QISO TIME ✨

  Рет қаралды 418,296

Afnan Adan

Afnan Adan

Күн бұрын

Пікірлер: 799
@aichamohamed5722
@aichamohamed5722 2 жыл бұрын
I literally almost started cryin when you said “ alhamdulillah, our nikkah happened” mashallah. May Allah bless you.
@arayaadam9712
@arayaadam9712 2 жыл бұрын
You remind me sooo much of myself so much uncertainty yet you still manage to be hopeful ... all the hadiths your quoting are the same exact ones that got me through .
@xoxoaish5999
@xoxoaish5999 2 жыл бұрын
ukhtil kariima. Masha'ALLAH tabarakaLAH. Waxaad tahay gabar aad u caqli leh. Sidaa aad uga sheekeynesid iyo dacaadnimadaada aad ayii i qiiro gelisay waxaana kusi faraxsanahay in aad ilaahey iyo xiirkiisa radsatey, islamarna aad walaalaha ku daawanayaan hormuud u noqotay. Ilaahay ha ku jeclaado. Cant wait part 2 ♡
@ramlahassan3638
@ramlahassan3638 2 жыл бұрын
Your story push me to make prayers to Allah I was watching you at 2Am Nd you just reamind me to make prayers shukran may Allah reward you it’s good in every story for someone to talk about Allah Nd his mercy for remainder always Nd Allah will always reward you abundantly…I know Allah put through test people he loves Nd you’re blessed with such a cute adorable lil angel say Alhamdulilah always keep going hun😍🥰🥰
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 2 жыл бұрын
Remember always Allah with your good time coz when u remember Allah with your good days he will remember you in your difficult times
@farhiyaabdi2147
@farhiyaabdi2147 2 жыл бұрын
@@zoyakhan7816 straight facts💯
@ZimicHimself
@ZimicHimself 2 жыл бұрын
Masha alaah Aaad iyo aaad ayaaa ku farxay Gabadh yar oo yurub ku kortay hadane Pawerka Ducada sidaaan u fahansan walhi waaa I taabatay I am proud of you 👍🏻 keep going and plz don’t quit The of allaah habo ilahey haku xafido
@Illyv4ever
@Illyv4ever 2 жыл бұрын
She’s such a great story teller
@beerlulaali5099
@beerlulaali5099 2 жыл бұрын
@HALiMA🇸🇴 yeah it's her friend I guess
@hamsemahdi8811
@hamsemahdi8811 2 жыл бұрын
@@beerlulaali5099 listen the first few seconds she said ‘ Qisaydayda ayan idin sheegaya’ which means it happened to her
@abdisalandiesha1566
@abdisalandiesha1566 2 жыл бұрын
This is not a story, it's a real event that happened to her life. Get to know between a story and event.🙏
@ugaasadii
@ugaasadii 2 жыл бұрын
Mansha allah gabar yar oo dagan qurux badan isku kalsoon ayaad tahay hore u soco abaayo nunahaga quruxda badan korso ilahay hakuu daayo insha allaah👸❤
@cakoodhanaf5166
@cakoodhanaf5166 2 жыл бұрын
You are such amazing, story teller, strong and kind . You did great Dia is a power
@freepalestine8701
@freepalestine8701 2 жыл бұрын
Before you shame single moms , you must walk in their shoes . May Allah swt protect and bless our beautiful mothers , amiin
@amiramohamoud824
