdulle Xasan iyo heesaha uu Siyaad Barre ii qaada dhihi jiray Labadoodana sii aad u foolxun ayay ku danbeeyeen.
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 3 күн бұрын
hadaadan taariikh lahayn ama aad taariikh madow leedahay ma mid been abuur ah ayaad sheeganaysaa mida kale daarood taariikh ma sheegane wuxuu ahaa baa la sheegay ee buur madowow bal taariikhdaada noo sheeg oo aan ka ahayn in aad awoowga ingiriiska xanbaari jiray
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 13 күн бұрын
waxaa uqaylinayaan oo uwaasheen taariikh aysan lahayn ayay raadinayeen way waasheen snm waa meeleysan umarin burburinta taariikhdii somaali malahan waxa kastana way usuuroobi wayday buurmadaw meelkasta waa lagasooceliyay
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ahmedmahamed99
@Ahmedmahamed99 13 күн бұрын
Rabitaankiinu maaha taariikh
@LiboBadhi
@LiboBadhi 9 күн бұрын
mu jaben hadan besha isaq ka bixiin
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 13 күн бұрын
Boqor Jaamac Galad been madow runta usheeg hada kadib waxaan kugu yeedhayna boqor Jaamac Galad laakiin been madow ada ujawaabaya
@batulasmail8261
@batulasmail8261 13 күн бұрын
Waxaa la ogaa Ayagoo Gaal Igiriis ah tunka kaga soo qaado Barbara ilaa Sheekh ku keeno maTurki ayey la jahaadeen. 😅😂
@abdiganiqalabjaan6346
@abdiganiqalabjaan6346 13 күн бұрын
Haa jaamacoow aan kaaga jawaabo su‘aashaada ah (Markii aad daraawiish ka baxday wax makuu noqotay) Haa, way iinoqotay oo anaaba bur-buriyay 1921, yaa bur-buriyay daraawiish?
@saidbarkatle6767
@saidbarkatle6767 10 күн бұрын
Sayidka ingitiisbss wax ka qoraye maxamed siyaad hortii
@zakihaile9736
@zakihaile9736 13 күн бұрын
Doqonkii ogaadeen doolo laga qaadw😂
@abdinasir7998
@abdinasir7998 13 күн бұрын
waligiba isaga iyo awow yadisi horaba gumaysigay u adegi jiren, boqornimo mesha matale wa basas al shababe iska jira ninkas...
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 7 күн бұрын
Xagey Saldana isaaq waaba Saldana isaaq haday jidhy ka jabisay saldanadi Ali yusuf, waligey ma maqlin sidan u maqlay suldan Ali yuusuf oo talyaniga ku xidhay xamar sida ayey ku baaba'ady saldanadii,irir wuxu soo baxay waqtigi ibrahin cigal 1967dii,taas b.buur madow been ayu ka sheegy.
@MohamedAbti-mr1kz
@MohamedAbti-mr1kz 13 күн бұрын
Gaamacoow inaadeer waad mahad santahay,isaaqa sida loola hadlo sida aad ula hadasho waxba kuma qaataan sida ay u hadlaan si ka xun ayaa loola hadlaa.