@amiramohamoud824 2 жыл бұрын
True Wallhi
@aaminahuzen2167
@aaminahuzen2167 2 жыл бұрын
I hope he sees your compassion and listens to the man you hurt 😔
@hana-of3sb
@hana-of3sb 2 жыл бұрын
abbaayo walaahi fariid yar baad tahay waana kugu raacsanahy in wixi jira la sheego adna waad ku nafisaysaa dadna waxay unoqonaysaa digniin oo waba ajar. tan kale ilaa maalintii la is uumay somalidu waxbay qarinayeen waana meesha sartuba ka quruntay walaahi!! how long ama imisa sano aya wax la qarinayey ma cabursanaan karno balaayo wax qariso habbt afnaan yareey keep going qaali dumareey ❤❤❤😘
@afnanadan3755
@afnanadan3755 2 жыл бұрын
Hahah Walhi wa qosley si run ah!! Wa runta quruxey❤️ Thank you 😊
@hana-of3sb
@hana-of3sb 2 жыл бұрын
cafwan waana iidhuumatay aftahanadna waaba tahay sida aad sheekada ukal dhig dhigayso baaba cajiib ah mashaAllaah yacni sheekada si Cajiib ah baaad dadka uga dhaadhicin kartaa af-miinshaarad mashaAllaah . horray malaguu yiri waad caqli badan tahay ama dadka wax baad fahansiiin kartaa si fudud ?? haday haa tahay hbbti walaahi waxaan kugula talin laha waxaad leedahay talent Fiican oo dhanka haddalka iyo wax soo jeedinta ah sheekadaadana waaxaad ka qori kartaa buuggaag. dhaqaaalena wad ha heli kartaa hbbti garabkaagaanu nahay Illaahay haku garab galo qaali adiga iyo dhamaan hablaheena somaliyeed iyo kuwa Muslimka ah ee la dulmiyay aamin iga raali noqo massage dheer.!
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
@@afnanadan3755 laakiin wax walba lama sheego intii macquula ah uun baa la sheegay waadna ku saxantay intaad qarisay sababtoo ah waxa jira wax hadaad sheegto mustaqbalka ku dhawaacaya adiga ama caruurtada
@hibobare6225
@hibobare6225 2 жыл бұрын
@@moderninformation7931sax
@hooyosomaliyed6040
@hooyosomaliyed6040 2 жыл бұрын
@@afnanadan3755 qaybta 1 wa wayay
@Qurbajoog
@Qurbajoog 2 жыл бұрын
Siqurxan aa usoo bandhigtay sheekada sending so much love you’re so strong and intelligent And the deen is oozing from you😍
@qarawe07
@qarawe07 2 жыл бұрын
Lakin wiilka maxaa kudhacay
@farhiaahmed5059
@farhiaahmed5059 2 жыл бұрын
Masha allah abyo strong a tahyay iyo sida fcn o aqlaqda leh a nogu so gudbisay qisada good story teller a tahay M.A keep going qali
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 жыл бұрын
I love love the intro!!! Very inspiring and touching.👏😘
@zahramohamedali3756
@zahramohamedali3756 2 жыл бұрын
Gabar walba waxay leedahay qiso jaciib ah 🥰qisadaasoo ah mid fican iyo mid xunba 🥲 Cannt wait part2 Masha’Allaaah gabar adag tahay Insha’Allaaah nolashana waad ka guulaysan doontaaa ❤️
@hibobare6225
@hibobare6225 2 жыл бұрын
Wallahi taas been aheen xanuuno qaar laga masheekeekaro 5sano xariir wade marwalbo ku duceesa jire lkn rabi calaf igu darin calafka meel kale igeeye😍
@hermajesty1753
@hermajesty1753 2 жыл бұрын
Wlhi been Maha😞❤️
@zahramohamedali3756
@zahramohamedali3756 2 жыл бұрын
@@hibobare6225 mcn bdn kan mid khyr qaba Allaha kaaga dhigo Allaha kaga dhigo mid kii hore aad ku iloowdo. Hadaa dumar nahay dhanka raga waa u jilicsanahay iyagana banooni camal noo isticmaalaan
@suleeqocaaqil1852
@suleeqocaaqil1852 2 жыл бұрын
@@hibobare6225 marwalbo allh waydiso qayrka qafki kuu qayrbadan allh og allh khayrka haina wafajiyo dhamanten Yaa allh
@Yusra765
@Yusra765 2 жыл бұрын
😭😭😭
@maqdis325
@maqdis325 2 жыл бұрын
Abayo tiktok kaso arkay gabar geesiyada hormar iyo guul ku rajeyna 🥺🥰
@sacidoabuukar848
@sacidoabuukar848 2 жыл бұрын
Same wlh🥀🥰
@raaqiyahmohamedloved6312
@raaqiyahmohamedloved6312 2 жыл бұрын
Isku mid tik tok aan kusoo arkay
@zamush
@zamush 2 жыл бұрын
Maasha allah abaayo hore usoco never give up you are queen 👸
@khalidfati3287
@khalidfati3287 2 жыл бұрын
Hello quruxey
@xamdiaxmed3277
@xamdiaxmed3277 2 жыл бұрын
0
@khalidfati3287
@khalidfati3287 2 жыл бұрын
@@xamdiaxmed3277 quruxey iso qabo
@fartunmohamed3683
@fartunmohamed3683 2 жыл бұрын
My cousin told me about your story and i just had to listen to the rest of it.you are a very strong person wlh. May Allah bless both you and your beautiful baby girl.ameen thuma ameen
@abdiwahabok1921
@abdiwahabok1921 2 жыл бұрын
Sister keep going and never give up, you are strong woman allah with you everytime.
@phardowsaa_
@phardowsaa_ 2 жыл бұрын
The story flow, your eloquent and your narration is something you do so perfect Also you’re effortlessly beautiful Afnan❤️
@freepalestine8701
@freepalestine8701 2 жыл бұрын
Manshaa Allah
@amiramohamoud824
@amiramohamoud824 2 жыл бұрын
Me too want to say that MashaAllah. I just came SubhanAllah
@foshassan2780
@foshassan2780 2 жыл бұрын
Mashallah your story💯❤️ May Allah bless you anything you want in life inshallah ✨🙏🤲🏾
@aminaabdi3047
@aminaabdi3047 2 жыл бұрын
Horey u soco abaayo Masha alh 👸👸👸Wxa tahay hooyo geesiyad ah oo nah gabadheyda tuusalo u noqon doonto mustaqbalka fog👩‍👦 insha alh Adi iyo gabadhada illah ha ni xafido Amiin❤❤❤❤
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 2 жыл бұрын
Wlhi noloshan wajiyadeda iska badan abyo marwalba ani adi iyo gabarwalba somaliyed ilahy mustaqbalka ha u wanagajiyo
@user-ty9bm8cb2v
@user-ty9bm8cb2v 2 жыл бұрын
**لا تقنطو من رحمة الله ان الله يغفر الذنوب جميعا إن الله غفور الرحيم**
@ina_haajiyey
@ina_haajiyey 2 жыл бұрын
Waa aayada aan Mar walipa niyadeyda usheego🥺💕❤️
@Laki_Mahamed_Awad
@Laki_Mahamed_Awad 2 жыл бұрын
Afnaney dar Allaan kuu jeclahay xbbt Allah idin dhowro adi iyo gabadhaada❤
@afnanadan3755
@afnanadan3755 2 жыл бұрын
Abayo thanks aniga xita ❤️❤️
@cayshacuud2437
@cayshacuud2437 2 жыл бұрын
Masha allh abayo afnan waxad tahay gabar yar oo aad u aqli badan oo qalbi fiican family wanagsanna ka dhalatey horey u soco xbbti albi allaah macak❤❤❤❤.