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 13 күн бұрын
Berigaa burco iyo berbera ssc baa degganayd ingiriiskii baana naga soo raray
@yasminjama2703
@yasminjama2703 13 күн бұрын
Waa runtii Jaamac Galad
@abshirhussein1904
@abshirhussein1904 10 күн бұрын
IRIR WUU JIDHAAYE EE ADIGAA LAANGAABNIMO U DIIDAN IRIR
@HoodoiyoAyaan
@HoodoiyoAyaan 13 күн бұрын
Taarikh la iskama sheegan karo taarikh madowna la iska gali karo 😂😂😂😂😂😂 boqorka yaan lo qaban waa dibada maara in uu ku so labtu raba dalka 😂😂😂😂
@user-tn5or9iw1c
@user-tn5or9iw1c 13 күн бұрын
FIKRADDAN UU KEENAY BOQOR BUUR MADOW WAA DARWIISH AAMINSAN INAY DARWIISH AASAASEEN WAXA MARKHATI INAY DOWLADDI KACAANKA GOLLIHII SARE WAX AASAAEEN LAAKIIN MARKII DAMBE AWOODI LA WAREGEEN SAMALE SIDDA INNA KULMIYE SILAANYO IYOINA LAXWASOOMUFAKIRIINTII KACAANKA SOO TABANTAABIYEY. BEDLLE OO LA KUFAY KACAANKII WAAYOWAXA LAGU BEDELLE KUWA KA LIITA OOSAMALE AH🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 13 күн бұрын
Eexda intaa naga deyso jamacow Saldanadii bucurbaceyr ayaa ka Jiri jirtay waqooyi galbeed !!.
@Sumadeena
@Sumadeena 13 күн бұрын
🤣🤣🤣
@muminosaciid5026
@muminosaciid5026 13 күн бұрын
Bucurbacer halgamaa gaalada ladaq gaalamay maheen ee naagaha la guursanayo ayuu dhihi jiray ha la isoo mariyo
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 13 күн бұрын
😂😂😂​@@muminosaciid5026
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 13 күн бұрын
Hhhhhhhhh hhhhhhhh Hhhhhhhhh hhhhhhhhh!!
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 13 күн бұрын
Haa waanu ku fahanay garaadkayga noo daa uun baad ilaa caawa u xiiqsanayd kkkkkk taasaa la leeyey hays raacdo suxufinimadii tolaayeey mararyso kkkkkkkk
@fuadmohamed1055
@fuadmohamed1055 3 күн бұрын
War Jama Irir Samaale ksdaa Dagaal ka
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 13 күн бұрын
Buur madoow dhaha. Waa dhaan dhaan tuug ah.
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 13 күн бұрын
Ciday soomaaliyi sharafka ku la hahaud waa reer shekh isaxaaq waana dad daacad ah,nin walba anigaa wax ka dhiga Anigaana dhulka jiida markaan arko inuu khaayin yahay hadaanay taasi run Ahayn,maxaa (34)sanadood soomaalidaad sheegaysaan wax u noqon weydey,maxaase Jabuuti nfd dds,intaba loo dooni waayey shan soomaaliyeed waa tii laysku khiyaameeyaye,cida soomaaliga ahi waa reer sheekh isaxaaq hadaanay taasi jirin maxaa laygu mashquulsan yahay may isku filaadaan kuwa soomaalida sheeganayaa ?been baad ku nooshihiin
@sharmaakhecisman8878
@sharmaakhecisman8878 13 күн бұрын
Jamacoow daarood jeclidaa fariidoow guusha daarood jeclidaa daarood siduu bari ahaa loo dad qalatoow
@user-xp9ub1wy8b
@user-xp9ub1wy8b 13 күн бұрын
Bugaagta ey Qoreen Boqordooyada Ingariiska iyo Ciidanki uga hoolgalay dagaalada Daraawiishta baa yaala. Ruux walba waxa uu ahaa waa mid qoran. Sayidka inuu geesi ahaaa waxaa u qiray cida ey is hayeen, Jaajuuski iyo ciidanki la shaqeenayay Ingariiska iyaduna waa mid u qoran Boqordooyada ingariiska. Gunta ha iska hadasho Gobtu maxeey leedahay?
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 13 күн бұрын
Anaga wuxuu afweyne bare iyo faqashtiisii qoraty nooga dhigimaysid taariikh wllhy waxa kaa siconaayana mahaa ee sheeko kle keen waxaa tihiin dad masaakiinee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fahm3d88
@fahm3d88 8 күн бұрын
Taariikhdaa sayidka lama inkirikaro waayo waa qorantahay carab iyo cajamba ingriiskii uuladagaalamay baa og in kastoo brabogando ay ka fiiyeen sida Gabaya been ah beenta sayidka laga sheego waxba ka dhimi mayso
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 13 күн бұрын
Jaamacaw taarikhda waxad ka taqaana intii afwayne iyo kacaankii oo kaliya 😂😂😂😂😂
@yasminjama2703
@yasminjama2703 13 күн бұрын
Waxa jirey saladanadii Bucurbacryra
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 13 күн бұрын
Buurmadoow wuxuu doonaya inuu koonfurta iska horkeeno.