@chaeun-woon8405
@chaeun-woon8405 2 жыл бұрын
What happened to you wasn’t a hardship but a blessing because it brought you closer to Allah
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 2 жыл бұрын
abayo hadalkaaga qalbigayguu galay wlhy🌹💯
@shshss1192
@shshss1192 2 жыл бұрын
I feel like bcs of ur prayers Allah answered them even though he knows ur ex was not good for u but Allah wanted u to live the experience and know that he is not good for you even if u loved him... i mean if u didnt marry him u wouldnt know what u know today and u will always feel love for him even if u married another man u will still think about him so this way was the hard way to get him out of ur heart ..and with the best result which is ur daughter mashallah ilaahy haku xifdiyo💜💜💜
@hanimohamed4128
@hanimohamed4128 2 жыл бұрын
U desrve one million subscribers Mansha aallah strong young mam ❤️
@db6225
@db6225 2 жыл бұрын
Wow u such a good story teller m.a and your story is soo inspiring can't wait the other parts plz make it fast ❤❤
@ayiram.1261
@ayiram.1261 2 жыл бұрын
Abyo waku salame wlh wasugaye qisadada si aan wax kaga faido love you abayo mcn ❤️❤️
@afnanadan3755
@afnanadan3755 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@ilqabadahmed3658
@ilqabadahmed3658 2 жыл бұрын
@@afnanadan3755 NHL ah ok lk J k ku gehak ee loo
@mhirsi9027
@mhirsi9027 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo I wish you nothing but the best, for both you and your beautiful daughter. You seem so genuine and pure. ❤️
@hamdiabdisalam2706
@hamdiabdisalam2706 2 жыл бұрын
abyo horay u soco waxaan ahay gabar da'daada ah nolosha ku adagtahay dalkii joogta markasta waan kula socdaa waana kaa helaa
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 2 жыл бұрын
Abaayo we All love you, stay strong we are all here to support you.
@anabali7883
@anabali7883 2 жыл бұрын
Assalamu Aleikum my darling. Don't worry everything happens for a reason and Allah Azzawajallah promised us ease in the Quran not only once but twice you have got that💪💪
@HayatInspiration
@HayatInspiration 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah ,you're so calm sida aad qisada noogi soo gudbisayna waa si aqlaaq & wanaagban ku jirto Ducada waa muhiim waana sheyga kaliya ee wax waliba oo ad jeceshahay kuu fududeeya Inad marwaliba Alle isku xirtana way wanaagsantahay haba kaa daahaan waaxii aad Alle ka barado oo qery kuugu jiro waad heleysaa hubaab can't wait part 2 abyo keep going
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
Masha Allah afnan You are a smart girl, may God bless you, always be a strong girl👸🏻❤
@cooking-wk3lc
@cooking-wk3lc 2 жыл бұрын
😥😥 wlhi masha allah ani waxa aad ula dhacay saa ilahay iskugu xidhan dadka o klena wa jeclahy xppti sidaa ilahy ugu xidhnow waad guulaysan mrksta
@Real_Abbas
@Real_Abbas 2 жыл бұрын
Muhiimada waa in aad ku qanacSanaato khadarta alle Masha'allah walashay nolosha kuma ciisho
@saharaabdikadiryusufsahara191
@saharaabdikadiryusufsahara191 2 жыл бұрын
So emotional ilahay haku barakeyo mashallah Head working woman ✌️ am so proud of you 🥰🥰🥰
@thisisabdi9187
@thisisabdi9187 2 жыл бұрын
Afnaan Quruxeey Aduunka waydhacaan waxkasta Tusaalena Anbiyadii iyo Asxabtii inoogu filan Diinta baro Samir iyo Salaad cusko siduu Allah yidhi 5ta wakhti wakhtigoda xaji tasbiixda Afka haka qaadin,Idin jecli Adiyo Inantena yarba🥰😍😘❤❤❤❤
@safiahusseinabdikarim9232
@safiahusseinabdikarim9232 2 жыл бұрын
Afnaan I saw yesterday in KZbin and I watched all your videos I really liked it❤❤
@fartunabdisalam1006
@fartunabdisalam1006 2 жыл бұрын
oh my god queen is alwys queen keep ahead qrxy
@rahmaahmed3688
@rahmaahmed3688 2 жыл бұрын
Ma sha Allah tabarka-raxman xabiibti, jzk kheyraan waxa kasto nala wadagtay. Waxa tahay gabar rabii siiya karti allah swt haku siiyadiyo kartidad iyo caqligaga abyo mcn, ani marka arko videoyashada waa ka hela dhiiri galin ii siisa mar walba abyo. In sha allah allah kaga dhiigo waxa kasto kheyr waxad jeceshahay allah ku siiyo abyo gabadhad yar allah kula garab galo in sha Allah. ❤💗❤
@minaabdi1255
@minaabdi1255 2 жыл бұрын
Ur story is beautiful mash Allah I can’t wait for part2 and tahajud and Duas definitely works wen Allah wants it for u mash Allah 💛🙏🙏
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 2 жыл бұрын
Maasha Alah be strong habo mcn ilaahay ha ku xifdiyo don’t ever give up horey u soco farxad ku noolaada for ever adiga iyo gabadheeda
@queenali9475
@queenali9475 2 жыл бұрын
Afnaan abyo waan ka haly qisasaada mcnto aad ayaan u dareemaa inaa tahy gabr qalbi fiicn rabi ha ku barkeeyo wax walbo qalbigaada ku jiro allah ku saqiro mcnto
@aishaabdi8004
@aishaabdi8004 2 жыл бұрын
Allahumma barrikkk abayoo your so motivational keep on going through this beautiful
@almaba755529
@almaba755529 2 жыл бұрын
Walaasheeey ayaa iga kaa sheekeeysay than I was very interesting to listen to you, also I really feel you 🤍🤍 anyway you very stronger sis glad to knowing you 💘💘💘
@ayanadam9073
@ayanadam9073 2 жыл бұрын
Mahadsanid abayo wan daaley saan usugayey qisada guul aan kurajeynaa mustaqbalka
@sidikoahmed5257
@sidikoahmed5257 2 жыл бұрын
Mustaqbal fiican baan kuu rajaynayaa Sister.
@beeloahmed4964
@beeloahmed4964 2 жыл бұрын
Masha’Allah abyo Mcn ducadaas sad ku duceeysan jirtay gabrtaas qrxda masha’Allah buuu Alla kaasiiyay❤️ masha’alah illahay baari hakaka dhigo kuwa badn oo bariyalana hakusiiyo❤️💯
@hlima5388
@hlima5388 2 жыл бұрын
Wallah l love this girl she’s so beautiful and calm
@naciimaabshir9158
@naciimaabshir9158 2 жыл бұрын
Qisadaan Dhamaystirkeda ayaan sugaya insha allah Noola soo dhaqso abaayo Allah ku barakeyo.
@shx1906
@shx1906 2 жыл бұрын
Where do you get your dresses sis? You’re always dressed so beautiful mashallah 😍
@selwa03
@selwa03 2 жыл бұрын
Ikr! Mashallah love her style ❤️🥰
@Umu-sarah
@Umu-sarah 2 жыл бұрын
Can’t wait part 2 sis 🥰 Mashallah keep going girl.