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 13 күн бұрын
Saldanade buu uu rogayaa jajusnimoda idoor ee ingriiskaka
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 13 күн бұрын
Boqor been madoow.Tarikh aan jirin buu nugu buufiyay.Darood handu ahayn .been madoow wuxuu sidan laha macatabka.
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 13 күн бұрын
Kkkkkkmm isaaq goormey geesi noqden waxa lagu yiqiiney in gumesiga u shaqeyaan wanna dadka lagumesto .
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 13 күн бұрын
Markii ingiriisku yimid Somaliya waxyar ka hor Dagaalkii kowaad ee aduunka, Isaaq waxay soo raaceen ingriska oo ku dileen 128 wadaad oo ka tirsanaa Ottoman Empire,amuu taas uu gumeystaha soo raacay saldan uu ka dhigayaa😂😂😂
@Mcc-y7m
@Mcc-y7m 13 күн бұрын
Isaaqu taariikh been ah ma sheegto sida daaroodka
@ummabdullah9637
@ummabdullah9637 8 күн бұрын
Yaa irira yaa hiil dhiba yaa ilama hiraab ah inta kalaba kusoo hirsado hoohayey sacad marki la tiriyey cigaal ma dhalan ee irir na waa dad jira ee dhinac bad ka raran tahay cunsurinimada jooji
@cabdisalanmursal4664
@cabdisalanmursal4664 13 күн бұрын
Haa yaa riday isaaq ayaa aakhirkii riday
@GoodLaast
@GoodLaast 13 күн бұрын
Xasan gaaruf qaloombi
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 13 күн бұрын
Xoogaa geel ah na waaleyahey jamacow ma duulaan baad diyaarisey miyaa gaalaas ogaadenow kuheshiiya nirga samees kiina na hadilina marka aad geelaa dhaceysaan
@CabdiraxamaanYuusuf-ps1gq
@CabdiraxamaanYuusuf-ps1gq 13 күн бұрын
Hurtabaro taariikhda
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 13 күн бұрын
Idaja waa qora rasmi ah
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 13 күн бұрын
Jaamacow boqor baad kuso cel celisey aa boqor nimadu nin isu ma magacaabee waa La duubaa oo la mamusaa aa ninkan iddoor oo boqorka sheegtey ma ahan boqor mana u aqoon sani mana jirto mal iddoor somali ugu yeerey oo yiri boqor baan dubaney naa ka marqaati noqda aa naga daa shuqul moriyaanta
@xildhibaanxasandhabaase945
@xildhibaanxasandhabaase945 13 күн бұрын
M.cabdille xasan wuxu ahaa afweyne oo gabay yaqaan,labadaba bilowgoodii isaaq baa dhisay dhulbahantayna ku danbeeyeen isaaq baana riday markii danbe ee ay ka abaal dhaceen
@seidserar9966
@seidserar9966 11 күн бұрын
Boqor Jaamac Galad
@muhammedxussien7564
@muhammedxussien7564 13 күн бұрын
Caaqyahow marna tolkii aflagaadeeya marna isimada meel ka fariiso umada dibiyahow doqo nimo dhaaftaye duuf laal baatahay
@abdihirsi5596
@abdihirsi5596 13 күн бұрын
Waxaa hubaal ah in Isaaq Daraawiish ka mid ahaa. Ninka Sayid Maxamed yidhi gurihiisa lama geli kara ma jiro, xurmo awgeed wuxuu ahaa nin Isaaq ah xil sare wuxuu ka hayay daraawiish maamulkeedii. Markii uu Cali Dhuux yidhi bal dayaay wadaadkii wakaa sii dabayshadaye, nin Isaaq ah ayaa u Jawaabay ,yidhina" Aqal Daahii Go'ay Daakhilkaa Xigiye.