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Mashaa Allah, walashay Afnan your story is full of knowledge and to make connection with Allah always, I felt in love you for the sake of Allah, we are here for you, lot's of love from UK, stay being you and strong, pretty as usual❤❤
@nafisaabdi9150
@nafisaabdi9150 2 жыл бұрын
Hhhhhhh
@Jiya747
@Jiya747 2 жыл бұрын
@@nafisaabdi9150 😡
@Smiley-yk7vw
@Smiley-yk7vw 2 жыл бұрын
You seem so genuine. I love the way you speak Mashallah. May Allah ease all your affairs sis. Keep the videos coming. You’re inspiring🤍
@suubansmile9388
@suubansmile9388 2 жыл бұрын
Maancha allah afnanay saan usugayay videogaga waa dalay balse gabadh yar da ahaan oo hadana garaadkedu inuu wayn yahay kartina leh never give up gacalo
@neemaaden8694
@neemaaden8694 2 жыл бұрын
MaashAllah never give up xabibty Alle iskuxir In sha Allah ❤️❤️
@suaadabdisalm05
@suaadabdisalm05 2 жыл бұрын
Abayo wiilka xabsi moo galay sababtoo ah qof ereyadaas ku dhahaayo waku jeclaanaa waligey qofkas rali ahanshihisa kaga ma tagin may be xabsi inuu galay that’s why guurkiina udhici waaye taasi waa fikirkeyga 😇
@averyj5446
@averyj5446 2 жыл бұрын
maya gabadh kale ayun la socday, laba naaş uu isku dul waday abaayo
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 2 жыл бұрын
Abyo isku fikirad inan nahay ayaan arkaa dadka dhan maka hdlayaan arinkas aniga sidaas an u fahmay sbbto ah qof kasta wilka xaladisa wu ogyahay xitaa familygisa waninaayo gbdha iney u jojin ay hora u hayso🤔✌❤
@suaadabdisalm05
@suaadabdisalm05 2 жыл бұрын
@@amiiraarale3121 wa ila fahantay cadey 🥰
@ciilqabeduubi3953
@ciilqabeduubi3953 2 жыл бұрын
@@amiiraarale3121 ama waa macquul inuu arin faaxisha ah uu lugaha la galay inkastoo xabsi u bdn thy waa Swedan meel ay ku badanyihiin wye gangsterska
@razaliinaxassan2427
@razaliinaxassan2427 2 жыл бұрын
Afnaan abaayo mcn intaan yar ee qisadada ka daawdy baa wallhi kadareemy in aad xanuuno badan so marty abayo mcn allah markasta ha iloobin hadaa noloshada ay ku jirto xld adag iyo hadaad ku jirtid mid wanagsan markasta qur’aanka sxb ka dhigo qof wngsan baa tahy
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 2 жыл бұрын
Waa. Gabaati xita reer waqoyiga wey yaqanan.
@hawahussen2952
@hawahussen2952 2 жыл бұрын
Commented before watching the video coz already love all videos and keep going sis,wish you success in your life🥰.
@afnanadan3755
@afnanadan3755 2 жыл бұрын
Haha Thank you so much habibti ❤️❤️
@israomer5042
@israomer5042 2 жыл бұрын
@@afnanadan3755 xppti plz no bayami qisada si aan casharo uga qadnoh Wyo dhalinyr nhy wx bdn inga khaldamya wyo wxa la idhi intu 20jir talabo ka bodo ayu talo ka booda alleh hku xiftiyo xppti wxn ku rajeynya farxad aan dhamad lahyn hal plz no so dhamystir adoo wx walpa no shegya 🙏🤒❤
@haninuur5404
@haninuur5404 2 жыл бұрын
@@israomer5042 J
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 2 жыл бұрын
Part 3
@dahirahmedadem2976
@dahirahmedadem2976 2 жыл бұрын
@@afnanadan3755 Can i Contact you Abyo
@fatushey8006
@fatushey8006 2 жыл бұрын
Gabdhan isku dabecad nahe hdana ayeyo kuris islanehe social media wa jeclahay guriga joogana wa jeclehe hdana guri qurux bdan jeclahay waxyaalo badan same ka nehe duceska xita isku md ka nehe🥺abyo anaga dhan sa jecelnahay hano yeelo ani hda waxyala si iga ah walalayal ama abyoyin iso duceeya😭🥺
@hassanahmed2145
@hassanahmed2145 2 жыл бұрын
Alle muraadkaaga ha sahlo wll
@RugsanMedia
@RugsanMedia 2 жыл бұрын
Runtii dhamaan qisooyinkaga waa daawaday waxay igu abuureen murug iyo cabsi sido kale dulqaadka iyo alle ku xirnaantana waa igu sii adkeeyeen ma jirto qiso iga xanuun badan oo geeri ka aheyn oo aan daawaday 🥲 qalbiga holac baa iga baxaayo ee walalshay ilahay ha ku xafido akhiro iyo aduunba adiga iyo gabadhada yar aamin. Aduunka qof sidaas u naxariis daran inu jiro oo rag iyo dumar ah ma moodi jirin aan ka aheyn kuwa dhiiga islamka baneestay😭
@shazminasheikh2717
@shazminasheikh2717 2 жыл бұрын
abaa wlhi ur so strong and I fell in love with ur story keep going mashallh 😍🥰🥰
@trickybbe7288
@trickybbe7288 2 жыл бұрын
Dear Afnan and lil Amaima we love you and support you ❤❤❤🤗
@karimaaomar
@karimaaomar 2 жыл бұрын
Qurux, karti, hooyonimo intaba wad ledahay. ❤️❤️❤️
@munamaxamed3262
@munamaxamed3262 2 жыл бұрын
Maasha Allah dhe
@hayaadmohamoud3439
@hayaadmohamoud3439 2 жыл бұрын
Mazha Allah hdl qiimo leh iyo quruxley qiimo leh 🥰🥰🥰🥰
@haboonmohamed1677
@haboonmohamed1677 2 жыл бұрын
Qof welbo qiso ayaa so martay anigaan kula hadlayo xiita wan arkay balse wan ka helay qisadad Insh allah prt2 inoo so daa xabiibti farxd badan ayaan ku rajeynaa
@asiahussein292
@asiahussein292 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah Xbbti ilahy haku barakeeyo. Hard times makes you a strong person .qalbi alaah ku xidhani wllhy weligii ma dayacmo.
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Fascinating! You should write a book about your story.
@muunawarsme2116
@muunawarsme2116 2 жыл бұрын
she still love him🥺
@ina_ismeal608
@ina_ismeal608 2 жыл бұрын
How?
@salmaofficial8716
@salmaofficial8716 2 жыл бұрын
May Allah give you the happy that you deserve be strong abayo🥰
@masuudali3171
@masuudali3171 2 жыл бұрын
Maasha alaah tabaraka laah abaayo macanto guuleyso adiga iyo gabahdada yar farxad kunolada adun iyo aqiro ♥️❤
@umalkhairnegei1909
@umalkhairnegei1909 2 жыл бұрын
MASHALLAH MASHALLAH YOU ARE A VERY STRONG WOMAN ❤️
@ayuush5558
@ayuush5558 2 жыл бұрын
Mashallah abayo ur so motivational ❤️
@sundusabdiali5412
@sundusabdiali5412 2 жыл бұрын
Masha allh sis ur strong women never give up are u quen 👸
@khalidfati3287
@khalidfati3287 2 жыл бұрын
M.a wow xagee joogta
@khalidfati3287
@khalidfati3287 2 жыл бұрын
@@sundusabdiali5412 m.a
@sundusabdiali5412
@sundusabdiali5412 2 жыл бұрын
@@khalidfati3287 thnks
@khalidfati3287
@khalidfati3287 2 жыл бұрын
@@sundusabdiali5412 firi xagee joogta quruxey
@queenqueen9315
@queenqueen9315 2 жыл бұрын
Aqlaaqda xishodka iyo wngaaga aayaa naguso gudbineso masha allh abyo
@smxxamo5269
@smxxamo5269 2 жыл бұрын
Woww i love your videos keep going sis ❤️❤️
@ducochannel1144
@ducochannel1144 2 жыл бұрын
Asc walaahi waad iga oyesiis gaber yar oo fariid aad tahey mansha Allah hora usoc diintadan saas ugu adkow allaah kuma dayacayo wallaahi
@Cafiifachannel
@Cafiifachannel 2 жыл бұрын
Masha allah wllo qof qalbi wanaagsan ayaad tahay ilahy haku xafido
@menaleprhem6059
@menaleprhem6059 2 жыл бұрын