@abdullahukhalif9801
@abdullahukhalif9801 13 күн бұрын
Saldanada uu shegannayaa watii ingiriiska ee Barbara jogtay
@abdourachidIlyas
@abdourachidIlyas 13 күн бұрын
Mise waad ka toocsanaysaa miskiinka waalan
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 12 күн бұрын
Asc, Daraawiish waxay dileen sheekh Aweys dheere,marka daraawiish ma dowlad Islam’s bay ahayn mise unmade somaliyeed ayey gimaadayeen, awry waxii Olof Saldana ka dhacay mise xoog buu ku xumo Eyl, Fal iyo Sixix buu ku yimi.litany daynabi ah ayuu unmade ku fail jiray oo uu carb Kala yimi.tacl
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 13 күн бұрын
Boqrku sida idoorka beenta waa sameeyaan
@maxamedjaamac2665
@maxamedjaamac2665 13 күн бұрын
Idaajaa goormuu mucaarad noqday
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 13 күн бұрын
Cali dinix waa qoyska yaga...Guul jama.iyo nuurba.
@gooranguux3929
@gooranguux3929 13 күн бұрын
Run badanaa buur madaw
@zupeeercade485
@zupeeercade485 13 күн бұрын
Sandalad hadii cidi ku faaneyso cidagalaa ku faani lahaaye amus jamacaw garad jamac 5garaad haduu dhaafo sharadba iga yaala
@ALI-em3me
@ALI-em3me 13 күн бұрын
ciidagale waxan hilib la qalo iyo dameer biyole un weeye shaqadooda kkkkkkkkkkkkkkk
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 13 күн бұрын
Idinku taariikhda dabadaa kaga taaliine,j galadow Ethiopia iyo kenya ayaa basaasin u tihiine idinkaa gumaysane is xoreeya maxaa soomaali idinka galay idinku ma sharaf baa ku leedihiin soomaaliyana ma degtaan dhulkaad taaliina gun baad ku tihiin isaaqna waa kuwii idiin dagaalamayey ee ilaa xayle salaase,1954kii kuwii yidhi anagu Ethiopia iyo xayle salaase ayaanu raacaynaa 1977kiina dhiig iyo dheecaanba way idiin shubeen isaaq ,idinkoo qoxootiya ayay hadana idin dejiyeen intiinii soo qaxday,ilaa maantana kuwa dhinac kasta basaaskana ka ah dhinac walbana la shaqeeyaa waa idinka inaad hadashaanba idiinma eka,waa xishood daro waxaad ka hadashaan iyo indho adayg?