Sis i was too emotional watching this🥺😪 i don't why
@ridhwanadam1103
@ridhwanadam1103 2 жыл бұрын
Very true.love comes after marriage
@muhammadzamzam1331
@muhammadzamzam1331 2 жыл бұрын
Subscribe baru hadir dan nyimak sobat salam kenal
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 2 жыл бұрын
Masha allaah abaayo gabar aad u qalbi fiican ayaa tahay keep going illaahey qeyr ka haku waafajiyo aamiin yaa rabb 💖💖
@ummhayaat450
@ummhayaat450 2 жыл бұрын
Allahumma bariik habibti!!💗💗💗You’re a real queen
@zaynabali8382
@zaynabali8382 2 жыл бұрын
Masha allaah walaahi waxaa tahay gabar qiimo leh illahay ha ku xifdiyo adiga iyo inta kula mid ka ah❤️❤️❤️🥰🥰🥰🙏🙏✅✅
@hashtagkhatra4922
@hashtagkhatra4922 2 жыл бұрын
Thanks ziz you make my day good i learn something good from you love you afnan
@FarxiyaaaMohamed
@FarxiyaaaMohamed 2 жыл бұрын
Mashaallah abayo your very strong never give up you will find what you deserve Inshaallah don’t worry your beautiful and you deserve the best❤️❤️
@maimunahmedgulled2833
@maimunahmedgulled2833 2 жыл бұрын
Mnsha allh tabarakalah abayo wax kasta oo nagu dhacayah wa qoraal io qadar samirkana wa mid adag o laga helo dad yar waxa cajiib ah adkaysigaaga mnsha allh Ilahay ha idin xifdyo adi io nuunadada marna mada khasarin waxbad ka baratey maanta qofka tahayna bay kaso sartey horey u soco mcny❤😍😍😍
@safaosman1220
@safaosman1220 2 жыл бұрын
Can't wait part 2 😍😍
@khadraaadan9001
@khadraaadan9001 2 жыл бұрын
Haa wlhi waa Run jacaylka dhabta iyo nolozha runtaba waxy timada guurka ka bacdi❤️
@caashaandi669
@caashaandi669 2 жыл бұрын
Mansha Allah xbbti Allah ha ku xitiyo insha Allah ♥️♥️♥️💯❣❣❣
@oumyloukman7645
@oumyloukman7645 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah sister 😍😍
@hudahumble
@hudahumble 2 жыл бұрын
Mansah Allah sorry abayo 🙏
@ayanmohamedgure12
@ayanmohamedgure12 2 жыл бұрын
Saa usugaaye waa dalay wllhy 🥺🥺anyway mashallah abayo
@afnanadan3755
@afnanadan3755 2 жыл бұрын
Haha hada wa kana 😊 thx
@naimamohomed5245
@naimamohomed5245 2 жыл бұрын
Qeeb kale maa ka horeesay hada qeebtaan abaayo ii sheeg
@ayanmohamedgure12
@ayanmohamedgure12 2 жыл бұрын
@@naimamohomed5245 haa abayo
@amiishnaabdi2547
@amiishnaabdi2547 2 жыл бұрын
Mashallah 🥰 abyo keep going u are a queen 👸 wlhi never give up
@kamalali79
@kamalali79 2 жыл бұрын
Asc walaasheey waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido aamin aamin aamin walaasheey qaaliga ah shaqo fiican ayaad heysaa ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad aamin aamin aamin aamin walaasheey qaaliga ah
@sahraabdi6064
@sahraabdi6064 2 жыл бұрын
I love you & i wish you happiness sisi☺️☺️
STORY TIME 13// NARCISSISTIC ABUSE
32:57
Afnan Adan
Рет қаралды 179 М.
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 21 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 124 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 90 М.
FILO PART 123
31:35
Abukar Mahdi
Рет қаралды 261 М.
STORY TIME PART 6
35:28
Afnan Adan
Рет қаралды 302 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
Quiet Night: Deep Sleep Music with Black Screen - Fall Asleep with Ambient Music
3:05:46
STORY TIME PART 4 💫
28:52
Afnan Adan
Рет қаралды 316 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 21 МЛН