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 13 күн бұрын
Waar waaxaas argaagiixiisaadaah taariig maayaan khaan iskaadaah.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 13 күн бұрын
Boqor beenaale weeye oo dadka isku dira
@zupeeercade485
@zupeeercade485 13 күн бұрын
Waa runtii kacaankii wuxuu taariikh dadka uga dhigey intii daaroodka
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 13 күн бұрын
Taariikhadu iyadaa is qortee lama qoro ee taariikh la imoow iyadaa is qoriye
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 13 күн бұрын
Af somaliga aaad ku hadlayso darooood baa sameyey 1978
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 13 күн бұрын
Kkkkkkkk Jaamac Galadaw buurmadow haduusan taariikhd dad iyo daltoona lahayn ma cudur uu Daarood uqaba wax tari isaga waxa xukumay Dhulbahante laakiin magaca Daarood beesha keenay
@zakihaile9736
@zakihaile9736 13 күн бұрын
Marka lagu leeyahay ogaadeen caqli male in lagumaysto aduunkay ugu jecel yihiin somalia na waxa ay ku burburtay waa ayaga in gumasiga laga dul qaado ayadoo 1977 ay somalia cidamadeeda gudaha usoo galeen jigjiga way basaasayeen ciidamada oo meelkasta oo ciidan somalia soogalo yagaa badanka warbixinta siigud binjiray diyaradihii ruushka yeman america cupa dhamaan location ka ciidamada waxa siinaayey waxay ahayeen dad ogaadeena kadib baa ciidanku jabay maantana waxa lagu sharfay inay somalia raysal wasaare ka noqdaan yaga oo ilaamaanta ku Farax san inay gacanta gumaysiga ku jiraan ama Ethiopia ama Kenya Same shit hadana somalidii kale bay qori dable la dhex wareeyagaan isku dirayaan caynayaan nin aad kabtiisa tolayso oo kafantaada tolaya sida maanta kenya loogu laynaayo ee ay akhasta minority uga yihiin ama midgaha wadamadaas in waxa nocaasa Somaliland iyo somalia ukala sheekeyaan qiima dhacbay ku tahy somalilad iyo somalia bulshada dagtaba
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 13 күн бұрын
Ogaadeen wa kuwa diinta kuguso ceshay. Caasi ha noqon ciilaneey
@zakihaile9736
@zakihaile9736 13 күн бұрын
@@musaibnnuseir8313 hadaad diin leedahay maaxaa jigjiga Adaanka salaadu looga horu mariyaa Gitaarka Kaniisada laga tumo Cagtaay Caqlilaawoow
@zakihaile9736
@zakihaile9736 13 күн бұрын
@@musaibnnuseir8313 hadaad diin leeda hay magaalo kasta oo ogaadeen dago masaajidada ku yaal iyo kaniisadaha kaniisadaa badan adoon yow adooku dhalay hargeisa iyo burco iyo laas anood ma kaniisad baa ku taal sayidkii khaniiska ahaa baa sidaa calaamadii kristanka loo hor jiidayaa
@zakihaile9736
@zakihaile9736 13 күн бұрын
Akhas yey akhasto dhashay ee cag dheertaa dib isugu noqo kenya iyo Ethiopia ba gondob baad ka tahay
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 13 күн бұрын
Ðuqa buurmadow waa jahil mana qore mana akhriyo xaguu tariikh da beenta ka keney
@awad559
@awad559 12 күн бұрын
Suudi markii danbe jaajuusbuu noqdey
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 13 күн бұрын
Horaa laydiin yidhi kkkkkk Hadaad ficil hinaasiday Aadse hiilin kari wayday Ma afkaad ku hagar bixi Cidlaad ka hanjabaysaane Jaamac neefoow adiga yaa kaa xanaajiyey hadii buurmadow uu garaad jaamac ka xanaajiyey waa yaabe adigana buurmadow ayaa kaa xanaajiyey sow maaha kkkkkkk waar saxaafada ciyaarta ha laga daayo cagdheereey saxafinimadu tababar ayey leedsy gaara ragbaana iska lahaaye ha dhooqaynina umaydaan laylyamine kkkkkkk Saxaafadeey xaal qaado kol haday dadka noocaa usheekaynayaa ay ku sheeganayaan
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 13 күн бұрын
Baraq madow iyo reer kiisa isaaq ama iddoor ilaa iyo ahmed guray waligoodba waxay ahaayeen gaalo raac iyo daba dhilif tariikhda daas na meel kasta bey taalaa
@GoodLaast
@GoodLaast 13 күн бұрын
Kudar raga qoran
''Sayidku Diin uma Dagaalamayn'' Boqor Buurmadow'' Taariikhda Daraawiishta
45:56
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 21 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,6 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
HOOYO REER SOMALILAND AH OO SI XUN U AFLAGAADEESAY MADAXWEYNAHA SOMALIYA
21:21
Zaki honest Official
Рет қаралды 20 М.
Xasan shekh oo belaha Dir & Raxanweyn isku diray & Xamze oo Yaaban
19:28
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,6 МЛН